Ilhaan iyo Kashmiir , itoobiyaanka maxay Ruushka u taageeraayaan | barnaamijka Jimcaha .

  Рет қаралды 115,033

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 752
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qofki ugu fiicna abid uguna kheyrka badna ugu aqoonta badna uguna xishoodka badna Eebe inta uu abuurey wa Nabi mohamed ﷺ SCW ❤❣👏🏽
@DARKGAMING-yo2un
@DARKGAMING-yo2un 2 жыл бұрын
No twitter No Facebook No Instagram But over 2 billion flowers That is our prophet MOHAMED ❣❣
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
No tuugsi
@_xaqiiqo
@_xaqiiqo 2 жыл бұрын
@abdiazizaliissa9286
@abdiazizaliissa9286 2 жыл бұрын
Scw
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 2 жыл бұрын
scw
@caamirxirsi8117
@caamirxirsi8117 2 жыл бұрын
@@Joseph_abukar war meesha nabiga laku sheegay mxaa tuugsi keenayo🤮
@osamaupdy2567
@osamaupdy2567 2 жыл бұрын
Cumar hinshaar horey usoco Alow Musliminta ugargaar ☪️
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa abid uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna akhlaaqda badnaa, rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤💙🤝
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا ، اللهم تقبل صلاتنا وصيامنا وقيامنا وركوعنا و دعائنا ،يا رب العالمين💙 تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🤲❤💯🇸🇴
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 2 жыл бұрын
amiiin 🤲
@sportstube263
@sportstube263 2 жыл бұрын
@@ahmednurusman5791 wll mcn subscribe iisaar
@ahab9484
@ahab9484 2 жыл бұрын
❤aamiin
@ahab9484
@ahab9484 2 жыл бұрын
Jzklaah
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@maraateyda______________😌 🤲🥰❤
@mohameddaher1248
@mohameddaher1248 2 жыл бұрын
ilaa iyo marki la aasaasay baan ku xidhna ogaansho ismana lihi hal muuqaal ba lu dhaafay cilmigan ka faaiday iyo sida uu dhacdoyinka dhaca inola socodsiyo Alle haka abaal mariyo sido kale waxyabaha uu kaga duwanyey youtubers kale ayaa ah in newska iyo wararka marku soo qaadanayo uu kuwa ugu saxsan so qaatoجزاك الله خير خير الجزاء🙏❤️
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 2 жыл бұрын
walaalka macawsta watoow !! waan is fiiriyey waana wataa 😇 Qaaciidadu waa nolosha!!
@bushra1672
@bushra1672 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ubaxqaali749
@ubaxqaali749 2 жыл бұрын
😂😂😂 iskabixi magacaabaye
@somaliyoungyoutuber3957
@somaliyoungyoutuber3957 2 жыл бұрын
صلوا علی خير البشر اللھم صل علی سيدنا مُحَمَّد ﷺ
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
SCW scw scw
@jamamahad3117
@jamamahad3117 2 жыл бұрын
Scw
@raiizosman1852
@raiizosman1852 2 жыл бұрын
اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا رمضان المبارك يا أصدقائي ❤
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 жыл бұрын
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 2 жыл бұрын
Ninka kaliyee, diinta taageera, qalbigiisu iimaan awood leh leeyahay, alla qalbigaga ha sugo 💪🙏👏 Ilhan the most beautiful, powerful brilliant muslim women 👏 💜 ❤
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin Ramadan mubarak
@ibraahimrasta3610
@ibraahimrasta3610 2 жыл бұрын
SUBSCRIBE iisaar wll mcn
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
لا حــــــــــــول ولا قـــــــــو ت الا با للـــــــــــــه.❤
@omarabdillahi1312
@omarabdillahi1312 2 жыл бұрын
Si fcn ayaad ooga hadashay arrinta ethiopia iyo liidnanta soomaalida... keep going brother we need more videos like this👍🏽
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@sportstube263
@sportstube263 2 жыл бұрын
@@khadarcabdi2612 wll mcn subscribe iisaar
@sportstube263
@sportstube263 2 жыл бұрын
@@clwahaabnadaara6405 wll mcn subscribe iisaar
@afindaa1776
@afindaa1776 2 жыл бұрын
‏ليلة ٢١ رمضان 🌙 اللهم ارزقني حُبك، وأرزقني عونك ورضاك، اللهم لُطفك، اللهم الحاجه كُل الحاجه إليك، اللهم هُداك وذكرك وتيسيراً لا يتبعه عُسر يارب العالمين.
@7june2024
@7june2024 2 жыл бұрын
Ruushku wuxu gacansiiyay Ethiopian ka markii uu dagaalku ina dhexmaray Ethiopia , sidaa darteed waa laba cadow ,💯💥
@Xogolof
@Xogolof 2 жыл бұрын
Ramadan karin Acmasha iyo kheyrka allaha naga aqbalo Dabigena iyo kii walidkena allaha naga cafiyo Inshaa allaah Mar dhow 600 ayan udabal dagi dona Illahay aya mahadaleh badama wll ustadka jecel ee aan aniga ka midka ahay
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 2 жыл бұрын
اللهم اجعلنا ممن تدركهم الرحمة ثم المغفرة ثم العتق من النار🤲🤲🤲
@inaxuseen6009
@inaxuseen6009 2 жыл бұрын
آمين يا رب العالمين
@hussenmohmmed7251
@hussenmohmmed7251 2 жыл бұрын
عمر انشار محلل الأخبار، خبير بقضايا العالم عموما، ومما يلفت النظر خصوصا، شكرا أخى
@aminomame5911
@aminomame5911 2 жыл бұрын
Af somali pls
@axmad_dahir3944
@axmad_dahir3944 2 жыл бұрын
Ilaahay muslimiinta gacanta sare haku daro
@abdallehussein2626
@abdallehussein2626 2 жыл бұрын
Amiin💔🤲
@ubaxqaali749
@ubaxqaali749 2 жыл бұрын
Amin
@ubahabdi453
@ubahabdi453 2 жыл бұрын
She’s amazing young beautiful lady she’s doing wonderful things we should all stand up with her we all human beings we do all the time something it’s not beneficial for us or Allah but Allah is mercy fully, keep going sister you have us back ♥️♥️👏🏽👏🏽👑👑♾♾
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 жыл бұрын
4 days ago my wife give birth a beautiful girl and I named ubah
@sportstube263
@sportstube263 2 жыл бұрын
@@habilgaraad2441 wll mcn subscribe iisaaar
@omarahmed278
@omarahmed278 2 жыл бұрын
Nah supporting qanis people is big no
@duniyobotaan3378
@duniyobotaan3378 2 жыл бұрын
Apayo Joe Biden maa qoralkan u qortay mise somali
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 2 жыл бұрын
@@omarahmed278 xumaan iyo wanaagba way leedahay bro inta wanaagsan Ka qaado ilaahay na u Bari in inta udhimana xaqa ilaahay tuso mahadsanid
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@nam12865
@nam12865 2 жыл бұрын
"Haddaad raadraadiso saaxiib bilaa ceeb ah sxp la'aan ku waari" يارب انصر اخواننا المسلمين في كل مكان🤲آمين سبحان الله🍀🍀 الحمدلله 🌸🌸 لا إله إلا الله 🤍 الله أكبر 🤍
@maskiinuleeye674
@maskiinuleeye674 2 жыл бұрын
Ku sali rasuulka manta waa jimce scw❤️❤️❤️❤️❤️
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
scw scw
@Khalid-Cilmi
@Khalid-Cilmi 2 жыл бұрын
Wallaahi sidaan u sugaayay. Thanks Ustaad Omar inshar.❤
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 2 жыл бұрын
😡🇩🇯🇸🇴💚🤍❤️ inta qabyaaldu muhiimka tahay cidna layska celin maayo tusaale somalida xorta ah ball haysu garabsadaan
@SSTV5080
@SSTV5080 2 жыл бұрын
"Walaalkaaga soomaaliyeed ee macawista xiran" waan isfiirshay misane waataa, kuwa geeseheyga fadhiyaan fiiriyey mise wey wataan. Ar warkaas xaqiiqsanaa.
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 2 жыл бұрын
Yaa ustaadii omar inshaar alle dambigaaga ha dhaafo❤
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal Cumar Maxamed Inshaar.
@cabdirizaaqfaarah6786
@cabdirizaaqfaarah6786 2 жыл бұрын
Masha allah ilahey haku barakeeyo omar inshar
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@subeerabdi9749
@subeerabdi9749 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllky
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
We need more people like ilhan Omar, may Allah protect her and reward her.
@fh5705
@fh5705 2 жыл бұрын
Wariya ugu fiican waa ogaansho💯
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
mahadsanid cumar
@mkmehmett1205
@mkmehmett1205 2 жыл бұрын
Masha allah- ogaansho, wacyigalinta iyo wanaaga sii wad sxb
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 2 жыл бұрын
Masha allah ❤❤😍
@kazimali8911
@kazimali8911 2 жыл бұрын
Mahadsanid Omar inshaar wll hore usoco dad badan oo hurda ayaad kicidaa
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 2 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid wllka❤️
@cabdirisaaqkangero552
@cabdirisaaqkangero552 2 жыл бұрын
رمضان كريم 👑🤲🤲❤
@nasrahussein9450
@nasrahussein9450 2 жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka llaah brother thanks
@huduu335
@huduu335 2 жыл бұрын
Aad iyo aad wllhi wll Omar waxaad ka hadashaa waxyaabo aad iyo aad uqiimo bdn I.a hore usoco anagana taageera kuu nahy Ilhan omarna allaha guul siiyo 🩸⚘⚘⚘ جزاك الله خير الجزاء
@cabdalexaji4588
@cabdalexaji4588 2 жыл бұрын
Mahadsanid Cumar Inshaar.
@ismailmaxamuud8600
@ismailmaxamuud8600 2 жыл бұрын
Ramadan kariim
@tarakodokhan7774
@tarakodokhan7774 2 жыл бұрын
شكر عمر video gaan maclumad aan ka ogaaday Tusale : somalia dagaalka Ethopia maxey uguuldareesatay jawaabteeda waan helay شكرا يالغالي
@umuabdallah4679
@umuabdallah4679 2 жыл бұрын
Masha Allah Omar sòo gudbin wanaagsan ayaad leedahay horay usoco mamo 💖💖💖
@Madasha33
@Madasha33 2 жыл бұрын
Thanks for clearance information
@exploreandtalk2024
@exploreandtalk2024 2 жыл бұрын
Mashallah. There are so much to learn from your videos. You absolutely inspire me! Keep going brother❤️
@mustafecali6148
@mustafecali6148 2 жыл бұрын
Hore usoco sxb waxad tahy mufakir somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@osmanabdi3185
@osmanabdi3185 2 жыл бұрын
Thank you brother omar ilaahay ha ugar gaaro all somalia and all muslims in the world
@abdullahibashirmohamed6664
@abdullahibashirmohamed6664 2 жыл бұрын
Mahadsanid in badan ustaad Cumar
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Omaraw walal ilaahay hakaa raali noqdo💗💗💗
@hassmali1139
@hassmali1139 2 жыл бұрын
mahadsanid Sxb Omar Dhamanteen Macawiso Aan Wada Xiranahay I Like that
@mohacj3325
@mohacj3325 2 жыл бұрын
In ay hindiya ka xanaajisay markaan shalay ka aqriyay bbc da walaahi waanku farxay ilhan keep going wlshey
@aishamuslima4786
@aishamuslima4786 2 жыл бұрын
Mansallah wllky ogaansho,
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 жыл бұрын
Masha Allah❤️😍
@claahiofficial1931
@claahiofficial1931 2 жыл бұрын
شكرا اخي العزيز عمر💚
@abdifatahturkey75
@abdifatahturkey75 2 жыл бұрын
Jazaaka allah khayr sxb omar inshar
@mohamedabdullahiisse6350
@mohamedabdullahiisse6350 2 жыл бұрын
Masha allaha ustd omar inshar
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 2 жыл бұрын
THANKS🙏 my brother omar ishaar AND OGAANSHO CHANNEL ❤💯
@Barkhad-Films
@Barkhad-Films 2 жыл бұрын
MashaAllah Omar Inshar the only legend Ninka kaliyee xaqiiqooyinka ka hadla
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 2 жыл бұрын
MashaAllah waa Geesiyad Ilhaan Cumar Allaha xafido
@mohakabadhe3142
@mohakabadhe3142 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
In la raadiyo qof 100% ceeb ka ka xalan (flawless) waa maangaabnimo. Ilhaan wax badan oo fiican bay leedahay.
@4ballswithoneman
@4ballswithoneman 2 жыл бұрын
Ogaansho kanaalka ugu fiican youtube❤❤❤❤
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 2 жыл бұрын
Masha.allah wcs Allah ku barakeyo
@Djhilaac
@Djhilaac 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak Jimce wngsn wll omar inshar wan ku salamey ☪️
@princeilyaden9068
@princeilyaden9068 2 жыл бұрын
@ogaansho bientôt 600k félicitations frère je t'encourage vivement de votre part efforts 💓🥰
@naazirbaaashe6373
@naazirbaaashe6373 2 жыл бұрын
zxp md soo luntay mise subscribers ayd usoo booqatey
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 2 жыл бұрын
@maraateyda______________😌 af faransiiis buuu kuleeeyhy waxn uhabmalyeynayaaa ogaansho inuu 600k gaadhi rabo wuuna dhiirigalinyaaa wll waa somali jabutiyan ah
@ibrahimabba512
@ibrahimabba512 2 жыл бұрын
Saaxib guuleyso hadalka aan macno lahayn dhag ha udhigin Barakallaah
@apdiazizmoha2039
@apdiazizmoha2039 2 жыл бұрын
M.allah walal khair allaha Ka siiyo sida aad dadkaga indhaha ugu furayso
@The-informed
@The-informed 2 жыл бұрын
@walaalkay Cumar kheyr allaha kusiiyo barnaamijyadaada aad baan ula socdaa waxbadana waan ka faiidaa, masha Allah. May Allah swt increase your strength and Knowledge.
@ADESH.BOY1
@ADESH.BOY1 2 жыл бұрын
Nin kaliya runta kahadlo m.a keep going 💪
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
دعاء اليوم الثاني و العشرين أللّهُمَّ افْتَحْ لي فيهِ أبوابَ فَضْلِكَ ، وَ أنزِل عَلَيَّ فيهِ بَرَكاتِكَ ، وَ وَفِّقْني فيهِ لِمُوجِباتِ مَرضاتِكَ ، وَ أسْكِنِّي فيهِ بُحْبُوحاتِ جَنّاتَكَ ، يا مَجيبَ دَعوَةِ المُضْطَرِّينَ .
@CamanKiish2
@CamanKiish2 2 жыл бұрын
Baryada maalinta laba iyo labaatanaad: Eebboow maanta ii fur iridaha dheeraadkaaga, iguna soo deji buunBuunintaada wanaagsan, ina waafaji waxYaabaha keensada raali noqoshadaada, ina deji beerahaaga balbalaadhan, ka dhibanayaasha baryooyinkooda ka warceliyOOW. Waxaan filayaa in marka afSoomaali loo geddiyo, ay baryadani saamayn badan tahay oo dhadhami ogtahay !
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
@@CamanKiish2 shukran
@heloquraanmedianetwork6936
@heloquraanmedianetwork6936 2 жыл бұрын
Mansha Allah bro 🙏very fantastic 👏 job you are doing Allah bless you and be with i will love to say she is doing great 👍and she is more better than those who worship the west
@mohammedaminabdythahir2179
@mohammedaminabdythahir2179 2 жыл бұрын
I just subscribed to your channel.I appreciate your deep deep thought. Meel fog ayaad wax ka aragta kudos. Time kaan kugu dhagaytay waan uqabaa bro
@abdinasiromar8985
@abdinasiromar8985 2 жыл бұрын
Masha Allah horay usoco wall omar inshaar
@mohaaofficial7495
@mohaaofficial7495 2 жыл бұрын
mhdsanid wllka 😎
@user-yd7vaaaaaHidd
@user-yd7vaaaaaHidd 2 жыл бұрын
معلم عمر شكرن
@zeckrieshuukeoffecil5363
@zeckrieshuukeoffecil5363 2 жыл бұрын
M.a allaha kaa raali noqdo cumar
@heersare3662
@heersare3662 2 жыл бұрын
Sababta ugu wayn ee Ruushka ay u taagerayan waa In 1977 ay u soo Hiiliyeen Soviet Unionku oo hormuud u ahaa Ruushku inaka somali Ahaan waxa taagero inaga muddan mar walba oo ah Turkey Nayjeeriya iyo wadamada Muslimka ah
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Anba taasaa igusoo dhacday wlaal in ruushku u hiiliyeen dagaalkii 1977 ayna badbaadiyeen caasimada Adisababa maadaama somaliya waagaas cirka mareysay dhanka awooda ciidan Sidookale itoobiyaanka diinta Orthodox aad bay u haystaan waana wax nolashooda kamida
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 2 жыл бұрын
@ heeesare turka garane nayjeeya maxay no qabatay inkaston wadanka marhore igu danbesay
@bushra1672
@bushra1672 2 жыл бұрын
@@halimabeledi5102 wadan Muslim ah wye wll
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
@@bushra1672 50% muslim weye 50% waa Chiristian weye
@bushra1672
@bushra1672 2 жыл бұрын
@@haajimouse5646 sxp Christian waa 42% diinta ugu badan waa islaamka aduunka wadan muslim ah baalo yaqaan haddana diinta rasmiga oo wadanka waa islaam
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 2 жыл бұрын
well done thanks sxb
@fuatjelleMedia
@fuatjelleMedia 2 жыл бұрын
Wara cumar inshaar Asalamu caleikum iwrn se tahay cafimadkaga
@SY.KAYSE.
@SY.KAYSE. 2 жыл бұрын
Insha Allah 600k
@kalgacalabdi1212
@kalgacalabdi1212 2 жыл бұрын
Mancha allaah wllo 🥰
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
M.a ustaad Omar inshar keep going
@cadaalasaafi9508
@cadaalasaafi9508 2 жыл бұрын
Aad io aad birnamijyo xul ah ustad omar mhdsanid inbdn
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 жыл бұрын
اللهم انصر المسلمين فى كل حال
@ummukhayrahussien2091
@ummukhayrahussien2091 2 жыл бұрын
Thnks bro
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah keep going bro Ramadan Mubarak ❤💞💕
@shafici6236
@shafici6236 2 жыл бұрын
M Allah wll jihad ayad ku jirta illahay haku barakeeYo macalin OMER❤
@jimcaalejakzan7677
@jimcaalejakzan7677 2 жыл бұрын
Mai favo channel Ogaansho go forward broo
@maxmuudsaleeba9508
@maxmuudsaleeba9508 2 жыл бұрын
shaa allah runyaad shegtay wll cumar inshaar waan dawadaa wararkaaga imanadhafo wansugaa waxaan usugaa waa qaabka aad ufikirto e saxdaa wa nan kamidaysanahay aragtida dunida ee maanta horay usoco sxb
@adanyusufaliallhuakbar4152
@adanyusufaliallhuakbar4152 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@mustafeahmet877
@mustafeahmet877 2 жыл бұрын
thanks wlaaal omar
@abdifatahdayibabdirahman4987
@abdifatahdayibabdirahman4987 2 жыл бұрын
Masha allah Omer inshaar Dhiirigal imtixaankii
@wallaalkasamalida329
@wallaalkasamalida329 2 жыл бұрын
شكرا يا استاد عمر Sida aad noogu Soo gudbiday xaqiiqooyinka cad ee dunida kasocda Laguma dhaamee dhaqaaq sxp
@MohamedAhmed-zv6qx
@MohamedAhmed-zv6qx 2 жыл бұрын
Waa sax walaal sheeq gaan aad iyo aad ayaa utaabaca
@ZALAX.WADANI
@ZALAX.WADANI 2 жыл бұрын
Hambaliyo hambaliyo wll omer 600k m.a keep going legenow tagero number 1 ayan ku ahay wll
Maalinkii Dal Muslim ah Soonka laga mamnuucay ! Tuunis
11:44
OGAANSHO
Рет қаралды 74 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 81 МЛН
3 | Anaga kaliye ayaa Banii aadam ah | Xalaqadii 3aad | Jimcaha
18:25
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 1,5 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 92 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 81 МЛН