Fandhaal Podcast | 38 | Eber |

  Рет қаралды 44,056

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 162
@abdirisaqcali-wd5fm
@abdirisaqcali-wd5fm Жыл бұрын
Walahi wll Omaraw Si niyada ayaan kuugu duceeyaa Maasha allaah illaahay ha ku barakeeyo faa’ido badan ayaaad soo gudbisaa illaaahay caqliga iyo cilmigaba ha kuu barakeeyo❤❤❤
@daahirisaaq9545
@daahirisaaq9545 Жыл бұрын
qaabka ugu fudud ee siigada iskaga dhaafi karto waa: 1: salaada iska sax cml sifiican utugo ama adoo qalbigaaga joogo 2: sunooyinka badi salaada luxadana kudar 3: hadii aad damacdid inaa samayso laba rakac tuko I.n dib uguma laaban doontid
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
Omar inshar mahadsanid ustaad . أحبك في الله 🧡
@hassanismail5135
@hassanismail5135 Жыл бұрын
The only KZfaqr I enjoy watching very educative .
@EberHeim22231
@EberHeim22231 11 ай бұрын
And My Name is Eber
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Жыл бұрын
masha Allah wllo cumar waan dhamaystaa podcast kasta ood soo dhigto waan kafaaiidaystay wllo cimriga iyo caafimaad ka Allah kuu dheereeyo danbigaaga iyo kii waalidkaa Allah dhaafo
@akainteainte8482
@akainteainte8482 Жыл бұрын
Podcastiyadaada wax badan bay iga badaleen Aad na waan u xiiseeyaa. Ilaahay hakaa abaalmariyo
@lastking4304
@lastking4304 Жыл бұрын
Ustaad wlhi 5bil ka hor aya fara ka qaaday sigegsiga iyo dawashada aflanta xun wlhi malin kumaan labanin waxaas markiina waxaan bilabay salada oo an Ku dari jiray sunooyinkooda Alhamdulillah hada waxan daremayya dhadhanka nolosha Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah allah ka sakoow adiga aya usbb ahaay waad mahad santahay ustaaad🙏
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
daga daga iyo madax xanunu ayna tiktok kaqadiy lkn hada wan isaka masaxiyi alaxamadiilaha waan karisty 😴😍😍😍😍
@janagale6469
@janagale6469 Жыл бұрын
KZfaqrada somali in aynu wax badan wax wanagsan in ay noso gudbiyaan aad ayee u ficnan laheed Lkn thanks bro 💯
@fanproj-sl2zc
@fanproj-sl2zc Жыл бұрын
Every podcast has main thing for me
@janagale6469
@janagale6469 Жыл бұрын
Hada ayaa waxa aan raway in aan cashiro qaato markan arkay in ay soconeao halkii xiso 1 Hours above xoga cajis ayawa daremay anigo aan bilawin inkasto muhiimada uu ii leyhy ayaa igu qasbesa lkn videogan dhira galin ayuu ii noqday 💯 Mahadsanid ustaad 👏💯🙏
@caishacabdala5304
@caishacabdala5304 Жыл бұрын
Abowe waxas ha u joojin Ani xiisado aan qaqto waa 7️⃣ bar an galaa ilaaa 5 galabnimo hlgalabnimo waaa Malin dhamestiran waala qabsee udulqaado enwy guul iyo gobanimo🤗🤗
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
@@caishacabdala5304 maxaad barataa wlle , xgeese ka barataa ?
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 Жыл бұрын
Waa zxp waxaa ad barataa haduu online yahay noo faaiidee aan oo noo sheeg😐
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 Жыл бұрын
Masha allah markanı dhamystay oon fahmay ban ku dhahayaa aad iyo aad baad u mahadsn thy laba malın ayan kuso boqdey lacala hadii aad soo dhigtay masha allah balse 1 saac ka dib ayaan maanta arkey Jazakallaahu khayr
@engahmedsection5071
@engahmedsection5071 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid..., Applications..., Cabathaa......., Duni raqiis ah., Dag dag ah...., Insaan dabiici ah.., Qiimaha dhabta wa kutubta.. ama aqrinta....., Mansha allah.. wll mahadsanid andrew teo islaamkisa alxamdulilaah.
@lhamlaham432
@lhamlaham432 Жыл бұрын
الحمد لله على نعمه الله وشكرا اخي العزيز عمر إنشار 🤗💌
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Жыл бұрын
Mshllh mawduuc muhiima mhdsnd wll Omar inshar بالله فيك
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
Masha Alah omar faaruuq Ayaan kuubixiyay waadna uqalantaa alaha kusharfo Ilahy waxan kabaryayaa inuu qofkasto murugsan murugta kadulqaado qofkasto lunsan uu sohanuniyo qofkasto nimco kujira uusan kukadsoomin oo ilahy usiyaadiyo qofkasto dhintay oo muslima uu naxariis waarta siiyo ilahy ha inoo gargaaro labada daarba tan lacibka iy lahabka ee adunyo waxn rabno oon macsi lahyn Alaha noga kasbo iyo tan danbee waarida usaaxiibkaa waa aaakhiree ilahy fadligisa hanoogu naxariisto 🤲😭🤲
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 Жыл бұрын
Omar muqalada wansuga walahi waxbadan ayadna nolsheyda kabadashay xata waxa jirta waxyabo aan mago inan sameyo kadibnah aan ADI kusoxasusto sasna aan kudhafo waliba waxa aad icajabiyay episodki isbuci hore ee aha "Karti" waxa la odhan Kara 95% siweyn ayu nolsheyda ubadalay markan soxasusto Sidan ahan jiray kahor muqalkas anaba iska xishodo سبحان الله 🥺 yacni waxan gadhaya heer aan inkiro shaqsiyadeydi hore dhowr sano kahor sidaan aha iyo nolshi bahalnimada ah een kunola شكرا اخي عمر جزاك الله جيرا 🥺♥️✊
@Eng.Saladomar
@Eng.Saladomar Жыл бұрын
macaquul waaan dhameestay muuqaalka bilaw ilaa dhamaad waxyaabo badan waan kala tagay, mahadsanid yaa ustaad love.
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Mansha allah yaa allaah🤲🤲❤❤❤
@ayaaniitacali5644
@ayaaniitacali5644 Жыл бұрын
M.allh wll omar inshar allah aduun iyo aaqiro kuxifdiyo runtii waxaa tahay qof wax badan aan kafaaiday
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Жыл бұрын
Maanta oo ugu danbaysay ayan sameeyay arinkas fooshaxun laakin maanta waxan goaansaday in an iska daayo gabi ahanba oo noloshayda dhiso yaa rabi igu taageer oo igu taakule arinkas
@rahiimobashiir9800
@rahiimobashiir9800 Жыл бұрын
Adaa mahadsantahy wllky Omar inshar💯🙏🏻
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 Жыл бұрын
Alx daalib cilmi baan ahay diin barasho kujiraa ilaa yaraanteydi madaadalada majeclayn imika baraha bulshada twitterka faceka wixii iga anfacyo kagalaa wixii kale maya muuqalada filimaata docmantryga taariikhda bariga dhexe iyo docmantryada faaidada leh muxaadarooyinka lkn muuqaalada gaagaagan pranki rabi waa iga dheereeyay from hargeisa
@fardosoabdukadirmohamed8526
@fardosoabdukadirmohamed8526 Жыл бұрын
M.Allah wll
@user-tm8db3cv5c
@user-tm8db3cv5c Жыл бұрын
M.a wlL Allaha ku Sugo Runtii qof dhalinyaro ah oo Toosan waa yaryahay
@Maria-elv5
@Maria-elv5 Жыл бұрын
Wcs mr omar another amazing podcast 😊
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
Maasha Allah aad bn oogu faraxsanhy inaad waqtiga aad kordhiso wllka.Illahy haku barakeeyo.❣️👊
@omarlibanishaq
@omarlibanishaq Жыл бұрын
Ma aamini karo in aan dhameystey dhamaan 42-ka daqiiqo ee xalqada iyada oo aan aad ula dhacsanaa sida aadan xaqqiqda uga gambaneynin. Wallahi ban ku dhaartaye Cumarow shaqsiyaddan adag ee aan leeyahay adiga usabab ah. Allaha Adduun iyo Aakhiraba ku guuleeyo.
@adoshabdikader6343
@adoshabdikader6343 Жыл бұрын
Mowduq muhim ah mahadsanid walal Omar
@Daud612
@Daud612 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@munamahad356
@munamahad356 Жыл бұрын
Masha allah ilahey kheyr haku siiyo wlh waxa tahay KZfaqrska somalia kan ugu fcn
@enamustafemahdi
@enamustafemahdi Жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal Cumar Inshaar.
@hassanismail5135
@hassanismail5135 Жыл бұрын
Podcast with paramount and utmost delivery.
@barkhad21
@barkhad21 Жыл бұрын
الله الصمد = Alle waa loobaahne aan baahnayn, sidaasaa ugu kooban baan jeclahay.
@yasinabdullahimalin4076
@yasinabdullahimalin4076 Жыл бұрын
mahadsanid Ustaad omar.
@maxamuudcabdi6919
@maxamuudcabdi6919 Жыл бұрын
Mahadsnid ustaaad wax badan aya ino faa.ideysay walalken cumar🥰❤wan ku jecalnahay
@awildaahirali1787
@awildaahirali1787 Жыл бұрын
Mahadsanid wll omar ishar wax badan ka faiday Allah ku xafido cilmiga Allah kuu ziyaadiyo
@bilemaxamuud
@bilemaxamuud Жыл бұрын
Asc ustaad Omar inshaar Cafimaad iyo khayrbadan kurajaynaya Baridinkadib waxad nogasohadashaaa Dhalinyaradii waxbaranaysay tiktok live kujiraan iyagoo jooga school kii naqusnimada bartay gadheen dhalinyaradii wax baranaysay Bal sofiirin haday macquultahay inoogasosamee barnamuj
@MrJohn-ex8gp
@MrJohn-ex8gp Жыл бұрын
shukran wll omran inshaar
@laasmedia1
@laasmedia1 Жыл бұрын
Yaabka Adunka Dad aan Videoga Dhameystiran ba Ku Mahadcelinayo 😃
@MoTawX
@MoTawX Жыл бұрын
Degdegee kamid thy😢😂😂
@laasmedia1
@laasmedia1 Жыл бұрын
@@MoTawX Haa 😁
@ahmettabdi002
@ahmettabdi002 Жыл бұрын
Sidee ku ogaatay! 💀
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
Masha Allah ustaad cumar allow ku dhoor
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Жыл бұрын
Wlh cumarow adiga sida ad wax u fahamsinesid dadkan hadey ku fahmi lahayen yaareed wlh balse dadba ku fahmayo oo tira badan sideyda oo kale ha u qabanin zamankan dadka xumanta isku jecel walalkena aya thy wax kasto wanaag io canaan anaka aya u bahan wad mahad santahay cumar inshaar
@queensister2406
@queensister2406 Жыл бұрын
Jazakllh qeyr
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
mahadsanid wll omer
@Liijo10
@Liijo10 Жыл бұрын
Ku soco cumar inshar
@libaaxdaanyeer4490
@libaaxdaanyeer4490 Жыл бұрын
Mahadsanid codkaaga maan ah Allah
@geescadde8397
@geescadde8397 Жыл бұрын
Podcastigan 2 jeer aya daawaday❤
@mohamedaliahmedhashi3246
@mohamedaliahmedhashi3246 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@habiberick8923
@habiberick8923 6 ай бұрын
Mashallah i support you from the bottom of my heart ❤❤😊😊😊
@cabdullahicabdi9661
@cabdullahicabdi9661 Жыл бұрын
جزاك اللهُ‎
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mahasanid master inshar warun arinkan runahanti wan kahelay wana damestay madam ey somalida sabarka ku yaryahay
@bashirmuhammad1331
@bashirmuhammad1331 Жыл бұрын
Alxmdllha waan dhameystay video wax badan ayaa iiga ifay
@salmaweli1676
@salmaweli1676 Жыл бұрын
Walal omer Mahadsanid waliba aad ayaad u Mahadsanidtahay 💌 3dii sano lasoo dahfay waxn ku sugnaa xalad jaxiimo ilaahay uun baa og sidee aan daremayay..... laakin alx bishaa hadaa socoto iyo bishii hore dhamatay waxan dareemaya xalad daganasho markii aan dib ugu soo labtay allaah alx alx alx allaha kasagoo adiga ayaan ku Mahadcelinaya omer inshar Mahadsanid .....walalayal aanu waqtiga kafaidaysaano ⏱️💎
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Жыл бұрын
Abyo xalad jaxiima ha dhihin jaxiimo alle kumatuso dhamanteen alx alahi dhibka kasaray
@salmaweli1676
@salmaweli1676 Жыл бұрын
@@umuaxmed5402 ameen mahadsanid abyo
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Жыл бұрын
@@salmaweli1676 adaa mudan qali
@user-vk2ub8ik4c
@user-vk2ub8ik4c 9 ай бұрын
Xaqiq wye cumar inshaar ❤ hore usoco KZfaq Somali usually ugu fican
@bilan321
@bilan321 Жыл бұрын
WNsugii laa thanks huno omar 😊
@abdirahmancade2078
@abdirahmancade2078 Жыл бұрын
Ilahy haku barakeyo macalin cumar inshar
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
Jzk khayran Omar wallaahi dhalinyarada iyo aniga oo odayaasha ka mid ahna waad na andacday adigu, Anigana waxaan
@channelzonaldo____jr2677
@channelzonaldo____jr2677 Жыл бұрын
Muuqaalada noocaana nooso badi cumarowww 😊
@mustafeaxmed8901
@mustafeaxmed8901 Жыл бұрын
Jazakallah wlal
@mohamedqasimhussein9150
@mohamedqasimhussein9150 Жыл бұрын
شكرا يا أستاذ
@xasanmalay3390
@xasanmalay3390 Жыл бұрын
77 thanks omar 💯💯
@niciimaawil4731
@niciimaawil4731 Жыл бұрын
Mansha Allah wll
@hassanhero9916
@hassanhero9916 Жыл бұрын
100k wax yar nooga diman💙
@cabdacasissalaadxaashi5923
@cabdacasissalaadxaashi5923 Жыл бұрын
Thanks 😊 omar inshar
@hassanyare2706
@hassanyare2706 Жыл бұрын
Malmahn ustaad Waa lugu waaye
@abdi3349
@abdi3349 Жыл бұрын
Walal cumar wa qofka waayo argnimadiisa iyo dhacdooyin uu gudaha ka dareemayo si laxejeclo leh dhalin yarada somaliyed ula wadaaga runtii mowduuc dhab noo taabanaya weye si guud dhalin yarda
@wizzyare2988
@wizzyare2988 Жыл бұрын
Waan dhameestay podcast ka ustaad Omar thank you
@siciidyare4824
@siciidyare4824 Жыл бұрын
Thanks omar inshaar walaal
@Eagle7904
@Eagle7904 Жыл бұрын
Thank you Bro 👍
@kheysboy4257
@kheysboy4257 Жыл бұрын
Thank you
@zakyhmohamed9572
@zakyhmohamed9572 Жыл бұрын
I have been waiting for hours.☝🏾
@Sabrina55275
@Sabrina55275 Жыл бұрын
thanks our teacher 💫🌟
@AhmedMohamed-ko5pi
@AhmedMohamed-ko5pi Жыл бұрын
Thnks ustaadi
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
Omar inshar 💯 ✔
@khaalidqandac8328
@khaalidqandac8328 Жыл бұрын
wllkey cumar inshaar ❤❤❤
@zamuushipra2394
@zamuushipra2394 Жыл бұрын
Sax waye xaqiiq Wax aan lo dhibtoon laguma dheefo. Wey jiraan qaab intarneetka looga shaqetsto (passive income ) lkn xaqiiq aad ayey udhib badantahay ma yasirna. Ta waxa ka sii daran wa ina isweydisa lacagtana aa heleyso ma xalal ba !!!
@ayaanxaashi972
@ayaanxaashi972 Жыл бұрын
Haye Huno good 👍
@hudahaashi9826
@hudahaashi9826 Жыл бұрын
Omar inshar keep going brother
@hafsamoha7260
@hafsamoha7260 Жыл бұрын
@omar inshar is the podcast available only on KZfaq? I tried to find through the podcast app but couldn’t find. I would love to listen to it through the app . Any suggestions on how to find it ?
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
Somali hadii aadan ku hadlayn halkaan hasoo gelin xbbi
@mohamedabdirisaq2551
@mohamedabdirisaq2551 Жыл бұрын
@@Qeybdiid25 waaa Xor kumana Xukumi kartid KZfaq
@maryansharif3807
@maryansharif3807 Жыл бұрын
Alxamdulilah badana kuwanimcaysan lkn nimcadaas balayo u arkayo caqlina umalaynayo Gaal lagudabadaydo 😢 alxamdulilah nicmatal islaam
@rudwaan
@rudwaan Жыл бұрын
Podcast fiican
@isxaqiskoisxaqisko8130
@isxaqiskoisxaqisko8130 Жыл бұрын
Ustaad omer inshaar kasoo hadal baraha bulshada waxaan doonaya inaan ku soo biiro waxaanan haystaa fikrad Waan ka yara xishoodana inaan ku soo biiro ee talo iga sii adaa 4sano ku soo jiree
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
inaad adoo vedioga dhamaysan comment soo bixiso waa qayb deg degga kamid ah😂
@nuurkc3115
@nuurkc3115 Жыл бұрын
Alxm ❤❤❤
@maryamamohamed3126
@maryamamohamed3126 Жыл бұрын
Amazing keeping up teacher
@axmedsagaar5609
@axmedsagaar5609 3 ай бұрын
❤❤
@muntsupdirahamnyusuf5788
@muntsupdirahamnyusuf5788 Жыл бұрын
Wcs wll ♥️
@ayaanxaashi972
@ayaanxaashi972 Жыл бұрын
Okay good 😊
@farhan_taffo
@farhan_taffo Жыл бұрын
Ustaad umar ishaar mahadsnid
@abdiazizsheekh9949
@abdiazizsheekh9949 Жыл бұрын
Macalin hadaa only Ka shaqaysto Ka waram
@xaamjilibey6233
@xaamjilibey6233 Жыл бұрын
💯🥰
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056 Жыл бұрын
Mahad sanid Alxamdulilaah 😊
@hanadahmed3782
@hanadahmed3782 Жыл бұрын
waxdegdeg ah iyo natiijo aad uwayn iyo damiinimada waa walaalo sababtuna waa asalka dibudhaca inaad raadiso waxaad kudaalin kuna soo dhibtoo Wadad baa lagu canaantay "Dhayal laguma helo wadaadoow waxaan cidi kuhowshoon" Fadhi iyo fuud yicibeedna laysu waa.
@renaadruun940
@renaadruun940 Жыл бұрын
Ust. Omer Mar walboo ku daawanaayo waxaan xusuustaa buug la dhaho MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA ee uu qoray qoraa A/rahman Osman Jama dhalinyarada sida lala rabay inee ayaga gacantooda ku doonanaayaan.
@abdemalekali9742
@abdemalekali9742 Жыл бұрын
First comment go ahead master🙏
@mrigan24
@mrigan24 Жыл бұрын
KZfaq channel kada omraw , waa inaa ku daydaaaa the real motive is your KZfaq channel, now i start part 1% $$
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish Жыл бұрын
Isticmaalka telephone ka iyo baraha bulshada waxad mooda in aad aniga iga hadlayso xatta dhabar xanun aanan fadhiyi karin ban ka qaaday. Hadda ogow ilahay baa igu oge caado xun ma lihi, aan aheyn baraha bulshada isticmaalkiisa badan.
@khalidjamac1359
@khalidjamac1359 Жыл бұрын
cumarow maanta oo isniina waxa ka dhacay magalada Niarobi caruur maray kan ka laga kenay aya madariso lageyay dhowr maalin markay tagen maanta safarada ayay wecen way imaatay waalid ki iyo safaradi aya hada is haysta waana laga qaadi ba la leehey waalid ki dhalay
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Waligay ma aaminin mana raadsan meel la leyahay free baa lacag lagugu siin iyo faaqdaas
@hanadheykal1015
@hanadheykal1015 Жыл бұрын
Forex trading kwrn ma gashay free waye 😂😂😂😂
@abdirizaqmoha9037
@abdirizaqmoha9037 Жыл бұрын
@@hanadheykal1015 FOREX ISN'T FREE SHAQO AYAY KAAGA BAAHANTAHY WLLL
@khalidjabuuti2557
@khalidjabuuti2557 Жыл бұрын
Sarmadi wa waarit ama waritan
Xageed Fiirinaysaa ? | Fandhaal Podcast 93 |
20:45
Omar Inshar
Рет қаралды 38 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
SINGLE FATHER & MAHIR OO MAGALADA AADNAY MARKINUGU HOREYSAY (SINGLE FATHER
8:03
Buskut & Muniira Family
Рет қаралды 13 М.
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
Waxaad ubaahantahay in aad ka baxdo Matrix-ka |
23:46
Omar Inshar
Рет қаралды 38 М.
Ha Iman Europe Hadad Rabto Lacag!!
6:03
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 2,2 М.
050 | 10 | Ka dheerow masaakiinta waa cudure | Xeer halis ah!
20:25
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.
Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |
11:44
OGAANSHO
Рет қаралды 179 М.