PART 2: JACELKI WAALIDA IHEYSEY WALI MA IHEYSA NUNAY & BULE

  Рет қаралды 152,140

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 1 200
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲
@mankamuu9506
@mankamuu9506 Жыл бұрын
❤️❤️
@qadriinaqadro2223
@qadriinaqadro2223 Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@najiibcano8594
@najiibcano8594 Жыл бұрын
Scw🥰🥰
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
❤محمد صلل الله عليه وسلم ❤️
@mustafahmaddirie6487
@mustafahmaddirie6487 Жыл бұрын
Danyeer weyn xaliye usher gareya
@saidaali3291
@saidaali3291 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤️scw🕋
@abdulrahmanali9870
@abdulrahmanali9870 Жыл бұрын
Rasuulka dheel dheel maahin ilaahey ka cabso meelahaan aad ku soo qoreysid ma fiicna
@farduushassanyusuf8129
@farduushassanyusuf8129 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم على نبينا
@deeqow796
@deeqow796 Жыл бұрын
The best person ever the most knowled able and most shine all created prophet Mohammed 💘❤💘
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 Жыл бұрын
Cali Aadan wan ku salamay
@ibnucarees1673
@ibnucarees1673 Жыл бұрын
Ala wilasha garaha wanagsana
@ham_805
@ham_805 Жыл бұрын
wiilka waadaacad ayada daacad ma Ahan laga yaabo kan kale beybe kaash keeda inuu yayahay Alaahu aclam
@qadramahamud335
@qadramahamud335 Жыл бұрын
Scw
@naciimocqaadir2058
@naciimocqaadir2058 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@raxmomohamud8170
@raxmomohamud8170 Жыл бұрын
Wiilkan walahi waa wiil fiican hadana smart ah walalkeey nolosha kuma ciisho horey u soco
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
keep going wll kusali nabi muxamed scw scwscwscwscwscwscwscwscwscw ✅ 🕋
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على ❤❤❤
@sharafabdi8511
@sharafabdi8511 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على
@maryanabdikadir9869
@maryanabdikadir9869 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw 🥰🌍
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Жыл бұрын
SCW SCWBALLAAYIIN JEER SCW SCW.N.N.K.HA AHAATO
@maryanabdikadir9869
@maryanabdikadir9869 Жыл бұрын
@@SuperMan-kv8fy scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰💋
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh Жыл бұрын
Wilkan waaaw very smart masha allah ilahayow gabadh ka fiican hasiiyo
@xawoxabiibibrhmxabiibibrhm5071
@xawoxabiibibrhmxabiibibrhm5071 Жыл бұрын
Aamin
@abdilatif7577
@abdilatif7577 Жыл бұрын
aamin
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
That part "hada welii maa ejaceshay" makes his heart force the hand to pass his face to the lips. He is still loyal to her. But they are both desperate to move on without consulting their heart well. She can't say I love you to lose the one she is now moving with now: Do what is good for your soul don't cheat on yourself.
@khadarmahamed4783
@khadarmahamed4783 Жыл бұрын
hada ayaad la hadleysa dadka qaar waad la yaabi luuqadada aya hodan ah jaahilnimo
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
@@khadarmahamed4783 🤣🤣🤣where did you get all this hatred bro
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Waa runtaa aniga wxn u arkaa iney wali is jecel yihiin.... Lakin uu wada hadalku ka xun yahy.... Waliba isagaa ka daacadsan sida ka muuqata.
@zakariadahir3880
@zakariadahir3880 Жыл бұрын
‏﷽ *" ۝ إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى* *النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا* *عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ۝ ﷺ "*❤
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam.
@user-wc2wx9yz7h
@user-wc2wx9yz7h Жыл бұрын
اللهــــــــم صلى على سيّدنا محمد وعلى آله وأصــــــحابه أجمــــــعين
@Ibrahim-yd6vw
@Ibrahim-yd6vw Жыл бұрын
Very funny 🤣 boy. It is not easy to get someone who really love you ❤️.. a man with a golden heart ❤️ 💜
@gobsan1235
@gobsan1235 Жыл бұрын
Gabdhu way jeceshay wiilka qofka jacayl ka dhabta ah hayo ma odhan karo waa ku jeclay markaa ridwanow is raaci labada qof🤣🤣🤣
@mohamet35
@mohamet35 Жыл бұрын
Naa beenta jooji wilka jacel nagto wacal weyn majcle
@elmimahamud8642
@elmimahamud8642 Жыл бұрын
Hooy wiilka wax jcl beenta dhaaf naagta baastarad wye
@minaabdi1255
@minaabdi1255 Жыл бұрын
Very funny story 😂I just like how he keeps asking her do u love me or not lol 😆 and Ridwan looks all surprised 😯
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Жыл бұрын
I love you waa qori karaa lakiin weligeey afka kama sheegin ku lahaa 😂😂😂
@warzandahir5915
@warzandahir5915 Жыл бұрын
Maskiin wa wiil daacad ah qalbi fiican oo jecel hadaladiisa lalaabad maleh waxaan rajaynaa inay usoo noqoto 🤔👏
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
Nuunayga ninkaa wlhi caadi maaha😅 Waa nin Aad u qalbi wanaagsan Oo Reero jacayl iyo naxariis ah m.a lkn qoftaan nasiib xumaa ma qof sidaa u jecel ayay ka tagtay, nabsigu wuuku soo qaban inshallah nuunayda Gabadha ah ayan la hadlayaaa.
@umumahamedumumahamed8758
@umumahamedumumahamed8758 Жыл бұрын
Sax wlhi wilkan dacad wayo 😢
@hodanahmed2843
@hodanahmed2843 Жыл бұрын
I shall idimka alle
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 Жыл бұрын
Wiilkaan dulqaad buuba leeyahay haduuba qoftaan jecelyahay waa dhibsatay sey isku manyicineyso
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
@@amatallahbintuosman1092 Dadka qaar ayay koolkoolinta badani uga dartaa oo kibir ka qaada.
@mulkihassan43
@mulkihassan43 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@maslahsugow5929
@maslahsugow5929 Жыл бұрын
I liked these man . He is opened hearted
@raxmomohamud8170
@raxmomohamud8170 Жыл бұрын
Part one ayaan ku sheegay gabadha ineey wiilka weli jeceshahay waryaa gabadha soo cesho please abayo adigana is adkeenta jooji is jilci ✌️✌️👍👍👍✌️✌️
@yuyuhaji2163
@yuyuhaji2163 Жыл бұрын
Jaceylka Qofka wuxu ka dhiga dulli sharaftiisa iyo dadnimadisa ayu ilawa runti yarkan indha male jaceylka aya ka Awood badan I feel that situation 😢
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 Жыл бұрын
Ax maskiin wlhi wuxuu ku hadlaayo xitaaa ma ogo
@rumanmohamed1342
@rumanmohamed1342 Жыл бұрын
Kuwan barnamijka cigarey kadhigen
@mukhtarmahat4131
@mukhtarmahat4131 Жыл бұрын
The funniest relationship story I have ever heard 🤣😂🤣
@queennasro1293
@queennasro1293 Жыл бұрын
Kkk
@raheesh4969
@raheesh4969 Жыл бұрын
ciiic ciida dhaaf 😭😭
@ikraansuldaan4007
@ikraansuldaan4007 Жыл бұрын
Waa funny labadani
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Waa run... Waa wiil warkiisu cad yahy iyo gabar sida geel macasarka u warwareeganeysa!!
@hallanetubegza6145
@hallanetubegza6145 Жыл бұрын
Jceylka reer wajir-ka waa sidan cml
@sharmaarke1
@sharmaarke1 Жыл бұрын
I like how he is straight forward.
@fatumaabdullahi2211
@fatumaabdullahi2211 Жыл бұрын
Nagta wilka weykuciyareysa 😂sorry bro qof dacad kujecel lamahelo ❤
@salmaanmohamed737
@salmaanmohamed737 Жыл бұрын
Abyo kan nin mha wlhi
@user-dc7uo6iv4g
@user-dc7uo6iv4g Жыл бұрын
Hhh wuu madax adagyahy waxba ma fhmayo
@fatimavlogs6356
@fatimavlogs6356 Жыл бұрын
Asaga jcl ayada ma jclo mid kle lasocotaaa
@MunaAdow-dk1xn
@MunaAdow-dk1xn Жыл бұрын
Haa wlhi waa ciyar
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Жыл бұрын
Yes Finally part 2 of Nunay’s story 😘❤️Time :16:14pm😘Black day today 14/10/2017😭:May Allah grant dhamantoda Jannatul Firdawsa🤲🤲
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd Жыл бұрын
Amen ya rabi allow qabriyadoda u waasic yeeli
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Жыл бұрын
Madhinteen Abaayo mise waa nool yihiin
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Жыл бұрын
@@deeqaabdullahi5777 dadka qaar wey dhintan malinta 14/10/2017😭Allah haunaxaristo dhamantoda…..
@hamdi.mohamed
@hamdi.mohamed Жыл бұрын
Amiin
@abasasad5637
@abasasad5637 Жыл бұрын
Ridawan gabadhan wilk weey jecshahy ee isu radi
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Жыл бұрын
Waa wiil daacada qof wanaagsan allaha u sahlo
@feisalnuh6580
@feisalnuh6580 Жыл бұрын
Ridhwan on top walal 💪 big respect
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Жыл бұрын
The best relationship in the world 🌎 ❤️ let them back together ❤️ if they love each other
@legendyuska7182
@legendyuska7182 Жыл бұрын
funniest relationship ever the guy is very funny indeed
@maryanaxmed1169
@maryanaxmed1169 Жыл бұрын
Waa daacad wiilkn wlhi m.a ilaahy mid daacad ujclaato hasiiyo wey ku dacdacsanysa wlhi maskinka😥
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Wiilkaan gabadha wuu jecelyhy iyadana wee iska ciyaareysaa lkn waa sheeko jaceel fanny ah 🤣😅😂
@safiyamohamed8174
@safiyamohamed8174 Жыл бұрын
Jumac Mubarak 🕋 Mahamed scwscw scwscw scwscw 🥰🥰
@hanihassan3898
@hanihassan3898 Жыл бұрын
This guy loves this girl so much🥺
@smeysahanshi9648
@smeysahanshi9648 Жыл бұрын
It is very funny conversation, these two people are love legendary
@sultanofficial3800
@sultanofficial3800 Жыл бұрын
Mashaallah my brother you're the best 👌
@nastehaelmi3819
@nastehaelmi3819 Жыл бұрын
Never commented on anything I watced but this i must.NUNAY YOU LOVE THIS GUY PLEASE ACCEPT THIS LONG LASTING LOVE FROM THIS GUY
@hassanfaarah2819
@hassanfaarah2819 Жыл бұрын
Xariifkan qofta waa jecel yahay lkn ayadaa balaayo eh 😆 🤣
@sumayamaxamuud8157
@sumayamaxamuud8157 Жыл бұрын
Way jeceshahay iyadaba aboowe is fahana jirin wayo way kadaba wareegane
@kowtherabdilahi4093
@kowtherabdilahi4093 Жыл бұрын
Waa gajiibo ballaydaa wilka waa masakin
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Жыл бұрын
Haduu jecelyhy muxuu naag u aroosay 😂😂😂
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Жыл бұрын
@@Hafsonor22 calaf ayaa ugalay
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲
@farhaannizzohappybae2762
@farhaannizzohappybae2762 Жыл бұрын
It's seem that nunay so hard to beloved indeed all the best my brother Adesh Bulle you have splendid heart that no one has
@sahrakoow288
@sahrakoow288 Жыл бұрын
Wiilkaan hala caawiyo gabadha halugu daro waa nin Dirac ah oo nool guuleyso nuuney ninkan guurso abaayo walaahi naf ku jecel lama helo abaayo.
@aminah2100
@aminah2100 Жыл бұрын
Labadan funny waye Wallahi oo weyba jeceshehe muxuu kaweydinaa 😂😂😂😂
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS Жыл бұрын
400K Ridwaan keep goin zbx
@Servant10
@Servant10 Жыл бұрын
Ar kan wax dhintey weeye, Markii la rabey in uu ku jeesjeesi ayuuba haddaba dhulka isku dhigayoo doqon dheh 😢😇
@nafizaismail4468
@nafizaismail4468 Жыл бұрын
Coz wuu jecel yhy wllhi mazkiin 😢
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
Qofka markaa jeceshahay kama ficil qaadankartid😢
@luqmanhassan7669
@luqmanhassan7669 Жыл бұрын
Best video intaa dawanayee ridwan KZfaq 😂😂😂
@aalinofficial
@aalinofficial Жыл бұрын
Nuunay wiilka ereyo macaan ku dheh 🤣🤣🤣🤣🤣
@marwahabdalla4710
@marwahabdalla4710 Жыл бұрын
😂😂😂Shekadn dheer so Gaabsha O Nunay iskuyaaca wllyl wadisku Qalntaan 🥰
@khadraahmed9652
@khadraahmed9652 Жыл бұрын
Mashaa Allah wiilka wiil fiican waaye I wish the best for him. Gabadhaana makafoga xoogaa kibiraaa kujira mooyee way ubaahantahay wiilkaan
@rahmaaliomar6137
@rahmaaliomar6137 Жыл бұрын
Allow gabadh fiican oo uqalanta sii wiilka
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 Жыл бұрын
Adiga uqalantaa 🤣🤣🤣
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
Aamiin
@ahadamohamed8093
@ahadamohamed8093 Жыл бұрын
Hhhhhh Allah qusulka iga damadi afsomali lugu xadlaa ayaba another level ah
@worldwideshow3
@worldwideshow3 Жыл бұрын
Reer wajir iyo reer mandhera jaceelkooda waa funny , somali ukuficneed waayo , let this love be film 🎥 , I really love them
@abdihamiidhussein5214
@abdihamiidhussein5214 Жыл бұрын
😁😁😁😁😁Alla tanaaa”Wankujeclahy” bes miyaaa dhib ah inaad wiil 6sano kulasocdey oo waxwalbo kuusameeyey🥺🥺Wallee Samirka lagukalayahy dabeecad beel dabeecadeyda kafahan aaaaa War soco dabeecadaada inaadan jecleen tuseysayee 🤕🤕Aduunka dad waankujeclahy bes iney dhahaan ku adag ayaajira ileeen
@mohamedsadickissack1454
@mohamedsadickissack1454 Жыл бұрын
ManshaAllah the guy is surely is a Hero
@beerlula1047
@beerlula1047 Жыл бұрын
Labadaan reer Mandera waaye hadalkooda jeclahay dadkaasi very funny 😁😁😁🥰 Wiilka waa daacad wiil saan kuu jecel in lahelo wee adag tahay ha lumin 🥺
@ifrahibrahim9641
@ifrahibrahim9641 Жыл бұрын
SOMALi sijui miya
@juweriobashir1083
@juweriobashir1083 Жыл бұрын
Wajeer
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 Жыл бұрын
Beerlula @ ma aha mandera , ee wa reer wajeer , home of honest people
@beerlula1047
@beerlula1047 Жыл бұрын
@@yaqubabdi9532 haaa ok
@beerlula1047
@beerlula1047 Жыл бұрын
@@ifrahibrahim9641 Haa
@nimcocabdi1861
@nimcocabdi1861 Жыл бұрын
NuunaaY qoslkuu iga dhameeyey wlhi😂😂
@hanadabdullahi1445
@hanadabdullahi1445 Жыл бұрын
Nuunay naagta aa la dhahaaa 😂 😂 ma isku qabsana aniga ku jecel adigana
@zeytunomar5696
@zeytunomar5696 Жыл бұрын
Funniest love story😄 Nunay wilka wax laqawa😋. Can we get the part 3 of this😅 Jah, ar jecel aa🤣
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
𝓩𝓮𝔂𝓽𝓾𝓷 𝓞𝓶𝓪𝓻 𝓐𝓭𝓲𝓰𝓪𝓷𝓪 𝓦𝓪𝔁 𝓘𝓵𝓪 𝓠𝓪𝓫𝓸
@issackjirma581
@issackjirma581 Жыл бұрын
I said it before, wherever nunay/bule is present Ridhwan Issack is happy 😂😂😂
@yusufahmed7789
@yusufahmed7789 Жыл бұрын
Obviously 😂😂
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi Жыл бұрын
Alla aniga afsoomligan baa iga gadan Nuunaay Iyo Nuuneeygeeda sidaa isaga lusha walaal anaga muhiimadayadu waa inaad hadashaan uun oo aan afsoomaaligan maqalno😂😂 by the way nuunaay waa dhagax qof maaha 😂
@habibagedi2689
@habibagedi2689 Жыл бұрын
maijeceshahy mise maijecelid.kuwas ayaaa igadan,🤣🤣🤣
@abdullhzubeir4468
@abdullhzubeir4468 Жыл бұрын
Aff somalìga ya kuleh adiga. Qaf waliba lahjadisa xor ayu uyahy
@degelkhayr
@degelkhayr Жыл бұрын
Kkk dhagax ka adgba
@ambiahassan8908
@ambiahassan8908 Жыл бұрын
Somaliga igaa gadaan😂
@ruqiyahassan5437
@ruqiyahassan5437 Жыл бұрын
Nuunay please give him chance he loves you so much ❤
@basharyare1157
@basharyare1157 Жыл бұрын
waxa jiro qaacido ah bani aadamka marka la baryo wey uga darta aadanah mala baryo
@maryanmohaa3750
@maryanmohaa3750 Жыл бұрын
@@basharyare1157 aad iyo aad wlh allow bini aadam hanoo jilcin
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 Жыл бұрын
waaaw.walaahi.wa.wiil.cajiib.ah.masha .alaaaah
@Salmaabdulshakur2547
@Salmaabdulshakur2547 Жыл бұрын
Runti jecelka dabta waa jiira waxa na aminsanahay once in a lifetime inuu yahay true love . Aniga jefelkeygi ugu macana isomaray ana waligeey ilobeynin 2019 ayee eheed. 😢 ila hdana wiilkas niyada waan kuhayaa
@raheesh4969
@raheesh4969 Жыл бұрын
I'm here dia 😺🥹
@salmanura5109
@salmanura5109 Жыл бұрын
waa runtaa ana 2012 ilaa hada 10 sano ima soo marin .
@Salmaabdulshakur2547
@Salmaabdulshakur2547 Жыл бұрын
@@salmanura5109 wlaahi abyo qalbigeyga dawac ween ayaa kamuqdo waka samri laahay jecelkeyga 😭
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Жыл бұрын
@@Salmaabdulshakur2547 jacayl waliya miyuu ahaa 😋😂
@wyoming2566
@wyoming2566 Жыл бұрын
@Salma Abdirizak sorry abaayo wax walbo wa calaaf waqtiga ayaa damathe, midkale oo ka kheir badaan Allah hakusiyo.
@abdirizakdaahir7882
@abdirizakdaahir7882 Жыл бұрын
kuwaan waxooda sheego maahan waxaa funny wlh waan fuuray 🤣🤣🤣
@nuurow9543
@nuurow9543 Жыл бұрын
War nio naagtan iska dhaaf pro 🤣✌✌
@worldwideshow3
@worldwideshow3 Жыл бұрын
This saju love is good to film 🎥 , we need more they very beautiful funny
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Жыл бұрын
Wiilkaan daacad weeye geesi horey u soco 👌👍🏆💯
@CiyaarJecelofficial
@CiyaarJecelofficial Жыл бұрын
This one is funniest man😂😂
@abdalepeshd1243
@abdalepeshd1243 Жыл бұрын
Nuuneey qoftaan miyaa😂😂
@qureshibrahim175
@qureshibrahim175 Жыл бұрын
Can't wait part 3😁 😁 😁
@abdikamalomar6283
@abdikamalomar6283 Жыл бұрын
Jacel dhab ah aya ka muuqdo wilka qofta waye waxa nolosha waxbo ka aqaanin wa nin rag ah hadaladisa haku qiimenin qofka wilka cuqdad ama xumaan ma qabo wali asago jacel ayu farxad u rajeeyay respect bro qalbiga alle haku qaboojiyo
@ashoabdi7018
@ashoabdi7018 Жыл бұрын
He has a really love ❤️ ❤😂
@bossosman3860
@bossosman3860 Жыл бұрын
In fact I like the way he is questioning her and Nuunaay is hidding something
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 Жыл бұрын
Alla waa wiil qalbi fiican mid kheyr qabta Allaha siiyo💕
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Dad qalbi wanaagsan markey is Helan oo ay kale haran oo dib ka kulmaan waxad arki wanaaga ay Falayaan, adesh iyo nuuney waa funny💯💯💯👏👏🥰🥰🥰
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Жыл бұрын
Nagtaan waa saqajaan wlh wiilka maskiinka wey kucayaree wlh asagana waa dacat rabiyow tan camal oo nin ah adaa kamagan kalay.😭😭😭😭
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Жыл бұрын
ilahy haw naxaristo intikudhimady qarixi 14 October 😭 😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Aamiin yaa Rabbi.... Ugus inkaari haku dhacdo
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Жыл бұрын
Allah waxan ka baryayaa inta somali xaqdaro loo dilahy in Allah u Naxariisto ita Noolna Allah Noo Xiftiyo
@falishassan528
@falishassan528 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi 😂😂
@deeqalcadaala480
@deeqalcadaala480 Жыл бұрын
Nin ragg ah wye keep going pru
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Жыл бұрын
Barmaamush kani Waa very nice walahay inoo soo badi Isaack qaw
@BT252D
@BT252D Жыл бұрын
Saxibo kuwan allah isku so celiyo Kan asigaba funny ah
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 Жыл бұрын
Nuunay wiil ka burka naxariista u fur pls 😢😢😢😢😢😢
@mahamud9952
@mahamud9952 Жыл бұрын
Waiting part 3 😀😀😀
@hawaadan4740
@hawaadan4740 Жыл бұрын
Masha allah wa wil fican
@marryme4690
@marryme4690 Жыл бұрын
Waa iska Qoslaa Wallhi 2daan Marka Arko😂😂😂😂 Wiil Saan baari kugu ah Oo ku jecel Maheleside Nunay Wiilka Soo cesho😂😥 Alla i sahlo kano kale😂😂
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@ah3069
@ah3069 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын
@@marryme4690 flame_oberson
@apdywahapali1174
@apdywahapali1174 Жыл бұрын
You can contact me 😁✌
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын
@@iqrosheikh3038 ma aduu kufuray?
@thehabiba2697
@thehabiba2697 Жыл бұрын
Saying I still love you to nunay was a big mistake from bules side in my opinion. I feel like this girl just wants to keep him around and use him like she always has. and keep her relationship with the other guy while he suffers and keeps hoping she will one day take him back. Bule is genuine guy who is very affectionate and expresses his emotions and he expects the same from his future wife. This girl on the other side lol
@iqramohamedhassan2928
@iqramohamedhassan2928 Жыл бұрын
wiilkan waa wiil daacad ah wlhi blse gbr an fahmeen buu gacanta ugalay nin aa kala tagten oo dhahayo wxa rabto waku samena mnta majiro allah mid kher qabto ku sahlo wllky oo ku fahmeeso i.a🤲
@hodanali8219
@hodanali8219 Жыл бұрын
Mid ka khayr badan bad helaysaa insha allaah wlal❤
@whizzapdala5641
@whizzapdala5641 Жыл бұрын
Kuwaan jeceylkoda funny wYe 😁😁😁😁bule is not easy wllhi legend
@QaaliXasancabdi
@QaaliXasancabdi 10 ай бұрын
Haa wlhi😂😂😂
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣very funny he makes me laugh 😁😁😁
@tayyibmohamed5511
@tayyibmohamed5511 Жыл бұрын
Ridhwaan may Allah bless you
@mustafaelhaaji3302
@mustafaelhaaji3302 Жыл бұрын
Yeah this man Waa daacad balse Jaceylka waxuu ka dhigaa duli iyo doqon in lagu maleyo
@adanriyaq9416
@adanriyaq9416 Жыл бұрын
Nuney iyo bule please musalsal noga dhiga please.😂
@SalahAbdi007
@SalahAbdi007 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@boodhari31
@boodhari31 Жыл бұрын
Haha Danyeernimadadibay uxiistay😂 wllked noqo😅
@zulluufahimagabu6050
@zulluufahimagabu6050 Жыл бұрын
MashaAllah...the guy is so funny waallahi
@izooqueen4524
@izooqueen4524 Жыл бұрын
Ooooh my couples rer mdr io wajer ddkeyga ❤😂😂😂❤ adesh abowow farxd igunolow io nunaaybi😢❤ jacelka hawaroh this too hard to get nowadays someone who really love s yuh 😢😂
@abdihamiidhussein5214
@abdihamiidhussein5214 Жыл бұрын
Aduunka qofka fcnoo daacada ah marwalbo waa mid marwalbo ladhaawaco wlh😌😌lkn inshllh Adesh gabar indhaheeda kajecel asna uu kuqanacsanyahy wuu helaaa 🤧🤧Wiilkan runtii jecelka nunaay ayaa Ebar kadhigey Alle haudhibdhaamo maskiinka
@miskimiami5071
@miskimiami5071 Жыл бұрын
😂😂😂😂 part 3 plz very interested stry
@qalbisaleen6327
@qalbisaleen6327 Жыл бұрын
Cafis ayay ku dhalatay ee teena ma soo deynaa
@mirejr484
@mirejr484 Жыл бұрын
Ugu dambeyn taxanihii nuunaay Waa soo dhacay 😜✌️
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 Жыл бұрын
jah😅😅😅😅😅
@thehabiba2697
@thehabiba2697 Жыл бұрын
petition for Bulle to open a KZfaq channel to create funny content to make us laugh coz my guy is a natural lmao 🤣 😆 😂
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Жыл бұрын
Walahi fani wey lawadan 😂😂😂😂❤❤
@zeinabcadeychannel
@zeinabcadeychannel Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kkkkkk walahi maskinkaan wan kanaxey sorry pole sana
@wadajirkawanagsan676
@wadajirkawanagsan676 Жыл бұрын
Gabaray fusad baad heesata ka faideeso aniga nin aan aniga jeclahay ayaan katagay nin ijacel baan guursaday caruur badan udhalay ilaa hada oon cimri ku jiro sidi shalay ii jecelyahay
@samiiromaxamed6082
@samiiromaxamed6082 Жыл бұрын
So funny wllhi kuwan waiga qozliyen🤣🤣masayrkiyoh qofah
@abdiweliibrahim8868
@abdiweliibrahim8868 Жыл бұрын
Wllhi wilkan wa wiil qalbi xabxab ah nagti hesha nasiib leh❤️🌹
@walalmohan4993
@walalmohan4993 Жыл бұрын
Runta wayo wlhii 🥺❤
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Жыл бұрын
Jecelku markuu xadkiisa dhaafo waa Saan oo kale 😂😂😂😂😂
@saynabmusecabdi4002
@saynabmusecabdi4002 Жыл бұрын
H whi
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Жыл бұрын
Ridwani isack you are on top
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 Жыл бұрын
Bule walhi waa nin nin dhafey Absolutely dacadnimadiisa ayaa layabey iyo qanacadisa iyo rabi ku xirnantisa masha Allah.
AX! AROSKENA ADIGA QIYANO KU BUR BURIYAY LAKULAN EX  Pt10
13:48
Ridhwan Issack
Рет қаралды 150 М.
YAAB WIIL LAKULMAY 3 GABDHOD OO JACELKISA HORE AH Pt15 EX1
18:04
Ridhwan Issack
Рет қаралды 275 М.
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
AX! NAXDIN XAASKISAY KAFURTAY DACADNA UMA AHAN TIJABI Pt82
12:41
Ridhwan Issack
Рет қаралды 195 М.
AMAL DAREN EX JACELKEDA HAZAM SABABTA NAAG KALE UGURSADAY
1:53:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 401 М.
NINKAYGA KUQABTAY NAAG EEDO II EHED SARIRTAYDA WADA JIFAN
39:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 505 М.
AX GABAR MA SAN LOBAH DILA LKN DHAGARTEDA KAWEN TIJABI Pt78
12:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 200 М.
AX! VISA-HI EBER NIN MARAYKAN JOGO ISKU TIJABISAY.... Pt130
17:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 131 М.
NAXDIN! BALANTA AROOSKA KAHOR TIJABISAY JWB KANIXISAY Pt111
23:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 230 М.
AX! YAREY KUMA RABO DHAFAR IGU DISHAY LAKULAN JCYL HORE P13
14:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 347 М.
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 22 МЛН