No video

Part 28: Curashadii Al-ICTISAAM & Jihaadiyiinta | Aasaaskii ICTISAAM Ee Laascaanood

  Рет қаралды 25,474

Qaamuus

Qaamuus

2 жыл бұрын

#Qaamuus #Kobocii_Islaamiyiinta_Soomaaliya
Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 30
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa kii rabi Muslimiineey Somaaliyeey badbaado iyo barako iyo walaaltinimo waxey kujirtaa in laiskuxukumo kitaabka Allah iyo sunada suubanaha salalahu caleyhi wasalam .. Asagu rabi raali noogu noqonayaa أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 6 ай бұрын
Xaqiiqo ayaad sheegtay
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 2 жыл бұрын
Mashaa Alaah barakalahufik akhuna waxbadan ayaankaafaiidayaanay
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@mohamedbariise4853
@mohamedbariise4853 2 жыл бұрын
M,a mahadsanid
@mohmedosman1895
@mohmedosman1895 2 жыл бұрын
Asc masha allah wax badan oo somalida ka doohsanaa ayaad daaha ka qaaday ee ilaahay ha ku xafido
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going
@Mmahad19
@Mmahad19 2 жыл бұрын
Mhdsanid sxb
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 жыл бұрын
Manta ayay jilicsan yihiine ka faaidaysta ayay is dhaheen itoobiya 1996 soomalidu waa geesiyiin suni ah waligood koox toosan oo allaah ku xidhan laga wayn maayo insha allaah islaamka guusha leeh
@hindamaxamuud5541
@hindamaxamuud5541 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaalka Qaamuus wax ka badan 1k
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 2 жыл бұрын
Libaaxii qaamuus oo baryahaa aan kala raagnay Inkastoo xogta maanta wax badan ay ka qaldanyihii adiguna aad iska adkayso Waxa wanaagsanayd inaad saxdo waxaad sixi karayso Mahadsanid
@shabeel7467
@shabeel7467 11 ай бұрын
Al Ictisaam waa mujrimiin la walaalo ah Shabab oo caloosha Al Itihad ka soo wada baxay waa in la cidhibtraa kilaab ta .
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 3 ай бұрын
War dadka muslimiinta ah gaalaysiinta kadaa
@mohamedindhoos6366
@mohamedindhoos6366 3 ай бұрын
Adiga imaw hadaaad geesi thy
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 2 жыл бұрын
Asc qamus wankulusocta
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
ICTISAAM LASCANOOD MANTAY ITOOPIA MEESHA KA BAXAYSAA WELL DONE INA CAGJAR BA UQAYILAY ABIYE AHMED
@Al.jabarti
@Al.jabarti 2 жыл бұрын
"Dacwadda Salafiyada Iyo Raadadkeeda Wanaagsan . Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/iJ-CiaqU0L6WYmw.html "Dacwa Salafiyah Miyey la Mid Tahay Jamaacaadka Kale Se Qofki Ka Taga Ciqab Ma Mutaysanayaa" kzfaq.info/get/bejne/btZkos6l3eCrcas.html "Kaliyaynta Ilaahay. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi" kzfaq.info/get/bejne/m5qTY7N4rN6Wl5s.html "Islaamku Ma Ogol Yahay Axzaabta???. Sheikh Cabdullaahi Barbara《 kzfaq.info/get/bejne/nJ-CZ85o2LPRgoU.html "Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???" kzfaq.info/get/bejne/oNOiZbN6u7PMp3k.html "Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???" kzfaq.info/get/bejne/oNOiZbN6u7PMp3k.html "Maxay Dadka Ugu Wareeraan Axsaabta Jirta Inay Kala Saaraan Inay Xaq Ku Sugan Yihiin Iyo In Kale ||" kzfaq.info/get/bejne/rZ6og9qHurTcgJ8.html "Al-Shabaab Waxay Ka Yimaadeen ilma Galeenka Ictisaamka || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/ocCJmsaoxJaqook.html "Sidee Salafka Uga Digi Jireen Dadka Caqiidada Xun || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/a8ecn8qFqs7VnZc.html "XAQIIQADA JAMACDA ICTISAAM ┇ ᴴᴰ┇🔊 8aad)" kzfaq.info/get/bejne/rJZ6n7Bn2rHYkpc.html "Waa Maxay Xukunka In La Baxo Khuruujka Jamaacatu Tabliiq || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/haiAptRqrdeVpqs.html "Dhibatooyinka Xisbiyada Qabta 2aad. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi" kzfaq.info/get/bejne/iMlhodB1sK-2eZc.html "TAARIIKHDA URUR DIMEEDYADA SH MAXAMED CABDI DAHIR BY SAAB TV" kzfaq.info/get/bejne/j9OdmbJe2Km8lZc.html "WAY TOOWBADKEENENE MAXA LAGA DABA SOCDA ICTISAAM || SH.BARBARAAWI" kzfaq.info/get/bejne/pd-Xic5nxpjGo4U.html "WAY TOOWBADKEENENE MAXA LAGA DABA SOCDA ICTISAAM || SH.BARBARAAWI" kzfaq.info/get/bejne/pd-Xic5nxpjGo4U.html "TAKFIIRKA ICTISAAM HALKAY KASOO QAADATAY || SH.SICIID NAXWE" kzfaq.info/get/bejne/pdKda66jz5bNe5s.html "Farqiga U Dhaxeeya Kooxda Ictisaamka iyo Salafiyiinta. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/pr6XhtmXz8-bfp8.html "ICTISAAM DAGAALO AYEY GASHEY MAXAY U DALIISHADAAN || SH.BARBARAAWI" kzfaq.info/get/bejne/fpdlqd2dyanIqpc.html "ICTISAAM DAGAALO BADAN AYEY GASHEY SI AY DAWLADA U QABSATO || SH.XASAN DAAHIR AWEYS." kzfaq.info/get/bejne/rtxzZsKUneDRkXk.html
@cawilcabaaye3865
@cawilcabaaye3865 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk sxb taariikhda been haka sheegin salafiya iyo ikhwaan muslimiin al itixaad islaami meelba iskama soo galaan alsalafiya saalix waa sunihii nabiga xukuna shaqo kuma laha marka kala baro xarakaadka iyo al salafiya anigu intaba waan soo maray maantana alxamdulilah waxan ahay alsalafi
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
been kama uusan sheegin sxb
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
FIRQOOYINKU WAA BURBURKA ISLAAMKA. *WACTASIMUU BI XABLILLAAHI JAMIICAN ! XAGGEE LAGU DHAAFAY?
@user-mo7hn6gn9f
@user-mo7hn6gn9f Жыл бұрын
Wllhi anaa la yaabe 🤔😥
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Wax kasto qeer lamana sharesto wayo cules kugunoqonayan waxadan arkin kuma arkaan
@mahamadmacalin9405
@mahamadmacalin9405 2 жыл бұрын
Wareerka iga kama bilaabanin waxey kaso bilabatay muxamd cabdi wahab
@Ahmedabdirisak
@Ahmedabdirisak 2 жыл бұрын
Runtii wadaadad wahaabiyada waxay khatar ku yihiin nolosha iyo dhaqanka suuban ee dadka soomaliyeed,waa umad soo raartay dhaqan aan dadka soomaliyeed aqoon
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
hhh wax baadh marka hore waligaa ha iska hadlin
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
wahaabiya waayo ma waxaad ka wadaa muxamed ibn cabdil wahaab
@dagansh5606
@dagansh5606 2 жыл бұрын
Wahaabiya khaladaad way leedahay inagase Somali hadaan nahay faa'iido aad u badan ayaanka helay qaawanaanta dumarka oo ah fidno wayn waxa inaga soo gashay xaqooda qofka cilmi bartaana wuu garankaraa wanaagooda
@sakariyejama1505
@sakariyejama1505 Жыл бұрын
Ictisaam salafiyiin maaha
Ururki al itixaad iyo Jadiidiyo 2 mas'alo ayay isku Qabteen 1991 Sh Xassaan
6:02
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 2,5 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 120 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 120 МЛН