Ururkii Al-Itixaad miyaa dhalay Kooxda AS ee Xagjirka ah? Sh Mohamed Idris oo ka Jawaabay Su'aashaas

  Рет қаралды 16,979

SSTV

SSTV

Жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 48
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Жыл бұрын
Maasha allah sh med idiris allah yaxfadak
@abdulahisaid9839
@abdulahisaid9839 Жыл бұрын
Ilaahow ku barakeey shiikha aad bu af macaan yahey masha allah
@maryamokeyton9176
@maryamokeyton9176 Жыл бұрын
Su aasha ka jawaab lagu weydiiyey idiris
@ifrahodawa3599
@ifrahodawa3599 Жыл бұрын
Maashaa alaah, alaah ha ku xafido
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 Жыл бұрын
Masha allah Ilahay ha ku barakeyo sheekh maxamed idiris
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Жыл бұрын
Mansha allah
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 Жыл бұрын
Masha alla sheekh maxamed idiiris
@ilkacseabdirahman4183
@ilkacseabdirahman4183 Жыл бұрын
Been badanaa odaygu
@mohabdi1938
@mohabdi1938 Жыл бұрын
Masha allah sheikh mohamed
@Imraan12
@Imraan12 Жыл бұрын
Mashallah sheekh
@SuhaybAhmed-mi3gt
@SuhaybAhmed-mi3gt 10 ай бұрын
Xaqii oo cay noqday qofkii ka laabta diinta waa gaal
@husseinbarkhadriyaale3790
@husseinbarkhadriyaale3790 Жыл бұрын
maashaa allaa
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Жыл бұрын
Allaw yaa kuu dhiiba Xukunka asd waydid meel aad u dhaqaajiso
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 Жыл бұрын
Sheeq lakin Goboldas dhan mala qarxin lakin muqdisho iyo nawaxigeda bis unbey qarxiyaan oo welibo haldorka ayey dilan iyomeesha laga Ganacsado
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Adeer adigu waxaatahay eritrian Maxaa kaa galay talada soomaaliya
@ilkacseabdirahman4183
@ilkacseabdirahman4183 Жыл бұрын
Al,ittixaad tuugo,shayaadiin, allaha inaka qabto
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Xishoo
@MoonMedia.
@MoonMedia. 13 күн бұрын
​@@CumarcabdiXanafi-yx8rpetixaad waa al shabaab
@snw9257
@snw9257 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah jizaaka Allahu sheekhuna faadil mahadsanid Nour ❤
@mmali9953
@mmali9953 Жыл бұрын
Maasha Allah kalia ayaanan lagu ekaan ee ficil dhab ah ba loo baahanyahay
@ahmedludfi6543
@ahmedludfi6543 Жыл бұрын
Hhh waa baryey sacabo laguma qarin karo al shabaab waxaa dhalay al itixaad sh afsoomali iyo rer magaalnimo ayu mesha kuhaya sh dadka aan wax ogeyn ayuu khaldi rabaa koxdiisana wuu difaacayaa ninwalba waxaa uu isku dayi inuu koxdiisa u ceeb qariyo lkn waxaan dhihi lahaa Fadlan runta sheeg
@user-pz1mp6gj6n
@user-pz1mp6gj6n Жыл бұрын
s
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Жыл бұрын
Kan asaa shabaab ah waliba CBB ayuu iska dhigaaye cuz waxee istusiyeen inee farmaajo ka dhigan karaan. Kan somali maahin afwerki ayaa adeer u ah yaan waxba laga dhagesan
@maxamedaamin3862
@maxamedaamin3862 Жыл бұрын
ma kaa saarayso alitxaad baa dhalay alshabab wsxba marba shaar ha noi xiranina
@maryamokeyton9176
@maryamokeyton9176 Жыл бұрын
Yaa keeney
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 Жыл бұрын
Somali maba ahan siduu culimada Somalia uga mid yahay Allow Alle
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Waa eretrean
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 Жыл бұрын
Dhib baa idin haysta somalinimada waxaad moodeen qabiil in lagu noqdo
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 Жыл бұрын
@@abdallaahmed8104 somali waxaa noqon kara ninka Aabihii somali yahay
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 Жыл бұрын
@@futuredoctor1966 maahan sidaas eebow ee wax soo baro waxana hubaa in uu adiga kaa soomalisanyahay lama yaqaanyahow
@MoonMedia.
@MoonMedia. 3 ай бұрын
​@@abdallaahmed8104Soo Eritrean ma aha😂
@maxamedaamin3862
@maxamedaamin3862 Жыл бұрын
sh. mqxamed idiris waxaa dhalay alshabab waa al itixaad
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 2 ай бұрын
لا شك أن هذه الحركات التي تهلك وتفجر خرجت من رحم الاتحاد ولا يحتاج إلى بحث فحركة الشباب كانت جزءً لا يتجزأ من المحاكم التي كان يقودها الاتحاديون، وأغلبهم من المكتب الأمني والعسكري للاتحاد الإسلامي قل لي من هو المسؤول المعروف الذي لم يكن يوما عضوا في الاتحاد؟
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 Жыл бұрын
Haa iyo maya ilaahoow hanaga wada yeedhsiin
@bakarimuya7020
@bakarimuya7020 Жыл бұрын
Su aal, gaalnimo maslaxad maloo gali karaa?
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Mayee muslimka masaakinnta ah in la qarxiyo ma sax baaa??
@MoonMedia.
@MoonMedia. 3 ай бұрын
May may may😊
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
Sheikhow waxaan ku weydiiyey su'aalaha soosocda 1 Markii ay dhacday dowladdii militariga ahayd waxaa soo baxay dad soomaalyeed oo Allah darti ku midoobay kuwaas oo ka koobnaa bulshada qaybaheeda kala duwan oo u heelanaa inay waddanka ka hirgaliyaan isku xukunka shareecada Islaamka , arrinkaas waxaa caqabad ku noqday rag culimo ah . Ma u aragtaa inay ahayd fursad dahab ahayd oo ummadda muslimka ah ee soomaalyeed laga lunshay? 2 Maxaad daliil ah oo aad shareecada Islaamka uga helikartaa inaad ku sheegto dowlad ay leedahay ummadda muslimka ah ee soomaalyeed ragga wata dhaqan shaydaan (dastuur iyo dimuqraadiyad) ? 3. Ashabaab marka ay laayaan dad biri magayday ah waad canbaaraysay , maxaad ka leedahay markay laayaan gaalada ma hambalyeysaa , mise khaladaadkooda ayaad buunbuunisaa si ay dicaayaad ugu noqoto gaalada iyo kuwa aad dowladda ku sheegayso 4 sidee ayaad qof muslim ah ugu qancin kartaa in dadka muslimiinta ah ee gaalada dhexmushaaxaya oo aad adigu kamid ka tahay wax colaad ahna aysan ka dhexayn iyaga iyo gaalada inay yihiin muslimiin fiican islamarkaana kuwa gaaladu xasuuqayso oo ay madaxooda saartay malaayiin doolar ay yihiin muslimiin xun ? 5 waxaad cay uga dhigtay nimankaan inay yihiin jihaadiyiin , goorma ayaa jihaad cay noqday 6 Inaba makufakartay intaad ku warwareegayso natiijada inaad dawo u raadiso sababta ummadda muslimka ah ee soomaalyeed dhibaatada ugu wacan oo ah in cara Allah ku dhacday ka dib markii ay isku xukunka shareecada Islaamka ka leexdaan 7. Ma is leedahay haddiiba Ashabaab meesha ka baxdo cidda ku xigtaa ee laweeratidoono waa ragga aad adigu kamid ka tahay hadafkuna waa ka weyn yahay Ashabaab? Mase kuu muuqataa culimo badan oo aad kamid tahay intay lahaayeen yaan xagjir laydinku eedayn inay calmaaniyad dhexfariisteen?
@saidali5368
@saidali5368 Жыл бұрын
adiguna kuwaan kasoo jawaab. 1- alshabaab dadka ugu badan oo ay layso waa shacabka ee shacabku ma gaalaa. 2- alshabaab odayaashii baarlamaanka soo xulay way gaalaysiisay, kadib qaybna waa ay dishay qaybna shahaadada bay dib ugu qabay. hadaba: A- halka milyan ee doorashooyinka somaliland ka qayb gala sida odayaashaan oo kale ma u gaalaysiiseen. B- kuwii puntland maalin dhawayd 3 degmo ku dhaqnaa ee doorashada ka qayb galay ma gaalaysiiseen. C- somalida iyo muslimiinta kenya ee doorashadii kenya ka qayb galay ma gaalaysiiseen. D- malaayiintii farmaajo taageersanaa iyagana ma gaalaysiiseen E- malaayiinta dowladda federaalka ah taageersan ma gaalaysiisaan. 3- sida la ogyahay qofka ku biira wasaarad ama hayad dowladeed xataa haday ka shaqayso dhisidda wadooyinka ama manaahijta tacliimiga ah waad gaalaysiisan Hadaba: A- qofka dowladda ku biira iyo kan taageersan ma wada gaalaysiisaan hadaad kala reebtaan noo cadeeya sababtaad u kala duwanaysiiseen xukunkooda. B- hadii aad gaalaysiisaan shacabka wax doorta iyo kan dowladda taageersan, shacabkee aad u taqaanaan inuu muslim yahay. C- shacabka muslimiinta badankooda waa kuwa wax doorta iyo kuwo dowladaha taageera ee hadaad gaalaysiisaan idinka iyo jamaacatu takfiir maxaa idiin dhexeeya. Fadlan suaalahayga kasoo jawaab
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
20 sanno hadba nuuc loo jawaabayey dhaliil aan dhamaan, shekha madaxweyne halaga dhigo.!
@bakarimuya7020
@bakarimuya7020 Жыл бұрын
HHHHHHH KKKKKKKK
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
Dagaal yaa hogaamin kara meel ay dowladi ka jirto? Sidee loo aqbali karaa, in qaabaa'il la hubeeyo oo la dhaho, dhulkiina Alshaydaan ka xoraysta? Arrintani waxay hor seedaysaa, in reer walba ku doodo, meeshan dowladi ma xorayn ee annagaa xoraysanay.
@adansantur4677
@adansantur4677 Жыл бұрын
Culima ku sheega nagu warriyay qurbaha .
@mahamedtiibo3167
@mahamedtiibo3167 Жыл бұрын
Ina idiris geedkii wahaabiyadaada noo beereen ayaan mirihiisii soomali guraneysaa falaari gil gilasho kaama harto
@dahirxaji426
@dahirxaji426 Жыл бұрын
Waxaan baa Culimo sheeganaya Cimaamadda Afghanistan laga soo copy yeeyay buu noo keenay TUUGOOY WAR MUSLINLEY
@jjbashir2064
@jjbashir2064 Жыл бұрын
Odaygan caloosha weyn waa sheikh Benaale jajuus
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Xishoo
WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON
20:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 128 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Ururki al itixaad iyo Jadiidiyo 2 mas'alo ayay isku Qabteen 1991 Sh Xassaan
6:02
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 2,5 М.
Sheydhan Qorane Iyo C Raxmaan Beenaale Oo Sfcn Lo Karbaashe Sh Xassaan Abu Salmaan
15:07
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 83 М.