PRANK AN OGA XANAJIYAY KOKO || GURIGA KABAXA

  Рет қаралды 462,319

KOKO BULLE

KOKO BULLE

10 ай бұрын

Пікірлер: 491
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 ай бұрын
Koko Best Prank 😂Ever koko is not easy wllhi inta daawneyso ayakoo caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️
@abukarmohamedsiad7334
@abukarmohamedsiad7334 10 ай бұрын
Lagaa qaad
@FunnyBakedCustard-cm4bo
@FunnyBakedCustard-cm4bo 4 ай бұрын
Walaga qaaday
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 10 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏🏿♥
@sankasoomaliA
@sankasoomaliA 10 ай бұрын
Wan boqdey zxp❤
@nasronasab918
@nasronasab918 10 ай бұрын
Waan booqday sxb❤
@user-me7oo6lk8g
@user-me7oo6lk8g 10 ай бұрын
@loladaher9292
@loladaher9292 10 ай бұрын
​@@nasronasab918❤
@user-bz1ik8hr4i
@user-bz1ik8hr4i 6 ай бұрын
Wanboq day zxb
@NasroShire-ff3gu
@NasroShire-ff3gu 10 ай бұрын
Rer comment aan is cesheno koko wey ka xanaqdy ciyaarta titok ka socoto inta hda neh ha.uku kenina qof marku wax dhibsado in lga daaya roon gabdhan neh waa gabar wngsan oo wax baraty sumcaded hoos yaa lo dhigin kaftanka aan xad uyelno ani inta kabadan waan dawan wayay wlhi tagera saxa u ahy koko hda iku racdy hdlka like iisar wll tnx ❤ abyo waa ku jeclahy adne
@hayat-q8y
@hayat-q8y 10 ай бұрын
sumcad dil ma jirto koko iyo ceyda wey is ge'yaan WEYNA is jeclan karan lkn in sidan oo dhan logu mashqulo wa laga ficanhy also qofka ne wuxu dhibsado in laga daaya habon lkn somalida waxas we ugu baxda dadne views e ku rasadan sida adno iyo cideda adunka gabdhahoda nin lagu dhajiye u jecelyihin mar fatma mar amira waxas farxadoda waye😂lkn koko weyka duwan tahay waa gabar isku kalsoon wax baratey qimaheda views sisanen lkn waxa la raba ineysan waxas waxba u arkin ceyda walalkeda ine sidodi ahadan u kaftaman oo dadka warkoda dheg u dhigin Aya laga raba koko sistery jileca jooji cadi iska dhig
@basmamohamud546
@basmamohamud546 10 ай бұрын
​@@hayat-q8yhda koko baa laga hadlaye amiira iyo cideeda mxa meesha keenay waa qaldanthy is qabo hdl aan logu baahnen meesha ha keenin dadka noloshooda kuma jortid adigee
@TheRashka007
@TheRashka007 10 ай бұрын
Koko waxaad somali tustay wanaaga iyo in aad guri dad gob ah aad ka so jeedo my Allah protect you aamiin
@saynabelmi7849
@saynabelmi7849 10 ай бұрын
Team koko biyo kuuma kabanayaan Xasanow adkayso markaaga.😂😂
@user-sv6ec4nx7k
@user-sv6ec4nx7k 10 ай бұрын
Koko is respectful person keep going sister ❤ we love you sister 🥰🥰
@user-rg5sh7is8p
@user-rg5sh7is8p 10 ай бұрын
Macalimow fadiL buu jafay 😂😂😂😂😂shaydaaN Garleh Adiga weyaan kulaahaa
@A-ABDI-74
@A-ABDI-74 10 ай бұрын
Hazaazi legend waaye 😂😂prankigaan oo kale waa raadin jirey Sorry abaayo koko ❤
@maryanhuseen4625
@maryanhuseen4625 10 ай бұрын
Salalaahu cayhi wasalam
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 10 ай бұрын
​@@maryanhuseen4625 Meeshii nabiga lagu soodal qaado baa lagu saliyaa abaayo
@inaahmed3734
@inaahmed3734 10 ай бұрын
Inta soo ididey markey maqashey prank😂😂😂🙌
@hudacumar9294
@hudacumar9294 10 ай бұрын
😅
@user-uk5qq6rr2x
@user-uk5qq6rr2x 10 ай бұрын
Qof yahay caadi intaa iska dhigto dadka warkooda ka bax ee noo soo duub prnka adoo ku samaynaayo king cayda 😀
@imaannucmaan8663
@imaannucmaan8663 10 ай бұрын
Cunugta maskinta lugaha dhiiqo ugaline miyaa😂
@kuu617
@kuu617 10 ай бұрын
Wr kadaa😂😂😂
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 10 ай бұрын
koko miskiin waaye wllhi Alle haku dhaafo walaalo😢❤
@user-ck6ou8un8s
@user-ck6ou8un8s 10 ай бұрын
Kusali nabi muhamed scw ❤
@user-cc7ym5uz2i
@user-cc7ym5uz2i 3 ай бұрын
Scw❤
@abdirahmaanak9611
@abdirahmaanak9611 10 ай бұрын
Macalimo gar weynka Lee iga qabo😂😂😂 Wllhi waa funny 😁 😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 10 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please
@ZNOP_ZADIK
@ZNOP_ZADIK 10 ай бұрын
KZfaqrs ka ree malesi midpan ku bigadinaya wanna prank aan leysla ogeyn wxy zoo dayan oo really ah taa number one ayaad gashen🎉
@anzalmaxamuud
@anzalmaxamuud 10 ай бұрын
Sido kle ani xitaa wan aaminsanahay
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 10 ай бұрын
Allah is one☝️❤️🕋
@Ficanay.
@Ficanay. 10 ай бұрын
Allah is one ❤️
@Supr93
@Supr93 10 ай бұрын
The only 😢😂🎉well deserved for worthy players 🏆 and their 😢achievements fans have aren’t even you 😢guys have been 😂so a waiting game list for😅forgotten
@Nimcosharaf465
@Nimcosharaf465 10 ай бұрын
ALLAH IS ONE❤❤❤
@mohamedabdi197
@mohamedabdi197 10 ай бұрын
Asc
@mohamedabdi197
@mohamedabdi197 10 ай бұрын
Wll
@Nimcosharaf465
@Nimcosharaf465 10 ай бұрын
@@mohamedabdi197 wcs
@user-rg1dm2mb9o
@user-rg1dm2mb9o 10 ай бұрын
Koko alla ilahaw Mar uun Malaysia 🇲🇾 I gee isoo duceya walalayal
@FaadumoJamac-lc4nf
@FaadumoJamac-lc4nf 10 ай бұрын
Amazing 👏 koko bullee❤
@Asadhaajio27
@Asadhaajio27 10 ай бұрын
Trust our Prophet Tʜᴇ Bᴇsᴛ Pᴇʀsᴏɴ Eᴠᴇʀ Tʜᴇ Mᴏsᴛ Sʜɪɴᴇ Aʟʟ Cʀᴇᴀᴛᴇᴅ Pʀᴏ ᴘʜᴇᴛ Mᴜʜᴀᴍᴇᴛᴛ (ﷺ)♥♥ ❤
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 27 күн бұрын
Salaahu calayhii wasalim ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@XadaariCasayr-rp5xl
@XadaariCasayr-rp5xl 10 ай бұрын
KOKO WAA QOF WNGSAN WLLKED GAAR ULA BAXDAY SI AY HOWSHA U DESHISO😊😊
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 10 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)👍🕋❤️😢
@Yaasiinm
@Yaasiinm 10 ай бұрын
Scw scw scw 💞❤
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 10 ай бұрын
Scw❤
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 10 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiali4558
@abdiali4558 10 ай бұрын
SCW SCW SCW
@mahamadabdullahi4747
@mahamadabdullahi4747 10 ай бұрын
Scw❤❤❤
@khadaribraahim-qw8cr
@khadaribraahim-qw8cr 10 ай бұрын
Kusaliya nabiga scw scw scw ❤
@ruuncadey9068
@ruuncadey9068 10 ай бұрын
Team koko hadaa nahy waa inaan soo aar sanaaa😂❤
@nimohassan5877
@nimohassan5877 10 ай бұрын
Team Koko wainan arsana❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Micraaj-.1997
@Micraaj-.1997 10 ай бұрын
Waa inaa arsanaaa team koko bulle💜🔮🔮🔮🔮😉
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 10 ай бұрын
Koko Maskiin Wye Xishood Badan Masha Allah 🥰🥰🥰
@ayanahmednur5773
@ayanahmednur5773 10 ай бұрын
sorry koko wa qof dacad ah xerka martida taqano ❤❤
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 10 ай бұрын
Koko 300K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@haruunbey2203
@haruunbey2203 10 ай бұрын
Qurxuley 🥰 mnsha alllha koko wn KU jecelhy walshyda mcn ❤
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 10 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah ❤❤
@ikraamvlogs
@ikraamvlogs 10 ай бұрын
😂😂😂 wlhi hazazi waka baxsatay Koko respect person ❤❤❤
@mahamedaden1387
@mahamedaden1387 10 ай бұрын
@Kokobulle is respectfull girl machaallah keep going like this and i follow u because of ur respect and character ❤
@REAL_WARYA_
@REAL_WARYA_ 10 ай бұрын
18:23 ayaa waxaan ku qaadanay qaylo iyo sidan umaan malaynayn addunyo nabigeedi dhintay kkkkkkkkkkkkkk
@deeqoluul550
@deeqoluul550 10 ай бұрын
Hazaazi wuxu iso xasuusiyay ilmha mrkeee TV kuheshii wayan TV damiyan😂😂😂😂
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 10 ай бұрын
What a prank 😂😂😂😂❤❤❤🎉🎉🎉keep going koko🎉
@CabdulaahiYare-ld6yh
@CabdulaahiYare-ld6yh 10 ай бұрын
Faraxaa ijareynoyo kulahaa😅😊😂miskinwaye gabadhankadayan barangiga Koko niman arsanin❤❤
@suheercamash7024
@suheercamash7024 10 ай бұрын
Koko waxasoo pranka kadaya wad dalisene koko iska celi dhawda kasar camal bayba kaa furtenew😂😂😂
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 10 ай бұрын
Wallhi koko legenmad waye masha allah siday ucananaty walked ka helay 💯💯💯
@user-dr9kp5bx5b
@user-dr9kp5bx5b 10 ай бұрын
Team koko like sara❤😡
@tuney.cabdulahi.
@tuney.cabdulahi. 10 ай бұрын
Allaha is one ❤😊
@MunoMaanka-me4ti
@MunoMaanka-me4ti 10 ай бұрын
Allah is one😍😍☝☝☝
@user-hx9se2ke1p
@user-hx9se2ke1p 10 ай бұрын
😂😂 macalimo is not easy 😂
@aishaahmed8241
@aishaahmed8241 10 ай бұрын
Koko magaceeda kowsar inta ugu horeyso🤗🖐👋
@Nimciitaahmedmohamed
@Nimciitaahmedmohamed 10 ай бұрын
Team koko isn't easy ❤❤
@rahmadmahmoud3731
@rahmadmahmoud3731 10 ай бұрын
WALLHY COKO QOF SHARAF LEH WEYE😢😢
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 10 ай бұрын
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll
@NuradiinAdan-lq4jv
@NuradiinAdan-lq4jv 10 ай бұрын
Xasan guriga walaasha dhalinyaro ha keen lph waa iga talo
@sahrishsahrish
@sahrishsahrish 10 ай бұрын
Koko nosooga soo aar xasanow isga ayaa bilaaway ❤❤
@user-ip4sp2eu5h
@user-ip4sp2eu5h 10 ай бұрын
Ilmahan waldin fican aa soo tarbiyeyen mash allah
@shugriali1439
@shugriali1439 5 ай бұрын
Koko waaa jclhay waa very respected person Mash Allah xataa walakeed markay kusoo qeelqeelinaysay gudaha kaligiis gelisay ❤
@zuhuryusuf2412
@zuhuryusuf2412 10 ай бұрын
Koko apaa luuqada Englishka kasoo samee vedio welibah ado xmr joogo side ubaran karta ❤😊
@Ayan_Sharif
@Ayan_Sharif 10 ай бұрын
Masha allah kok❤❤ caruurta wadlid fiican sobarbariyey
@CabdiWeli67
@CabdiWeli67 28 күн бұрын
Wll mcn kusali xabiibi kena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🎉❤
@muscabhasansiciid213
@muscabhasansiciid213 10 ай бұрын
Koko ha iga dhibina waan taageeraa❤❤
@rahmam781
@rahmam781 10 ай бұрын
Team hasasi no hoos soo aarsada hee team koko 😂😂😂
@ibraahim89
@ibraahim89 10 ай бұрын
Anoo og inee jiliin tahy aa kuhestaa😂😂😅
@user-nk7qn2cn9q
@user-nk7qn2cn9q 10 ай бұрын
Alaah is one❤❤❤❤
@sumayosusu1546
@sumayosusu1546 10 ай бұрын
Team koko hadaa nahay wasoo arsanena😂😂😂
@Eduruus
@Eduruus 10 ай бұрын
Maah Maahyada Somalida Hal Ka Mid Ah Soo Qor " Dad Mawada Wanaajin Kartid, Ee Hawada Xumayn " .
@itsmecaatopio1068
@itsmecaatopio1068 10 ай бұрын
Koko is power💪😂
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 5 ай бұрын
Kokoyey walahi qabar sharaf leh iyo qimo badan aya tahay MashaAllah. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Allah-fans
@Allah-fans 10 ай бұрын
Kusali nabiga scw❤
@C.casiisMaxamed
@C.casiisMaxamed 10 ай бұрын
Scw
@user-dw2ph2tf2y
@user-dw2ph2tf2y 10 ай бұрын
Shey daan ger leh kulaahaa macalimow😂😂😂
@fooziyafawaza4526
@fooziyafawaza4526 10 ай бұрын
Allah is one☝️☝️☝️❤❤❤
@yusraabishar
@yusraabishar 10 ай бұрын
Macalimow sheydan garleh kulahaa😅😂😂😂
@abdallaabdirahmaan9091
@abdallaabdirahmaan9091 10 ай бұрын
Walahi kooko wa jeclahay gabar caqli badan qurux badan dabeecad leh inaa ku guursado ba raba mcaaney please ❤ 💋💋
@anzalmaxamuud
@anzalmaxamuud 10 ай бұрын
😂😂😂
@kingmaankaofficial219
@kingmaankaofficial219 10 ай бұрын
Waa ku salaamay koko iyo cayda
@abdullahihassanmohamed8091
@abdullahihassanmohamed8091 10 ай бұрын
Masha allah walashey mcn horey Usoco ❤❤❤dadka war kooda waxba ha u qawanin dadbaa xumaantada raadiyo ❤❤ ok horey Usoco
@abdullahihassanmohamed8091
@abdullahihassanmohamed8091 10 ай бұрын
300 ayaa no balan ah I.a
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 10 ай бұрын
300k coming soon koko bule i.a🤗👍
@SaabiriinClaahi-fi3tk
@SaabiriinClaahi-fi3tk 10 ай бұрын
Team koko xasan isdiyaar❤
@queen_riyaq
@queen_riyaq 10 ай бұрын
Qofkii oogu horeyeyy😂baan noqday
@IsmailMusa-qc9js
@IsmailMusa-qc9js 10 ай бұрын
Allah is one
@user-we8gl5qn5b
@user-we8gl5qn5b 10 ай бұрын
Koko kulaha fadil abowe misskinehed😂😂😂😂😂
@muhubourur4608
@muhubourur4608 10 ай бұрын
Koko qawarta KZfaq a uru jeclahay❤
@abdifatahjelle9103
@abdifatahjelle9103 10 ай бұрын
Big fan from Kenya 🇰🇪
@karamacadde4
@karamacadde4 10 ай бұрын
Koko dar Alle waaye wlhi ❤😂😂😅
@ashwaaq889
@ashwaaq889 10 ай бұрын
Keep going my sister
@user-um4hm7ip9z
@user-um4hm7ip9z 10 ай бұрын
Sheydaan gar leh kulahaa macalimoow😅😊😂
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 10 ай бұрын
She is respectful wlhi MashaAllah ❤️
@zakizurach
@zakizurach 10 ай бұрын
Koko kawsar ma'am last dhahaaaa😂😂😂😂
@ashwaaq889
@ashwaaq889 10 ай бұрын
Koko keep going every day soo gali please lasgo
@user-vp1xd1kv7m
@user-vp1xd1kv7m 10 ай бұрын
Koko like isaar waa codsi😊
@user-vp1xd1kv7m
@user-vp1xd1kv7m 10 ай бұрын
Masha allah Koko allaha ku xafido
@zamiirmuuseosman610
@zamiirmuuseosman610 10 ай бұрын
Kooko wake salamau❤
@katraabdullahi9241
@katraabdullahi9241 10 ай бұрын
Kokooo sorry abayo macan we love you so much xabibty❤❤❤❤
@xayiAhmad
@xayiAhmad 10 ай бұрын
Koko m.a wllnimada qimeheda waa taqana guni aa o bixisay wax ushektay sxbtinimo tanah wataqan ayaga wee ku ku dhel dhelen😂😂
@najibbMusic
@najibbMusic 10 ай бұрын
Team koko bule waa wax kale
@Nadia..mohamed655
@Nadia..mohamed655 10 ай бұрын
koko routinka maxa ku nacday😢😢😢
@cqaadiraxmeddheere7164
@cqaadiraxmeddheere7164 10 ай бұрын
Maclimow sheydaan gar leh adi waaye kulahaa😂
@craxmaansharafoow
@craxmaansharafoow 10 ай бұрын
Keep going koko bule xazaazi
@SacdiyoMuxudin11
@SacdiyoMuxudin11 10 ай бұрын
Xazazi lugahas hadad kusocotid alxamdulilah dheh😂😂😂
@naimasaed8725
@naimasaed8725 10 ай бұрын
Na maxa itustay waba isku naxe😂😂
@user-mk1if8sg5r
@user-mk1if8sg5r 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@sawdaacabdicali6961
@sawdaacabdicali6961 10 ай бұрын
😂😂😂
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-ro7ow2kj9x
@user-ro7ow2kj9x 10 ай бұрын
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 10 ай бұрын
Koko bulle keep going sister
@Shiino-bj7sc
@Shiino-bj7sc 10 ай бұрын
15:19 miskiin weeye koko😂😢❤
@Jackcadnaan-j8s
@Jackcadnaan-j8s 10 ай бұрын
Koko jaceylkaga ceydA iga wran xapiipti❤❤❤
@AbuukarHiloowlemaxamed
@AbuukarHiloowlemaxamed 10 ай бұрын
Garac😂
@KhaasimMoha-pw5tg
@KhaasimMoha-pw5tg 10 ай бұрын
Wlshee koko xanow cwa soo wax yeelay kne pranki woo ka weynyhy koko wee ku tashten falcelintda ayee firsanyen xasanow ka arso koko san ma yeeleno😂😂😂😢
@user-cw5gu6rg1q
@user-cw5gu6rg1q 10 ай бұрын
Koko we love you wlhi ilahey Haku xifdiyo abyo qalbi wngsn aatahee
@Miliondhaan
@Miliondhaan 10 ай бұрын
Cayda maka xanaqsantehe wiilkas waxay dadka ababushen ha ku nicin miskiin waaye
@Aniso671
@Aniso671 10 ай бұрын
Koko miiskiin soo aarso😢 ❤
@user-sj8nk6ub2w
@user-sj8nk6ub2w 10 ай бұрын
Aniguna wxn iska jecelhay Onan dhagaysto xasaasi iyo walaashiis walahi ..af Somaliiga ay ku hadlaan aan Ka helaa Sido kale ceyda as well 😅😅😅 halkan dhan intaasa u jooga Koko salaan sare abaayo adiga iyo walalka
@maryancali9757
@maryancali9757 10 ай бұрын
Xaleya nogibisay reer tiktokga usabab ah aarka haku dhagee 😂😂😂
@user-sj8nk6ub2w
@user-sj8nk6ub2w 10 ай бұрын
@@maryancali9757 Maya aniga tiktok ma isticmaali walalo ..dhalin yartan halkan uunban Ka fiirsha YouTubka..waan taageera balse ma ihi wiil Ku mashquula waxay qabtan . Waan taageera bas leee
@maashdore244
@maashdore244 10 ай бұрын
Koko cunagaan lugaha shine culay leh dulka dab deh😂
PRANK CUMEER KU SAMEEYE LACAGTEY KAA RABAAA TUUG YAHOW
15:18
KOKO BULLE
Рет қаралды 221 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
اتحدتني سارة استفز الناس في الشارع !! صارت مشكله !!!
25:49
Ghaith Marwan غيث مروان
Рет қаралды 2,2 МЛН
CEYDA KASOO DHEX SAAR QOFKII SOO SAARO KU GUULEYSO LACAG
18:22
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 723 М.
ABEERA DHUUSO BAABAB NOOGU DAARAY HHHH
8:15
Jack cadnaan
Рет қаралды 4,5 М.
ASAD OO NOO BOOTEEYAY SHEEH QOFKASTO IYO SIRTA UQARSOON
25:15
KOKO BULLE
Рет қаралды 373 М.
FAKE DHUUSO  AYAN KUBUFIYAY YA DHUSAY ANI MADHUSIN AA KADHACDAY
11:07
HA DHAQAAQIN 200DOLLAR QAADO ARIN XUN  AAN SAMEEYAY OMG
31:38
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 862 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН