PRANK HAZAAL O AY KA MASERTAY GABAR KAFI ABDI U LA,,,,,,,

  Рет қаралды 121,266

Kafi Abdi

Kafi Abdi

6 ай бұрын

Пікірлер: 218
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 6 ай бұрын
Jacalkii bay bananaka keentay dumarku aygoo wax jecl bay inkiraan shekadii xawa iyo adan 😢😢
@fatushxuseen2132
@fatushxuseen2132 6 ай бұрын
Waw tageero number one ku ahy kafi wx walbo od sogalisaa ima dhaafan guleeysta adi &hazalkaba❤
@user-bc4sg5kc9u
@user-bc4sg5kc9u 6 ай бұрын
kafi qalbi ku jcel Haku dhal dhelin ❤❤❤❤
@mounaosman1751
@mounaosman1751 6 ай бұрын
Haa wlhi haa ku dhedhelini
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 6 ай бұрын
Sorry hazal lkn abayo kafi waad jeceshay ee caadi isgdhi oo gacan qadka jooji 😂😂😂
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 6 ай бұрын
Azal weywaalantahay waana istustus waxeeda waana naagweeyn oraneeysa inyow inyow waawalantahay iskajir idana alaaha soohanuuniyo
@axmedcabdiqadir6774
@axmedcabdiqadir6774 6 ай бұрын
Kaafi wali Jacaylkii wuu Ku ciyaarayaa.
@user-tl6sn8ru9c
@user-tl6sn8ru9c 6 ай бұрын
Kafi majecli anigu san miya kadambeysi😂😂😂
@user-yk5it9cr2r
@user-yk5it9cr2r 6 ай бұрын
Kaàfi taliye saakuu daawano camera 📷 naga hormari😂sxp😅
@hibaaqxuseen3426
@hibaaqxuseen3426 6 ай бұрын
Hazaley mar walba waxaad tiraahdaa kafi majecli oo waa walaalkey isaguna mar walba pranki ayuu kugu sameeyaa si uu noo tuso waxa aad ku hadleysaa inaanu sax ahayn ee intaas inaad fahamto isku day
@ubahmalin4736
@ubahmalin4736 6 ай бұрын
Kaafi hazal haku ciyaarin gabadha wey kujeceshehee jacelkeda haku ciyaarin
@abshiramohamed6423
@abshiramohamed6423 6 ай бұрын
Oo Guri Geyso Allaah Ku Abuurtay Uga Baq Qof Islaam ah Hadaad Tahay Gabadhaan Sharafteda u Ilaali Hadad Rabto inuu ilaahy Ku ilaaliyo
@kowsarsaciido-xp4gt
@kowsarsaciido-xp4gt 6 ай бұрын
NAA nin ka katag ku bah dilaya is qiimeee abyo kubad buu ka dhig tay
@ShamsoMaxamud-be7ri
@ShamsoMaxamud-be7ri 6 ай бұрын
hasal waa teamkeyga jah maseerka 👸🏽❤️🫶🏻
@fatimaomar3552
@fatimaomar3552 6 ай бұрын
Hey lagu and hazal❤
@abshiramohamed6423
@abshiramohamed6423 6 ай бұрын
Waryaa Gabadhaan Walaashaa oo Sidaas Kuu Jecel Xalaaleyso
@user-pi3vr1bi8b
@user-pi3vr1bi8b 6 ай бұрын
kkkkkkkk was jilaa rasmi ah hazal waaw ha iska deyn hazal kaafi guurso
@worldssecret7855
@worldssecret7855 6 ай бұрын
Sotay lahayd wa walaalkay waxay maseerku😂😂
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 6 ай бұрын
Walal ilaali gabadha qalbigada inti hore aya ugu filan
@dulmar9139
@dulmar9139 6 ай бұрын
Bismilaah tanood guursataa kawbay kaagasiin way tuntay ma ilmoyar oo aydha shaybaa waa Video gan yaanay hooyodaa arkin😂😂😂
@sumadqaran
@sumadqaran 6 ай бұрын
Waa dhiman dhiman qoftu
@user-uj8ep5uf6n
@user-uj8ep5uf6n 6 ай бұрын
Kaafi is astur kul haaa adiga nin ma tihid miyaa mise ninkeeda baa thy ba isku waar ❤❤
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 6 ай бұрын
Hhhhhhh😂😂 my waa asxaab
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 6 ай бұрын
Jcylba kadhexeya😂
@maryanfarah9678
@maryanfarah9678 6 ай бұрын
Gabadhan haday ninka lajileyso prankiga waa caadi lkn hadaysan la ogayn meeshan waxba umayalo yaysan kuwalanin jacaylka kaafi ee haka fogato ninkan
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 6 ай бұрын
Wallaaahi warun sida weye ader runta anaga ushegayna tan yar
@fartuunbirimo1238
@fartuunbirimo1238 6 ай бұрын
Tankudhacde walee walikaa kamaso kab sanesit 😂 mida dharbaxa iyo feer walhi gacanta xanuunte maskinta😅
@user-vu9of2hg4g
@user-vu9of2hg4g 6 ай бұрын
Kuwasiba gabdhay isal ayhiin mashaala inaantni deeeegana
@azwaan-hussein
@azwaan-hussein 6 ай бұрын
Bal asaxaaaabeey 😅😅😅😅 inta hasaaaal tageeersan plz isooraaaca dumaashiday
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 ай бұрын
Waan taagersanaa laakiin waanba nacayaa sidey nacas u tahay ninka wey rabtaa hadana wey is ilmeysiinee
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 6 ай бұрын
Kafi Camera da markad damisen wixii dhacay ma noo soshegi kartaa dee hhhhhhh
@anfacshow9367
@anfacshow9367 6 ай бұрын
Kaafiyow walaalo waan kusalamayayoo balse prank kusamee Hazal 😂😂😂😂 sidan udhig: Hazal vs EXtaada hore challenge ahaan ugu dhig ee EXtaada koobkeeda uun cab😂😂😂
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 6 ай бұрын
Camera la dhiganayaa kadib prank miyaa🤣🤣🤣🤣
@user-fu8bp1oo5x
@user-fu8bp1oo5x 6 ай бұрын
Nin rageeed wle wad kakentayb wixiba😅😅😅
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 6 ай бұрын
Wlhy way jeceshahay qofka hadaad saa ku tahay waa loo sheegtaadee😂
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 6 ай бұрын
Way isjecelyihin wuna ogyaha, ee iyada ayu fiirinaya maserkeda
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 6 ай бұрын
Adkatay Allah ha sahlo hhhhhh
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 6 ай бұрын
Ani waxaan layaabanahay ninkan wayn eee surwaalka kadhacaayo ee intuu waxyar kor uqaado hadana sii daynaayo!!! Aayar muu sifiican uxidho!!? 2024 iyo surwaal siidhacaayo aa!!?? Waadanbaysaa e allah haku soo hanuuniyo!.
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 6 ай бұрын
Walalow gabadha ciyaarta kadaa
@KadroAhmed-bx4uo
@KadroAhmed-bx4uo 6 ай бұрын
Walaahy way iga indha adagtahay hassal
@ifrahhaji717
@ifrahhaji717 6 ай бұрын
Waxan waa maalayacni nin aan qabin ayaa jidhkeedii siduu rabo u taabanaya ilahay ka baq gabadheey
@dayless_funs
@dayless_funs 3 ай бұрын
Wuu mehersaday wll
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 6 ай бұрын
Gabadha prank kiga duubeysay wlh waxaa kamuuqatay gabar kartileh aamusnaanta wlh waa guul jah wlh baraankigaan waa cajiib. Waana gabar degan
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 6 ай бұрын
Lkn ma asturno rag ajnabina lajoogtaa qiimaha iyo sharafta waaa asturka intaas waxaa lakacaayo xijaab la aanta😢
@user-qd7uz9dc3s
@user-qd7uz9dc3s 5 ай бұрын
Aduunka wax kooban wye walalayal ilahay ka baqa ,caafimaadka aad haysataan yuu idiin sirin dhimashada ha halmamina.
@nuroabdi9826
@nuroabdi9826 6 ай бұрын
Hasaal hada way kadarty maser maha waxaasi ee waaa citiram daro kkkkkkkkkk
@FahmaMohamed-lp9ox
@FahmaMohamed-lp9ox 6 ай бұрын
Bisibkooy sowka wilkii dishay😂
@hasnajimale5517
@hasnajimale5517 6 ай бұрын
Maseer badanaa taas yaa guursan doono waaba gubeeysaa ninkii gursado war taas ka dhaqaaq waa doqon daraadeey laheeyd ma maseeyraayo hadduu gabar kale xiriir la sameeyo weey kashifantay beenteedi.
@samiaali8763
@samiaali8763 6 ай бұрын
Kafi waan leya hey inanta ka soqaad walaasha hoyada taad dhashey ama dhali doontid mar kaa cawaa qib xun ha u shaqeyn diyuus waxba mataro bahdilka jooji uma qalanto inantaa hazal
@hakimoali3794
@hakimoali3794 6 ай бұрын
Bismilaah hasal caadi ma aha
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 6 ай бұрын
Iyow kulaha ma carur baaa 😂😂😂😂😂
@fatumaali1463
@fatumaali1463 6 ай бұрын
Prank waa xaaraan hadana qofkii oo xaalada og ayey ku leeyihin ma oga 🤪🤪🤪🤪
@user-jh4vk3vw6f
@user-jh4vk3vw6f 6 ай бұрын
Horta inankani mxuu uga xaraabystaa inantn😅
@user-eh9gf8sn4p
@user-eh9gf8sn4p 5 ай бұрын
Hazal waan jecelahay ❤❤❤❤❤
@ilhaanahmed-cv1nm
@ilhaanahmed-cv1nm 6 ай бұрын
War inaader gabadha prank danbe haku samaynim
@Bilkheyr164
@Bilkheyr164 6 ай бұрын
Naag ku candhufayso oo hoyadaa wax kashegyso Hagerman wll
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 ай бұрын
Hazal majecli ma dhaheyno maseyrka wa maxay wali kaafi way jeceshahay maxee la oyasay caku nagaha jilec badana ninka ka ajnabiga ahna wa garacday jcyl isma qariyo wali wa jeceshahay kafi markas is gijineysa camerada horteda
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o 6 ай бұрын
War hasal guurso ama ciyarta kada gabadha
@hiboabdirashiidali664
@hiboabdirashiidali664 6 ай бұрын
Ax yaa jeclay
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 6 ай бұрын
Naagtu dhaqan xuma horta Akhas
@hanadimohamed3675
@hanadimohamed3675 6 ай бұрын
Waxu edabdarana candhuufbay kutuftay, bal hadu guursado maxay kusamayn kani waa doqon walaahi waabu qoslaya.
@umu2600
@umu2600 6 ай бұрын
Kkk waxasa masayra ah😊
@user-iw1lu5vs6n
@user-iw1lu5vs6n 6 ай бұрын
Wey ku jaceshahay
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 6 ай бұрын
Weykugusugte kkkkkkkkkkkkkkkk kugumacanaa kkkkkkk❤
@osmansalah2591
@osmansalah2591 4 ай бұрын
waloo kaafi nagtada way adklaxutahay😢
@user-br5uz5uu7d
@user-br5uz5uu7d 6 ай бұрын
Naa heedhe hda saas dhn ugu masereeso ma jcli mxd uledahay wdba jcshhy
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 6 ай бұрын
M.a gabadha mataban karti ledahay tnkle dhaqanxumada mj utahay dee
@Aloneboy-ex2vi
@Aloneboy-ex2vi 4 ай бұрын
Ninkan gabadha uu ku dheelay Mana guursanayo shaydaanka
@Ayaancusman-sq7lq
@Ayaancusman-sq7lq 6 ай бұрын
Marka maxa u dhahda hada mjecli 😂😂😂😂
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 6 ай бұрын
Kaafi ka daaah gabdhan prank kiga aad baad ugu bahdishaa sheeko kale ku badal ayna xanaaqeyn saaan ma fiicna waad naga bad badisay dee🤔🤔🤔🤔🙄🙄🙄
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 6 ай бұрын
Ka xaxabi e aboowe 😂😂
@fartahaajiali9173
@fartahaajiali9173 6 ай бұрын
Jacaylka garoowe waa feer iyo fara laab acuudi bilaahi 😂
@nafisocabdi8110
@nafisocabdi8110 6 ай бұрын
Wlahi si dhan ah uqoslay 😂😂😂😂 rer garowe romatic waa dagaal 😂😂
@ayanhassan5906
@ayanhassan5906 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 kal iyo laab ayaa uqoslay
@user-cm6yz7xo6m
@user-cm6yz7xo6m 6 ай бұрын
Nagato masara badana manaha lkn waxasi waa biila wajinimo inatu hadaya ku timado masidasada uu galilada hasaney sxp 😅
@abdikarinmohamed399
@abdikarinmohamed399 6 ай бұрын
Ala qof wax jacel isma qarin karo wlhi😢
@seynabfarah3212
@seynabfarah3212 6 ай бұрын
Tan garawe halagu celiyo
@fatuush1139
@fatuush1139 6 ай бұрын
Sida lojukeye 👏😂😂😂😂
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 6 ай бұрын
Noqon taan ehel myaanay Lahaina aaway dadkii dhalay waa qof nolosha u dufaysan waa waalantahay quraan ha la saaro ilaahay ceebteeda ha asturo
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 6 ай бұрын
War tani hadaad guri ugasho weey kuu dhamaataye ilaahoow na astur kaafiyoow godkaa ayaa biyo kuugu soo galeen sheekooy Kunacay waaba sheeko kalee Naseer xumaa gabadhu weeyba iga yaabsatay 😂😂😂lol
@sumadqaran
@sumadqaran 6 ай бұрын
Qof waa jug 😂
@Zeytun1
@Zeytun1 6 ай бұрын
Hadeyna rabin dee hashukan sede meydeyso ama cadeysato uba rabayee wa bila goaan gabadhu🤨
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 6 ай бұрын
they might as be married 😂
@brobinyamin7925
@brobinyamin7925 5 ай бұрын
Doqon muxu udhahaa😂
@SaidMahad-ld9bh
@SaidMahad-ld9bh 27 күн бұрын
Haha hasal sorry 😊
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 6 ай бұрын
Aaqir kaafi waxaadili doonta azaal because azal waa doqon
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 6 ай бұрын
Kaafi nin walan
@umu2600
@umu2600 6 ай бұрын
Waxan xasustay gabadh walalykay qabo kkkkkk
@shukriyahmoh3399
@shukriyahmoh3399 4 ай бұрын
Indha adeeg aqli yaraan isku darso waa dhib raga qaar gabdha ku shita meesha
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 6 ай бұрын
Wiilka. Wey. Dishey
@xamdiaxmed651
@xamdiaxmed651 6 ай бұрын
Goorme Live Soo Galeysin Oo Wixii Naga Dambeeye Naga Daba Geyneysan Taliye😂😂
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 6 ай бұрын
😂😂😂 warjicĺidaa hoyadaa lajanee
@user-hb1tz6ev6u
@user-hb1tz6ev6u 6 ай бұрын
Horta kan waxa duubay dumada bulugaha iskama badalo miyaa😂😂😊
@samsammaxamed8209
@samsammaxamed8209 6 ай бұрын
Oo yaaa kuu dirsaday
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 5 ай бұрын
Masayr kululaa
@nafisabashir9905
@nafisabashir9905 6 ай бұрын
Nat dad madhalin miyaa nin aan qawin ilaaline😂😂😂
@sumadqaran
@sumadqaran 6 ай бұрын
😂😂😂 waa waali caadiya
@nabiiladen3040
@nabiiladen3040 6 ай бұрын
Kafi nagahan qurqurxan intuu ka helee
@RaxmoXuseen-te7co
@RaxmoXuseen-te7co 6 ай бұрын
bisinka ma nola wiilku😂
@ubahomar8257
@ubahomar8257 6 ай бұрын
Naagtaan reer qabsado male miyaa maalin walba labahdilayo waa masayrtay uun baa laleeyahay ilaahoow tan ookale hakadhigin gabdhahayga
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 ай бұрын
Asagaa alifa waxaan lacagbaa lagu raadinayaa
@xamdacali4644
@xamdacali4644 6 ай бұрын
Waar inanta guurso Allahga kaqbo haka xaarbaysane anba faarha kaa qaada wllo
@mrazizi583
@mrazizi583 6 ай бұрын
Omg what de Heck😂😂😂!!
@ayaanbillan8634
@ayaanbillan8634 6 ай бұрын
Allah Taan Yaa Mindi Bila afah Ku bireeyah 😂😂😂😂
@nastexokhaliif4473
@nastexokhaliif4473 6 ай бұрын
Waligey wax kaa xasisan😂😂😂😂
@saaraali9688
@saaraali9688 6 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkk
@user-ds4uz5eg8w
@user-ds4uz5eg8w 6 ай бұрын
Kkk walh iga qoflisay😅
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 6 ай бұрын
Samiday xasisanida maxa karabta gabadha ninka wayjeceshehee😂😂😂 Maseekeda nocaas noqdaye
@AxlaamyasinMaxamed
@AxlaamyasinMaxamed 6 ай бұрын
Miskiin😂❤
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 6 ай бұрын
Ninkaan weyn surwaalka ka dhacaayo maxaa waaye
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 ай бұрын
Naa wiilka yeel waad jeceshahee
@halimamohamed415
@halimamohamed415 6 ай бұрын
Somalida waaba bila xigmad wax laysla ogyahay ayey run nooga dhigayaan
@user-pn7jp6ev7o
@user-pn7jp6ev7o 5 ай бұрын
Ilmo miya horta qoftan maxay la oysaa
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 6 ай бұрын
Wax la Isla ogyahay hadusan ahayn o heshis lagu yahay o u prank sax ah yahay hazal lagu sameyay farintaydu wexey kusocota hazal kafi Kuma jecla hadeysan wixina dhan prank ahayn 😢😢😢😢
@maria_abadallah8612
@maria_abadallah8612 6 ай бұрын
sax iney jeceshahay ayuu dadka kle tusinayaa asi qalbigiis bir toona uma haayo oo jeceel ah😢
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 6 ай бұрын
@@maria_abadallah8612 war sida isudhan oo inanta yar ciyarta kada doqon lajecladay hanoqone lenahay hadi la Isla ogyahay iyo hadi kaleba wa khalad waxan sifican bey ugashay wey garacday lkn
@user-tl6sn8ru9c
@user-tl6sn8ru9c 6 ай бұрын
Prunk le laoyse hada run lagadigo mxa sameyni lahet hazaley runta iska shek kafi majecli as dixi wilka bahdili marka mel wareysi fadithin hadana san ayas uoyneysa marka inas jeceahay iska qira abyo
@iqroabdiarab6646
@iqroabdiarab6646 6 ай бұрын
Please live sogala say wax ujiran noo shega😂😂😂
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 6 ай бұрын
Caadi nowalayan sowmaaha
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
: boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️❤❤❤ 👇😮🎉 ❤. 😢 😮.
@sadriali3431
@sadriali3431 6 ай бұрын
😂😂😂😂❤
@Amran-rp6vm
@Amran-rp6vm 6 ай бұрын
Hh sidkale
@quensamra7989
@quensamra7989 6 ай бұрын
Dhaqan xuma wuxu maxay ladagaalaysa oo candhufta la tufaysaa naa waxan ceeb weeye
@asturjama4500
@asturjama4500 6 ай бұрын
Prank ay iska og yihiin ban somalida ku nacay ruwayad caadi ah😂
@ahmednunow2717
@ahmednunow2717 6 ай бұрын
WA ujeda iney series thay maxa LA is LA ogyahay
@boqoradaogaden3346
@boqoradaogaden3346 6 ай бұрын
Wlhi kaan lislamaogen ana marqati kaahay
@amalaweys8084
@amalaweys8084 6 ай бұрын
masar badanaa😂
@boqoradaogaden3346
@boqoradaogaden3346 6 ай бұрын
@@amalaweys8084 marbo hadu jcl jiro maser wujira ayathaa ron nagtaa gacan mey uqathi😂😂lkni anii hadan ahani lahay lawathothabo wanjajawini lahay
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 6 ай бұрын
Islama oga 😂😂😂 Sota dharki dhigatay oo uu leyahay is astur😂
@abdirahmandiriye2562
@abdirahmandiriye2562 6 ай бұрын
Niyahow nin islan hadad tahy kafiyow gurso gabada
PRANK HAZZAL OO SIXUN U MASAYRTAY DAGAALKII ADUUNKA
14:08
Kafi Abdi
Рет қаралды 93 М.
Ugu Danbayn Hazal Oo Jacaylkeeda Sheegatay
23:37
Kafi Abdi
Рет қаралды 138 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 17 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 46 МЛН
marwo qadijo iyo ninkeedi oo laweydiyey dhaqan xumadi ay tiktok  ku sameyeen waxa ku kalifay
3:58
HAZAL OON AABAHEED KA DOONTAY MAXAAN KALA KULMAY
10:13
Kafi Abdi
Рет қаралды 84 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
Maxay Raga Somalidu Ku Doorteen Hablaha Marocco. Dood- Kulul
1:23:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 340 М.
PRANK AAN KA SHALAAYAY GUURKA WAAN KABAXAY SORRY HAZZAL BBE
13:17
貓咪 小鬼當家🎮🔫🚑 #aicat #shorts #cute
0:41
Cat Cat Cat
Рет қаралды 29 МЛН
ХОТЕЛ ПОТОПИТЬ ДЖЕКА, НО НЕ ВЫШЛО
0:51
Tasty Series
Рет қаралды 935 М.