PRANK: HOOYO MA IGU DHUUSTAY?

  Рет қаралды 191,455

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

3 жыл бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 1 500
@fathiali4949
@fathiali4949 3 жыл бұрын
Sacido chnlka gabadhada kgu arke wax kuu dirsade malahn😂😂😂😂😂
@freemeditation4577
@freemeditation4577 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@mahuraan646
@mahuraan646 3 жыл бұрын
Been maaha yaa kuu dirsade😂😂
@fathiali4949
@fathiali4949 3 жыл бұрын
@@mahuraan646 uqti ani dadka shaqadood magali😂ee dadka qaar aLahystaa😉
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 3 жыл бұрын
subscribe ii saar aam ku saaro
@fathiali4949
@fathiali4949 3 жыл бұрын
@@mostarofficial4631 hye wakusaray wll lkn ani uma bahni cozz wax vidioya ah soma galiyo mhdsanid
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Inta hooyo macan jecel like isaar❤
@salmaanpes1330
@salmaanpes1330 3 жыл бұрын
Zxb community iisaar mahadsanid
@salmaanpes1330
@salmaanpes1330 3 жыл бұрын
Hadaa bilaabay zxb waa qadar keyow fananka igarab qabo pro
@idilabdi9891
@idilabdi9891 3 жыл бұрын
Fartun you are funny wlhi
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 3 жыл бұрын
like iyo subscribe aan isku saarno ii saar aan ku saaro wllo
@bilanahmedhashi8262
@bilanahmedhashi8262 3 жыл бұрын
@@mostarofficial4631 waa jacelahay
@abdirahmangure815
@abdirahmangure815 3 жыл бұрын
😂😂 ''dhuuso dhib malaha lkn tan ani ha ila soo doonan'' funny wllhi
@shafieali3093
@shafieali3093 3 жыл бұрын
Ilaahow tan hadeey dhuuso tahay ikaduuji 😂😂 Ar hooyaaa 😂
@abdullahishosmanomar7758
@abdullahishosmanomar7758 3 жыл бұрын
Mom said "u need a treatment" Ur mom is hilarious🤣
@zahraidi
@zahraidi 3 жыл бұрын
Some like my mother u need to go hospital 🤣🤣🤣🤣
@rolaothman7700
@rolaothman7700 3 жыл бұрын
😂 😂 Manooli fartun cawa mama ila dawaneysay meel hotelan jognay oo qosolkena in laga yaabay aa nola wacay security hotelka 🤣tnx abayo😘
@mostafemohamed8388
@mostafemohamed8388 3 жыл бұрын
Ilhay ha ku daaayo 😂😂💜
@asmaciise9235
@asmaciise9235 3 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi cadi matihid
@hamzeabokor7456
@hamzeabokor7456 Ай бұрын
Wali jeelki mad ku jirtaan😂
@Safaricom_
@Safaricom_ 3 жыл бұрын
This prank deserves an Oscar 😂😂😂
@naxariisjano9296
@naxariisjano9296 2 жыл бұрын
Caawa saa uqoslay dariska xitaa waa iga yaa been famlly fany wlh say maa shaa alaaah
@awaalecasio2289
@awaalecasio2289 3 жыл бұрын
Prank jacayl lee meelo uga soo cararay inta ila midka aha like saara
@adnaahmed6499
@adnaahmed6499 3 жыл бұрын
Wlhi qosolkii iga baaqday maalmahaa naga maqneed hadaa helay hooyo waa wataa wlhi 😂😂😂😂😂anigoo happy ah aa caawa sexanaa Alx mahadsanid fartunee ogowna inaa wehel nootahay aniga iyo qaar kaloo badan love you abyo 😘😘😘
@saktabashier8414
@saktabashier8414 3 жыл бұрын
MashAllah. Your mom is hilarious. This prank video made my day. Thank you Fartune's mom.
@hoddy1368
@hoddy1368 3 жыл бұрын
She was like “I drank it like water “ “your ill “ and “you need treatment”
@iqrabaffo9731
@iqrabaffo9731 3 жыл бұрын
Fartuun hooyo funny ah ayd heesta ilaahey hakuu deesto 😂😂 ❤
@muna8855
@muna8855 3 жыл бұрын
😂🤣😂 Omg Funtun ur mom's hilarious u should do more videos with her I really enjoy listening to ur mom 🤍
@Edbashir
@Edbashir 3 жыл бұрын
Loving the classic intro 🔥
@fadumafaduma5376
@fadumafaduma5376 3 жыл бұрын
This girl she needs her own show.she is good
@ismahanyusuf595
@ismahanyusuf595 3 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣wlhi wa qoslay ilaahay hooyo ha xafido 🤣🤣🤣
@fahadyasin4944
@fahadyasin4944 3 жыл бұрын
Walaahi Mamadu Wa Qosol , Maxay Tidhi , Dhakhtar Tag kkkkkkkk
@briiney2102
@briiney2102 3 жыл бұрын
I thought that all Somali mothers are from the same school that's exactly what my mom would have said "acuudubillah girl go to the doctor calool xanuun baa qabtaa waa jirantahay" 😭😭😭😂😂😂😂😂😂
@nss4803
@nss4803 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@zuusan113
@zuusan113 3 жыл бұрын
Hell yeah hhh they are the same
@mariyasaamir8980
@mariyasaamir8980 3 жыл бұрын
Exactly 😂😂😂😂😂😂😂😂
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 3 жыл бұрын
😅😅😅
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 3 жыл бұрын
hooyadaa kadaa bahasha marka
@jamalsalah290
@jamalsalah290 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍😍🤣🤣🤣🤣😍😍fartun wallahay u are so funny I always like watch u video over and over but what u like about u you have very good relationships with u mom absolutely 💯so amazing keep going 💖
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 3 жыл бұрын
Mum said you need a quick Treatment 😂😂😂😂😂
@safiyamohamed8432
@safiyamohamed8432 3 жыл бұрын
Thanks fartun I really needed that laughter 😂😂😂best video 💞
@mohamedbaane3623
@mohamedbaane3623 3 жыл бұрын
Waa dhintey wllhi 🤣🤣 i subscribed since i watched the previous hooyo prank and still now🤣🤣🤣🤣🤣😂😂
@fartun4992
@fartun4992 3 жыл бұрын
2 wax iigu qosol badnaa 1. Illahow hadey dhuuso tahay i kaduud 2. Cabaarba kistoo aa iisoo deynee😂😂😂😂 Wlhi Fartun magaca kaliya kama sinine hooyoyaashana waa ka simanahay😂😂🥰
@maxamadslsaalax1086
@maxamadslsaalax1086 Жыл бұрын
Asc
@deqahussein9489
@deqahussein9489 3 жыл бұрын
😀fartun iyo hoyo 💓igaqoslisen wlh farxad warta idhin rajeynaa sis😍😍
@isnehajibriil8555
@isnehajibriil8555 3 жыл бұрын
😂😂😂 wax idindirsadey majirohoyadeeda hausheegina qandho wada afdhaadheer ♥️🔥🤣
@aaminacraxmaan8363
@aaminacraxmaan8363 3 жыл бұрын
🤣🤣
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 i don't know but i love you.
@isnehajibriil8555
@isnehajibriil8555 3 жыл бұрын
@@nastedave9842 🤣🤣🤣 waa sax waa wax afdhadher Intaas wax loodirsan ayee faraha kula jiraaan 😂
@amaalmaxamed917
@amaalmaxamed917 3 жыл бұрын
Wllhi intaan prank arkaayay waa kii iigu qolsolka badanaaaa wan dhamaysan waayay ilaaa aan mar kasta qosolka dhameesto mooyee allh feeraha 😂😂😂🤣🤣💯❤️
@fartunmohamed3683
@fartunmohamed3683 3 жыл бұрын
Omg..you guys made my day I swear
@roblehsabdi7785
@roblehsabdi7785 3 жыл бұрын
Thank you abaayo wlhi u made my day 😂
@hodanahmed24
@hodanahmed24 3 жыл бұрын
U make me laughing thanks I respect your mom💐🤗♥️
@user-qs6wu4yh2h
@user-qs6wu4yh2h 3 жыл бұрын
Imisa jeerbaan kusoo ceshtey i am dead 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭😭😭💔 wan ooyey wlhy ilaahaw hooyo daaa
@laylaaxmed5239
@laylaaxmed5239 2 жыл бұрын
Mashallah inantan way qurux badan tahay waana qof wanaagsan mashallah oo fur furan quruxdeeda daaqanaya mashallah waligay ma arg midabkeeda midab ka qurux badan mashallah dhalaal mashallah walaashay alle haku siiyo nin baari ah iyo awlaad baari ah😊
@ismailabdirahman2222
@ismailabdirahman2222 3 жыл бұрын
Your Hooyo it's like I can’t breathe this too much
@WIXII_CUSUB
@WIXII_CUSUB 3 жыл бұрын
😂😂😂 your mom is so nice hooyadey sheekada kuma kaftanto
@asmaaabdulqadir9482
@asmaaabdulqadir9482 3 жыл бұрын
walal fartun waku jeclahay hormar wacan❤❤🔥
@MohamedAbdi-wj1wd
@MohamedAbdi-wj1wd 3 жыл бұрын
Bless your hooyo..she is a joker walahi..reminds me of my own mother.sadly mine passed away 2 years ago.cherish her abaayo
@Simple_Recipes05
@Simple_Recipes05 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto
@abdillahishow6114
@abdillahishow6114 3 жыл бұрын
Aaamiin
@abdirashidmohamed4420
@abdirashidmohamed4420 3 жыл бұрын
She in janaah bro 💗
@halimamohamed5873
@halimamohamed5873 2 жыл бұрын
Me too 😩😩😩😩🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@miski3730
@miski3730 3 жыл бұрын
My stomach hurts from laughing so hard 😂
@cutiepie9536
@cutiepie9536 3 жыл бұрын
I really like the pranks that you do to your mother it's hilarious 🤣😂😂😂🤣🤣
@iamsavage2375
@iamsavage2375 3 жыл бұрын
Iwanna try this on my mom wlhi 🤣🤣🤣she is gonna kick me out of the house she hates smell her nose is too sensitive
@adhi_cademedia5786
@adhi_cademedia5786 3 жыл бұрын
This is a natural Comedy Hahaha we love U fartun from Australia Melbourne
@somalishow5922
@somalishow5922 3 жыл бұрын
I love u mamy and she smart gold bless
@luulno1
@luulno1 3 жыл бұрын
Wallahi I’m on the floor dying I can’t
@shamsoabukar3659
@shamsoabukar3659 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@simraanmahmood7080
@simraanmahmood7080 3 жыл бұрын
Omg 😂😂😂 wan fuuray wlhi Fartun umadeena matihid🤣🤣🤣
@baastocadey9951
@baastocadey9951 3 жыл бұрын
Fartuun wllhi this prank so funny but we love our moms😂😂
@saacidkbb2635
@saacidkbb2635 3 жыл бұрын
Walahi l was laughing 30 minutes l like that thanks 🙏
@ayanabdihassan8170
@ayanabdihassan8170 3 жыл бұрын
Fartuun umadeena maaha whi waa fuuray saa u qoslayay 🤣🤣
@Yahhyea4
@Yahhyea4 3 жыл бұрын
3:21 hooyo she said ""ha ila soo doonan💨""😂😂😂
@kawsarcumar8342
@kawsarcumar8342 3 жыл бұрын
Wlhi qosolkiiba iga dhamaday fartun you’re so funny wlhi😂❤️🙏
@karaamabdalla5290
@karaamabdalla5290 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣waa dhuso yaaaab leh wlhi wey iga qoslisay mamada 💞
@umucabdallacazaam1704
@umucabdallacazaam1704 3 жыл бұрын
Inan wali wadid 🤣🤣🤣 Waa dhuuso yaab leh 🤣🤣 Astaqfuruallh si xun u qoslay🤣🤣🤣
@paultwocock5421
@paultwocock5421 3 жыл бұрын
8:40 masasaa kaa soo dhacaayo 😂😂😂
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 “ mabaxeyso xita” mama you’re funny. “Makujiri kaari aniga”🤣🤣🤣🤣🤣
@fiifii8276
@fiifii8276 3 жыл бұрын
New word for ma dhuustay (MA HADASHAY)😂😂😂😂
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@cabaascabdicali3967
@cabaascabdicali3967 3 жыл бұрын
For ever prank saas ugu ma qoslin you so funny wlhu
@lulnur1150
@lulnur1150 3 жыл бұрын
Adaa uga helay prankigan fartuun iyo hoyadeed😂🤸‍♀️😂🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️😂
@rahaabdi4051
@rahaabdi4051 3 жыл бұрын
you hooyo's funny wllhi , bless her
@israalbatross1048
@israalbatross1048 3 жыл бұрын
Prank inta jecel😂❤️❤️❤️
@hanadb1752
@hanadb1752 3 жыл бұрын
Yooo I'm the first one c'mon gang gang 💪🏾
@maryanmohamud3443
@maryanmohamud3443 3 жыл бұрын
Axsaan iisamee marba aarya ha"iisoo deyne iga bax kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣
@fathiquen3718
@fathiquen3718 3 жыл бұрын
Wlhi sida uqoslaye neefta igu dhaftay prank hooyo ku sameyso ad ban ugu qosla maamo funny wye allha ku xafido hoyo abayo 😍
@nimco2891
@nimco2891 3 жыл бұрын
Walhi waan ooyey😂😂mamo so funny walhi
@umucabdallacazaam1704
@umucabdallacazaam1704 3 жыл бұрын
Biyo cml ucabay M.a your mom so funny I love her🥰😘
@fathaomer3896
@fathaomer3896 3 жыл бұрын
I love Fartuun and her mom ❤️❤️❤️sixun baan u qoslay 😂😂😂😂
@kawsarinanatashanuur2327
@kawsarinanatashanuur2327 3 жыл бұрын
Masha Allah fartun adiga iyo hooyo farxad ku noladah masha Allah wll mcn ilahy haku dayoh hooyo mcn
@sayid-alimukhtar4797
@sayid-alimukhtar4797 3 жыл бұрын
4:49 Tan hadey kaasoo baxday waa jiran thy wlh Maamada funny waaye wlh 🥰👇
@abdihakim4634
@abdihakim4634 3 жыл бұрын
video-gaba intanan furin ayan title-ka ku qoslay wllhy 😂😂😂
@saciidxuseen5584
@saciidxuseen5584 3 жыл бұрын
Fartuun umadeena ma tihid dhawaaq xataa ma leheen kulahaaa 🤣🤣🤣🤣 HOOYO SACIIDO IGU SALAAN FARTUUN PLZ WAA JIRAN THY IS DAAWEEE🤣🤣🤣🤣
@pictureperfect7476
@pictureperfect7476 3 жыл бұрын
AXAAD WALBO, PRUNE JUICE CAB ! IM goneeeee looooooool
@fahimadaud6054
@fahimadaud6054 3 жыл бұрын
😂😂😂wlhi today I laugh in my heart thank you
@odeyfaysal1698
@odeyfaysal1698 3 жыл бұрын
Wlll waa ku tageera ❤️❤️🙏🙏🙏
@ubahey
@ubahey 3 жыл бұрын
Who you make me laugh so hard, I was crying,🤣🤣🤣
@suubansamatar8679
@suubansamatar8679 3 жыл бұрын
Walaahi you and your mum are funny iga baxa caloosha kajiranthy 😂😂😂 faraxada Allah idiin siyaadsho anigana iisooo duceya hal ilmo aan dhaley inuu ilaah iisoo hanuunuiyo
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 3 жыл бұрын
Dhuso iyo qosol isku darsamey kulaha fartun so funny 🤣 😆 mamo macn allaha dhowro
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 жыл бұрын
Ha ila sodonanin tan Hooyo ha ilasodonanin kulahaa 😂😂
@nagiibafarhan5213
@nagiibafarhan5213 3 жыл бұрын
Mamada funnyga darted ayn subscripeta ku saaray wlhi Long live mom💋
@abdullabdulla0544
@abdullabdulla0544 3 жыл бұрын
So funny hhhhhhh funny wye mamadha wlhi zaid uquslay keep going sizo and her mum
@zahraali414
@zahraali414 3 жыл бұрын
This is the funniest prank i ever watched 🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣
@maxamadslsaalax1086
@maxamadslsaalax1086 Жыл бұрын
Asc
@ruunraha1631
@ruunraha1631 3 жыл бұрын
Alaab berkaaa qosolaa igudiishaay😂😂😂😂 wale fartun funy tahy
@ikraanmohamed2561
@ikraanmohamed2561 3 жыл бұрын
Mama she is funny 😀😀😀😀fartuunteyda u make my day
@samatarmoha3582
@samatarmoha3582 3 жыл бұрын
Ha ila soo donan kula mamaDa halayku salamoH😂♥️♥️
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 3 жыл бұрын
Beerka walaahi sidaan u qosolay baryahaa uma qoslin thank you. 😂😂😂😂
@zuhuurgacal1263
@zuhuurgacal1263 3 жыл бұрын
“İlaahow hadi tan dhuusa tahay i kaduuuji “ wlh qosal la suuxay caawa fartuuun wa imaatixan lkn mamada wa funny 😁
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 жыл бұрын
Waw Masha allh Maamada Fani waaye Allow Hooyo Noo Xafid
@Lailaahmed84
@Lailaahmed84 3 жыл бұрын
Your Mom she’s so funnnnny 😂😂😂😂😂I love her waalahi manshaallah.calosha iiskasarkuuteh 😂😂😂😂😂.Please mention name’s ,Laila i watch all your videos and give my saalan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 3 жыл бұрын
I like ur intro song wlhi and am first today
@aishakhalif6841
@aishakhalif6841 3 жыл бұрын
I thought I would be the first one but it's already late anyways i missed you fartuney
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 жыл бұрын
Miss you too abaayo and thank you for watching
@naimaabdi675
@naimaabdi675 3 жыл бұрын
Wa dusa yaab leh kulaha😂😂😂🤣🤣ur mom is funny af....m.a
@barisresmii1021
@barisresmii1021 2 жыл бұрын
Omg is so funny keep going sister 😂😂😂
@manchesterunited1980
@manchesterunited1980 3 жыл бұрын
Hoyo said “waan Cunay” 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maryanmaslah2325
@maryanmaslah2325 3 жыл бұрын
Walahi qosal darti naqaska igu dhagay hooyo she so funny ❤💯
@haya7030
@haya7030 3 жыл бұрын
I don’t know how you kept a straight face 😂😂😂😂😂😂
@coolguyibroos290
@coolguyibroos290 3 жыл бұрын
Her reaction I can't stop laughing 😂😂😂
@aishamohamud7747
@aishamohamud7747 3 жыл бұрын
Qofki ugu horeyey 😂
@Hamda2020
@Hamda2020 3 жыл бұрын
Am dead walahi your mom is hilarious 😂 🤣🤣🤣🤣
@nafisaali7065
@nafisaali7065 3 жыл бұрын
Qosol iguma harin sis hoyo wa funny mac mac isii😘😘
@ilhaanali1333
@ilhaanali1333 3 жыл бұрын
Wlhi waa fuury hooyo funny wye😂😂❤️❤️
@barcafans1007
@barcafans1007 3 жыл бұрын
ALLAHAYOW HOYOYINKEENA INO DHAF ALLAHUMA AMIN YA RABI ANI HOYO MA QABI ALLE HA U NAXARISTO ALHALDOULILLAH NICMATAL ISLAM
@saedmohamed8608
@saedmohamed8608 3 жыл бұрын
Hooyo: wa 💨💨 yaab leh😂😂😂tii💨 la garanayey wa dhaaftay
@deeqoali179
@deeqoali179 3 жыл бұрын
Hhhhh
@Ahlam-rw4hh
@Ahlam-rw4hh 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@mulkiahmed1979
@mulkiahmed1979 3 жыл бұрын
alla hooyo mcn allaha ku dhaafo waa cabay kulaha wlhi manooli ee dhaqtar tak fartuuney
@sacdiyomoalin7064
@sacdiyomoalin7064 3 жыл бұрын
Masha Allah, hooyada Caadi Ma aha Ciyaal Xamar Caadi ah waaye. Qosol la oyey walaahi, Caadi Ma aheen video gan.
@haniboqorto9410
@haniboqorto9410 3 жыл бұрын
Hhhhh heyla so donana kulahaa wlhy mamada waaa 😄 funny
PRANK  HOOYO KA YAABIYAY
12:26
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 98 М.
PRANK: HOOYO AFKAA CUNTO IGU SISAA
12:33
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 175 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 37 МЛН
PRANK: UUR BADANIDAA!
17:07
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 180 М.
PRANK: HOOYO FANAAN BAA RABAA INAAN NOQDO
12:01
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 248 М.
PRANK: HOOYO ANIGU MA JECLI MIDIBKA MADOOW
13:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 160 М.
PRANK: NINKA WAA LAGUU HAYNI
16:27
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 162 М.
ILA TALI: XAAJIGA LACAG KA XADAA
10:46
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 32 М.
PRANK: QOSOL AH
16:03
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 78 М.
PRANK: SHUKAANSI CUSUB
19:43
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 138 М.
PRANK DAGAAL ISKU BADALEY OO AAN FARTUUN KU SAMEYNEYNEY “ EMOTIONAL “
17:59
NINKA NIGERIANKA AH INAAN BURQO KU HELO BAA RABAY
15:05
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 172 М.
LACAGTII HOOYO BAA KUSO CIYAARAY
23:02
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 240 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН