PUBLIC PRANK IN MUQDISHO

  Рет қаралды 138,633

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

3 жыл бұрын

HADAAD KA HESHAY MUUQALKAN 👇👇👇👇👇
Hana ka ilaawin Subscribe 🚨🚨🚨🚨
Camera da waa khaalid ck
/ khalid__ck
WIXii FIKir AH WAxaad NOogu SOo GUdbin KarTaa
Instagram 👇👇👇
Abdala jamaal
/ abdalajamaall
ayto azonto
/ aidrous_mo
khaalid ck
/ khalid__ck

Пікірлер: 1 100
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 3 жыл бұрын
Hadaad reer somaliland tahay gobtu isma dhaaftee.🙋‍♂️ 👇
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 3 жыл бұрын
Yaa kuydhi wey isdhaaftaa😀😀.adeer.
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@hoodohazzan145
@hoodohazzan145 3 жыл бұрын
Y3z
@hipohupthi1232
@hipohupthi1232 3 жыл бұрын
Waan joognaa pea😘😘😅😅
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Sababta fanka uga baxday fananadena halkan kaso daawo waxbadan ka ogow subscribe saar like walaleheyga kzfaq.info/get/bejne/reBngpaIzty8Yqc.html
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Noloshu Idinma Xumayso Brothers
@kooshdul
@kooshdul 3 жыл бұрын
Silsilada Dadka Dunida || Qaybta 2 aad kzfaq.info/get/bejne/qpOmoJSdp5PPcYE.html Silsilada Dadka Dunida || Qaybta 2 aad kzfaq.info/get/bejne/qpOmoJSdp5PPcYE.html Silsilada Dadka Dunida || Qaybta 2 aad kzfaq.info/get/bejne/qpOmoJSdp5PPcYE.html
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kanalkeyga channelkeyga
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 3 жыл бұрын
War ma ninkii balbalaarku 7da wareeg kagashayba 😂
@abdikariimmulley2162
@abdikariimmulley2162 3 жыл бұрын
Prother
@luqmaanjaamac2335
@luqmaanjaamac2335 3 жыл бұрын
Hello
@QOSOL23
@QOSOL23 3 жыл бұрын
Wllhi la isma caasiyee Camera 100% Editor 100% Director 100% Prank 100% Keep going pr0 from Gabiley
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@ismaciilfaarax8289
@ismaciilfaarax8289 3 жыл бұрын
Xaqiiq
@SalaamaHotel
@SalaamaHotel 4 ай бұрын
😅😅😅
@sabrinaafrica8082
@sabrinaafrica8082 3 жыл бұрын
Masha Allah reer muqdisho wlhi waa dad dun xariira leh alle haydin daayo walaladeen from hargeisa Somaliland
@apdi_fatah_zaamofficial1710
@apdi_fatah_zaamofficial1710 3 жыл бұрын
wlaaashyda kal iyo laab ayaa kaa ku dooney masejkaada inooolow💯🇸🇴💯🇸🇴💯
@aaminamohamed4932
@aaminamohamed4932 3 жыл бұрын
Sharaf kunolow boqortooyo mahadsanid
@apdi_fatah_zaamofficial1710
@apdi_fatah_zaamofficial1710 3 жыл бұрын
QOF WALBAA SOMALI XUR UYHY WAAD INOOO IMAAN KARTAAN 💯💯🇸🇴💯💯💯
@sacdiyaadontiialle5402
@sacdiyaadontiialle5402 3 жыл бұрын
Sidoo kale sabriina sidoo kale waad sharfantahy🇸🇴
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 3 жыл бұрын
Nolow wll
@guledyare7119
@guledyare7119 3 жыл бұрын
I love Mogadisho❤💯 magaalo horumar ku socota wan so arki doona insha allah muqdhisho waa dadka ugu qalbiga wanagsan somaali mohamed❤ From hargeisa cadey
@luqmaancade956
@luqmaancade956 3 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@guledyare7119
@guledyare7119 3 жыл бұрын
@@luqmaancade956 aboowe dheh bro😂
@ikransaed3314
@ikransaed3314 3 жыл бұрын
😂😂😂😂aabayo guled yasiinow
@guledyare7119
@guledyare7119 3 жыл бұрын
@@ikransaed3314 😂😂 ma garanayo meshan abaayo uu ka keenay sxpkay abaayo mcn😂 Vaarta igadaa aduna G🌳❤
@hamzikvlogs4700
@hamzikvlogs4700 3 жыл бұрын
I can’t wait public prank mogdhiso people I’m living in turki specially istabul I love you 💕 reer mogdhisho i come from hargiesa Cadey 🥳
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@ayaanbadan8782
@ayaanbadan8782 3 жыл бұрын
😂😂😂 🇹🇷 turkey goormad tagtay wllo
@sharmarkey.5165
@sharmarkey.5165 3 жыл бұрын
Weey wad is shideysaa hamsoow 🇹🇷😂😂
@guletmoh8034
@guletmoh8034 3 жыл бұрын
Hhh inglishkuun kufsiga ka dhaaf
@shankaroonahmed9213
@shankaroonahmed9213 3 жыл бұрын
@@guletmoh8034 🤣🤣🤣
@xamdaabdinasir4121
@xamdaabdinasir4121 3 жыл бұрын
Hadan reer Somaliland ahay reer muqdizho aadban ujeclay wa dad Qalbi wnkzn ilhy hadeeya dhibka ilhy haka dhaafe ilove muqdisho❤❤❤
@iloveuallah8889
@iloveuallah8889 3 жыл бұрын
Hhh dadku wey idin aqoonsanayan markaaba inaad reer waqooyi tihiiNe lahjada yar badaLa dee culimo faro kahadalkaNa daaya gaarbaynu uleenahe😆 Sida kale top baad TihiiN nio reer muqdisho wan idin salaamaY froM hargeisa cadeY🙌
@qaaliali4741
@qaaliali4741 3 жыл бұрын
Wax usheg yaaqey😂😂😂😂😂
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 3 жыл бұрын
Ree muqdisho iyo ree hargeysa jijigan idinka so salamaya🤣✋💯❤v
@heliodorberyl9558
@heliodorberyl9558 3 жыл бұрын
Hada reer Muqdisho Cadey tahay is muuji 💙🤍💙 Idin Jeclahay Xamar-cadeey🇸🇴😍❤️
@kariimck9898
@kariimck9898 3 жыл бұрын
Markaa arkay Prank iyo Rer Moqdisho wn So Cararay Waayo Wax Adagaba Siday isu Fahmaan Like inta ila Midka AH viva rer #Moqdisho from #hargaysa
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@hoodohazzan145
@hoodohazzan145 3 жыл бұрын
Hhh iZma vHmayAn
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Af maay laguma halaayo waala fahmaa lahjad walbo leysma gaadi karo 🤣🤣
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 3 жыл бұрын
Ismujiya reer xamar ♥️✌🏻🥀
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@fiifaofficial5606
@fiifaofficial5606 3 жыл бұрын
Hadaad reer somliland lantahay is muuji gobtu isma dhaafte 👇
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@hoodohazzan145
@hoodohazzan145 3 жыл бұрын
Hy3 zHp
@hoodohazzan145
@hoodohazzan145 3 жыл бұрын
Hy3 zHp
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Sababta fanka uga baxday fananadena halkan kaso daawo waxbadan ka ogow subscribe saar like walaleheyga kzfaq.info/get/bejne/reBngpaIzty8Yqc.html
@guletmoh8034
@guletmoh8034 3 жыл бұрын
Haplaha muqdisho wlhi idin jeclaheY from hargeisaH 😘😘😘
@bahjaloveali6836
@bahjaloveali6836 3 жыл бұрын
Sidokle inamada hargesa♥️
@guletmoh8034
@guletmoh8034 3 жыл бұрын
@@bahjaloveali6836 😘
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@najuumezza3728
@najuumezza3728 3 жыл бұрын
Xbbi Anaguna wan Ku jecel nahy❤😘
@almazumeer5207
@almazumeer5207 3 жыл бұрын
Ku jclnhy anagana💙💙💙
@Films557
@Films557 3 жыл бұрын
Wllhi waa malintii iigu horraysay een faallo idinka bixiyo waxaan idiin qirayaa in aad pranks-ka Somali ugu sidataan♥️ #salam from #borama #somaliland
@akaafikc5047
@akaafikc5047 3 жыл бұрын
Hadaad reer mogdisho tahay gobtu isma dhaafto🇸🇴✔ 👇 Black ka dhig
@selmaadens9721
@selmaadens9721 3 жыл бұрын
Muqdisho cadeey waan ku dhashay xuduntaydaa ku duugan from hargeisa love u Wallahi muqdisho
@maryanhareed6863
@maryanhareed6863 3 жыл бұрын
From Hiraan 🇸🇴 . Rer hiran gacanta taaag ❤️
@QOSOL23
@QOSOL23 3 жыл бұрын
بسم الله توكلت علي الله 😭😭😭 Wllhi wn qiirooday mnsha allah wiilka
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 3 жыл бұрын
Brank caqiiba leh 😂. Rer muqdisho waa dun xariira walee❤
@g4fdjofficial904
@g4fdjofficial904 3 жыл бұрын
Reer Muqdisho waa dacad ❤️❤️
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kanalkeyga channelkeyga
@queenamula5385
@queenamula5385 3 жыл бұрын
Rer xamar dad qalbi fcn ❤️🦋
@maandeeq2246
@maandeeq2246 3 жыл бұрын
4:30 wlh waanin rageed😍😍😍😍xaqa waliga ku adkoow reer muqdisho💪
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@husseinofficialchanel9464
@husseinofficialchanel9464 3 жыл бұрын
Reer muqdisho wllhi waa nasab allow nabad yeel❤❤
@agedow
@agedow 3 жыл бұрын
Look at this City how pretty it's Casimada dalka 😍
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 жыл бұрын
War adigan ku tawnay mr geedow
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
From hargeiza Somaliland Waan idin tagera abdala jamal And aydaruz azonto
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
4:22 “ibaadho” waa nin daacad ah 😊 5:23 ninkaasi wuu xanaaqay markuu cabdalle yidhi “ma lihi telephonka” 😡 5:52 abboo raali ahow baa ka dambaysay 😂 7:41 Msha Allah waa Alle ka cabsi badan 👍
@amalsalah7064
@amalsalah7064 3 жыл бұрын
Hhhhh rer moqdisho dad funny wn idin jeclhay from hargeisa😍
@hafsayar6898
@hafsayar6898 3 жыл бұрын
6:12 Kissing His Head Means Respect Well Done Azzonto 🙏❤️
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 3 жыл бұрын
Waa dad qalbi wacan reer muqdisho mnshalah
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Qodhiin Iyo Xeradiin Rer MuqdisHoy Hadaa Gob TiHiiN GABADHAA HALAYSOO RAADSHO 8:00☝️🇸🇴 From Hargeisa Adeyy
@nasraapikadir849
@nasraapikadir849 3 жыл бұрын
Reer muqdisho Gaagabn oyoyooo😂😂
@adnaabdilahi4748
@adnaabdilahi4748 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 inamadii rag dhaadheer bay ku dhex noqdeen
@bashirabdi1651
@bashirabdi1651 3 жыл бұрын
Ayaga maxa daba dhigay kuwa gaagaaban mey kuwa dhadheer raadsadan🤣🤣🤣
@nasraapikadir849
@nasraapikadir849 3 жыл бұрын
@@bashirabdi1651 maye iyaga sidaa izkaga dhazhy😂😂
@nasraapikadir849
@nasraapikadir849 3 жыл бұрын
@Apdi_rahman moha Alle ku beegY👊👊
@nasraapikadir849
@nasraapikadir849 3 жыл бұрын
Waa adi iyo fikirkaaga👊😂😂
@sulea8160
@sulea8160 3 жыл бұрын
PLEASE MOREEEEEE PRANKS. Love from London. Together you are Magic guys❤ Waad iga qoslisaan
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 3 жыл бұрын
War rer muqdisho maqal majira wiilasha iyago faraxsan xaafadoda haku laabtan halo kala kiciyo from rer muqdisho ✌️✌️❤️✌️✌️✌️
@Yuusuf_M_Y
@Yuusuf_M_Y 3 жыл бұрын
Another level editing ❤
@dayaxdalnuurshe5661
@dayaxdalnuurshe5661 3 жыл бұрын
Keep going Brothers wan idiin jecelahay❤
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@shafieosmanali4005
@shafieosmanali4005 3 жыл бұрын
Wllhi vidiogooda tayadiisa ayaanba ka helay inta aan wax walbo lagaarin😍
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
4:34 Ninka Caloosha Weyn ee Hor Maraya Ee Shaadhka Xidhan Waa Aniga Asxaabtaay🥰🥰🥰waan Faraxsanahay maanta Video Ayaa Iska dhex Arkayba Hayaay Waar Thanks Cabdale Jamaal Iyo Caydaruus😂
@ifraxdahir6742
@ifraxdahir6742 3 жыл бұрын
Calooshada weyn wabad shegtee bidartana mxd u sheegi weyday si fcn halagu aqoonsade😂😂😂
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@samiirashariif6571
@samiirashariif6571 3 жыл бұрын
Ifrah 🤣🤣🤣🤣
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
adna ma muqdishaad dhex fadhida oo aad meelaha ka caayi jirtay kkkkk dantu ma ku keentay
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
ifrax Dahir 😂😂😂😂😂 kaftankana Run Mood Like Ku raadsanayaaye😂
@abdifatahmoh8505
@abdifatahmoh8505 3 жыл бұрын
Another level guys keep UP❤
@Dayaxofficial
@Dayaxofficial 3 жыл бұрын
abdala jamaal and aydaruus Mohamed Keep going 🙏🙏👑
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@h3r0ornothing
@h3r0ornothing 3 жыл бұрын
Somali top youtuber's Abdala & aidarous this is legit public prank 🔥 keep going guys
@hajialiabdikariim439
@hajialiabdikariim439 3 жыл бұрын
Shoodhahaygii Azonto Iyo Abdale Sln gobeed Clip kastaba waa perfect Insha allaah Guul iyo Gobonimo 😍👌
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@hajialiabdikariim439
@hajialiabdikariim439 3 жыл бұрын
@@caamirroobleofficial9097 Oo markaana 🤣😂🤣☕👌
@Yahhyea4
@Yahhyea4 3 жыл бұрын
Aidiruus So Badiya Vidoeyada👏🏼
@kheyralnisaatube46
@kheyralnisaatube46 3 жыл бұрын
Masha'Allah dadkeygii waa dad daacad ah🥰...Abdallah Iyo ceydarus we need more prank
@zackjacfar574
@zackjacfar574 3 жыл бұрын
7 : 30 ninkaa gaban hes Such a sweet person aniga ayaa aqaan he is a teacher inta qof dagan yahay wuu daganyhy wlhi mclin waye bismiilahi baad kaga yeeeersiiseeen idinkuna 😂😂
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 жыл бұрын
Omg Walaahi Editing is not easy
@user-tk3zl1rs2k
@user-tk3zl1rs2k 3 жыл бұрын
Masha allah fanskina ayaan ahay please prank badan noosoo sameeyo hore usocda huno👏🏽💯😊
@liibaanlucky9025
@liibaanlucky9025 3 жыл бұрын
aad iyo aad baad ugu qancay prank 100 camera 100 cajiib keep going bro from mugdisho
@sharmarkeiron5935
@sharmarkeiron5935 3 жыл бұрын
I CAN'T WAIT 😍
@abdirahmanawil7096
@abdirahmanawil7096 3 жыл бұрын
Wait what hh
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
@@abdirahmanawil7096 gus
@abdirahmanawil7096
@abdirahmanawil7096 3 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 Suga maxaad ku falaysa hhhh
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
@@abdirahmanawil7096 jiqis.com
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Please kalay ch
@nasraahmed1169
@nasraahmed1169 3 жыл бұрын
7:40 bismillah bay kaga keenen miskiinka 🤣🤣🤣🤣🤣 wuu ka naxay wallahi
@faadumojirde7985
@faadumojirde7985 3 жыл бұрын
Hhhhhhh Hhhhhh wllhi waad iga qosliseen lkn wllo islaaliya alle ha idin xafidee Saynu wada ognahay waxabadnabaa ka jira meesha saa darteed taxadirkiina ilaaliya idan jclhy wlladay 😍😍😍😍😍😍💚💚 ❤💭💚from hargaysa
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 жыл бұрын
Masha Allah Muqdisho caday meeshan ku dhashay Ilaahay Nabad Ha nooga dhigo Aamiin yaa rabi 😍😍 caasimada umada soomaliyed
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 3 жыл бұрын
Ree muqdisho dadki gaagaab naa maa kaso xulaten guys 😂✊😂🔥 good prank bro 😂 love you from muqdisho dhalinyaro
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 3 жыл бұрын
Dad waahy dahriiimen waax qaarx dhaamey 😭
@haniitaqali4362
@haniitaqali4362 3 жыл бұрын
Kuwa gagaban lee soo xusheenpa
@itszeno8083
@itszeno8083 3 жыл бұрын
My heart in Mogadishu😍😻❤️❤️❤️
@hanadolaadofficial69
@hanadolaadofficial69 3 жыл бұрын
I can't wait Prank muqdisho
@hodandaahir4255
@hodandaahir4255 3 жыл бұрын
Waad mahadsantiina dadalka quruxda badan ee wadiin hore usocda insha allaah wllhy🌹🌹🌹😍 guulesta marwalba
@nazershire6992
@nazershire6992 3 жыл бұрын
Wllhi hadesan xaqirad jirin dhalin yaradan subscribe koda waa xaq maxa yelay quruxda magalada bey so bandhigan waa idin salamay sxbayaal👋
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 3 жыл бұрын
Waxba Laydinkama Qaban Karo Walaahi Keep Going Brothers Abdle Jamal Walaal Pinned Iga Dhig Insha Allah Horumar Wacan Lenged 👇
@Apdirahmannn
@Apdirahmannn 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@nimcoabdi9791
@nimcoabdi9791 3 жыл бұрын
this is the best prank ever🤘🏾 actually !!!!😂😂😂
@fahadxuseen2923
@fahadxuseen2923 3 жыл бұрын
Legends CayTo Nd Abdala Hore Usocda Zhpyaal❤❤
@abdikarimali9151
@abdikarimali9151 3 жыл бұрын
Red moqadisho wadad aad u wanaagsan😍💔✌️
@AhmethAwath0
@AhmethAwath0 3 жыл бұрын
Qof kasta o xamar iyo shacabkeda jecl like haysaro
@mohamedosman8686
@mohamedosman8686 3 жыл бұрын
WAAR WA LA YAABEY aabo aar share gareyaa videogan bala ka dhacdee salan sare labada madax abdallah and azonto keep going aabo from djibouti
@sagalodawa3647
@sagalodawa3647 3 жыл бұрын
Wllhi daacad u qoslay hormar wacan Hunno yaal Abdalla jamaal aidrous Khalid ck ❤❤❤👏
@livenlearn7392
@livenlearn7392 3 жыл бұрын
Dadkayga KU faanaa dhulkagow wa kugu faanaa walahi farxada dadka ka muqata eeg somalinimadu waa qaali abti wixii hore u dhacay iska ilaaaba hore u socda (new generation of somali people it,s our time to stand up and show the world that somalis never fallback) 💙🇸🇴🙏🇭🇺♥️
@bemotivated6042
@bemotivated6042 3 жыл бұрын
Can't Wait wlhi reer xamarka iyo prankigooda😂
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 3 жыл бұрын
Cant wait!
@mahiirhussenshaarif4314
@mahiirhussenshaarif4314 3 жыл бұрын
Quruh baadnaa this is my first comment
@poqorsame_official
@poqorsame_official 3 жыл бұрын
Abadalla jamal salaan sare from jigjiga we are waiting hadaan reer jigjiga nahay
@abdirizakshiinevlogs5085
@abdirizakshiinevlogs5085 3 жыл бұрын
Waaar Ninba Idin Helay Calooshu Taagan TahaY 😂😂😂 Abdalow Abooow Buu Kaga SiYaY
@abdalajamaal
@abdalajamaal 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣nin kala kacsan buu ahaa
@amiiraahmeth3672
@amiiraahmeth3672 3 жыл бұрын
Keep going my borther's❤🙏
@abdirahmanabdisalan1763
@abdirahmanabdisalan1763 3 жыл бұрын
Big love guys. From kismayo
@vlogsomalia7517
@vlogsomalia7517 3 жыл бұрын
Dadka KZfaq ka loogu talagalay waa idinka hadii ladhaho camera shactaro iyo farxad+editing wllhi waan idinwataa one love saxibayaal
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@samiaali8870
@samiaali8870 3 жыл бұрын
Been kuma sheegin taas waa run dadka youtupka looga baahanya waa dadkaa noo kale
@clshakurcanada7943
@clshakurcanada7943 3 жыл бұрын
Slland 💚🤍❤ Hadaad taha😇y dhaafi maysid ee like ayad saari 👍
@cabdixaafidmukhtarawed5883
@cabdixaafidmukhtarawed5883 3 жыл бұрын
We can't wait ankala😆😁
@haphzadejia7109
@haphzadejia7109 3 жыл бұрын
I can’t wait 😊
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
Lkin reer muqdusho way wada gaagaaban yihiin 😂😂😂 maxaa kudhacay raga 😁 ma.caano dhacay ayay cabeen 😃🤜 Idin meee reer muqdisho 👍 👇👇
@cabdulaahimaxamad1741
@cabdulaahimaxamad1741 3 жыл бұрын
Kkk kuwa lasoo qabtay. Hafiirin kuwa mesha maraa so.madhaadhera
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
@@cabdulaahimaxamad1741 kuwa lasoo.qabtay iyagu maxay qabaan 🤣🤣
@genyadasoomaliland9160
@genyadasoomaliland9160 3 жыл бұрын
😂😂
@hafsaabi8871
@hafsaabi8871 3 жыл бұрын
I cant breath😂
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@abdalledahapi4357
@abdalledahapi4357 3 жыл бұрын
ABDALLE JAMAL AYT0 AZ0NT0 IYO KHAALID CK KEEP GOING
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@abdalledahapi4357
@abdalledahapi4357 3 жыл бұрын
@@caamirroobleofficial9097 KUU SARAY
@hamzaamohamed2920
@hamzaamohamed2920 3 жыл бұрын
Keep going Brothers 😍
@mikalalmo5448
@mikalalmo5448 3 жыл бұрын
Cabdale Jamal and asonto waan iidin tagera wllhi legend keep going
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 3 жыл бұрын
Shimbirba shimbikiisu la duulaa. They re from great homeland and peaple.👍👍👍.
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
6:54 mission failed 🤣🤣🤣🤣🤣 ninkaasi wuu idinku fahmay laydinku dhufay 😁
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 3 жыл бұрын
Reer mudqisho hadey gobi jirto waa iyaga dad qalbi fcn waye one love 😍😍😍
@abdifatahibrahim8936
@abdifatahibrahim8936 3 жыл бұрын
Waaaaaw best prank keep going brothers
@Hibaky
@Hibaky 3 жыл бұрын
Inta og inay abdale iyo aydaruus muqdisho shideeen love iisaara 😂😂😂
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@hassanherro
@hassanherro 3 жыл бұрын
Muqdisho waliged ay shidneed
@maymunhussein7668
@maymunhussein7668 3 жыл бұрын
Waliged bay shidnayd heblayoy
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 3 жыл бұрын
6:00 Aar Yaadhe Mid Cadaaba Idin Helaye 😂😂😂
@sharafqueen5487
@sharafqueen5487 3 жыл бұрын
Ciyaal xamaraa nahy cuqdad ma naqaan soomali waa mid soo dhawada wilasheena somaliyed waan idin jclnhy dhamantiin love gys
@hodanomar7072
@hodanomar7072 3 жыл бұрын
Masha Allah Abdala iyo Aydarus gulaysta❤✌
@zakariahassan5110
@zakariahassan5110 3 жыл бұрын
Rer muqdisho waa dad daacada wlhi ❤❤
@maheddeeq8319
@maheddeeq8319 3 жыл бұрын
Reer xamarka waa dad fiican from hargeisa
@rosenor2202
@rosenor2202 3 жыл бұрын
War indha adeegi aaway reer Muqdisho mise anaga le is waabsano qawoob ba wada noqotene..Ciyaal Xamar✌😍
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Reer waqooyi marky mesha marayan rer xamarku wa iska qabaw Dadka kalad waabsatan 🤣🤣🤣
@nimchoodo5649
@nimchoodo5649 3 жыл бұрын
Masha allaah hore u socda wll cadaw giin u noolada illaahay cimri dharar iyo caafimad ha idin siiyo hamigiinan ha idin rumeeyo ❤❤❤💗💓😂
@amiinibraahimabiib6552
@amiinibraahimabiib6552 3 жыл бұрын
First views From Boorama waqooyi Galbeed Dhamaan umada Soomaliyeed meelwalbooy joogan aadban idiin Salaamey
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
🖕🖕
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
Borma halke waaye konfur rer shekh isaxaq only laga yaqan
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Kalay channelkeyga
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
Hhhh waqoyi galbed maxa ka idha abti somaliland ba ka idha
@seraar12channel39
@seraar12channel39 3 жыл бұрын
8:10 gabadhaa wanku daqranahay halay soo raadiyo hadii tol la yahay reer mogdishu soo qabta gabadhaa hargaysa ku soo hagaajiya😂😂😂 gabadhu ma alaab baa marka hargeisa lagu soo hagaajinayo
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Doon banjartay oo berri muqdisho kasoo baxeyso ayaan kuu soo saareynaa lkn doonta amoo wadnaha istaaga illeen waa cambe cun cirreystee 🤣
@ggmuse5325
@ggmuse5325 3 жыл бұрын
Wow best prank xamar waa shideen keep going bro
@tijaabotijaabo5802
@tijaabotijaabo5802 3 жыл бұрын
Wn idin jeclahey reer muqdisho kal iyo laab from hargeisa ♥️♥️
@mohamedfard3008
@mohamedfard3008 3 жыл бұрын
Muqdisho 🇸🇴♥️✅
@kinggashaan8588
@kinggashaan8588 3 жыл бұрын
Camera manka gacantisu way fadhisa high quality vedio🙏🇸🇴
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 3 жыл бұрын
Abdale Jamaal & Caydaruus wlhi waa Dadkii KZfaqka lgu talo galy hormR wcn 😍😍😍
@abdirisaqqurbaawi6404
@abdirisaqqurbaawi6404 3 жыл бұрын
Labo dhalinyro ah oo isfahanty bad tihiin wn idinku farxa walhida 😍❤🇹🇷🇸🇴
Public prank iyo gabilay
9:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 214 М.
ADDIS ABABA VLOG   ( አዲስ አባባ VIOG )
15:25
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 179 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 104 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 11 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 44 МЛН
PRANK AANAN FILANAYN AYUU AHAA 😭
9:17
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 234 М.
VLOG XEEBTA HUMBEEL  IYO KAFTAN | MUQDISHO | HD
9:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 136 М.
Maalmaha Ciid iyo Xeebta Liido
3:20
Abdinasir Hersi Idle
Рет қаралды 10 М.
KAFTAN & SU’AALO DAGDAG AH
14:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 108 М.
MOHAMED MAAME IYO CAMERA DA QARSOON
12:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 285 М.
XEEBAHA LIIDO IYO JASIIRO VLOG
11:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 173 М.
SUPERMARKT PRANKS | Hargaysa |
11:22
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 197 М.
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 18 МЛН
😇 or 🔥 ? #shorts
0:43
A4
Рет қаралды 4 МЛН
Oi Oi Oi & E E Ei Meme Looking For a Girlfriend
0:26
Mischief time
Рет қаралды 40 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 14 МЛН