QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY

  Рет қаралды 67,771

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

#Horumarsamee
Social Media igala soco.
/ zakariyecaawiye
/ sakariyecaawiye
/ zakariyecaawiye
/ zaki-sool
Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
www.paypal.me/...
• GANACSI CASRI AH RANJI...

Пікірлер: 225
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Fadlan like ku taageer muuqaalkan waxaan idiinku hibeeyay macluumaad iyo xog ku saabsan qaabka loo furto ganacsigan.
@Xogmaal77
@Xogmaal77 3 жыл бұрын
wll meel lagaala soxiriiro
@armaawi
@armaawi 3 жыл бұрын
Jazakllh khyr Xgeee lagala so xariiri Kara Hawshas adban ugu bahnahaa . Waxan isku haya inan qurbaha guri ka gato ama ganacsi dalki ah . Marka tallona wan u bahnahay . Chanelkagana adban ula socda Dhiirigelinta leh . Respekt 👍👍👍👍❤️
@farduxiyaatawrboogays4783
@farduxiyaatawrboogays4783 3 жыл бұрын
asc sakariye
@mukarammedia432
@mukarammedia432 3 жыл бұрын
Xagee Kala soo xiriirnaa
@qubqac9913
@qubqac9913 3 жыл бұрын
waan ku siiyay LIKE aniga oo jooga Muqdisho
@cabdirisaaqismaaciil7803
@cabdirisaaqismaaciil7803 3 жыл бұрын
Dadku inay guulaystan adpa waad jecleyde GuuLeyso zhp zakria 🙏❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@bilancilmi6678
@bilancilmi6678 3 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye Jazakallaah khayr wl ilaahey hakaa abaal mariyo fikrahadaaga aadka u wanaagsan
@bilancilmi6678
@bilancilmi6678 3 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wl makiinada dharka xagee ayaan ka helaa wan u baahaney
@user-vg4xw5bu9u
@user-vg4xw5bu9u 3 жыл бұрын
Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير ٥.التجويد chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg Mahadsanid in badan
@ayuubcabdi2636
@ayuubcabdi2636 3 жыл бұрын
Maansha Allaah wanaag arag (Positive Thinker) haddii aad maqashay waakaasaa. Eebbe haku maamuuso walaal jecliyaa dadka dhiggayga ah.
@jabra0563
@jabra0563 3 жыл бұрын
war ninyohow somali way kuu baahantahay runtii keep going bro
@hoorulain5527
@hoorulain5527 3 жыл бұрын
Mashaallah We need brilliant minds like u.congratulations
@bluelightstationary6835
@bluelightstationary6835 3 жыл бұрын
masha allah horew u soco wll zakariya ;;;laascanod way hore martay
@bilefaarah7229
@bilefaarah7229 3 жыл бұрын
Sxb maasha allaah. Business waa lagu faaidaa ama wax baa laga bartaa ee laguma qasaaro. Waxaan rajaynayaa inaad mustaqbalka dhow aad businesyo badan wadankii hooyo geyn doontid, adigoo ka faaidaysanaya qibradii aad ka heshay busines kii hore
@mawliidfarah9294
@mawliidfarah9294 3 жыл бұрын
Msha alllh Sakariye wx ficn ayad samysey oo ku dayasho leh Allh ha ku Barakeyo wllo Ganacsigaga
@amd7630
@amd7630 3 жыл бұрын
Come to Borama. The most diverse city in Somaliland. Almost majority of the poeple are now addicted to fish and chicken. We 100% also have the habit of liking anything that is new and modern. There are some fastfood restaurants here but we neeeeed a world class fast food restaurant. Like a quality burger, etc
@cawomaxamed814
@cawomaxamed814 3 жыл бұрын
Maansha allaah wllo sakariye runtii waxbadan baanka faa, iiday tan iyo intaanka mid noqday fans kaaga muuqaalkan maantuna waa mid i dhiirigaliyay qibradna aanka qaatay maahdsanid
@luuqgreenhouse9037
@luuqgreenhouse9037 5 ай бұрын
Walaal zakariye allaha kaa abaal mariyo wanaaga gudbinayso. Jazaakallahu kheyr 🙏
@said-dd1wb
@said-dd1wb 3 жыл бұрын
Zakariye wiil reer sool ah waan kuu hambalyaynayaaa sool an kaa soo salaamayaa🤞🙏👍
@kbpost6947
@kbpost6947 3 жыл бұрын
Nin rageed baad tahay sxb hore u soco
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 3 жыл бұрын
Asc. Nin aad ula jecel umada inay horumarto ayaad tahay, waxaan hubaa inaadan dhib arkayn iinshaa ALLAAH. Ducaan kugu soo kabaynaa ''GUULAYSO'' ayaan ku leeyahay....
@zubeirmohamed8551
@zubeirmohamed8551 3 жыл бұрын
Bro, Mashallah gacan kutagay..... You’re Somali business expert but my question is, Do you exchange ideas one to smart people like you... Keep moving forward wllo❤️🙏✍️💫
@Xogmaal77
@Xogmaal77 3 жыл бұрын
mansha allh wllken sekeriye cabdilahi waa ku farax sanahay horumarka aad soo kordhisay wll
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 3 жыл бұрын
Guulayso walaalkay waad jeceshahay adiguba inaad na caawiso oo na dhiiri galiso iyo inaad talo wanaagsan na siisaba.... Guulayso boowe mcn🤘❤👍
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii 3 жыл бұрын
Maanshalaah Ilaahay caqliga iyo maanka ha kuu kordhiyo. Aakhirona janatul fardawsa hakugu casuumo. Aabo Somalilander ah.
@Best.gyy22
@Best.gyy22 3 жыл бұрын
Zakariye guul iyo gobanimo ban ku RajeynaYa insha Allah
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 3 жыл бұрын
Mansha Allah Guulayso Masuul Sakeriye wl , #laaska markaan imaado meheradaadaan imaandoonaa insha Allah
@abdifatahwebdeveloper117
@abdifatahwebdeveloper117 3 жыл бұрын
Manshallah muuqaalo xiiso iyo waxtar ba leh channelkan baa laga helaa oo faaiido u leh bulshada afka soomaaliga ku hadasha halaga faaiidaysto aqoonyahanka Routin ayayna kaa noqon hir gali fursadahan uu walaalkeen uu inoo soo gudbinayo Finally jazakalahu khayran bro
@abdinafamoaw9396
@abdinafamoaw9396 3 жыл бұрын
Thanks bro, wali kama heyno qarashka kaa galay iyo waxii la mid ah.
@sscnaima
@sscnaima 3 жыл бұрын
Masha Allah,👏🏿👏🏿👏🏿 Your optimism is infectious, Zak and this was well needed. I struggled to find any fast food in LA. I wish you all the best in your new business.
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 жыл бұрын
You are lucky 🍀 to be back they are Jules Somali people
@Sacdiyofarahhasan
@Sacdiyofarahhasan Ай бұрын
Masha Allaah wll zakariye aad baa umahadsanthy sidee uga faa iidaystaa aad bn ujeclahay fursadaane
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Masha Allah zakariye wllky hore u soco 👍🏾❤️ runtii waxaad tahy hana Sade naxariis badan midaasna waa loo bahanyahy 😍😍 ha u bixin kolay somalida waxay u badanyahin dad fakirada iska kooniyeeya oo xaasadiin ah
@awmuse71
@awmuse71 2 жыл бұрын
M.a alle ayaa juu barakeeyey wallka💜💜
@bandhigshow760
@bandhigshow760 3 жыл бұрын
Walal Zakariya Mahadsanid Wax Badan AYaan Kaa FaaidnaY Saaxib
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
HAMBALYO SXB waan soo dhaweenayaa,,,horumarkaaga
@nasrehofarah5215
@nasrehofarah5215 3 жыл бұрын
Guulayso wll sakariye
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro noolow allaya cisak
@abdinuurmrsmile9669
@abdinuurmrsmile9669 3 жыл бұрын
Wllkey waxaad tahay qof caqli ganacsi ayaad leedahay waana kahelaa muuqaladaada masha Allah.
@hameeda1612
@hameeda1612 3 жыл бұрын
Masha Allah zakariya in taanteygey laska baan ku raashey horaantii 2018 lakin nasiib uma helin wax ii geeya
@Gobsr
@Gobsr 3 жыл бұрын
mashaLlh Waxan kamid ahaa Macaamisha Makhaayada Royal Coffee. Runtii Sakariye Wuxuu Keenay Fikrad Aad Uwaagsan,Inasha llh Wan Rajaynayaa Inad Mardanbe Fikrad cusub nookeento.
@madiinojeylaani5232
@madiinojeylaani5232 3 жыл бұрын
Mashalah walaal. Laakin waxaan la yaabaa soomalida waa copy cat dhamaantooda. ayagaaba ganacsiga wadanka dib udhigaaya. qofkasta fekrada uu la yimaado wa in lagu ixtiraamaa oo loo daayaa ee maahin in suuqa laga saaro qofka. dhibaatadan koobiyeenta meelkasta ayey walahi ka jirtaa oo soomalida degentahay
@shaaficifilibiin3949
@shaaficifilibiin3949 3 жыл бұрын
Aduunka dhan ayey ka jirtaa, Laakiin waxaa jira sirta ganacsiga oo laga rabo qof hal abuurka in uusan dadka la wadaagin
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 жыл бұрын
Waaxasidin Somalidu sabtu waa Faqriga. Wajahiliin They are copy cat 🐈 they are not creative
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 3 жыл бұрын
Bini adanko dhan waye lkn qof ka bilaaba aya ka fikrad ficn qofkii copy gareeya ma keeni karo ama mudo dheer ma wadi karo
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 3 жыл бұрын
Masha Allah Sxb kudayasho mudan oo leh hami sare waxaad dalkaaga Ku maalgashan karto kumaalgasho was fikradii Zakariye
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 3 жыл бұрын
Walal somalida xaasid waaye allaha kaa qabto
@ibraahiimxunduble3985
@ibraahiimxunduble3985 3 жыл бұрын
Manshalah ilàhay haku barkeeyo
@halimahassan657
@halimahassan657 Жыл бұрын
Asc maansha Allaah jzk Qayran habo mcn illaahey ha ku xafido.
@huckaherci
@huckaherci 3 жыл бұрын
Macha allah Sxb Jarmalka an ku nool ahay maskaxda deyda ey ka guuxeyso ina furto lknse Qarash la'aan
@mlaambalawzha
@mlaambalawzha 3 жыл бұрын
Walhi waan yeeshan khibrad tan oo kale ah xaga maheradaha laiga dhinac furay lana koobiyeeyay fikradaydi iyadoon laictiraamayn 🙃
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 жыл бұрын
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidaka Jazaakallaah kheyran
@hodanmatan8270
@hodanmatan8270 3 жыл бұрын
Qofku marku yahay qof wax barty wax walba samayn kara mashalaaha tabakarakalaah sakariye
@libaanmohamed8365
@libaanmohamed8365 3 жыл бұрын
Hoormar wangsn sxib
@AhmedAbdirashiid2023
@AhmedAbdirashiid2023 3 жыл бұрын
Guulayso Saxib
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 3 жыл бұрын
Masha allah Sakariya
@abdiaziiztamaam8909
@abdiaziiztamaam8909 3 жыл бұрын
Subscribe iisaar inta ku faraxsan guusha zakariye abdullahi
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 3 жыл бұрын
wad mahadsanthy wllo dhiirigalin bdn ban kaa helaa runtii
@caddekacaddeh2980
@caddekacaddeh2980 3 жыл бұрын
Waxii cusuba calamkaa jecel ♥️ nasoo booqo
@sahraisse2676
@sahraisse2676 3 жыл бұрын
Masha Allah tabrklahh Asc wllo zakariye xagee alaabta oo ay maqaaxidu ku socon karto mudo laga heli karaa iyadoon kala goin maadaama aan wadanka laga helin wax badan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Supermarket yada waawayn la macmiil iyaga ayaad ka helaysaa kuuna dalbaya
@faraxiskufilan2758
@faraxiskufilan2758 3 жыл бұрын
ما شاء الله مره حلوه حبيت بصراحه احب الاشياء اللي زي كذا نفسي اسوي زمان افكر اسوي زي كذا لكن لسه ما سويت
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 жыл бұрын
Maansha Allah Wll Sakariye Jasakalah Waxaana Kuu Rajeyna Guul
@maamule4339
@maamule4339 3 жыл бұрын
Guuleyso saaxiib qorshahaaga iyo go,aankaada hanbalyo,
@hindahajimuse7909
@hindahajimuse7909 22 күн бұрын
Sakariye Allah hakuu barakeeyo cafeteric ayan furtay talo ayan kaaga baahnahay wll
@hodanwabi74
@hodanwabi74 3 жыл бұрын
Maasha allah wll maskaxdaada iyo alle hakuusiyaadiyo
@liibaanhasan4071
@liibaanhasan4071 10 ай бұрын
Masha allah sxp wllhi ku dayasho ayaad mudan tahay sxp
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 жыл бұрын
Maansha allah
@aminaxodig7228
@aminaxodig7228 3 жыл бұрын
Wa mahadsantahy wllky Allaah ha ku sharfo
@gaaranebarre7849
@gaaranebarre7849 3 жыл бұрын
Ustaad zakariye Meel aankaala soo xariiir waan jeclaan lahaay hdii aan heli karo mhdsnd
@abdifatahm5958
@abdifatahm5958 3 жыл бұрын
maashaa الله
@ashayusuf523
@ashayusuf523 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Illaahay ha kuu barakeeyo
@bintukirih6104
@bintukirih6104 3 жыл бұрын
maashallah xoog ban uga helay fikirkaaga
@asaanyostudio1687
@asaanyostudio1687 3 жыл бұрын
Mashlah alpha mabrouk pro
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 жыл бұрын
Maansha allah ilaahay ha kuu barakeeyo.
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 3 жыл бұрын
MashAllah libano Mel Ron Mar
@najaxaxmed8544
@najaxaxmed8544 3 жыл бұрын
Msha alh inwadanka waxlagu sokordhiyo.waa muhim
@khadradeganchannel6668
@khadradeganchannel6668 3 жыл бұрын
Mansha allah congratulations I need
@suhayblucky1209
@suhayblucky1209 3 жыл бұрын
Sxb video masamyn kartaa aad ka hadlaysid cawaaqib yadii kula soo kudboonaday. Aad ayaan u xisaynaya ganacsigan walahi. Btw keep going brother and much love❤️❤️
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Walal waan sameeyay waa aniga isla video gan ku tag gareeyay ee daawo qaybta koona midig.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 жыл бұрын
Maasha allah ilaahay ha kuu barakeeyo
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Masha Allah
@aniisaciise1558
@aniisaciise1558 3 жыл бұрын
🖐🖐Asc walal aad baan kuu salamaay walal arintaa shaaxa ayaan walal aad ugu bogay xawaashyada markaad shiido walal talaabada labad aad qadi jirtay walal ma ii sheegi kartaa🖐🖐
@maryanahmed2835
@maryanahmed2835 7 ай бұрын
I guess it’s worth a try ssc
@omarabdi2518
@omarabdi2518 3 жыл бұрын
Maashaa allah waa qorshaha aan wado inshaa allaah
@soomaalriyadaada8405
@soomaalriyadaada8405 2 жыл бұрын
Masha ALLAH wll Illaahay ha kugu guulaysiiyo...waad ku mahadsanthy vedioga
@mohamedsaidismail9430
@mohamedsaidismail9430 3 жыл бұрын
Waxaan kamid ahaa macaamiishii Royal Chicken and Chips runtii waxay ahayd maqaayad aad uwanaagsan macaamiil badana kasbatay. Magaaladana Lasanod wax badan kusoo kordhisay Horay saaxiib Zakariye Abdulaahi
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 2 жыл бұрын
Hada Ma furanthy xageey ku taala
@ugbaadosmaan752
@ugbaadosmaan752 3 жыл бұрын
hadalku siduu umacaanaa oo aan uxiisaynaayay oo aan ugu faraxsanaa uunbuu qaybta dambe ka qaraaraaday sorry somalidu fikrada qofka ma utixgaliyaan coppygaas ayay ku ba een wll guulayso hore usoco wax waayi maysid anaguna taageerahaagaan nahay aniga ahaana wwx bdn bdn aan lasoo koobi karin ayaan kaa faaiiday anoo is dhiibay oo niyad jabay ayaad hankaygii dib usoo noolaysay sidaan kuu daawanaayay imikana go aan aan qaatay si aan ganacsi usamaysto inaan ku laabto wadankii hooyo from mogadishu insha allah inaan mar uun is aragnana waan jeclahay cadawga ha jabo wll ajarna alle hakaa siiyo sidaad dadka udhiiragalisid oo aad uga faaiidaysid fikradahaada quruxda bdn noolow in bdn
@ugaasraash1068
@ugaasraash1068 Жыл бұрын
Anuga isoo mar ana kula talin dooneee
@maareeyemohamed7980
@maareeyemohamed7980 3 жыл бұрын
Manshallah wll waa figrad wngsn horey uso o
@MaadhMedia
@MaadhMedia 5 ай бұрын
Masha allah ❤
@ifarxayassin7033
@ifarxayassin7033 3 жыл бұрын
Maanshaa allah wllkey hore u soco
@umcumar5978
@umcumar5978 3 жыл бұрын
Guleyso sakariiye maaskax Dhaaye
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah waa horumar wacan hore usoco wll👏❤️
@mahamuudmohamed2715
@mahamuudmohamed2715 2 жыл бұрын
Mnsha allh wllky alle haku xifdiyo wll
@abdirisagabdulahi1518
@abdirisagabdulahi1518 3 жыл бұрын
Masha allah
@farihaofficial7368
@farihaofficial7368 3 жыл бұрын
.masha allah lascanod 👌
@fatoumasaid9116
@fatoumasaid9116 3 жыл бұрын
Salamulah walal inan kula xidhoodho iyan rabaa ee sidedn kula soo xidhiidha??
@a.a9584
@a.a9584 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay warbixinta aad noo soo gudbisay.
@mahdamahad3644
@mahdamahad3644 3 жыл бұрын
Masha allah dad badan baa maskaxdada ka faaidays tay hadii qof walba ba uu fikir cusub la iman lahaa nolosha wax badan baynu ku soo hordhinlahayn
@khadradeganchannel6668
@khadradeganchannel6668 3 жыл бұрын
Wllo
@hudaahmed5995
@hudaahmed5995 3 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo wll
@abdialasow6277
@abdialasow6277 3 жыл бұрын
Masha allah Shukran sxb
@hamzamoktar5186
@hamzamoktar5186 3 жыл бұрын
Mansha Allaha horay usoco ❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️🌹👏👏👏❤️❤️❤️❤️
@maxamednuur2122
@maxamednuur2122 3 жыл бұрын
Walal iisooduceeya inaan shaqo helo
@bilefaarah7229
@bilefaarah7229 3 жыл бұрын
Shaqo ha sugin ee shaqo abuuro sxb. Business ku bilow lacagta aad haysatid intay noqotoba. Dad baa 10$ business ku bilaabo
@M45_0
@M45_0 3 жыл бұрын
Hahah duco kaliya shaqa laguma helee kakac fadhiga.
@omhassbint-om8559
@omhassbint-om8559 3 жыл бұрын
Allah SWT haku siyo Shaqo fican oo khair wada . Ilaahay wuxu fududeyo ayaa fudayd ah اللهم لا سهلَ إلا ما جعلتَه سهلاً، وأنت تجعل الحزنَ إذاشئتَ سهلاً. Ducayso adiguna
@user-fw8gm2vh3d
@user-fw8gm2vh3d 3 жыл бұрын
@@M45_0 Waa runtaa bro
@user-fw8gm2vh3d
@user-fw8gm2vh3d 3 жыл бұрын
@@bilefaarah7229 Talo fiican baad siisay
@onemillion2355
@onemillion2355 3 жыл бұрын
Good.
@Dj.manka1212
@Dj.manka1212 3 жыл бұрын
Masha Allah 👍👍
@hyattnora1424
@hyattnora1424 3 жыл бұрын
Masha allh
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 3 жыл бұрын
Maansha alaah wll waan kugu hambalyaynayaa shaqadaas adag eed usoo qbatay dalkàaga
@shugricalichannel2220
@shugricalichannel2220 3 жыл бұрын
Maa shaa allah fikrad wanaagsan beey aheyd
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 3 жыл бұрын
Allaha kuu barakeeyo wllkey
QAABKA LOO FURTO JIKO GANACSI IYO ONLINE FOOD DELIVERY
11:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
5 GANACSI AAN LOO BAAHNAYN
11:32
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 21 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 44 МЛН
123 GO! Houseによる偽の舌ドッキリ 😂👅
00:20
123 GO! HOUSE Japanese
Рет қаралды 5 МЛН
Ha bilaabin ganacsi adigoon ogaan lixdaan talo.
4:57
Abdifatah Ajab
Рет қаралды 34 М.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 27 М.
samaynta coffega
43:12
Hamdi Kadiye
Рет қаралды 11 М.
GANACSI MAGAALO KASTA LAGA FURI KARO FURSAD FIICAN LEH 🐪🥛
11:23
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 21 МЛН