No video

QAABKA LOO FURTO JIKO GANACSI IYO ONLINE FOOD DELIVERY

  Рет қаралды 21,088

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Social Media igala soco.
/ zakariyecaawiye
/ sakariyecaawiye
/ zakariyecaawiye
/ zaki-sool
Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
www.paypal.me/...
#Horumarsamee

Пікірлер: 75
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Fadlan muuqaalka Like saara Jimce wacan soo dhowaada walalayaal
@sporttv2413
@sporttv2413 3 жыл бұрын
Wll shaqadan aniga u bahan marar badan ayaan kula soo xidhidhay maseger iyo instgram iga caawi fadlan
@zackydinero1
@zackydinero1 3 жыл бұрын
Jimco wanaagsan walal qaali ah
@sabaadnuuracookingandnatur1476
@sabaadnuuracookingandnatur1476 3 жыл бұрын
Walalkay wa ku salamay. maad laabatay mise hargaysa ayaad joogtaa
@abdi30
@abdi30 3 жыл бұрын
Asc wall websetkaan maxakataqanaa www.kpsxtn.cn/tiaoban.php?app=ymxzhuanpan
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 3 жыл бұрын
Aboowe uk malagu sameyn kara maxaase lagaa rabaa shuruudahah wa maxay food online business
@HayatInspiration
@HayatInspiration 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah, Waa video waxter leh Aniga Cooking ad ayan U 'jeclahay Waana kariyaa cunada Soo booqda Channelkeyga In shaa Allah, Waxan rejeenayaa Anigoo gureyga joogo inan Cunada Iibiyo ayan Rajeenaya Mustaqbalka
@hayaanboos4642
@hayaanboos4642 3 жыл бұрын
Maansha Allaah Oday Zakariye baryahanba waan sugaynay Macluumadkii aan kaaga baranye Walal alleh haku xifdiyo adun iyo aakhiroba
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
Wlloyal fadlan subscriber isaara
@hadafiyohayaan5179
@hadafiyohayaan5179 3 жыл бұрын
Wali ma daawan lkn wxn aaminsanahay Inuu macluumaad muhiim ah yhy Ninkan wllkeen ah ka faa idaysta
@muqaalmedia54
@muqaalmedia54 3 жыл бұрын
Madaxtooyo waanku salaamay in galin kumaan arkin sxp xaajigii miyaaa
@nastahyuusuf3351
@nastahyuusuf3351 3 жыл бұрын
masha Allah ani cake iyo tortaha sameya guriga thanks alot wax badan.ka.faida wllo
@abdirazakmohamedibrahim2281
@abdirazakmohamedibrahim2281 3 жыл бұрын
aad baa u mahadsan tahay professor @Zakariye Abdullahi Ali, waa cashar wanaagsan. food delivery waa muhiim, kharash yarna waa kukacayaa.
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 3 жыл бұрын
MAANSHAA ALLAH ZAKARIA WAAD KU MAHADSAN TAHAY BARNAAMIJYADA WAXTARKA U LEH UMADA SOOMAALIYEED EE AAD SOO DEYSID
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 3 жыл бұрын
Walaal aad ayaad u mahadsan tahay waan kaa faaiidnay jano allaha kuugu badalo hore usoco mahadsanid
@adanaxmed9919
@adanaxmed9919 3 жыл бұрын
Masha Allah wll sakeriye Abdilahi Ali nin fursado aad ubadan baad soo bandhigtay Alle ha kaa abaalmariyo
@mustafeegadhle3050
@mustafeegadhle3050 Жыл бұрын
Walal labrka ayaan ubahanya
@HORMAAL
@HORMAAL 3 жыл бұрын
Qeer Allaha kasiiyo wll dadka ayaa Ufa ideesaa. Horay usoco
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah shukran
@fartuunmuuse3657
@fartuunmuuse3657 3 жыл бұрын
wallkay aadbaan kuusugaynay vidoi xuruxdabadan waadna kumahadsantahy waayo anagaa kafaa iidana inbadan
@ahmedcirro5705
@ahmedcirro5705 3 жыл бұрын
Dadka iminka kugu soo biiray ayaan kamid ahay si wngsana way isoo jiiteen casharadaadu guulayso bro if iyo aakhiroba.
@shukriabdirizak6368
@shukriabdirizak6368 3 жыл бұрын
Zakariye xagee kaalasoo xiriiraa wllo qali
@fadxiyamouze5057
@fadxiyamouze5057 Жыл бұрын
Maa min fakir aan ku fibro ilaaa waad nla wadaagtay zhukran wlalo
@najmanuraahmed2733
@najmanuraahmed2733 3 жыл бұрын
Asc inder sakariye inan kula hadlo jeclahy ishalah
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye 3 жыл бұрын
Masha.allah fikrado saliim ah ayaad nala wadaagtaa markasta kaliya dadka waxaa ka hor istaagan ayaan fahmi la ahay.
@Zeynii530
@Zeynii530 3 жыл бұрын
Sxp dhanka online ka waan kaa sugeynay in badan soo badi markii aad janis u hesho waan ogahay in program la soo diyariyo aad ayay u dhibbadanthy spx cadaabta 2 darood allaha ka xafido
@muunamohamedyacquub7166
@muunamohamedyacquub7166 3 жыл бұрын
mansha allah Allah yacisak wll
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
As wrwb walal zakariye Ja allaah khayr waxaad ii soo sheegta beerta kharashaka Ila baxaaya
@hamisare5520
@hamisare5520 3 жыл бұрын
Zakariye cod kaadu kor uqaad qeer alle haku siiyo e
@sabaadnuuracookingandnatur1476
@sabaadnuuracookingandnatur1476 3 жыл бұрын
Mashaa allaah waa fikrad wanaagsan runtii way igu jirtay 2018 laakiin kumaan dhiiran
@al-amrubil-macruuf7293
@al-amrubil-macruuf7293 3 жыл бұрын
Zakariye sxb waxan kaaga baahanahay Latalin inbadan ayan ku soo codsadey lkn igama aqbalin fadlan isheq meel aan kaala soo xiriiro
@mohamedawale3981
@mohamedawale3981 3 жыл бұрын
thanks Sakariya
@somonlineinvest2386
@somonlineinvest2386 3 жыл бұрын
Mahadsanid broh
@dream-fi3sm
@dream-fi3sm 2 жыл бұрын
Thank you wll wan kaa faaidnay
@gaaranebarre7849
@gaaranebarre7849 3 жыл бұрын
Ustaad sakariye gmailkada fiiri bal ee jwb iga soo sii ustaad
@zuhaybaabdifatah8996
@zuhaybaabdifatah8996 3 жыл бұрын
Wll zakeriye waad mahadsantahy
@hoodoclmahad9514
@hoodoclmahad9514 3 жыл бұрын
Masha allah
@c.salaanaxmadfaarax5895
@c.salaanaxmadfaarax5895 3 жыл бұрын
Walal gobol kaliya siden uga ganacsankara
@legendhassay6369
@legendhassay6369 3 жыл бұрын
fish store kasoo hadal sida loga ganacsado hadii wax ka hayso
@hayataden6499
@hayataden6499 3 жыл бұрын
Waruuntaa walhi somalidii waxuguu waa qaliii
@abdirazakmohamedibrahim2281
@abdirazakmohamedibrahim2281 3 жыл бұрын
You got my like.
@mohamedabdulkadir4545
@mohamedabdulkadir4545 3 жыл бұрын
Asc Ma jiraa meel aan lacag aan ku darab karo oo aan ka faaideysan karo fadlan iiga soo jawaab
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 3 жыл бұрын
Mnshllh wax bdn ka faidnaaaa
@moay2k775
@moay2k775 3 жыл бұрын
Asc walaal, Mashaa Allah waad dadaalay saa lakiin codkaaga aad ayuu u lii taa si fiican laguuma maqlo
@ISKOBCI
@ISKOBCI 3 жыл бұрын
Waxba kama khaldana codkiisa
@atopro6296
@atopro6296 3 жыл бұрын
Wll mashruucii green house ka aad Ayaan ugu baahanahay ma diyaarisay 👍
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Walal waasoo dhowyahay weli xogtii oo dhamaystiran ayaan raadinaya inshaAllah isbuuca soo socda ayaan ku dadaali inan muuqaal kasoo galiyo
@atopro6296
@atopro6296 3 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali aad Ayaan kugu Mahad celinaya wll 👍
@xakiimonur8820
@xakiimonur8820 3 жыл бұрын
Wad mahadsantahay
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 3 жыл бұрын
Second
@muxuyadiinmaxamed6150
@muxuyadiinmaxamed6150 3 жыл бұрын
Wad kumahadnsantahy fikradhada Ganasiga aad nooso gudbiso zhp
@shaymanura5389
@shaymanura5389 3 жыл бұрын
First👆
@daawoshow3541
@daawoshow3541 3 жыл бұрын
Sxb waa arin waanaagsan mahadsanid.
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Walacaykuma SALAM walloh
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
ZAKARIYE BURGER 😂😂😂 Afkaaga hadii Burger laga waayo burgerka waadku walacday kkkk
@hajiadnan7604
@hajiadnan7604 3 жыл бұрын
Instagramka iga so jawab wll
@gafdiidtv6215
@gafdiidtv6215 3 жыл бұрын
Sakariye MAHADSANID
@hassanmohamedibrahim8723
@hassanmohamedibrahim8723 3 жыл бұрын
Sxb wxn ka codsanaya inaad si faahfahsan inoogu so gudbiso freelancer iyo somalia maloga shaqeysan karaa
@zuhaybaabdifatah8996
@zuhaybaabdifatah8996 3 жыл бұрын
Wll ecommerce sida loo galo kasoo hadal
@salaadabshir7240
@salaadabshir7240 3 жыл бұрын
Qanjira Wayne dadka uma soojawaabtid we beenta jooji
@khadarsiiro9502
@khadarsiiro9502 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Zakariye waxan ahay asaasaha shirkada cunto keenista "Food Delivery" ee dalbofood kana jirta Hargeisa i hope you will use next time incha Allah www.dalbofood.com Mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
MashaAllah walal aad baan uga helay Website kiina hambalyo Macmiil baad hesheen next time markaan imaado InshaAllah
@zackydinero1
@zackydinero1 3 жыл бұрын
masha'Allah waa arin Aad u wanaagsan runtii, dadaalka meeshiisa ka sii wad waxaan ku rajeynayaa hormar iyo inta kale oo dadaaleyso insha'Allah
@nuraorganic4257
@nuraorganic4257 3 жыл бұрын
Asc walalayaal dadkayga soomaaliyeed Fadlan subscribe ii saara 👏 waad mahadsantihiin ❤️❤️❤️ my lovely people 💕💕💕❤️❤️❤️
@mukhtarkawle1324
@mukhtarkawle1324 3 жыл бұрын
Asc zakariya walaal waxan kaa codsanayaa nambarkaaga waayo fikrado badan ayaan hayaa kuwo badana waan kaa faaidaysaty walaal sidii aan kubilaabi lahaa ayan rabaa hada ee nambarkaaga whatsAppka igu caawi adigoo mahadsan
@zakariaahmed8534
@zakariaahmed8534 3 жыл бұрын
Walal video kaso samey sida clinic ama pharmacy loo furo
@user-fw8gm2vh3d
@user-fw8gm2vh3d 3 жыл бұрын
Taas way fududay waxaana kuu hayaa cilmi iyo dhaqaale.
@mohamedabdule1345
@mohamedabdule1345 3 жыл бұрын
Ayantan wad nalaga so daahdey vedioes ka ustadd
@abdisamedmohamoudshaal216
@abdisamedmohamoudshaal216 3 жыл бұрын
FIIRO GAARA 👇👇 kzfaq.info/get/bejne/hdiWia6nncvMYWQ.html
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 46 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 36 МЛН
Sidee Shirkad yar oo Delivery ah loo bilaabaa?
7:17
ABCO MARKETING AGENCY
Рет қаралды 777
Qaabka loo furto Cafeteria ViP ah - How to open a coffee shop business
10:50
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
WAXAAN SAMEEYAY $1700 IMISA CASHUUR AH?
5:05
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 513
5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Samosa Business
10:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 14 М.
Success Entrepreneur ( Ganacsi guulaysta )
1:19:25
Maan kobciye
Рет қаралды 7 М.
O.P.M | ka taajir lacagta dadka kale jeebkooda ku jirta | dhaqaalaha
8:01
700 DOLLAR KALIYA KU BILOW 2 GANACSI - STREET FOOD BUSINESS
9:05
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 38 М.
KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]
11:38
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 46 МЛН