qabiilkee ayaa ka guursan lahayd qabiilada soomaalida

  Рет қаралды 20,814

Iqra Quen  Official

Iqra Quen Official

7 ай бұрын

Пікірлер: 65
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 ай бұрын
Wiil dhulbhante insha allaah ayaan jeclhay anigo ah gabar mj
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Qabiilkii aanka guursan lahaa Already waan guursaday Ugaasyada Og ❤
@team_salman_ak_47
@team_salman_ak_47 4 ай бұрын
waxan ka guursan lahaa dhulbahante waxana ka guursadeen shurunshur from lascanod
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 6 ай бұрын
Gabdhaha somaliyeed odhan waa gabdho wanaagsan ee joojiyaha qabiilka
@musemuse1507
@musemuse1507 7 ай бұрын
Wiilka funaanada madow ayaa ugu aqlibadan
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 ай бұрын
Sheeko xume dhinyarada qabyaalada dhaafa guurkuna waa calaf. Suaalaha xun joojiyaa.
@Zolaouais
@Zolaouais 6 ай бұрын
Gabdha somaliyad kulu waan Guursanlaha wlhi❤❤❤❤,Qaabilada somali kulu waan kaa guursanlaha
@abdirahmanfarah1818
@abdirahmanfarah1818 6 ай бұрын
Naa haysku dirin ummada islaamka ah la garanmaayo cida ku soo dirtay!!!!!!
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Isaaq dad badan baa habeenkii ku riyoodda
@ahmad6967
@ahmad6967 7 ай бұрын
Yaa hali karaba
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
@@ahmad6967 hhh
@saidhashi2856
@saidhashi2856 7 ай бұрын
Yaa kuu baneeyey naag gaal ah? Yaah! Waa sheeko kale. 😂😂
@user-nq8wi7ef2y
@user-nq8wi7ef2y 6 ай бұрын
Hablaha somaliyed waa dheyman iyo luul no qabiil ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 7 ай бұрын
anigu waxan guursanayaa iqra that's it from Boston new England en from ssc
@mowlidhaji8666
@mowlidhaji8666 7 ай бұрын
Nayaa hee adika qabyalista aya tahay San kamafilan lakin mardambe kutageri mayo iqra queen by wll I am sorry from hargeisa
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 7 ай бұрын
Waxaan dhaqan xun qabiilada caaynaya dad isku kalsoon Mahan awood bey karaadinayaan caayda
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 7 ай бұрын
War waa ceeb inaad qabiilada Soomaaliyeed yaan lacaayin guurku waa nasiib midakale reer wada xun majiro qabiil wada fiicana majiro guud ahaan gabdhaha Soomaaliyeed guud ahaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AadamAbdi-gt1zv
@AadamAbdi-gt1zv 6 ай бұрын
Naa xishood waxaa dhulka lama soo djigo
@abdihakimaden3927
@abdihakimaden3927 6 ай бұрын
Maxay la shir timi. Uf uf uf
@Omar-mf9nd
@Omar-mf9nd 7 ай бұрын
Adigaan ku guursan lahaa Mid kale ma guursan lahayn 😂
@rashidyusuf9801
@rashidyusuf9801 7 ай бұрын
Naagtaan wasaqdaa ayaa umada ka qabta
@user-nl5rr5co7l
@user-nl5rr5co7l 7 ай бұрын
Eelayga hawiyo diiday qeyr allaha siiyo😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 7 ай бұрын
Aaamin 😭😂
@ahmad6967
@ahmad6967 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Xati-ve3tg
@Xati-ve3tg 6 ай бұрын
Hawiyo waa midgaanimo iyo jahliga lagu nacay nh😂
@ahmad6967
@ahmad6967 6 ай бұрын
Xaarood baa ka xuun oo waa جبرتي jabartina waa midgaaha yamantaa​@@Xati-ve3tg
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 6 ай бұрын
ANIGU WAXAAN KA GUURSANAYAA JAREER WEYN HADII ALLE CALAF IIGU DARO LAAKIIN KAMA GUURSADEEN QABIILADA KALLE
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 6 ай бұрын
Tuug miyaa hhhh iyo jeego rifrif kuweey wax weydiineyso. mida kale gabadhee baad guursan laheyd mey tiraahdo maxaa Soomaali loo kala saarayaa!! .
@shugruyawyaw9257
@shugruyawyaw9257 7 ай бұрын
Somali
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 ай бұрын
Istaqfurulaah kan yiri kabaha laii qarin lahaa waa tuug bilaa edbi Gabar reer bicidyahan tuugnimo kunacday
@abdirahmanmohamud8548
@abdirahmanmohamud8548 7 ай бұрын
Tallow gabdhah biciid yahan moo caayey ninka mise waa amaanay
@MoDhaqane
@MoDhaqane 7 ай бұрын
Waa waxaan waligood qabiilkale arag qabyaaladii idin qaaday idima dhigto
@umailyasibrahim-ve2rx
@umailyasibrahim-ve2rx 7 ай бұрын
May may moye qof kale no❤
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 7 ай бұрын
Kkk nacayb isaaqa ku jira😅
@xasan545
@xasan545 7 ай бұрын
Wahaa kaguursan lahaa qabiilka hooyadaa kadhalatay
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Hhh fur caaag hh Reer bargu dhib badnaanaa
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 6 ай бұрын
Gabadh Direed
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 ай бұрын
Aqas ninka jeegada diir diiran gabdhaha somaaliyed caynaya gaaja looga cararay iyo qalalnaan qori uraaya
@abdinasir2675
@abdinasir2675 5 ай бұрын
Wuu musliminayaa
@user-fw9gv2gd2c
@user-fw9gv2gd2c 7 ай бұрын
Adiga ayaan gursanlahaa
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 6 ай бұрын
Guurku maaha reer lkn waa is fahanka
@user-ey9zt1ey6i
@user-ey9zt1ey6i 6 ай бұрын
tii
@Moussa-sr7xb
@Moussa-sr7xb 4 ай бұрын
Waxan gursanaya somalida dhamaan marka lagatago beesha isaaq
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 6 ай бұрын
Dir iriir samalenimo ❤
@nurasaeed5381
@nurasaeed5381 7 ай бұрын
💚❤❤🤍🤍🤍🤍💚❤🤍
@maxamedcabdimaxamedcabdi2868
@maxamedcabdimaxamedcabdi2868 7 ай бұрын
Anigo ah nin putland ah waxaan ka giursan la haa.isaaq sacad muuse waaw
@Hiis3299
@Hiis3299 7 ай бұрын
Wallhi soo maali inaanka guursado niyadaba kuma hayee ila taliya soomaaliyeey😂 Waxaan ku nacay qabyaalada iyo is qoqobka wallhi wax kalena maaha
@RAJO-CUSUB
@RAJO-CUSUB 7 ай бұрын
Ilmaha qaladka maleh, dadka waaweey ayaa qabyalad ilmaha baray. Gabar qabiil maleh
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 6 ай бұрын
Reer boosaso. Galkacayo..garoowe .. Nacaybka isaaq ay u hayan .. Waa mid xataa ka xun ka yuhuuda loo qabo
@umailyasibrahim-ve2rx
@umailyasibrahim-ve2rx 7 ай бұрын
🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿💓❤
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia 6 ай бұрын
fadlan nagu soo biir
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 6 ай бұрын
Gurkanaga qabil ku xidhinayno
@OmarMohamedMaalim
@OmarMohamedMaalim 5 ай бұрын
Waleen wax yaabahan Inu irsaq lagaradsada was yaab
@muhiyodindhararabdilahi4407
@muhiyodindhararabdilahi4407 7 ай бұрын
10:11 adaan ku guursan lahaa
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 6 ай бұрын
Adeer baraamijkan jooji waayo wuxuu dhexdhigayaa umada fitno Waa baraamij xun jooji adigana denbi buu kugu yahay
@MohamedAli-xw1gh
@MohamedAli-xw1gh 7 ай бұрын
Adiga ban kukusan lahaa
@abdinoor2194
@abdinoor2194 6 ай бұрын
Kumuuyo
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy 6 ай бұрын
balaayo sheeg iyo qabyaalad
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 7 ай бұрын
Asc. Wiilka finaanada modow Maansha Allaah guri fiican ayuu ku soo korey.
@MaxamuudCabdilah
@MaxamuudCabdilah 2 ай бұрын
Show dhakhdhakh le waa waXdhintay kulaha marko🤫🤮🤮🤣
@axmeddalahow7943
@axmeddalahow7943 7 ай бұрын
Dhulbahanto wan kaguursani laha. Raxaweyn ma rabo in an kaguursado
@moadam7003
@moadam7003 7 ай бұрын
Sida muuqata ciyaalka xabada ku dhashay mid walba inuu ina adeertii fuulo ayuu rabaa kkkk marka hore sida muuqata dhaman multivitamin ayay ubahan yihin kadibna ushega cid rabta inayna jirin marka iyagu dokha malaha kkk
@nurasaeed5381
@nurasaeed5381 7 ай бұрын
❤❤🤍🤍💚💚
@safiyajaamacsafiya1121
@safiyajaamacsafiya1121 7 ай бұрын
𝗠𝗮𝗿𝗲𝗲𝘅𝗻
QABIILKEE KA GUURSAN LAHAYD | TIKTOK CHALLENGE 🔥
12:59
Zaki Bin Xaaji
Рет қаралды 157 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 24 МЛН
Soomaalida Mascarabbaa Mise waa Afrikaan
15:13
Iqra Quen Official
Рет қаралды 2,5 М.
sheeg xayawaan soomaalida magaciisa sadaxan ugu yeerto
5:01
Iqra Quen Official
Рет қаралды 3,5 М.
Galkacyo yaa leh??
5:29
Iqra Quen Official
Рет қаралды 416
Ebya SABAZONTO ne VJ JUNIOR 🔥🔥🔥bibi...KITOKOTAAAA.
1:05:52
Kasuku Live
Рет қаралды 1,7 М.