Qadar Keyow FT Qamar Suugani | Saxibada Fatuush Hadiyad Qaali siiyeen |

  Рет қаралды 1,625,046

Moha Films

Moha Films

Жыл бұрын

Thank you for watching! :)
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Don't forget to subscribe! - / @moha_pro10
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

Пікірлер: 159
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 5 ай бұрын
Waa gabar aad u qurux badan lakiin nimcada inay qarsataa fiicneyd. Waa dhalinyaro waxbo ma fahansano, Ilahay isha iyo afka haka qabto, hana soo hanuuniyo. Allahumma Ameen
@Ahmed-di9hm
@Ahmed-di9hm 3 ай бұрын
Mashaaa alhaa wiil facani
@Ahmed-di9hm
@Ahmed-di9hm 3 ай бұрын
Mashaaa alhaa wiil facani
@abdirizakhersi7406
@abdirizakhersi7406 2 ай бұрын
Q111h​@@Ahmed-di9hm
@FaatimoAbdi-pd7iy
@FaatimoAbdi-pd7iy Жыл бұрын
Walaal majeshay Rasuulka SCW
@ismailali4339
@ismailali4339 Жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waar tani waalid ka naxa oo cawradeeda astura miyaanay lahayn mise way la qabaan, Subxaanalaah.
@aishohassan
@aishohassan Жыл бұрын
Wllhi aduunyo wey dhamaaatay sidaan hdii caadi umadi lanoqoty dhaqan gaal😢😢
@zahraismail2245
@zahraismail2245 Жыл бұрын
I feel sorry for the one who marry her. May Allah guide her
@noneofya2739
@noneofya2739 Жыл бұрын
​@Zahra Ismail Nayaa you may commit more sins than her, but probably hide. Leave thus girl alone and get an f'ing life
@shukriabdulahiabdowshukria7223
@shukriabdulahiabdowshukria7223 Жыл бұрын
Subxaana allah xishood iyo diin iyo iimaan iyo asturnan dhan wey dhamaatey allow umadaada Soo hanuuni
@xuseenramlo1700
@xuseenramlo1700 Жыл бұрын
Amiiiiinn yarbiiii😢😢😢😢😢😢😢
@NuuradiinMaxamed-oh7je
@NuuradiinMaxamed-oh7je 9 ай бұрын
😊saxob
@Nuurtomacalin-jj6xq
@Nuurtomacalin-jj6xq 9 ай бұрын
❤❤❤
@MarwaXamse-qq7nh
@MarwaXamse-qq7nh Жыл бұрын
Allow waad isu doortee isu daa dunidu waa ayaameee❤❤😊
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 4 ай бұрын
Illaahayoow rabiyoow raxmaanoow xayada hanaga qaadin
@samirasaeed1093
@samirasaeed1093 Жыл бұрын
Nowadays Somali wedding is no what it was before people used to have haha but Nowadays lady dance their own wedding before we used not do this subhamalahi may Allah help us all in the right Islamic way
@nassoadenhajji6072
@nassoadenhajji6072 Жыл бұрын
Ameen ya rabb❤❤
@naimamohamed1392
@naimamohamed1392 Жыл бұрын
It is so unislamic May Allah have mercy on us
@ibrahimisaaqmaxamed7255
@ibrahimisaaqmaxamed7255 Жыл бұрын
​@@nassoadenhajji6072❤❤❤❤❤❤❤❤❤sii
@hindayuusuf1708
@hindayuusuf1708 9 ай бұрын
🎉
@LuulCabdi-hw5qe
@LuulCabdi-hw5qe 7 ай бұрын
Wsc 😊😢o😢😢pp😊😊😢😊😊😢😢9😢😊😢😢😢9😢😢p😊😢😢9😊😮😢pp😮p😮😮😮😮😮😮is 😮p9😮😢ppp😮😢😮😢pp😮😮9😮😮😢😮😮😮😮😮p😢😢p😢😮😮you p😮😮pp😮😮p😮😮pp😮😮😮😢😮😮😮😮]].p😮😮😮😮p😮pp😮p😮p😮😮pp😮😮😮😮pp😮p😮😮pp😮p😮😢😮😮😢😮😢
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Masha Allah guurkoda.Markaan gabar qurxoon ciyaareyso guurkeeda arko waxan so xasuusta Niman gabar dhaaxa guursadey sidan u xurxon hadana mid kale ka raacay😢Nin iyo Qosolka waqtiga yar ah wan ka fiigay.Ha ila yaabina Xiisaha nolosha Nin ayan aqaana oo boqolaalkalan arkey oo gabdho ah.
@faysalroble1386
@faysalroble1386 Жыл бұрын
Qurux waxba matarto ee aqlaaq ayaa wax tarta waana 00000 tan oo kale raga guur sada ilmahoda matoosan
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
@@faysalroble1386 Ha ku dambaabin.Maalintan guurkii ugu horeyy ayay rabta in la arko quruxdeda.Marka laga yaabo iney qof wanagsan siyaabo badan oo kale ay tahay.Anaga ma naqaano Shaqsiyadeda garka ah.
@Maaliboy
@Maaliboy Жыл бұрын
@@Xalimo421 qoftan garoob wye tan kle adi nin ku waalatay cid wax kugu faleyso maleh is daji bal nin leyne hdu calafkaga xumaday ma rago dhan baa xun meeqa sharmuuto somali ah marwlba argna hdana ma waxa dhahna gabdhaha somaliyed waa wada sharmutoyal wax saas cml ah wada is daji yarizey
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
@@Maaliboy Is daji kulaha yaa marada kugu dhagan😁Wax jiro oo na gubay la og yhy ayan ka hadalnaye.Sadar muuqdo su'aal ka dheer.Ya waxkugu falayo ad ledeahay ya ku yiri waxban raba?Afkaga edeb u yeel.
@user-fb6uu8ti8t
@user-fb6uu8ti8t Жыл бұрын
ALLAH AKBAR DIINTA MUSLIM ma ogolo sidan
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
Diinta waalasheegtaa ooo Muslim ahay ladhahaa lkn malagudhaqmo😭😭😭😭😭waaana musiimo dadkii kuhabsaday
@Maaliboy
@Maaliboy Жыл бұрын
Diinta sida ID ahan cml loo wata balse geedki orod lagu fuulo orod loga soo daga iska sug wa maqle
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
@@Maaliboy qof wax bdn og
@hoododayib4626
@hoododayib4626 Жыл бұрын
subxaan waxay uqaadanayaanba somalidu hada markaad tidhaa sidan diintu maogola waxaty badaw subxaannallah
@baydhabojanaay3690
@baydhabojanaay3690 9 ай бұрын
Wa laadhimaanayaa alle ka cabsada malaga meel kaa majiro
@khadiijo7099
@khadiijo7099 Жыл бұрын
Subxanallh aaawi diinteeeni
@seynabibrahim8455
@seynabibrahim8455 Ай бұрын
Woow Very Nice🎉🎉❤❤😂😂😢😢😮😮😅😅😊😊
@ayshaays5827
@ayshaays5827 Жыл бұрын
Waxaan ayaa reer barakaleh iyo oowlaad baariah lagasugaa? War soomaaliyey diintaada usoolaabo Aawey dhagankeena suubanaa Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow soomaali ugargaar
@noneofya2739
@noneofya2739 Жыл бұрын
Naa taada ku mashquul, umadda ilahay amaan gali shuubayahay
@user-xo1us3ls2n
@user-xo1us3ls2n Жыл бұрын
Nag walan naisastur ilahay gacafso nin gujacal inat san isgugaweso. gama ogalanay. Malin an Malintan ahan ayat Hasosantota😢😢😢😢
@issackisscak
@issackisscak 11 ай бұрын
it's very Nice one❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌
@zousasaredo1109
@zousasaredo1109 Жыл бұрын
Machallah alif mabrouk
@AhmedHagi-en9dm
@AhmedHagi-en9dm Жыл бұрын
keeyoow cod macaaaa caafimaad legend Congratulations the bride and the groom
@issackisscak
@issackisscak 11 ай бұрын
Woow very Nice❤❤❤❤❤
@Aragsan-eb4bf
@Aragsan-eb4bf 10 ай бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shadiyashadir
@shadiyashadir Ай бұрын
aroosyada reer xamarku waa gumaysi wllhi
@deqsanmohamedabdi1652
@deqsanmohamedabdi1652 Жыл бұрын
Congratulations hambalyo wll qali ❤❤❤❤❤❤
@halimaabdulkhadir5306
@halimaabdulkhadir5306 11 ай бұрын
Ruhivxibsob ❤ 🎉😢😅😮😊
@ifrahdahir5514
@ifrahdahir5514 Жыл бұрын
Mss dahabo❤😊
@mustafe_timo
@mustafe_timo Жыл бұрын
Cawo abdiqani wlhy waa qof qlliya oo qalbisan🌺❤🥺
@RahaWeli
@RahaWeli Жыл бұрын
M.a hamblyo hamblyo aroos wcn sz tushy
@Seylaay
@Seylaay Жыл бұрын
Qoftaan comments dheer ayan u qoray wan ka tirey. Waxan kabaqay in denbigeeda kaqaado so saas darted waxan dhahayaa Allah yahdik.
@noneofya2739
@noneofya2739 Жыл бұрын
And why do we care? Naa shaqo yeelo oo nolo samayso
@tensixl6707
@tensixl6707 7 ай бұрын
​@@noneofya2739ilaahi ka cabso wll
@amirahassan-hw8ze
@amirahassan-hw8ze Жыл бұрын
Naah Waa kan weeye tani
@SeidAhmed-bh5od
@SeidAhmed-bh5od Жыл бұрын
Mashaalh
@nadaramohmedhassannadaralo2813
@nadaramohmedhassannadaralo2813 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo lamaanaha
@NafisoJaqalo-di3mf
@NafisoJaqalo-di3mf Жыл бұрын
Alla way qawanthy
@asmaabdi9928
@asmaabdi9928 10 ай бұрын
Hambalyo Hambalyo sister ❤❤
@cabdikariimcabdilaahicabdi1528
@cabdikariimcabdilaahicabdi1528 Жыл бұрын
Hambalyo fatuush
@farxiyfilsan6116
@farxiyfilsan6116 Жыл бұрын
Bal day waxaa niman daawanaaya meee damiirkii tolow 😢
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Жыл бұрын
saxiib waa kuwaan cml n😍😍😍😍😍
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
Sxbo waakan aduun iyo aakhiraba wanaag kula jcl.. Kuwwan sxbo fcn maaha
@safiyacabdilahi5366
@safiyacabdilahi5366 Жыл бұрын
Waxaasoo ninaa kuag jooga xishooo ayaan kuodhanlahaaa
@user-rq7ns3eq9g
@user-rq7ns3eq9g Жыл бұрын
War waxaa kadaran nin guur sanaayo cawrida uu arki lahay anaga mar hore arakne team iskabulo is muujiya😂😂😂😂
@noneofya2739
@noneofya2739 Жыл бұрын
Shaqo la'aan baa kuhaysee rabi camal waydiiso
@maimounaelabe6975
@maimounaelabe6975 3 ай бұрын
Before there is shame no dance , now its too much the way she dances front of people like nightclub
@rayanahmed5526
@rayanahmed5526 Жыл бұрын
Daqan islaam ma aha gabar qaawen Aaway xishood
@user-ll3vw7ip3i
@user-ll3vw7ip3i 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤mashalah
@Mohamedgogoye
@Mohamedgogoye Жыл бұрын
Inta heesta wada dhagaysan an uu wada ducayna wllken khadar keyow
@nafisohussen857
@nafisohussen857 Жыл бұрын
Sax waaye waa walalkeen Allaha cafiyo asaga iyo inta xanunsan
@Raliyaibrahim-xt2zx
@Raliyaibrahim-xt2zx Жыл бұрын
Maxa ludacay walal
@Raliyaibrahim-xt2zx
@Raliyaibrahim-xt2zx Жыл бұрын
Maxa kudacay
@nasrahamdi3621
@nasrahamdi3621 Жыл бұрын
Allah.haidin.naclado.dumarka.timaha.baneste.hadanah.ashahadanaya.subhanalah
@sacdiyaay
@sacdiyaay Жыл бұрын
😂😂maxa kagly marka ilahy aa laxisabtamaye😏
@wabaryqasim5972
@wabaryqasim5972 Жыл бұрын
Maama nacalada iska daa qofka wuxuu kugu leeyhy nasiixa haduu kaadido adiga taadi waajibka muslinimada waa sameysay waa inaad tiraahdaa alaah yahdiik kilmada wanaagsan waxay jijibisaa lafaha hadi rasuulkeni csw qofwaliba oo qaldan uu nacaladeyn lahaa ama aflagaadeyn lahaa ama ku jees jeesi lahaa dadku iyago kooxkooxa muslinimada masoo galen taaniyan qofwalbo ooashahaadanaaya kuuma banaana in aad nacaldeyso ama diin la aan inuu yhy marka xaawil markaad qofka diinta wax oga sheegeyso inaad marka hore waaniso marku kaa diidana aad u duceyso alaah qafuuru raxiim washadiidul iqaab raali ahaw hadi lacala hadal aad dhibsatay aan ku iri alaahuma yaa muqalibal quluub tabid quluubina calaa diinak ilaahay isagey ku jirta gacantisa quluubta bani aadanka isagaana gidgidiya ee ilahay hakuadkeyo quluubtena diintiisa amin.alaahuma laatazeq quluubinaa bacda I'd hadaytanaa❤
@noneofya2739
@noneofya2739 Жыл бұрын
Nacalad adi iyo wixii ku dhalay haku dhacdee, umadda ilaahay amaan gali
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 3 ай бұрын
Markii xishodka lagaa qaado waa iska sidaas
@issackisscak
@issackisscak 11 ай бұрын
I love eat❤❤❤❤
@alpartoalbaarto.9329
@alpartoalbaarto.9329 Жыл бұрын
What soamidi wllhi dhaqan ka halaway Nag tada in jirkeda LA.arko marabtaa Somali gala halesay waxan aros maha ee waa danbi 😢😢😢
@user-gn2tz9yt1y
@user-gn2tz9yt1y 8 ай бұрын
Kuwo ka drn ba hda so bxy😂
@hoodomahadapdilahi1438
@hoodomahadapdilahi1438 Жыл бұрын
𝘔𝘢𝘯𝘴𝘩𝘭𝘭𝘩 𝘸𝘢𝘹𝘢𝘢𝘴𝘢 𝘻𝘹𝘱𝘵𝘪𝘯𝘮𝘰
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Жыл бұрын
Wxas saxib laga dhaha😢😢😢
@ifrahhamdi
@ifrahhamdi Жыл бұрын
Alle hainasiiyo sxp nafta aan uhurno
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
Kuwan sxbo maaha waa sheydaamo
@tuna-nd6se
@tuna-nd6se Жыл бұрын
Offfff Maha uqawantahy
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 5 ай бұрын
Aaway hijaabki iyo quruxdiisi ,aaway waalidki ama dadki musuulka ka ahaay dadkaan. ALLAAH KA CABSADA
@MohamedAli-iw2nk
@MohamedAli-iw2nk Жыл бұрын
Friends ❤❤❤ give love 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Defna33-gi6se
@Defna33-gi6se Ай бұрын
Saxibo 🥰🥰🥰🥰🥰
@user-kz5im2of5l
@user-kz5im2of5l Жыл бұрын
Ma xishonoosabee 😮
@noneofya2739
@noneofya2739 Жыл бұрын
Macaa kaa galay xishoodkaaga wase
@user-ei5wf4lj1f
@user-ei5wf4lj1f Жыл бұрын
Hambali
@adarosman1420
@adarosman1420 Жыл бұрын
Ilahaytubadwaydiso walashaydiyay
@shukriahmed4685
@shukriahmed4685 Жыл бұрын
🤲❤️
@UbaxQurux1990
@UbaxQurux1990 Жыл бұрын
Hamablayo abayo fatuush 🎉🎉❤
@user-xs9im8ib6f
@user-xs9im8ib6f Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@UmaymoCabaas
@UmaymoCabaas 9 ай бұрын
❤❤❤
@user-hl9zk6wk2c
@user-hl9zk6wk2c 3 ай бұрын
😍😍😍
@bbyamishbbyamish5102
@bbyamishbbyamish5102 Жыл бұрын
M.a
@samiirocabdi6877
@samiirocabdi6877 4 ай бұрын
Subxanalaah
@user-fu8yz3nt8p
@user-fu8yz3nt8p 2 ай бұрын
wwwwww 💓💓💓💓💓💓
@abdikaniabdillahi2391
@abdikaniabdillahi2391 Жыл бұрын
🎉❤❤😍
@sacido1721
@sacido1721 Жыл бұрын
Maansha alaah guurkiina guur qeyr gurigiina guri nagi wiil.iyo caano
@saharamohamed4874
@saharamohamed4874 Жыл бұрын
Balaya qaawan 😭😭😭😭
@user-br5lg2rw5c
@user-br5lg2rw5c 2 ай бұрын
Gabdhaha ayooska ah marki meg aabka loomariyo maxey waraawo ula ekaadaan
@sharmaakecabduqaadir3770
@sharmaakecabduqaadir3770 Жыл бұрын
😊😊😊❤❤
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 27 күн бұрын
Dahab umaleey Waa Bulukaati 😂😂😂
@user-rd3zx6si5w
@user-rd3zx6si5w 8 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@user-ei5wf4lj1f
@user-ei5wf4lj1f Жыл бұрын
Waaanooyrabaaaaaabaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muraabaxoofficial8600
@muraabaxoofficial8600 Ай бұрын
Hada Gawadhaan Iyadoo Laqabo Meeqo.Wiil Ku sigesata 🤣🤣
@KokeAthletico-vw9vt
@KokeAthletico-vw9vt Жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo ❤
@user-sg1rl6jw8c
@user-sg1rl6jw8c 8 ай бұрын
Etdvnxcvznudteugb
@user-sg1rl6jw8c
@user-sg1rl6jw8c 8 ай бұрын
1:39
@user-sg1rl6jw8c
@user-sg1rl6jw8c 8 ай бұрын
QhusnbGmfgn❤😂🎉😢😮😅😊
@user-sg1rl6jw8c
@user-sg1rl6jw8c 8 ай бұрын
🇸🇱🇺🇿
@arfadum-in8ij
@arfadum-in8ij Жыл бұрын
❤❤😊❤😊
@aminamohamed7417
@aminamohamed7417 Жыл бұрын
Hambalyo ♥️♥️♥️♦️🌹💖💖💖🌷🌴🌴⚘💞💞💞💕💕💞🌱🌱🍀🪴💟💟🌱💞
@AmaranCadey
@AmaranCadey Жыл бұрын
❤🎉
@khadiijo7099
@khadiijo7099 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nasrabintu4279
@nasrabintu4279 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-jk1jn8yh7t
@user-jk1jn8yh7t 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b 4 ай бұрын
Qamarka
@user-ph4ww6tr1y
@user-ph4ww6tr1y Ай бұрын
🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧
@sabiriincumar
@sabiriincumar Жыл бұрын
Makiin weeqirootay👭👭
@bathriwellson5249
@bathriwellson5249 Жыл бұрын
🥰🥰😘😘
@masbalyussuf6205
@masbalyussuf6205 Жыл бұрын
Hello
@abdibashir9605
@abdibashir9605 Жыл бұрын
Hhhh wlhi waa yaab qof saan ah ninkii naag ka dhigan rabo aduunyo xaalka bah xishood iyo dhamaa
@xaniifaxaajicali1490
@xaniifaxaajicali1490 Жыл бұрын
Sxbtinimadu wngsana❤
@zabidaahmed9715
@zabidaahmed9715 Жыл бұрын
T🎉f❤❤❤❤❤❤❤❤🤩😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faridahusien3204
@faridahusien3204 Жыл бұрын
Somali alshabab joogto idhaha hadhow😅😅😂
@amirahassan-hw8ze
@amirahassan-hw8ze Жыл бұрын
Naag Waa kan dheh Wax fusuq ayaa ilbax la moodayaa
@warsamemohamed2166
@warsamemohamed2166 Жыл бұрын
Gaalo iska yeel yeel waa layaqaan meesha uu kudameeyo aroos iyo guri macsida alle lagu dhisay bur bur iyo halaag
@safiyacabdilahi5366
@safiyacabdilahi5366 Жыл бұрын
Naa xishoo maraanyahay bilaa aqlaadii ishbaatahay
@noneofya2739
@noneofya2739 Жыл бұрын
Dhiladii kudhashay ee adiga akaaqda kaa ilowday was
@iqraqueen7408
@iqraqueen7408 6 ай бұрын
Xishood ba I dilay maba eegi karo dadka😂😂
@naagadag4493
@naagadag4493 11 ай бұрын
Ereyga saxiib hada maqlo ilin baa iqabataa😢
@AnisaMoha-do3pq
@AnisaMoha-do3pq 9 ай бұрын
SawAb
@naagadag4493
@naagadag4493 9 ай бұрын
@@AnisaMoha-do3pq qiimo saaid bay agteyda ka leeyihiiin"🥺
@hindayuusuf1708
@hindayuusuf1708 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-mz1zk6we8s
@user-mz1zk6we8s Жыл бұрын
😊😊😊😊
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 Жыл бұрын
Whats going on?
@usamecade7532
@usamecade7532 6 ай бұрын
😂🎉😂
@somcana
@somcana 6 ай бұрын
Reer tuulo
@user-me4ir6sx7n
@user-me4ir6sx7n 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@user-or7ro3zt6v
@user-or7ro3zt6v Жыл бұрын
1١صدرو مي
@jamalnoor345
@jamalnoor345 Жыл бұрын
Kkkkk naag waalan ayay u egtahay… illahaw so hade
@user-vl2bk2wm8w
@user-vl2bk2wm8w 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wardaladan425
@wardaladan425 Жыл бұрын
Tan fudeydkedu xadki loogu talo galay waa dhaafey waa warqad qurux iyo deganaan wada socdo maxa loo waayey badi dhif mooyee
@user-fu8yz3nt8p
@user-fu8yz3nt8p 2 ай бұрын
🫂🫂🫂🫂🫂🫂
@arwaramy57
@arwaramy57 8 ай бұрын
اعود بالله شو حصل للعروسه تلعب دور غير دورها عيب الحركات دى والاستعراض دا ماله لزمه الله يست وين العريس ياعالم وقفوا رقصها عيب
CAWAALE AADAN HEES KALA KACSAN UQAADAY AROOSKA FATUUSH IYO TAMIIM
3:54
Goodax Media Production
Рет қаралды 9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 68 МЛН
TAMIIM IYO FATUUSH  FULL AROOSKII QARNIGA MOGDISHU WACDARO KA DHIGAY 2023
1:21:37
Goodax Media Production
Рет қаралды 317 М.
Ilkacase qeys Boqorada Putland  Arooskii sundus saacid
3:21
Moha Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
KHADAR KEEYOW - CAFIS BAAN KA DOORBIDEY (2017 / 2018)
7:39
ArimaHeena
Рет қаралды 5 МЛН
MAXAMED MAAME - WALAAL - CALI ZAKI & JUWEERIYA AROOS 2024
6:37
Waqal WStudío
Рет қаралды 555 М.
Cawaale Adan FT Dayax Dalnurshe  Hubqaad  Arooskii Fatush &Tamiim
7:12
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 17 МЛН
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 1,1 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 2,5 МЛН