Qaddarinta Jacaylka

  Рет қаралды 41,931

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

3 жыл бұрын

Bulshooyinka Soomaalidu aad ayay jacaylka u qaddariyaan, una weyneeyaan dhanka fanka iyo suugaanta marka ay tahay. Balse nolosha caadiga ah, isku si uga ma muuqato dhaqankeenna. Waa maxay sababta jacaylka looga xishoodaa, dadka is qabana aan looga dareemin? Fathia Absie ayaan kala sheekaystay su'aashan iyo kuwo kaleba.

Пікірлер: 65
@cabdiqanidiraac1483
@cabdiqanidiraac1483 3 жыл бұрын
Waxaan soo xasuustay JACYLKAYGII❤ Yaraanta Waxaan u jaakidhi jiray/jeclaa Gabadh la odhan jiray MISKI waxay ahayd gabadh aad u quruxbadan oo dhoola cadynta kufiican Waxaan wada dhigan jirnay Malcaamada/dugsiga quraanka Waxaan wada gali jirnay SUBACA waxaan aad u jeclaa aayada kujirya MUDAFIFIIN E AH KHITAAMUHUU MISKU 💕 Markay aayadaasi igu soo aado cod fiican ayaan Ku khrin jiray 💕❤
@lulaothman
@lulaothman 3 жыл бұрын
Hhhh
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 2 жыл бұрын
Sory lkn wan woslay 9 bilood kadib ayaan aqriyay komontiga
@hibanigesod5418
@hibanigesod5418 2 жыл бұрын
😂😂
@miskicadey1643
@miskicadey1643 Жыл бұрын
Kkkkk
@ayaanomar3066
@ayaanomar3066 Жыл бұрын
Waxasaa kaa jecel ah🥺😫
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Jaceylku waa wax laga xishoodo wallaahi waa runtaa. Markaanu ka sheekaynayno aniga iyo qoykaygu aanu doodayno waan ku raaxaystaa si aan caadi ahayn, hooyaday uun baa igu soo booda" Naa hus iyo xishood baa laygu dhahaa" Miyaan aamusayaa dee ardeydii Fadxiya ayaan ahayee.😆
@leyyyla95
@leyyyla95 Жыл бұрын
Waa iga qoslisey ziz😂lkn fadxiya youtube ma ledahy mxse ugu qoran
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
@@leyyyla95 Dhowr bay leedahay. Fatxiya Cabsiiye ayaa ugu qoran Kay markasta active ka tahay.
@leyyyla95
@leyyyla95 Жыл бұрын
@@Naagnool124 okei thnks hno
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Jaceylka waad taaban Kartaa oo waad tiigsan kartaa oo waad dhadhamin kartaa oo waad Dhunkan kartaa, Keliya waa markaad hantido eed hesho jeexaagii kale. Anigu taa baan aaminsanahay.
@IsmahanAkadir-rs3uw
@IsmahanAkadir-rs3uw Жыл бұрын
This was the best one ever wlh❤ Fathia is such a fun person wow I like her sprit and she makes me laugh i was cooking a lunch and all the day I was laughing😄😁❤❤❤ Big fan for you codka ubax❤✊✊
@abdishakurabdi1844
@abdishakurabdi1844 Жыл бұрын
Jacaylkaaygii caruurnimadii.😰💔 Nawaal waxay ahyd inan aad u qurxoon isku school ayaanu ahayn fasalka 4aad ayaan ahaa iyana fasalka 5aad. Walalkeed Kayar ayanu isku fasal ahayn, waan jeclaaday jacaayl aan ilaa hada xasuusto wlhi jacaayl caruurnimo oo an ku dhisnaayn xaqiiqo dhaba balse dareen galgacaala ayaan u qaday. Wxan xasuusta inaan mrka schoolka kasoo baxno aan boorsada yar uso qaadi jirey, maalin axada oo aanan school jirin ayaan damcay inan gurigooda ugu tago saa markaan xaafadi imi aan albaabkii garaacay ayaa waxaa iga furtey hooyaded albaabka saasti aay u furtay aya qol meel geesa ku yaalay waxa kaso baxday inanti Haa waa nawaal oo markan aad u qurxoon oo aan xijaabna xidhnaayn oo madaxa maro yr ugu duuban tahay, wlhi ilaa maanta sawirkaas waa I hor yimaadaa! Maamadi maxaa dooneeysay ayey iga hor keentay markaasa dhahay hooyo maxamed ayaan doonayey waa walalkeed aanu isku fasalka ahyn ma joogo hooyo ayey itiri waana kaso laabtay. maalin kale.fasalka dhanka daaqada ayey fadhiisan jirtey waxaan xasuustaa maalin aan fasalkii oo lagu jiro kaso baxay kadib aan fasalkii aay dhigan jirtay soo aadey kadib dhanka daaqada oo banaanka ah ayaan so istaagay halkaas ayaan cabar kuwada sheekeysanay sheeko aanan xasuusan waxay ku saabsanayd, balse waaxan xasuusta qosolkii maalinta iyo dhoola cadeeynteedii! Inyar kadib macalinki fasalka kujiray ayaa na arkay halkaasna waxaa kadhacay ciqaab iyo in laay garaacay. Nawaal halkaas ayaa iskugu kaaya danbaaysay, safar ayaa iso galay dagdag ah, dhawr bil kadib marki aan soo laabtayna wadanki aan joogey oo ahaa keenya gaar ahaan Nairobi ayaan ka tagay oo wadanki ayaan ku laabtay sababa jirey oowgood toos ayaan hargeisa uga dagay. 20016 ayaan kenya kuso laabtay waxa layshegay inay reerki oo dhan dhoofen yurubna aaden. Hada oo an wadan yurub kuyaala joogana mararbaan waxaan is dhaha talow inaad luuq iskagaso hor baxdaan malaga yaaabaa! Aniga oo aysan faan iga ahayn waxan ahay qof ehlu jacala oo aaminsan jacalka lana nool xasuso hore qalpi wangsan oo anan dadka dulmin, saasoy tahayna kuma anan guuleysan jacaayl kaagi yaraanta iyo kii waaynantaba oo ki waaynaantu xasuuso xanuun iyo qalpi jab aan ka qaadey, iga dhigay qof badalanba dhaqan ahaan dabeecad ahan iyo hab nolol ahaanba. Saasay tahayna waxan leeyahay "Walee aniga jacaaylku wehel kaayga weeyaan qofki eed ka sheegtana iskumaba wanagsani.
@nimcahussein8398
@nimcahussein8398 Жыл бұрын
Nasab kaamilad thy wll ilahy waxan kaga baryaya inan wangsan oo.ku fahamta🥰
@abdishakurabdi1844
@abdishakurabdi1844 Жыл бұрын
@@nimcahussein8398 Aadbaad umahadsantahay walal, shrf korgaaga ha ahaato, ilahayna ducadaada haii aqbalo. Aaamin.
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
@@abdishakurabdi1844 Ooow! Ehlu jaceyl♥︎ We are same wallaahi jaceylka aad baan uga dambeeyaa waloow aan kusoo guul dareystey dhowr mar hadana ma noco Jaceylka. Iminka anoo single ah bilaa relationshipna ah ayaan hadana niyada ka jeclahay sawir qalbiga aan ku sito.
@abdishakurabdi1844
@abdishakurabdi1844 Жыл бұрын
@@Naagnool124 inta badan dadka jacaylka qadariyaa ee qiimeyaa kuma guuleeystaan waana kuwa ugu badan ee la dhibtooda, kuna guul dareeysta. Aadban ku salaamaya wlal.💖🖐
@xafsougaas6622
@xafsougaas6622 Жыл бұрын
Wall cabdishakuur qisadada jacaylka aad ayay iisojidatay 2jer ayaana akhriyay fariintada way isoo jidatay wana kula dareemaya qof aad jeceshahay hadane aad melku ogeyn waxan rajayna in 2diina oo socda in aad iska sohor baxdan dag dagne isku heshan Jacaylka qiimahiisa iyo macankiisa wan aqana jacayl la aan nolosha dhadhan malahaten Guulayso wall ❤
@theheba.0
@theheba.0 2 жыл бұрын
One of my fav episode's m.a mama fathi give a great advices we need conversations like this, same to ismaaciil you r a really greay interviewer Mashallah podcast ubax keep going ❤❤❤❤❤
@ibrahimnuurosman1878
@ibrahimnuurosman1878 3 жыл бұрын
Waw fathia absie don't know what happens when you are going with soul music and love songs i don't want prolong my day feeling like that !
@aylamahamed5185
@aylamahamed5185 3 жыл бұрын
I love her so much ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💖💖
@shugri.farahh
@shugri.farahh 2 жыл бұрын
Codka ubax🙌🏾❤️Great podcast
@IkLas_
@IkLas_ 2 жыл бұрын
You are my fav one mamo Waxana rajaynaya inan kulano insho Allah Allah cimriga ha inoo dheereye 🥰
@ubaxabdi6352
@ubaxabdi6352 3 жыл бұрын
Fathiya absiiye love u more walhi❤️😢❤️❤️❤️❤️❤️. Malin malmaha kamida waan kula kulmidoona idim alle
@somamohamed6422
@somamohamed6422 3 жыл бұрын
Codka ubax waa wax loo bahnyahy shugrna wllky ismaciil c ubax
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Macalimadaydii farxiya wan ilmeeya markn arko♥️😰♥️♥️
@hafzaeid4947
@hafzaeid4947 2 жыл бұрын
Omg lajan to lajan wllhi codka upax.🤩😇
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 11 ай бұрын
Waa marnaamijkii ugu horeeyey ee an codka ubax ku barto waw ❤😢labadan qof ee cajibka ahi maxay ahaayen waa markii 5 mybe ayaan ku soo ceshto oh jacayl baaba igu dhacay 😂
@Naagnool124
@Naagnool124 11 ай бұрын
Wallaahi aniguba Fatxiya sidaan ugu raaxaysto codkeeda markay jaceylka ka sheekaynayso miyaa waa markii iminsaad ee aan ku soo noqdo😂
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 11 ай бұрын
@@Naagnool124 oh 😍 gabdh cajiibadba tahaye adiguba hhhh dhawr comments ayaan kugu arkay isku wax ayeynu xiisayna, ay labadan qof kamid yihiin
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 8 ай бұрын
Really she is great woman😊❤
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 6 ай бұрын
I love you habo Fathia absie ❤
@sawsankayse3338
@sawsankayse3338 Жыл бұрын
❤️codka ubax i lovely wllhi🔥
@drsayaansagal2173
@drsayaansagal2173 3 жыл бұрын
wll waxan doonayaa inaan kula wadaago qiso jacyl oo igu dhacaday xagaan kugu soo hagaaga
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 жыл бұрын
Facebook ugu qor
@monaeman2610
@monaeman2610 Жыл бұрын
Waw
@suldaancabdirasaaq3672
@suldaancabdirasaaq3672 3 жыл бұрын
Gabadhaan la sheekays to ayaa isoo tilmaamtay dhawar course ayaa kaa maqan fathia absia ka soo buuxi ayay igu tidhiy . Waad mahadsantihiin labadiinuba
@Hanmor3412
@Hanmor3412 3 жыл бұрын
Hhhh masha aalalh ana mid aan la sheekaysto ayan u dirayaa oo yar dhagax ah
@suldaancabdirasaaq3672
@suldaancabdirasaaq3672 3 жыл бұрын
@@Hanmor3412 baga
@zubaida6307
@zubaida6307 2 жыл бұрын
barnaamij qurux badan😘🙏🏾
@fardozawwarsame8391
@fardozawwarsame8391 3 жыл бұрын
الفتى الذهبي 💚🥀
@mowliidabdirizak2630
@mowliidabdirizak2630 3 жыл бұрын
fadxiya wey ka gaabsatay qisadi ay inoo weday ee maxed ma is heleen aakhirkii
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Жыл бұрын
Tan wa bila macni
@naimamaxamed4875
@naimamaxamed4875 3 жыл бұрын
Waxaynu kusii siqaynayaa duni jacylkii kasii inkirmaayo🤦‍♀️wxaan rajeynayaa dadka is naawilayaa iney is helaan
@Hhaysdhibinwaliga
@Hhaysdhibinwaliga 3 жыл бұрын
Aniguna Ismailow adigan sheeda kaa jeclahay 😂😂😂😂
@munaibrahin7628
@munaibrahin7628 3 жыл бұрын
In badan way iso marty arintaas so funny wlhi
@mizkizhood6985
@mizkizhood6985 2 жыл бұрын
Waan ka helai 😫
@hoodomo863
@hoodomo863 2 жыл бұрын
Jacylkygiiba xasuustyba 😥
@zushsikatun4532
@zushsikatun4532 3 жыл бұрын
Ismacil aad ayey umacn thy chemisrygagu 🥰
@jallam
@jallam 3 жыл бұрын
Fathia absiye codkar wax badan fahansan weeye
@gamaalvlogs7170
@gamaalvlogs7170 Жыл бұрын
Mansha allah Walhi Wn ka healy Hadalkeeda Mamadaa 42:00
@xaawoluul4124
@xaawoluul4124 Жыл бұрын
😢
@awohassan3299
@awohassan3299 Жыл бұрын
izO noQo pls waLi waaku jeClay💔🥺
@afnanayazin788
@afnanayazin788 2 жыл бұрын
Tolow inan kaa afnaan kashekaynaya manigu iga hadlaya
@ahmedcali5182
@ahmedcali5182 2 жыл бұрын
😂😂😂 anigoo ahey dawataa afnaan
@bahjaabdi7522
@bahjaabdi7522 3 жыл бұрын
Codka ubaax KZfaq inuu leeyahay maba moodi jirin mooyee waan la socon lahaa dhamman taxanihiina
@fahmomaxamed-er6ji
@fahmomaxamed-er6ji 7 ай бұрын
Jacaylku waa dila qarson😭💔
@yacquubdheeg8042
@yacquubdheeg8042 3 жыл бұрын
Farxiyo lama filaan soo qabo wll ismaaciiloow waa iga codsi🙏
@husseinmohamed2697
@husseinmohamed2697 9 ай бұрын
26:30
@mustafehass7369
@mustafehass7369 3 жыл бұрын
XalaD kalan GalnaY
@Slayqueen10239
@Slayqueen10239 10 ай бұрын
Ineey oyeeyso la mooda…what a bad voice😂😂
Dhisidda Kalsoonida Qoyska
31:49
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 45 М.
Fathia Absie Waa Maxey Jaceyl Dhib Mise Dheef Daawo
8:47
Hindas Healthy Hair & Skin
Рет қаралды 8 М.
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 52 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 138 МЛН
Ha Guursan Dumarkaan | Fandhaal Podcast | 33| Red Flags .
27:02
Omar Inshar
Рет қаралды 70 М.
Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda
37:41
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 41 М.
KUSO DHAWADA CHANNEL KAYGA CUSUB…
2:32
Nuraani
Рет қаралды 12 М.
Tufaaxii Aan Tirsaday
22:46
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 55 М.
007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!
48:53
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
CODKA UBAX - Barnaamijka Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi
42:12
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 72 М.
Gabayo Qiso Jeceyl Dhab ah:- Abwaan Nageeye Cali Khaliif
20:22
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 154 М.
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Sahan Podcast
Рет қаралды 71 М.
Caweyska Hargeysa & Galaydh
36:16
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 20 М.
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 52 МЛН