No video

QALADAADKA WARIYAASHA RADIO KULMIYE EE SANADKII TAGAY

  Рет қаралды 20,401

KNN

KNN

Күн бұрын

Radio Kulmiye KNN Waa Idaacad Dhex Dhexaad ah oo aad Ka Heli Karto Wararka Maqal, Muuqaal iyo Qoraalba leh Sidoo kale Barnaamijyo tayeeysan.
Kala Soco:- radiokulmiye.com/
!!Kulmiye Kulama Jirto Kaamana Jirto!!

Пікірлер: 49
@dalha252
@dalha252 5 жыл бұрын
Knn waa idaacadda kaliya ee aan ka dhageysto warbaahinta dalka kahool gasha Waa idaacadda kaliya aan ku arko barnaamij qaladaadkooda ay kusaxayaan Qaladaadkan qaarkood waan lasocday marki warka iyo barnaamijyada lagu tabinaye lkn dhamaan mawada fahmi jirin Sidookale wapsiteka qaladaadkiisa hab qoraalka si fiican in aad utafatirtaan ayaan idinka codsanayaa hore usocda warbaahinta soomaaliya adinkaa uhaya hogaanka
@adanmbarrow7582
@adanmbarrow7582 5 жыл бұрын
👍
@cumarcalifanexey8928
@cumarcalifanexey8928 5 жыл бұрын
walaahi waan qoslay like waa muhiim
@munaelmi7319
@munaelmi7319 5 жыл бұрын
ASC HANBALYO HHHHH CALOOSHA I XABYUBTAY ALA QOSOL MASHALLAH WSRIYAASHA ALAHA IDIN XAFIDO ANIGOO WADANKA JOOGIN OO KU NOOL UK WAXAAN DAREMAYAA FARXAD WADANKA NABAD I NEEY KA JIRTO XUMAAN UN BAA DHAGAHENA KA BATAY IYO DAGAAL MASHALLAH MASHALLAH SOMALIA HA NOOLAATO HABALYO HANBALYO
@juwayriyaalisaidali6908
@juwayriyaalisaidali6908 2 жыл бұрын
Guul knn wlhi woo iidhaafay
@seynabmama5265
@seynabmama5265 5 жыл бұрын
Sanadguura wacan oo wngsan Radio kulmiye 😙❇❇❇
@saidmohamed1675
@saidmohamed1675 2 жыл бұрын
Thnk u kulmiye
@somjuuni
@somjuuni 5 жыл бұрын
hhhhhh subax iyo galab #Cabdi waa wasiirka dhafarka
@saamiyomohamed4159
@saamiyomohamed4159 5 жыл бұрын
Degmo la dilay kuyeh
@sahalowosman1220
@sahalowosman1220 5 жыл бұрын
KNN cumar Teacher qaladkiiisa sandkasta dib muu udhacaaa maanta dhan asi qaladkiisaaaba sugaayyy ninkaas wx soo qbta mala waaayyyy
@waxlaarag4448
@waxlaarag4448 5 жыл бұрын
Walaahi caadi maaha sanadkii horana saan ayaan udhegensanaaaye cumar tiijar hal xabo ma dhaafo waliba masuulka ayaa la haayaa sanadkaan burhaan diini kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedibrahimmohamed8258
@mohamedibrahimmohamed8258 5 жыл бұрын
Masha allahSanad guuro wacan
@munaelmi7319
@munaelmi7319 5 жыл бұрын
WALHI WAAN DHAGEYSAN JIRAY LAKIIN WAXAAN OO QALAD AH MA FAHMI JIRIN
@oscargordon5851
@oscargordon5851 3 жыл бұрын
you prolly dont care but if you guys are stoned like me during the covid times then you can stream pretty much all the latest movies and series on instaflixxer. I've been streaming with my gf for the last few weeks =)
@averysalvador3379
@averysalvador3379 3 жыл бұрын
@Oscar Gordon yea, I have been watching on instaflixxer for since november myself =)
@abdifatahosmanlibah4082
@abdifatahosmanlibah4082 5 жыл бұрын
Khaladkan waxan rajaynayaa inuu qayb kanoqdo khaladaadka lasoo bandhigi dono sanad ka soosocda 2020
@somaliman8212
@somaliman8212 5 жыл бұрын
Wlhi barnamij kaan cadi maha
@saamiyomohamed4159
@saamiyomohamed4159 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@leylomohaoffice
@leylomohaoffice 5 жыл бұрын
Wlh dacadaa uqosle
@alwaancade6769
@alwaancade6769 5 жыл бұрын
Hambalyo knn
@dalha252
@dalha252 5 жыл бұрын
Ciidanka dharka dhigtaa ugu darnaa hhhhh dharki ciidankee dhigten ayuu larabay maskiin😂😂
@axmedabdigoosar7470
@axmedabdigoosar7470 3 жыл бұрын
Wawa hyey
@user-db2bf4rv8u
@user-db2bf4rv8u 5 жыл бұрын
hhhhhhh inaba caadi maha
@B.J.J1
@B.J.J1 5 жыл бұрын
Malaay qalan hhh
@MohamedHassan-yz9ci
@MohamedHassan-yz9ci 5 жыл бұрын
😆😆😆😆👏👏
@munaelmi7319
@munaelmi7319 5 жыл бұрын
QORAALKA SHACBKA WAA QALAD HADAA
@saasboy2151
@saasboy2151 5 жыл бұрын
Hhh
@cumarcalifanexey8928
@cumarcalifanexey8928 5 жыл бұрын
ciidamada dharka dhigtay ayaaba layaabe
@CabdiXakiin-xu5bz
@CabdiXakiin-xu5bz 3 ай бұрын
Asc
@waxlaarag4448
@waxlaarag4448 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@foosiyocali7507
@foosiyocali7507 5 жыл бұрын
koobka looxa cabdi qani aan siinaa
@howraarsanmedia2024
@howraarsanmedia2024 Жыл бұрын
Ninkaas jaanis ayaa lagu helay
@B.J.J1
@B.J.J1 5 жыл бұрын
60iyo20 sano jir ku lahaa hhh
@abdifatahosmanlibah4082
@abdifatahosmanlibah4082 5 жыл бұрын
Ilbiriqsiyada u dambeeya ayaa khalad lagu galay “weriyeyaasheena in badan wad qososheen “ hhh
@somaliman8212
@somaliman8212 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@foosiyocali7507
@foosiyocali7507 5 жыл бұрын
lkn xuseen cabdule qalad malaga haayo miyaa
@maxamedcabdulahi8505
@maxamedcabdulahi8505 5 жыл бұрын
Xuseen Nin diyaar san waye Khalad malaga haayo Horay usoco Sxb in badan isla so shaqeynay
@cabdallacilmi6914
@cabdallacilmi6914 5 жыл бұрын
Sand guura wcn KNN
@foosiyocali7507
@foosiyocali7507 5 жыл бұрын
hambalyo hambalyo sideed sanad guuro wanaagsan
@abdiwahabomar6764
@abdiwahabomar6764 5 жыл бұрын
Hhhhhh waa cajiib kiliya majiraan
@maxamedcabdulahi8505
@maxamedcabdulahi8505 5 жыл бұрын
Sxb key Xuseen Khalad lagama hayo
@maxamedcabdulahi8505
@maxamedcabdulahi8505 5 жыл бұрын
Xussen Cabdule Khalad malaga hayo miyaa
@farxiyoaxmad7934
@farxiyoaxmad7934 4 жыл бұрын
Kkkķkkkkkkkkkkkkk
@saidmohamed1675
@saidmohamed1675 2 жыл бұрын
Kaluun qalan hhhhhh
@kamadegechannel5987
@kamadegechannel5987 4 жыл бұрын
Asc radio kulmiye
@kamadegechannel5987
@kamadegechannel5987 4 жыл бұрын
Radio kulmiye waxaan niga jeclaadey hal hees oo ah
@kamadegechannel5987
@kamadegechannel5987 4 жыл бұрын
Heesta fanaanada magaceyda magaranaayi laakin heesta waxaan ka xasuustaaa inta waa calan xagana waalan dalkaan calan badanaa badanaa b
@maxamedqadar4253
@maxamedqadar4253 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh kaloqenasaye
@ayuubguuled7388
@ayuubguuled7388 5 жыл бұрын
Waan dawdy mana qoslin.been dheh
WARKA HABEEN EE KNN 13 08 2024
23:50
KNN
Рет қаралды 373
Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL
31:42
Tixraac
Рет қаралды 411 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 143 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,7 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
itoopiya & Somaliya oo ku kala kacay Shirkii Turkiga , Maxaa xiga
22:31
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 7 М.
WARKA DUHUR EE KNN 13 08 2024
14:13
KNN
Рет қаралды 3,7 М.
Daawo muxaaadaro sheikh  mustafa joodiyay 1993|| by sheikh  mustafa h. Ismael
2:13:40
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 93 М.
400 Prsiary Hatwcho ٤٠٠ پرسیارى هاتووچۆ
2:44:11
collection
Рет қаралды 52 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 143 МЛН