Teil 2 l Waareesi kusaabsan habka wax barashada Jarmalka . l eng. Hassan Burale Ali l Qaliiji

  Рет қаралды 2,516

Qaliiji

Qaliiji

3 жыл бұрын

Пікірлер: 22
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Khaliiji saaxiib aad baan kuu salaamayaa adiga iyo Engineer-ka, jarmalka waan ku cusbahay oo hal sanaan jooga. Masha Allah howlahayguna waa isku aadanyihiin, waxaan idin ka rabi lahaa adiga ama Engineerk-ka talo iyo tilmaamo aad i siisaan marka, ma heli karaa meel aan idin kala soo xariiro.
@Saimka
@Saimka 3 жыл бұрын
Masha allah, waan kuu sacbiyay saxiib, nin adag oo karti. Leh ayaa tahay, qaliiji adigana Mahadsanid waraysigan xog badan ayaan ka helay waana sugayay qaybtan labaad
@amiinabdulahi4058
@amiinabdulahi4058 3 жыл бұрын
Wlhi wuu dadaalay runtii Masha Allh
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 2 жыл бұрын
Walaalkeen ILAAH ha u fududeeyo inta u dhiman in shaa ALLAH ustaad qaliiji mahadsanid
@somkaplan1563
@somkaplan1563 3 жыл бұрын
Sxp barnaamij yada noocaan ah noo soo badi it's inspiration for me. dad kale ku casuum barnaamij kaaga
@NadiaFarah-oq7sb
@NadiaFarah-oq7sb 3 жыл бұрын
Masha allaah 👏😍
@mohamedisse4485
@mohamedisse4485 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
Masha alh aad iyo aad ayaa u mahdsantihiin👏👍 dhan ausbilding qof dhameyey no so qabo
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka laah wan idin sugayay pls hausbildung yada ugu lacagta fiicn xaga dumarka iigu faaideya adinko mahadsan qaliiji iyo wallka lawareysanayo jasaakumu laa qeyral jasaa
@ifrahali5898
@ifrahali5898 3 жыл бұрын
Masha Alah
@mahamednor3891
@mahamednor3891 2 жыл бұрын
Mashaalh wax badan kafaiday
@abwaantimo233
@abwaantimo233 3 жыл бұрын
Aadbaan kuugu mahadcelinaynaa qaliiji barnaamij aad loogu baahnaa lkn waxaan jeclaan lahaa xiriirkaaga ama eng. Hassan wadada maray baan hayaa talo ayaan uga baahnaan lahaa mahadsanid
@saidali2804
@saidali2804 2 жыл бұрын
Sxb sxholarshipka germalka kasoo hadal
@cayuniitacabdulahi6421
@cayuniitacabdulahi6421 3 жыл бұрын
Hadi aan C1 hesto Abitur tos ma u aansan karaa mise ina realschule ado ayaa lega rabaa isheg wllky
@navajonava5043
@navajonava5043 3 жыл бұрын
Asc saxb qofku haduu luqadan uu online kubarto hlkee buu exam kagali kraa shahado la oqonsan yhyna kaheli kraa danke chőne
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 3 жыл бұрын
Marka fachabitur iyo realschule ma isku midbaa ileen Abitur waa klasska 12 aad haduu halsabo kayaryahayna Waa Realschule miya
@abwaantimo233
@abwaantimo233 3 жыл бұрын
mittelerreife markaad qaadato 1 sano hadaad ku darto waa Fachabitur 2sano waa Abitur kan wax walba aadbaran karto
@Qaliiji
@Qaliiji 3 жыл бұрын
Fachabitur Waxaa sameen kartaa markaa realka dhameeso oo aa kubaasto. Waxoona socdaa laba sano
@adamsh2514
@adamsh2514 3 жыл бұрын
Kama hadlin sida waxbarashada ay u caawiso qaadashada passport ka dhalashada
@maryanaadan820
@maryanaadan820 3 жыл бұрын
Asc aad ban idiin salaamayaa walaalaha page ka aniga waxaan rabay inaa sameeyo Hebamme als Ausbildung lkn sanadkaan aan hada ku jirno ayaaa labadalay loona badalay als studieren dabcan realschulabschluss waan heystaa 2sano iyo barna waan joogaa waxaa hada bilaaabay zahnarzthelferin walow aan hami uhaaayo als Hebamme xaqiiqatan inaa dalkeyga caawiyo baan rajeynaa maadaama aaad looga baahanyahay sidaas daraadeed war bixin iga siiya iyo sidaan wax ubadali lahaaa,,,,,,,.M.A waad ku mahadsantihiin warbixitaana
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 3 жыл бұрын
Hebamme anigaa bartey
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 3 жыл бұрын
Hebamme und Bachelorabschluss
Leiharbeit/Zeitarbeit l Vor- und Nachteile I Qaliiji.
16:19
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 35 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Sh Bashir: Laa Xawla Walaaquwata - Laa Xawla Walaaquwata
4:22
JARMALKA IYO SIDA AAD GURI KIRO AH AMA IJAAR KU HELI KARTID, SIFUDUD .
12:52
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 2,3 М.
Maxaa Is Beddelay Labadii Sano Ee U Dambeeyay?
6:34
Bakaal Warfaa
Рет қаралды 107
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 35 МЛН