Teil 1 l Waareesi kusaabsan habka wax barashada Jarmalka . l eng. Hassan Burale Ali l Qaliiji

  Рет қаралды 14,244

Qaliiji

Qaliiji

3 жыл бұрын

Waree sigaan waxa layeelanay mid kamid ah ardayda mudada yar jooga wadanka Jarmalka isla markaana wax yaaba badan oo lataaban kara kaqabsaday.
waxaan ugu tala galnay ardayda kusugan wadanka Jarmalka.
wareesiga waxaa layeelanay Eng. Hassan Burale Ali oo Master ka diyaariya wadanka Jarmalka.
Ha illawin Subscribe ka bilashka ah.
kzfaq.info/love/NYI...
Nagala soco Facebook:
/ qaliijicade
Instagtam:
instagram.com/

Пікірлер: 70
@FaadumoFaarax-dv1jt
@FaadumoFaarax-dv1jt 2 ай бұрын
Alx ilhyow somaliyda jogta jarmalka ilhyow ugargAr🫶
@hothansalah6420
@hothansalah6420 3 жыл бұрын
Walhi hadalkasi aad uu idhiiri galinaya wadanka waan ku cusubey hal sano wax ka yar joga hamina waan leyey inan wax barta raba iso duceeeya inu alle ifudeydiyo hadaf wenn leyahay e wll inigana alle hayniga abaal mariyo🤲
@Qaliiji
@Qaliiji 3 жыл бұрын
Hothan salah waaka dhabeen kartaa hadafkaada.
@barnihuseenadan
@barnihuseenadan Жыл бұрын
Asc ka waren waxbarashadii Wll
@MacalinZain10-kp6kd
@MacalinZain10-kp6kd 2 күн бұрын
Wll qaab noocee ku timaaday
@nasraali-su9fu
@nasraali-su9fu 28 күн бұрын
masha allah Tabarka laah ❤
@elmiismo201
@elmiismo201 Ай бұрын
Qof iminka cusub ayaan ahay Weliba 24 jir ah . Lan nool xanuunka epilepsy ga Saaso thyna isma dhiibi doon Dhiirigelin tani nafsiyan Bay ii dawaysay . ❤
@fartunadow2551
@fartunadow2551 2 ай бұрын
MASHA ALAH ❤❤❤
@farhaankahin4595
@farhaankahin4595 3 жыл бұрын
Maashaa allaah tabaaraka rahmaan ALLAAHU ma baarik hassan
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka laah hormar wacan wallkey mahadsnid
@samatarbarkhad988
@samatarbarkhad988 3 жыл бұрын
Masha allah zxp waa dadaashey allaha ku barakeyo waxa baratey.
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 3 жыл бұрын
Mansha allah wll hore u soco Hassan
@kamalhassanhussein873
@kamalhassanhussein873 3 жыл бұрын
Dankeschön saxiibayaal, dhiiragalintiina wanaagsan
@mohamedaaminiyo6880
@mohamedaaminiyo6880 2 жыл бұрын
Manshallah heerka jamadana alle haku guuleeyo anagana hamigayaga alle ha noo rumeeyo dhamantenba 🙏🏻
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 3 жыл бұрын
Maanshaa allah wlh waa wareysi i dhiiri geliyay walal noosoo baddi wareysiyaddaan oo kale
@hawosalad7243
@hawosalad7243 3 жыл бұрын
Masha Allah
@nimcohassan2731
@nimcohassan2731 3 жыл бұрын
Mashallah
@sheexoibnugaandaa7408
@sheexoibnugaandaa7408 3 жыл бұрын
Noo soo badi zxp from AK
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
Oh wlhi wareysi i dhiiri galiyo ayuu ii noqday hore usoco wll xasan iyo qaliji waku mahdsantihin runti waa jeclaan lahaa inaa wareysi badan maqlo oo sidan kalo ah
@Qaliiji
@Qaliiji 3 жыл бұрын
nawaal nuur Insha allah asxaabkale neh Waan soo wadnaa oo waxbadan noloshooda kaqabsaday waxbadan neh idin faa ideen doono.
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
@@Qaliiji insha alh wa rajeyneynaa
@abdishakuur2772
@abdishakuur2772 3 жыл бұрын
Msha allah waa ragga tusaale noo ah
@sheexoibnugaandaa7408
@sheexoibnugaandaa7408 3 жыл бұрын
Eng Yaasiin hadaladada ani way itaabteen inschaa allah wadada waa kusoo jiraa
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 7 ай бұрын
Vielen dank
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 2 жыл бұрын
Masha allah horay u soco
@hlamaak3312
@hlamaak3312 2 жыл бұрын
Masha allah
@aragsanfaisal
@aragsanfaisal 3 жыл бұрын
Mansha allaha hore usoco wllo Wanana Rajadayda inaan halkaas gaaro insha allaha Alle hamigayga ha iirumeeyo
@aarkahajji3797
@aarkahajji3797 3 жыл бұрын
Masha allah guul ayaa U rajenaa wllkey
@Qaliiji
@Qaliiji 3 жыл бұрын
Aarka Hajji Thankz sxb.
@suldaanomaxamed1301
@suldaanomaxamed1301 9 ай бұрын
qaliij
@zahrasiciid5481
@zahrasiciid5481 3 жыл бұрын
Mashallah waa video qaliya anigu dadka niyada jabay oo iskulka kacararay baan kamidahay hadalkani wuu igasoo daahay
@shaaciyeali4595
@shaaciyeali4595 7 ай бұрын
❤❤❤
@cadeey4502
@cadeey4502 3 жыл бұрын
Masha Allah wll kutayasho mudan
@zuusuugaasoomar116
@zuusuugaasoomar116 3 жыл бұрын
Haa wlh nolasha qofka.so.u fududeesto.waaye insha allah Erland markaan.Tagaa.wax.baranaya.Tan jarmalka.way.i hagagi waydee
@firdaushassan2082
@firdaushassan2082 2 ай бұрын
Macaliminta qaar wa xunyihiin lkn xumaantas ee xun yihiin ha ubixina wa guushaadi waase hadaa ogtahay inaad qof adag tahay oo wax qabsan kara anigaba b1 keygi naag xun macalimad ii noqotay lkn alxamdulilah fasalka 4ti qofe ugu koreysay noqday marka culkeska macalinka kusaaro hanoqoto guushada
@maxamedcolaad2447
@maxamedcolaad2447 2 жыл бұрын
danke mein bruder
@ayaanalichama1383
@ayaanalichama1383 Жыл бұрын
Anaaa rabaa inaan Barto shahadaaad engneerinkaaa
@maxamedcabdullaahi2939
@maxamedcabdullaahi2939 11 ай бұрын
Isku qorshe nahay
@nimcoindhouroon5241
@nimcoindhouroon5241 2 жыл бұрын
Asc wall wanku salmay adigo mahdsn ma isheeg karataa buch af somali iyo auf deutsche ha ayan u bahanahay ee lakee ka helikaraa inshllaah iso jawab wan ku sugay inshllaah
@quenhanna6495
@quenhanna6495 3 жыл бұрын
Waaa du
@zahrasiciid5481
@zahrasiciid5481 3 жыл бұрын
Mas
@maaruuabdiwahid9956
@maaruuabdiwahid9956 2 жыл бұрын
Aniga hada waan cusubahey waan jecelahey inaan luqada isbaro intaay iskul iiga dirayaan wallhi wiilkaan markaan dhageystey dhiiri galin baan ka heley qofka haduu dadaalo wuxuu rabo wuu gaaraa walal allaha idiin xafido xasan iyo qaliiji ragg wanagsantihiin inagana nosoo duceeya inuu rabi noo fududeeyo luqada
@Khalid11123
@Khalid11123 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة Waad ku mahadsantihiin warbixintaada sxb waxan rabaa inaad Engineerka ii weydiisid In germany Malaga baran kara (aviation) hadii ay Haa tahay fadlan warbixin iga,soo sii bro adiga oo mahadsan
@Mascuud
@Mascuud 3 жыл бұрын
Runtii luqada jarmal aad beey u adag tahay Aniga hada waxaan dhigta iskuul dugsi hoose Ah. Muuqaalkaana Dhiira galin beey ii tahay hore waa in aan u socdaa Waxaaana Niga soo hadlayaa Caasimada Gobolka aan wada joogno.
@aliyabarak2505
@aliyabarak2505 Жыл бұрын
SALAMA CALEKUM WAXAN BECELAHAV INANBARTO AFKAJARMALKA DAYAYTUNa wa la ba iyo sidetan jira farta yaryarna aad uma ardo hadaba sidetan uhelaa Bug dar wawayn ieh
@seynabyusuf6338
@seynabyusuf6338 3 жыл бұрын
Msha alh wll huray usoco
@mahamednor3891
@mahamednor3891 2 жыл бұрын
Argulture engineer Mel ismslahn
@hibomohamed8857
@hibomohamed8857 3 жыл бұрын
Ma da'yar buu iskudhiibay?
@cabdikaafi4826
@cabdikaafi4826 11 ай бұрын
Asc
@umumumtazchannel1853
@umumumtazchannel1853 2 жыл бұрын
Wllo markuu dusiga dhaxe bilaaney galaaskee ayuu kabilaabey Midakale qofku ma isagoon intagrationkurz sameyn ayuu iskuul bilaabey Taasi macquul miyaa
@umumumtazchannel1853
@umumumtazchannel1853 2 жыл бұрын
Qofka waxaan kawada siguud maaha inaan wiilkan qofka kawado
@awilabdulahiadan4973
@awilabdulahiadan4973 3 жыл бұрын
Asc bro suaal Ayaan qabaa hadda aniga sanadkii igu danbeyse ayaan ku jiraa Fachhochschulreife waxaana jeclan lahaa inaan UNI booqdo Lkn sual ah sidee financiangaren kara usameysanaa Madama family wadan ijoogin Bafög kaliya kugu filnen???? Mahadsanid
@Qaliiji
@Qaliiji 3 жыл бұрын
Awil Abdulahi qeebta labaad ayaa kaga boganeesaa
@bromy5469
@bromy5469 3 жыл бұрын
South Africa Jogaa sideen Ku imadaa 🤔🤔🤔Germany
@zakariafeelgooyemaxamed8968
@zakariafeelgooyemaxamed8968 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh so tahriib wllo
@Fitaah
@Fitaah 2 жыл бұрын
Saxib lanbar kagan ubahanahay san kulaso xidhiidho oo aan su aalo kuwaydiiyo
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 жыл бұрын
Faan baa ku yara jira xaajiga
@adamsh2514
@adamsh2514 3 жыл бұрын
80% somalida jarmalka wa dhalinyaro barnaamij yada nocan ayey u bahanyihin u badi
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 3 жыл бұрын
Ausbildung ka markaan dhameeyo jaamacad ma aadi karaa wll?
@Qaliiji
@Qaliiji 3 жыл бұрын
KADLEEYE OFFICIAL waxee kuxirantahay waxa aa Ausbildung ka kudhigatay iyo heer aa iskuulka kagaartay. Lieber qolada aa Ausbildung ka kusameenesid wee dii ama schoolka.
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 3 жыл бұрын
Qaliiji mahadsanid wll qaali alle haku sharfo
@oumaradwan9757
@oumaradwan9757 3 жыл бұрын
kokita, adi laftigaga in lagu waresto waye
@Qaliiji
@Qaliiji 3 жыл бұрын
Ouma Radwan wax badan oo Liga wareesto mahaayo kokita.
@oumaradwan9757
@oumaradwan9757 3 жыл бұрын
@@Qaliiji doch doch, ich bin dafür sicher. Du brauchst nur ein journalist und ich schlage mich vor kk
@abwbkralyafy4408
@abwbkralyafy4408 Жыл бұрын
Sonderaangebote
@ubahfarah8457
@ubahfarah8457 3 жыл бұрын
Wiilasheena haraay u socda wax fican ayaad wadaan
@suldaanomaxamed1301
@suldaanomaxamed1301 9 ай бұрын
qaliij
@suldaanomaxamed1301
@suldaanomaxamed1301 9 ай бұрын
qaliij
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 53 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 25 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
HADDII AAD JARMALKA KU CUSUB TAHAY , BARO BILOWGA NOLOSHA JARMALKA 2022
20:16
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 160 М.
Hosow Pro $1 Ayaan Waayay.
56:57
Warsame Bade
Рет қаралды 53 М.
WAXBARASHO FREE AH | SWEDEN | GERMANY |  CANADA +
28:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
Waraysi Dadka faraha ku leh Wadamada Yurub ee Jarmalka yimaada ..
13:02
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 6 М.
Xirfadaha aa ku baran kartid Hauptschulabschluss | Qaliiji.
18:24
Sababta ay dhalinyaro badan Nolosha uga dhaceen Dalka Germany | WAREYSI
29:44
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН