Qaxootiga Soomaalida ee Taliyaaniga

  Рет қаралды 34,281

Universal TV

Universal TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 77
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Ma sha Allah wiil dhalin yaro ah Ilaahay garaad iyo maskax siiyey. Ilaahay ha kaa abaal mariyo Edo waanada iyo wacdi galinta iyo runta aad noo soo gudbisey. Jir oo joog Edo
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h 5 ай бұрын
duufle la dhahaa
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 3 ай бұрын
Abdilahi duufle baan ujeedaa😂😂😂
@saacidsamakaab9997
@saacidsamakaab9997 2 жыл бұрын
Masha allah wiilkan talo dhlinyaro badan ogaal ahaan anfici doonta ayuu jeediyey jazakalh
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 3 жыл бұрын
Mashaaaaalh allah ku dhiwro wllkey
@nololchannel3114
@nololchannel3114 Жыл бұрын
Cabdilaahi duufle miyaa mise waa dhagahayga 😂😂😂
@maxamuudcabdullahi8468
@maxamuudcabdullahi8468 10 ай бұрын
😂😂😂
@RidwanAbukar-iu7hz
@RidwanAbukar-iu7hz 7 ай бұрын
Asi waye
@GeediGuureGobeed
@GeediGuureGobeed 3 ай бұрын
Waad Soo qarxisay Abdilaahi duufkaha tiktok ,Qabiiladi ka caaya dadka
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 3 ай бұрын
Waa asi😂😂😂😂 qabiilka nuga sheekeya😂😂
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 ай бұрын
Waa asigii waan yabayba
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
ninkasta siduu ku ahaa wadanka ayuu yurub kuyahay dada badan oofiican ookafaaiidaystay ajira kii quranka qarsan jiray markuu somaliya jogay inu xoriyad helay ayu arkaa kiifiicnaa waa homaray allaha garab qabto kulugod amiin
@abdixusen7230
@abdixusen7230 3 жыл бұрын
Excectly sxp wa runta yurub shaqa tala ninki shaqesanayo iyo kan kalaba
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 8 күн бұрын
Làakin talyaaniga la mid maaha​@@abdixusen7230
@wararcusubchanel1835
@wararcusubchanel1835 2 жыл бұрын
Legend weye wiilkan
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 Жыл бұрын
War kan la waraysanayaa miyaanu cabdullahi duufle kan tiktok ku waashay ee xanuunka daarood ku dhacay ahayn show waa nin derbi rooma ah jiifa
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Alla Abdullahi yaa manta warkisan dhageysiya suu fariid u ahaa kkkkkk iyo hada suu u caybadan yahay kkkkkkkkk
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 2 жыл бұрын
Duufle soo ma ahan🤣
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Waa Inan diyaar u ah inuu wax qabsado
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Dhalinyarooy wadankeena aamina. Nina dhulkiisa looma dhaamee
@gomeyre6320
@gomeyre6320 3 жыл бұрын
Wiil fariid ah
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 4 ай бұрын
Duufle waligiiba waa duufle
@hiboibrahim1983
@hiboibrahim1983 3 жыл бұрын
Ku Cabdiraham Cabdulahi, Madaxweynaha ama Raysalwasaaraha Soomaliweyn u soo socoda. Maandhow waxbaro kidibna dhulkeeni hooyo ku noqo. Guuleyso maandhow. Dhalinta adoo kale waa rajada kaliya ee Soomaaliya ay haysato. Guul baan kuu rajayeyey adiga iyo inta sida wacan u fekeraya.
@hosainabdirisak
@hosainabdirisak Жыл бұрын
qabyaaladeste ayuu noqday🤣
@rashkageelday9502
@rashkageelday9502 2 жыл бұрын
Waa wax nolasha ka dhacay asago noocan ah buu qabyalad ka hadla cunugan waa qabyaladeyste
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 жыл бұрын
Haah walhi aniba dahir calasow ba ku arky isago la jira wagan lam AQOON SANAD KAHOR WEYE LKNZE WAJIGISA KA MUQATA KHAMARJI INU YAHY
@zaki799
@zaki799 2 жыл бұрын
Berigii Facebook ga ka qaylin jiray ma xamar ayuu joogay 😂😂
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
❤❤
@AhmedOmar-ou3hx
@AhmedOmar-ou3hx Жыл бұрын
Aarkan Soomaha Qabiileystaha Tiktok kkkkk
@fitaaxhonest4400
@fitaaxhonest4400 Жыл бұрын
Haa
@Mr_somali
@Mr_somali Жыл бұрын
Isaga oo tahriib maray wadan shisheeye kudhiban ayuu qabyaalad kuhaaya
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 ай бұрын
​@@Mr_somaliwaa tuugsanaya dadna wuu caynaya subxanallaah 😮
@amazingblogs3213
@amazingblogs3213 4 ай бұрын
Kan so diifle maaha ki qabyalada tiktok kadhax waday
@wilobh1063
@wilobh1063 3 жыл бұрын
Somaali meshee joogto isku mid
@chalichali9452
@chalichali9452 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@thebaddestmanontheplanet4982
@thebaddestmanontheplanet4982 3 жыл бұрын
Kaan waa ki caynay sharma boy dahir alasow youtubkisa
@zakariyadan6664
@zakariyadan6664 Жыл бұрын
Hhhhhh miskin ayad moda dufle wad ka naxayzaba wlhy lkn wixi ad ahyd Ayad natustay qabyalad Reer hebel nacayb Manta kkkkkkkkkkkk
@xannaan9152
@xannaan9152 2 жыл бұрын
Bal ninkaanow markaas waa fiicneyd hadda tik TikTok umadduu isku diraa caayda qabiilada ayuu camal ka dhigtay Allah xaqa tuso
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk waa runta hada tiktok ayuu atoora ka yahay
@xannaan9152
@xannaan9152 2 жыл бұрын
@@nuzeybaali5704 Haa mediada inu isbaro ayey ka aheyd lakin mediadu isagay bananka keentay xumaantisa
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Haa
@ishwaaqcady37
@ishwaaqcady37 Жыл бұрын
Diifle 😂😂 hada qabiilayste buu noqday
@RidwanAbukar-iu7hz
@RidwanAbukar-iu7hz 7 ай бұрын
Dufle legend waye
@mahadljama4578
@mahadljama4578 Жыл бұрын
Kam afkisa iyo dhahisu isma maqlaan hada isaga yaa ka qabyaalad badan nacaska
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 4 ай бұрын
Duufle Waa waagi uu Qumanaa.
@Suweysmaxamed-zj3ke
@Suweysmaxamed-zj3ke Жыл бұрын
Walikaan markaan maskiin ayoo u ekaah hda laakiin may toktok ayoo jooga
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Hadaan soo socda
@hitlercade8800
@hitlercade8800 2 жыл бұрын
War midkaan waa reer uk 🇬🇧 beenloow
@ayuub122
@ayuub122 Жыл бұрын
Ar duffle dameer ahaa
@nicolacqaalaq6075
@nicolacqaalaq6075 10 ай бұрын
waraa hooy imow gobol ka ( lombardia ) ee milano iyo ama magalada ( florenca)❤
@G3N3R4L--H4N4D
@G3N3R4L--H4N4D 2 ай бұрын
Sxb ma Lombardia ayaa ugu wanagsan
@kaajalakshay6815
@kaajalakshay6815 4 ай бұрын
Duufle😂😊
@user-bj1pd1ve7c
@user-bj1pd1ve7c 2 ай бұрын
Duufle miya ninkan hada qabiiladu caaya
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Fariid fariid dhaley iga dheh Wallee!
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 жыл бұрын
iga soo qabo WhatsApp +33749175403
@Layla6793
@Layla6793 5 ай бұрын
@@khaliifxirsi4322 ma dhib baa jirta
@gooleyare9620
@gooleyare9620 Жыл бұрын
VAAR🤣🤣 Cabdullahi Duufle Langab Abgal ah
@abdirahmaanafoog4586
@abdirahmaanafoog4586 Жыл бұрын
Vaar😆 Qabiileyste😆😆
@hindiabshir5275
@hindiabshir5275 Жыл бұрын
Yyyyy
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Жыл бұрын
Abgaal laangaab ma ahan wa Laandheere yaal mise abgaal kalaa jiro
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 ай бұрын
​@@Mukhtaar2004😂😂😂😂 war naga aamu somali dhan langabe subxanallaah. Maxad haysana sidaadsa loo calacalayaye muu wadankisa jooga imika laandhera difacaysid Laanay 😂😂😂😂
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 4 ай бұрын
Diifle😂😅
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Aadiga maahin waa wariyaha kugu martiqaday saacad uugaga sooibiyay yurub maka uugugu dhajiyay yaman somali wariye ruubrto
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
Nio hadda qabiil Baa Kasohry markan waa roned wlhi anyway Adunka Waa isbadala kk
@goldanboy8818
@goldanboy8818 2 жыл бұрын
Hhh
@amoorecio362
@amoorecio362 3 жыл бұрын
Nin walbo wadankis wax u dhaama maleh
@user-ut5kt2vm3g
@user-ut5kt2vm3g 2 ай бұрын
😢😢😂😂😂❤❤❤
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@RidwanAbukar-iu7hz
@RidwanAbukar-iu7hz 7 ай бұрын
Dufle 999😂😂😂😂
@FAAD21
@FAAD21 Ай бұрын
Kkkkk
@Abdullw-xx8tj
@Abdullw-xx8tj 7 ай бұрын
difle😂
@nasrobare2254
@nasrobare2254 Жыл бұрын
Marga diyarad luku tago o magasi bixi kara
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 3 жыл бұрын
War dadoow ninkaan intee ku arky
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d 2 жыл бұрын
Waa abgaal waxuu caayaa hg tiktok waxaa ugu qoran libaan
@sahrocabdi3768
@sahrocabdi3768 Жыл бұрын
Waaa qabiilista
@abdi6493
@abdi6493 Жыл бұрын
😂😂😅
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 77 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 36 МЛН
Nolosha Soomaalida Dagan Magaalada Lyon ee Dalka Franca
7:28
Universal TV
Рет қаралды 14 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.
SIR CULUS TAHRIIBKA MEXICO EE MAREYKANKA PART 2
15:21
Koronto Studio
Рет қаралды 17 М.
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН