Wadanka Talyaaniga Waxaan Ka Dhibsadey, Waxaan Ka Yaabey & Waxaan Ka Jecleystay...

  Рет қаралды 53,525

Hosow Pro

Hosow Pro

Жыл бұрын

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZfaq KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 133
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ Like 👍 saar ❤SCW
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Waxa tahay Somaliga ugu wanaagsan inta aan ka daawaday muuqaalada ugu tayada badan mahadsanid walal hosoow bro ♥ 👌 ❤ 👍
@khadrajama1754
@khadrajama1754 Жыл бұрын
Walhy wll waxaa tahay youtuber somali markii la dhaho NO.1 dadka aan aadka u daawado allaha ku xafido adi iyo familkaagaba amiin👍
@mohamutmuumin125
@mohamutmuumin125 Жыл бұрын
Hosow pro ninka kaliya oo u qalma 1m io kabadan wlhi✌
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Wll qimo badan tay alle haku barakeeyo Wll gob gob dhashy noolow
@haamusse1439
@haamusse1439 Жыл бұрын
Wan ku salamay bro hazow Keep going bro Talented 🎤🥁🎹🎬
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@bileali8846
@bileali8846 Жыл бұрын
Talyaanika waa wadka yurub ugu fiican mar mar waxad is ledahay ma somalia Aya jookta ani ahan wan kahelay
@asliofficial888
@asliofficial888 Жыл бұрын
Mashllah fadlan kanaalkaya ka Florida waxaan away youtuber Cusub mahadsanid dhamaan walaalahay
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 Жыл бұрын
Masha Allah waa muqaal xiso leh runti mahadsanid walal hosow sida wanagsan aad nogu sogubisay 🥰
@farhiyaabdullahi2888
@farhiyaabdullahi2888 Жыл бұрын
Masha allaha itali waa wanad sodhawan fican lakiin isbarada halkaas ayaay somalida kakeenan
@sakiapdilahihussein6108
@sakiapdilahihussein6108 Жыл бұрын
Ina Apdilahi ❤
@tushleeyy
@tushleeyy Жыл бұрын
Keep going my brother
@Speedlife1
@Speedlife1 Жыл бұрын
Hosow waxaan rajenaa inaa somalia ku soo labatid sidaa video noogu samesid I.a
@profalcadaala
@profalcadaala Жыл бұрын
Akhyaarey Wxn soo Gudbinaa Casharo English iyo Diin Ah Fadlan nasoo Booqo Insha Allah
@Ahmed-mh9tt
@Ahmed-mh9tt Жыл бұрын
Wow best editing 🤩🤩Lgnd Hossow
@yuukeycraxmaancali
@yuukeycraxmaancali Жыл бұрын
Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa walaal hosow
@bashiabdiaziz1515
@bashiabdiaziz1515 Жыл бұрын
Hosow Pro Thanks sxp warbixintaada waan ka helay
@Somaliafilim
@Somaliafilim Жыл бұрын
Kusali Nabiga عليه وسلم
@sihaamahmed3773
@sihaamahmed3773 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal hossow🙏🙏🙏🙏🙏💥💥✔️
@hassankamada
@hassankamada Жыл бұрын
Guulayso wllky Osman hosow 👑
@halqaran5999
@halqaran5999 Жыл бұрын
Hosow pro big fan keep going
@dalsanbandofficial3207
@dalsanbandofficial3207 Жыл бұрын
Mansha all qof dagan oo ixtiraam le dadkaaso kale aya wax laga faa iida somaliduna wax bilaa micna ah ayay wakhtiga ku lumiyaan horo usoco pro ❤
@alakram7643
@alakram7643 Жыл бұрын
M.a qurux waye wadan ka
@ahmednuur197
@ahmednuur197 Жыл бұрын
Taagero number 1❣❣💯
@keyzeaden4790
@keyzeaden4790 Жыл бұрын
Zhp qali hosow bro aniga dagan italy
@yalibana6172
@yalibana6172 Жыл бұрын
Good Job brother
@maymunabintu1389
@maymunabintu1389 Жыл бұрын
3yrs ayanku Nola Italia gar ahan Milan Mel dal xiiz o qurux bdn ayay le dahay
@cabdalaxidig3053
@cabdalaxidig3053 Жыл бұрын
hoosow pro i support you
@fay6834
@fay6834 Жыл бұрын
I thought you were in London but good to know, I always enjoy your videos, I also used to live in Italy and it is the best food and clothing but not any more, Indeed they’re very friendly people and also very ignorant, but they are definitely better than the others European, keep going bro , And Thank you
@safiyaabukar
@safiyaabukar Жыл бұрын
Maasha Allah
@calishire7180
@calishire7180 Жыл бұрын
Keep going
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 Жыл бұрын
Marwalba comments kaamasoo bixiyo legend laakiin waxaad tahay kan ugu fiican youtube guulayso @hosow.
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah 🤲🌎🤲
@MohamedAli-tu7wx
@MohamedAli-tu7wx Жыл бұрын
Nice bro
@etqryw20
@etqryw20 Жыл бұрын
ماشاالله
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 Жыл бұрын
Adaa mudan wllo
@muxsincade2520
@muxsincade2520 Жыл бұрын
Good
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 Жыл бұрын
Switzerland 🇨🇭 imo wlaahi Wax kasta Qaali ah adaa Yaabi Doona 😂😂😂😂😂😂
@hosowpro
@hosowpro Жыл бұрын
Waan tagay 2019 waana arkey
@ishowspeed308
@ishowspeed308 Жыл бұрын
Sxp Switzerland 🇨🇭 maa jooktaa
@juneydabdirisaaq7061
@juneydabdirisaaq7061 Жыл бұрын
Legend wan ku wataa. Wxa thy KZfaq dagan
@ahmedromanio
@ahmedromanio Жыл бұрын
Wadankena somalia 🇸🇴 sidan si ka fcn wanka dhigan karna hadan dhalinyaro nhny wa hadi qabyalada laga tago odayasha qabilka maskaxda ka galay wa in lo goya
@HADAQABO
@HADAQABO Жыл бұрын
Tascany maha macalin Waa TOSCANA UNA FIIRSO kudhawaqida talyani ahaan ayaa ka qurux badan English ahaan
@abdisamedqisole5119
@abdisamedqisole5119 Жыл бұрын
Mida alabta laga reebayo inta ku arkay Mogadishu hayat mall mar aan adeeg u doontay alabta watay aa la iga reebay number ne wa la isiyay isla number kaas Ana lagu dhajiyay alabteydii wana arin aad u wanagsan dhankan marka la dhaho qasaro badan ayaa yaranayo aa isleyahay lkn fikirka amey halka ka keeneen 🤣🤣🤣🤣
@thelionking6550
@thelionking6550 Жыл бұрын
Runtii Belgium nolasheyda Hal Mar Ayaan tagay waxaan aad ugula yabay magalada dhexdeda in losameyay meel lagu kadiyo wiliba dadko ku jedan iyo meel walbo rag Congolese ah Buxan
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
They don't have stress like Canadian we working like machine🇨🇦
@boqor4660
@boqor4660 Жыл бұрын
Zxp lacagta youtube wadamada ugu lacagta badan markii lagaa daawado adsesnce kasoo hadal wll
@axmed.xassan.246
@axmed.xassan.246 Жыл бұрын
m.a shaqsi degen❤️
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 Жыл бұрын
Mahadsanid Hoosow Pro lkn Waayahan Muuqaladaada waa yareysay
@Laluulan
@Laluulan Жыл бұрын
Muuqalada an ugu jclhy ina youtube kadaawada wa Travel ducoment muqalada ah
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Жыл бұрын
Wcs 👌 🆗️
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
waa warbixin aad u fiican ayaad keentay
@inamuqtaar
@inamuqtaar Жыл бұрын
London ayaa adey ee ka soo hadal ayadane wll
@abdinaazirmaxamednuure4416
@abdinaazirmaxamednuure4416 Жыл бұрын
Wll hosow kasoo hadal qababka loo imaankaro bilgimka waxaa heystaa passport ethiopia plz🙏🙏🙏🙏
@thelionking6550
@thelionking6550 Жыл бұрын
Forza Italy awoowe wadankaas Inaba caadi ma ahan 🥰🥰💪
@Ruaaab
@Ruaaab Жыл бұрын
Shaqoyinkisa ka wrn iminkan donaya inaan ushaqo tagee?
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
Haa sheekada qeylada ah oo la isku buuqayo somalidu Talyaniga ayeyba Ka keentay. Iyo xoogaa qaab dhismeedka
@maymunahassan
@maymunahassan Жыл бұрын
Runtii aad ban ku taageeraa😊
@Podcast.68
@Podcast.68 Жыл бұрын
Hosow walaal camerada agtaada taalo ee yartaa xageen ka heli karaa
@handle737
@handle737 Жыл бұрын
Gabadh line iga gada bilgam ii soo raadi bro
@sungul6877
@sungul6877 Жыл бұрын
Mara somalia aday xayat Market borasada garabka lama galaysid mel ayeey ku dhigayn aniga tasa kala yaabay marka meshas ayeey ka siman yihin mediamarkt.
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid wll 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️⚘️🌟👍
@binucali
@binucali Жыл бұрын
Sxb talyaaniga aad ayuu ugu fiicanyahy internetka waxaa lagataa karar 5 dolar lagu shubto bishii oo aad khadkoodu u sareeyo
@hamdacayr2197
@hamdacayr2197 Жыл бұрын
Walal haadi an kenya jogo ka waran
@hanaaxmedxayaad8057
@hanaaxmedxayaad8057 Жыл бұрын
Masha Allah
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid wll 🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️⚘️🌟👍
@farmamediagroup5860
@farmamediagroup5860 Жыл бұрын
Roma ka soo salamaya runa ka sheegty Italia ustat hosow
@nacimaiman
@nacimaiman Жыл бұрын
Muqaal qurux badan Italy waxay leedahay dhul aad ugu qurux Dalxiiska🫶🫶🫶😊👍🏾
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Adi ma jogo
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Ilaahow aduunyada II kufi
@gediosoble
@gediosoble Жыл бұрын
Lagandnow yurub se ku tagtay talyani ma aadan marin miyaa
@kingofsky7288
@kingofsky7288 Жыл бұрын
Horta mid waaka hayaa oo talyaaniga sida somalidey u buuqaan lkn internet waa looga haray ee adiga gobol hooseeya tagay Tàlyaaniga internetkiisa bisha dhan waa 8 euro xataa meelaha qaar 5 euro wax walba ku daawo xataa download samee yurubta kle wadan noocaasa inuusan jirin ban filayaa
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Waa isku dhaqan itlay iyo france ku Waa dad xaga shaqada aad ugu liita Adeega iyo systemka adeega dowlada France iyi itlay waxaad arkaysa Dad safaf dhaadheer ugu jira Imigaration sharci badal
@shukrimohamedali1594
@shukrimohamedali1594 Жыл бұрын
Toscana è bellissimo waxaa runtaa sidaa ugu ugu hadashey waxaa ku dhimanaa Arezzo oo qurux ah qaasatena u eg xawarweyne marka kale ee soo noqotida soo booqo magaladaas
@abdisamadabdullahi198
@abdisamadabdullahi198 Жыл бұрын
Bro. Alto Adige Ma Timaadid Halkas ayaa shidan
@umusumaya8186
@umusumaya8186 9 ай бұрын
Habo.meelaha.cidlada.iskailaali
@sharmakesomali6747
@sharmakesomali6747 Жыл бұрын
✌✌🤜🏾
@Queen-official
@Queen-official Жыл бұрын
Florence waa magalo iska dagan oo qurux badan waqtigan iyada jooga ina ka tago jeclahy lkn Italy nolol ahaan ma fiicna dalxiis waa ok
@amiinahmed3364
@amiinahmed3364 Жыл бұрын
sx nolosheeda way jabanthy lkn shaqo mleh
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Germany imaw xarunta stresska
@Queen-official
@Queen-official Жыл бұрын
@@Akhyaar142 stress ma rabo😁😁😁 mela ogahy weyba dhanta waa maxay stress ka
@cabdulqaadirjaamac4798
@cabdulqaadirjaamac4798 Жыл бұрын
Gli italiani dicono spaghetti salada Nimanka baasto waa looga haray sxb
@hurdaaye926
@hurdaaye926 Жыл бұрын
Hosow bro sxb k a Hamada Ibrahim intu ku danbeeyay
@abdibashir9605
@abdibashir9605 Жыл бұрын
Floreza abooh 2011 tagay waa magalo quruxbadan
@Mudu20782
@Mudu20782 Жыл бұрын
Bastada masakoto ayaa la dhahaa mcn waaye saas aan jeclahay aniga
@zahrahassan523
@zahrahassan523 Жыл бұрын
Wa fila lacagta marka bixineyso 2 ☺ INTERNET CONNECTION MALEH DACIIF KOW DHEH YAAB
@imdejiye5829
@imdejiye5829 Жыл бұрын
Hadalkgi inaa muqaal ka dhigto ficn
@mohmedali7450
@mohmedali7450 Жыл бұрын
𝙖𝙪𝙩𝙤𝙨𝙩𝙧𝙖𝙙𝙖 ama highway sidaad u taqaano waxaa maamulo intabadan Talyaaniga Gudihiisa Shirkaddo Ay Dowladda Wakiil kaga dhigatay sidaa oo ay Tahay waxaa jiro wadooyin kale Lkn Waqti badan kaa qaadaneyso, Meel aad kutagi laheyd 6 saac ama 7 hadii 3 saac , aad ku tagto 4€ ama5 € aad kutagto Weliba Safety ah maxaaba ka fiican Haasowpro
@kkssakksaa-bx5qz
@kkssakksaa-bx5qz Жыл бұрын
Mesakooto ayaa la dhahaa baastada
@Pettotheworld
@Pettotheworld Жыл бұрын
Italy gaadhi hdd Ku kxsato Ada parking samada Ku og
@Yasmin__mahir
@Yasmin__mahir Жыл бұрын
Balenciage child trafficking. Kasoo hadal please
@hassandaadle5530
@hassandaadle5530 Жыл бұрын
Baastada markasta cayrinka ayay oga qaadan sidasay kumacantahay
@keyzeaden4790
@keyzeaden4790 Жыл бұрын
Nolsaha fahankedu way adagtahy
@abdialimohamed7440
@abdialimohamed7440 Жыл бұрын
War nio mxa vlog UGA so samen weysy
@binucali
@binucali Жыл бұрын
Firenze ma tagtay
@sadiasiman8080
@sadiasiman8080 Жыл бұрын
😁😁😁
@siazon7701
@siazon7701 Жыл бұрын
Heedhe rerka iyo caruurta maxaad u dalxois geyn wayday aad wada noqotaay family journalist 😄
@zahrahassan523
@zahrahassan523 Жыл бұрын
QORAX IYO SALAAN WEY ISLA SOCDAN MEANS FARXADA KU BADAN THAT IS THE NICE WEATHER HAPPY HAPPY WA QORAXDA🤣🤣🤣
@saadaqmohamed3376
@saadaqmohamed3376 Жыл бұрын
Reer magaal yurub hadaa rabto waa italy 🇮🇹 milaano hadaa tagin Italy ma boqan bashaal yaalo
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Жыл бұрын
Milan wa naadiga aan kubada cagta ka taageero Ac Milan 🖤❤ Rosonneri 😆😆😆
@iqraabdiolow4448
@iqraabdiolow4448 Жыл бұрын
@hosowpro masha allh in aad nasoo booqato ayey aheyd 1 sanno iyo bar ayn joogaa oo wax ka bartaaa florence it's my home❤.
@hafsoabdukadirhafsoabdukad2507
@hafsoabdukadirhafsoabdukad2507 Жыл бұрын
sicilia maxaa u imaan weysay hossow😩🤣
@soccerlovers8496
@soccerlovers8496 Жыл бұрын
Anaa imanayee ma isoo dhawayn? Dalxiis camal
@quenisquen7184
@quenisquen7184 11 ай бұрын
Talyaani kamaaa soomalia😂😂
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp Жыл бұрын
Hadaanfahmay show somalida konfur xagasay qiyaanada kabarteen, kkkkk
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if Жыл бұрын
kassaha maaba ka soo gashaqsay oo hada waxaa na leedahay qamri iyo qansiir ayaan gadi jiray lkn waa haddaad tukaamada wadanka laga adeegto ka shaqaynaysay
@hosowpro
@hosowpro Жыл бұрын
Dukaan dhar ayaan ka shaqeeyay walaal mahadsanid -
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if Жыл бұрын
@@hosowpro ADAA MUDAN PRO KEEP GOING
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
Somali Wax ma hubsato dukaan kaliya maaha kan cuntada lagu iibiyo , ragga maqaayadaha kashaqeeyaa kuwaa baa far ku godanthy , dharka iyo electric waa caadi
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if Жыл бұрын
@@ibraahimmahamud5148 sida wax loo aqriyo maa kugu adag pro qoraalkayga si fiican u akhri adiga lee sow ma dhahayn hada somali wax ma hubsado adia lee wax hubso pro
@ashaabukar3758
@ashaabukar3758 Жыл бұрын
Abowe gabar miyaa lagu soo siyey 😂aad u amaneysa ee
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 Жыл бұрын
May liis ayaa lasoo siiyay wixii ay ku dcnyhn in la sheego weeye
@abdirahmaanahmed572
@abdirahmaanahmed572 Жыл бұрын
Force italy 😅😅😅😅
@M.khaliij.
@M.khaliij. Жыл бұрын
Italiy waa somaliyoo nabd Ah
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 Жыл бұрын
Ninkan wuxu uqalmaa in la gaadhsiiyo 1milion dagdaga waayo waxayabo wanaagsan nooso gufbiyaa
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 532 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 13 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 18 МЛН
Qaxootiga Soomaalida ee Taliyaaniga
5:29
Universal TV
Рет қаралды 33 М.
Wey AAMINI Weyday Qofka DILKEEDA Qorsheynayay
13:52
Hosow Pro
Рет қаралды 97 М.
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 178 М.
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
Arrintaan Ayaa INDIA Looga Cabsi qabaa
8:18
Hosow Pro
Рет қаралды 56 М.
24-kii saacadood ee aan ku jiray hotelka ugu cusub Hargeysa ee Beder.
52:37
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 188 М.
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
ฝันร้าe #funny #manbee
0:18
Man and Bee
Рет қаралды 10 МЛН
Обвинили девочку в том, что защитила себя 🥺 #фильмы #сериалы
1:00
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 1,7 МЛН
Когда очень бесят комары 😂🦟 #shorts
0:25
Владислав Шудейко
Рет қаралды 2,1 МЛН
Эксперимент вышел из под контроля😱😢
0:57
Следы времени
Рет қаралды 4 МЛН
Scam Gone Wrong 😂
0:12
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 3 МЛН