Qaybta 2aad ee Waraysiga Bashiir Mursal Iyo waxyaabahii ugu layaabka badnaa ee Hotelada ka soo maray

  Рет қаралды 24,969

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 93
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Cabdisalanoow Bashir Mar Kale wareyso waa very interesting and funny mida kale Latin America Brazil si fican ugamaad waraysan oo faahfaahsan iyo Yurub iyo Africa faraqa u dhexeya waayo wakhtiga aad u yaraa
@handulle1
@handulle1 Жыл бұрын
Walaahi aadbu iiga qosliyey Bashiir. Wadanku Cilmi ayuu u baahan yahay ee indrka oo miyi ka yimi uma baahna,
@moon9313
@moon9313 5 ай бұрын
Pls bashiir Interview labaad
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 6 ай бұрын
RUNTII BASHIIR WAA HOGAAMIYE BISIL. AAD BAAN UGU RIYAAQAY. THANKS 🙏
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Жыл бұрын
Waa idin salaamay Hereri iyo Bashiir Runtii waa nin cajiib ah oo aqoon iyo ilbaxnimo isku darsaday Bashiir hambalyo Reer Hargeysa ka faa,iidaysta oo seminars hotel lada waaweyn ha u furo ku saabsan soo dhoweynta iyo marxabaysiinta iyo hagaajinta cuntada, ugu yaraan haka dhigtaan consultant haddii uu waqti u heli karayo, Shukran
@abdinasirhajimohamud9163
@abdinasirhajimohamud9163 Жыл бұрын
Mahadsanid Abdisalaan iyo bashiir. Waxbadan baan ka faaiday wareysiga.
@nature5030
@nature5030 Жыл бұрын
YAA IGU RAACAY IN BASHIIR MAR KALE LA WARAYSYO LIKE 👍 MY COMMENT
@mowlidabdirahman5307
@mowlidabdirahman5307 Жыл бұрын
Maasha Allah runtii waraysiga bashiir ee aad soo dugbisay abdisalaan here hereri isaga ayaaba tababar ah waxa uuna bixiyay waraysi wax ku ool ah waliba anaga oo xiisaynayna ayey labada waraysiba naga dhamaadeen alle ha idin barakeeyo dhammantiin
@kayseali9510
@kayseali9510 Жыл бұрын
Waa nin khabiir ah oo wax badan og labadii barnaamij ee aad ka diyaarisayba waan daawaday khibrad iyo waayo aragnimo baa laga faa'idayaa..
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle Жыл бұрын
Mahadsanid, Bashiir iyo C/Salaam.
@mhassan9288
@mhassan9288 Жыл бұрын
Expert MashaAllah
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Tababarku waa cajiib HOTEL LADA SOMALILAND WA INAY KA FA IIDAYSTAAN
@safiyaomar6179
@safiyaomar6179 Жыл бұрын
Kuwa cisbitaalada ka shaqeeya ayaa dadka buka tilfoon ku dul isticmaala iska daa huteelada iyo goobaha ganacsiga e
@mahadabdillahi4264
@mahadabdillahi4264 10 ай бұрын
Very professional manager.
@mohamedwarsame3847
@mohamedwarsame3847 Жыл бұрын
Bashiir waa “street smart n very intelligent “ Somalidu about 15 million people u maleen maa 1000 qofood u sida Bashir u diyaarsan xaga nolasha in la helayo. Waxaan leeyahay Masha Allah.
@sakariemustafe9577
@sakariemustafe9577 Жыл бұрын
1000 adigu ma kamud thy.
@mohamedwarsame3847
@mohamedwarsame3847 Жыл бұрын
@@sakariemustafe9577 , Ma oran karo haa ama maye, waa in dadka kale ku qiimeeyan, sidaan Bashiir u aaminsanahay inuu yahay.
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Жыл бұрын
Markale noo warayso bashiir
@abdirahmahjamamohamed1233
@abdirahmahjamamohamed1233 Жыл бұрын
Absolutely 💯 waa waraysi faaiido weyn leh
@abdirashiidabdirisak6758
@abdirashiidabdirisak6758 Жыл бұрын
Macha Allh Hereri iyo bashir aadban idiinka faaiday
@hallad598
@hallad598 Жыл бұрын
Run buu sheegay Bashiir Mursal. Dadkeenna waxaa ku yar ama ba ayna aqoon marxabbaysiinta macmiilka.
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Wow, qofku shaqada uu qabanayo marka uu aqoonteeda leeyahay waa sidan.👏
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Mansha allah adeero mursal wax badan baan ka faidey
@abdihakimarab7305
@abdihakimarab7305 Жыл бұрын
Hereri, wareysigan xisaa badan ayuu iileeyahay waayo waxaan Ka shaqeeyaa hotel
@somaliafro399
@somaliafro399 Жыл бұрын
maansha Allah waa nin waayo aragnimo leh sida uu uga hadlay. sheekadiisuna iyo sharaxaadiisuna aad ayay ufiican tahay
@Ururshemadiai4523
@Ururshemadiai4523 Жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah
@Materno1
@Materno1 Жыл бұрын
Tababar .... maraa waaxid
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@omarabdullahi5297
@omarabdullahi5297 Жыл бұрын
very interested interview we need more
@maxamedaadanblack7737
@maxamedaadanblack7737 Жыл бұрын
Masha allah waa nin shaqada uu hayo aqoonteeda leh oo wax badana laga faa iidayo somaliduna haday sidaa u ganacsan lahaayeen horumar bay gaadhi lahaayeen dadka ay u adeegayaana iyagoo faraxsan bay ka tagi lahaayeen Waa xaqiiq marka uu shaqaaluhu cadhaysanyahay ee aanu ku faraxsanayn shaqada Wax badanbuu qaribayaa oo waxa Uu kasii cadhaysiinayaa oo eryayaa macaamiishii meherada oo sidaas ayaad ku waayaysaa macaamiil badan waxana kugu dhacaya fashil ganacsi iyo qasaare joogto ah
@munirkh
@munirkh Жыл бұрын
Really expert on hospitality. 😊
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 Жыл бұрын
Masha allah
@guledosman2107
@guledosman2107 Жыл бұрын
Wlh waa m.a ee wsreysiga ninkan noo soo badi
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 Жыл бұрын
Mash Allah
@ahmedhamad8557
@ahmedhamad8557 Жыл бұрын
Mashalalh
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 Жыл бұрын
mashalah
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 Жыл бұрын
Bashiir Mursal Ciise Bootaan waa maryan mursal walaalkeed nin waayo arag ah soona shaqaystay masha allah allaha ku barakeeyo waa sidaan rabo Insha Allah
@MA-ke8kf
@MA-ke8kf Жыл бұрын
Macquuul maaha war ninka soo warayso markale iyo markale
@MA-ke8kf
@MA-ke8kf Жыл бұрын
Horta maashaa allaah i wish inaaa wax ka barto ninkaan
@tiger4437
@tiger4437 Жыл бұрын
Wareysi Cajaib ah waye waya arag.
@suhaybdaauudmahamedawaale2624
@suhaybdaauudmahamedawaale2624 Жыл бұрын
Professional manager
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Жыл бұрын
Waa lagend ninkaan,lagama dhargaayo sheekadiisa 🎉
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 Жыл бұрын
Waa barnaamij waxbadan laga faaidayo dhanka Mamulka hotelada
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA Жыл бұрын
WAA XAQIIQ WALAHI MARKA UU SHAQAALUHU CADHAYSANYAHAY AMA AANU KU FARAXSANAYN SHAQADA WUXUU ERYAA AMA KASII CADHAYSIIYAA MACAAMIISHA MEHERADA SIDAAS AYAAD KU WAAYEYSAA MACMIIL BADAN TAASOO MICNAHEEDU TAHAY XIDHITAAN GANACSI- BASHIR YOU ARE ABSOLUTELY RIGHT WALAHI
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Bashiir musel ciise Iyo abdisalaan hereri Waa saxbo qiimo badan. Casharo cajiib ah ayuu ino sheegaya
@asadibrahim104
@asadibrahim104 Жыл бұрын
Well said 👏
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Bashiir waa nin cajiiba runtii
@dalmardirie55
@dalmardirie55 Жыл бұрын
Ninkaan waa cajiib, waa nin shaqada uu ka sheekaynayo Expert ku ah
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Bashiir Mursal waa legend thnxs for the sharing
@shucaybqasim9118
@shucaybqasim9118 Жыл бұрын
Jees hotel in Hargeisa ninkan ha shaqaaleysiiyaan ama ha u tababaro shaqaalaha.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Allah ya Cisaak intaa aad ka sheegtay hoteelada Hargeysa Waa u baah naayeen inay bartaan sida loola dhaqmo Macaamiisha isla markaa in la siiyo tababar. Waa inay qaataan Talada fiican ee siisay Mulkiilayaasha hoteelada.
@Somalilanderr
@Somalilanderr Жыл бұрын
thanks
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 6 ай бұрын
😂😂😂❤❤ MAHADSANID WALAAL
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Somalidu waad mahadsantahay xaa ma yaqAanaan
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Bashiir iyo maryan muse ma walalo?? Masha allah hore usoco
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 Жыл бұрын
Experienced ❤
@abdulrahmanmohamoudomar8121
@abdulrahmanmohamoudomar8121 Жыл бұрын
Expert
@kadiyeman9491
@kadiyeman9491 Жыл бұрын
Bashirow buug ka qor aqoontada oo dhis bulshadena dambeysa.
@asmafarax7311
@asmafarax7311 Жыл бұрын
Qaybta 2aad Waynaga Daahday
@caynshemedia
@caynshemedia Жыл бұрын
Fariinteedu hadday ku soo gaarto wll Culees WALBA allaha kaaqaado haddaa subscriber isoo dhahdo wll
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Oo miyaad fikir adiga ku gaar ah la timaadid kol aad wariye noqoto waxba ku tari mayso subscribe baryo iyo duco aad iska ducayso, waxaasi waa ceeb ilaahayna ma taaqanidee ka xisho
@Maandhoore
@Maandhoore Жыл бұрын
Aamiin wll
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Waxaan xasuustaa maalin aan Taleefanka ka soo wacay anoo Germany jooga shirkad Hargeisa ku taal oo aan wax uga baahnaa aan rabay inaan waydiiyo Qiimihiisa, Gabadhbaa Taleefanka iga qabatay Xanjay calashanaysay iyadoo ila hadlaysa uunbay Xanjada dhac dhac kaga siisaa waan yaabay ana Taleefankiibaan dam kaga siiyay intaan xanaaqay oo aan ku dhigay
@maammeee
@maammeee Жыл бұрын
Waxa ka xanaaqda mesha ool
@nuhcanalplus3665
@nuhcanalplus3665 Жыл бұрын
Waxaa faan iyo amaan noogu filan Bashir in uu yahay masuul soomaaliyeed oo aan wax badan uga dayan karno m.a
@abdullahiadan7111
@abdullahiadan7111 Жыл бұрын
kkkk hereri waad naga soo gaabisay wareysiga bashiir,laaakiin markastaba waa kuu mahad celinaynaa
@waheen
@waheen 2 ай бұрын
Ma waxay walàalo yihiin Maryan Mursel
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Cisalaa mahad sanid horey usoco nabad galyo
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Waayo Arag wax waydii nin ilbaxnimo badan kuduugan rahay
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
Trademark program😇👍
@yastayonis4007
@yastayonis4007 Жыл бұрын
Nin aanu saaxiib nahay oo kasoo jeeda wadanka Kolambiya(Colombia) ayaa igu yidhi gabadha Laatiniga ah ee kasoo jeeda wadamada South America kuma guursanayso hadaanad aqoon ama aanad ciyaari karin noocyada kala duwan ee qoob ka ciyaarka. Hadii aanad aqoon cidi waxba kugu fali mayso.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Aqoontii iyo waayo aragnimo iyo khibrad baa hadlaysa
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Жыл бұрын
Herari madax sare Herari waa reer burco sow maha
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Aduunku waxyaabaha uu inagaga hormaray waxaa kamid ah costumer care ka ganacsiga oo ka soomaali ahaan aynu aad ugu liidano
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
Maqaaxi aan ka cashayn jiray oo dalbka igala soo daahday Intaa maqalka tagay ayaan ku dhahay habeen dambe hadaa igala soo dahdaan lacagtaan badh idin ka jarayaa Madaxay ii salaaxeen 😂😂
@mohamedwarsame3847
@mohamedwarsame3847 Жыл бұрын
Nasiib baad la heed hadaan madaxa lagu jabin
@mohamedibrahimalishire7698
@mohamedibrahimalishire7698 Жыл бұрын
Very funny!
@mofarah186
@mofarah186 Жыл бұрын
Waxaan soo xasuustay Hotel aan tagay oo dalka ku yaala, wax aan dalban inuu iikeenay ayuu yiri anaa kuu gartay markaan iri waxaan aniga ma dalban... mid kalena sidaa inuu igu sameeyay maalin kale ayuu igu yiri igu qaado sxb
@mosalahsalah7133
@mosalahsalah7133 Жыл бұрын
Bashir mursal ciise ,maaddaamaa aad walaala tihiin maryan muuse ciise MA HEESTAA, CODKAAGA KA WARAN
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 Жыл бұрын
Cod balaayo ka dhacdey waa hayaa laakiin koox bilaash iigu tuntaan waayey
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
​@@bashirmursalissabotan1475 oo dhab miyaa walaalo maa tihiin maamada
@mosalahsalah7133
@mosalahsalah7133 Жыл бұрын
Hhhhh waan ka xumahay haddey dhaanto tahay bilaash aan kuugu tumi lahaa.
@MA-ke8kf
@MA-ke8kf Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@lima-we7ql
@lima-we7ql Жыл бұрын
C/salan waxan waydinaya basketball ka garonku ku bilabay maha faras julay haday jirtoo waan wada ciyarnay. Lacib clus ayu aha waan wada ciyarnay.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Timacade
@Umu-Amina
@Umu-Amina Жыл бұрын
Ninkan bashiir wadankaaga kuubahan aqoonta intaad caafimaad qabtid uga faaidee dadkaaga wlhi waxaan arkay hudheelo waawayn oomagac iyo maamuuskuleh hargeisa oo waxba ka aqoon service ka dhibkuna ahaa shaqaalaha markaa bashiiroow wadankaaga xirfadaada shaqo inaad kuceliso waalagaaga baahan yahay kolaad school ufirtid waxlagasoobarto
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
NINKA HAKA FAIIDAYSTAN DADKA WAX IBIYA AMA GANACSIGA LEEH!! SOMALIDA XAGA MAXABAYNA MACMIILKA IYO U ADEEGIDA WAA 0%0! ANIGA NIN AN WAX KA IBSO ILAHA MARKAN 2 WAYDIYAY WAX WA I CAYAY GAXANA WA I QADI GADHAY😅 SIDE LAGAG LAGU HEELAYA MARKA???
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Somaali beenbadanaa
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
WAARUN 100% SOMALIDA WAA UNPROFESSIONAL!! WAXAD ARKAYSA QOF WAX IBINAYA OO TELFONKISA KU MASHQULSAN 24 SAC! NUNKA MEL HAFURTO U TABAR KU SIIYO GANACSATADA IYO SHAQALAHA.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 164 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 57 МЛН
Haddii aad Nairobi guri ka doonaysay, Rodol baa kuu haya nooc walba
35:18
Sheeko iyo shaah Ubaale. waxbaa ka dhacay. Baahidaada soo koob.
20:04
Turbashaash Family
Рет қаралды 23 М.
Weydiimo Xalqada 10-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
46:31
Maxay Somalida Angola ku arkeen ka ganacsiga Aluminium
15:55
Hereri Media
Рет қаралды 36 М.
Taariikhda Gaajadii ka dhacday Ireland iyo Soomaalidii ku noolayd!
24:09
Khaalid Foodhaadhi
Рет қаралды 6 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН