Qaybta 5 aad ee AFMEER & Kawaanle Maxamed Cali Kalaay

  Рет қаралды 531,115

AF MEER

AF MEER

3 жыл бұрын

Soo dhawaada saaxibayaal dhammaantiin,halkaan waa AF MEER barta saxda ah ee xogaha Argagaxisada.
Qaybtan 5-aad ee AFMEER waxaan kuso qaadan doona Kawaanlihi hogaamiyaha u ahaa 5 kamid Shabakadihi dilalka ka geysan jirey Magaalada Galkacyo Maxamed Cali Kalaay.
waxaan idinka codsaneynaa in aad Share gareysaan Barnaamijka sidoo kalana aad SUBSCRIBE tiraahdaan Channelka si ay inagana dhiirigalin noogu noqoto.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 1 000
@afmeer
@afmeer 3 жыл бұрын
Share dheh Barnaamijka,Subscribe dheh Channelka si aan ugu sii dhiiranno shaqada aan dalka iyo dadka u heyno.
@zubeyrfarah3568
@zubeyrfarah3568 3 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo
@muusexiis6283
@muusexiis6283 3 жыл бұрын
Garab kaaga allah ha galo waxaad tahay saxafi ku dayasho mudan
@mahadbonnuci1996
@mahadbonnuci1996 3 жыл бұрын
Indho buur maad soo deysan timirow iyo jeeri
@abdinasirawaywaraysigiijee8159
@abdinasirawaywaraysigiijee8159 3 жыл бұрын
Aaway waraysigii jeeri
@hamdagas9518
@hamdagas9518 3 жыл бұрын
Timirow ina adeer cadowgaga ha u liicin❣👏
@RasakQalley14
@RasakQalley14 3 жыл бұрын
BaHda Afmeeer Shaqo wacan baaa inoo hysaaan 👍👍
@Kingdhuxulawijiar7847
@Kingdhuxulawijiar7847 3 жыл бұрын
Jeeri wariye aftahana o bala haloo dhiibo ninkaas muhiim weye waa in laga faruqiya wuxu ogyhay oo dhan ninkaas l can wait
@mahadshariif1981
@mahadshariif1981 3 жыл бұрын
Wariye wareysigan waraysigii kahoreyay ninkii aad kaqaaday ninkanaa kaxariifsan ninkani waa nin fur furan ilaahay umada somaliyed xaqqa hakusugo aamiin 🤲
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 3 жыл бұрын
wariyaha xitaa wu darensanaa ninkaas inu wax badan qarinaayo oo u raali ka aheen wareysiga
@boorowcade2636
@boorowcade2636 2 жыл бұрын
Afkiisa sow jaad kama muuqdo
@nastehoabdulahi8030
@nastehoabdulahi8030 3 жыл бұрын
Ilhy hanoo kadayo wariye timire 🇸🇱🇸🇱🇸🇱💎💎💎💎🌎🌎🌎🌎
@africanlion-sid552
@africanlion-sid552 3 жыл бұрын
Waan nisalaamay program ka Afmeer 100%, waxaan ahay Will somali ah ku koray wadanka Danmark, marka waxaan layaabanahay dadkaan oo dilay walaal leheena somali ah oo muslin ah,markeey hadlaayaana Dareen malaha ooytin malaha qalbi malaha, waxeey u hadlaayaan qof wax galabsan waxba sameen oo caadi iska ah iyo jeesto jessto,waan yaaway walahi ,Ninka cadaanka oo gaalka ah marku wax dilo oo laqabto wuu ilmeenayaa wuu naxayaa, dadkaan iftiinka eey arkin!
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 3 жыл бұрын
Arxanki wa ka dhamaaday Inkaar haku dhacdeee
@canababdulle8601
@canababdulle8601 3 жыл бұрын
Doqon waa duli dadkis loadegsaday
@maxamedgaraadxuseen8310
@maxamedgaraadxuseen8310 3 жыл бұрын
Wll waxan ahay macalin qur,an oo shaqo la,aan ay hayso online wax ku dhiga wll
@hooyosomaliyed6040
@hooyosomaliyed6040 3 жыл бұрын
@@maxamedgaraadxuseen8310 masha allah
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Psychopath they have no remorse waa 1 percentage of whole population in the world
@maryanqafqaf6330
@maryanqafqaf6330 3 жыл бұрын
Subxanallah Rabbiyow kuwan umadada ka qabo dhagar qabayasha
@daganahmed2487
@daganahmed2487 3 жыл бұрын
I can't wait for jeeri
@xuska2015
@xuska2015 3 жыл бұрын
Xiiso miyu kugu haya rer aqirad waye jeri
@maryan4436
@maryan4436 3 жыл бұрын
Jeeri waa baqtiga dadka laayay in lajarjaro uu ku fiican yahay jeeri maalin il laga tuuro maalin sanka kaga gooyo maalin dhag maalin ilkaha maalin guska maalin gacan lug maqaarkana laga fiiqo
@jibrilmohedmdd6915
@jibrilmohedmdd6915 3 жыл бұрын
I cant wait for tom and jeeri😂
@muusexiis6283
@muusexiis6283 3 жыл бұрын
Where's jeeri
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 жыл бұрын
Hhhh jeeri waa imtixan dadkii dhan istirashey kadhigteen wixii xawaa leh maqli jirey mid kasta jeeri baa iwaday jeeribaa kudagay lee hayaane ninkaasi mee waa balaayo
@shantasomalia751
@shantasomalia751 2 жыл бұрын
Kaas xariif weye Ka wareeji kulahaa🤣🤣👋
@omarpkhassanmoha9077
@omarpkhassanmoha9077 3 жыл бұрын
Runti kuma dhiiran karo qofk kastashaqada aad bulshada uhayso il iyo cadow ba eebe hakaa qabto✋🏿✋🏿❤️💪🏿
@siciid3576
@siciid3576 3 жыл бұрын
Hadaa dhawr jeeer daawatay like saar
@samarmoha3624
@samarmoha3624 2 жыл бұрын
Hada waa marka labaad aan daawanaayo wlhi aad ayaan unaxsanahay ninkaan waxaa ku tilmaamo ma aqaan😭😢
@mrnice2665
@mrnice2665 Жыл бұрын
Sacad waa lagawadaa muxuu kawada😅 Waa afsoomali yaab leh
@khadrotoosan3775
@khadrotoosan3775 3 жыл бұрын
Jeeeeeeeri laaadarkaaas Icant wait
@zaytum
@zaytum 3 жыл бұрын
Waa wax lagu farxo dadkii gumaadey umada somaliyeed oo la soo qabqabtey mansha alaah🙏🇸🇴💓🥰
@farhiyoabdi9861
@farhiyoabdi9861 3 жыл бұрын
🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️😭😭😭😭🤔🤔🤔
@MOHAMED0010
@MOHAMED0010 3 жыл бұрын
Alla ciil badanaa ku yiri dadku Waa kuwa baari ah Heer Gaalkacyo Waa fara ku dhiiglayaal Miyeysan ogayn qofkasta uu dhimanayo waqtigiisa
@yuusufsamiiz9554
@yuusufsamiiz9554 3 жыл бұрын
First one time 🥰
@amiinshiddo1
@amiinshiddo1 3 жыл бұрын
Barnaamijkan Waa in Meel walba la gaarsiiyaa Afmeer Taageer si aad Cadowgaga dagdag ugu ogaato.✊
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
38:57 Wadnahaa ixanunaya wllhy awoowgey dilkiisa buu iiga hor sheekeen😥😥
@Dalkanuriyow
@Dalkanuriyow 3 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo samir iyo iman allah ha idin ka siiyo Aamiin
@kasimhassan501
@kasimhassan501 3 жыл бұрын
Ilaahay baan kaaga baryaya in uu u naxariisto awoowgaa. Kanina cadaabti ilaahay ku fogeeyo
@kairohassan7448
@kairohassan7448 3 жыл бұрын
Sorry abayo
@nsj4835
@nsj4835 3 жыл бұрын
Alahha unaxariisto
@johndeo6013
@johndeo6013 3 жыл бұрын
😭
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 3 жыл бұрын
Cid igama Horayn daawata Afmeer Clipkan Aad Ayaan u Bogaadin Bahda AfMeer Shaqada Ay Dadka U Hayaan
@hilowlehiraabe5045
@hilowlehiraabe5045 3 жыл бұрын
asc ana waa sdexaad
@khadijarashid3951
@khadijarashid3951 3 жыл бұрын
@@hilowlehiraabe5045 yuuyyyyynnnynnnnbj
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x 2 ай бұрын
ninkaan boga dheer wuxuu yiri quraanka inaan barto waxaan uga tagay xoolo ayaa iga dayacmaayay kolley hada ma noolid waa lagu toogtaye geeridaada cadaab allaha kuugu daro Aamiin Aamiin Aamiin
@abdirizakcirro7418
@abdirizakcirro7418 3 жыл бұрын
Wallahi waa adunyo madaxa ku socato qof bini-Adam ah daadinta dhigiisa lagu kala tar-tamayaa, Rabow adigan ka magan galnay dhiig Muslim daadintiisa.
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 3 жыл бұрын
Amiin amiin
@faisal2902
@faisal2902 3 жыл бұрын
Amiin
@bashiiryasin9463
@bashiiryasin9463 3 жыл бұрын
Galkacyo af-Libaax ayay ku jirtaa, si ay uga soo bixi doonto allaa og..
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 3 жыл бұрын
maxa ka waada af libax ayay ku jirta
@farhaanfurahaqalbiga8110
@farhaanfurahaqalbiga8110 3 жыл бұрын
Horaa loyiri hdaad dhimanayso dhareerka la xehistaa ninkan si libaaxnimo ah ayuu u hadlay sababtoo ah wuu ogyahay in ladilaayo oo an ladaynayn😔😔😔
@ahmedsiciidabdiwahaab6075
@ahmedsiciidabdiwahaab6075 Жыл бұрын
alshabab alle ha madhiyo iyga dalkii babiyey inkaar alle ja ku rido aamiin aamiin
@ruuzidaimond7097
@ruuzidaimond7097 3 жыл бұрын
Bahda afmeer idinkoo mahadsan Suaalaha waxad kuso dartaan Cida soo wacda dadka lacagaha baad ah iyo dilalka ugu hanjabta inay kuwan yihin iyo inay madaxooda yihiin
@abdishakurali3826
@abdishakurali3826 3 жыл бұрын
abti taa isma lahan nimankani waa howl fuliyayaal lacag iyo hanjabaad waxaa shaqadooda maahan iyada madax jabis loo diraa shaqadaa rag kale iskaleh
@abdinasir8971
@abdinasir8971 3 жыл бұрын
Mohamed sxp wax iskagaly Malaha Team kaan wxa ladhaha Ee uwayn yahay Jeeri wxa lagu yeera "Amniyaat" ladhaha only howshooda waba Madax jabis, Runti Kuwa kale canshuurta Aruuriyo waba Qoom kale hada Maba isyaqanaan ina katirsanyihiin Alshabab
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 жыл бұрын
Mahadsanid wallkay soo tabintaada
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 3 жыл бұрын
wuxuu u egyhy Ilkacase majaajiliista ahaa Alaha unaxariisro
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 3 жыл бұрын
haa wlhi zhp
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 3 жыл бұрын
Dadku musasal camal bay u sugayaan afmeer yaab hhhhhhhh
@hassandahir8541
@hassandahir8541 3 жыл бұрын
Xaqiq aniga ay baa suga
@babylion2874
@babylion2874 3 жыл бұрын
Haha. Somaha
@rayanomarmohamed4863
@rayanomarmohamed4863 3 жыл бұрын
I cant wait jeeri ✨
@laalahassan3571
@laalahassan3571 3 жыл бұрын
Brother waad mahad san tahay doorkii wariye waad ka soo baxday mida kale waxa jira dad Qaxooti ah oo dalka ku nool sida Afghanistan iyo carab suaalo u raaci in ay adeeg sadaan dad kaas iyo in.kale kolay adiga xitaa haldoor ayaa tahay
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
Waa suaal aad u mihiim ah
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 3 жыл бұрын
Jeeri waa laadarka Muusalsalka afmeer Marka aakhirkaa la soo af jarin😂
@fatumoabdishakur7155
@fatumoabdishakur7155 3 жыл бұрын
Hhhh jeeri my noo keenaan
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 жыл бұрын
Laadarka iga dheh🤣
@caamirburale4727
@caamirburale4727 3 жыл бұрын
SaaS Lee igadheh laadarka musalsalka afmeer 🤣🤣
@aliaahmed276
@aliaahmed276 3 жыл бұрын
Episode Ka ugu dambeya
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 3 жыл бұрын
Hhhhhhh o Horta isaga miyan lawaraysanba jeeri
@Ahmedhaadi
@Ahmedhaadi 3 жыл бұрын
Subxaanallah Aakhiro aa naga horreyso
@Loml-chi
@Loml-chi 2 жыл бұрын
Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun subxaanallaah laaxowla walaa quwata illaa bilaah caliyil cadiim
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 3 жыл бұрын
Aad ayan uga xumahay Wlhi in alshabab ay dadkeena waxba aan galabsan ay xasuuqayaan rabi swt Aya naga qaban karo alshabab Allaha ka qabto umadda
@amiishaarashiid508
@amiishaarashiid508 3 жыл бұрын
Ilmaha lcagtas lagu koriye nasiib xumaa
@indheeycadaan6299
@indheeycadaan6299 2 жыл бұрын
Tii xaraashiisa oo hilibka uma jeedo waa aqiru zaman
@nafisonafta2799
@nafisonafta2799 3 жыл бұрын
Alle xanun badana shabaab alle ha madhiyo yaa allaah allow nagu shartir
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 Жыл бұрын
Noloshiisa wuuku cayaaray waana aqiinay markiisii hore naarta kuwaar.
@abdullahibasbas5423
@abdullahibasbas5423 3 жыл бұрын
War sxp Afmeeroow aweydee Wareysigii jeeeeri jeeeeeri jeeeeeeeri
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 3 жыл бұрын
Wlhi waa runta ninkaas halala soo dhaqsado
@endtoend4856
@endtoend4856 3 жыл бұрын
Waa u danbeeya laaadirka filimka weeye
@rihaanabdirazak7492
@rihaanabdirazak7492 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk laadirka flmka weeye bn ku qoslay runtiiii ilaaaahay afka kuma gooyo
@endtoend4856
@endtoend4856 3 жыл бұрын
@@rihaanabdirazak7492 😅😅
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
@@endtoend4856 dhiigii ummada ayey shilin siisteen
@ubaxkaafi2232
@ubaxkaafi2232 3 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso geesdiro habaryar wlhi ilma iga timi jaasadkiina waad heleysan insha allaah
@gaasfilmsvlogs613
@gaasfilmsvlogs613 3 жыл бұрын
afmeer tv thanks boqolkiiba boqol barnaamijkan oo kale waa mid loo baahan yahay in loo if tiimiyo kooxaha xagjirinta ah in toosh lagu ifo lana dabar jaro
@souljaman1866
@souljaman1866 3 жыл бұрын
Af Meer GooD JoB Laadarka Musalsalka wada waa Jeeri Team ka kale dalban jirey dilka Dadka Soomaaliyeed Second Laadir Ayaanle YaaaB Weyye Xaaladda Maanta Taagan. Shaqo Wacan Af Meer Warar Sugan.
@ayaanabdicaliayaanabdicali7990
@ayaanabdicaliayaanabdicali7990 2 жыл бұрын
Jano arkimeeysid alha kucinqabo insha alah
@sahramohamed5343
@sahramohamed5343 3 жыл бұрын
Waaba ganacsi dhiig ibnu aadam oo laga shaqaysto Soomaaliya ugu imaw🥅😭😭😭😭😭
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 3 жыл бұрын
Wllahi waa Nasiib-darro
@anfacayman1184
@anfacayman1184 3 жыл бұрын
Subhaan allah
@decocade7812
@decocade7812 3 жыл бұрын
Inta muslasalkan kuxiran liketa dhacdhac
@osmanmohamedosmaan1457
@osmanmohamedosmaan1457 3 жыл бұрын
shaqa socota amaanka chanelka hala adkeeyo team afmeer waan bogadin shaqada haysaan
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 3 жыл бұрын
Shaqa see ah ma kii dameer calasow ahhaa baa alshabab lashaqeeyo
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
Well done 👏🏽👏🏽👏🏽
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
Kuwaan Shaqooyinka Yar Yar Ee masakiinta ayey u Baas Yihiin wlhi Koley maanta waad iga Hoosey saaye kaamana danbaabi karee Waxaad geysatey Allah hakugu Cadoobo
@abdiali8315
@abdiali8315 3 жыл бұрын
Waa program somali oo dhan anfici doona hala iska celiyo shayaaadiinta. Waaa cadow cawaan ah.
@mawlemagan
@mawlemagan 3 жыл бұрын
Xirfadihii tataarka ayay isticmaalayaan Shabaabku. Dadka ayay cabsi gelin ku ridaan. Marka waa in la tirtiraa wasakhdaan.
@kadijaactive5398
@kadijaactive5398 3 жыл бұрын
Bismillaah illahow shartada namoti
@fatimasundus5567
@fatimasundus5567 3 жыл бұрын
Atigay geesdiir ALAHA unaxariisto nin qaymo badanbuu ahaaa😭😭😭😢😢😢
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 3 жыл бұрын
Reer Gaalkacyood ban ahay Balse waa hore baa igu dambeysay odayga Kee buu aha ixasuusi walal wxn umalaynaya inuu pharmacy-ga ahaa aaga hotel karaama
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 3 жыл бұрын
Indha adakaa inta iyo xagaba isku key mid waaye kuye dadkeygaa joogo waa hade dadka uu dhiigooda si kasto u daadiyay beerka caaro kaa xagatay dheh bahal ayuu ahay lkn alhamdulillah waalaga nasan doona insha allah
@abdishire281
@abdishire281 3 жыл бұрын
waraysiyada danbr codka hagajita labo microphone isticmaala. meel dagana ku duuba.
@zaynabcali8671
@zaynabcali8671 3 жыл бұрын
Bisinka 1.7k❤❤30minutes
@abdiali8315
@abdiali8315 3 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin.
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 Жыл бұрын
Waxad mooda markaa dawanayo barnamijkan inaan film horor ah daawanayo waayo qof muslim ah oo ayar layska dilayo oo kii dilayna wax warwar ah qabin waliba si cajiib ah uga sheekeynaya .... subxallah alle ha u sahlo walalahey oo cadawga haka qabto
@Loml-chi
@Loml-chi 2 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون انا لله انا لله وانا اليه راجعون انا لله وانا اليه راجعون سبحان الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر حسبن الله ونعم الوكيل
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 3 жыл бұрын
Doobilayaasha iyo kawaanlayasha markii la layn jiray dad baa dhihi jiray waa masakiin aan waxba galabsan Ayagaana ugu darnaa dadka wax laaya
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
Doobile maxaa lagawadaa
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 3 жыл бұрын
@@nimciishnalka2775 Doobile waa kan dharka dhaqa Dhar kaawideeye miya la dhaha Ama Dry cleaners
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 ай бұрын
CAFIS BELEH NOCAN MIYA LA CAFIN KARA LACNAD ALLAHA IDINKU RIDO YAA QAWARIJTA WECELADA SHABAB DILA DILA DILA
@mohamedabdisamadali6217
@mohamedabdisamadali6217 2 жыл бұрын
Maa sha Allah wariye soomaaliyeed aa tahay
@cagaaranmedia1842
@cagaaranmedia1842 3 жыл бұрын
Afmeer garab istaag bay mudantahay dhaleecayn marna ma Mudna .
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
Puntland caruurta yaryar oo argagixisada baa kawaansaaray 13 sano,, Allah subxana watacaala dadka aqli buusiiyay eey isku maamulan balse shacabka puntland waa inay la xisaabtaman dadki wakhtigas iyada amaanka puntland lagu haleeyay shacabka puntland lagu baabiyay oo caruurta ka qaban waayay.
@asmaa-nw2dy
@asmaa-nw2dy 3 жыл бұрын
Sideen ugu naxariistaa qof sugaya uun qof islaama siduu ku dili lahaa Way oo way ilaahay idiinma naxariisto
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 3 жыл бұрын
Jeeri hala soo qabto fadlan Ilahay inkaar haku rido balaayo idin qaaday
@duaysane8248
@duaysane8248 3 жыл бұрын
Alshabab dad dadka u soo sheego waa ayo ? Waxaan ka wadaa alshabab duurkey joganee dadkana makalayaqanaane dadka lashaqeyaan oo dadka kudhexjiraan oo kaliya hala soo qabto Inshallah Iyadana waalasooqabandonaa magacyada dadka Kuwa gudbiyo dilayow dilbakudanbeyo aanmaqlijiray guuleysta afmeer
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 3 жыл бұрын
barnaamijka soo bilow sxb dadkan hal duurka jiro malahan magaalkey kula joogan intabo waana kuwada aqaanan
@sucadhappy6125
@sucadhappy6125 3 жыл бұрын
Intii la soo wareeysatay kanaa ugu daacadsan
@MustafaSalaadmaxamed
@MustafaSalaadmaxamed 3 ай бұрын
😂❤❤❤❤❤
@abdirashiidabdiraxman6000
@abdirashiidabdiraxman6000 3 жыл бұрын
Shalanbiyood maahane wariye iska sax, Waa shalambood. Shaqo wacan baadna bulshada uhaysaane haka daalinina.
@abkisse8438
@abkisse8438 3 жыл бұрын
Waan yabaay shalanbiyoodka uu sheegay maxay tahay shalaan bood ayu ka waday miya😂😂
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 2 жыл бұрын
Alle umada haka qabto balaayadan dadkii waa madhiyen
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
SALAADBAAN LATUKANAY ODAYGA KULAHAA INNAALILLAAH WAR SOOMAALAY ARKA SUBAANALLAH QOFLALA TUKADAY OOLADILAYO
@ajaj6201
@ajaj6201 2 жыл бұрын
Diiin mahystan kuwa badan galada dhaaaanta wlhi
@ducoofficial
@ducoofficial 3 жыл бұрын
Alshahabaab mooryan bay noqotay kulahaa labo qabiil haday islaayan shaqadayada ayagaa noohaya😭
@warismohamed2572
@warismohamed2572 3 жыл бұрын
Axamdulilaah aaa dilka dadka islamska ah aa ilahy ugu mahadnaqee miyaa
@ismaaciilmaxamuud5631
@ismaaciilmaxamuud5631 3 жыл бұрын
Yes boss.
@player-kaafrica2479
@player-kaafrica2479 3 жыл бұрын
War wuxu indho adakaa siduu uga sheekeenaya waali caadiya 😄
@ahmedmohamoudadam4769
@ahmedmohamoudadam4769 3 жыл бұрын
Mahad sanid iinsha allah guul iyo nolol ayaanu rajeenanah
@Sahruujachanel143
@Sahruujachanel143 3 жыл бұрын
Waaa gacan kudhiiglihii diley Walky illahay haku cadaabo
@abuukarmaxamed4666
@abuukarmaxamed4666 3 жыл бұрын
Ninkaan ilkacas allh ha,unaxariistee wuu u,egyahay bee
@arawelo9504
@arawelo9504 3 жыл бұрын
Ilahay cuquba kukurid maxa kudishay aderkay geesdir magalada galkacyo ree kunfurka kusoqaxay iska ilaaliya umadi wadhamate 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Waa in la dilo .dhammaantood
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Ma kuwa wax dilay mise shacabka
@sulfekarim892
@sulfekarim892 3 жыл бұрын
20:00 subxaanallah
@faysalyaris5386
@faysalyaris5386 3 жыл бұрын
سبحان الله
@sucdishmuse5067
@sucdishmuse5067 3 жыл бұрын
Yaa salaad subax aa tukanee kuye ma qof tukadaa Muslim dili kara yaa Allah kuwaan naga soo gaar
@sasabmohamed933
@sasabmohamed933 3 жыл бұрын
Ilahow na astur. damiir xuma
@abdinoorgedi7029
@abdinoorgedi7029 3 жыл бұрын
Please kuwan xabsi xita Uma qalmaan hala dilo Kan xabsi daainka xita lagu xukumay hala toogto wa cadaw aan naxariis lahayne
@fahmoaadan7802
@fahmoaadan7802 3 жыл бұрын
Subxaanlaah wlhi dad aan waxba galabsan bey ley illah ciqaabtooda ha marsiiyo. Wlhi dadku bahalo 200dolor ku shaqeyaan Qof dhan bey nafta dilay aan oo caruur agoon ka dhigeen yahuu .
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Jeeeri aaaway 🌝
@madarahmad3401
@madarahmad3401 3 жыл бұрын
Afmeer waxaan kacodsanaynaaa inay waydiiyaan dadka ay waraysanayaaa cida dadka udhaarata ee wacda inay ragaan yihiin iyo inay teamkale yihiin
@abshir1134
@abshir1134 3 жыл бұрын
Waa unug kale shaqo iskuma leh waxaa sii jiro unugkale oo ubadan aqoonyahano iyoo ganacsato kuwaas oo qaabilsan sakawaadka ismana yaqaanaan
@mohaburhan222
@mohaburhan222 3 жыл бұрын
Galkacyo Waxan imid 2010 ki Hadana wuxu yiri Waxan imid 2012 cadaylaa igu so dhaweeyay Se cml shekadan Ma fahmi ninka waraysanaya halkas suaal kamusan waydin
@maryanc9013
@maryanc9013 3 жыл бұрын
2010 wa marku ku biraya sidu shegayo 2012 wa marku Galkayo imadaya sidu shegay
@updifatahmedia1091
@updifatahmedia1091 2 жыл бұрын
Subxaana Allah
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 3 жыл бұрын
I am very interested for coming jeeri
@abdiismail2688
@abdiismail2688 3 жыл бұрын
38:45 Murugo weynaa qof aan waxba kaa galabsan bilaa micno u dil 😭😭😭
@engineeryahya6622
@engineeryahya6622 3 жыл бұрын
Suu afka umaroojinayo day kaas lacag fiican kuma qaadan ee iga daa kulahaa Ilaahay cadaabtii sal kaaga dhig waa mooryaan Alshabaab
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
In la dilayo ayuu ogyahay
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 жыл бұрын
Subxaanallaah, Shaydaan ayaa Naxariistii iyo Islaanimadiiba la qufuley..Alle idin ma Cafiyo.Naf jecelaa Beenaale
@galkacyo12
@galkacyo12 3 жыл бұрын
WAA MALCUMIIN ALLAH NACALADAY OO DHIIGA SHACABKA MUSLIMKA XALAALEYSTAY. AFMEER GUULEYSTA
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Nisa ayay ku wada biireen intii ka carartay cadaalada Inshaa allah waa la soo qabanayaa ayaga iyo Amiirkooda Fahad Futo weyne.
@captaincarapinho4923
@captaincarapinho4923 2 жыл бұрын
Siilka hooyadaa iyo dhaadhaanti ku dhashy wase fahad afka kala pax ha dhooti yaan laguu ooyine🖕🏾
@manal8149
@manal8149 Жыл бұрын
🤣🤣🤣 imtaaxaan
@omarsalah4638
@omarsalah4638 3 жыл бұрын
SubxanAllah
@kingakramofficial3483
@kingakramofficial3483 3 жыл бұрын
Jeeri💣
@kokaalmi3945
@kokaalmi3945 3 жыл бұрын
Ilaahay caqli waa siiyey ee shaydaanbuu raacay
@dulmaneogaal3322
@dulmaneogaal3322 2 жыл бұрын
Ma mudneen in la tookto, Hadii uu runta iyo daruuraha Ka hadlay
@alwiyanaji5977
@alwiyanaji5977 3 жыл бұрын
Laacagtu waa sun iyo waabaayo subxanallaah ilahow nafteeda gashay hanagu sababin
@sumayaahmed7022
@sumayaahmed7022 3 жыл бұрын
20:52 war kan mxuu ahaa hadal ilaahy wa u dhiibay
@xashawedabcasar4344
@xashawedabcasar4344 3 жыл бұрын
Ma ila aragtay ina aabo Hortaa baan yaabay🤣🤣🤣
@canababdulle8601
@canababdulle8601 3 жыл бұрын
Nin raga matihin ruurku hakatage
@canababdulle8601
@canababdulle8601 3 жыл бұрын
Nooloow raba dad ayun naftodi dhafsiiyaay naftu ka dhacday
@yuusufnuur2874
@yuusufnuur2874 3 жыл бұрын
ياالله
@saxarloxassan6522
@saxarloxassan6522 3 жыл бұрын
Bismilaah
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 410 М.
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 329 М.
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 122 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
GUNGAAR - WAX BADAN KA OGOW DHAGAR QABIHII QARAX ISKU XIRAY EE  LAGU QABTAY GURICEEL
36:12
Galka Baarista: Xeeladda cusub ee qaraxyada Al-Shabaab
19:20
VOA Somali
Рет қаралды 34 М.
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 712 М.
Qeybti 6 aad ee Afmeer Horjooge Abayle qaybtiisa 1 aad.
40:39
Qeybti sadexaad ee Barnaamijka AF MEER iyo dilaa Sahal
39:04
AF MEER
Рет қаралды 234 М.
Barnaamijka AFMEER Qeybta 3aad
39:04
PUNTLAND TV
Рет қаралды 154 М.
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 122 МЛН