Anaga xalka ugu fudud waxey nala eg tahey in SSC 17kooda xildhibaan extension u sameeyaan inta Maamulka firdhiye u hartey in yar ka yar si kala gurashada SSC iyo PL xal laga fekeray loogu helo, Qodobada Amniga labada dastuurna lagu cadeeyo in Qofkii SSC soo hujuuma inuu lamid yahey inuu PL soo hujuumay sidoo kale PL; Arimaha dhaqaalaha iyo dekadaha canshuuraha iwm iyana si degan loo qoondeeyo. Anagu xalka saas yaan u aragnaa. Mahadsanidin
@adan100005 ай бұрын
Waxaasoo idil aan kutaliney oo Fahiima Qooje nala aamintey waxaa ciideeyay Cabaas iyo Adeerkii Me myself and I.
Maxaad sirtiina u sheegteen ilmaadeerayaal bal maasha allaah dhaha illaahow khaatumo ii badbadi ii cadawgs ka ilaali .
@eternalbliss17674 ай бұрын
Sir lama sheegine, taariikh macruuf ah baa lasheegay. Labada dhinacna wax isku seeganaa ma jirin.
@Thewho4447 ай бұрын
Mashallah
@fouziajibril32947 ай бұрын
😂😂😂😂 guul lawada leeyahay bay ahayd mid nin sheegan karo ma ahayn lkn isku duubni baa horu mar lagu gaaraa ee far keliy fool ma dhaqdo. Maansha guuul hore baa loo soconayaa ☝️☝️☝️☝️💜💜👍👍👍😍😍💪💪💪🫶🫶🫶⭐⭐⭐💞💞💞🙏🙏🙏🙏💝💝💝
@hannanhappy47467 ай бұрын
Libax allaha ku daayo
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt4 ай бұрын
Waa beelaha jeegaanta AMA baha idoor 😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅
@firdowsmusay-ze9gs7 ай бұрын
wareysi wakhtigisi laga hordhacay iga dheh war haysku taba barina cadowgina oo sir yeesha reer ssc yow
@ftshmh47617 ай бұрын
Yes yes naga daaya dee ina abtiyaal
@achmedlander31237 ай бұрын
Jaabkan maaganey ma oga badhyo culuus 😅😅😅😅 wax yar suuga
@ftshmh47617 ай бұрын
@@achmedlander3123 meeqaa ku sugaynay dan baa kuu run sheegtaye
@mustafa19_907 ай бұрын
ask him about Djibouti' And its support for SNM
@Oroddheer7 ай бұрын
Madaniyow qofka aad waraysanayso marka hadal ka uu ku jiro haka dhex gelin haddii weydiineyn su'aal muhiim, u riyaaqiyada badana ka daa oo waraysiga dhadhan ka haka dilin, sheeko aad adigu usoo dhiibtay bay u ekaanaysaa
@sahradahir69597 ай бұрын
Ninkaan adeer saakin wax sir ah sheegin waa intaan ogenyn
@user-oi4ob7sb5i3 ай бұрын
Madasha aalaah
@xaawomaxamed87017 ай бұрын
Waa qaran jabay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@axmedbashiir20027 ай бұрын
Highlight ka iyo fiidiyowga bilaabashadiisa kala saar sxp si bay isugu qasan yihiine, ama si toosa isugu xir parts ka oo waxba ha u dhexaysiin, ama hadaad u dhexaysiinayso muuji meesha xalada cusub ka bilaabanayso sida inaad introduction ka bixiso ama qoraal ku qortid
@ayanosman24857 ай бұрын
Ilaahow diinta iyo Harti nimo igu dil ❤
@hamzamuse63932 ай бұрын
Maxa isu Kenay diin iyo qabiil
@ayanosman24852 ай бұрын
@@hamzamuse6393 Qabiilka Allah ayaa inoo sameeyay waana aayad quraan. Nasabiyadeyda Allaha igu dilo ee QABYAALADDA ka fogoow insha Allah.
Muuse shaani dhuusaa Ku hadhaye na dhuusaduu fasaxaa! 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😅😂😂
@ayanosman24857 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-dz1sq4nn1q7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuul s s c🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@rnuura3347 ай бұрын
SSC -🐘🔥💪
@AbdirahmanMahad-hh3yf7 ай бұрын
Muuse so dhaqso dhaha
@ahmedmose54663 ай бұрын
Asc maxuma in waxii dhacay dadka llawadago lakiin mafiicno in tatikadii dagalka bananka lakeeno plz. Cabas fadlan waa iga Talo . Barnamjkada wuu fiican yahay wana sodhaweynayaa thanks
@M45_07 ай бұрын
Gobonimo yaynan inaga halabin hadaba hana laiusu quudho in lais xukumo. Hab isku dhaf ah jifooyinka halgu qaybiyo xukunka
@nimoqueen56177 ай бұрын
Çabaas madaniyow wll warbixintan hada ma ahayn marka qumaati nabadu usaldhigto qoladuna quusato ay is dhiiban maxaabiistana lakala wareejisto mujrimijnta waawayna la xukumo saas ayay ahaan lahayn please warbixintan oo kale ka digtoonow
@shukri114mohammed27 ай бұрын
(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH) Caqligu waa u dhalasho!! Aad iyo aad ayey u degdegeen!!! Sirtii CIIDANKA , ayey bixiyeen iminka!!
@eternalbliss17674 ай бұрын
Sir lama sheegine, taariikh macruuf ah baa lasheegay. Labada dhinacna wax isku seeganaa ma jirin.
@user-hl9hh4mb2r3 ай бұрын
Kkkk wll yaa ku yidhi iidoor baa quusta iyadoo siyaad bare abohod ku wasay ayay intay itoobiya galen isasoo hubeeyeen habeen madow isku soo midamiyen burco iyo hargaysa dawladii dhamaydna ismiidamintaa ku burburshen markaa wuxu waa qoom kale alle hayna dhaafiyo uun
@eternalbliss17673 ай бұрын
@@user-hl9hh4mb2r Khiyaaliga meesha kalatag, 4 bilood siyaad barre oo muqdisho kamaqan bay ku dhiiradeen inay Hargeisa soo galaan jabkii ismiidaamintii 1988 ka raacay awgeed! Taariikhda iyo waxaad maatadiina ugu sheekaysaan haysku khaldin iidoorlaaneey.! 1988 markii snm hargeisa iyo burco lagasoo saaray kaddib wax dagaal weyn ah oo saamayn leh oo dhacay maba jirin survival iyo baadiye ku dhuumashay ku jireen, qaar badanna waaba isasoo dhiibeen...maalintii january 26 1991 siyad barre ay USC muqdisho kasaartay baa abaabul ugu horraysay... bidha May iyadoo lamarayo oo ciidankii dawladda ee general cabdicasiis cali barre marhore isagasoo baxay waqooyiga bay soo galeen hargeisa iyo berbera oo dad qaxooti ah ku laayeen. 😂😂
@fowzahmed26947 ай бұрын
Kkkkkkkk❤❤❤❤❤❤
@amatullahbintumuslimah77757 ай бұрын
ASLMCLYKM W W BACDI SALAAM
@Andhiga9277 ай бұрын
Ahmed saakin iyo cabaas madani laba helyey oo tariikhdu xusi doonta
@omarfaarah7 ай бұрын
Dadkaan Ku Haya Sirta Ciidanka Maxay Ahaayeen Kolay Gabdhe U Badan Yihiin Waxaan Sir U Qabo Ninkaan Waxuu Ka Sheekeenaya Wax Dhacay Si Sax Soomali Oo Dhana Waa Ogtahay Waxa Meesha Ka Dhacay Marka Sidaas U Ogaado Hartiyoow Ninkaas Intaa Le"eg Oo Ciidankaa Waxba Kama Badisaane😊😊
@ayanosman24857 ай бұрын
Dhacdadii unbuu ka sheekeeyay ee sir ciidan ma sheegin sax boowe
@nuradinmohamed56623 ай бұрын
Harti power
@roblox.58817 ай бұрын
Ha utagin eyga xun waa runta 9 bil buu duqeynayey maato iyo birimageydo
@maxamedxuseen40497 ай бұрын
Halkan waxaan kasalaamaya the one and only baastar qaran jabiye Muuse bixi cabdi dameer.
@cabdulaahiosman78863 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@makehilahmed36957 ай бұрын
Musow dumarka sii daah rag bay donayan
@Thewho4447 ай бұрын
Markii lagahelay dhulbahante midnimo harti way sooraacday oo way u hiilisay
@Dophill2607 ай бұрын
He just said goojo cade iyagaa iskood uga baxay. Waa run. Kuwa guusha iska sheeganayoow
@jakey24247 ай бұрын
He never said that. Muu odhan iskood bay uga baxeen. Way carareen buu yidhi kkkkkkkk
@Dophill2607 ай бұрын
@@jakey2424 listen closely eventhough afku ka xaday. Halkuutuuba iyaga iyo hubkoodiiba la jabiyey
@hawaahmed707 ай бұрын
hadey baxeen maa Keeney markii hore ma hooyadood baa lahayd goojacade cudoon tagtee kasamir
Waa lo baahnaa in laso Bandhigey Aheyd?? Kuwa danboo iiiiidoor . In mooryaanta beesha muuse biixi duulaanka qaawan uso direy odhan in lasoo bandhigeu odhan in lasoo bandhigoo Aduuunko dhanba loo So bandho mooryaan hubka ay wateyn iyo Raggii uu so direy odhan--- Mooryaantii beesha iiiiiiiiiidor oy ingiriiiiis uso Tabobareyn Hubeeyeyn dirsadeyn xasuuqas Reer laascanod okaliye ingiriiiis uso dirsadey in laso bandhigo yey Aheyd waluba Tahey beesha iiiiiiiiidoor..., kuwa hadda So ordayaan odeeganadaas Sool SANAAG iyo ceynba degan kuwa soo Ordaya ma yimaadeyn SNMTA beesha iiiiidoor haddii Aduuunko dhanba loso bandhigo. Maanta kuma soo Noqdeyn buqdharkeyn iyo meeeloo kalo Sool iyo SANAAG iyo ceynba??
@BadelFaraholad7 ай бұрын
Dagaalkii show wa dhamaaday lol dhulbahante sir maleh 2fast
@firdowsmusay-ze9gs7 ай бұрын
bal dagaalki oo dhamaan bay sirtodi oodhan bixiyen allaah dhulbahante deg dega badana
@Gmaaad7 ай бұрын
Sir cidan lagama sheeken waxa laga hadlaya waxa dhacay inaa wax dahantan iskudaya
@firdowsmusay-ze9gs7 ай бұрын
@@Gmaaad sir badan iyo farshaxan badan ba kujirta
@ayanosman24857 ай бұрын
Dhacdada ayaa laga sheekeeyay sir ciidan lama bixin boowe
Absolutely!! CABAAS iyo NINKAN FUDAYD BEY ISUGU YEEDHEENA!! BISINKA!!
@miinkaay7 ай бұрын
Taariikh uun bay ka hadleen waana wax wanaagsan in dadweynaha la xusuusiyo wixii la soo marey. Mahadsanid
@eternalbliss17674 ай бұрын
Sir lama sheegine, taariikh macruuf ah baa lasheegay. Labada dhinacna wax isku seeganaa ma jirin.
@joeokieh437 ай бұрын
abass libax ,
@firdowsmusay-ze9gs7 ай бұрын
aniga ra aygayga waxa fiicnaday in marka dagaalku dhamaado laga sheekeyo waxano kale wayo dagaalki madhamaan dee sax maaha in lagu lafahmo shaxda ciidnka wana wax jabka keena
@batulasmail82617 ай бұрын
Shaxda dagal ama kaaratada waa sir ciidan Waxa laga hadlaayo waa waxa la wada ogyahay Wax qarsoon ma aha
@achmedlander31237 ай бұрын
Dagaalku 10 sano joogta ah bu socoonaya haaf qiyaamo so socda
@lilGaraad49855 ай бұрын
Halki maalin oo Harti qeybkamida gacan qaday wey so afjareen cadowki somalia Wllhi ina xata harti udhameen dagalkaasi, xata mamulka puntiland hubkisa kama qeyb kalin dhor qabil oo so qatay hubkodi u xareysna oo hiil harti kaga yimi magaloyinka puntland mooyaane
@CabdiraxiinCali-h5i23 күн бұрын
Hhhh
@Hasnktal3 ай бұрын
Buug waa in laga qoro dagaalkii lascanoood
@nuradinmohamed56623 ай бұрын
Idoor harti waxay yihiin haday rabaan niyad bartaan gabayada ha dhagaystaan harti waa ragii ingriis cunay taariikhda soomaalida cadaynaysa Harti dagaal loogama adkaado
@firdowsmusay-ze9gs7 ай бұрын
warbixintan iyo wixi lamida hala joojiyo wakhtiged lama jooge war dhulbahante deg deg balagu imtixaamay war dagaalki madhamaan wax idin qarsona maleh
@awenoolays65407 ай бұрын
Waa in reer ssc ogaataa sababta puntland khulkhulad siyaasadeed uga balaabatay inay tahay in puntland faraha la gashay difaaca ssc si marka hore loo badbaadiso oo marka ku xiga labada gobol ee hartiyeed doortaan hal teeram oo ssc laga wada xoreeyo cadowgeeda marka ku xigtana si dagan loo kalaguro labada maamul si ssc ay u noqoto maamul gahayra oo hal ogaada shacabka puntland wuxuu rabaa doorasho qof iyo coda oo shacabka ssc-na wuxuu rabaan inuu asbuucyo puntland iyo iidoorba farahooda kala baxaan oo taasna waxay carqalad galin kartaa dadaalkii harti ugu jiray in ssc ay maalin noqoto maamul aan cidina soo hawaysan oo iidoor wuxuu yiri anagu waayi mayno inuu dhulbahante quud doona noo soo goosto oo taas ayaan mar walba uga gacan saraynaa hartiga oo dhulbahantow hal ogow in dulqaat badan sadano lagu helo oo haddii dab shidan dab lagu daarto cidi wax ku noqon lahayd dabada ogaadeen ka eeg oo ka xoroobi waayey kuukuuyo iyo amxaaro siday dababkooda u ag fadhiyeen oo somaliya 1969 iyo ka hor, waxaa siyaasadeeda gacanta ku hayey majeerteen oo waxaa gacanta majeerteen-na ka bixiyey fadqalalo ay dhigeen ciise maxamuud saleemaan oo uu hogaaminayey Allaah haw naxariistee general maxamed abshir muuse mataan sidaan maqashiis nahay kaasoo isaga iyo kooxdiisu ay u adeegayeen awoodo ka baxsan qoyska majeerteen laakiinse ay iyagu eedeen ugu horayn,oo canqow isku dhufte isagaa u dhutiya oo haddana iyagaa wada khulkhulada puntland iyagoo u adeegaya hawiye irir samaale duligooda xasan shiikh iyo dhaqash ibnu firaash falaasha somali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali horjoogayashooda uu kaabaha u yahay diaper-xirane muuse biixi cabdi si ay puntland iyo ssc ugu loogaan xasan shiikh iyo ismaaciil cumar geele iyo muuse biixi cabdi, waayeelkaan khalkhalay oo shacabka somaliyeed amarkaaga ku ah oo ssc mar walba iskeeda way u noqon dawlad goboleed lama loodshaana ee dulqaad iyo wakhti ayey u baahan tahay iyo in aan laga caraysiin hartiga iyo daaroodka naf iyo maalba la garabtaan laakiin kuwaasoo raba si nidaansan oo mug iyo miisaanba leh in ssc dhidibada loogu aaso oo laakiin haday wax qasmaan waxay noqonaysaa nin walooba naftaa nabiyow ummadaa lagu kala dareero taasoo hadda aan waxgaradka harti ka doonayn ssc inay ka dhacdo oo waxaa harti iyo daaroodba doonayaa in cagaha dhulka loogu adkeenyo ssc dawladnimadeeda oo cid kasta oo isku dayda inay feenato harti iyo daaroodba doonayo in ilkahooda xabbad xabbad looga siibo si ay ssc uga samraan cadowgeedu oo ssc u noqoto lama taabtaan oo taas ayey isimada harti aad u rabaan iyo shacabkooduba oo kuligayo raali ka wada nahay laakiin shanta sano ee kalagurka aad iyo aad ayaa ssc iyo puntlandiba ugu baahan tahay waayo haddii la deg dego qalalaaso siyaasadeed ayaa ka dhalan karta labada dhinacba ssc iyo puntland waayo siyaasadoodu way isku xiran tahay hadda oo waxaa weeye in si taxadar badan loo kalaguro oo isimada harti waxay og yihiin in haddii puntland dhinaca ssc ay ka waayaan in ssc meel fog laga doonayo waayo markaan waa curdan ssc afka ku milmaysa oo hal sano iyo labo iyo saddex sano iyo afar sano Laguma heli karo ssc gahayrtay oon cidina holin karin oo loodin karin ee talada iyo tayada isimada hartiga ha la raaco oo ha loo daayo shaqadooda waayo isinku waa maslaxad ummadda eaayo u jooge laakiin siyaasigu waa dantiisa wakhti yar u jooge oo siyaasigu wuxuu isku qurxiyaa rabida kursiga uu shacabka ka doonayo inay siiyaan wakhti kooban oo mucayina laakiin isimadu waxay doonayaan sidii ay ssc u gaarsiin lahaaayeen meel lama loodshaan ah oo sidaas darteed inaga daaya sheekada kufaa kaca ah oo marakan aan labadeena dawlad goboleed dhisaneenee intay doonto ha nagu qaadatee laakiin ssc waa in dhidibada si fiican loogu aasaa in sha Allaah.
@jamaabdullahi47363 ай бұрын
Been baad isugu sheekayseen sixir danbana shaqayn maayee maa idiin talo ah huwaneey
@user-bk3ue3fr7z7 ай бұрын
Reerku faan waynaa
@maryan44367 ай бұрын
TAARIIQ LAWADA OGYAHAY BAA DHACDAY OO I TUSI OONI TAABSII AH AUG 25 2023
@farhiamursal72567 ай бұрын
Idoor 8/25/23 way jabeen ilma qawma luudh kkkkkk reer cararaaya😂 waxbaa balahayga yaacay😂😂😂😂😂😂😂
@farhiamursal72567 ай бұрын
Idoor 32 sano ayaa been lagu seexinayay😂 shacabka kkkkkkkkkkkkkkkkkk xaar kan futo jeclo , futo awal , reer Abaarso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AliHassan-cx5dy7 ай бұрын
Adeer xaq buu u leeyahay nin guulaystay inuu faano oo weliba wax la taaban karo soo bandhigo bal kuwiina sidaa u jabay ee weli soo faanaya wax ka dheh shame on you viva ssc khaatumo !
@sheekhxamse77367 ай бұрын
Nadalkaa jaamac shabeel cadawgaa faana
@user-bk3ue3fr7z7 ай бұрын
Guul somaliland joojiya faanka waa waxaan waligood adkaan way u qaadan la yihiin
@nalkanurka45287 ай бұрын
🤮🤮🤮🤮
@CawilAbdiwali-px4ju7 ай бұрын
Waa iigaadhay
@maryan44367 ай бұрын
RAG BAA ADUUNKA KUNOOL
@farhiamursal72567 ай бұрын
Idoor cararaaye goojacade walee waxay ku dhamadeen maraaga iyo Hodan iyo goojacade ugu danbayn kkkkkkkk reer qawma luudh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhiamursal72567 ай бұрын
Futo jeclo xaar land wax la dhaho Somaliland way dhamatay no more ictiraaf😂😂😂😂😂😂😂waxbaa balahayga yaacay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkj
@user-ph3qm3hp8f7 ай бұрын
Alla ninmanku faan iyo been Badana war hal kaare waxan Ahayn miyaa na tusteen
@abdirihiimosmaan14375 ай бұрын
Baburtii yaryarayd meel lagu qaqabty kaare see bu u socon caana booodhaad iska jqaysaan dagaal iyo hub afka unbaad kamaqasheen hal kaaraa iga baxsaday 2 waakaa gubay 6 na waakaa hystaa wlh
@AxmedMaxmud-qs6ty7 ай бұрын
Waar so maliland weyidiin tudheysey xoolayahow faanayaa hada wixii ka dambeeyase waa inoodagaal ee waxbana reebanmayno..
@ftshmh47617 ай бұрын
😂😂😂😂😂 yaahuu waxba lama joogtaan
@ayanosman24857 ай бұрын
Maquusta yaal 😂😂😂😂 Qadan inteey nooshahay Qaranka ha unixin 😂😂😂😂😂😂