QAYS QAYSER IYO CAMERA DA QARSOON

  Рет қаралды 290,829

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Жыл бұрын

Пікірлер: 640
@kingvlogs.
@kingvlogs. Жыл бұрын
"Nin geed gali jirey geed looma galo" Geel jire camerad helay runtii you are so inteligent🎉
@hudafarhaan2355
@hudafarhaan2355 Жыл бұрын
Cabdikariin cali shaax inta ila sugaysa😂❤
@naimaabdillahinour8897
@naimaabdillahinour8897 Жыл бұрын
Aniga walahi😢
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيءٍ قدير .
@suhaybeeje1698
@suhaybeeje1698 Жыл бұрын
😅
@aaminahuzen2167
@aaminahuzen2167 Жыл бұрын
Wlhi prank wa run Coz qof social media ku jira oo prank lagu sameyn karo maba aminsani anuu well done legend Qays♥️🙌🙌
@superprrime
@superprrime Жыл бұрын
Caawuunbaan ogaaday ihuu run yahay 😅😂
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee ee ee wllky wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
@arwamohamed169
@arwamohamed169 Жыл бұрын
Walhi waa legend qays qaysar ayaar buu cameradi baadhay 😂😂😂😂😂😂😂
@mustafekoptanmu8220
@mustafekoptanmu8220 Жыл бұрын
Nin geed gali jiray geed looma galo Always Legend Qeys Qeyser
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Nin geed gali jirey geed looma galo😂😅💯 Qays qayser waxba lagama qaban karo odayga🙏😍
@nuhmohamed6023
@nuhmohamed6023 Жыл бұрын
Kadaa HaLa Gogo’iine😂😂😂
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
@@nuhmohamed6023 hhhhh🤣😅
@nuhmohamed6023
@nuhmohamed6023 Жыл бұрын
@@wayoflifewayoflife1135 😅😅
@bahzaneahmeth
@bahzaneahmeth Жыл бұрын
Nin geed gali jiry geed looma galo 😁 Legend Qeys qayser 🥰👍
@cristianoronaldo-of1ys
@cristianoronaldo-of1ys Жыл бұрын
The legend prank kan ku xiga cabdi kariin cali shaah kadhig❤️💢💯
@abdisamadali6958
@abdisamadali6958 Жыл бұрын
waar ninkan looma gaban karo😂 waa legend sidooo kale waa ciyaalkii hore😂❤😊
@apdikariin6813
@apdikariin6813 Жыл бұрын
Prankigu wuu kusoo baxayay lkn Ciyaalki Hore weeyano Wuu kaa liqay 😂😂😂
@superprrime
@superprrime Жыл бұрын
Haa walaahi markuu maqlay lacagbaa la iga amaahday buu fahmay 😅😂😂
@efoot-ball845
@efoot-ball845 Жыл бұрын
haha wuu ku fhamy
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Two legends always abdale Jamal and qays qeyser another's levels camera 😄💯💯👍❤
@user-ll5ty5qb8q
@user-ll5ty5qb8q Жыл бұрын
wllhi waan sugayay qays lkn wuu fahmay nin geed geli jiray geed loo ma galo wllhi waa wada caqli the legend❤❤😂
@Mmc-k8z
@Mmc-k8z Жыл бұрын
This guy always thinks outside the box that's why i like him 😎😎
@casiocurious8744
@casiocurious8744 Жыл бұрын
You are right, he is a problem solver 😂
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
Qays the Legend he is funny am too loved his smile❤😢 😂😂
@nadrahassan8279
@nadrahassan8279 Жыл бұрын
Qays alwys funny 😂
@xafsariyaaq6913
@xafsariyaaq6913 Жыл бұрын
اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عني ❤
@RidwanGOH-hf9jd
@RidwanGOH-hf9jd Жыл бұрын
Qeys wllhi waa legend waaan ku hayaaa qeysoW
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Жыл бұрын
Nin geed gelijiray geed looma galo legend qays qayser mansha allah😂
@bahjabahjabilan5161
@bahjabahjabilan5161 Жыл бұрын
Walhi wa wada aqali qaysa qaysra wan ku wata pro ❤❤😂
@hamsemohamed5033
@hamsemohamed5033 Жыл бұрын
Raga nocisa adag qays qayser, the one and only legend wxaa yaan lgugu marin🤣😅😂👊👋
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын
aaad iyo aad salaanta la iga qaday waan ku faraxsanahay mahad baladhan ban idin haya thanks 😎
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Жыл бұрын
Caqliga allaha ku barakeyo 😂 su ufahmey ❤
@Im2ack
@Im2ack Жыл бұрын
Nin geed gali jirey geed looma Galo Qeys the legend 😂
@hanaadi656
@hanaadi656 Жыл бұрын
Qays qaysar legend abdaloow ina cali shaah noogu dhaqso dee😂😊
@armyman5751
@armyman5751 Жыл бұрын
Qeys in the building nin weyn weeyi wllhy adkaa tahy zxp👏👏👏👏👏
@arwamaxamed-xb6fz
@arwamaxamed-xb6fz Жыл бұрын
Aaar ninkanaa wlhi Waa legend waaban kayaabay siduu qorigaa u qabtay 🎉
@sahramaxamed181
@sahramaxamed181 Жыл бұрын
Anigu waxba hablaha kama amaahde waxba duubaysa malaha wllahi waa legend ninkani
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
Qays qayser waa legend waxaa ha ula imanina😂😂
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka KZfaqrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏
@sweetupah4737
@sweetupah4737 Жыл бұрын
Mnsha alaah caqligii o qf ah legend of the legend ❤❤❤❤❤❤ qays
@Biigle-abdi
@Biigle-abdi Жыл бұрын
First comment bro yahye jamal ina shaah soo daa
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂qays qeyser you are so funny
@Maria-elv5
@Maria-elv5 Жыл бұрын
Legend 😎 qays qayser
@munaomeradil8902
@munaomeradil8902 Жыл бұрын
Uff inuu fashilmo may ahayn😂si kastoy ahaato Well done 👏 ❤
@Muslimah536
@Muslimah536 Жыл бұрын
😂😂Qays wa legend wu idinku fahmay 😂😂😂
@abasibrahimcc2817
@abasibrahimcc2817 Жыл бұрын
LEGEND QAYS QAYSAR.
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Omg mission failed qays Qaysar isn't easy 🔥
@najipkorea3100
@najipkorea3100 Жыл бұрын
Goal ka🥅 ⚽ wuu hayaa Qeys Qeyser Adke weye wlhi 🙌😅
@mabruka9236
@mabruka9236 Жыл бұрын
Qeys wlhi u caqli badanyahy masha allah 😅❤
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 Жыл бұрын
😂😂 qays shaqada KZfaq ka daacad buu u yahay lama gaadi karo😂😂 bisinka
@user-gl9wd2xh5s
@user-gl9wd2xh5s 5 ай бұрын
5:48 mashaAllah qays Allaw inan noocaga ah igu irsaaq🎉
@xamdiyusuf2151
@xamdiyusuf2151 Жыл бұрын
qays wada caqli mashalah ❤
@AhmetThaYeip-no5ft
@AhmetThaYeip-no5ft Жыл бұрын
The legend qayz qayser
@fardowsofilsan4191
@fardowsofilsan4191 Жыл бұрын
اللهم بلغنا ليلة القدر 🤲🤲🤲
@LadnaMaxamed-br5ov
@LadnaMaxamed-br5ov Жыл бұрын
أللهم آمين يارب العالمين 🤲
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Waaw qayzar waa laga libin heli waayee aawey ina cali shaax😂aduunka sxbkaa haku gaadaa ugu daran qeys sxbadii waa ka keeni waydeen cid kalena iney hawaysan doonto ilama ahee😅❤
@oumoulkairehmahamed9379
@oumoulkairehmahamed9379 Жыл бұрын
legend sanaa Qays qaysar mash allah wll qali
@Keysek
@Keysek 2 ай бұрын
Qays wa soo Jeedaa masha allah
@susanamarket4790
@susanamarket4790 Жыл бұрын
Shortest prank video ever in history 😂😂😂
@cawoayaan9445
@cawoayaan9445 Жыл бұрын
Qays waa legend walahi 😂😂😂
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 Жыл бұрын
ABDALOW QAYS QAYSER WAA CIYAALKII HORE WUU FAHMAY 😂😂
@user-vd7xv3hc6m
@user-vd7xv3hc6m Жыл бұрын
Legend always his Legends Mr qaays😅❤️
@kawsarmaxamed4679
@kawsarmaxamed4679 Жыл бұрын
QaysQayser Lajan Lajan walahi wuufahmey 👍👍
@israahmed8038
@israahmed8038 Жыл бұрын
Qays qaysa waa wada caqli❤ hhhhhh😂😂
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Жыл бұрын
Mashallahi qays Geesi adhalay Geesi
@zahiiramaxamed56
@zahiiramaxamed56 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 wlh wan ku qoslay Abdale ina cali Shah so daa
@HAMSETITAANI72
@HAMSETITAANI72 Жыл бұрын
qeys LACagleydiii❤😂😂
@zayidzaki4707
@zayidzaki4707 Жыл бұрын
qayz qayzer wa legend markiiba hareerahu eegay
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 Жыл бұрын
Qays qaysr legend 😂😂😂
@translatepisodes
@translatepisodes Жыл бұрын
Qays waa legend wuu kafahmey
@rahmaabdi7868
@rahmaabdi7868 Жыл бұрын
Allah qays qayser waa too smart wallahi isla markaa uu fahmay Inuu prank ahaa laakin anuu Waan ka xumahay Inuu pranka ka badbaaday prank fiican baa rabay inaa lagu dhigo laakin he is very lucky 😂❤️👏🏽well done qays
@mohamedabdifatah305
@mohamedabdifatah305 Жыл бұрын
It's father of pranks
@sakariyetaaj
@sakariyetaaj Жыл бұрын
Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadad chenellkeyga sooboqato
@hodanzalepan-gu3sq
@hodanzalepan-gu3sq Жыл бұрын
Qays qayser wuxu yidhi aniga prankiga layguma sameyee ANAA SAMEYAA The legend
@Cm_Ahmed
@Cm_Ahmed Жыл бұрын
Qeys Qeyser Super Ultra Legend😂😂😂😂 ninka kaliyoo baxsaday
@ifrahdahir5514
@ifrahdahir5514 Жыл бұрын
Firt one❤
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz Жыл бұрын
Waxan sugye sidu uxanqe dono lkn maskax kudugan legend m.a😂😂😂❤❤
@najah8356
@najah8356 Жыл бұрын
Abdalow haka hadhin mid kale ku soo samee oo waaliyaa🙉✌️
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 Жыл бұрын
😂😂😂😂qayz wa lagend wlhi fashiluuu walagugu fahmay cabdalow
@barwaaqomuuse9443
@barwaaqomuuse9443 Жыл бұрын
Qays qaysar igusoo deg deg maha ❤😂
@jimcalemohamed7155
@jimcalemohamed7155 Жыл бұрын
Waraa Waan kuusaaree Anuun ha igu samayn pranks kaa 😂
@maarikupthirashitt281
@maarikupthirashitt281 Жыл бұрын
Ninki cameradaha laha baad u keenten ismanay garan waayin balo ku cayaadhay 😂😂
@BouchraAhmed-xi9ri
@BouchraAhmed-xi9ri 6 ай бұрын
Legend Sanaa qeys qeysar
@sakariemustafe9577
@sakariemustafe9577 Жыл бұрын
Wlhy genius genius.
@hashimyare2523
@hashimyare2523 Жыл бұрын
😂😂😂 legend Qeys qeysar
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Жыл бұрын
Qays qaysar legend wllhi😂❤❤
@cwahaabmawliid9865
@cwahaabmawliid9865 Жыл бұрын
Mission failed Qeyska waa fahmay markiiiba inay wax qaldan yihiin😂😂😂
@ahmedahir
@ahmedahir Жыл бұрын
Legend wuu ka badiyay😂😂
@zamiashiine7601
@zamiashiine7601 Жыл бұрын
I can't wait c/kariin ali shaah😅
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 Жыл бұрын
War kan waba imtixaan prank ki cabaar xataa manan daawanin🤣🤣🤣
@abdirahmanahmed7959
@abdirahmanahmed7959 Жыл бұрын
Qaysqayser is legendary wllhi
@abdirahmanmohamedhusseinja7245
@abdirahmanmohamedhusseinja7245 Жыл бұрын
Qay qayser waa legend
@shacniahmet6854
@shacniahmet6854 Жыл бұрын
The legend qays wlhi
@asmahassanayeh3159
@asmahassanayeh3159 Жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay weyan Qeys Qeyser 🥰🤴😊
@nasrayusufaxmed2764
@nasrayusufaxmed2764 Жыл бұрын
Waryaa qays wa legend ☺☺☺
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Жыл бұрын
Mansha allaaah walhi geesi geesi dhalay Mansha allaah fariid nin rageeda hhhh❤❤❤😂😂😂😂❤❤🤳🤳🤳🤳
@sharmaakeyare6533
@sharmaakeyare6533 Жыл бұрын
Qays Qeysar Geed Nin Gali Jiray Geed Looma Galo😂😂😂
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 Жыл бұрын
Kkkkk il est malin wlhi qeys wa w Farid
@Niciimaa
@Niciimaa Жыл бұрын
War wuxu legend sanaa😂
@sHakra70
@sHakra70 Жыл бұрын
Nika xanaqisa sugayy wuba fahmay legend @Qeys
@oumoulkairehmahamed9379
@oumoulkairehmahamed9379 Жыл бұрын
Mash allah wll abdale jamaal abdale
@hanadcadde1249
@hanadcadde1249 Жыл бұрын
Ninkan izgiiza youtuber waxan u fahmya
@salebaancaalin-pj7hu
@salebaancaalin-pj7hu Жыл бұрын
Legend weyaan qeys qeysar ee cabdale maad ka dhacdid ogayga 🤣🤣
@nuuxiyadamediamusic1
@nuuxiyadamediamusic1 Жыл бұрын
Abdi kariin ali shaah plz habeen walpa isagaan dartii kuu soo eegaaye soo gali pro
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 Жыл бұрын
Waayo arag weeyan wllhie❤🙏
@khaalidabdulahi9091
@khaalidabdulahi9091 Жыл бұрын
Legend qays qaysar
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 Жыл бұрын
Qays qaysar legend 😂😂
@NajahMoh-sw3kl
@NajahMoh-sw3kl Жыл бұрын
Qays waaLe Waa Legend😂😂
@nuuraadan9891
@nuuraadan9891 Жыл бұрын
Ninka Qudhee ka badbaaday wllhie waa legend 😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak
HAKUUL IYO CAMERA DA QARSOON
9:01
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 488 М.
Qisadii Jacayl Bodhari | iyo Dalxiiskaygii berbera
15:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 204 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
HABOON NUURA IYO CAMERA DA QARSOON
13:58
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 277 М.
ENG HUD HUD RIWAAYAD CUSUB DHAKHTAR IYO REER MIYI VIDEO
13:03
MAHIIGAAN FILMS
Рет қаралды 3,7 М.
MAXAMED AMIIRA FAMILKA YEE UJECESHAHAY ASIM MISE…!!!😱😱😱
11:59
SCHOOL KA ABDIKARIIN ALI SHAH
14:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 336 М.
QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
26:40
Dhambaal Digital
Рет қаралды 72 М.
Anagaa kula soo hadlayna!
5:02
Bile TV
Рет қаралды 103 М.
SPIN CHALLENGE @QaysQeyser.  vs @abdalajamaal  QOSOLKII ADUUNKA
12:04
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
13:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 175 М.
CHALLENGE ADAG IYO SU’AALO DAGDAG AH
13:39
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 285 М.
Котик спрятался 👀 #юмор #рекомендации #прикол
0:24
I Parking My Car 😂 #shorts #funny #viral
0:11
Funny Club TV
Рет қаралды 4,8 МЛН
POV Anxiety became a dad, but... | Inside Out
0:34
Future Fun
Рет қаралды 23 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
0:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 9 МЛН