Qeybta 4aad: Maxay tahay Eedeynta xasaasiga ah ee Fahad Yasiin dusha ka saaray Ag/NISA Mahad Salaad?

  Рет қаралды 597,358

Gaylan Media

Gaylan Media

2 жыл бұрын

QEYBTII 4AAD Iyo Wareysiga Fahad Yasin : Yaa dilay Ikraam Tahlil, Somali mise Ajnabi, Muxu yahay doorka Fahad & Qisadii Jabuuti Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 2 200
@Gaylan-Media
@Gaylan-Media 2 жыл бұрын
Fadlan u sii share gareey asxaabtaada si qeybta 5-aad ee xiisaha leh u dhaafin
@faysalyaasin9541
@faysalyaasin9541 2 жыл бұрын
Waxaad nooga sheekaysaa sdi aad ku heshay fahad
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 2 жыл бұрын
wah musalsalaa😂😂✌
@xilkascabdullahi2836
@xilkascabdullahi2836 2 жыл бұрын
Waxa mad so badisid Wah
@qaniqood8631
@qaniqood8631 2 жыл бұрын
Ugaas idaacadaa daa Wanu la dhacsanahay.sida aad csharada noogu dhigtiin.wax Somali Ku cusub
@nasirkayd43304
@nasirkayd43304 2 жыл бұрын
Gorma soo daynayaaa Mahad sanid wariye
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna abid, uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna naxariista badna, uguna udgoona,uguna dulqaadka badnaa, uguna Gesisana Rabbi inta uu abuureyy wa Nabi Muhammad ﷺ❤
@aliibraahimaadam111
@aliibraahimaadam111 2 жыл бұрын
Scw scw scw ❤scw 💖💖scw 💔💔scw ❤❤💞💞scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Wasalam
@cabdiwahaabmaxamuud7564
@cabdiwahaabmaxamuud7564 2 жыл бұрын
Scw scw
@asiyaosame6865
@asiyaosame6865 2 жыл бұрын
Scw
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Inta wariyahan Fahad yaasin ku baratay ha ismuujso👍
@saciidmaxamed2105
@saciidmaxamed2105 2 жыл бұрын
Kahor ayaan naqaanay
@hagarabdi5241
@hagarabdi5241 2 жыл бұрын
Afkii jooqda igabay
@ibrahimkhalil6648
@ibrahimkhalil6648 2 жыл бұрын
Marhoraan naaqaanay
@mohamedneima3174
@mohamedneima3174 2 жыл бұрын
Me too
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 2 жыл бұрын
Dadka siyaasada la socdo way yaqaaneen ninkaan. Adiga umbaa hadda indhaha soo kala qaaday. Weriya Nabad iyo Nolol taageera buu ahaan jiray
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 2 жыл бұрын
He is 1 in million we need someone strong and smart like him well spoken sir hope you come back with Farmajo again thank you for your honesty
@mohamedsalat7814
@mohamedsalat7814 2 жыл бұрын
Fahad yasiin waa Halyeey Qaran, Hallo duceeyo, May Allah Protect him wherever he is Today tomorrow and forever
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@caabilyrics9686
@caabilyrics9686 2 жыл бұрын
Khayr ilahay hasiiyo fahad yaasiin waa nin intelligent man ah oo ladulmiyay waxaanan rajaynayaa in ilaahay cidii dilkaa gaysatay soo if bixiyo
@khadariman4561
@khadariman4561 2 жыл бұрын
Hadii Allaah sidaa aad sheegtay kugu ogyahay oo runkaatahay, si niyad ah ayaan kuugu ducaynayaa inuu Allaah ku garab galo, AAMIIN.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Allaahuma amiin
@caishawali8198
@caishawali8198 2 жыл бұрын
Masha Allaha wll hadalkaada wanaagsanaa hadal caqli iyo aqoon ku jirto baad ku hadashay m.a
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Ducada waxa ka muhiimsan in madaxwaynaha waynu hayna barihisa bulsho ee lala hadlo waynay gaadhayaan fariimuhu ee lala hadlo
@mohamedneima3174
@mohamedneima3174 2 жыл бұрын
Aaamiinn waa sidaas
@saynabaxmed7265
@saynabaxmed7265 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@foosdarleeg
@foosdarleeg 2 жыл бұрын
Waa salaamey weriyaha, mr fahad yaasiin,& dhamaan inta meesha ku jirta.
@Dhigow
@Dhigow 2 жыл бұрын
Maaanshaaa alh abaayo waan kaa qaadnay warka nagu socda
@najaxjibrilaxmes1437
@najaxjibrilaxmes1437 2 жыл бұрын
Kaqaday walashay
@muhanadhanad6588
@muhanadhanad6588 2 жыл бұрын
Walaga qaaday
@eastafricaneducationeducat2432
@eastafricaneducationeducat2432 2 жыл бұрын
I have watched many interviews-- but this is stand out. he is patriotic,and genuine
@wzupppp
@wzupppp 2 жыл бұрын
You can trust no one. You can only judge by what they do
@anabbrattfjord2175
@anabbrattfjord2175 2 жыл бұрын
SubhanaAllah May Allah Swt protect Somalia and the People. 🤲🤲🤲🤲
@qarulxira8697
@qarulxira8697 2 жыл бұрын
Somalia manta halis bay gashay ..
@abdisalamyusuf1166
@abdisalamyusuf1166 2 жыл бұрын
🙆🏾‍♂️ Somalia finished, wey u damatay
@abdiabdullah916
@abdiabdullah916 2 жыл бұрын
Haduu EEBE SWT kugu ogyahay ooy daacadkaa tahay ALLAH SWT ha kula garab galo
@halimoibrahim4880
@halimoibrahim4880 2 жыл бұрын
Walahi wa nasiib daaro
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Aamiin
@qarulxira8697
@qarulxira8697 2 жыл бұрын
Aamiin
@leylaqasimmohamed5547
@leylaqasimmohamed5547 2 жыл бұрын
Allhuu Akbar.xaqii dhiigii islamka la galey ayaa faarah la diilacaay ALLXAQ.inti ku dhiimatay allayaa Arxaama 😭😭😭😭
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@maryamamohamad3931
@maryamamohamad3931 2 жыл бұрын
Subxanallaah Subxanallaah Ilaahoow Somali ugargaar Somali wey dhimatay Allaah yaa arxamu raximiin Shacabkiina wey u dhamaatay Aad iyo Aad ayaan uga xumahay 🥲💔🇸🇴💔🥲🥲🥲
@mowliidyusuf307
@mowliidyusuf307 2 жыл бұрын
maya maya wali dad baa nool 100000 Fahad baa joogtaa shisheeye ma ogola dhalinyaradu
@originalabdi33
@originalabdi33 2 жыл бұрын
Woow I’m speechless🤭 finally Somali people know the truth🙌 if Xassan sheykh don’t do any change about this then he is the same boat .
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 жыл бұрын
Absolutely, I agree what said and I believe Xasan Sheekh is a same boat. Remember his term there are 18 Congress men/women got killed and some of them plotted inside Villa Somalia.
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@originalabdi33
@originalabdi33 2 жыл бұрын
It’s disappointing wlhi bro. I hade dream that one day we will be setle country like the rest of the work but. Bad as it is that dream is broken in peace’s now. R.I.P Xamar😢
@rahmasaciid4334
@rahmasaciid4334 2 жыл бұрын
What a strong man what a hero what a true soomaali. What a fresh air. I came here for the true and I believe him. He is a legend. Hada ninkan qabiilkeyga ma aha
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@abdiqafarosman8864
@abdiqafarosman8864 2 жыл бұрын
We need honest individuals like this man in somalia
@aliducaale6475
@aliducaale6475 2 жыл бұрын
How can you be sure he’s telling the truth
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
@@aliducaale6475 because he has the prove, others don't.
@hibo1923
@hibo1923 2 жыл бұрын
I honestly couldn't watch this video without tears in my eyes. I had a massive hope in Somalia when Farmajo was the president, I was even planning to move back home and applied jobs in the UN working in Somalia. 2019 was my first time in Mogadishu and when I tell you I enjoyed every bit of it, I honestly mean it. Watching this video now, I totally lost hope for Somalia. All I know is my people will never move forward until they put reer hebel behind. How can we surely have Alshabab working for The Somali intelligence agency? Things are not adding up here. All I can say is may Allah help the people of Somali, give them peace and have mercy upon us all. This is just scary! Subhanallah !
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@amalomar860
@amalomar860 2 жыл бұрын
I agree with you 💯 💯
@Amiir013
@Amiir013 2 жыл бұрын
Don’t lose hope Sista insha Allah Everything will change
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 2 жыл бұрын
Afqalaad aqaan miyaa 60kii baa abwaan laga hayay, abtow afkaada kufaan af qalaad waa lawada yaqaan lkn afkaada muhiim ah waa iga talo.
@fazulhooyo318
@fazulhooyo318 2 жыл бұрын
@@user-iq6rl3vz8l go to school and learn the grammar simple
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Hadalka Ah In Jabuuti Lagu celiyay Lana diiday Inuu Yimaado Moqdisho golaha amnigana warbixinta Siiyo Soomaaloo dhan Baa Og ruuxii caqli Lehna Wuu qiyaasi Karaa Danbiga Cidii Gashay. Alhayoow Maxaa Wax Isku Muuq muuqda
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
Absolutely 👏👏
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 2 жыл бұрын
Qofkii xaqiiq rabey wuu fahmey inta xanuunsana alle haso celiyo
@Halgan396
@Halgan396 2 жыл бұрын
Inta runta Ilahey jecel wey fahantey lakin inta runta qabilka jecel wa jahilin Allah ha cafiyo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@borowbaydhabo6201 caqliga waxaa laynoo siiyey inaan wax ku garano rabbi ayaa mahadsan milyan jeer
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@Halgan396 saas weeye siistareey
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 2 жыл бұрын
Fahad yasiin madaxaga kor Allah haka yeelo cadawga Allah haka qabto
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 2 жыл бұрын
isaga iyo isagaba jahanamo ala ha idin geeyo
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin Allah ha noo badiyo inta wanaagsan ee aqliga u saaxiibka ah aamiin Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin
@muhanadhanad6588
@muhanadhanad6588 2 жыл бұрын
Amiiin haday thy run waxa u sheegayo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Allaahuma Amiin
@nacimamohamed4637
@nacimamohamed4637 2 жыл бұрын
Ma sha Allah What a brave man 👏 may Allah protect Fahad from all an evil actions 🤲
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@angel67ball51
@angel67ball51 2 жыл бұрын
Masha allaah waa nin libaax ah oo cajiiba walaahi laakiin waxaan aaminsanahay in loogu faaney qabiil ayna keentey iney adkaato inuu wax ka qabto
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 жыл бұрын
Subxana laah ilahow wadankeena badbaadi oo kabadbaadi kuwa damiirkooda iibsaday yaa allah adaa xog ogaal ah ilaahow nagaqabo oo ceebahooda banaanka keen😭😭😭
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Allaahums Amiin
@shukrisharaf8775
@shukrisharaf8775 2 жыл бұрын
Amiiin yaaarabi
@abdirashidmohamud5139
@abdirashidmohamud5139 2 жыл бұрын
amiin thuma amiin ya Allah ❤
@abdijamalnoor7975
@abdijamalnoor7975 2 жыл бұрын
Well done Fahad Yasin from Nairobi Kenya. He is just spitting the truth
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 2 жыл бұрын
Absolutely
@abdullahideghokossar7059
@abdullahideghokossar7059 2 жыл бұрын
What truth this Fahad Yasin is an acrobatic lieyer n can never be trusted@all ontop of the there's no secret of him being a senior Alitisam for alitahad member
@mosmo4441
@mosmo4441 2 жыл бұрын
Believing a liar is dangerous
@aadanaadan9109
@aadanaadan9109 2 жыл бұрын
@@mosmo4441 waxaa saas utiri filaa , in aad isku reer tihiin dadka la eedeeyay? Maskax caafimaad qabta waa muhiim wll.
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@Iazuz
@Iazuz 2 жыл бұрын
If HSM doesn’t do anything it is the duty of parliament to call for court hearing on this issue! This is very serious matter that must be resolved!!
@abdisalamyusuf1166
@abdisalamyusuf1166 2 жыл бұрын
🙆🏾‍♂️ Somalia finished, wey u damatay
@thebeast09876
@thebeast09876 2 жыл бұрын
Majority of MP's are corrupt and unfortunately not patriotic.
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 жыл бұрын
Now ask yourself why HSM put this kinda person as head of NISA. He's fully aware.
@Professor4555
@Professor4555 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣, caqligi CBB, ninkan asaga argagixiso ah kana saari meyso sheeko caruuredka nabar iyo naxdin iyo xarmaajo intu no geyste iyo ka badan ba wa idinku so wada socota
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Scww. Haduuba Fahad-Yasin hadaladaan ee run ka tahay Ilaah waxaa ka baryaa Fahad ama Mahad Kii umadaan Soomaliyeed oo Muslim ah dhib u geeystay in uu Allah aduunyadda calaamad kaga soo bixiyo InshaAllah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Allaahuma Amiin
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@monajama8260
@monajama8260 2 жыл бұрын
allahuma aamin
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 2 жыл бұрын
Geesi soomaaliyeed noolow adigoo aan cabsi ku nooleyn dhimo adigoo mujaahid ah wiilkeena Fahad masha allah isku qabiil manihi soomaaliya qabiil bey qiimeysaa laakiin isku meel ayaan wax uwada wadnaa 🇸🇴🍀💙
@ahlam13123
@ahlam13123 2 жыл бұрын
Waa musalsalki ugu xiisaha badnaa ee shacab iyo siyasiinba wada daawadan😂😂
@fartunabdinasir2739
@fartunabdinasir2739 2 жыл бұрын
Hahey🤣😁😁
@aminadhemansulub5661
@aminadhemansulub5661 2 жыл бұрын
Kkkk way ka.mifaysanyihiin dhaman somaliyo dhami
@Susiejones1991
@Susiejones1991 2 жыл бұрын
Wallahi waa Runtaa Siyaasad Waxba kama aqaan hadana wey igu soctaa Musasalkaan
@AeyziinAeyziin
@AeyziinAeyziin 2 жыл бұрын
@@Susiejones1991 kula qabaa midasi
@blackgbg5468
@blackgbg5468 2 жыл бұрын
Waa musasalkii ugu argagax badnaa oo Somali sameyso
@user-ik6ys9sv4d
@user-ik6ys9sv4d 2 жыл бұрын
قائدي يقول الحقيقة ويكشف عن المنافقين في الشعب الفاسد والقبلي في بلادنا. حفظك الله يا فهد N&N💜🇸🇴
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@fatimaamoud1425
@fatimaamoud1425 2 жыл бұрын
Breath of fresh air! This is what somalia needs, more people like Fahad. May Allah swt protect him from the evil politicians that have typically been there. Farmaajo and fahad have led a more transparent and honest government than all the rest and they have to be given credit for that.
@maxamedisse7685
@maxamedisse7685 2 жыл бұрын
Absolutely you are right but Somali people they don't want an honest leaders like president farmajo and Fahad.
@mael3294
@mael3294 2 жыл бұрын
fahad works al shabab every body knows
@farabathanmoalimmohamed8373
@farabathanmoalimmohamed8373 2 жыл бұрын
truth comes out darkest times, but no one wants there's no honest and good governance in our society.
@thebeast09876
@thebeast09876 2 жыл бұрын
@@maxamedisse7685 They are corrupt so called leaders and in power for their personal gains. They do not want a visionary leaders, I think it was good for Farmajo to step aside for better tomorrow. The Somali people are more educated, aware and can not be fooled. These so called leaders will expose themselves and its just a matter of time.
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@engRaajix
@engRaajix 2 жыл бұрын
Legend fahad yasiin waa ninka haysta sirdoonka Turkey ga oo kle allaha ku xifdiyo runta ayuu taabtay kunax ama ku farax
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 2 жыл бұрын
Waa sida Hakan fidan
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 2 жыл бұрын
Haaa xaqiiq
@abdyhrsy7899
@abdyhrsy7899 2 жыл бұрын
Hakan Fidan, madaxa sirdoonka Turkigu shacab waddani ah oo dalkooda jecel buu leeyahay taas ayaana qeyb ka ah guusha uu gaadhay ee uu Turkiga uga badbaadiyey halisyo badan. Shacabka Soomaaliyeedse ma ay gaadhin heerkaa Turkiga oo kale ah oo ay ku istaagi karaan hay'adahooda ammaan. Soomaaliya hoggaan xun bay u gacan gashay ee Rabi ha gargaaro.
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 2 жыл бұрын
@@abdyhrsy7899 Shacabkena Dadki indhaha u ahaa aya xumaday marka illahey ayan ka baryeeynaa hogaamiyaal Isku mowqif ah Daacad ah
@issabelaabdi2685
@issabelaabdi2685 2 жыл бұрын
Why fahad intuu xilka haaye muxuu u hadli waaye fahad waa alshabaab intuu xilka haaye lama arag lamana maqlin
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay inaah haku xafido love from mj guleeyso mudane ❤️
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 2 жыл бұрын
This man is Legend walahi dhiiranaanta kalsoonida uu u hadlaayo ayaa aad u saraysa waana Muwaadin dhaba. Allow dalka iyo dadka badbaadi
@abdikadirmohamed8517
@abdikadirmohamed8517 2 жыл бұрын
Umadda soomaaliyeed wali indhahay wax ka arkaane Caqliga uma furmin, Ceel ninka guntiisa galaa kaa og, Xogna ninka ay shaqadiisa thy ayaa naga Og. Dalka halla bad-baadiyo, Damiir lawayaasha qalbigu dhinteyna umadda hallaga hor leexiyo, Qab-yaalad waa tan Radinta xaqiiqada naga indha tirtey.
@essaadam8050
@essaadam8050 2 жыл бұрын
Walee waa tan adiga kaa dhex guuxaysa,
@caliyofarah8202
@caliyofarah8202 2 жыл бұрын
waa runtaa somali qabyalad baa indhotiraysa lkn dulmilaha qabiilmayaqaan ee kuwa ulaynayo waakuwa dadka uxiga
@abshirkoofi4009
@abshirkoofi4009 2 жыл бұрын
Sax
@qaniqood8631
@qaniqood8631 2 жыл бұрын
Ardaydu WA diyaar casharkii ayaan sugeenaa .macalin Fahad dhaliyarada somaliyeed aday Kula Safan yihiin
@fartunabdinasir2739
@fartunabdinasir2739 2 жыл бұрын
Aad it aad✌️
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Waryaa Beenta Hanaga Sheekin Anaga Calmaaniiyiin Xarbi Ah Argagaxiso ah Is Qaraji Naayo War Kooooda Maxa Naga Galay Ha Isku Madhaaan
@qaniqood8631
@qaniqood8631 2 жыл бұрын
@@ismailmohamed1251 ADI qabiil baa Ku hayo base ani qabiil kama hadlayo lakiin macalin Fahad arday dhabaan unahay
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 2 жыл бұрын
dhalinyarada inaga ka mid ah ee mana ka la mid ahi haye maxaa dareemeysa see dareemetsa isaga tiirka geynaya fahad yaasiin
@cabdifarax3115
@cabdifarax3115 2 жыл бұрын
@@ismailmohamed1251 maxaa hada udaawanaysa doqontii ku dhashay wase
@kaakiofficial9470
@kaakiofficial9470 2 жыл бұрын
Inta waryahan fahad yaasin ku baratay like 👍🏽 garaaca
@saidahmed5181
@saidahmed5181 2 жыл бұрын
Make Somalia 🇸🇴 great Again!! I’m so proud of my Somali Hero Mr Fahad. We will never sell our beloved country Somalia 🇸🇴.. let us Save our country Somalia 🇸🇴. Guul Nabad iyo Nolol Party. We’re coming back soon inshallah.. stay away federalism and tribalism virus. Those are deadly virus to our country and our people.
@isseyare837
@isseyare837 2 жыл бұрын
Please reer muqdisho fahad hala ilaaliyo ilaahay baan idinku dhaarshee Weliba reerka uu ka soo jeedo 100 nin oo habeen iyo maalin ag taagan u sameeya Wlhy Wax baa lala damac sanyahay Ninkan waa daacad Waana wadani xalaaal ah
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
Dowlada Qatar askarteeda ilaalinaysa. WA nin sirdoon ah
@mahadqoote3333
@mahadqoote3333 2 жыл бұрын
Laangaab waaye 100 qof intuu ka keena habeen io maalin kasta shuuba kudhashee hadde ogoow ninka asoo laangaab ah HG dagaal ku bilaabay.
@hamzahassan9806
@hamzahassan9806 2 жыл бұрын
@@mahadqoote3333 wara qashin ninkaan ilaahay aya lajiro ducada waalidkiis iyo inta wanaagsan aya kaga filan hg waxba kaqaadi meeyso
@isseyare837
@isseyare837 2 жыл бұрын
@@mahadqoote3333 habar gidir isma hayaane 4 mooryaan oo ilaahay ka tagey bay ishayaan
@abdinajiibsaladyusuf1321
@abdinajiibsaladyusuf1321 2 жыл бұрын
Farmajo iyo Fahad yasiin waxan sugaynaa 3sano 11 bilood iyo 4 malin oo kaliyo halhaas wixi ka dhiman suuqa gala somali quran u aqriya 😂🙏
@musea.jimcale2014
@musea.jimcale2014 2 жыл бұрын
xildhibaan shuban kursigiisi meel haku sheego
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 2 жыл бұрын
walee inuusan sii noolan walee fahad xabsi i diyaar garoow idaga iyo
@fatumamahamud1085
@fatumamahamud1085 2 жыл бұрын
Hhhhhhh hhhhhhhh quraan iyk ducoyin badan waa inaan raggan usoo akhrinaa alle ha xafide
@countcryptonite
@countcryptonite 2 жыл бұрын
@@nimcoomar7611 adiga al shabaab baa taageertaa iyo mahad salad. Waxaa taxay shaydaan oo qabiil iyo al shabaab taageera
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 2 жыл бұрын
Insha Allaah
@nimcocali8665
@nimcocali8665 2 жыл бұрын
masha allaah wllhi daacadnimaa kamuuqata iyo aqoon daganaan waligay xog sidan uxasasiya madhagaysan alle hakuxiftiyo wllo
@abdisalamyusuf1166
@abdisalamyusuf1166 2 жыл бұрын
🙆🏾‍♂️ Somalia finished, wey u damatay
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 2 жыл бұрын
Mahaad waaa alshabab allah umadaaa kaqabto
@mohamudabdullahi263
@mohamudabdullahi263 2 жыл бұрын
Noloshayda waligay xog sidan u xasaasi ah ma daawan. Allah idin kashif kuwa Jariimooyinka galay. Fahad barokow❤ Allah ha ku xifdiyo Amin Amin Amin
@kaahoxajiyusuf3611
@kaahoxajiyusuf3611 2 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله اللهم من أراد بلادنا وأهلنا بسوء فاشغله في نفسه وأجعل كيده في نحره
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@fowsiyacawaale2571
@fowsiyacawaale2571 2 жыл бұрын
امين
@daaniyahali6295
@daaniyahali6295 2 жыл бұрын
Aaamin
@abdirahmanhashi8243
@abdirahmanhashi8243 2 жыл бұрын
He is telling the truth and truths shines in dark
@abdullahiroy2218
@abdullahiroy2218 2 жыл бұрын
Legend waye
@abdirahmanalimohamed437
@abdirahmanalimohamed437 2 жыл бұрын
I think Fahad is 99% revealing the truth
@jabraboyofficial7952
@jabraboyofficial7952 2 жыл бұрын
Zida gabdhaha lodilo bu yaqana wax kle kama heyno sawabto ah nin careysan oo laga guleystay wyy waxu rabo ayu ku hadlaya
@somaliwarya015
@somaliwarya015 2 жыл бұрын
Waa RW C/wali sheikh Ahmed ninku kahadlayo. Ana xaqiqdas og.
@aadanaadan9109
@aadanaadan9109 2 жыл бұрын
@@jabraboyofficial7952 sidee Ku ogaatay inuu dilay gabadha , waxaaga waa eedeen cadeen ma uheesaa?
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Mahad dabiile waa u egyahay Fahadna run sheeg waa u egyahay ilahay ba xaqiiiqada og قال تعالى ((يَعْلَمُ خَائِنَةَ الْأَعْيُنِ وَمَا تُخْفِي الصُّدُورُ)) (غافر-19)
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Waa runtaas ale ina ogg mid kuma degdegayno💯
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Ragaan Calmaaniiyiinta ah WAA Isku Mid Lama Aaamani Karo Dhamantooood Ha IsKu Madhaan Baan Leeyahay
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@@ismailmohamed1251 hhhhh maad ka dysid wllo
@zakariaaxmedhassen4202
@zakariaaxmedhassen4202 2 жыл бұрын
😃 😀 😄 😁 🤣 qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Soomaalidu waxay tiraahda weel Maran iyo qof wax isku ogba way qayliyaan Mahad Salaad qayladiisa iyo hadaladiisa beenta ah Nin balaayo ku dhex jiro waa u egyahay.
@weezyshawn3785
@weezyshawn3785 2 жыл бұрын
Inta nabiga jeceshahay like igu Reb 💕
@badriyabeela234
@badriyabeela234 2 жыл бұрын
Subxanalaah yaa la amiina hadey madaxdii sidaan yihiin shacabna ilaahay ayaa u maqan abaaro iyo dhibaato kala duwan ayaa hayso shacabka dadki matalaayayna waa sidaan ilaahow adigaa og kuwii run sheegayo ee soo qabo kuwa dhibaatada wado😭 🤲🤲😭
@abdinajiibsaladyusuf1321
@abdinajiibsaladyusuf1321 2 жыл бұрын
ғᴀʀᴍᴊᴏ ɪʏᴏ ғᴀʜᴀᴅ ᴍᴀᴅᴀxᴅᴀ sʜᴀᴄᴀʙᴋᴀ sᴏᴍʟɪʏᴇᴇᴅ 🇸🇴🇸🇴❤️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@omarabdi8298
@omarabdi8298 2 жыл бұрын
Fahad iyo Farmaajo waa Alshabaab, Tiirkana waa la soo istaajin Insha'Allah
@saciidaadan631
@saciidaadan631 2 жыл бұрын
Subxaana Allah Farah masuul dunida waad naga yaabsateen adiga iyo Fahad waa wareeysigii abid aan ladhacey marna ka naxey Runtii kkkkk waxaa noo balan ah masasalka qaybtiisa 5aad Soomaaliya khatar baa kujirtaa waa in laga gaaraa! Fahad thanks walaal.
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 2 жыл бұрын
Absolutely you nailed it This is bombshell 💥💥💥We need people like him. Daacad nimadii oo qof ah ,sida Fahad muwaadin noqo ama iska dhimo. Hadalkiisa waa xaqiiq ✅💯🇸🇴❤
@abdisalamyusuf1166
@abdisalamyusuf1166 2 жыл бұрын
🙆🏾‍♂️ Somalia finished, wey u damatay
@thementor.4697
@thementor.4697 2 жыл бұрын
Wow 😳 just wow 😳 , I'm speechless
@foosdarleeg
@foosdarleeg 2 жыл бұрын
Maanta waxaa qatar ku jirta nolosha fahad yaasiin Ee haloo duceeyo walaalkeen.
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 жыл бұрын
Walaal sabb aay qatar ogu jirta nala wadaag ado mhdsan
@itbeherposslady3503
@itbeherposslady3503 2 жыл бұрын
@@qalbidaryeele wxn isleyahy anu xogta uu bannka keeny dartet, wala beegsan 🥺
@nuursanak327
@nuursanak327 2 жыл бұрын
Waa sax waa hdalo qatar galinkara nafsadiisa allh ha garabgalo
@aycaashoyonis7315
@aycaashoyonis7315 2 жыл бұрын
cid wax ka badeleso ma jirto
@imthehero76
@imthehero76 2 жыл бұрын
Qofka haduu Allah aaminsan yahay waxwo kama halaabayaan Koleey dadaalne wuu haayaa
@mohamedkorah8175
@mohamedkorah8175 2 жыл бұрын
I am from djibouti,fahad yacin haji dahir waxa u u kalma madaxweyne Somaliya. Walahi is strong Man, wan ku kalsonahay warki sa. Anu isu qolo ma ihi ee walahi wa muwadin daba.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@hamzahassan9806
@hamzahassan9806 2 жыл бұрын
Walal wuu qalma madaxweeyne waana daacad lkn Eligible uma ahan xilkaas wa .5
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 жыл бұрын
Anigo aqoon kuu leh fahad mudo badan deris nhy hooyo iyo wllo garanaya wanag iyo diin iyo dal jecel ad thy qof bani aadam ah inta ugu wanagsan ad thy hadane xaqi alla og wayo abtiyaaladey hwiye iyo aderdey Drd qabiil bey wxa ku mamulan xaqane qabiil baa laga hormariya naftada alle haku badbadsho allow inta xuman wadankena ku wada naga qabo 😭😭
@sulaimanabdallah9982
@sulaimanabdallah9982 2 жыл бұрын
FAHAD YASIN dadwladnimadii o qof ah. We need more people like FAHAD YASIN in SOMALIA 🇸🇴
@laughoutloud8561
@laughoutloud8561 2 жыл бұрын
Aad iyo aad rag adag baa loo baahan yahay shisheeyaga indhaha kala baxayo sida farmajo iyo fahad Hassan guurguurte waa nin jilcan
@nuradinmohamed2650
@nuradinmohamed2650 2 жыл бұрын
wareye caalmi ah aqoon iyo xilkasned waxn ku rajeynaa horumar guul
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
The Real GouT FaHad Yaasiin Xaaji DaaHir❤
@mrd8503
@mrd8503 2 жыл бұрын
GOAT waaya Great Of All Time
@ASAD_108
@ASAD_108 2 жыл бұрын
You can literally tell a person is lying by complicating his own words. This guy is genuinely speaking and i was always wondering how those attacks were taking place without the authorization from senior officials and the interference from outside nations took a huge part in the slow development of our country. Fahad Yasin sxb The blames ad sheegty Allah haxaqiijiyo and now as a citizen I i have a clue of where to look and know the potential enemies of my country
@monagoth
@monagoth 2 жыл бұрын
There's more to it than meeting the eye. Why do you think he's out in public accusing others for terrorism? No one is honest here nor a loyal servant; fahad is saying that "dare touch me and I'll bring everything out in public". Basically he detects that he's in trouble and he's merely trying to save his ass. He probably has evidence possibly voice recordings and video: he's saying "touch me & I won't be the only one going down". Serving the National interest is all smokescreen.
@ASAD_108
@ASAD_108 2 жыл бұрын
Most probably yes he is in danger. There is always two sides to a story and one of them is not telling us the whole thing. Fahad yasin made claims prove that and he has the whole nation behind him
@zaidadam5916
@zaidadam5916 2 жыл бұрын
Subxanallah somaliyey🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wax kale masameni karo Alle bari iyo son sadax bari ah aan sameyno fadlan🙏 si mesha loga saro mahad salad dulliga ah😡😡😡 kugu jirto damir in yar ah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@ayannitta
@ayannitta 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 hal iyo labo mahe ila iyo lix ayan ku sheegi kara fahad yasiin umadena mahan
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@ismailbashir447
@ismailbashir447 2 жыл бұрын
Nabi yussuf walaaladiis markay ceelka ku rideen ayay ku Soo laabteen giriga yacquub scw goor habeen Nima ah iyaga oo barooranaayo sidaas darteed Haddad aragto qof oynaayo ama ilimatnaayo ha aamin ilaa aad xaqiiqada ka aragto masuuliyiin sare ayaa ilimaynaayay markay kiiska gabadhaas ka hadlaayeen, lakin waxaan aaminsanahay inay hirto maalin aan waxba la qarin doonin OO qof kasta addimihiisa ay ku marqaati kici doonaan.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@ghostveiwer4649
@ghostveiwer4649 2 жыл бұрын
Fahad spitting the truth here.. Staggering😬
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@ghostveiwer4649
@ghostveiwer4649 2 жыл бұрын
@@user-iq6rl3vz8l haye wll wa mahadsante
@awdeeq
@awdeeq 2 жыл бұрын
«يعلم أي الله «خائنة الأعين» بمارقتها النظر إلى محرَّم «وما تخفي الصدور» القلوب
@anishmahdimahdi3757
@anishmahdimahdi3757 2 жыл бұрын
Fahad yasin what is saying true 💯
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@countcryptonite
@countcryptonite 2 жыл бұрын
Fahad wuxuu u qalmaa madaxweynaha dalka. Mahadsanid Fahad Yasiin dalka wax badan ayaa u qabatay
@mahadsomali
@mahadsomali 2 жыл бұрын
Mahad Salaad Laadirka Somaliya Muu Noqday Allow Naga Qabo Adaa Wax Oge🇸🇴🙏Aamiin Soowada Qora Somaliween🇸🇴
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
adinka wixii la idinka sheego run miyaad u makeysan ninkan hayda lagaqaaday oo Mahad Salaad loo dhiibay inuu ka xun yahay haduu intaas oo dhan runtahay muxuu u qaban waayay madama uu asaga Fahad yasiin haystay nisa marka asagoo shaqo haysan inuu banaanka ka qayliyo hada maahan
@mahadsomali
@mahadsomali 2 жыл бұрын
@@musemuse1507 iska Seexo Bojaa Ku Jirtaa Madaxaaga Hoos Fahad Yasiin Kor 🤣😂🤣
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
@@mahadsomali aniga waxaa ii soo baxday Fahad Yasiin inuu xiriir dhow la lahaa Al Shabaab cadeey badan afkiisa ayaan ka hayaa
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 2 жыл бұрын
FAHADOW hadii aad xaq kuhadashey Ilaahey hakuxafido oo cadawgaagane hajibiyo markalene Ilaahey waxaan karajeyneenaa inow NISA kugusooceliyo sii wadanka aad hore ugu wado.
@abdul-faysalal-hassany5949
@abdul-faysalal-hassany5949 2 жыл бұрын
Well done 👍 Fahad Yassin... From Moyale Kenya
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 2 жыл бұрын
Asluub laawe adoonta aad u shaqeysaley u sheeg
@cadnanwalina2939
@cadnanwalina2939 2 жыл бұрын
Somalia qabyaalad baa kajirta halkaas haigaga hadho, away dadkii laandheeranimada sheegan jiray. Waxaa iifarxad ah somaliya in Agende laisku hayo lkn qabiil kabaxay, Ilaahay baa mahad iskaleh marxaladii qabiilka waan kagudubnay Waan guulaysanay 🙏🏿 somaaliyey
@Susiejones1991
@Susiejones1991 2 жыл бұрын
Wali Qabyaaladii wey ku jiraan Allaha naga koriyo Qabyaalada Xaqa iyo wadada toosan hanagu hadeeyo
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 жыл бұрын
Been baa niyadaada ku dhiseesaa Been naftaada ha u sheegin
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
How you can say that ma waxan qabyalad aheyn baa ina ba,i yey!
@fardosa1236
@fardosa1236 2 жыл бұрын
Waligeedba raga ishayey qabyaalad iskuma haynin waxaa laysku hayey power iyo xatooyo xoolo dadwayne. Waxma garatada ayaa u haysto in qabyaalad layku haysto ilay waxma garatada ayaa ah kuwa loo isticmaalo in lagu gaaro hadafkii lalahaa ee ah power iyo xatooyo xoolo dadwayne.
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Adigu laangaab baa tahay Dan baa kuugu jirta in qabiil laga baxo qabyaalad iska dhaafe
@shamsaguhad7225
@shamsaguhad7225 2 жыл бұрын
Yaaa Allaah 🤲 soomaali xaalkeeda adiga og madaxdeda waa Qaade iyo qariya Allow dhibtan naga soogaar waa dhiig la iska banaystay oo Allaah loga baqi wayay Mudane Fahad yaasin horay u soco waxaan sugnaba hada nahay ardayda waa cashirka shanaad wana rumaysan karnaa xugtada why waxaa tahay nin xabarsan Quraanka kariimka ah Allaah ha kula jiro adiga iyo inta kalam kiisa baratay oona barta baranaysana soomaaliya way xorowaysaa insha Allaah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar Wllo
@marianhassanahmed7160
@marianhassanahmed7160 2 жыл бұрын
This is very sad and frightening to listen. Somalia is far away from peace if powerful people with important political position holders are being accused of huge crimes like this and on top of that not being held accountable. The educated youth will be very discouraged by this. Somalia Allaha mideeyo dadka qasayana Allaha ka qabto
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Allah ha naga qabto kuwa dhiiga shacabka masaakiinta ah baneystey iyo dhaca dadka soomaaliyeed aamiin mahad salaad waan dareemayey in uu dad cunyahay ee allah umada ha ka badbaadiyo aamiin hadey runtahay Allah ha ku ciqaabo aduun iyo aaqiro aamiin
@mametosalat8040
@mametosalat8040 2 жыл бұрын
Sida uu ka dhawaajiyay Agaasimaha waan aaminsanahay in dad fara badan oo xildhibaano ah oo dalkii jooga ay nimankaas la shaqeeyeen ama u shaqeeyaan qaar ayaan maqlay xildhibaanada lacag canshuur lagu sheegay ka aruuriya oo nimankaas U gudbiya !! Ilaahow dadka iyo dalkaba nool badbaadi
@Glydh
@Glydh 2 жыл бұрын
Geesi aan geyigiisa guni refeeyso Ilaahey ha noo kaa daayo fahadoow gob gob dhashay ilaahow ku xifdiyo from Toronto
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 2 жыл бұрын
Adkaatay adkaatay Waraysiganni waxbadan buu iftiiminayaa. Xaqiiqatan Fahad waa Nin wax garad ah
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 2 жыл бұрын
Waan aaminsanahay wax kasta oo uu Fahad sheegay inay run tahay. Sabab kasta oo horey Aan xogtan loo sheegina waxay ahay Mid jirtah. Thanks Fahad for clearing our hearts. And I believe inaad qarisay most of the intelligence information, which is also right to do .
@wllmoha5756
@wllmoha5756 2 жыл бұрын
INTELLIGENCE MOVIE fahad yasiin👑🤣
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@bezani
@bezani 2 жыл бұрын
Wlhi wa ayaan daro iyo qalbi jab qof Shabaab shaqaale u ah in manta madaxa sirdoonka laga dhigo! Majority of Somalis had great hope for 🇸🇴 but that hope is all gone, Allow sahal umuuraha🤲🏾
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@kiinay4946
@kiinay4946 2 жыл бұрын
Fahad libaax allha shar kaahaayo markale fhad guul guul
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@aycaashoyonis7315
@aycaashoyonis7315 2 жыл бұрын
fahad yasiin legend😊
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@hodanomar9260
@hodanomar9260 2 жыл бұрын
Weli waraysi intaa dharar leeg oo soomaali ah sidaa uma macaansan,sirtuna waa wariyaha!.Faarax waa weriye dhamays tiran,waraysiga si xirfad leh oo caadifad ka madhan buu u qabtay.Hore u soco oo guulayso walaal!.
@mohamudhussein6103
@mohamudhussein6103 2 жыл бұрын
I believe and hope world will learn much and more from Fahad Yaasin Haji Dahir but we somalis we're always unfortunate
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@j.m0handaj.m0handa89
@j.m0handaj.m0handa89 2 жыл бұрын
1:Farmaajo iyo fahad🇸🇴 2:sharma iyo maslax🎤🎧
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 2 жыл бұрын
Iska hadal
@sahraabdi143
@sahraabdi143 2 жыл бұрын
Mansha Allah, nin cullus Allah ha ku xiftiyo
@zamuuaden8991
@zamuuaden8991 2 жыл бұрын
Fahad Allaha xifdiyo Waa geesi garab waaye Lkn wariyahaan Waa mid aad moodo inuu xaqiiqada kasoo horjeedo dhana uu la jiro
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 2 жыл бұрын
Ma ogayn in Somalia rag sidaan (Fahad) oo kale ay ku hareen. Fahad wuxuu kulansaday: degenaan, caqli, fakar, dhowrsanaan, Diin, alhlaaq, iyo wadaninimo. Wallaahi farmaajo markuu u magacaabay hay’addaas, wuu asiibay. Soo laabo mar kale inshaAllah
@Ezy15311
@Ezy15311 2 жыл бұрын
Walee fahad caadi maaha nin kaan subscribe kiisa 94 kun maraayey hadana 124kun subscribe Fahad lee sameyn karo 🔥🔥🔥
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
Haa walaahi kor baa loo qaadey
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 2 жыл бұрын
Fahad nin caadi ah ma aha waa qof qof dhaafay
@aminadhemansulub5661
@aminadhemansulub5661 2 жыл бұрын
Waraysigan cadimahan 94 to 125 cadimahan
@AA-ks2tw
@AA-ks2tw 2 жыл бұрын
I believe him, shame on Hassan Sheikh Mohamud for not investigating the serious allegations against Mahad Salad
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 2 жыл бұрын
Marki hore xow u shegi waaya waa lo jeeda inu adeemihisa datka asiga kuso eedeye ku celinayo
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 жыл бұрын
Necybka iska yaree
@Halgan396
@Halgan396 2 жыл бұрын
@@nabibomohamedafrax2818 50jer bu kuku celceliniya xikdhiban lama so tago maxkamad are you understand somali
@aadanaadan9109
@aadanaadan9109 2 жыл бұрын
@@Halgan396 wll iska daa hakudaalin dadka aad lahadleeyso IQ da waa 20.
@sayidka.6122
@sayidka.6122 2 жыл бұрын
Waa nin careysan oo iska hadlay, Shalay ayey kuhabooneyd in uu hadlo.
@aminaosman2689
@aminaosman2689 2 жыл бұрын
Manshallah warku waa cadyahay illahay haku xafido fahad legend
@abdirizackhaaji2957
@abdirizackhaaji2957 2 жыл бұрын
Xasan sheikh mayaqano iyo teamkiisuu ahaa waa Isla so shaqeyeen waan ku wareeray asagoo shabaab ahaa yaa soo baray
@user-jw3is1br2m
@user-jw3is1br2m 2 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم اكفنا شرهم
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 2 жыл бұрын
Dad baaa qabyalad qabyalad kutageeraaayo Mahad
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
Mahad waa qof ay ka suurtowi karto,Allahu Aclam, wllhi rajada waddankaan Allah ayaa u maqan😱🤔
@najaxjibrilaxmes1437
@najaxjibrilaxmes1437 2 жыл бұрын
Haaaa walhi
@AliYusuf
@AliYusuf 2 жыл бұрын
Waa run,
@abdidegan8452
@abdidegan8452 2 жыл бұрын
Waa run lkn Allah baa yiri ficiilxun kahadla ama difac ama naac lkn 👀 kafiri ma oran
@abdigadarmohamedali9071
@abdigadarmohamedali9071 2 жыл бұрын
Dunida ma soo mariin nabi muxamed scw qof ka wangsan
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Waa kheyre wasiirka koowaad ee la dili rabay
@deeqaali6509
@deeqaali6509 2 жыл бұрын
Hada Somalia miyuu joogaa Fahad 💔Allaah Amaansado
@sahramohammed6234
@sahramohammed6234 2 жыл бұрын
Amin daacad buu egyahay qaraxyada waxaa so galiya inay alshabab bas eheen la la shaqeeyo waa la fahmi karaa Anagaa xamar joogna Turkey jooga maqlay wllo
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin Allah ha amaansado aamiin Allah ha naga qabto kuwa dhibaatada iyo fowdada wado ee dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah
@cissaregionsitti4559
@cissaregionsitti4559 2 жыл бұрын
maya wll qadar ayu jooga
@Halgan396
@Halgan396 2 жыл бұрын
Cimri dheerer iyo cafimad Ilahey ha siyo wa maskaxdi somalida o qofa walahi
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 жыл бұрын
Turki ayuu joogaa sidan filaayo
@abdiyasin2333
@abdiyasin2333 2 жыл бұрын
Well done brother keep going farah
@hassanali-ke5rj
@hassanali-ke5rj Жыл бұрын
Fahad yassin may Allah protect you you are one in a million , I crown this
@barwaqo7791
@barwaqo7791 2 жыл бұрын
Ilahay ha xafido farah yasiin iyo inta sidiisa wadaninimada u saxiibka ee aan qabyalad iyo qashin ku dhaqmin we love you fahad 🇸🇴❤️👈
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Subxaanalaah wlhi wayaab dadkii wadanka dhibayay ayaa hadane ladortay😔😔
@Mubashirbashiir
@Mubashirbashiir 2 жыл бұрын
Sad news 🥺🥺
@idirisahmed2885
@idirisahmed2885 2 жыл бұрын
Naxdin
@jaanuhanad8201
@jaanuhanad8201 2 жыл бұрын
Taas awalba qofkasto ogaa lkn leyska indho tiraayay🥺
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Qeyr allaha kadhigo
@MohamedHassan-yg3yh
@MohamedHassan-yg3yh 2 жыл бұрын
Fahad yaasin lipaax leerta jiifa🤚🏻🖤
@sidebancaruuteenasomaliyed1085
@sidebancaruuteenasomaliyed1085 2 жыл бұрын
His body language is telling truth
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 2 жыл бұрын
Haa wayo kalsoni baa ku jirta wax run ah buu shegaya wereysigan u bixinayo waa wax shaqadisa khuseysa
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 2 жыл бұрын
Waaruntaa aad ayaan uaqryay
@mohahmed6423
@mohahmed6423 2 жыл бұрын
Spot on man, spot on. The whole interview I was looking for anything to suggest otherwise. Unless he is insanely trained interms body language Fahad Yasin body language this whole interview was pointing to be truthful
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
wa sidas
@nadaabdi732
@nadaabdi732 2 жыл бұрын
Waraysiga dhamaan waan daawanaayay ma dhihi karnaa nolashii oo dhan film baa laga dhigay iyo naftii dadka🥺 qofka run sheegaaya alle ha garab galo kii daalim ahna alle ha ka qabto dadka lkn somaliya way isku ciyaartay
@farhiaahmed8295
@farhiaahmed8295 2 жыл бұрын
Ameen yarabii
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 418 М.
Waa kuma Fahad Yaasiin  Arimo la yaab leh ka ogoow  Sh Aadan Maadey
10:50
kalshaale channel
Рет қаралды 143 М.
ABDISATAR JAWAABTI FAHAD MA'AHAYN MID LOO FADHIYAY!
37:50
HANOOLAATO
Рет қаралды 273 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН