Qeylodhaan, Qaylodhaan

  Рет қаралды 4,877,528

KOOXDA QEYLODHAAN

KOOXDA QEYLODHAAN

14 жыл бұрын

Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan (qaylodhaan). Waa heees loogu baroor diiqayo dadkii sida waaxuushnimada ah qaraxa lagula beegsaday hotel shaamow. Mu'alafika heestan, Cabdi Shire Jaamac (ciyaarjecel), Wuxuu ka cudurn daaranayaa in uussan heestan ku wada xusin dhamaan magacyada dadkii ku geeriyooday qaraxaas, xag farsamo darteed. waxey heestu ugu baaqeysaa bulshada soomaaliyeed in ay dib u toosaan oo iska qabtaan cid kasta oo qaranimadooda halis ku ah nooc kasta oo ay yihin. SIdas iyo dhageysi wacan. Wixii talo ah noogo soo dir emailka: shire74@hotmail.com. Fanaaninta (singers) waa: Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool) iyo Mohamoud Amoore.
MIRAHA HEESTU WAA:
QALQAL NAGU BEER
QARAXII LALA BEEGSADAY
ARDAYDII QALIN JABINEYSAY
QASAARAHA NA GAARAY
WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE
CUMAR HAASHI QAARAJIYE
WAAYEEL QAARAJIYE
DAAUUD DIRIR QAARAJIYE
IYO QAAR KALOO BADANE
QURAAN RUUGII INA CADOW
WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY
DATOORADII WAX QALI JIRAY
IYO QAMARNA MAY DHAAFIN
QUMBULAD KOLAAD LA DHACDO
RABOW WAX KA QABO
QOOMKII SIDAAN YEELAY
QAYLO DHAAN WAAWAREY
QAYLO DHAAN WAAWAREY
QAAIMUL WADDAN DALAALAA
HADBA SOO QASAAYOO
QEYBI OO XUKUN
BAA QORSHUHU YAHAYE
QAYLO DHAAN WAAWAREY
QAYLO DHAAN WAAWAREY
QIIL DAMBIYO MA HARIN
DIIN LAGU QARAABTAAYE
QURAC JABAY SIDIISI
QARANKU MA U LIICAY
QABRIGOON GALNAA DHAANTA
QAABKA AAN NAHAYE
QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY
WAAD QALIBANTEENE

Пікірлер: 4 500
@hassanhussein9875
@hassanhussein9875 10 ай бұрын
2024 hadaa daawaneysid Love Iska saara una ducey wadankena🇸🇴😥💔
@samiyoabdirisaqmohamed6422
@samiyoabdirisaqmohamed6422 4 ай бұрын
😢
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 3 ай бұрын
S0malia.guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-gw3od7tq4u
@user-gw3od7tq4u 2 ай бұрын
allow wadankena nabad nogo dhig oo qabiilkaan naga saar🇸🇴😭🥺
@XasanCalimarko
@XasanCalimarko Ай бұрын
z😊​@@sahramohmed3409
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 6 ай бұрын
Who is Watching 2024
@Mariya-l-0-v-e
@Mariya-l-0-v-e 4 ай бұрын
It's me😭👍
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 4 ай бұрын
It’s me too 🙏
@salmanmahad3420
@salmanmahad3420 4 ай бұрын
Here✋🏾
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 3 ай бұрын
Aniga daawanaya, welina yaaban waxa inaga khaldan
@SumayoKaneeco
@SumayoKaneeco 3 ай бұрын
It's me 😢
@hanimohaned4351
@hanimohaned4351 Жыл бұрын
Yaa dawanayo 2023 wilka dartisa lagu dilay muqdisho bajajka asago hoyadisa iyo walasheysa laa saran😭😭😭😭😭😭😭
@sukhralibaaxo1113
@sukhralibaaxo1113 Жыл бұрын
Ani lakiin somalilnd jooga Walhi wa dareema dhibaatada idin haysato 😣😭😭😭😭😭😭😭
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
​@@sukhralibaaxo1113 thanks mcny
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Rabbiyow inagu xafid Mogadishu 😭🤲🤲
@muktarbare1048
@muktarbare1048 Жыл бұрын
yaaac😭😭😭😭😭😭😭😭
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Жыл бұрын
😭😭😭😭
@Akram_Eprahim
@Akram_Eprahim Жыл бұрын
2023 Hadaa DaawaneYso Love Saar SooMaLia GuuL insha allH
@fatxiabukar1659
@fatxiabukar1659 Жыл бұрын
Ilaahey wadanka hano dajiyo 😢
@fatxiabukar1659
@fatxiabukar1659 Жыл бұрын
Ilaahey wadanka hano dajiyo 😢
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂❤
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
@@fatxiabukar1659 aamin inkasto an kudhalin waligey Arkin lkin waa wadan kufano 😂❤😢
@salaadmaygaag3065
@salaadmaygaag3065 Жыл бұрын
maba xiiso dhigo heestaan sababto ah micno ayay ugu fadhisa inti somalinmada garaneso😊
@Som3D
@Som3D 4 жыл бұрын
Inta 2024 ila ooyaysa like igu qabo 😭😭😭
@abdulfatahabdulgadir6829
@abdulfatahabdulgadir6829 4 жыл бұрын
😥
@haawasharaf4822
@haawasharaf4822 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@anisayubafnan.squadultimat1716
@anisayubafnan.squadultimat1716 4 жыл бұрын
CGI Future manta an kula oynaya wlh
@ayanahmedmohamud7496
@ayanahmedmohamud7496 4 жыл бұрын
🙏
@ismaciilcilwo2640
@ismaciilcilwo2640 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@CabdirixiinCali-zp4rh
@CabdirixiinCali-zp4rh Ай бұрын
2025 hadaa dawanyso like saar wll❤😂😊
@mohasaid5932
@mohasaid5932 Жыл бұрын
Heestana ii shidan 30.09.22 kadib geeridi Farxaan Qaroole. Ebbe ha kuu naxariisto Generel Farxaan 🤲🏾😭😭
@KimgAziz
@KimgAziz Жыл бұрын
Qasaarihii nagaaray waa midaaan qiilna loo hayn Allow adaan ku waydiisanay nabad waarta
@kaabanuura1891
@kaabanuura1891 Жыл бұрын
😭😭 ana maantay ii daaranthy ilahow na amaanso
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin yaa rabbi 😭 🤲
@naaayirupdalla8086
@naaayirupdalla8086 7 ай бұрын
Aamiin 😢😢😢
@TeskaAden
@TeskaAden 7 ай бұрын
Amiin
@salmosalmo8163
@salmosalmo8163 5 ай бұрын
Inta heestan qarxiska social mediaha ku baratay like iisara😂😂😂
@ABCDEF-rg3dt
@ABCDEF-rg3dt 2 ай бұрын
Adiga qosola ku haya lkn hestan waxa.daremi kara qof degma 3 degmo ka xigto halmar qarax ka dhacay darti dhulu la gariiray imasa aya wax Ku noqon karta😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 20 күн бұрын
Me
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
waxaan ahay reer somalilnad gaar ahan reer hargsia Waligay Muqdisho Iyo somalia Midna Maan arag Hadana qalbigan Uga duceya Inay Muqdisho nabad noqto walahi Oo Bilahi Salad walba oo aan tukado somaliya ducadayda kama reebo 😭😭😭💔 allaw nabad ka dhig Si aanu Farxad Iyo Jacayl Ugu wada Noolano Magalda muqdisho anaguna Uso Bokhano Oo dalxiis ku Tagno Liido 🏖 Inti ku dhimatayna allaw naxarsti Jano Fardawsa ka waraabi Joogla Shirna allaw cafimad sii
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Fiicnaan lahaydaa somali oodhan haday adoo kale tahay wayo badan joog wll❤️
@ayubjowle4932
@ayubjowle4932 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭walhi Qoralkaan qalbiga ayuu i taabtay allow inkastuu mar hore uu aha haa alxm hada alle waa u nimceeyay muqdisho wllkaasa qoralkaaaa soqorayan mal kasto oo aa joogta nabad io caafimaad allha kugu siiyo sharaf io karamo wll qali
@mjtyga9734
@mjtyga9734 2 жыл бұрын
Somalilaand kii dhabta ahaa wakn wlhi s.kle wll amn
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 Жыл бұрын
@@ayubjowle4932 also l can't crying from hargeisa 😭😭😭 l don't why
@koosarcadey5890
@koosarcadey5890 Жыл бұрын
Mahadsnid wllkey qaali ilhey haku xafido my king 🤴😘💪🏾
@miskihussein5598
@miskihussein5598 Жыл бұрын
3/12/2009😭 4/10/2011😭 14/10/2017😭 28/12/2019😭 17/10/2019😭 27/11/2020😭 29/10/2022😭 Allow inta dhimaty u naxariiso Allow umadada is jclesi dhibta laguma waaro dhaxak loma yeesho walaga dhamada ya Allah ino gar gaar😭💔
@ismahaan1806
@ismahaan1806 11 ай бұрын
Iyaga dhan ma dhinten
@caaqilbii4193
@caaqilbii4193 6 ай бұрын
2024 hadaa dawaneyso guul insha allah 😊
@somalilandwaasomali2595
@somalilandwaasomali2595 6 жыл бұрын
Caawaan soo xasuustay dhibka ka dhacay xamar 14.oktober.2017 wllhen reer xamar ilaahay ha idinka kor qaado waan idinla dareemaynaa dhibka 😭😭😭😭
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 6 жыл бұрын
somaliland waa somali 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sacdiyomohamed6443
@sacdiyomohamed6443 6 жыл бұрын
somaliland waa somali Aaamii walal wallhi Calol Xumo weyn ayaa kadhacay
@abdinourmahad4534
@abdinourmahad4534 6 жыл бұрын
illahay ha ugargaaro umada
@msahmed7874
@msahmed7874 6 жыл бұрын
Walhi I'm soo sad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😦😭😭😭😭
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 6 жыл бұрын
From muqdisho wll aad baa u mahadsanthy 😢😢😢😢😢
@tambasamba2867
@tambasamba2867 2 жыл бұрын
Am from the Gambia , living in Stockholm with many Somalian community, I count myself as part of them , they’re very unique
@abdullahialishahad8729
@abdullahialishahad8729 2 жыл бұрын
you are wellcom bro
@darkestdude4413
@darkestdude4413 2 жыл бұрын
Welcome to my Somali Community brother.
@billeosman5120
@billeosman5120 2 жыл бұрын
You are welcome
@oysu3038
@oysu3038 2 жыл бұрын
Thank you! Bro feel almost welcomed. You are part of them and a native brother. Welcome once more! Thanks 🙏
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 2 жыл бұрын
Welcome.
@user-zj3tl9hw9s
@user-zj3tl9hw9s 7 ай бұрын
Who is watching 2024❤
@salmanmahad3420
@salmanmahad3420 5 ай бұрын
🙋🏾‍♂️
@MustafKhaliifSalaad
@MustafKhaliifSalaad 3 ай бұрын
Iminka dawnaya jooqle oo dhintay arkay wa ka naxay fanan😢
@adanupdiaziz2771
@adanupdiaziz2771 3 ай бұрын
Who is watching 2024❤😢
@AbukarMDeerow
@AbukarMDeerow 2 ай бұрын
it feels now we have lost all the good people 💔💔💔💔
@Mubo-Music
@Mubo-Music 4 жыл бұрын
Qofwalba oo heestan daawanaya 2019 waxaan allah ka baryayaa inuu inaga dulqaado dhibka ay alshabaab umada ku hayso idina aamiinta raaciya😓😥😭😢
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 4 жыл бұрын
Amin walalo
@ahmedmohamuud7667
@ahmedmohamuud7667 4 жыл бұрын
Amiiin
@maxamadxareeddaacad2582
@maxamadxareeddaacad2582 4 жыл бұрын
Somali music amiin
@diamondladyofficial7966
@diamondladyofficial7966 4 жыл бұрын
Ameen yaa raabi
@abdoulietouray7440
@abdoulietouray7440 4 жыл бұрын
Amin bro dhamanten
@dccsmith740
@dccsmith740 4 жыл бұрын
2020 inta fiirsanaysa fadlan like ii saara heeskan kama noogo runtii
@omarsaidmohamud3399
@omarsaidmohamud3399 4 жыл бұрын
miyanba ka daala dhegaysigeeda. rabbi ha u naxaristo intii ku dhimatay dadkii ku dhintay dhaman dhibatoyinkii wadanka ka dhacay
@abdullahiyarisow2748
@abdullahiyarisow2748 4 жыл бұрын
@@omarsaidmohamud3399 amiin
@princessnefetari2371
@princessnefetari2371 4 жыл бұрын
Ilaahiyo ka duqaadey dhigayn haysat soomaliya aamina
@wllsaacid0461.
@wllsaacid0461. 2 ай бұрын
Who is watching 2024
@user-rn2ut8sp6g
@user-rn2ut8sp6g 9 күн бұрын
Xusuusa galay 😢😢😢
@mohamedsaalax8231
@mohamedsaalax8231 2 күн бұрын
Me😂😂😂
@Koronto
@Koronto Жыл бұрын
2023 wali qarax iyo dagaal wadankeenii kama dhamaan 😭😭😭 Qiyaamuhu amuu sidaan noogu dhacaa 🙆
@miski3389
@miski3389 3 жыл бұрын
Wali waan sugaayaa xilli aan iraahdo "waa waagaan dhibbaneyn" sababtoo ah wali dhibkii baan ku jirnaa!😢💔💔 Allaha noo gargaaro😭😭
@zackprownofficial452
@zackprownofficial452 3 жыл бұрын
I.a Waa Garena I.a
@oraahsameadanhassan2363
@oraahsameadanhassan2363 2 жыл бұрын
Wlhii waa runtaa qiraad igalisay wlley,,inshlh illahey dalkeda hano nabadeya
@ahmedtaajir971
@ahmedtaajir971 2 жыл бұрын
Walhi wa runtaa
@ifraaxcabdullahi4519
@ifraaxcabdullahi4519 Жыл бұрын
Ila iyo hadda😢
@baarliincabdullahi1948
@baarliincabdullahi1948 11 ай бұрын
Ax😢Sow sad 😔 illahow na gaarsi somalia oo hal ah ❤😊🎉
@somaliangentleman9599
@somaliangentleman9599 3 жыл бұрын
After 11 years we are still losing our intelligence and educated youth for no reason 😭😭 we can't do anything other than prayer let's pray for our nation 😭
@abdallamohamed7388
@abdallamohamed7388 3 жыл бұрын
Adunka dhibtasaan ku jirna akhiro ilahy meel fcn ha ina geeyo
@aishalulhassan9328
@aishalulhassan9328 3 жыл бұрын
Yeah only prayer helps
@learneasy4008
@learneasy4008 3 жыл бұрын
@@abdallamohamed7388 let's
@calidayax9798
@calidayax9798 3 жыл бұрын
@@abdallamohamed7388 aa
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
🥲🇸🇴
@hafsahassan4420
@hafsahassan4420 Жыл бұрын
After 12 yrs we r losing intellegence educated youth, mothers ,fathers, for no reason Must cry each time i heard this song and i feel emotional and deep sadness 14 oct 2017 29 oct 2022 Black days😢😢😢😢😢😢😢
@naajicade7594
@naajicade7594 Жыл бұрын
Xage kunoshahay quruxey
@munoyaasiin7482
@munoyaasiin7482 Жыл бұрын
Heestan waxaa dhageysanayaa 🥺caawa ooy tariiqda tahay 1/22/2023 saacaduna tahay 04:18 ilaahey waxaan ka baryaa somali iney midowdoo dhibaatada alle naga saaro waa hbn saqdhexe saladuna lagu dhaw yahay ilaahey idinkii🥺somali hanoolato 🇸🇴✊
@noordinkhalid7213
@noordinkhalid7213 Жыл бұрын
Amiin uqti karim 🙏🥰🥰
@RukiaSalaad
@RukiaSalaad 6 ай бұрын
Aamiin 🤲
@jabbavicofficiall4610
@jabbavicofficiall4610 4 жыл бұрын
2020 Hadaad Daawanoosid Like ii saar😭😭😭😭😭😭😭😭
@caisha.12belel81
@caisha.12belel81 4 жыл бұрын
L G
@nacimomaxamud1033
@nacimomaxamud1033 4 жыл бұрын
W⁴q1³3E2r1u
@mohansoyaan
@mohansoyaan 3 жыл бұрын
War ma xasuuq miyaa like lasaaraa miyaanad damiir lahayn
@ridumuhiyadin6568
@ridumuhiyadin6568 3 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso adeerkey professor Ibrahim caddou iyo dhamaan shuhadadii la dhimatay ilaahow Aamiin oo janadaada ku cusuun
@jabbavicofficiall4610
@jabbavicofficiall4610 3 жыл бұрын
@@ridumuhiyadin6568 allah u naxariisto 😰😰
@anisacadey2714
@anisacadey2714 3 жыл бұрын
3 December 2009💔 14 October 2017💔 28 December 2019💔 27 November 2020 💔💔😭🙏🏽 Ilahaayow uwada Naxriiso dhamantood 🤲🏾😢
@hawonuurmahdi8657
@hawonuurmahdi8657 3 жыл бұрын
Ameen Ya Rabi
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 3 жыл бұрын
Ameen yaa rabbi 1😭😭😭🤲🤲
@khaalidkoool5010
@khaalidkoool5010 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 2 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rbi 🥺🥺
@fahmoabdirashiid6636
@fahmoabdirashiid6636 2 жыл бұрын
😭😭😭
@SadaamSeerbiya-dr2hc
@SadaamSeerbiya-dr2hc Жыл бұрын
SababTa loo qaadey iyo waxa hadda loo isticmaalo😭💔
@samiyoabdirisaqmohamed6422
@samiyoabdirisaqmohamed6422 4 ай бұрын
Aduunkii sas noqday😢
@saidubawa2159
@saidubawa2159 7 ай бұрын
Somalis are unique in their own ways of live. I love them sincerely. Iam from Nigeria. My Names are Bawa Saidu K.
@yaxyecabdalle60
@yaxyecabdalle60 20 күн бұрын
😢😢
@rahmaomar1061
@rahmaomar1061 4 жыл бұрын
14th octomber black day allow inaxariso inti dimatey 2019😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 4 жыл бұрын
Rahma Omar aamiin yarapi 🤲🤲🤲🤲🤲
@rahnomohamed2
@rahnomohamed2 4 жыл бұрын
Aamin ya rabi
@abdirashidfarah3854
@abdirashidfarah3854 3 жыл бұрын
Ameen yaa rabbi
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 2 жыл бұрын
@@DAACAD17teen aamiin aamiin
@mohaahmed5097
@mohaahmed5097 2 жыл бұрын
2022 hadaa dawanesid love saar thanks Somalia guul insha allah💯
@caydaruusabdi5702
@caydaruusabdi5702 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢29/10/2022
@mohance7635
@mohance7635 Жыл бұрын
@@caydaruusabdi5702 same😢😢😢😢
@mariaadam4151
@mariaadam4151 Жыл бұрын
@@caydaruusabdi5702 😭😭😭😭
@cabdikariinhaybe5869
@cabdikariinhaybe5869 Жыл бұрын
😭😭😭💔💔
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
29/10/2022😭😭😭
@adenbare3223
@adenbare3223 Жыл бұрын
What an emotional song to support the innocent medical graduation students who have passed away this day may lakh make them to live in jannah amiin
@maankamk.6232
@maankamk.6232 Жыл бұрын
ᴀᴍɪɪɴ ʙʀᴏ
@barre9981
@barre9981 19 сағат бұрын
3/8/2024 14 sano kadib wali waxa dhiig baxaya muqdisho😢😢 Wali xal looma helin dhibatada tagan
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Still watching 7 Nov rabiyow dhibta kaqad wallahey reer muqdiisho love u reer muqdiisho From Djibouti 🇩🇯 inshallah dhibta daxal umahelin muqdisho ee rabiyow kaqaad
@bilansharaf9302
@bilansharaf9302 2 жыл бұрын
Heestan Waxa Ciil La Dhageysanayaa Cawada Oo Taariiqdu Tahay 20/11/2021 Habeen Uu Naga Baxay Halyeey Qaran Abdiaziz Africa illahey Qabrigiisa Ha U Waasiciyo😭😭😭😭
@oraahsameadanhassan2363
@oraahsameadanhassan2363 2 жыл бұрын
Aameen
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 2 жыл бұрын
amiin amiin allow qabriga u wasici🥺🥺
@farobud5939
@farobud5939 2 жыл бұрын
Illhay ha ku sharfo
@ayaanxagaley2933
@ayaanxagaley2933 Жыл бұрын
Kulamida ahy wlhi 😭😭😭😭😭
@user-ok6jl4fj9z
@user-ok6jl4fj9z 2 сағат бұрын
Xeebtii liido iyo qamarna may dhaafin 😢😢 Qumbulad kolaad la dhacdo rabiyoow wax ka qabo qoomka sidaan yeelay😢😢😢 2024
@AbukarMDeerow
@AbukarMDeerow 2 ай бұрын
Dadkii fiicnaa waa ay naga dhamadeen Rabbi yarxamu 💔
@hooygaxamar9008
@hooygaxamar9008 3 жыл бұрын
Qof kasto oo heestan dawanaayo 13/9/2020 waxaan alle ka baryaa inuu dhibatada naka dulqaado😭😭😭😭😭
@arimaahaqoyskakalasoco9530
@arimaahaqoyskakalasoco9530 6 жыл бұрын
2018 hada firsatay o wadani tahay Somali wadan i qabyaldana necebtahay like isaar my dhiigeyga somali
@nabihaomar9394
@nabihaomar9394 5 жыл бұрын
MY DADKEYGA LOVE YOU SO MUCH AND GOD BLESS YOU
@warrenjones6793
@warrenjones6793 5 жыл бұрын
AAd ayaan uga xumahay from somaliland hargiesa 😥😥😥😥😥
@drcumarmoalin3725
@drcumarmoalin3725 5 жыл бұрын
ma waa jibaa inan like kuu saro doqon
@liiljeesto9530
@liiljeesto9530 4 жыл бұрын
2019
@princeshav2125
@princeshav2125 4 жыл бұрын
arimaaha qoyska kala soco Somali comedy kzfaq.info/get/bejne/rsh7m7Kgv664ko0.html
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 8 ай бұрын
2 bisha December 2023 habeen Somalia guul ugu filan insha alllah cuna qabteenta hubka oo laqaaday Alle ha guuleeyo Somaliweyn💙🇸🇴
@muusehassan-bf5on
@muusehassan-bf5on 26 күн бұрын
Allahayow u naxariiso intii dhimatay anagana noga daba naxiirso inta dawanaysa 2024😢😢
@barwaaqmahdi763
@barwaaqmahdi763 3 жыл бұрын
From soomalilnd Soomalieey alle qulupten ha mideeyo🤲😔 Wllhi jidhkaa i dubaaxshay😔😔😔😔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sacdiyoyarraw6140
@sacdiyoyarraw6140 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi aalamiin 🤲🤲🥺🥺
@ls827
@ls827 13 жыл бұрын
Fadlan ha ku qorin aflagaado ama caay halgaan. Heestaan waa baroordiiq, qofkii qabiil iyo aflagaado raba ha la aado paltalkyada.
@dangerman1613
@dangerman1613 4 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin kooxdayada qaaliga ah waan idintaageernaa wlalayaal
@adanyuusuf5350
@adanyuusuf5350 4 жыл бұрын
Heestaan wa hees aan ka qaylieyey wlh
@mohamedabdalla2024
@mohamedabdalla2024 3 жыл бұрын
Idinkaa qabiil bilaaabay qabiilesta yaal bax iyo tag
@mohamedabdalla2024
@mohamedabdalla2024 3 жыл бұрын
Idinkaa qabiil bilaaabay qabiilesta yaal bax iyo tag
@quruxsanqalanjo4286
@quruxsanqalanjo4286 3 жыл бұрын
@@mohamedabdalla2024 iskahadle
@ilyasdjama5793
@ilyasdjama5793 2 ай бұрын
Waa idin jecelnahay Walaalaha Somaliyed 🇸🇴😢😢😢 noladaa from Djibouti 🇩🇯
@someditins
@someditins 2 ай бұрын
🥲💔
@shariifdiiriyecabdi9640
@shariifdiiriyecabdi9640 7 сағат бұрын
Waxan dhageysanay 😢3 August 2024 iyadoo qarax lagu dilay dhalin yaro somaliyed xeebta liido😢😢😢😢
@rezafouad
@rezafouad 3 жыл бұрын
Salaams and much love from Sri Lanka 🇱🇰 to my Sumali brothers
@MohamedAbdikarin-f4k
@MohamedAbdikarin-f4k 17 сағат бұрын
We also sad 😭 look my people so crying
@asadkimmich6234
@asadkimmich6234 3 жыл бұрын
2021 hadaad fiirsaneeyso like ha ila dhaafin😭😭😭
@Amiir2107
@Amiir2107 2 ай бұрын
2030 like ii saar hehe
@malikjamal6662
@malikjamal6662 Жыл бұрын
14 years later still we’re a live and remembering our distraction my allaha please give them his highest jannah😭
@marwa1000
@marwa1000 Жыл бұрын
Aamiin
@alireact1827
@alireact1827 Жыл бұрын
Our generation born later on. What happened 2009?
@Mayaah87
@Mayaah87 Жыл бұрын
@@alireact1827 Young doctor graduates were bombed and killed on their graduation celebration day 😢😩🥹🙏🏽
@BawuuXasan-qn9dy
@BawuuXasan-qn9dy 10 ай бұрын
Saado cali warsame ugu danbeyntii gacantoda ayey ku baxday allow ku naxariiso😰😰😰🤲
@kaniyaishakalafur
@kaniyaishakalafur 7 жыл бұрын
qabriga ooon galnaa dhaanta qaabka aan nahay qumaati ukaca toosa somaliyeey waad qalibanteeene 😭😭😭
@nabilacali9352
@nabilacali9352 7 жыл бұрын
ibrahim abukar Mohamed heesta inta anka fahami wayay ifahnsisayi runti markasta wan layabi jiray ileen maba fahnsaniyee mahadsnd
@queenqamar4490
@queenqamar4490 6 жыл бұрын
ibrahim mohamed ax ax
@rashkabindhajka4971
@rashkabindhajka4971 6 жыл бұрын
Sxb qumaata meesha aad katiri waa khalad ee waxaad dhahdaa umadda kaca oo toosa waad qalibanteene
@sumayomakeupartist2113
@sumayomakeupartist2113 5 жыл бұрын
ibrahim L 🤣🤣🤣
@saddymoha6777
@saddymoha6777 5 жыл бұрын
@@rashkabindhajka4971 qumaati u kaca weeye sxb sifiican u dhagayso
@gudbaaye
@gudbaaye 14 жыл бұрын
Thanks to the team. December 3, 2009 was more tragic then any other day that has ever fallen upon Somalis! I hope that this is the beginning efforts of our talented Somali poets, singer, musicians, and song-writers coming to aid our beloved country and people. Please play your roles in a magnified ways, educate, expose and defend your peoples lives, and dignity. Really impressed with the quick turn around of this revolutionary song! Truth be hold, Somaliyey Kaca, toosa waad qalibantiinee
@axzaap9995
@axzaap9995 2 жыл бұрын
Are you still alive wll🥺🤔🥺😒
@oraahsameadanhassan2363
@oraahsameadanhassan2363 2 жыл бұрын
@@axzaap9995 he may alive,,he wrote this message 12yrs ago and still Somalia is facing more and more prblm😪😪😪😪
@nasronuur3925
@nasronuur3925 2 жыл бұрын
Ma joogta wali wall
@somalisearch7529
@somalisearch7529 Жыл бұрын
sxbow dhamaanteen waxaan aaminsanayn in maalintaas maalin la mid ah waligeen nasoo mari doonin lkn sxb maalmo ka xun oo aan xasusteena ka dhmaan doonon baa dhacay sida 12- oct-0217- 29-oct-22. ilahow dhibka naga dulqaad
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 Жыл бұрын
@@somalisearch7529 14 2017 Weeye Se iyagu arday waalidiin macallimiin bey isugu jireen Ahun dhamaantood
@hasanahmed531
@hasanahmed531 Жыл бұрын
Qof kastoo soomali ah heesta qalbigisa way taabaynaysaa lkn dadka 2023 bartay dhan kalay u qaateen😢
@sabrina-by7qp
@sabrina-by7qp 5 сағат бұрын
Musiibo marke dhacdaba hestan soxasususta inti dhimaty alaha unaxaristo
@robleba8311
@robleba8311 5 жыл бұрын
Still watching 2019 Pls like no cmnts
@markaawiofficialchannel
@markaawiofficialchannel 4 жыл бұрын
31/12/2019 AAN DAAWANAYAA
@zeeraaryare1232
@zeeraaryare1232 2 жыл бұрын
2022 hadaaad daawatay like saar wllo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Xusuus weeye wlhi Qaraxii hotel shamow 3/12/2009 Ardadas Qalin jabinaysay Walalkeey ayaa kujiray Allow kunaxariiso walal adiga iyo dhaman dadkii ku dhintey😭ilaa hada Sidii buu Qaraxii usocdaa rabbiyow noo gargaar Nacala idinku taal Alshabab mir ilaahay idin kama reebo
@hamzabower9956
@hamzabower9956 10 ай бұрын
Aamiin Yaarabbi 🤲🏼😭
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
03 décembre 2009💔 14octobre 2017💔 28 décembre 2019💔 17 novembre 2020💔 30 septembre 2022💔 Yaa Rabi 🤲🤲🤲 dhibkaa naga duul qaad
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 4 жыл бұрын
Wlhy Heestani markaan dhageysto, Dareenkaygu wuu is Bedelaa😪😓!! Ebbaw soomali weyn dhawr❤. Ilaahaw Somali meelay Joogtaba Dhibta Ka dul qaad.
@yahyeinahasan7439
@yahyeinahasan7439 6 жыл бұрын
Farta taag yaa ilaa 2018 daawanaya
@BOSS1JAMA
@BOSS1JAMA 6 жыл бұрын
☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@hiboabdi710
@hiboabdi710 5 жыл бұрын
👆👆👆
@fardowsaxasan9843
@fardowsaxasan9843 5 жыл бұрын
fartuun birimo
@umaymasakariye1074
@umaymasakariye1074 5 жыл бұрын
☝️
@xallimomacallin9647
@xallimomacallin9647 5 жыл бұрын
@ShucaybHajji
@ShucaybHajji 2 күн бұрын
2024 Yaa daawanaya Love Zaar Una ducee illhy inuu dhipaatada Ka duL Qaado😢❤
@mohamuudsaacid2931
@mohamuudsaacid2931 Күн бұрын
Caawa oo xeebta liido shacab lagu xasuuqay ayaan dib u dhagaysanayaa, ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay.
@abdikarinomar2616
@abdikarinomar2616 7 жыл бұрын
Quraan rugiiii inna cadow qoorta laga gooye😭😭 diktooorada wax qali jiraay Qamar ne meey dhaafinee Allow rabbow u wada naxriisto😭😭😭😭
@naimahaji2629
@naimahaji2629 7 жыл бұрын
Abdikarin Xaaji ameen
@queenqamar4490
@queenqamar4490 6 жыл бұрын
Abdikarin Xaaji amiin
@zaybuudhajac2894
@zaybuudhajac2894 6 жыл бұрын
Habryrt Mcn Qamar 😭😭😭 Iyo Dhaman Walalhi Ku Dhinty Allah U Naxaristo 😭
@queenqamar4490
@queenqamar4490 6 жыл бұрын
Zayana dhajac aamin
@maanqapojiye3509
@maanqapojiye3509 5 жыл бұрын
Amiin
@UnknownMonk-g7v
@UnknownMonk-g7v 5 жыл бұрын
I don't understand. But voice is so soothing ...best luck Somalian brothers and sisters ..love you for sake of Allah .
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
Inad Afkan saficn uga dhuuxda fiicnan laheydaa Allow Alle Lkn dhibkan wa laga baxi i.a
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Wa gaba gabada al Shabaab somaalaay niyada kaso duceeyo gaaladas wa jabeen Guul shacabka ciidanka iyo macawisleeyda hiiran
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Ilaahoow Somalia nabad nooga dhig waa wadankeygii labaad waa dadkeygii iyo dalkeygii wuu I dhibayaa dhiigooda qulqalayaa ee dhulkii ka qalalila'yahay😭 Qeylo dhaan waa wareeyyy😭Sool iyo Somalilandna ilaahoow kala qabooji🤲😭
@aragsan6552
@aragsan6552 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa allah ducada Allah haa inoo aqbalo
@basheybsb7919
@basheybsb7919 2 жыл бұрын
This song makes every Somali who Listens. What a sad day! Medical students who endured many years of hard work were bombed 💣 on their graduation day. 😢😢😢 14-03-2022
@cmkstudio1161
@cmkstudio1161 2 жыл бұрын
Im from somaliland especially burco I literally cried and i dont know why wlhi xaada i kacdy ilHayow dhibka ka saar walaladey and make their land peaceful and beautiful aamin ya rabi 😢
@iki2743
@iki2743 2 жыл бұрын
Amiin yarabi
@zackprownofficial452
@zackprownofficial452 2 жыл бұрын
SomalilaNd io Somalia Inte Ukala wada 😒
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 жыл бұрын
@@zackprownofficial452 somaliland iyo somalia goormay wax isugu jireen hahaha beri hore aya lakala tagee
@zaheosman582
@zaheosman582 2 жыл бұрын
Somalia one nation we are not here divided hargeysa is part somalia
@najmaismail9485
@najmaismail9485 2 жыл бұрын
@@zaheosman582 ilma qarax hadi laydin duceyana laydinka baxsan mayo
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe Жыл бұрын
Khawarijta dhibkas intas la eg geestay waxan ilahey ugu baryaa cadaabka inuu kudhereyo 😢
@mohamedAbdi-mo9bo
@mohamedAbdi-mo9bo Жыл бұрын
Diktooradii wax qali jiray qamarna mey dhaafin😭😭😭😭😭😭 insha Allah one day we will Somali oo peace ah mana dheera
@Cabeyhasan
@Cabeyhasan 5 жыл бұрын
9 sano kadib qarixii lala beegsaday ardaydii manta xasuus ahaan heestan waa ka tagi la.ahay😓😓
@nasrindhalad1310
@nasrindhalad1310 3 жыл бұрын
28 November 2020 Malin kle o xamar lagu xasuqay dhalin yaro dayar aha wan u tacsiyeynaya dhaman umada somaliyed ilahow wadankayga Ka dulqaad dhibatada 😭😭
@naimaabdi503
@naimaabdi503 3 жыл бұрын
12/9ad 2009ki qarixi hotel shamoow😭😭😭😭😭
@naimaabdi503
@naimaabdi503 3 жыл бұрын
27/11 2020 wilasheeni way dhamden bes waye aniga niayad jab wen ihesta😭😭😭😭😭😭
@miimicady5520
@miimicady5520 3 жыл бұрын
😰😰😰😰
@hudoqueen3993
@hudoqueen3993 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@ayanabdullahi4615
@ayanabdullahi4615 3 жыл бұрын
Alow arday ku baxday 28/12/2019 maalintaas
@ducaalecawil3174
@ducaalecawil3174 Жыл бұрын
Xassan Sheikh Maxamuud Allah ku guuleyo inuu dhameeyo kuwii dhibtan nagu hayey 20ka sano io ka badan sabab la'aan udhameeyey Ubaxii io Waxgaradkii dalka. Allahii Somalida dareensiiyey dhagartooda baa mahadle🤲 Heestan Xanuunka badan waxaan ku soo laabtey Habeen arbaco soo galeya 18/1/2023 Qiil danbe maharin io diintoo lagu qaraabtaye ☑ Kuwii dhibtan Noo geystey Sanadkan Wey dhamaanayan i.a.💯☑ Somalida Dal io dibad dhibta allah ka saaro🤲🤲
@hfm9834
@hfm9834 24 күн бұрын
I cry so bad that day, still crying 😢😢😢. Calool xumo badanaa ma sideen baan ku jirynaa waligeen taloow😢.
@farxaanzaki5588
@farxaanzaki5588 3 жыл бұрын
Dhallinyartii caawa lagu dilay Xamar ayaa halkan i keentay. Ilaahayow waa ku baryay ee Argagaxisada na ga qabo. Ilaahayow maadan qaban waayin, ee waad na gu imtixaanaysaa. Allow Aamiin.
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
😢😭😢😢😢 😭😭😭😭😭 Ilahayaw wadankeyga oo Nabad ah iyo dadkeygo is Jeceyl ii tuuus😢😭😭😢😢😭
@AyaatQurux
@AyaatQurux 2 ай бұрын
Heestan 2024 qosol ahan ba u dawana tiktok ilee wa hees xanun badan sorry😭🥹😭
@zhaviciupdi5067
@zhaviciupdi5067 Жыл бұрын
This song gets to me every time 🥺 allow muqdisho iyo meel walba oo somaali degto amaanso 😢
@sagalcolow3123
@sagalcolow3123 7 жыл бұрын
Heestaan markan dhagesto waxan xasuustaa adeerkey maxamed abdiqadir adayda Ka mid ahaa Allah unaxariistee 😭😭😭😭😭
@sagalcolow3123
@sagalcolow3123 7 жыл бұрын
Zuhayra Safi amiin abaayo allah u dhib yareeyo abowe
@hudeifamohamed9544
@hudeifamohamed9544 7 жыл бұрын
Sagal Colow AMIIN BAAYO
@abdirahmanmohamed8699
@abdirahmanmohamed8699 7 жыл бұрын
Sagal Colow amiin wll qli
@hashtagtejnoloji1532
@hashtagtejnoloji1532 7 жыл бұрын
Sagal Colow ilah hau nxristo iyo inti dhimty dhan adne sbar alaha kasiyo
@abdirahmanmohamed8699
@abdirahmanmohamed8699 7 жыл бұрын
Sagal Colow alle ha u naxaristo dhmn tood wll qli samir iyo imana alle haka siiyo wll
@marizalovemazaa8410
@marizalovemazaa8410 4 жыл бұрын
28/12/2019 😭😭 Rabiyow musibda nga dul qaad yarabi😪😢
@muuninmaxamed6313
@muuninmaxamed6313 4 жыл бұрын
Amiin
@ayanabdullahi4615
@ayanabdullahi4615 3 жыл бұрын
Aaamin 28/12/2019 alow ardaydaas u naxariiso
@user-rn2ut8sp6g
@user-rn2ut8sp6g 9 күн бұрын
Who is watching 2024😢 allow unaxariiso uma somaliyed 🥹🤲🏻
@Amirabdirahman32
@Amirabdirahman32 11 ай бұрын
Heestan waxaa dhageysanayaa caawa oo ay thy 14/8/2023 saacaduna thy 12:44 Allah waxan ka baryayaa in somalia midowda qabyaladana ciribtirinto insha allah Somalia Gull🎉🎉
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 2 жыл бұрын
No matter how strong you are, this song will always make you cry.
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 2 жыл бұрын
Waxaan Ahay Somali galbeed Galbeed Hadana qalbigaan Ka ooyayaa😭😭
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 жыл бұрын
@@cabdisalaancabdilaahi6354 heestan marka dhagesto ilma iga i maata jah allha u naxaristo inti dhimatey😭😭😭😭
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 2 жыл бұрын
Msh allh been mashegin
@shamsoudinsamafaleh1956
@shamsoudinsamafaleh1956 Жыл бұрын
​@@cabdisalaancabdilaahi6354❤
@nasramatan8717
@nasramatan8717 3 жыл бұрын
2020 27 November ayaa dhalinyaro la dilay alow ka qabo somalida cadowgooda alhuma amen🤲😪😓
@quruxdumar1355
@quruxdumar1355 3 жыл бұрын
😰😰😰😰😰illahow nga qabo
@hudoqueen3993
@hudoqueen3993 3 жыл бұрын
Allow unaxriiso wiilashena qiimsha laha
@mohamedabdinurhassan
@mohamedabdinurhassan Жыл бұрын
Waxgalkii Soomaaliyeed iyo Dhaqaatiirtii Wadanka wax ubaratay Maalinkaas la laayey ninkii ku faanay 13 Sano kadib waa Waziir 😭
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@karaamacalidhuux6152
@karaamacalidhuux6152 11 ай бұрын
Ilaahow adaa kaaga dacwoonay qoomkaan islaamkii laayey saqiir,shiiq,culimo,caamo,ciroole,caruur,hooyo, gabar, wiil, aabo, wax er dhaafeyn malahn 😢😢😢😢😢😢
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 4 жыл бұрын
2019 yaila dagesanayo alaha cafiyo joqle shire laxamistihi qarniga✌️
@anisayubafnan.squadultimat1716
@anisayubafnan.squadultimat1716 4 жыл бұрын
sargal marexan aniga
@mahadadam149
@mahadadam149 4 жыл бұрын
@@anisayubafnan.squadultimat1716 kuuwan alaha Naga qabtooo
@omarteachoofficial8346
@omarteachoofficial8346 4 жыл бұрын
28-december 2019 yaa ila daawade qaraxii ex- control ?😰😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@anisayubafnan.squadultimat1716
@anisayubafnan.squadultimat1716 4 жыл бұрын
omar teacho ax ax aniga manta kula dawanayo wlh aad ban calosha ugu ayaya 😢😢😢
@emraky8971
@emraky8971 4 жыл бұрын
omar teacho 😭😭😭😭😭😭😭😭aniga
@roodajamac2521
@roodajamac2521 4 жыл бұрын
Aniga qalbiga ii xanuunya
@diamondqueendiamondsahan3687
@diamondqueendiamondsahan3687 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@aminoculusow54
@aminoculusow54 4 жыл бұрын
@@diamondqueendiamondsahan3687 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴 alle ayaa nomaqan oohin wan dalnay tacsi haba shegin gurikasta walaga ooyaya yaalotacsiyeya yaasa laga tacsiyeya ardaydaan yaa umaqan 2009 ilaa hada la laynayo
@AhmedHassan-ej2lk
@AhmedHassan-ej2lk Жыл бұрын
Heestan waxaan daawanayaa maanta oo ay tahey 02, Aug , 2023 waxaan alla ka rajeynaa wadankeena in uu nabad iyo barwaqo dhigo, cadal rabina ay timaado insha alaaah.
@bigilmediaproduction5512
@bigilmediaproduction5512 Жыл бұрын
2010 ilaa iyo hadda waa sidii cid kasta oo dhibaatada iyo kala qaybsanaanta soomaaliya ka shaqaysay ani naf ahaantayda ma cafin😭😭😭😭😭😭😭
@najahmuhyadin
@najahmuhyadin 2 жыл бұрын
I remembered this song today while I was showering , after 11 years I still feel the pain for those died that day .. may Allah help our nation we are still losing people in 2021 … ‘qaa’in wadan dilaalaa hadba soo qosaayo, qeyb iyo xukun baa qorshuhu yahay” and I couldn’t agree more …Allah naga qabto
@mini44ish
@mini44ish 2 жыл бұрын
Amiin ya rabb
@siham14634
@siham14634 2 жыл бұрын
😢
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 8 ай бұрын
QARAN DOON
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭allah uraxmado ummadii ku dhimatay intii ku dhawacanty allah ubog dhayo macquul wali ineesan bogsane wlhi malin murugo bey aheed allow wadankeena nabad nooga dhig aamiin yarabi🙊🙊🙊🙊🙊🙊🙊
@tyyytyyy2915
@tyyytyyy2915 6 жыл бұрын
Empire girl G
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 жыл бұрын
Mid kii shamoo ka daran ayaa dhacay shalay Yaa alllaaah dhibka naga saar yaa raxmaan dambigeena dhaaf yaa rabbe dadkeyga badbaadi
@seynabmahamud4234
@seynabmahamud4234 6 жыл бұрын
Empire girl aamiin aaamiin 😍😍😍😍
@axmedcade5134
@axmedcade5134 6 жыл бұрын
Empire girl o
@husseinwehelie6673
@husseinwehelie6673 6 жыл бұрын
Empire girl heesta wadaniga ah ee qiirada ku beertay dadaka soomaaliyeed meel kasta oo ay koogaan.
@cawocawocayni2869
@cawocawocayni2869 Жыл бұрын
After 21 years weli xamar may helin nabadii aan la jeclaa Allow umadeena somaliyeed amaanso from somaliland 😭😭😭😭
@amish6567
@amish6567 Жыл бұрын
Allow gargaarka sugeynaa😢
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 20 күн бұрын
Sido kale lkin rer somalia way ka naxan hormarka SOMALILAN #from GB #wajaale💪💪💪
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 18 күн бұрын
Allh how naxariisto dhaman uma somaliyed mlin wlba xqdarda lagu laynayo. Ihow cadawga naga qabo 2024😢
@munaaraye3098
@munaaraye3098 8 жыл бұрын
I watched this video more than five times tonight I have heard before but didn't understand as much as now wallahi it's very sad actually I can't describe my feelings of my Somalia people and now they're still ready to fight am 18 years old girl but am tired of everything I'm so so sorry for us don't know what to say wallahi
@jacklyneindiana5193
@jacklyneindiana5193 8 жыл бұрын
+Muna Abdi masha allah am glad to hear your words the way talking touching my heart wlhi thanks i wish all soomali girls like you
@munaaraye3098
@munaaraye3098 8 жыл бұрын
+Jacklyne Indiana Thank you abayo I wish too
@mahamedolad780
@mahamedolad780 8 жыл бұрын
+Jacklyne Indiana wllhi oohinbaa iga timaada
@cadoduul7132
@cadoduul7132 8 жыл бұрын
nasrulahi qariib......sooon inshalah
@caajismoon2133
@caajismoon2133 8 жыл бұрын
If everyone would have thought like you, there would have been change in Somalia. Now tell me so that we improve or go one step forward to our belove country SOMALIA. If we the youth discuss, I'm sure we change now. United we stand, divided we fall. Let's all forget about clanism and tribalism and do something for our country. Thank you all who have read this message
@specialone6482
@specialone6482 2 жыл бұрын
Qabriga oon galna dhanta qabkaan dhahay Somaliyee toosa kaca waad qallibantene We dedicate to this those we lost during suicide explosion and national disaster 😭
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
Wa inta kaliya ee sida saxda loga hadlay 👌👌👌
@hamzabower9956
@hamzabower9956 10 ай бұрын
Alshabaab Allah Hadhameeyo Oo Umada ha uga raaxeeyo😭🤲🏼 Qalqal Nagu beer Qalqal Nagu Beer😢
@shueibahmednour
@shueibahmednour 2 ай бұрын
Aaamiin😢😢
@ilyasali6042
@ilyasali6042 Жыл бұрын
I feel sorry for my beloved country...😤 Somaliyey toosa! Kaca wa qalibateyne...! Those words rocked my heart. I Wish my somali community with reliable peace & prosperity..
@yusufosman8411
@yusufosman8411 Жыл бұрын
😔
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
Hada waa 2020 markaston heestan dhagaYsanaYo ilin ba igu so istaagta from hargeisa hadana somalinima igu wayn ilaahow inti dhimataY unaxarisa anagana nogadaba naxariiso 😢😢😢😢👍👍👍
@engayuub9775
@engayuub9775 3 жыл бұрын
Nasab thy wlhi Amin wll walaga baxayaa walhi waa calolxumo
@ardaanphiliphzz1757
@ardaanphiliphzz1757 5 жыл бұрын
2019 Ma Dawaneysa Like Isar😰
@TeskaAden
@TeskaAden 7 ай бұрын
2024 inta dawanayso❤sara like dackusi
@user-zq9hp8vj4x
@user-zq9hp8vj4x 10 ай бұрын
ilhoow somalia dhibata ka saar cadowgana ka qabo aamin😢😢😭
@mohameddaahir6848
@mohameddaahir6848 9 жыл бұрын
Heesaha guubaabinta ah hala sii wado insha allah shacabka somaliyeed way idin taageersan yihiin
@Davidddc
@Davidddc 15 күн бұрын
Wll wali manoshahay❤😂
HEES KAWAANKII DADKA‏
9:39
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,6 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 59 МЛН
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
ILAYSKA WARARKA.
Рет қаралды 531 М.
somali songs wadani - ma islaanimaa tiri
8:43
Abdi Ahmed
Рет қаралды 963 М.
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 1,8 МЛН
qeylo dhaan waawareey
7:07
moolmaadoow
Рет қаралды 207 М.
Dalsan  by Qoomaal & Canab HD
5:26
DunyAAakhirah
Рет қаралды 1,5 МЛН
Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song
8:24
Sool Sanaag Cayn
Рет қаралды 1,9 МЛН
hadaan dibadey ku joogo
9:56
Hasan Ali
Рет қаралды 130 М.
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 187 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 857 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,2 МЛН