QISADA NAJLA IYO GURKEDII LAYABKALAHA!Q.2

  Рет қаралды 31,048

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

9 ай бұрын

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 111
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 ай бұрын
sawda salama Caleykum maasha Allah jimco mubaarak 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
@user-sk1kt2hz8w
@user-sk1kt2hz8w 5 күн бұрын
M.A___SCW___Sawda, Mohamed Qaalib❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 9 ай бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@QuenSheeko
@QuenSheeko 3 ай бұрын
Scw scw❤
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu 18 күн бұрын
❤❤❤❤
@FardowsaAli-md2eh
@FardowsaAli-md2eh 9 ай бұрын
Mahasaned abyoo Allah kuhafitha❤❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 9 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته . اللهم انصر اخواننا في فلسطين. اللهم وحد شملهم والف بين قل
@MohamedAhmed-bv1nb
@MohamedAhmed-bv1nb 9 ай бұрын
Maashaa allaah shukran sister
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Maasha allaah my abaayo sowda ina maxamuud qaalibey allaha kubarakeeyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 9 ай бұрын
Masha allaah abaayo qaali wan ku salaamaya abaayo shukrua
@sahramohamed1402
@sahramohamed1402 9 ай бұрын
Sawda qaali aad baan ugu helay sheekadaada naxariista badan 🌺🌺🌺
@user-lo8pt8ym8z
@user-lo8pt8ym8z 5 ай бұрын
Sawdaqaali aad baan uga helay sheekadaad cajiibka ah❤❤❤❤❤❤
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 9 ай бұрын
Waan uduceeyaa walaalaheena reer Falastiin iyo ummadda soomaaliyeed Digana kheeyr Allaha ku siiyo Ajir iyo xasanaad aan lasoo koobi karin Allahana ku xafido Adiga iyo caruurtaada iyo Zeygaagaba Anaguna aan gabadhaan Drs Sawda Mohamed Qaalib aan usaarno like waayo juhdi iyo waqti ayey gelisaa Anaguna raaxo ayaan qisooyinka ugu dhegeeysanaa fadla Drs Sawda Mohamed Reer Falastiina wn uduceeynaa Adigana Ajar Allaha ku siiyo Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guul Guul Falastiin Nasri iyo gargaar Allaha kusiiyo Sweden ayaan kaaga soo duceey nayaa fdln Asxaabeey Aan like usaarno oon gaarsiino 1000000 Mahadsanidiin Guul Guul Falastiin Insha'allah
@SaladoCllahi
@SaladoCllahi 4 ай бұрын
😊
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 9 ай бұрын
Mahadsanid sida deg -dega ah eed nalasoo gaadheyna .
@najmiita1
@najmiita1 9 ай бұрын
Alla sowday qli gobolkaygi gardafuul ayad caawa so qadaty m.a walhi waa mesha ugu qurux badan buntland waxay Caan ku tahy beeyada fooxa iyo maydiga🥰🥰 wn uxiisay runti
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
Mahadsanid ❤❤❤
@MaryanDagan
@MaryanDagan 8 ай бұрын
Carmo puntlnd anba joga wn jeclhy gardafuu bari bero kalun xebo dhader xolo dhul wada cgaran nbad bu can kuyhay ale dhulkà hino brkeyo❤ dhulka somliyo dhna nbd rabi hkdhigo
@najmiita1
@najmiita1 8 ай бұрын
@@MaryanDagan amiin xbbt 🥰🥰
@hoodomaxuf9413
@hoodomaxuf9413 9 ай бұрын
Faalo inta badan ma dhiibto lkn waxan jecelahay inaad nala wadaagto qiso kasta waxa laga faaidayo madama qìsooyinka cibro ku jirto , Allena haku barakeeyo xbbti ❤❤❤
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r Ай бұрын
Aduunkaan kuu jeclahay ❤❤❤❤❤ qaaliyeey soobadi
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 9 ай бұрын
Mashallah mashallah mashallah ❤❤❤
@Ruhayma
@Ruhayma 9 ай бұрын
ماشاء الله
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 ай бұрын
Masha allah🥰
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 9 ай бұрын
Waxaa kaloo qisadaan laga baran karaa Sikastoo laguu wanaajiyo wadan aan wadankaaga aheeyn inaad markasta qariib ku tahay sirkastana ayna kuu fududeeyn inaad ogaato saa qaraabo iyo wax kuu waramaaba kuu ma joogaane. Waxaan kaloo layaabay carabra sida ineey iska taqalusaan sideey ugu fududahay subxaanalaah. waxyar hadii ay isku fahmi waayaan akhira ayeeyba isku dhaadhicinayaan subxaanalaah
@MaryanDagan
@MaryanDagan 8 ай бұрын
Carab wa dad caqliga kuyryhay islmkaba wxa cebeyey wa carb wayo jarimiyinka kdhca adunka melna kma dhacn
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 8 ай бұрын
Waa qiso cajiiba
@GuirrehAlibileh
@GuirrehAlibileh 8 ай бұрын
😢😮🎉❤
@farhiyoshariffyussuf2930
@farhiyoshariffyussuf2930 9 ай бұрын
Maasha Allah abayo mcnto Allah ku xafido mcnto wllshey mcn
@user-fg3bv8sx9s
@user-fg3bv8sx9s 8 ай бұрын
Scw SubxanAllah Sir Maqabe Allah Osaahan
@DekaDjama-ps7de
@DekaDjama-ps7de 2 ай бұрын
Flimada cabsida so gali inchalla
@shukrishiekh1969
@shukrishiekh1969 9 ай бұрын
Subxana llah Mahadsanid xabibti
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 9 ай бұрын
Naaga carabtu wa bahalo hadey masayran somalidu weyiska qayliyaan
@xafsobashiir1245
@xafsobashiir1245 9 ай бұрын
Maasha'allaah,Sawda qurux waan ku taageeraa.
@fardowsamahi6969
@fardowsamahi6969 4 ай бұрын
Subhan allah
@fariyadhassan398
@fariyadhassan398 9 ай бұрын
Mahadsanid abaayo ❤
@SamiroCabdullahi
@SamiroCabdullahi 12 күн бұрын
Waa mahdsanthy yaaqey😊
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 9 ай бұрын
Runti waa arin yaab leh lkn xabsigaxukunka waa lagu yreeyay
@user-tg1lo2qt7j
@user-tg1lo2qt7j 9 ай бұрын
Mahadsanid Walal Sowda ❤
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 ай бұрын
Waa qisa waalan
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 9 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 9 ай бұрын
Najla waxbaa la tusey waa sigatey allase samata bixiyey ❤
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 9 ай бұрын
Thank you so much sis
@ramla-kf49db3h
@ramla-kf49db3h 14 күн бұрын
Waaa wax yaableh
@user-je7em7oj7z
@user-je7em7oj7z 25 күн бұрын
Masha allah ruti wa qiso cajabadan lkn xukunka wa loyareyay 30 sano aya kuficna
@AsmaAdan-kb4wf
@AsmaAdan-kb4wf 8 ай бұрын
Walhi wa yab sawda wll adban kujeclahy allah haku❤ xafido ❤
@FilsanDeeq-hp8pm
@FilsanDeeq-hp8pm 9 ай бұрын
Mahadsanid sawda❤
@hawaibrahim2645
@hawaibrahim2645 9 ай бұрын
Walahi waa hab iyo amakag sheekadan
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 9 ай бұрын
Waa sheeko layaableh Najla maxeey u fahhmi weeyday hadeey isla guri daganaayeen ineey is qabaan iyo ineey been jilayaan
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 9 ай бұрын
I love your effort walalo❤
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 9 ай бұрын
Naa waxa doqonka muxuu ahaa nin ba maahee aabihii sirtiisii fashiliyey muu iska aamuso haduu ogaaday muxiu sida foodlaydii uga warsheekooday
@HasanAdan-kx1md
@HasanAdan-kx1md 12 күн бұрын
Masha allah Thank so much sis🎉🎉🎉🎉😊
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 ай бұрын
اللهم صل وسلم علي نبينا وحبيبنا محمد
@Munishaabdi
@Munishaabdi 5 күн бұрын
Qiso cajiib oo yab leh
@hiboabdi9392
@hiboabdi9392 8 ай бұрын
Okey wll qali wanku siyay lekta wanan ku salamay
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fadumodahir6048
@fadumodahir6048 9 ай бұрын
Mahadsanid qaali
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 9 ай бұрын
mahadsanid xxbbti
@user-qk4zw7lp5f
@user-qk4zw7lp5f 2 ай бұрын
Adeero sowda qiyoonkan cusub soo badi binu maxud
@user-kx7qz2wn1r
@user-kx7qz2wn1r 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@sucdikhalif9117
@sucdikhalif9117 9 ай бұрын
Asc
@SamatarIbarahim
@SamatarIbarahim 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Samatar
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 9 ай бұрын
Mhdsanid wll
@MoussaAden-hv1vo
@MoussaAden-hv1vo 9 ай бұрын
Wadmahadsan tahay walashey suwda
@MaryanDagan
@MaryanDagan 8 ай бұрын
Qiso nxdinleh weye nagta ninka xasdka udishy😊 wayo masyrku wa qayb xaskda kmida adunka xasbunlh lkn maxa lodiliwyey xukunkisu wa dil nagtna xabsi daim logu xukumiwyey lkn ilhy adunku kaga jara qofku qof mslima si xaqadro ah udila wlhi😢
@user-zk7oi3dh1d
@user-zk7oi3dh1d 8 ай бұрын
Shukran abaayo qurux❤❤
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 9 ай бұрын
Ready sis❤❤❤❤
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 5 ай бұрын
Bissinka dulmi badanaa aadamaha ilaahoow gacanteena noo dhawr
@hoodomaxuf9413
@hoodomaxuf9413 9 ай бұрын
Sawdaay xbbti mahdsanid wan ku xidhanahay chanalkaaga waanan ku jecelahay maalintay wax kuu kordhaan ba wan farxaa heer laygu yidhaah naa gabadha miyaad la leedagay chanalkeeda😂❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
Mahadsanid xbbti ❤❤❤❤
@hadillaium
@hadillaium 8 ай бұрын
10:21 wxe rabeen wiilka dhaxlkisa inee qaatan 14:33 midka wyn fidnadaan oo dhan ka danbeeye ruufiyaanka doqonsanaa wxu qisada cajiib wye wlh wx bdn ka faaide
@ashaibra2686
@ashaibra2686 9 ай бұрын
Ridaa wa ladili laha naagtana 25sana aya laxerilaha
@yusufawale4755
@yusufawale4755 8 ай бұрын
Wcs mahadsanid
@fardowsamahi6969
@fardowsamahi6969 4 ай бұрын
Subhan allah waa qiso layaab badan
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 6 ай бұрын
Asalaamucalaykumsawdasuaashiiahaydkashkaashkaaankajawaaboeeiiogolawhadaangortoiigasoojawaabhdaaniskudayowaacawskaoogolgollagadhinkoro🎉 10:40
@shukribintufaarax4579
@shukribintufaarax4579 9 ай бұрын
Thanks Queen
@maryammohamed5116
@maryammohamed5116 9 ай бұрын
❤❤♥️
@fadssaden
@fadssaden Ай бұрын
❤❤❤
@user-zh4qc4si7y
@user-zh4qc4si7y Ай бұрын
❤❤❤❤
@mohg5195
@mohg5195 Ай бұрын
😊
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 ай бұрын
Maasha Allah Isha Baydhabo Janaay❤
@ashamohamed689
@ashamohamed689 8 ай бұрын
Shukran
@khaliifa123
@khaliifa123 9 ай бұрын
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdilaahicumarcolow
@cabdilaahicumarcolow 19 күн бұрын
Waankusalaamayaa..mss.sawdabilan.waxaa.joga..lawyacado..tajaboti.waanan.kaga.mahadcelinayaa..sawda.xayaa..kalaah.c.lahi.cumar..colhaye..calaynaa.wacalaykum.salaam 16:00 .
@ffadumaaliyow2558
@ffadumaaliyow2558 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ef6pe9pn7z
@user-ef6pe9pn7z 8 ай бұрын
Salamacaleykum❤sowda abayo was Leila on database jogto Qisadi Abdallah iyo gadah wha igudanbaysay iyado Abdallah oo gabor gursaday. Gadanah. Aywalatay. Sawdo abayo. Nosogudb qisada qebti. Lawal. Qisoyinkaga. Wanjeclahay. Abayo❤
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@faizabella1580
@faizabella1580 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 9 ай бұрын
Lkn maqnaanshaha cunagga iyo geeridan maxaa kulmiyay
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 3 ай бұрын
❤❤❤❤saw ❤❤❤
@user-us2op4di3t
@user-us2op4di3t 9 ай бұрын
baayo mahadsanid
@libannur9756
@libannur9756 6 ай бұрын
War ileen tanoo kale iyo tul loo dhigo
@user-gc4is1is7r
@user-gc4is1is7r 8 ай бұрын
Layaabka abunka quf aduyo jogoo maxa aragon kulaaban sawda payable makudhahaa abayo 😂😂😂 hooray usoco
@Najminaa
@Najminaa 8 ай бұрын
15:29😂😂😂
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 ай бұрын
Congratulations 🎉👏 Team Sawda Qaalib we reached 45k Subscribers ❤❤❤🎉🎉
@onkodrealestate3705
@onkodrealestate3705 8 ай бұрын
😢😢😂❤❤
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 9 ай бұрын
Why loo toogan ninka xunkaa oo jariimada intaa la eg geystey
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci 8 ай бұрын
Naagta dishay dhaxal kuma kaha waxaa ka xarimaya dilka
@ashaibra2686
@ashaibra2686 9 ай бұрын
Sowdoy jinni waligeyba maarag hadan kuso qorilahana
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
Kkkkk waxan kawadaa waxan yar 😂😂
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 9 ай бұрын
الخائن لا يفلح
@bintiwarsame4866
@bintiwarsame4866 3 ай бұрын
Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
@Shamso-dp1tg
@Shamso-dp1tg 8 ай бұрын
❤agaaah.yap.padana.hn
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 8 ай бұрын
Waa qiso cajiiba
@kaltuumabdulle3202
@kaltuumabdulle3202 9 ай бұрын
❤❤❤
@Najminaa
@Najminaa 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@MuwahibAbdi
@MuwahibAbdi 9 ай бұрын
❤❤❤❤
QISADA NAJLA IYO GURKEDII LAYABKA LAHA!Q.1@sawdamqaalib
27:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 44 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 15 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 119 МЛН
RAAMI IYO WALAASHII BAYSAAN!@SAWDAQAALIB
25:29
Sawda Qaalib
Рет қаралды 18 М.
HADIIL QISADEEDA CASHAR IYO CIBRO AYAA KUSUGAN!@sawdamqaalib
23:35
Sawda Qaalib
Рет қаралды 53 М.
DURUUFTII SUCAAD WAA QISO MURUGO BADAN!!Q.1/@sawdamqaalib
22:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 33 М.
Qiso cajiib ah oo aan maqlay
20:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 81 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 15 МЛН