QISADA SAHRA IYO SAFARKI NOLOSHAYDA!!

  Рет қаралды 51,721

Sawda Billan

Sawda Billan

20 күн бұрын

#qiso_cajiib_ah #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe #sawda

Пікірлер: 282
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 18 күн бұрын
SCW SCW SCW SCW Asxaabeey Chanalka like iyo sheerkaba hala saaro ileen waa xaqa eey nagu leedshay Gabadheena Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha idin xafido Adiga Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guuleeyso Insha'allah ❤️❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah❤❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 18 күн бұрын
@@user-wk6um7yo2r aad &aad wlh
@user-bp8jq7ez8p
@user-bp8jq7ez8p 18 күн бұрын
Beforehand attached casha aggravates ♥️♥️♥️♥️♥️
@hodan-Ib9sn1ur89
@hodan-Ib9sn1ur89 18 күн бұрын
Dabarku waa marka awrka lugihiisa laysku dhajo ee uu boodboodo, seetaduna lugaha ayaa faalal kala ah oo mana boodikaro sifiicana uuma talaabsan karo.
@MohamedGuedi-uq7nj
@MohamedGuedi-uq7nj 18 күн бұрын
ككككككككككك Hhhhhhhhh​@@user-bp8jq7ez8p
@Sahraawali-y7s
@Sahraawali-y7s 15 күн бұрын
Seeto iyo dabar waa iskumid 49:
@UmuSuheyma
@UmuSuheyma 18 күн бұрын
Waxan ahay hooyo ciyal korsanese ❤adigana Allah dartii bankujeclahay❤qisoyinkana aadban daawada hormar wacan ❤❤🎉🎉
@user-gn4dr1hu5d
@user-gn4dr1hu5d 17 күн бұрын
Oo marka maxaa carurtada Ka galay😂😮
@SafiyoSaafi-dl9fi
@SafiyoSaafi-dl9fi 17 күн бұрын
😂😂😂​@@user-gn4dr1hu5d
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 15 күн бұрын
​@@user-gn4dr1hu5dhadaan niyada ka alahaa wlhi dadka qaar waabad ka yaabi😂😂😂😂
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 14 күн бұрын
Naa iskaga tag hoyada miskinta iso duceya ayey ka waday😂​@@user-gn4dr1hu5d
@MarwaahmedMarwaahmed-ey1kc
@MarwaahmedMarwaahmed-ey1kc 6 күн бұрын
Oo maxa ka galay caruurtada😂
@SamiraDahir-gh2on
@SamiraDahir-gh2on 18 күн бұрын
Ay anaa uhoreeyay cawa war liketa😢❤ igu dadala
@ruqiyanour4502
@ruqiyanour4502 17 күн бұрын
Ana saka markan indha kala furay ban dawaday ❤
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 18 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw mashallah wllo sawda qalib Allah haku hafido aduun iyo aakhiro mahasanid Qurur ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok 12 күн бұрын
Qisada wali ma dhamaysan tii hore tana in ka dawanoya inan dhamaysto wan sugi wayay runtii dadka somalida aad ayay udhaqan wacan yahiin oo unaxariis badanyahiin m.a alx somalinimo iyo islanimo alle hanagu dilo❤😭🤲
@MarwaahmedMarwaahmed-ey1kc
@MarwaahmedMarwaahmed-ey1kc 6 күн бұрын
Amiin qlpiyeyyy❤😢 🎉😊
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 18 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zundus_9987
@zundus_9987 18 күн бұрын
Qisoyinkaga balwad bay inoqatay malintayda hdan dhagesan malinba iima ahan ❤
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 18 күн бұрын
😂😂😂 waxan ku qosley ninkii xaajiyadisa eryetey .shugra ukhti ilahey ha idiin xifdiyo adiga iyo familkaada aamiin. اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 16 күн бұрын
Walahi cadi maha 🏃🏿‍➡️🏃🏿‍➡️🏃🏿‍➡️🏃🏿‍➡️
@cawoismail2892
@cawoismail2892 18 күн бұрын
Asc aad ayaan ku salaamaya bacdal salaan sheegada wali man dhameysan oo waxay ii maraysa markii ay ninkii kala tageen. _ markan ka fikiray halka ay ka xuntahay sheegada gabadha yar in ay tahay naxdintii waalidkeed sbbta aan sida u leeyahay ayaa ah :::: In aan anigu sida sameyy oo aan baxsaday lkn alh ugu damben wan u tagay waalidkay wana ay i duceeyen marka ay i duceeyen ayaan salka ka dagay alhamdullilah ee illahay bilis oo dhan illahay ha dajiyo
@HaniCalasow
@HaniCalasow 18 күн бұрын
Abayo sher i samey maku ilabi doni intan nolahay😢
@Kalthuuma
@Kalthuuma 18 күн бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ♥️♥️♥️♥️
@مسبحمصطفى
@مسبحمصطفى 18 күн бұрын
اللهم صلى علا سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@ifraahcige5750
@ifraahcige5750 18 күн бұрын
Wlhi wayrafaday lkn akhiran way gulaysatay nagu salan gabadha ❤
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 18 күн бұрын
Scw scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah
@user-wr8mx1lg7f
@user-wr8mx1lg7f 3 күн бұрын
Allaahuma Baarik
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 18 күн бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم إنك حميد مجيد ❤
@FoziaYoussouf-w8o
@FoziaYoussouf-w8o 18 күн бұрын
❤❤❤
@ZamzamMohamud-yw5jo
@ZamzamMohamud-yw5jo 17 күн бұрын
Sahra wa magaca hooyaday allow ixafid sowdo wa mhdsantahy Gbdhas aad Bay udadal bdnayd masha allah
@UgaasoMohamed-iu2ps
@UgaasoMohamed-iu2ps 13 күн бұрын
Ani wayba iqabtan
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 күн бұрын
Cawo roob saaida kada aayo Nairobi ducadana waa aqbalaa gabadheena qaaliga aha Allah noodayo sawda aan uducayno channel ladeeda ka ciladqysan Allah uhagaajiyo aan uducayno❤❤❤
@ZamzamYusufYusuf
@ZamzamYusufYusuf 18 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 күн бұрын
Magaca abdirizk markaan maqlo wlhi qalbigaa I anuuno waawyo Ina adeer qaaliyeey sahro loobixiyeey Abdirizak waa adeerkay ninkaaga ayay iskumagacyihiin 4sano koomo kujiraa 😢😢😢😢 qof baariya boqor ayuu ahaa igusoducee😢😢😢 in Allah noocafiyio
@FadumoCabdixasan
@FadumoCabdixasan 17 күн бұрын
Ilahay ha caviyo abyoh🤲🥺
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 17 күн бұрын
@@FadumoCabdixasan Aamiin yarabi
@SahraLifestyle
@SahraLifestyle 16 күн бұрын
Illahay caafimad deg deg ah hasiiyo
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 15 күн бұрын
Alle ha caafiyo wll
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 13 күн бұрын
@@foosiyamaxamuud6936 aamiin Aamiin yarabi
@user-kc7fc8qb5r
@user-kc7fc8qb5r 18 күн бұрын
صل الله عليه وسلم ❤
@user-pc4dt2gy5b
@user-pc4dt2gy5b 18 күн бұрын
OoH samirkeedi kumay qasarin gurigaaga allah hakuu barakeeyo
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 18 күн бұрын
Asc dhamantin Drs sawda walhi waa qiso cajiib ah waa inan gesiyad ah ilahay faraj ayuu ufuray waa qurankay bilowday hadandheh barashada quranka haka harin sahray ❤❤❤❤❤
@FarduusMaxamed-nj2mr
@FarduusMaxamed-nj2mr 18 күн бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤ saluu calal xabiib
@NeimaomarIbrahim
@NeimaomarIbrahim 13 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 18 күн бұрын
Masha allh ❤❤❤
@sucdicadood601
@sucdicadood601 18 күн бұрын
Scw scw scw acw scw❤❤❤❤❤
@xaawoibrahim9740
@xaawoibrahim9740 2 күн бұрын
inti qisada ugu horeyay qosolban udhaimngarey gabdhas qisadeda casharbey nogu Filan thay
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 18 күн бұрын
Sawda billan Allaah haku xifdhiyo Insha Allah
@marymoabdulkadir6804
@marymoabdulkadir6804 16 күн бұрын
Masha allah ducada walidka waaa tas ilahow walidka no xafid❤
@BushraGuutaale
@BushraGuutaale 2 күн бұрын
M.a wa qiso cibra qaadasho leh
@nimconalka4344
@nimconalka4344 18 күн бұрын
Gabadhan qisadedu way igu socota m.a isku wadana wan kasoo jeedna ana ano yar baa itobiya qaasatan meelahay somalidu dagto gobol kamida la iga soo kaxeeyey qalxadii hoorana wan wada fahmayey inyar moye
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 18 күн бұрын
Masha allh ❤❤❤❤❤hbo mcn alle cimri dheri iyo cafimad ha ku siyo ❤❤❤❤
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin 16 күн бұрын
Lkn sheekadaan markaan dhegeysanayey waxaan sii ogaaday in soomalidu thy dad gob ah markaan dhegeysyo qisooyinka gabdhaha carabaha waxaad arkee in dadkoodu naxariis lahayn . Sidoo kale sahra dhib ay la kulmeysay waan ogaa in ay uu waalidku raali ka ahayn. Alxamdulilah ugu dambeyn sa waa guuleysatay.
@igaraalinoqo9273
@igaraalinoqo9273 18 күн бұрын
Hambalyo sawda chanalka uu no hagagay xaysiisii uu ku so labtay❤❤❤❤❤
@abdimajiidateye9960
@abdimajiidateye9960 18 күн бұрын
Mashaa Allah Ilahay ha u barakeeyo reerkeda Waxay soo gudbisay qiso waayo aragnimobadani ka buuxdo
@kbk489
@kbk489 16 күн бұрын
Masha allaha khayr allaha ku siiyo sawda waa qoslaa markaad tiraado ha ilaawin dayanta waadana I xasuusisaa runtii allaha ku barakeeyo
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu 18 күн бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam
@dhool77
@dhool77 12 күн бұрын
Bisinka sahro waa rafaaday wlhi qof itoobiya ilaa jabuuti isu marty ee muqdisho laga so dajiyy malaha murugada iyo nasiibka is xigaya muqdisho ku sugayy illahey qoyskeda ha u barakeyo❤
@NadifaHajiHassan-gs4ro
@NadifaHajiHassan-gs4ro 17 күн бұрын
اللهم صل وسلم علي نبنا وحبيبنا محمد ابن عبد الله
@_Khaalid
@_Khaalid 18 күн бұрын
Allah baa watoo wehel uma baahna.❤❤❤
@user-ig5ub6yw3m
@user-ig5ub6yw3m 18 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 18 күн бұрын
Waa qiso cajiib ah walee
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 күн бұрын
Hadal wnsodhameyay ee balaashna ogagasoobaxye sahro loobixiyeey Allah kuubarqkeeyo reerkaaka qlwladada iyo Dhamaan familkaga xajigaagana Allah kuubarqkeeyo awlaad kale bariya Allah kusiiyo intajoogtana Allah kuuciftiyo
@masnashide5664
@masnashide5664 15 күн бұрын
Masha Allah Rabi ha barakeeyo qoyskaa quruxda badan
@user-sp8zv2zt9l
@user-sp8zv2zt9l 18 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 18 күн бұрын
Waxaas waa habaarkii waalidka😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MaaidoAli-o8s
@MaaidoAli-o8s 18 күн бұрын
Mahadsanid abayo sheeko mcn ALLOW khayr kusii ana isoo duceya adi iyo asxabta halkan ku jirta xaalada i hayste in ALLE khayr iyo farxad igu badalo
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 18 күн бұрын
Masha Allah walhy been mahaan
@Binthlm
@Binthlm 17 күн бұрын
M.a sahro qisadeda wx waliba libaxa eryada igu darnaa sida in uu aniga I eryaday cmla niyda kacararyaa😂😂😅
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 18 күн бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@Ridwaneta
@Ridwaneta 18 күн бұрын
Mashaallh tabarakallah allaha u barakeeyo reerkeeda
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 18 күн бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam ❤ Sallalaahu caleyhi wasalam ❤ Sallalaahu caleyhi wasalam ❤ Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 18 күн бұрын
Allhu akbar ❤❤❤
@nasrajaama9543
@nasrajaama9543 18 күн бұрын
Masha allah channelkii wuu inoo hagaagy sawda xaysiis baa soo galaya maantee❤
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 17 күн бұрын
Maasha allah Abdirizaaq io sahra allah isku barakeeyo aduun io aakhira kuwii wada jirana allah ka dhigo inshaa allah ❤❤❤❤
@Nujuuma
@Nujuuma 18 күн бұрын
Dabar ayan dhahnaa from buntland ❤❤
@nastedave9842
@nastedave9842 18 күн бұрын
Seeta aa bismillah anaga waxaan dhahnaa dabar from Wajeer, Northern Eastern, Kenya (Dagoodiya saransoor) miskiinta waa rafadday. Wlh waalid haduu kuu ciil cuno dhib ka bixi maysid.
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 14 күн бұрын
Mansha Allah ducathi walidka wa muhim aah.allah xakubarakeyo.
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 күн бұрын
Cawo doqonsanidayda labadii sheekaba fadhi ayaan kudhamaystay shaqaana iitaalo😂😂😂😂 sheekakalana Mahaayo wndhameeyay😂😂
@user-sp8zv2zt9l
@user-sp8zv2zt9l 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 18 күн бұрын
😂😂😂 inaad shaqysaty ahyd intad dhagaha gashato
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 күн бұрын
@@user-tw1cj7yl9j xiligan ayaan dhameyay sheekala aan😂😂😂😂
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 18 күн бұрын
@@HindaXasan-k1x aniga haben haben bay sas igu dhacdayo waan kuso ceshadaa shekada
@BintuMahad
@BintuMahad 5 күн бұрын
Ala anu saan ugu shaqaystay lagama sheekayn karo 😂
@ChafiMed-gj8on
@ChafiMed-gj8on 15 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 18 күн бұрын
Sowdaay wll habeen wanagsan ❤❤❤❤❤❤
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 7 күн бұрын
What a happy ending story! Qisada Sahra waa qiso cabsi cabsi, murug, rafaad iyo farxad isugu jirto. Waalid fiican oo cafiyayna Alle wuu siiyay oo aan habaar iyo dayro la daba galin Alxamdulillaah. Allana wuu xifdiyay intay nolshaas rafaadka ku jirtay laga soo bilaabo maalinki duqa lagu daray ilaa maalinkay Sowks hada qabo la kulantay. Waxaa cajiib ah rafaadkee martay dhan way ku faraxsaneed oo waxaa uga naxdin badnaan laheed hadii duqi loo guurin lahaa illeen nafta ma rabinee. Ilaahow waxaanaan rabin wax hanoogu darin.
@xaliimoxuseen6707
@xaliimoxuseen6707 18 күн бұрын
Asc abayo sawda ilahay hakubarakeyo qisoyinkada wanjeclahay cibro ledahay❤❤
@calasow2024
@calasow2024 18 күн бұрын
Seeto iyo Dabar waa isku mid, Sowdoy Erey bixiinta Afsomaliga baadiyaha adbaad utaqaana mshllh.
@LuulAbdiabukar
@LuulAbdiabukar 17 күн бұрын
Wlh waa qisadi ugu cajiibsaneyd sahra illaahey nolosha hakuu qurxiyo dhib kale alle kuma tuso
@UMUZAKIBaxarnur
@UMUZAKIBaxarnur 18 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@yusufawale4755
@yusufawale4755 18 күн бұрын
Wcs scw mahadsanid❤
@Jazuu_jazzy
@Jazuu_jazzy 14 күн бұрын
Mashllah..qisadi ogu qurux bdnyd abiid ❤
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 18 күн бұрын
Maashallah❤❤
@CaliAdan-zi2xt
@CaliAdan-zi2xt 18 күн бұрын
Sowdo Allha ku xifdiyo ❤❤
@bilkhayrcabdirahman2603
@bilkhayrcabdirahman2603 16 күн бұрын
Walaahi wayso rafaadey lakin ugudanbey masha alleh
@user-iu4wq4pj1o
@user-iu4wq4pj1o 8 күн бұрын
Qyr Allah haku siyo mcnto qisoyinkaga aad ba oga hela 🥹🥰
@MustaqinNuurMoxamud
@MustaqinNuurMoxamud 17 күн бұрын
😊😊😊😊❤❤❤❤❤
@user-ep4zx5ku6m
@user-ep4zx5ku6m 18 күн бұрын
Qabybtii hore ma dawan inee mel xun iga dhamaato didayy hada ayan dawanaa labadaba insha allah
@QUREESHOAADAN-nr1kj
@QUREESHOAADAN-nr1kj 18 күн бұрын
Wlh isku mida nahay
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 18 күн бұрын
MAANSHAA ALLAH TABAARAKA ALLAH SAWDA SHARAF ALLAH HAKU BARAKEEYO ADIGA IYO FAMILIGAAGABA
@UmuSuheyma
@UmuSuheyma 18 күн бұрын
Masha Allah xabiibti aledarti ugushe asxabtaada haisoboqdan insha Allah ❤❤❤gewer Somaliyed baan ahay sabscaribe iisaara abaayo
@umuahmed4253
@umuahmed4253 18 күн бұрын
Maasha allah alle ayaa faraj ufuray ❤ awrka xarigiisa dabar baa la dhahaa dabarka waa xariga aadka loogu adkeeyo, seetana waa marka xarigu xoogaa ukala durugsan yahay marka saas bay ukala duwan yihiin
@user-vn1ej3yg2f
@user-vn1ej3yg2f 18 күн бұрын
Mash alla 😊
@HiwaaqmohamadNuuh
@HiwaaqmohamadNuuh 17 күн бұрын
Scw scw scw scw scw ❤ Cajiib. axyaa qiso😊
@cawoismail2892
@cawoismail2892 18 күн бұрын
Imika wata bartan doneyy gadhey awrka ayay sefadaka furtey iyo reerka awrkodi ka dayacdey 😂waxan aad ugu qosley markey libax ka carareyso
@nimconalka4344
@nimconalka4344 18 күн бұрын
Shukran xabbti ❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 17 күн бұрын
Masha Allah sister ❤
@CabdiJaamac-um5ur
@CabdiJaamac-um5ur 18 күн бұрын
Manshalah❤
@aidarusahmed8563
@aidarusahmed8563 17 күн бұрын
Wlhy qisadaan waa cajiib Qosol io murug io farxad😮😂
@SadiqAbdi-f1g
@SadiqAbdi-f1g 17 күн бұрын
Scw scw scw Allaha mubarakeyo wall
@LuulcabdiLuulladan
@LuulcabdiLuulladan 18 күн бұрын
Wcs scw abayo wad naga so dahday
@dr_safa512
@dr_safa512 18 күн бұрын
Xasbunalaha wanicmal wakiil Walahi wa xanuun xaax
@user-tp9ui9zq8n
@user-tp9ui9zq8n 17 күн бұрын
Wllhi sahro wey sojabtay alle haufududeyo 😢😢
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 18 күн бұрын
I'm so happy the channel is back sawda gongrats ❤❤❤❤
@user-ec8ej6cm7r
@user-ec8ej6cm7r 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ walhi waa qiso cajiiba 😢
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 18 күн бұрын
ILLAAHAY CAABUDA WAALIDKANA BAARI HALOO NOQDO HORUMAR KASTA WAXAA KOW KA AH XIDHIIDHKA AAD WAALIDKAA LA LEEDAHAY HADDII UU MID WANAAGSAN YAHAY WAAD LIIBAANI HADDIISE UU MID XUN YAHAY WAAD HAKAAGSAMI
@Marwaahmeth
@Marwaahmeth 18 күн бұрын
Casho kugu karsadey😂❤
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 18 күн бұрын
m.a abayo keep going xbbti
@ismaaciilabdirahmaan865
@ismaaciilabdirahmaan865 9 күн бұрын
Waa sax ninkaas waa dayuus
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 18 күн бұрын
Scw Scw Scw 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@user-ut5sj5px3m
@user-ut5sj5px3m 18 күн бұрын
Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam ❤❤❤❤❤
@weriyekeyd9567
@weriyekeyd9567 15 күн бұрын
Alle haysku barakeeyo 😢😢😢😢😢
@Khaalid4220
@Khaalid4220 18 күн бұрын
Axsan qisah wlhi M.A ugu danbayn makaan frxad leh bay ku dhmatay
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid
2 KIIS OO SILAYAABLEH KUKASHIFMAY!@SawdaBillan
41:17
Sawda Billan
Рет қаралды 17 М.
JACAYLKII ISUBADALY MASIIBDA!!@sawdamqaalib
29:03
Sawda Qaalib
Рет қаралды 27 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
GABADHI DAMBILAHA KASHIFTAY!@SawdaBillan
30:11
Sawda Billan
Рет қаралды 35 М.
MAXAY KUNOQOTAY GABADHII UU FCBOOK KADHEX JECLAADAY?
22:46
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 9 М.
QISADA SAHRA IYO SAFARKII NOLOSHEDA!!Q.1@SawdaBillan
46:07
Sawda Billan
Рет қаралды 57 М.
QISO JACAYL OO MURUGO BADAN AMAL IYO ASAD!Q.1@sawdamqaalib
25:57
Sawda Qaalib
Рет қаралды 28 М.
QISADA YUUSUF IYO RAWAAN!@SawdaBillan
1:04:56
Sawda Billan
Рет қаралды 52 М.
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
WAXAN OGADAY NINKAN GURSADAY XAQIQADIISA XILI DANBE!!@sawdamqaalib
22:50
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН