Qisadii Yaabka badnayd ee Qamaan Bulxan Iyo Xaaskiisii Barni Sh Abdulle & Damacii Ragga kale

  Рет қаралды 545,654

Kaaraamardha Tv

Kaaraamardha Tv

4 жыл бұрын

This video is about Sheekadii Yaabka badnayd ee Qamaan Bulxan Iyo Xaaskiisii Barni Sh Abdulle & Damacii Ragga kale

Пікірлер: 281
@tamaanfani9520
@tamaanfani9520 4 жыл бұрын
Barni Sheikh Abdulle Aw Ali Aw warfaa cigal khayr farah dalal shahab Ismail yusuf aw nuux Talanabi Roble Jidwaq Absame kumade kablalax darood Ismail jabarti Janagale
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
tamaan fani kkkkkkkk ina ader maxaad daldalaysaa
@tamaanfani9520
@tamaanfani9520 4 жыл бұрын
Khadra Ahmed dee inader Abtirsigeeda weeye Gabadha
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Bal ninkaa wayni wuxuu lasoo shir tegay sayid maxamed baa nin ku yidhi naagtaada ii keen aan daawadee tani waxay kamid tahay in la wasakheeyo taariikhda daraawiish ee aduunkoo dhan laga yaqaan iyo in sharaftii sayidka meel lagaga dhoco balse yaa kaa dhegaysanaya
@abdirisaqali7002
@abdirisaqali7002 4 жыл бұрын
Waxa kale garanaye Ereyga JANA GALE imari meyso.Daarood sowti lalaha waa carab.Maxaa ka shishe mariyey JANA GALE .quraafad kuma noolan karno.
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
@@abdirisaqali7002 No Hard Feeling
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 4 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto Qamaan iyo Barni, qamaan waa gabaayaga iyo abwaanka aan ugu jecelahay, Ilaahaayoow Qabriga u nuur
@xagar77
@xagar77 4 жыл бұрын
Nin afka gabay u kala qaada waxaan ugu jeclahay qamaan iyo raage ugaas, waxa II raaca in a cabdille xasan, ilaahay ha u wada naxariisto. Aidoo kale dhamaan gabyaagii soomaaliyeed oo dhan naxariis ilaah ha siiyo.
@etsHappyTIME
@etsHappyTIME 4 жыл бұрын
تِلۡكَ أُمَّةࣱ قَدۡ خَلَتۡۖ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَلَكُم مَّا كَسَبۡتُمۡۖ وَلَا تُسۡـَٔلُونَ عَمَّا كَانُوا۟ یَعۡمَلُونَ. اللهم مرحمهم أجمعين
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rab
@alibossosman2106
@alibossosman2106 3 жыл бұрын
Qamaan Bulxan Ilaahay ha u naxariisto, waxuu ahaa abwaanada Somaliyeed mid ka mid ah kuwa aan ugu jecel ahay haddii aanu ka kowaad ba ahayn. " Baadida nin baa kula deydayi daalna kaa badine, oon aan dooneyn inaad hesho daa'im abidkaaye.......". Subxaan waa qaadir.
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 4 жыл бұрын
Maasha alaah waa qiso qurux badan waan idin salaamay adiga iyo bood o aan si fiican u aqaan salaamulaah wllo 🙏🙏🙏🙏🙏
@AFAGAALO
@AFAGAALO 4 жыл бұрын
Mashaa alaah qamaan buxal gabyaagii xikmada awowgay soo ma aha alaha unaxariisto
@Shaakiryare690
@Shaakiryare690 3 жыл бұрын
تحياتي لشاعرنا الفحل
@Shaakiryare690
@Shaakiryare690 3 жыл бұрын
درجات محمود
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 4 жыл бұрын
Masha Allah qurux badanaa Somalida hore oo xigmad leh
@koreyekorey100
@koreyekorey100 4 жыл бұрын
Sheekada barni SHeekh Cabdile iyo qamaan buxan ABSAME wuuwadayaqaanaa lkn adigu been badan baad kudartay khaasatan gabagabada waxaad kudartay faankii beenta Ahaa aniga awoowgeey oo qamaana abti u ahaa sidaa iigumasheegin gabayadana waxba kamahaysid #Dadka marantidoow kajirtoon muran ka oogneeyne @ #Hadii haatan leeyskaga malqaxay murug aduun kiiye@ # Aniguun maqneeyn oo fadhiya maqasha foofkeeda @ Muslinoow balmaqal xaajadaa leeysku malaqsiiyay @ Tuduyada Halkudhaga u ahaa wakuwaas manaaadan dheegin Kakalana wuxuu ahaa # Abayuunismooyee wadaad eegataanahaye #Abasguula waan ugunecbahay uumiyaha noole #Kolhaduu ubo iyo looxsitana waa umuurkalae # Ardaaga iiga kaca naagtu waateeydun erideene
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
Qisada si fiican oo aqoonyahanimo ku jirta ayaad u dhigtey.
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
abdi magan masha allah
@artangoohe5204
@artangoohe5204 4 жыл бұрын
Qaman wuxuu Ahaa abwaankii qarnigaas runtii Eryo gaby lagu maseeyo kuwii ugu wacnaaba ilhy udhiibay
@wadanisomaaliyed7745
@wadanisomaaliyed7745 4 жыл бұрын
War Ina adeerow qayb 3 ilaa dhaamad sheekada meel igu sheeg majecli in laygu kala gooyo shekoyinkaano kale ♥️
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
waan ku fanaa abwaan qaman bulxan yusuuf faraah xandule
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 2 жыл бұрын
Masha Allah Sxb Qayb Labaad iyo mid Sadexaadba Waanu kaga Fadhina mida Kale ninkan Sheekada ka Sheekaynaya Waa Farshaxan Sheeka yaqaan ah
@abdishakourmo5004
@abdishakourmo5004 4 жыл бұрын
With all due respect. Sheekadan waxaa laga soo min-guuriyay barnaamijkii hidaha iyo dhaqanka ee voa waxaana xuquuqdeeda iska le Axmad farax cali idaajaa.
@fantasticvideos9815
@fantasticvideos9815 3 жыл бұрын
Ilove barni
@biggybob2326
@biggybob2326 4 жыл бұрын
jacayl waa kiihore ragna waa ragii hore😪😪
@abdullahidrogba3166
@abdullahidrogba3166 4 жыл бұрын
biggy bob dumarna waa inteey qabeen 😂😂😂😂😂
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Guurkaas ayaa iyo jacaylkaa ayaa Qiimo badan lahaa
@alimussa5560
@alimussa5560 4 жыл бұрын
There were no photos, a woman in those days in the village was nearly all the time busy with home chores. This just hear say.
@abdurrahmanmuhammed8348
@abdurrahmanmuhammed8348 3 жыл бұрын
Still it's nice to imagine them like this. The man and the woman on the photo are really pretty.
@wadanisoomaali7730
@wadanisoomaali7730 4 жыл бұрын
Sheekadan xuquuqdeeda waxa leh Axmed faarax Cali idaajaa.
@aminaelliott5333
@aminaelliott5333 4 жыл бұрын
.
@ibrahimabdidalmar3122
@ibrahimabdidalmar3122 4 жыл бұрын
Maya saas ma aha aboowe waxaa iskaleh wasiirka timahacad eee videogaan kamuuqda wasiir #juxa mise arintaan waaad iska sooqortay qoraalkan
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
w s warya kaasi wa beenale beenaale keenay maaha qof cadiya idaja wa qabiilayste dadka tariikhdooda been ka sheega idaa jaa qof naf leh ha moodin walahay
@xagar77
@xagar77 4 жыл бұрын
@@muntazissa6837 idaajaa dad aan taariikh lahayn mid uma samayn karo, cid taariikh lehna yaaba xaqiri kara dee, waa cidna. Idaajaa dad baa bilaa micno iskaga xag xagta, lkn sidaa waa ka miisaan wayn yahay idaajaa.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
xagar xagar odaaja waa qabiilayste xun oo been ka sheega tariikhda lakiin tan run buu ka sheegay darawiish waxay dileen 10 kun oo beesha harti ka soo jeeda hadana iyagiibaba sacabda u tuma calashan inay isku faaniyaan taariikh lama qarin karo
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 4 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib ah
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 4 жыл бұрын
Ok Waa qeeybtii kowad
@abshiryuusufcali3862
@abshiryuusufcali3862 4 жыл бұрын
Mashaallah abwaan
@zeinabhassan7753
@zeinabhassan7753 4 жыл бұрын
Wa. Qisooyink. aad. U qiimo. Badan. Dad. Yar. ayaa. Yaqaan Taariikhi. Hore.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Manch Allah
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
Wakhtiga Naafiyay Ogaden maxay cudud iyo calaf ba ay hayeen inta uu gumaysiga Xaduuda kala dhex dhigin africa lagu qaybiyay ama lagu qeebsaday ogaden lagama daba dhufan jirin waxay dhahan
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Maashallah
@bedribeerjacyal4198
@bedribeerjacyal4198 4 жыл бұрын
Nag. Qurux padan nah. Lam dayanayo.
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
Shekadan ad aya uga heelay Ma odhan karo Sayidki ayaa Damcay Barni Sheikh Cabdule Wayo dadki hore Kaftan /foorjayn ayay Golaha ku dhexmarijirY kaftankas Xita Gabdho aya laisku sinjiray inksto Dulmu u arko In game lagu Cayaro Gabdh Aya kusiin hadii ad iga badiso Iwm Ah ! Shekada Si wanagsn oo xaladaysan ayad uso jedisen lkn Inta kaftan ka ah inad ka reebto ayay ahayd 2 ad Comments ka ad aya ugu qoslay 😁😁😁
@koreyekorey100
@koreyekorey100 4 жыл бұрын
Abasguul Barni ayaa ahayd reerka ugu Culumada badnaa ayeey aheeyd Reer ow warfaa markii layidhi hala fasaqo ayuu sidaan Anigu maqlay mudo badan ayeey kalamaqnaayeen xili Colaado Xumi jireena way aheey markaa Culumadii ayaa isku qabsatay Fasaqeeda SHeekh Reer Abayoonisa Ayaa yidhi Fasaqmi mayso Culumadii Kale oo Abaskuul ubadneeydna Waxeeyidhaahdeen Weeyfasaqmi Ta aad tidhi Fardooleeybaa xoog ku kaxaysatay Reerkeey joogtay ayaa nin walba kafaras iyo Huba badnaa beenbad sheegtay lkn wada xaajuud dheer iyo Sharcigii oo lagu Kalsoonaan waayay ayaa Ninkii Tolku inta leeysutagay Xoolihiisiina loo celiyay ayuu sidaa kudalaaqay Anigu warkaan Hubaa was kaase Taariikhaha yaan lasiyaasadeeyn ABSAME wuu isyaqaanaaye
@fartuunfilsanoficial3290
@fartuunfilsanoficial3290 4 жыл бұрын
Aggaa Majeerteenow aan kala Xishono Qamam bulxan iyo Sayidka alla u wada naxaristee ka leexdaa
@kamilaliismail7061
@kamilaliismail7061 2 жыл бұрын
Allloow kuu naxristo abwaan qamaan bulxan
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 4 жыл бұрын
Part3 ayaan rabaaa
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 4 жыл бұрын
Aniga waaye gabadhaas
@hafida6499
@hafida6499 4 жыл бұрын
oo hade qaali barni 1900 bay noolayde wali ma lve tahay kkk
@sirali2057
@sirali2057 4 жыл бұрын
Qamaan bulxan wantaageeraa lkn Soomaalidu, taariikhda sax ugama waranto
@aragsanvip8506
@aragsanvip8506 4 жыл бұрын
Sawirkan waa imaan
@gaalkacayomudug7627
@gaalkacayomudug7627 4 жыл бұрын
Sheekadaa waa copyright 4 years ago waxaan kadhageystey idaajaa hadeer karraadi Google ka Doollo.com ama Ahmed laarri Channel
@sadiiqibrahim4825
@sadiiqibrahim4825 4 жыл бұрын
Ninkan sheekadisu ima galin waxu yidhi 1500 oo nin 1000 halaad bay qasheen waxa kalo yidhi 100 awr dhiigoodi baa lugu qubeeyay markaa sheekada xawaashka ku badan
@omaralridaa1002
@omaralridaa1002 4 жыл бұрын
Sheekada waxaa ku badan faan iyo faataa dhug been ah sida ku cad hehehehehehehe
@guledahmed6792
@guledahmed6792 4 жыл бұрын
I loved this story
@xasanshiil3319
@xasanshiil3319 4 жыл бұрын
Maasha alaah
@muhidindayib4168
@muhidindayib4168 4 жыл бұрын
Can someone please tell me the name of the song that played at the introduction of the video...
@queenarraweloh5947
@queenarraweloh5947 4 жыл бұрын
Axmed cali cigaal "may dhiman suleekha"
@mahadljama4578
@mahadljama4578 2 жыл бұрын
Ilka heeda dhuuxa by Axmed Cali Cigaal
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Waaa ruuuntii waa erayadii dhalinyartu soo xulatey iyo kuwo kaloon haatan aniguba hayoo gabadha soo qaadey ee aan ciduba dirin ee dayarta ahaaa ilma magan siiba baha magan Ogaden kuna arinnkaa qaman ee qawdhan Qaman baa aqligiisa diiday in uu in uu waax gaa guum tiro nin aqlibadan buu ahaa alle ka cabsigu yaqiintu ku dheereeya Gabayadiisa bad ka helaysaan laaakin arin xun baa la soo gudboonaadey xanuun badaan Reer warfaaguna heegan ayay u ahaayeeen laakin dagaal ba aan in ay ku qaadaan ayagaba ebeer iska dhigay ilma magan ladhaho Soomaalidu wada Ogtahay umayna daaheen laakin qamaan ayay arrin ku baahdey seed waax yeeeshaaa ileeen nin xiriib dheer buu ahaaaa waa waanta aad ugu dadaala Ogaaden kuna jecelyahay Mid arkay iyo midkalaba siiba Mohamed subeer iyo makaahil maal iyo nafba ninkaa way ogalaayeeen Ogaaden ka kale ismayna gaadhi jirin Waana intaa kolley waa saan isleeyahay xerada saandalada Boqortooyada ilma magan warfaa, Qorrahay iyo Ogaaden looga arin jireey ayuu ku noolaaa qamaan
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
masha allah dadki ximada alaah
@souhaibchaker
@souhaibchaker 3 жыл бұрын
Fut
@araweloyar7958
@araweloyar7958 3 жыл бұрын
Inta iga danbeso oo iladawneso 2021 like
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Waa Sheeko Aad u macaan
@daahirabuukar1379
@daahirabuukar1379 4 жыл бұрын
Qamaan bulxan naagta qorya badan ayow ka bax shey dheel dheel in lagu qaato ma ahan
@kaderasquared695
@kaderasquared695 4 жыл бұрын
Benaale ha hafrin seyidka ninow sheekada IGA bandhe
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 жыл бұрын
Xuquuqda sheekada waxaas leh abwaan Ahmed farah idajaa. Inaad sheegtay ahayd. Duliyahaw
@a.kadiye6663
@a.kadiye6663 4 жыл бұрын
So this sheeko is in book 📖
@mhmdtaher6688
@mhmdtaher6688 4 жыл бұрын
Yaab waaye
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
ninka intaa leeg muusan yaxyaxaayn qisadii Idaaja kaga sheekeyay raadiyo muqdisho barnaamijkii fanka iyo suugaanta waagaas oo duuban oon hayo walaahi sideedi ayuu usoo koobiyeey tankale barni maalmo ka dib waxaay aaday berbera, waxaana daraawiish weeraray ingiriiskii sidaa ayay qoraxaay kaga baxeen ninkan ceebta iska dhawra dhaha uu soo qaatay hadalkii idaaja oo sidiisiya
@nuurbaari3153
@nuurbaari3153 4 жыл бұрын
mahamed cudhi wuxu waa sheeko qof kasta ayaana ka sheekayn kara ee maqaal qof qoray oo lasoo minguuriyey maaha.
@omarisak5658
@omarisak5658 4 жыл бұрын
Qamaan neh maad usoo aftirisid Barni waan garanayeee
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Taariikhda soomaali waa ogaadeen
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 4 жыл бұрын
100sano qarni ayaa lagajoogaa 2020 ayaa dhegaysanyaa ......togdheer burco
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Nabada ayuu ku goohi jireey Ogaaden ee guud si ayna qof Soomaaliyed eed ooga galin laakin asagii ayaaa eeed laga galay
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Waaa shaacir kii murti iyo hadal aqoonkaa ahaaa golxaalihi dheeree eeen talo iyo aqli dhaafi jireey Qaman bulxaan yuusuf farah xandule Ugaas magan Ugaas Warfaa Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf Ugaas Hassan dheeree
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
m.a
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 4 жыл бұрын
Beeeen yaa xayeysiiyey
@abubakarrahim8482
@abubakarrahim8482 4 жыл бұрын
Waa been wallahi nicas wa Seif Bin Ahmed wa barawanes
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Banadir Coast barawanigu asalkodu maha carab. Sidana umad la bisan jirin lol
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Banadir Coast AsalKoodu wa farisiyiin iyo hindi......,
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 3 жыл бұрын
Ninkani waa libaax abwaane
@guureguurre338
@guureguurre338 4 жыл бұрын
Ilama ahan Qamaan bulxan baa ninna orankaray naagtaada ii keen?
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
been waye
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 4 жыл бұрын
Part 1 away
@Kaaraamardhatv
@Kaaraamardhatv 4 жыл бұрын
*Halkan waxaan idiinku soo gudbiyay Q1aad & Q2aad oo aan Isku soo daray* Mahadsanid
@ahmedyare3643
@ahmedyare3643 4 жыл бұрын
Intaa idaajaa baa noosheegay wax ba kumaad darin sxb
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
qofka faanaya ee isago ka dhigay alebiskiisa maalkiisa ku fanayaa sidi odaygi laga tuuray jjarka marku warka sameeyeey waxa la yidhi marku dhulka gaadho ku dhaco ayaa buunka qiyaame la afuufaya
@MrGalayr
@MrGalayr 5 ай бұрын
Asc dhamaantiin, walaal maxaad usoo qaadatay masawirka Gabadha Soomaaliyeed ee caanka ah, IIMAAN CABDULMAJIID oo mudo badan Model ahayd. Mise aqoon baadan ulahay Princess IIMAAN.
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 4 жыл бұрын
Asc Juxaa ina ader lakaalay qeybtii 2 iyo sadexad. Mahadsanid.
@Kaaraamardhatv
@Kaaraamardhatv 4 жыл бұрын
*Halkan waxaan idiinku soo gudbiyay Q1aad & Q2aad oo aan Isku soo daray* Mahadsanid
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 4 жыл бұрын
@@Kaaraamardhatv Mahadsanid. Wll
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
@@Kaaraamardhatv thanks
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Jigjiga Cable thanks brother
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 жыл бұрын
Sidoo kake waa bogaadinayaa in badan sida tan suugaan yahan ka usoo bandhigay '' barni cali iyo caasho oo aan arax iyo uur ku abkale tirsada sidan ''
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Nimanka daarood faan iyo tariikh aan Jirin bay intaa buubbuuninnayaan
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Samsam Mohamud wàlal tariikhda wadanka iska leh macnahu ruux kasta o somali jileec ama jareer wa tariikhdiisii
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Somali da
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Somalida kale maxaa looga hadli waayey Oo daroodka keliya loo buun buuniyaa Ilaa afweyne markuu joogay yaa ka Taariikh bada Somalida kale
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Samsam Mohamud Somalida kale o aan tariikhdoda laga hadlin ya weyan?
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 4 жыл бұрын
Daarood ilaahaybaa taariikh siiyay hadii adigu dadkaagu waxba aysan ahayn haku gadoodin dadka kale
@khadijahali252
@khadijahali252 4 жыл бұрын
Asc waa sheeko qurux badan waa dad taariikh leh
@khadijahali252
@khadijahali252 4 жыл бұрын
Mashaa alahaa war meesha rag baa isku arkay Waa reer badey iyo daawad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CamanKiish1
@CamanKiish1 4 жыл бұрын
qisada waxa ka sii qurux badan , habka uu u soo jeedinayo ninkani , waxaan u malaynayaa inuu lahjadda Ogaadeenka ku hadlayo .
@boolocadey4661
@boolocadey4661 4 жыл бұрын
Maxaa waaye sawirka iimaan Abdimajiid oo meesha idiin saaran ma ahan Barni aad sheegaysaan.
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Halkaa waxaa igaga dhintay Sayid Maxamed Abdulle Hassan.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
adigu somaliland ayad tahay sidee ayaad ku jeclaan sayidka qisadan waa been mana rabin naag sayidku muusan odhan qisadan meel ayuu ka soo qaatay mana aha mid uu isagu sameeyay walaahi 25 sano kahor ayaan maqlay idaaja ayaa dhahay mahubo inaay sax tahay ninkana iyada sideedi ayuu u keenay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
iidoor sayidka aaminsan awalba ma jirin oo daarood nacayb aya ku wada jira lkn hadalka dulucdisa mada fahmin madama qamaan aha nin darawiish kaso hor jeedo wa murtad jihaadka kaso hor jeedo atu ka wada Hadi uu rabo muxu xoog ugu qadan wayay sayidka qaman kamana qadan halkas ayana isaga iyo qaman iskuhu danbaysay al shabaab hada so ma dhahan hebal wu ridobay ama murtad
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Iidoor awalba jaceyl ay sayidka u qabaan lagama sugeyn.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Maxaanu ku faali sayid shaydan
@Rageahcade114
@Rageahcade114 2 жыл бұрын
sheydaan waayay kan sayidka ino xumeeyoo rawaa
@mohedyusuf2648
@mohedyusuf2648 4 жыл бұрын
War idaajaa baa maanso burcadeed lagu soo qaaday
@cabdiraxmaandugsi8392
@cabdiraxmaandugsi8392 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh BURCAD SUUGAANEED dheh
@cabdiraxmaandugsi8392
@cabdiraxmaandugsi8392 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh BURCAD SUUGAANEED dheh
@ezzaddinbaomar440
@ezzaddinbaomar440 4 жыл бұрын
War ninkaan dharka Omaaniga xirran oo Maroonka ah waa Governatoorihii Gobolka Banaadir maamulayey xiligii Saldanaddii Suldaan Barqash.oo eey xakumi jireen Muqdisho, Marka, Baraawe, Mombasa iyo Jasiiradda Zinjibaar.
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 4 жыл бұрын
Waruntaa.wa morocan
@abubakarrahim8482
@abubakarrahim8482 4 жыл бұрын
His name is Seif Bin Ahmed gavernatoorihii Banadir xiliqii saldanaddii Barqash
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
@cabdirashiidcige3520
@cabdirashiidcige3520 4 жыл бұрын
High
@libanogle3374
@libanogle3374 2 жыл бұрын
Qamam bulxan nin tarikh weyn bulshada somalida uga tagay iyo dhaxaal
@brightside6885
@brightside6885 4 жыл бұрын
qisa dhab ah
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 4 жыл бұрын
Ninkaan waa kadaab waxa uu ka shaqeynaayo waa in uu noo sheego sayid ganster ciyaala suuq ah ayuu ahaay ragiisa dumarka ay wataan ka dalbada in ay u furaan ama uu dilo, taasina waa taarikhda wejiga xaar laga marinaayo. adeer marqaanka markii uu kaa baxo soo laabo wariye daacad ah oo wareysiga yaqaan raadi hakaa qaadee.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 жыл бұрын
Smart boy mashaa Allaah khayr Allaha kusiiyo. Allaha kunuuriyo aduun iyo aakhiraba. Bal maciyaala suuq baa gaalo ladagaalankeeda har iyo habeen utaagnaan lahaa Subxaanallaah. Oo ciida Soomaaliyeed ooga dhaaran lahaa inuu sal kuyeesho. Oo Mad mulla ubixin lahaayeen. 100 Barni kaqurux badan bey siin lahaayeen haduu katanaasuli lahaa jihaadka Allaah dartii ahaa. Sayid Maxamad Allaha unaxariisto. Waa bani aadame dambigiisa Allaha dhaafo.
@nuurnageeye9332
@nuurnageeye9332 4 жыл бұрын
Naagta ninkeyga baa rabaa naagta xadii ay trhd sharmuutey ahay😂😂 Kuwa manat na kufsanay maxa looyaqana
@caliguhaad6637
@caliguhaad6637 4 жыл бұрын
Waa sheeko aad u macaan
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 4 жыл бұрын
Sayidku qolomu aha
@Abshir252
@Abshir252 3 жыл бұрын
Bah Garri
@cabdiqaadirmacsaro2300
@cabdiqaadirmacsaro2300 4 жыл бұрын
Waw
@sahraali5272
@sahraali5272 4 жыл бұрын
bisinka sheekadii ayaa cadaaday la odhan jiray raga dumar kooda ka qaadi jiray
@safiyomohamed8273
@safiyomohamed8273 4 жыл бұрын
Jigijiga cabel wad mahadsan tihin
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
walaal qisadan ninku waxuu ka soo koobiyey idaaja barnaamijkii fanka sababtoo ah siduu idaaja uhadlay oo dhan mid kama tagin, ceeb badanaa waxu muuna xishoonayn
@jaallecabdiweyne9233
@jaallecabdiweyne9233 Жыл бұрын
Taariikh wanaagsân
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 3 жыл бұрын
Sheekadu faalo ayay ahayd sida lasheego taas oo ahayd gabdhaha dawiisheed yaa ugu qurux badan iyo gabdhaha ciideed yaa ugu qurux badan waxaana lasheegay sayidka walaashii iyo xaaskiisa iyo xaaska qamaan bulxan Lkn wax layidhaa iikeen iyo isoo tus midna majirto waa iskasheeko mala awaal ah iyo magac xumayn daraawiish loogu talagalay oo dadkii gabayada mala awaalka ah intay tiriyaan odhanjiray sayidka ayaa tiriyay ay,sameeyeen marka darawish dad islaam ah ayay ahaayeen dad badana ilahay gacantooda kusoo bad baadiyay oo cawaan ahaa marka halaga fogaado dacaayada raqiiska ah ee dadka aan taariikhda waxba kulahayni fidinayaan. Wtf👌
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
Sayidka hadal kisa dulucdisa ma inan fahmin madaama u hogaminayay jihaad islaami ah qamaana uu aha nin darawiish ka so hor jeedo marki la faleeyay dumarka darawished 3das dumarka ugu qurux badan ee Wabi shabeele iyo qoraxey ya ugu qurux badan marki Sayidka la yiri Qaman ba marwadisa aya ugu qurux badan sayidka isaga oo ola jeeda wa murtad nin ridobay oo kaso hor jeeda ayu sayidka yiri qamaan wa gaal meherba uma qabto Sayidka hadi u rabo qamaan kama hor istaagi karin Barni lkn dulucda hadalja waxa uu aha qamaan meher uma qabto madama uu jihaadka ka so hor jeedo Sayidka iyo qamaan halka aya isku danbaysay sayidka oo barni baadi goobay ama tix ka tiriyay lama arag oo barni wan rana leh mida kale Sayidka qamaan horti Iyo qamaan dabadi lama sheegin nin uu xilihisa ka qaday ama xilihisa uu damcay
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 4 жыл бұрын
Haadba haadkii buu la duulaa. Juxaa iyo Bood, waa is leeyihiin meelo badan bay iska shabahaan. [ Axmed Faarax Idaajaa} ,
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 4 жыл бұрын
Sheekadani Run uma eeka waa ni inaadeerkii faaninaya oo cadaalada ka fog xataa ninka kale ee ka hooseeya cirdigiisuu wax u dhimayaa oo wuu caytamayaa ALLIHII Abuurtay xataa ka xishoon maayo oo been buu lasoo fadhiistay media
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Intaad caano iyo wiil tahaa lala cabsoodaa yee waxba calaacal kuma yaalo mar hadii caydh lagaa dhigo cadaabkiisa ma iibsado ninkaan caadil kiis badine
@amuunabdi2632
@amuunabdi2632 3 жыл бұрын
Waa aduuun juxaa gabay nooga waramayo🤣🤣🤣
@fadumociise6062
@fadumociise6062 4 жыл бұрын
Rag waaragii hore hadala wa intuu yidhi
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Baadida nin baa kula daydayi daal,na kaa badane oon doonayn inaad heshaa daayiin abidkaaaye dadkuna moodi duul wada dhashoo waax u daansoonayn dallana malahan aakhiro hadii loo kitaab dayay
@maxamedcraxmanbile7495
@maxamedcraxmanbile7495 4 жыл бұрын
mmmmm
@caashajaamac9729
@caashajaamac9729 2 жыл бұрын
Waa jaaahiliin dhiigu inuu najaas yhy aan garanayn ubxaanalah
@hanaanqurux6651
@hanaanqurux6651 4 жыл бұрын
Wa adun e tariikh kashekeyan juxo iyo bood kkkkkkkk allow alle 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shuukriyare7565
@shuukriyare7565 2 жыл бұрын
Saky
@darwiishtv4802
@darwiishtv4802 4 жыл бұрын
Sheekadan waxaa si qumaati ah looga soo xigtay aw jaamac cumar ciisr
@mraliabdi1081
@mraliabdi1081 4 жыл бұрын
Hhhhh Asxabta that is funny wlhi Wey iberqaday? hhhh I don't know what that means Somali please who can tell me an explain for me thanks
@AliHassan-fn7du
@AliHassan-fn7du 4 жыл бұрын
Weey isoo jiidatay/wey isaaqday/wey icajab galisay
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
@Ali Abdi, it meana someone you love very much, to the point that you are obsess with her.
@mraliabdi1081
@mraliabdi1081 4 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 waaw ok JACEEL IGA dheh hhhhhh thanks a lot
@mraliabdi1081
@mraliabdi1081 4 жыл бұрын
@@AliHassan-fn7du hhhhhhhh really ok thanks bro appreciate your time
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
@@mraliabdi1081 You're welcome!
@aniissa
@aniissa 4 жыл бұрын
Masawirka waa iiman naata model ka ah😅
@Dhaxal_reeb
@Dhaxal_reeb 3 жыл бұрын
Sheekada abwan axmed idaa jaa ayuu kasoo xigtaye ma u yiirshe mise isagaa sheeganaya abwaanku. Intii uu idaajaa yiri xattaa hadalka ma badalin
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Gabayga caanka ah tiriyay ee tolkiisa ku caananayo eee waax ku qaadashada wayn leh ee Sideed iyo tobaan God oo maah maah ah ku jiirtoo asagu leeyahay eee illaaa hada lagu dhaaatooo nabada ayuu ku gooohi jireey
Sheekadii Mataan Ciideen ee xiisaha badnayd Full By Idaajaa
1:22:40
Dalka Media
Рет қаралды 1 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 19 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 55 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Daawo Wareysigii Aan La Yeeshey Canbaro Nuux Maxamed
24:30
Googoos Media Production
Рет қаралды 639 М.
Weerar Bulxan oo Gabadhuu jeclaa laga qaaday!! kadib maxaa dhacay ?#IDAAJAA
10:30
Abdisalaan Hereeri oo ka sheekeeyey noloshiisa iyo saaxiibadiisa
31:41
Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"
34:03
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 199 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 19 МЛН