No video

Qiso Cajiiba Sidee Sh. Xasan Waajidi ku galay Kabcada Iyo Safiina oo ka hadlay Wixii dhacay

  Рет қаралды 269,076

kalshaale channel

kalshaale channel

3 жыл бұрын

Kalshaale Channel
Qisada la yaabka leh ee Sh. Xasan Waajidi uu ku galay Gudaha Qolka Kabcada oo siwayn loo ilaaliyo iyo Wixii dhacay oo Safiina uu ka waramayo.
Sucuudiga ,, Xaramka Barakaysan , Magaalada Makka

Пікірлер: 225
@user-ht8re7ot7j
@user-ht8re7ot7j 11 ай бұрын
الله واكبر الله واكبر الله واكبر الله واكبر الله واكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤
@alifarah5262
@alifarah5262 3 жыл бұрын
Maasha ALLAH Sheekh Xasan Wajidi waxaan ka baraneynaa yaqiinta macaankeeda, waxaana ka codsanayaa Sheekh Xasan hadii uu arkayo waaba hadii ay dhacdo ama qof yaqaan haka codsado in uu u duceeyo ummaddan Soomaaliyeed ee dhiban ee iyagana is dhibay, gaalo iyo kuwa kalena u heshiiyeen in ALLE bogooda burcad isu mariyo. AAMIIN.
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 жыл бұрын
Khayr badan allaha ku siiyo walal sida aad ummadda muslimka khayrka iyo muwaafaqada ula jeceshahay
@asmaali6680
@asmaali6680 3 жыл бұрын
Masha allah Allah hakubarakeyo wll
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 3 жыл бұрын
Waad kumahadsantahay ducadaada wall. AMIN ALLAH inoo aqbalo
@yurubmuuse3340
@yurubmuuse3340 2 жыл бұрын
Aamiiin Aamiiin
@MohamedAhmed-mr7wn
@MohamedAhmed-mr7wn 3 жыл бұрын
Allahayow awooddaada iigu fududee aniga iyo Aabbahay in aan xajkaaga soo gudano. Allahayow ii fududee hooyadayna in aan ka soo xajo Aammiin yaa rabbi yaa Allaah.
@HH-mq3gz
@HH-mq3gz 3 жыл бұрын
Amiin
@olaadyare6438
@olaadyare6438 3 жыл бұрын
Addh
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
AYAAN DARANAA NIN MASUUL AH LABADII XARAM CAGAHASAARAY MARKA UU SOO NOQDANA TUUGO DULMI LA IMANAYA
@maxamedcaligeelle7771
@maxamedcaligeelle7771 3 жыл бұрын
Amiin ayo anigaba
@alasali3729
@alasali3729 3 жыл бұрын
Amiin allaha idiin kaso
@ruwaruru7222
@ruwaruru7222 3 жыл бұрын
Yaa rabi nagu irzaaq xajka iyo cumrada qiso aad u cajiiba waye qofki alle tala saarta wuu gaari hamigiisa ilahow kuwo ducadoda aad aqbasho naga yeel 🤲
@umuismail3272
@umuismail3272 3 жыл бұрын
Aaamiiiin
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 3 жыл бұрын
Mansha allah Tabarakalah rabi waxan weydiisanayaa inuu mar uun iigeeyo dhulkaa ilahay ee barakeysan
@maxedxassan1116
@maxedxassan1116 3 жыл бұрын
Alle haku geeyo
@lightlight5706
@lightlight5706 3 жыл бұрын
Ya raxmaan, iga yeel qof aad ducadeeda markii qeyr ay ku jirto ka aqbasho. 🙏amiin
@user-wc8he7ny2e
@user-wc8he7ny2e 3 жыл бұрын
Masha allah waa ilaahay fadligiisa ilaahaw ana nagee
@ikraannuura4535
@ikraannuura4535 3 жыл бұрын
Shiekh xasaan Alwajidii Allhaa hakuu xfdoh muxaadroo uu waa soo jeediyey ayaan kaqayp galay😘
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 3 жыл бұрын
Allxamdulillaah allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar Allxamdulillaah allaahu akbar allaahu akbar nasiib badanaa sheekhu allaaha barakeeyee waa ubarakaysanyahay Allxamdulillaah 😭😭😭😭💚🤲🤲🤲🤲🕋🕋🕋
@abdirahmanahmedismail804
@abdirahmanahmedismail804 3 жыл бұрын
Ya Allah sifaatkaga iyo cizigaada ayn kugu waydistay inan so xajiyo Ya Allah iga aqbal amiin
@farxiyobashiir657
@farxiyobashiir657 3 жыл бұрын
Aamiin
@seynabsmsamatar2857
@seynabsmsamatar2857 3 жыл бұрын
Mashaa alaah Ilaahay ankana hanoo kaso in aan ku tukano
@asmaali6680
@asmaali6680 3 жыл бұрын
Masha Allah allah hakuxifdiyo sheikh xasan alwajidi kheryka Allah hakuguwaafajiyo
@ZahraHAli-wt2gm
@ZahraHAli-wt2gm 3 жыл бұрын
Mashalaah Sheikh Hasan Allaah Baa ku mahadsan
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Ina tago ayan jeclahay baydka ilahay iyo mashidka nebiga scw weliba an madino dago allah agtisa waxba kama ahayn iney riyadasu i rumowdo
@umushaymaaabdikadir1260
@umushaymaaabdikadir1260 3 жыл бұрын
Mnshaallah abyo qali anigabo wan jecelahaye wallahi ilaahaye hano rumeyoo riyadenaa i.aaa
@raqiyayusuf7348
@raqiyayusuf7348 3 жыл бұрын
Aamin aamin kuligeen
@najiibhassaneid6463
@najiibhassaneid6463 3 жыл бұрын
Masha Allah waan jeclahay inaan tago oon dago ilaahay ha inoo sahlo aamiin yaarabi
@asmaali6680
@asmaali6680 3 жыл бұрын
Masha allah abayo qali anigabo wan jecelahaye wallahi Ilahay hano rumeyo amiin amiin amiin yaraba 🤲🤲🤲
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Allah swt hayno rumeyo kuligenba wa malin jimcaye
@ugaasodheyman5960
@ugaasodheyman5960 3 жыл бұрын
Maasha allaah waa sax in alle lagu kalsoonaado
@youngmude2149
@youngmude2149 10 ай бұрын
MashAllah اللهم بارك
@kasimahmed2835
@kasimahmed2835 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh xasan waajid alle habarakeeyo quranka cod fican ayuu ku akhriyaa
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 3 жыл бұрын
Manshalah ilahow inana tago gurigaga i aqabal yaa Allah ♥
@najiibhassaneid6463
@najiibhassaneid6463 3 жыл бұрын
Masha Allah الله أكبر الله أكبر الله أكبر الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليهوسلم
@abdiaziiznour1749
@abdiaziiznour1749 3 жыл бұрын
Masha allah اللهم ارزقنا حبك وحب من يحبك وحب عمل يقربنا الى حبك ياذى الجلال والاكرام
@fardousadan1847
@fardousadan1847 3 жыл бұрын
Shugran wllo🥰
@fardousadan1847
@fardousadan1847 3 жыл бұрын
Wankahelay ducadan
@shaashshah2707
@shaashshah2707 Жыл бұрын
Asmar yaryar oo masha allah ah.waxay ku oranayaan Yaa xajni barrax calal dariiq"
@naimoismail8083
@naimoismail8083 3 жыл бұрын
Masha Allah qaari Xasan Alwaajid
@hibaaqkalashkalash4303
@hibaaqkalashkalash4303 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh hafidulaah
@smx111
@smx111 Жыл бұрын
Allaahu ‘Akbar Kabiiraa
@Shiekh_abdirashid_Ali_sufi
@Shiekh_abdirashid_Ali_sufi 3 жыл бұрын
تلاوات القرآن الكريم للشيخ عبد الرشيد صوفي 💛🤍💙🇸🇴🇸🇴 Talawat Quran shiekh Abdirashid Shiekh Ali Sufi 💔💯
@saynab7503
@saynab7503 Жыл бұрын
Rabi hanoo kaso baytka barakay san ee rabi
@abdirahmansomalichanal1682
@abdirahmansomalichanal1682 3 жыл бұрын
Scw ❤️ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@maryammoh1450
@maryammoh1450 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله اكبر شيخ بارك الله فيك
@musamusamm6418
@musamusamm6418 3 жыл бұрын
ما شا اللہ
@hajiiraissak8230
@hajiiraissak8230 3 жыл бұрын
Masha Allah God bless you sheikh
@xalimacalii6031
@xalimacalii6031 3 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@nawaalxirsi2132
@nawaalxirsi2132 3 жыл бұрын
ماشااللہ تبارک اللہ جزاکم اللہ خیر
@samaysanerabiic8192
@samaysanerabiic8192 3 жыл бұрын
Masha allah qiso cajiiba jasaakallahu khayran
@Sharmaemail
@Sharmaemail 3 жыл бұрын
Walaaal ALLAAAAH noowadasahlo kuligeena inshaaALLAAAH
@asmaali6680
@asmaali6680 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hiba.m114diini4
@hiba.m114diini4 2 жыл бұрын
Masha Allah sheikh qeyrka Allah ku siyaadiyo
@user-hd4cr8lx6n
@user-hd4cr8lx6n 3 жыл бұрын
Alaaahu ak bar Maashaa alaaah👍🏼
@qubca7073
@qubca7073 2 жыл бұрын
Sanadkeebey ahayd Sh xasan alwajidiyow
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 3 жыл бұрын
Allahu akbar ilahay ayaa ducadada kuu aqbali Mashalah
@duceysansheikh7019
@duceysansheikh7019 3 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@rahimamohamad8042
@rahimamohamad8042 3 жыл бұрын
Sh wajidi insha allah Turkiet.an imana quraan ad isaareysa inshaa allah
@khadrakoos102
@khadrakoos102 3 жыл бұрын
Mansha allaah mansha allaah mansha allaah
@ibrahimmohamed4141
@ibrahimmohamed4141 3 жыл бұрын
maasha allah barakallahu fikah
@astarlinhassan4702
@astarlinhassan4702 2 жыл бұрын
Masha Allah. Waa wax uguwey oo niyadha ikujiro. Allah SW ayan weydhisina in irumiyo riyadheya.ameenta wa dhankina.
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Жыл бұрын
Shiikh waajidi iyo safiina taariikh beey isla soo mareen
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 3 жыл бұрын
Inshallh wxnu donaya in aan jaamacad kadhigto makko Illahey wuu ii rumyn karaa riyadaydu 💗❤💓💞💕💟
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Ilaahay walaal hakuu rumeyo
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 3 жыл бұрын
Waxa PaH kumA haH wlo allle
@shukrijama3200
@shukrijama3200 3 жыл бұрын
Masha allaah wllhi waan qiroday
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Жыл бұрын
Masha allah
@sahroadanabdi4590
@sahroadanabdi4590 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@mohamedmacoow8899
@mohamedmacoow8899 3 жыл бұрын
Allhu akbar
@ugaasmaxamedisxaaq3554
@ugaasmaxamedisxaaq3554 3 жыл бұрын
Illahow geli asoo bad qabo sidoo alle aniga iyo dhamaan walidiinteyda muslimaadka ahba aamiin yaa qawiya
@abdirahmansalah3461
@abdirahmansalah3461 2 жыл бұрын
mansha Allah mansha Allah mansha Allah
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Alaahu akbar alaahu bar Masha alah
@xalimacalii6031
@xalimacalii6031 3 жыл бұрын
ما شاء الله
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 жыл бұрын
Maasha allaah waxaan soo xajjyey 2019 ilaahow Ii sahal mar kale ciimro
@shaashshah2707
@shaashshah2707 Жыл бұрын
Riyadaa waa wada haysanaa insha allah.dhamaanteen
@fartunhusseinmohamed4630
@fartunhusseinmohamed4630 3 жыл бұрын
Masha Allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah Tabaaraka Allah
@cuthmanmasjid9214
@cuthmanmasjid9214 2 жыл бұрын
Maanshlaah illahay ii sakhir hajka iyo umrada
@alizaki3192
@alizaki3192 2 жыл бұрын
𝕄𝕤𝕙𝕒 𝕒𝕝𝕒𝕒𝕙
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 3 жыл бұрын
Masha Allah yaqiinta iyo imanka waa waxa lagu kala hormaray Allow inagu irzaaq
@mohamedabdirahman5712
@mohamedabdirahman5712 Жыл бұрын
RIWAYAD RAHA WEN
@Nursalah2
@Nursalah2 3 жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar walahi run waaye allah waa Qafuuru raxiim
@moutaindew217
@moutaindew217 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah
@ayaanahmed3356
@ayaanahmed3356 3 жыл бұрын
Maasha allah maasha allaah
@mustafeibraahin9638
@mustafeibraahin9638 2 жыл бұрын
اللة أكبر اللة اكبر
@xalimacalii6031
@xalimacalii6031 3 жыл бұрын
الله اكبر ولله الحمد
@salmasaid3756
@salmasaid3756 3 жыл бұрын
Mash allah Shiakh ❤️😍
@anabdahir3141
@anabdahir3141 3 жыл бұрын
Alaahu Akbar
@craxmaandacad517
@craxmaandacad517 3 жыл бұрын
Allhe hakuxiftiyo
@ruqiyaabdirahman6271
@ruqiyaabdirahman6271 3 жыл бұрын
Maasha allah tababarka llah
@FatuushAxmed
@FatuushAxmed 3 ай бұрын
Allow isahal inan xaajka tago hoyana geeyo allow wax walba wy ku fududahy ee ana ifudude
@yoonisfaarax3031
@yoonisfaarax3031 3 жыл бұрын
Masha Allah , Ahmed Safiina Allaha ku dhawro .
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 3 жыл бұрын
Aniga waan kuriyoodey anigoo galey waxaan habeen ayaan waxaa ilaahey ii sahley meesha yar lacagta qureesh kadhamaatey iney dhisaan ayaan galey waan kutukadey laba rakac
@muslimayusuf5885
@muslimayusuf5885 3 жыл бұрын
M.a
@khadrakoos102
@khadrakoos102 3 жыл бұрын
Allaahu akbar
@Billowyare
@Billowyare 3 жыл бұрын
Masha ALLAH, Masha ALLAH
@naxwoibraahim5858
@naxwoibraahim5858 3 жыл бұрын
Masha Allah Ahlu Allah Waaye dadka quraanka barta hadana dadka bara Ilaahow niyadeyda ii rumey
@abdirahmanarshe2054
@abdirahmanarshe2054 3 жыл бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 3 жыл бұрын
Yaaraxmaan nawaafaji🤲🤲🤲
@munayusuf4949
@munayusuf4949 3 жыл бұрын
Manshallah Manshallah Tabarakallah
@abdisalanabdulahi4582
@abdisalanabdulahi4582 3 жыл бұрын
Mashallah
@cqaadir1261
@cqaadir1261 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey yaqintada naku rasaq sida adomada qar uku irsaqday
@naciimoaaden3895
@naciimoaaden3895 3 жыл бұрын
Mashallh mashallh mashallh ⚘🍀⚘❣🌷🌷💟💙✅
@abdirisaqmuhamed8150
@abdirisaqmuhamed8150 3 жыл бұрын
allhuma yassir ina xajka aadno dhamntyo amiin
@abdirahmansomalichanal1682
@abdirahmansomalichanal1682 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️
@nimokalif6149
@nimokalif6149 2 жыл бұрын
Subxanalah cajib
@mohamedabdirahman5712
@mohamedabdirahman5712 Жыл бұрын
Riwayad raxawen
@abdirizakmoha3253
@abdirizakmoha3253 3 жыл бұрын
Mnsha Allah
@xamdihussen8384
@xamdihussen8384 3 жыл бұрын
Maaaaash allllh
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
Maasha Allah
@kaltmsajid7254
@kaltmsajid7254 3 жыл бұрын
maansha allah
@naimoabdi437
@naimoabdi437 3 жыл бұрын
Allahau akbar allahu akbar wanagsane waa ilaheey
@fardowsaismail8316
@fardowsaismail8316 3 жыл бұрын
Mashallah Inkii aan edo u Ahaa nolow
@abdikadirmacalin6823
@abdikadirmacalin6823 3 жыл бұрын
MASHAA ALLAH
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 3 жыл бұрын
Masha allah ❤الله اكبر
@naciimaali8664
@naciimaali8664 3 жыл бұрын
Mashaa allah
@ugaasodheyman5960
@ugaasodheyman5960 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@randaruxii9690
@randaruxii9690 3 жыл бұрын
mashaa allaah🥰🥰🥰
@love-peacem4460
@love-peacem4460 3 жыл бұрын
Maa shaa Allaah TabaarakAllaah!
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 26 МЛН
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 22 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 30 МЛН
Qiso jaceel,,,Rafaad,,badan..baa..umaray,sh/xasan waajid
9:51
Sahal Somali TV
Рет қаралды 609 М.
SHEEKH XASAN AL WAAJIDI | SUURAT AL ISRAA
24:52
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 83 М.
Tabliiq muxaadaro cajiib ah Sheikh Ahmed Mahdi
37:57
SomTv Darulkher
Рет қаралды 15 М.
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 26 МЛН