QISO JACEYL EE WARIYAHA QABSATEY PARTI 1

  Рет қаралды 134,976

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

2 жыл бұрын

#higsino.1 #supercarab #qiso #2022

Пікірлер: 212
@aadanabdi2573
@aadanabdi2573 2 жыл бұрын
My brother waxa tahy dhuri giliye runahanti waxa xushmat mudan muqalada iyo ereyada iyo dhacdada ku dhacdo walalahena somaliyed aya cajib ah because qofkasto muslim ah wuxu Mar qisoyin cajib ah horey usoco wllkey rumad
@aadanabdi2573
@aadanabdi2573 2 жыл бұрын
Party 2 ayan ka sugeyna wana kula socona dhamantena insha allh bro
@aminafaisal1200
@aminafaisal1200 2 жыл бұрын
Manzha Allah Saka baa Tiktok Kaso Raaccay Horay Kuma Aqon GuuLayso Wanka HeLay Qisoyinkaaga Part 2 I.a🥰
@aishamohamedali9454
@aishamohamedali9454 2 жыл бұрын
From tiktok wlhi waa radhi nayay KZfaq kaga alx hadhan helay waa qer thanks abowe♥️
@rayanabdirashid884
@rayanabdirashid884 2 жыл бұрын
Qisoyinka aad soo dhigtid waan qiiroda wll wlhi 😥Rabi ha ku xafido♥️
@Danna_Abdi
@Danna_Abdi 2 жыл бұрын
Insha allah 100k waad u qalantaaa wall runtiii🥰🥰🥰🥰
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks insha allah
@naimamohamed7768
@naimamohamed7768 2 жыл бұрын
Super carab keep going next level i.a
@adnonour4257
@adnonour4257 2 жыл бұрын
Asc wallkie Mahadsnid qisooyinkaada iuo dadka kula wadaaga iuo sidaaaf noogu soo gudbiso I.a waxaan sugnaba part 2 💚🥺😓🤞🙈
@ruweydamuuze2700
@ruweydamuuze2700 2 жыл бұрын
Plz part 2 abowe laso dhaqso 🥰
@huskaabdulahi7891
@huskaabdulahi7891 2 жыл бұрын
Wlhi you now how to make a history of love 💪 keep on going brth
@ibraahimcade7102
@ibraahimcade7102 2 жыл бұрын
sxb hormar wacn lpx mesha joogto meel ka sareyso u qalantaa wll hal qiso oo guuleysty frxd iyo reyreyn ku dhisan ka sugynaa lpx hormar wacan pro full respect 🙏😍
@amaalismaciil9014
@amaalismaciil9014 2 жыл бұрын
Wlky mcn sethy
@minhaajofficial9155
@minhaajofficial9155 2 жыл бұрын
Wax yaaar ayaagadiman 100k is udaqsibadn ankarsine hormarkisaa ankaatalino dadkeygaaa💝💖
@fridasson848
@fridasson848 2 жыл бұрын
Mansha allah aboowe horta waan ku salaamey mid qaali ah sc muda kale sheekasta ood soo gubiso waa ay macaantahay waayo adigaa laxan saara
@djmoha.official5010
@djmoha.official5010 2 жыл бұрын
Soor wlhi aniga wan Aminsanhy jacelk 4 years ayan gawar islasocona Allahyow qalbiyadena dhawac kailali
@nataashaaibrahim6559
@nataashaaibrahim6559 2 жыл бұрын
M.a. Wllhi qisooyinkaaan cashar ayaaa inoothy wllkei iga weyn waxaan kuleeyhy keep going
@ahmednoordubow2293
@ahmednoordubow2293 2 жыл бұрын
Sxb ani xita qiso ayan rwa inan kula wadago ee inte kala soxarira plz🥰
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Instagram real_supercarab
@leilaaidurus4351
@leilaaidurus4351 2 жыл бұрын
Manshaallah guleyso walal
@wlljecelow__________88
@wlljecelow__________88 2 жыл бұрын
Waad soo dahisay waan ku sugoyna wll mayow
@maariyomaxamed2779
@maariyomaxamed2779 2 жыл бұрын
Mzha allah qaap wanagzan aYad uzo gudpiza qizooYinka alle haku xafido apwweh
@ilhaanabdullah5047
@ilhaanabdullah5047 2 жыл бұрын
Congratulations 20k my king ka bdn u qalanta horay u soco guul wacan ku rajeyna i.a😍😍😚from tiktok pro
@nasrohussien9540
@nasrohussien9540 2 жыл бұрын
Labawan 1👌👌
@Hufanee.electronics
@Hufanee.electronics 2 жыл бұрын
Keep going my dear pro
@yasminAbdi846
@yasminAbdi846 2 жыл бұрын
Jecelow maxa dad bdn ka oysiisay hal mar hadii lagu dhoh aan kala tagno xanunkeda Wlhi Ruuxi ldhay ba daremii karo All maxu jecelka xanuun bdn yhy 😭😭😭😭😭
@sowdonur6065
@sowdonur6065 2 жыл бұрын
WOOOW🥰🥰🥰🥰 Congratulation 20k super arab kabadan kuu rajeynaa insha allah
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thank dhamanteena congratulation 🎊 insha allah kabadan wan kugeynaa
@HazanNour9090
@HazanNour9090 Жыл бұрын
@@Higsino.1 1m uqalantaa
@MohamedAli-mf9gq
@MohamedAli-mf9gq 2 жыл бұрын
Wll salada Badi wll Alle ila og wee igu dhacday arintada camal
@yusufmuhumed5057
@yusufmuhumed5057 2 жыл бұрын
Waiting Part 2 Legend
@ruqiiyoabdullah4165
@ruqiiyoabdullah4165 2 жыл бұрын
intee lagala soo xiriraa wll mcn 🥰
@ahmedabshirshire8517
@ahmedabshirshire8517 10 ай бұрын
Massha allhh ❤😅😢
@maahirmohamed2933
@maahirmohamed2933 2 жыл бұрын
Wll xageen kaala soo xariiraa qiso inaan kulla wadaago ayaan rabaa
@rahmaiidle6612
@rahmaiidle6612 2 жыл бұрын
Keep going brother
@miicaadyare3144
@miicaadyare3144 2 жыл бұрын
keep going my bro 😗
@quuensalmish281
@quuensalmish281 2 жыл бұрын
Keep going pro 💯
@asmohappy4257
@asmohappy4257 2 жыл бұрын
Hapaliyo higsi no 1🥰🥰
@fardowsamukhtar4932
@fardowsamukhtar4932 2 жыл бұрын
Prt 2 plz wll
@MohamedAli-mf9gq
@MohamedAli-mf9gq 2 жыл бұрын
Wll tan oo kale aniga ee igu dhacday lkn wll Quranka aqriso mar walbo aad soo xasuusto Alle Talada saaro
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 2 жыл бұрын
Congratulations ❤
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thank
@fadumoxasan6584
@fadumoxasan6584 2 жыл бұрын
💚💓💛
@siciidmaxamed4573
@siciidmaxamed4573 2 жыл бұрын
Part2
@IshwaaqAbdi
@IshwaaqAbdi Жыл бұрын
@zamzamaidid4446
@zamzamaidid4446 7 ай бұрын
​❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@laylomaxamed9920
@laylomaxamed9920 2 жыл бұрын
Msh allh ha waro jecelku
@wlljecelow__________88
@wlljecelow__________88 2 жыл бұрын
Ooh part two
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 2 жыл бұрын
Keep going 💯
@nasrosheikmohamed4956
@nasrosheikmohamed4956 2 жыл бұрын
Masha allh horey usoco wll suber carab guuleyso insha allh
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks
@anisohuseen1092
@anisohuseen1092 2 жыл бұрын
Wooow😍😍😍
@mohamedmoha2448
@mohamedmoha2448 2 жыл бұрын
Hambalyo waan ku taageeraaa💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@saabiriinmohamed6889
@saabiriinmohamed6889 2 жыл бұрын
Keep going wll qali nolow 🥰
@liibaanabdi234
@liibaanabdi234 2 жыл бұрын
Waa kula socdaaa Carabow thanks
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks
@hassanmottohassanmotto3997
@hassanmottohassanmotto3997 2 жыл бұрын
Abayo qisada Aniga iisheg noo Anigaa kadhagesanaye
@faadumofani5615
@faadumofani5615 2 жыл бұрын
M.a wll lasoo dhaqso part2
@axmadxussein3701
@axmadxussein3701 2 жыл бұрын
MashaAllah tiktok aya kaaso raacey sheekoyinaaga aad ayu iqanciye keep going brother
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks
@user-ci8jh7kk2e
@user-ci8jh7kk2e 4 ай бұрын
wlhy videoyadaada mar kasta waa daawadaa ❤
@xanaancusmaan1737
@xanaancusmaan1737 2 жыл бұрын
Bro barty 2 noogu soo dar waan kaa wada sugeynaa dhamaanteena
@dekaabdi2470
@dekaabdi2470 2 жыл бұрын
Plz part 2 I love you story
@FunnybroBoys-cv2jm
@FunnybroBoys-cv2jm 11 ай бұрын
Okkkk😊
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 2 жыл бұрын
Asc.wll Sethyi Masha Alhi ♥️👍♥❤SUBSCRIBED Esar wll Qali ♥️
@ubahahmed6806
@ubahahmed6806 Жыл бұрын
Mash Allah waaa qiso aad io aad aan ugahelay wll sobadi
@hasanalio7412
@hasanalio7412 2 жыл бұрын
Keep going 💪
@ayaanhassan2378
@ayaanhassan2378 2 жыл бұрын
Apowe sida silamida will socilmed kujira ayaan sawirkiisa kahely.waliba aan jcel uqaadey.mudu.hada2sano.ahayaan.jclhy. marun inan. Xidhidh sameyno kuraja weynahy.ciwaan kiisa. waradiyay walina maheli.maxad igula talin laheyden. apowe 🥺🥺🥺🥺🥺
@fahiimoahmad9092
@fahiimoahmad9092 2 жыл бұрын
Ilhy bari xppti baryada ilhy wax kasta wey badashaa
@farhanmohamed3489
@farhanmohamed3489 2 жыл бұрын
Wan kasodahay danka cmmentiga sxp guul yan kuu rajeyna
@safumoha9948
@safumoha9948 2 жыл бұрын
M.a 🤗
@AbdiNajiib343
@AbdiNajiib343 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@bintalsheikh2584
@bintalsheikh2584 Жыл бұрын
Codkada dhibatoyinka an umaray 🥺♥️
@filzanxasan239
@filzanxasan239 2 жыл бұрын
8deed saac ma wxd ujeeda 8pm mise anigo sacdiini runti ma fahmo
@hanadhaka6617
@hanadhaka6617 2 жыл бұрын
Mazul horaay usoco midadhaaa noso sameey illeen adhiga jccl yahaaan aheeew
@abdifatahsamatar
@abdifatahsamatar 2 жыл бұрын
PART 2
@amiizhmohaz6388
@amiizhmohaz6388 2 жыл бұрын
Waqti dheer ka dib waa soo helay wna ku raadin jiry KZfaqkga wana jeclahay inaa dhageesto qisooyinkaaga
@samtarnuur3994
@samtarnuur3994 2 жыл бұрын
Part two dhaqso zhb
@qweenubax6770
@qweenubax6770 2 жыл бұрын
Legend
@ilhaanidiris1652
@ilhaanidiris1652 2 жыл бұрын
Keep going prother
@user-yj1cr8zp5t
@user-yj1cr8zp5t 6 ай бұрын
Allh Haku xafido❤😂😂
@maxamedcawil1938
@maxamedcawil1938 Жыл бұрын
M.aalah
@dahawodahawodahawodahawo4927
@dahawodahawodahawodahawo4927 2 жыл бұрын
Plz bro qebta higta nolosodaqso plz
@asadramaas4568
@asadramaas4568 Жыл бұрын
Waa cajiib badan xanuunu badan
@cusmaanmaadey8467
@cusmaanmaadey8467 Жыл бұрын
Walaahi waa xanuun
@samsammuhamed2241
@samsammuhamed2241 2 жыл бұрын
Qisadu waa cajib
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 жыл бұрын
🥺😂yes first ahay qisooyinkaada jecliya
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks
@qalanjodumarka1639
@qalanjodumarka1639 2 жыл бұрын
Keep going💖💖💌💜💜
@raxmoali3447
@raxmoali3447 2 жыл бұрын
Asc sxb waxa karaba meel aan kaala sooxariiro oo aan su aal kugu weeydiiyo codsiga ii texgali pro
@FahimFahim-dk3ew
@FahimFahim-dk3ew 2 жыл бұрын
Meh also bro mcn just give us you contact plz
@quenamiira1245
@quenamiira1245 2 жыл бұрын
Congratultioms wllki
@sahrocabdule2675
@sahrocabdule2675 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdikadirjele6552
@abdikadirjele6552 Жыл бұрын
Ilahy haku xifdiyo wllka
@bigmanofficial0105
@bigmanofficial0105 2 жыл бұрын
Cadawe waa ku salamay
@mohaamash6501
@mohaamash6501 2 жыл бұрын
Walal waxaraba qisoya Inakula wadago
@sharafabdiwali2676
@sharafabdiwali2676 2 жыл бұрын
Walalo plz vedio yadada ka daa music si aan udhagysano waxna uga qadano
@mariaofficial3997
@mariaofficial3997 2 жыл бұрын
Parti2 ayan rabnaa
@arowzexersonarowzexerson1470
@arowzexersonarowzexerson1470 2 жыл бұрын
Part 2 plz
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 8 ай бұрын
Good story
@FihimaCabdi-kn7bg
@FihimaCabdi-kn7bg Ай бұрын
😢😢
@anisocadey7696
@anisocadey7696 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@fartuunmaxamad1007
@fartuunmaxamad1007 2 жыл бұрын
qiso igu dhacday aan inta idin kaga sheekenaa maalin baa nin waxaa ugu tagay meel u furneed oo shahaado inuu ii sameeyo aan kadalbaday wayahy buu I yidhi labo maalin oi ii qabtay maalinta aan shahaadada kasoo doonanaaye waan u imid markaas baan sheekesanay anigii oo bartii joogo oo igu dhahy waan kaa helay walaaley aniga wax weyn kama soo qaadin kadib number ka ayuu iga qortay laba maalin kadib ila soo xiriiray sheeko bdn kadib ane waan ka helay ninkii mudo labo isbuuc markaan caadI u wada sheekesaneenay ayuu I dhahy abaayo guur ayaan u diyaar ahy mxaa kaleedahy waa inagoo xirir isku soo bandhigan run ahaantii aniga doqeyga ayuu noqday qof intaan ku xulan lahy ayaa astan u eheed sheeko bdn kadib aniga waan ka aqbalay oo waxaan dhahy anigaba guur ayaan u diyaar ahy bishaan dhexdeeda ayaan kahadlaa waxaan ku heshiinay in soonka markii laga baxo aan .wada fadhiisano kadib neh kawada hadalno arimaheena guurka balse habeeb inagoo sheekesaneenaa ayuu I weediiye qabiilka aan ahy markaan u sheegay kadib aad buu iigu sii farxay kadib weediiye isaga somalida qabiilada ee takooraan ayuu ahy aniga run ahaantii waan ka naxay waayo aniga takoor ma .aqaan balse cid ayaa iga dambeesa oo ogoleen talo meel aan ka bilaabo ayaan waaye hooyo kadib waxaan dhahy hooyo nin cidaha latakooro ah ayaan isbaranay kadib ee dhahday yaahoo 😂😂 ileen waa dadki hore iyada kadib dar daaran ee ii gashay aabe ayaan dhahy hadane nin cidaha latakore ey ayaan isbaranay aabe ne isaga kuma farxin lkn kuma dhihin waalidkeyga guur aan ku heshiinay waan isbaranay uun baa .dhahy .xaqiiqdii aniga qabiil ma aqaan ninkaas neh aniga wax an ku diido maqabyo balse familka awgiis ayaan inaa iska .daayo go'aan saday wax aan .u sheego ayaan garan waaye iyo si aan yeelo fikir .bdn kadib waxaan go'aan saday in aan faraha ka qaado block meel walbo kasaaro arageyga neh kaqariyo anigoo waxaba u sheegin waayo karo familka aa iikaa diidaa oo qofka cuqdada aa galee balse halmar meel aan kabaxay haduu waayo wuu iska quusanaa balse .aniga ma ilaawin isaga oo habeen iyo maalin ayuu maskaxdeyda kujiraa ala somalI goormee dad noqonee oo qabiil la iska deynaa gabdho bdn neh wey jiraan oo loo diiday niman ee rabeen qabiil awgiis 😢😢😢😢
@hipaaqabdi8470
@hipaaqabdi8470 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sacdiyaahmeh6231
@sacdiyaahmeh6231 Жыл бұрын
Caloool xuma weynaa
@hanadmadha5540
@hanadmadha5540 2 жыл бұрын
Qiso xanuun wye marka nio iska adkeeso wxa sugna pr2 i.A meshe kudhamaanto aya arkeeena
@nadiirhanad3400
@nadiirhanad3400 2 жыл бұрын
Nin qalbi wanagsan guleyso nolosha kuma xumeyso
@ibrahimcali4117
@ibrahimcali4117 2 жыл бұрын
Asc ugu horeyn wn ku salaamy horey usoco wll mcn
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks
@sagalahmed9082
@sagalahmed9082 2 жыл бұрын
Qisoyinka adigaba xiso uyelayo sida uso tabinesid m.a like💯🥰 Kalay iska arag
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks
@xasancadceed196
@xasancadceed196 2 жыл бұрын
Masshaallah allh
@SimanDjibril
@SimanDjibril 2 ай бұрын
M.a wll waxn raba in an ku wadago qiso ee siden kul wadagi kara wll
@saadaq7899
@saadaq7899 2 жыл бұрын
Haa wll waxan Ka Codsaty Ilaa Hda Kuma Arko💯
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Walal Instagram real_supercarab igala soxirir thanks
@fartuunbbe8280
@fartuunbbe8280 2 жыл бұрын
Asc waxan rba inaan kula wago qiso xanun bdn Ee inte kala so Xirir wll plz iso jwb
@maxamedibrahim9544
@maxamedibrahim9544 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@LovelyCartoonCat-en7fu
@LovelyCartoonCat-en7fu 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@paulomaldini1511
@paulomaldini1511 2 жыл бұрын
ɴɪᴏ ǫɪsᴏ ᴡᴀʟᴘᴏ ᴏᴏ ᴀᴅ sᴏ ᴅʜɪɢᴛᴏ ᴡᴀɴ ʟᴀ sᴏᴄᴅᴀ ᴇᴇ ᴘᴀʀᴛ ᴛᴡᴏ ʟᴀ.sᴏ ᴅʜᴀǫsᴏ ᴡʟʟ ᴍᴄɴ❣️🌍💫
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks
@nasraabiib6412
@nasraabiib6412 Жыл бұрын
Hada qof laga helyo Ada kahelay wllo please
@aamino.muuse.5413
@aamino.muuse.5413 2 жыл бұрын
Ax.alla.xanuun.badanaa
@madaxmusmaar544
@madaxmusmaar544 2 жыл бұрын
Keep Ap
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Thanks
@oscermohamed1190
@oscermohamed1190 2 жыл бұрын
sxb qali qiso rabaa inaan ku shegoo e adigo rali ah number kaga xagee ka helnaa daad badan aya rabaa
PARTI2 GAAL MA GUUR SANKARO  #higsino.1 #supercarab #qiso
8:07
HIGSI NO.1
Рет қаралды 45 М.
Guurkii Geerida  DHaantey #qiso
1:10:15
HIGSI NO.1
Рет қаралды 39 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Cishqi ⚠️😭 || Qiso jaceyl oo xanuun badan
1:14:03
ILEYS
Рет қаралды 40 М.
WAXAAN NOQDAY QOF XUN  IYADUNA WEY ICAFISAY
35:33
QADAR SHARIF
Рет қаралды 118 М.
qiso murugo leh fu
12:05
shabatax yare
Рет қаралды 251 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Dhiiga aabehey || Qiso xanuun badan
55:35
ILEYS
Рет қаралды 18 М.
Waar  Daag. Daag  Ah
15:08
Som tv
Рет қаралды 525
Dhacdada Burco ee qoyska cuntadu iska badasho
17:04
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 204 М.
JACEYLKII DHAYMANKA #qiso
48:51
HIGSI NO.1
Рет қаралды 31 М.
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
0:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,5 МЛН