WAXAAN NOQDAY QOF XUN IYADUNA WEY ICAFISAY

  Рет қаралды 118,287

QADAR SHARIF

QADAR SHARIF

10 ай бұрын

Пікірлер: 503
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN 10 ай бұрын
Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏
@mumtaazxubi986
@mumtaazxubi986 10 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalam
@FilsanNour
@FilsanNour 10 ай бұрын
😊😊😊
@user-of1yj4jo3l
@user-of1yj4jo3l 10 ай бұрын
Scw scw scw
@user-tp5hr2fj3r
@user-tp5hr2fj3r 10 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@user-tx6fb2ok2v
@user-tx6fb2ok2v 10 ай бұрын
SCW SCW SCW ❤
@Muna-jj7mm
@Muna-jj7mm 10 ай бұрын
Gabdhaha in ay jacayl uso ban dhigtan Wilasha waxa ka qurux badan in qarsadaan oo uu wilku isagu ku so bandhigto oo uu wad wato❤❤
@user-jb3xr8pf8u
@user-jb3xr8pf8u 10 ай бұрын
Haa waasax 😢🎉
@haboooon55
@haboooon55 10 ай бұрын
Haaa wlhi si kasta oo aan u jeclahay mawa dhihi karo waa ku jeclahay waa dhiman karaaa😢😢
@gabdhamamhinda1157
@gabdhamamhinda1157 10 ай бұрын
Haa run walhi lkn hada ba dhacado xit waa inada is xakaman karo oo qofkan nolashada wada siin
@user-je1on5ug6b
@user-je1on5ug6b 10 ай бұрын
Haa wlhei😢
@zeynabhajizeynuu5254
@zeynabhajizeynuu5254 10 ай бұрын
Sax waligey nin uma shegan
@anisaabdulkadir711
@anisaabdulkadir711 10 ай бұрын
Xaasisanaa macbuudka qof dhan ku aamimtay ku jeclaatay baa sidaa u gashay hadana waxaa isku day inaa Dib nolosheeda ugu laabto xasbuna Allaah wllshie mcnt waligaa nin qodba siro haka yeelin waa iga talo ❤ ❤
@ikraancarab844
@ikraancarab844 10 ай бұрын
😥nin raga maha Kan dumarka rajo beel ku Rida 😥 allh qlbigeda jeceel daacad ah ha ugu abaal mariyo gabadhaa
@hanidheemanmahamoud8746
@hanidheemanmahamoud8746 10 ай бұрын
İnta Tiktok kaso racday 😂
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 9 ай бұрын
Allah haku caafiyo qof xanuun san ayaad tahay nin somalina uma xumid
@ruweydoabshir6700
@ruweydoabshir6700 10 ай бұрын
Xiriir iyo jaceel waanba iska daayey waaayo dacadnimadeyda ayaa markasta qalbi jab iyo dhaawac ii keento😢
@Adnomo1234
@Adnomo1234 10 ай бұрын
Runtii same kula ahy
@hidan268
@hidan268 10 ай бұрын
Sidokaleh aniga hada qofna aamini marabo maxaaba dhawac iikaara raga jiro waxooda xiiso waaye socda dheh wax dacad ah majiro ilaa dhif mooye😢
@leyloadandaudleyliina
@leyloadandaudleyliina 10 ай бұрын
Abyo isku mida nhy😢
@abdiwaliaden6244
@abdiwaliaden6244 9 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 9 ай бұрын
Qofkaa wan jeclaa xumaan walbana waan ku eegan jiray war qadeedi baan qof ugu siidhiihay wax is qabanaya mahaa qofaad sheceshahy dhib uma quudhid😢
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 9 ай бұрын
😂😂😂😢😢😢
@SacdiyaHersi-zt1uz
@SacdiyaHersi-zt1uz 10 ай бұрын
Weli wey kujeceshay lkn hadana xumaantii ayaa usawirmeyso xumantad ugeysatana adaa katirtiri kara runtii aniga waxaan kudhihi lahaa Wadsoo ceshan kartaa Dhanka familka Mar raaligeli faamilka ballana hortooda kuqaad lagayaabee iney ku,aaminto markale waahadii rabi kula ogyahay inaadan mardanbe xumeyneyn
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u 10 ай бұрын
Waa markii igu horaysay een kuu soo boqday wllo guul ayan kuu rajaynaya❤
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 10 ай бұрын
Ani ayay eegu dhcday Qof aan farxadayda ka hormariyay tise Balse nag kale ayu eega Racay 😢😢😢
@UgaasoAli-je4ln
@UgaasoAli-je4ln 10 ай бұрын
Dhip mleh apyo dunida sas iska eh malinbu ogan donaa wanagaga ♥️sabar mid ka wanagsan hele
@lailamohamed7097
@lailamohamed7097 10 ай бұрын
Danbile bad ahyd side qof faraxadda uga hormarisay sorry wixi kugu dhacay😢😊
@XikmoShariif-hb7rf
@XikmoShariif-hb7rf 10 ай бұрын
Sorry😢😢😊
@user-dw3ly1wf7f
@user-dw3ly1wf7f 9 ай бұрын
Sorry abayo
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 9 ай бұрын
@@user-dw3ly1wf7f ok wall
@sacdakilas5629
@sacdakilas5629 10 ай бұрын
Caku nin damiir xun 😭😭 illahaw ha ibadin abaayo qalbiga allaha ku qaboojiyo
@Adnomo1234
@Adnomo1234 10 ай бұрын
😂😂😂
@Naagnool124
@Naagnool124 10 ай бұрын
Inanta maad jeclayd waayo qofkaad jeceshahay uma quudhid dhibaato iyo inuu wax foolxun sameeyo saa adiguna waabad qudbo siraysatay waan jeclaana waad leedahay. Been baad sheegaysaysaa. Khaladkaaga se haddaad garowsatay waad fiican tahay runtii ilaahayna haku xafido walaal adoo kale waa yaryahay.
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 10 ай бұрын
Dambiile baastara oo uqalmin in nin laga dhigtaaa tahayy shakhsi bahalad tahayy😊😊
@Adnomo1234
@Adnomo1234 10 ай бұрын
Adna miyu katagay
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 10 ай бұрын
@@Adnomo1234hdu ka tgy ma adu kula joga 😏
@halimaahmed6765
@halimaahmed6765 10 ай бұрын
Some men don’t deserve any good woman around them,you stil have the same heart and you wil still hurt someone else again😢
@zakariye5958
@zakariye5958 10 ай бұрын
WA imtixaan aduun 😊
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 10 ай бұрын
Gabdho an ku cibri qaadano😭💔💔 wallahi xanun waye. Abayo nin si kasto aad ujeceshahay qudba siro ha kayeelin. Qudba siro waa haran abayal. Is ilaali. Mid qudba siro ila gal kuirahdo nin ma aha quruxey.
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 10 ай бұрын
Kwrn qofki khaldka galy marku qisada kaga shekenyo ay san u xanuun badnthy😢.....kwrn gabdha khaldka laga galy qisadanh ku sabsanthy see bey ahan lahyd feeling keedq😢😢😢
@UpdilaaHiMukHtaar-qq2lq
@UpdilaaHiMukHtaar-qq2lq 10 ай бұрын
Waa xanun😢
@ziyadahmed9003
@ziyadahmed9003 10 ай бұрын
Qadar Shariif sxp Aad bd u Mahadsan tahay Waxaan ka Mid ahay Asxaabta Sida aadka ah ugu xidhan Chanell kaaga Xaqiiq Barnaamijyadaada Jacaylku aad Bay u Taabanayaan Qofkasta oo soo maray Jacayl iyo Qisadiisa Markaa Sxp Halkaa kasii Wad ❤❤
@cafiifo5580
@cafiifo5580 10 ай бұрын
waliga qof ad ka dhigaty sxp wllo jcl naxris hadane marka 5 bil lasocoty kugu dhahy wllo iga rali noqo jclka wan jilayy qof an jecla aya iga tagy wan kugu hilamayy wlllhi wa xanuun plz waliga qof qalbigisa haku ciyarin hana lajilin been iso duceeya🤲🙏👈 wllhy qaliya in ilhy farxd iso ciliyo 😭🥺🤲😭😭🤲🤲🤲
@rukiamohamud4675
@rukiamohamud4675 10 ай бұрын
Cafiifo dhowrsaneey illhy farxdaaada hkuu sooceliyo wxwalpana casharaa laga bartaa si eysan marlabaad kuugu soo noqon hda kadib naftaada qiimaheeda kor uqaad raga qaar inlajeclaado mamudnee ogoow
@gaabaneaadancabdi2189
@gaabaneaadancabdi2189 10 ай бұрын
Wlshy cafifa qalbiga allaha ku qaboojiyo wallahi xanun waye🥲 Ilahey Haku xifdiyo is ilaali wll raga qaar oo bahalo ah ayaa jiree oo bilaaa naxariis ahe🥲
@deeqadahir105
@deeqadahir105 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@user-cx3yq9mw9m
@user-cx3yq9mw9m 10 ай бұрын
BAYO QALIYEY waliga sifudud nin haku jeclan wayo qalbigaga hadu jabo wey adagtahy inad sifudud kubosato😢😊
@leylishladan3679
@leylishladan3679 10 ай бұрын
Caku jecel 😢
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 10 ай бұрын
qofkii ugu horeyey aan arko oo qaladkisa qirtay
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 10 ай бұрын
dumarow hal mid ogaada intaad adigu is qiimeyso un baa lagu qiimeen cidna haka aqbalin inay ku liido🙄
@ikranmaxamudikranmohamudahmedu
@ikranmaxamudikranmohamudahmedu 10 ай бұрын
Wlhi waa miid aniga igu dhahdey oo kale 😢 anigoo abahey iga xanunsan ayaan wiil sii kadis ah isku Baraney hospital ka Mar ka an joogey kadib wiiki aniga si walalnimo Ah ayaan ugula dhaqmi jirey mudo bil iyo isbucyo ayaan abo hospital kula jirey kadib wan ka so baxney hospitalka oo safar ayaan so aheyn kismayo ayaan so aadey 3sadax bari kadib abo wuu dhigtey 😢alle ha unaxariistee😢 anigo abahey mcn 2lawo isbuuc murugadiisa iheyso ayuu xiriir iso ban dhigey wan ka qabaley wana ka aqbaley wayoo garab ween ayuu isiiyey markuu abo iga xanuunsanaa😢 mudo 5bilood ah ayan wada sheykey sane wana jeclaadey 😢kadib wax yar ayan muraney kadib 😢isbuuc ayuu iga amusanaa anigo is dhahaaya mar un wuu ku rali galini 😢lkn mey dhiciin 😢anigaa radiyeey😢 jawabna wuxuu iga dhigey sorry 😢aniga intaan ka badaan ma kula sii jogi karo oo 😢 wad qeylo badan thy😢 ee aniga iyo adiga isku daweecad ma nihin 😢 ee by😢 anigoo wali abo ilaawin oo niyad jabka aabe wali usan iga dhaman ayuu😢 niyad jab kale ayuu igu sii darey markasaa xanuun iyo fikiir jogta ah iyo cunto Aanan cuni kariin😢 kadiib maraaar kale ayaan lahadley lkn wuu iska key indho tiraayey 😢telka igama qawanaayo masejka xitaa igama so jawawayo 😢hada waxa laga joogaa mudo😢lawo2 sano ilaa iyo hada iskama war hayno😢ilaa iyo hada xiriir daartii ayaan u nacay wlhi 😢lkn hada wan iska cafiyey aniga ahaanteyda 😢qisada ayaa isii xanuunjisey😢 wlhi 2/25/2022😢 abahey marku dhintey ayey aheyd😢 ilaa iyo hadan xanuunka abahey mcn 😢iyo xanuuunka jacey😢 ayaan ku daaley😭😭😭💔💔💔
@sadiomahmuuda9504
@sadiomahmuuda9504 10 ай бұрын
sorry abyo horya usoca qalabiga allah kuu qaboo jeyo❤❤😢
@muniraabdirahman4759
@muniraabdirahman4759 10 ай бұрын
Badal Kheir qabo abayo aaban allah u naxariisto
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 10 ай бұрын
sory wll i.a kii ku qalmay baa ku iman dono
@filsanabdulahi
@filsanabdulahi 10 ай бұрын
Wlhi nimanka dhan aya ubadan sidas ani mid xanun badan igu dhacde plse qoral malagu so kobi karo😢
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 10 ай бұрын
😢😢😢😢
@xaliimomahad8347
@xaliimomahad8347 10 ай бұрын
Si kastoo lay dhaawaco ama xirir igu hagagi waayo daacadnimada iyo jacaylka kala tagi mayno❤️‍🩹illahay wuxuu la jiraa kuwa sabra❤️
@FartunAliSalah
@FartunAliSalah 10 ай бұрын
Nin inaad jeceshay Looma muu jiyo walahi😢
@Adnomo1234
@Adnomo1234 10 ай бұрын
Goorme umujine marka
@rahmacige9251
@rahmacige9251 10 ай бұрын
Waa loo muujiya lkn mar haduu bilaabo inuu kugu soo xad gudbo waa laga digtoonada wall
@Farhiyacdy-4035
@Farhiyacdy-4035 10 ай бұрын
qof wanagsan ba loo caroda marka weydo lkn qof aad gadal ka ogate inu liito sxp ayadba ka dhige nolshada muhiim ka ahna masinesid wa sbbta hada ee u wanajineso gabadhas , I’m sure ine helesow kii uqalme nolasheda adna kuma xumeneso wayo cashir bad barte ❤️
@NewaccessConsulting-rz6re
@NewaccessConsulting-rz6re 10 ай бұрын
LABA QALAAD AYAA GASHAY LKN WAXAN FILAY INAAD DAREENTY OOD GARRAD YELLATY "The parcecuis things u will never know until u lost 😢
@SihaamSiman-qm3bt
@SihaamSiman-qm3bt 9 ай бұрын
Waa qiso xanuun bdn runti xaliimoyin weligiin nin jecyl haw sheeginana xita hada udhimaneysaan😢😢😢
@hindacabdilahi-dr3fv
@hindacabdilahi-dr3fv 10 ай бұрын
😢😢😢😢 ilaahow ada qadiree qof xun ha igu beegin. Mar so maraye nasiibka labad ilaahow ii hagaji 🤲🤲😢🤲🤲🤲🤲
@allahwithme1310
@allahwithme1310 10 ай бұрын
aamiin abyo waa mlin jimca ilhy hano aqbalo
@yaasmiinmohamed8275
@yaasmiinmohamed8275 10 ай бұрын
Aamiin wll mcn Allaha kaa aqbalo
@Adnomo1234
@Adnomo1234 10 ай бұрын
Runtii anigo ah qof daacada wxn ogaadey inaney gabdhuhu kaba helin wiilka dacada That’s why I don’t have my love 😍 😢
@xaliimomahad8347
@xaliimomahad8347 10 ай бұрын
Daacadnimadu samir bay u baahan tahay ee samir waxaad filayso wax kabadan baa illahay kuu qorshaynayaaye
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu 10 ай бұрын
Waligaa daacad ahow kuma khasaari doontide
@zadaamhirzih5485
@zadaamhirzih5485 10 ай бұрын
​@@hooyojecel-ft9tuwilka waxaas ha Kula xaliimo somali hada daacad u noqoto Ada godkaaga qotay
@zuuzumh7068
@zuuzumh7068 10 ай бұрын
Nabsigeeda wa wax meel ku yaal😢 adina
@naimaabdi9687
@naimaabdi9687 10 ай бұрын
Gabdhaas mida qabsatay waxay u egtahay mida right now aan ku sugunahay iyada way ka gudubtay lkn aniga ilahay ayaa ii maqan 😢
@hidan268
@hidan268 10 ай бұрын
Ilahey qalbiga haku qabojiyo abaayo dhib hadii ladhaho dumarka ayaa ubadan Ilahey haino fududeyo adna ilahey qalbiga haku qabojiyo ee ducada badso ilahey bari usheego ilahey ina thy adoontiisa oo imtixaan heesto ina thy kuna dheh yarabi jeceylka qofkas iga tir kadibna igu badal kaada insha allah ilahey jeclow nin biniadam jeceylkiisa waa xanun hado farxad kubilowdo waxoo kudhamada murug iyo fikir
@saharaaxmed5838
@saharaaxmed5838 10 ай бұрын
Jacaylka waan jecla lkn hada waan nacay wlhy 😢😢😢
@BarwaqoBarwaqoAhmed
@BarwaqoBarwaqoAhmed 10 ай бұрын
Haa walhi sido kale 😢
@faadumocali4426
@faadumocali4426 10 ай бұрын
Alla wiilku xaasisanaaa ax qalpiga😢😭💔
@user-sw5me2zy9u
@user-sw5me2zy9u 9 ай бұрын
Thank you 🙏
@hibaaqdeeq7062
@hibaaqdeeq7062 10 ай бұрын
Jecelka wan Jeclaaa Blse Hada wan Nacay 😭
@nimcoadan6036
@nimcoadan6036 10 ай бұрын
Hadaa bulshada fahmi karto gabdha xilahaga fahmi lahayd😢😢😢
@maryancalafo9265
@maryancalafo9265 10 ай бұрын
Ani waxaakula talilahay iney qabadha walalkeyda balankaagaaday in ey adi kulaaban waaa inaa walalkeyd xaalmarisaa una huyataa wali weykuja ceshahay hadeykuwado hakaquusan raaalikalen teyda waxaa alakaakabaryaa inaa markale nulalwadaagtaan😢❤
@princes2224
@princes2224 10 ай бұрын
Cagu raga qaar xumaa😢wlhi qisa tan ka xun waligy ma maqlin😢
@enemyexplorerchannel9494
@enemyexplorerchannel9494 10 ай бұрын
Ralii ahadha xalimo anaa qisa dan cml iguu dacdhe oo labo xalimo kala xarnaaye muuda badan hada kufashilme
@enemyexplorerchannel9494
@enemyexplorerchannel9494 10 ай бұрын
Ralii ahadha xalimo anaa qisa dan cml iguu dacdhe oo labo xalimo kala xarnaaye muuda badan hada kufashilme
@MohammedDaahir-uj2ww
@MohammedDaahir-uj2ww 3 ай бұрын
Geeridiisa ayaan iminka Facebook ku arkay. Allah ha u naxariisto janatal fardawsana haka waraabsho.
@HafzaMohamoud-ed4qu
@HafzaMohamoud-ed4qu Ай бұрын
Yaa geeriyooday ma inankan😢
@user-wy6cv1ie8e
@user-wy6cv1ie8e 2 ай бұрын
Ax ax Ibraahim wll illahy samirka ha kuu adkeeyo aamiin aamiin aamiin yaa allah badel khayr qaba allaha ku siiyo sagalna allaha unaxariisto aamiin aamiin yaa allah 😢
@ayaanahmed3138
@ayaanahmed3138 10 ай бұрын
Yaaahuuu guur qarsoon kuyeh. Qofaan walidkii kusiin Suu meher kugu qabanayaa acuudubilaaa😱😁
@aalusharif2170
@aalusharif2170 10 ай бұрын
Qadar sharif sxp sxp waxaad noohaysaaa shaqo aad uwanggs wlhi waakuumahadcelinaayaaa wlaaa dad badan ayaaarabo in ladhageysoto lkn eesan helin dadkii dhageysanlahaaaa sxp Allaha kuxafitho 🙏🙏🙏
@amiishxaryan818
@amiishxaryan818 9 ай бұрын
Naxaris aan wlahay seen wayey 😢umalin mayo in aan nin naga kale dhashay ina see naayo dunida wax ugu jeclahay wlahay mcn❤alhaa idaayo waxaan hestaa 4 wil.u aan ku dharto❤alhaa ikin daayo.wlahau mcn❤❤❤
@aishaabubakar3807
@aishaabubakar3807 10 ай бұрын
ilahey wuu awoodaa intaad ka jartay qof ku marsiisso in aad aragto subxana allah qof damiir leh mathid bisinka meeye ragnimada acuudu bilah wlhi ani qofkas intas uma mareen ilahey ima tuso naftayda 1 ii ah gabho iska jira raga caynkaan
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 10 ай бұрын
Horta guurka qarsoo digaa baa waxaa soo dhan gaarsiiyey nin haduu dantiisa gaaro asxaan mAle ee gabdhaw gabar nimadiina ilaashada
@leylafarah3404
@leylafarah3404 10 ай бұрын
Subxaanallah wali way jeceshay lacking qalbiga kama eeyna cafin siday illahey
@cadegtrbowy5317
@cadegtrbowy5317 3 ай бұрын
Rabi hku naxaristo wll garane
@Jamike-123
@Jamike-123 10 ай бұрын
Pro Khadar sharif pro meel lagala soo xariiro isoo sheeg please 🙏🏻 qiso baa rabay in aan kaga waramee.
@canabqardho7963
@canabqardho7963 10 ай бұрын
Walee xanunka ad marisay gawadhii aniga nah dowlada ayaa ka jartay sidisaba nafsiga mar un waa ku helaa 🥺
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 10 ай бұрын
Ax wan ka xumay walashy waxa ku dhacay ilahay mid nolasha kula fahama haku siiyo
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 10 ай бұрын
Wllhi waan ilmeeyey madama aan ahy qof wax jecel😢 abyo sorry Raguna isku mid maaha wllhi😢😢 jacaylku waa xanuun Mararka qaar 😢😢😢😢
@Filsan_pretty
@Filsan_pretty 10 ай бұрын
Walaley jaceyl ku ma xanuun baaaa Dadku wadna xanuun nagu rideene
@ifraxibrahim3310
@ifraxibrahim3310 10 ай бұрын
​@@Filsan_prettywqa xnun wlh wliga qof ha osku aminin abayo oo qlbigaga ha wda siin
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 10 ай бұрын
Subxanalh waxan qiso mahan😢😢😢 Waa arxan daro iuo danaysi ki ugu xumaa
@user-zy4jx5fy1v
@user-zy4jx5fy1v 10 ай бұрын
Aaamiin xbbti
@ruuney7083
@ruuney7083 10 ай бұрын
dambiile tahy abayo taas kama istahilin lkn cashar haku noqoto mardambe inad ka firsato 😢😢😢
@hamdabilan838
@hamdabilan838 10 ай бұрын
Dumar hdan nahy waxa nalodhibatenayo wa naxarizta malaha 😭😭😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭
@somalihanolato741
@somalihanolato741 10 ай бұрын
Aniga waxan ku noqday nin sidaa oo kale i yelay la taliye ii noqday ku noqday gursaday 3 mar hada iiqabo ila hadlin lataliye xita ma haysto nin nimo iska dhaafe
@UpdilaaHiMukHtaar-qq2lq
@UpdilaaHiMukHtaar-qq2lq 10 ай бұрын
Abyo sorry walhy anoo raga ayaa hadana walhy kula damqanya abyo lakin abyo ragu walhy maqimyen lakin nin raga oo la dhashen dumar wakii garta qimaha dumarka wlahu sorry abyo😢😢😢😢😢
@ayaandaahirjaamac7178
@ayaandaahirjaamac7178 10 ай бұрын
Alaa raggu cadowsana😭😭💔 Ilàhyow ragga midka igu naxariista bdan igu beeeg
@IsraYar-wj3xg
@IsraYar-wj3xg 10 ай бұрын
Ammiin sxp❤❤😂
@user-gv8hg8pj4j
@user-gv8hg8pj4j 10 ай бұрын
Amiin wll ❤❤😂
@shankarooninamahat-xp4on
@shankarooninamahat-xp4on 10 ай бұрын
Wilasha somaliyet markey ogathan ina dab ujuceshaxay argay weykuxanojinayan
@user-rp1te7qm9b
@user-rp1te7qm9b 10 ай бұрын
Jaceylku waa xanuuun daawo lahayn wlhi bilhi tolhi sanadka hdda la joko qof ku jecel ooo dacad kuu ah oo dhiggaa ku dhaafsinaya hdaaa hesho wlhi waa nasiiib raggow dumar waa naxariis bdnyihiin raggow dunarka sidaa ka daaaya wlhi jaceylka nabsigaa ka xun mana daaaho wlhi qof naftaada cml leh hdiii dhawac u geysato naftaada udaran midaa ku sameysey wlhi mid kadaran kugu dhaceysa hdlkaas ika qor qofka hdii si dhaba ujecleen ha khiysmin qalbigiisa ilaali raggow io dumarow qof kalsooni buuxda kusiiyey ha dhawacin plz 🙏 tan jale oo jirto qof aadan jecleeen plz haku daneysan ilaahey ka cabsada nabsiga ma daaho iska ilaaliya elhi waa ika talo Akhiro hdii qof adi dartaa ilin uga imaato oo nolasha nacsiiso wlhi akhiro waa laku waydiin ilaahey baan kugu dhardhaye qof shaley aad ka farxisid see ilin kulul indhihiiza iney ka imaaato ugu quuurta plz waaa idin baryaaa qalbiyada muslimiinta ilaaliya😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥺🥺🥺🥺
@fatuushali9448
@fatuushali9448 10 ай бұрын
Qoraal cajiib ah
@XaliimoMohamed-jl1gf
@XaliimoMohamed-jl1gf 9 ай бұрын
Qoraal aan la ilmeeyay 😭😭
@user-mu9po3cq3e
@user-mu9po3cq3e 6 ай бұрын
Wll wlhy qoralka wan la ilmeyey 😭😭
@faadumoaxmed1680
@faadumoaxmed1680 10 ай бұрын
Gawadhan hade wali ninkan lahadasho walaahi waa damir xumayo 😊 nin aa dartis xarir io mustaqbal aa desay ayaa wali lahadle uf dheh 😊sorry sister waxas walahi qooq waye waayo jacelka marwalbo waxaa kamuhimsan walidka🥺 nabsiga aabed ee kagashy ayaa ka sobxy 😢
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu 10 ай бұрын
Guur qarsoon wax la dhaho ma jiro ee illahay halaga cabsado walalyaal
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 10 ай бұрын
Am so sorry wlhi abaaYo badal kafican alle haku siiyo 😢😢ragga qar waji malahan iyo Qalbi naxo midna markey said ku Xumeyan gadaL ka oganan wexey sameyen🤥🤥Ayan Qurux Sorry abaayo
@nasranalka3761
@nasranalka3761 10 ай бұрын
Asigo ii cafi idhihin baan cafiya walhi😢
@rukiamohamud4675
@rukiamohamud4675 10 ай бұрын
Boqorad baathy abyo Wnaaga sameysay waa helee adna
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 10 ай бұрын
Boqorad😢
@fardawsoxaragojecelcumar4377
@fardawsoxaragojecelcumar4377 10 ай бұрын
Wlhi was sababtan nin iskugu jilcin zorry abyo😢😢
@maryancb1351
@maryancb1351 10 ай бұрын
Haa wallhi
@inaahmedmuhumed3054
@inaahmedmuhumed3054 10 ай бұрын
Wlhi wa ilmeeyay ragga sas baa kaqapaa ani🥹😣😔
@xamdishowr2288
@xamdishowr2288 10 ай бұрын
Meher qarson waxa la dhoho ma jiran xilahagana ma diinta ma baran miya
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 4 ай бұрын
Aniga nin aan jecla oo isna jecla aya jiri jiray malintii dambe sow wuxu bartay inan jarkayga oo hooyadeed iyo aabehed keligeed dhaleen anigu ma ogaan waayo mudo yarbay wada socdeen lakiin iyadu way igu ogayd ila xafadaydu habeenku malintii mehersan doon habeenkiibu ila hadlayey 9subax niman mehekiiba dhacay wan garacay mise mobilkii wuu xidhay habeenkiibu isoo garacay hambalyo miyanad isoo dhacayn waa malintii igu murugya badnayd lakiin sanad kadib waan ilaway see cid dambe uma jecla dhab markii dambe wiil maraykanka joogan isbaranay masha allah ilayaba calaf igu daray oo maraykanku i keenay masha allah waa nin aan jeclay marka qof marku ka tago waaad naxaysa oo malmo waad murugoon anigu imika waxan dhaha ilahow adiga mahad leh oo ninka aan calaf igu darin waayo america farxadbaan ku haysta isna wadankiibuu joogaa
@user-iy1it9dv4h
@user-iy1it9dv4h 10 ай бұрын
Maxa qof xun lo jeclada oo bila naxaris ah 😢
@Adnomo1234
@Adnomo1234 10 ай бұрын
You should ask your self
@hanakhalif1187
@hanakhalif1187 10 ай бұрын
All young generation makes mistakes but really you was headless 😢 and if I was her I never contacted you 😊
@nimcoadan6036
@nimcoadan6036 10 ай бұрын
Alla inaad mudowdiin allaha ka dhiga hada waxan dareemaa qof wanagsan lkn qalad ka dhacay 😢
@user-eo7td3jh1n
@user-eo7td3jh1n 10 ай бұрын
Qalad qalad ku saX waayE qisada😢 Waliga la tashO ddka ku kalsoon tahaY
@hodmansaleban1474
@hodmansaleban1474 10 ай бұрын
Uff raga wa isku mid wllhy😢
@abdallamohamud2085
@abdallamohamud2085 10 ай бұрын
Maxa iskumid inaga dhigay? Hal qof qisadisa miya iskuwada mid inaga dhigeso?
@hodmansaleban1474
@hodmansaleban1474 10 ай бұрын
Kano kaliya maha badanaa faraxyadu wa isku mid Nio
@hidan268
@hidan268 10 ай бұрын
​@@hodmansaleban1474haa 100 95 raga wey xunyihiin wana xaasid haisku aminina rag waa cadow ilahow kacan cadow hakeeyn waa rag kacanta cadow meqa arkay rag kailmeysiya dumarka maskiinta ah xaasid ma aflaxo
@NewaccessConsulting-rz6re
@NewaccessConsulting-rz6re 10 ай бұрын
Waa isku mide hore u sii soco wllo😅😊
@zadaamhirzih5485
@zadaamhirzih5485 10 ай бұрын
​@@hodmansaleban1474wa isku mid Marka maxa nogu sheegi anaga go adeer
@kabaweyneofficialchannel5541
@kabaweyneofficialchannel5541 10 ай бұрын
Imika ayaa TiktokKa kaa soo raacay
@Xamdaay
@Xamdaay 10 ай бұрын
kan wa caaq xitaa halmar gabdha aabehe uma ducayyy 👊🏻
@zamiirchannel9534
@zamiirchannel9534 10 ай бұрын
Legendow naga dhah ciyaarta
@HoodoabdirahmanNuuriya-rk9vg
@HoodoabdirahmanNuuriya-rk9vg 10 ай бұрын
Subxaanalaah ilahay ayaaad khalad kagasheeen ee ilaaahay cafis waydiiista labadiinuba
@RB-up7dt
@RB-up7dt 10 ай бұрын
Nin ma jiro nimanka qaar waa waraawe Aniga hooyo ween 10 varoor dhashey hadana ideryeeli waayey markuw AABaheey jiradey ixumeeyey Aɓe dhintey faarax faa idulaawe
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 10 ай бұрын
Hadeey kuusoo laabato waaywaalantahay asxaan usamee oo Dr xabeeb gee wllkeyoow
@yasmiinquruxofficial1188
@yasmiinquruxofficial1188 10 ай бұрын
Walalkey abshir garane my fanan ❤❤❤
@lailamohamed7097
@lailamohamed7097 10 ай бұрын
Wa bani Adam an arkan lhyn ano fedioga dhamysan ban comneti qoraya 😢jacyl uma dan qalmin narcissistic ba thy wxd wxasi dhan u sameyneysoh
@mariaqueen22
@mariaqueen22 10 ай бұрын
Talo wllnimo weliga qof aad kala tagten haku laban specialy gabdhaha qalbigina ilashada nin asxaan ma lahane
@zuumuuse6805
@zuumuuse6805 10 ай бұрын
Jclku dhip badana 😢😢😢😢😢 Ilhy amrkii wilkan jcl wadagnba wuu icidleya mana aqaan sabta 😢
@minaabdi1255
@minaabdi1255 10 ай бұрын
This was very emotional 🥲 and pain walah yet best Love sorry I have ever heard ❤
@haniaden2700
@haniaden2700 10 ай бұрын
Waligay nin ma dhihin wn ku jeclahay hada kadibna dhihi mayo
@hamdacalinur7780
@hamdacalinur7780 10 ай бұрын
Wlhi gabadha xanuunkedi waan daremey ax Wlhi jecel waa xanuun wan somarey manta qof walbo la haaasaawo ma aamino mana aamini Kari 😭😭😭
@maaidoismaan5283
@maaidoismaan5283 3 ай бұрын
Alah unaxariisto wllken cawa waa marxuum alah unaxariisto wllken 🤲🤲🤲😭😭
@AminaMohan-uo2ru
@AminaMohan-uo2ru 10 ай бұрын
Haaah jaanisbaad u heshey maskiintaas gabdhow ka digtonaada Gara kaa soo kala ku jiree
@maxamedshxasan7720
@maxamedshxasan7720 10 ай бұрын
Aminti ay dhamtayi🥰
@fatimaabdiahmed5806
@fatimaabdiahmed5806 10 ай бұрын
Ani qiso igu dhacday will hooyo wax isku yihiin jacayl iso bandhigtay wan kadiday lkin waxa uu isomray dhanka familka wan aqbalay 3 bil markan islasoconay ayuu qaylo been abuurad iyo bahdil igu bilabay ano markas jamacad dalka dibadisa ah ka imi shaqo heesan aabo wayel yahay oo aan rerka iskalajoogo aabo in uu naceb yahay oo uu ihifayo ayan wilka kadareemay xirirkina wan ujaray bil kadib si uu igu xumeeyo wuu aroosay ana waxanba aminsanahay wilkan in uu rabay kaliya in uu iqalbi jabiyo oo usan dacad ahayan
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 10 ай бұрын
Haa abyo sorry😢😢
@sadiaaliomar4260
@sadiaaliomar4260 10 ай бұрын
Sorry xpptii bini adamka dhan sas ah mrka ka fogthy le u mcdhy mrkey nolshda so galan ina jcshy ogdan wey ku xumeynayan weyna ku qlpi jabinyan lkn kheyr frbdn insha allh😊❤
@sowdamohamed4662
@sowdamohamed4662 10 ай бұрын
Gabr aad uqalpi wangzn wayeh adnh hda qaladkaga qirzanthy wafcnthy waxan rajayna in wllzhey kucafizoh inkazto xalad adag aad marizay izku day xata xogaa qalpigeda inad zokabtoh
@abdullahiabdikadir3575
@abdullahiabdikadir3575 3 ай бұрын
ILLAAHAY HA U NAXARIISTO WALLAALKEN 🤲 🤲 🤲
@sharmaakecabdiducaale1176
@sharmaakecabdiducaale1176 10 ай бұрын
WaXaa Thy Paa Dadka Partey Cidna Wax Madan Yelin _ Sxp 😎🖐
@halimaahmed6765
@halimaahmed6765 10 ай бұрын
This guy is so heartless SubhanaAllah,Allow gabdhaha Somaliyed kabadbadi😢
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 10 ай бұрын
😢😢😢😢ax wlhi qiso xanuun badan wye😢😢
@barkhadcabdishire1987
@barkhadcabdishire1987 5 ай бұрын
Abshir gaarane maxan qiso xanun badan ka shekeysay tii xariga ayaanba wali xasuusta
@canabqardho7963
@canabqardho7963 10 ай бұрын
Taas waxey ka tarjumeysaa ninka raga ah haduu banan kugu arko inusan Dan ka lahen xaqiq si walbo u ku jecel yhy qofka wax yalaha qar kula ma imanyo😥
@KhadiijoBoollo-cn5gd
@KhadiijoBoollo-cn5gd 10 ай бұрын
Sax wayo haduusan bananka kaheli lahy muusan saas ugu adkeen lahyn
@FaatmaaAlfaa
@FaatmaaAlfaa 4 ай бұрын
Allah qisaa igu duugan yaab leh Lkn Ilaahayow Ilaayow qalbiga io Adkey
@Fatush755
@Fatush755 9 ай бұрын
Hablo kan camala raga ku jiro iska ilaaali xasisana allhuma najina
@nuurajml2252
@nuurajml2252 10 ай бұрын
Ninkan diinta ma baran waa maxay xilhygi waayi naw
AMIIRA QURUX IY9 FAMILKEEDA AROOS🥰❤️
0:34
XAMAR SHORTS
Рет қаралды 193 М.
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
ANIGOO JACEEL HEYSTA AYAA NANKALE GUUR SADEY
15:52
QADAR SHARIF
Рет қаралды 52 М.
CODKA UBAX: Murtida Maansada URUGO
45:11
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 36 М.
QISO IYO JACEEL safarkeygii nolasha aabo la aan iyo hooyo la aan
38:48
GEERIDII ABWAAN GEESI SIDA EY NOOSAAMEYSAY ANIGA IYO WALL HAMZZA
46:48
Comfortable 🤣 #comedy #funny
0:34
Micky Makeover
Рет қаралды 10 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,3 МЛН