Qiso: Kisraa iyo Abeeso

  Рет қаралды 400

Al-Dacwa Al-Islaamiya

Al-Dacwa Al-Islaamiya

8 ай бұрын

Qiso: Kisraa iyo Abeeso!
Kitaabka Cajaa’ibta makhluuqaadka ee qazwiinii waxaa ku qoran in maalin maalmaha ka mid ah oo uu Kisraa u fadhiyey kala garsooridda dadka ayaa waxaa u soo gashay abeeso weyn oo qulqulaysa, waxay damceen in ay dilaan wuxuu yiri dhaafa waxaa laga yaabaa in la dulmiyey oo ay dacwo tahayee. Kadib wey baxday waxaa raacay gacan ciidankiisii illaa ay ka tagtay ceel oo ay ku wareegaysatay kadib ceelkii gudihiisa ayey gashay iyadoo fiirinayso abeeso mayd ah oo meesha ku jirtay uuna kor saarnaa hangaralle madow, hangarallihii ayey dileen. Kisraa ayey u yimaadeen oo ay arrintii u sheegeen.
Sanadkii xigay ayey timid abeesadii isla meeshii uu kisraa dadka ugu kala garnaqayey isagoo hawshiisii ku guda jira inta ay hortiisa timid ayey afkeeda ka soo tuftay abuur madow wuxuu amray in abuurkaasi la beero waa la beeray waxaa soo dhashay geedka la yiraahdo reexaanta faarisiiynta (ريحان الفارسي) kisraa wuxuu ahaa mid uu hayey hergab joogto ah iyo madax xanuun badan geedkaas reexaanta ayaa anfacay oo uu ku caafimaaday.
Qofkii caddaaladda ku dedaalo Alle wuu ayyidaa oo caawiyaa beni aadamkana wuu jeclaadaa makhluuqana wuu anfacaa oo wuu adeegaaa, waana loo wada duceeyaa
Waxaa loo baahan yahay guddoomiye iyo qaali fiiro dheer xitaa wax ka ogan kara dhibka ka dhex jira khalqiga Alle.
Xigasho 2aad kitaabka: حياة الحيوان الكبرى

Пікірлер
Qisada: Curwa iyo Cafraa
6:56
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 643
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 26 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Faa'iidada Guurka Garoobta
5:17
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 6 М.
Barnaamij Xiisa leh Abeeso Qaad Soo Saare Axmed Maxamed Nadiif 23 05 2015
19:12
Saffaax iyo Xaaskiisii
8:34
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 469
Cilaajka kama danbaysta ah ee Waswaaska
15:01
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 39 М.
Waxaan ahay Macallin
5:52
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 118
Xaaskaaga oo Qaawan
3:00
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 214
Abwaan Xuseen Cabdilaahi (Caynab Harbaashe)
19:46
Qalin soor
Рет қаралды 17 М.
Qiso: Ganacsade Alle ku xiran
5:10
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 844
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН