Qof kasta 100% way ku dhaceen imtaxaankan hal su’aal ayuu ahaa

  Рет қаралды 24,268

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

Qofka oo kamid 100% way wada dhaceen imtixaankaan
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects

Пікірлер: 107
@ROCK_GEEZYMUSIC
@ROCK_GEEZYMUSIC 2 жыл бұрын
My teacher I will call you my favorite you tuber ayuub axmed
@IqlaasIbraahim-mw8wv
@IqlaasIbraahim-mw8wv 2 жыл бұрын
Waxan kaa bartay iskuul kama baran ilahey ha ku sharfo mcln😌🤴🤴👑👑
@marwodagan2271
@marwodagan2271 2 жыл бұрын
The best teacher❤
@hanimao8831
@hanimao8831 2 жыл бұрын
Maasha Allah ayuub arinkaan waa run natiijadeeda waan taabtay markaad nolosha aad u sabarto aad iska indho saarto waxyaabaha dhacaya waxaad gaaraysaa guul aad ku faraxdo ilaahay inagoo dhan haynaga dhigo kuwii guusha ku yagleela sabarkooda aamiin mahadsanid wll
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Dadka qaar Markuu Culays qabsado ama dhib ay la kulmaan Kuma fikiraan oo ma oga In Culayska gadaashiisa uu yahay fudayd Nasoo raaca Mahadsanidiin😍❤💯
@nashrafhussein1408
@nashrafhussein1408 2 жыл бұрын
Shukran laki ustdow Alx Tiktok dadka ku waalan maba ihi midaasna Alleh sw ayaan ugu mhdcelinaayaa iyo wlidkyga iyo walaalehy ❤
@deqodaganadan4473
@deqodaganadan4473 2 жыл бұрын
Illhay hakuu barakeeyo maskaxdaada iyo carabkaagaba 🥰
@canabmuktar102
@canabmuktar102 2 жыл бұрын
Alhamdulilah TikTok mabalihi manayeelan doono
@khadracumar4516
@khadracumar4516 2 жыл бұрын
Asc walal ayuub waxan kugusoo biiray dhawan shaqo fiican ayaad uhaysa dadka illahay miisaanka xasanaadka hakusooro Walal waxan kugu dhiiri gelinlaha Bishii barakaysnayd ee Ramadaan Soo socota inaad sameyso barnaamijka Afuri walalka illahay swt nabad iyo caafimad haynugu gaadhsiiyo
@xaawoluul9730
@xaawoluul9730 2 жыл бұрын
Masha allah wa sheko xigmad wayn xabarasan Thanks my best teacher❤
@cadarmaxamed2409
@cadarmaxamed2409 2 жыл бұрын
Wlhi arintaaan waaa run oo anee igu dhacday 2021 ayaa waxaa isoo maray culays aad udaran wxee naqaty inan noloshii dhan ilàbay oo dhibaatadii uun kumashqulo mrka wxaa wanagsan wxkasta xalka iyo sidaad uga bixi laheed inad ka abarto oo waqrigaaga dhan adan siinin kumashqulka dhibatada kugu dhacday waxaa muhiim ah inad adkeysi kaqaado casharna kuu naqato jabka aadkala kulanto wayahaada nolosha mhdsnd ustaaad wax badan baaan kaa faaiidnaa
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
Best teacher ayuub ahmed💖🌷💖
@alwiyanaji5977
@alwiyanaji5977 2 жыл бұрын
Masha allaah waxban oo dad badani ku dhiban yihiin ayuu ka hadlay
@istaahilclaahi4607
@istaahilclaahi4607 2 жыл бұрын
Thanks my best teacher 🙏🙏🙏🙏
@mariomanka33
@mariomanka33 2 жыл бұрын
Wall Allaah ku sharfo wxbdn ka faidey cilmiga allh ku barakeeyo😍🙏
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Jazaaka Allah macalin Ayuub
@abshiroabdimohamed2534
@abshiroabdimohamed2534 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal jazakallah
@husseinnuuraxmed9752
@husseinnuuraxmed9752 2 жыл бұрын
Allah ku xafido wllkei suheyb 🥰
@ayanothman4963
@ayanothman4963 2 жыл бұрын
Masha'Allaah thanks alot brother 🙏
@shukriabdirahmandalabey8869
@shukriabdirahmandalabey8869 2 жыл бұрын
Mansha allah ayuub allah ku barakeyo ruunti sabir wax loo waa
@fatuushnoah9949
@fatuushnoah9949 2 жыл бұрын
Mash Allah wll ayuub xafidullah 🥰🥰
@farhiyasaciidadam786
@farhiyasaciidadam786 2 жыл бұрын
Masha allha shukran macalin
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
M.a our teacher *keep* *going*
@hanaahussein3961
@hanaahussein3961 2 жыл бұрын
Thnks my dear teacher ❤
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Mash allah ale ha ku barkeeyo
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Thanks you soo mach my dear teacher🙏🙏🙏
@kawsarahmedmirreh1253
@kawsarahmedmirreh1253 2 жыл бұрын
Shukran wllo suhayb
@hassantech510
@hassantech510 2 жыл бұрын
Maasha Allah, suasha wxey aheyd qoora wxad aragtaan
@caashomohamudahmed5482
@caashomohamudahmed5482 2 жыл бұрын
Jizakallahu kheyraN Ustadii ♥️😍❤
@axmedgurey2415
@axmedgurey2415 2 жыл бұрын
Wcs dear ustaad thanks wax badan kaa faaiday Allaha kaa Abaal mariyo I.A
@siyoriinasiyaara4770
@siyoriinasiyaara4770 2 жыл бұрын
M.a shukrn ustd
@ahmedshaah1627
@ahmedshaah1627 2 жыл бұрын
Ustaad alle Haku barakeeyo.
@shafeccabdihamidsalad1408
@shafeccabdihamidsalad1408 2 жыл бұрын
Thanks teacher 😘
@eekaadanofficial989
@eekaadanofficial989 2 жыл бұрын
Shukran walal ayub. 👏❤️
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 2 жыл бұрын
أحسن الله إليك
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 жыл бұрын
Asc suheyb walal ku mahadsanid life coach nimadada halka kasii wad waayo aniga wali ma arag life coach somali ah o dhalin yaro ah sidada o kale mashalah thanks 👍
@zalahahmed3640
@zalahahmed3640 2 жыл бұрын
Ustaad jazakalaah 🥰😘❤
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 2 жыл бұрын
Masha allah Bro👍
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 2 жыл бұрын
shukran wllky
@abdilkaderhassan1891
@abdilkaderhassan1891 2 жыл бұрын
Mashallah jazzakaha khair
@abdulaahigeyre7366
@abdulaahigeyre7366 2 жыл бұрын
thnks ustd
@ayubpro
@ayubpro 2 жыл бұрын
Ustaaad Ayub shaqo wanagsn baad hysa jazaka allaha horey usoco
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 2 жыл бұрын
Thnks Sxp Zre Jazakumullaah
@sofiafarhan5246
@sofiafarhan5246 2 жыл бұрын
Ayuub walal mahadsanid waxan soo xasustey macalinkeygi taaburka inaga dhirigalin jirey
@xogsidemedia8648
@xogsidemedia8648 2 жыл бұрын
Mansha Allah izo booqda
@moomali5639
@moomali5639 2 жыл бұрын
My teacher ❤
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 2 жыл бұрын
Wad mahadsanid walal
@mabzuudnuuryusuf9819
@mabzuudnuuryusuf9819 2 жыл бұрын
Wllo dhib ayaa ihysta aad uwayn wlhy wxn ahy gbdh 22 sano jirta waxaanan ahay gbdh aad uquruxbadan wayna yarthy gbdh iga qurux badan wlhy balse waxaanku dhibnhy oo ihysta lugahyga iyo qaab socodkayga ayay waxka khaldan yihiin taaz oy dadkoo dhani iila yaaban iguna mashquulaan Midaas ayaa ana murug igu abuurta ila tali wllo plz suhayb ilatali hana iska indho tirin fariintayda🥺😭😭😭😭😰😰😰😪😪😪😪
@mohametapdirazhid6244
@mohametapdirazhid6244 2 жыл бұрын
hore usoco ustaad❤️💯
@eekaadanofficial989
@eekaadanofficial989 2 жыл бұрын
Thnkz walal
@abdulkadirrubac6163
@abdulkadirrubac6163 2 жыл бұрын
m.a ustaad keep going
@deeqayar2976
@deeqayar2976 2 жыл бұрын
شكران أستاد ❤❤
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
My teacher ala ku xafido adun iyo akhiro ilahy janadisa hanagu kulmiyo ala dartis ayan ku jeclahy wan somanahy inan ducadyda la aqbalo ban rajayn isha allh
@cabdiladhiifmaxamed9122
@cabdiladhiifmaxamed9122 2 жыл бұрын
My teacher🥰🥰
@Unknown-ni3zy
@Unknown-ni3zy 2 жыл бұрын
Jazzakallah macalimo
@abdifatahdeer8754
@abdifatahdeer8754 2 жыл бұрын
My super hero teacher
@yoonisrb4229
@yoonisrb4229 2 жыл бұрын
M.a ustaat allha ku dhooro
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
Masha allaah
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@naciimacismaan1337
@naciimacismaan1337 2 жыл бұрын
Masha allah
@kaasimmohamed22
@kaasimmohamed22 2 жыл бұрын
my teacher
@c_m_c3800
@c_m_c3800 2 жыл бұрын
Ayuub bro Akhriska ka soo hadaL iyo Sida aad u Laasimi layd
@abdirisackmrone6518
@abdirisackmrone6518 2 жыл бұрын
Wll qaali wn ku salaamay duhur wngsn
@sahrodahirsahriina7661
@sahrodahirsahriina7661 2 жыл бұрын
Dhiragaliye 🥰🥰
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 жыл бұрын
keeb going bro
@AliHassan-xq2zz
@AliHassan-xq2zz 2 жыл бұрын
Mashallah
@ileyskadadweynaha6322
@ileyskadadweynaha6322 2 жыл бұрын
Jazaaka allah
@ALeo756
@ALeo756 2 жыл бұрын
@Suheyb 7: 10 video kasta aan daawado waxaa taagn saad uga hadleyso same ayeynu ka nahay Nolosha inaad wax u fiirsato ayaa lagu barta
@nimoshukri5302
@nimoshukri5302 2 жыл бұрын
Walalo qiso yar igu dhacdaan kula wadagi rbaa
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍
@mahamedhassan3143
@mahamedhassan3143 2 жыл бұрын
Asc ayuubow wan kusalamey sxb mcn
@nasromaxamad6882
@nasromaxamad6882 2 жыл бұрын
Asc wll ayub waxan rawaa ina kula so xariro e inte kalaso xiriraa iso jwb wll
@hawahaybe5967
@hawahaybe5967 2 жыл бұрын
Mhdsanid wlo ayub
@fatushali8829
@fatushali8829 2 жыл бұрын
Mashaa Allah may Allah bless you n ur family I have been listening to ur advice I have changed alot of things in my life jazakaa Allah Kheir
@khaalidabdirahman1518
@khaalidabdirahman1518 2 жыл бұрын
Sax sychology 100% pure
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 2 жыл бұрын
Farst 1
@mabzuudnuuryusuf9819
@mabzuudnuuryusuf9819 2 жыл бұрын
Asc wllo ayuub plz meel aankaala soo xiriiro iireeb wax ayaan kula wadaagi rabaa
@ismacilyare8027
@ismacilyare8027 2 жыл бұрын
Asc wll ayuub wankusalamay waxan rabaa inaan kuweydiiyo sideen bulshaawi ku noqon karaa waxanan rabaa si dhaqso ah inaad iigu so jawaabta
@NUURIYE.
@NUURIYE. 2 жыл бұрын
Good ✅
@shushucabdilsn8344
@shushucabdilsn8344 2 жыл бұрын
M.a ustaad jasakalah inkasto sheekada warqada iney dheedhahey modayey😁
@adoonalleh7615
@adoonalleh7615 2 жыл бұрын
First❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waa cidna qofna.
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 2 жыл бұрын
Talada aan ka rabo ma rabo inan it's ku Soo qoro caqil sideen kugu helaa wll
@samiraibrahim8869
@samiraibrahim8869 2 жыл бұрын
I appreciated your advice.👍
@mohamedaddis3281
@mohamedaddis3281 2 жыл бұрын
AYUUP KEEP going Anigana damiin ban ahy mer walba imtixanka wan ku dhacan wax walbana wan sameyey wan akhriya wan da daala hadana merkasta wan dhaca magarn mahayo waxm sameyo 😔🥺 video igaga soo samee
@rahimaali5762
@rahimaali5762 2 жыл бұрын
Wali adigu ma eegtay waxa keenaya adigoo dadaalay in aan imtaxaan Ka hadana dhacdo .
@asouma620
@asouma620 2 жыл бұрын
Saliga nebiga badso wll inshalllah waaad ku guleysaneh
@jamiilahusseinabuukar7794
@jamiilahusseinabuukar7794 2 жыл бұрын
Insha alh tiktok ina mobelkeyga Sara balan ah🥺💯💯
@ayubpro
@ayubpro 2 жыл бұрын
Wcz waraxama
@sumayoaxmad8566
@sumayoaxmad8566 2 жыл бұрын
asc ustaad waxaan doonayaa ina wax iga caawiso si khaasa siddee kula soo xiriri karaa isoo jawaaab hadda argto smskyga marar badan ban kula soo hadlay
@AMIIR42
@AMIIR42 2 жыл бұрын
Help me brother hal wax ig xaawi nolasheyda dhalayarnimo Waa idhinteynaa akhriyo xitaa hadaa waqti hayo why taas u dhacdey because waxaa inaa noqodo scI
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
❤🙏
@user-bb2tk3uh2f
@user-bb2tk3uh2f 2 жыл бұрын
شکرن 🥰
@marcosmedia9835
@marcosmedia9835 2 жыл бұрын
MaanTa wxan FaidaysTay Macnaha Tiktok🕜
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 2 жыл бұрын
Caqil ayuub Ahmed codsigeygii maxan ka yeelaa
@yartainadaahir797
@yartainadaahir797 2 жыл бұрын
Janatul fardawsa ayaan kugu duceeyay
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 2 жыл бұрын
Teacher casharadi englishka majojisay
@maalikhaype
@maalikhaype 2 жыл бұрын
Ma.v
@zaki8899
@zaki8899 2 жыл бұрын
Wcs
@claahidayibc.m.c5561
@claahidayibc.m.c5561 2 жыл бұрын
Wallhi manta laga bilaabo waa inaan noloshayda wax ka badalaa
@leylafarah9190
@leylafarah9190 2 жыл бұрын
Asc. Jzkh
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
NO no body ever.
7 Dumarka ka hor diyaar la noqo
12:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 25 М.
Hurdo Habar Ma Koriso
11:51
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 38 М.
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 61 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
لا تدمر نفسك !! ملخص كتاب : جلسات نفسية
39:43
ReadTube - جيل يقرأ
Рет қаралды 594 М.
Ha Iman Europe Hadad Rabto Lacag!!
6:03
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 2 М.
7 Qof nool ayaa tahaye ADIGU ha is xadayn
17:08
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 44 М.
Qof ka bixi kara ayaad tahay GO'AAN GAAR
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
7 Nolosha 20 Jirka Ku Adkaysa - Sannadka kuugu xanuunka badan
18:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 29 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 48 М.
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,3 М.
ЖЕСТЬ В КОНЦЕ. ПЛАКАЛ ВЕСЬ САМОЛЕТ
0:20
ДЭВИД ЛАВА
Рет қаралды 5 МЛН
Мама хитрая😂​⁠​⁠@ladymilanapap4610
0:16
МишАня
Рет қаралды 1,6 МЛН
Мама хитрая😂​⁠​⁠@ladymilanapap4610
0:16
МишАня
Рет қаралды 1,6 МЛН