Qolada saxda ah ee halgamaa Axmed guray iyo tarikhda Sh.C/raxman Saylici

  Рет қаралды 4,733

Hanuun islamic TV

Hanuun islamic TV

Ай бұрын

Пікірлер: 59
@user-we5ps5sj3i
@user-we5ps5sj3i Ай бұрын
Sheikha ukumo Ayu ka Baranjiyay Msha Allah Rabbi Hakaa Baaliyo Shekhuna sheikh C/naasir ❤❤❤❤
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 Ай бұрын
masha allah, waa taariikh cajiiba, sheekhu allaah ha barakeeyo, waxaan arkay somalida qofkasta oo magac leh way iska sheegtaan, inkastoo dhamaan somalidu dad wada dhashay tahay ,oo ehela hadana in qofka abtirka laga qaloociyo sax maaha
@CISMAANCG
@CISMAANCG Ай бұрын
Sheekh C/baasir waa lagu diidanyahay abtirsimaha Imaam axmed guray ma aha sida u sheegay sheekhu waxaa xogta oo sax ka helaysaa kitaabka فتوح الحبشة
@omarmohamedhassan1212
@omarmohamedhassan1212 Ай бұрын
Asc walal naxwaha iyo sarfiga noosoogeli waan kuu ducaynaynaaye
@axmeddaauud4846
@axmeddaauud4846 Ай бұрын
احمد ابراهيم قاسم كان الرجال العرب
@abdullahiabdiazizshire6585
@abdullahiabdiazizshire6585 Ай бұрын
ما شاء الله ... شيخنا عبد الناصر شيخ الأجيال، حفظه الله.
@user-ff4je1yq3l
@user-ff4je1yq3l Ай бұрын
XAGEE KA KEENTAY TAARIIKH DAAS?
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 Ай бұрын
الله اكبر
@husseinaliabdi3847
@husseinaliabdi3847 Ай бұрын
SIXOOWLE KARANLE
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 Ай бұрын
Sheekhu wax tix raaca ma hayaa oo lagu rumeysan karo tarikhdaa
@AbdulkadirDaahir
@AbdulkadirDaahir Ай бұрын
Ninkan waa sheekh caalim ah sheekh umal sheekiisiiweeye waan sheekh u sheegay aritaan xog ogaslnimo qabyaaladna kama aha suu sheegay in uu saas wax ubayasmiyona way fiicantahay uuna la dhiman xogtaasجزاك الله خيرا sh cabdinaasir
@user-hm4ek7in6m
@user-hm4ek7in6m Ай бұрын
Sheekhu waxa uu sheegaayo asagu lama uusan noolayn marka waa inuu sheegaa meesha uu kasoo raray macluumaadka taariikheed uu sheegaayo
@husseinaliabdi3847
@husseinaliabdi3847 Ай бұрын
KARANLE HAWIYE
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 4 күн бұрын
Khabiith imaan laawe duli caada qaate
@user-pi4ci7jr3r
@user-pi4ci7jr3r Ай бұрын
Axmed gurey qabiilkiisa saxda ah waxuu ahaa baalcad ajuuraan waxuuna ka soo jeeday boqortooyadii ajuuraan adeer sidaas ula soco
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 Ай бұрын
Kkkk waar baalacad ajuuean ma jiro e wa ina absame waagas ajuuran konfur bu ku ekaa jubaland area sheekha waxu yiri wa ahmed idriis Baalacad absame dhulkasna iyaga degan e dadka beenta ka daa.
@mohamedshukri486
@mohamedshukri486 Ай бұрын
Nakuaamus
@husseinaliabdi3847
@husseinaliabdi3847 Ай бұрын
REER GARAAD
@ahmad6967
@ahmad6967 Ай бұрын
Ahmed guraay xaarood ma ahaayin ciyda gadaa
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Allow idin xifdhi idinkana raali noqo Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲 allaahu ma aamiin 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤💎🕋🇸🇴🐎❤💯
@husseinaliabdi3847
@husseinaliabdi3847 Ай бұрын
REER ROON
@MuuAli77
@MuuAli77 Ай бұрын
Karanle
@user-rw4nw8rp3g
@user-rw4nw8rp3g Ай бұрын
SOOMAALI QOLADA AAN FAAN AQOON IYO OO YAQAAN MAAMUL WANAAGA EE REER SADE AYUU AHAA AXMED GUREY
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
War Naga amu langaab yahow
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 Ай бұрын
Rerka saylac dega waa layaqana qof geesigana waa lawada sheegta cisana lama qarini karo waa sida oraxda oo kale
@Adan974
@Adan974 Ай бұрын
Ahmed gurey xagey kuqorantahy
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
Adeero Beenaleh kabir dhee Tariikh aan jirin ayu ino dhigaya Koofuur ta Somaliya ayu Ina baraya AWAY CISSE & GADABURCI EE DEGAANKA ZAYLAC LAHA
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Ай бұрын
Sayid Cabdile Xasan 50 Sano kadib waxaa lagu murmi Hawiyuu ahaa iyo Dir ayuu ahaa Maya ee Raxan weyn ayuu ahaa. Siyaad Bare sidoo kale
@Hom_of_Islam
@Hom_of_Islam Ай бұрын
Sheekh beenaale
@APDUL7HI
@APDUL7HI 12 күн бұрын
Ma inuu reerkina weyan dhaho ayad rabtey 😂
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
Tariikhda kor u qaada absame
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Ай бұрын
Ahmed gurey cidwaliba wey sheegatay wuxuu ahaa nin muslim ah marka dadka isku haysta maykaas maxay ka faa idayaan war kuwa nool haga fakaro
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
La iskuma heesto dhulka dadki U badna weyan Wana nin absama ah
@APDUL7HI
@APDUL7HI 12 күн бұрын
Oo yaa yidhi waa gal
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Ай бұрын
Dadkani SOOMAALINIMO ma anfici wayday , maxayse ku helayaan sheegashada nin waqti hore dhintay.
@APDUL7HI
@APDUL7HI 12 күн бұрын
Somalinimadu soo qabilo isku tagey maaha mida kale hadad ledahey maxaa loo kala qaadaya adba maxad ukala qaadi maad dadka ku daysid ileen somalinmaduba waa qabilki oo la weyneeyey oo qomaiyad laga dhige
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz Ай бұрын
Ahmed gurey wa geri kombe daarood ismail
@adenhusseinmohamed2980
@adenhusseinmohamed2980 Ай бұрын
Sheekhu wuxuu sheegay in amiirnuur uu ahaa amiirkii adal ilaa 10fac asaga faciisa uuna ahaa mareexaan taas waasax hadana waa qabiilo oo waxaa ladhahaa inanuur lakiin axmedgurey wuxuu ahaa ina adeerkii wuuna qaldey
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 Ай бұрын
Geesi Hawiye Usoo baxay isna waxaa la isku tayayaa in la leexsado Vivo Sexaawle Karanle
@Adan974
@Adan974 Ай бұрын
كتاب الفتوح الحبشة قرات ولكن لم اجد فيه مايقول عن قبيبة الامام فحو فھمي رايت ان الكتاب يشير ان الامام ليس صوماليا لانھو يقول الامام ورجاله وقبائل الصومال من قبائل التي ذكر في كتاب فتوح الحيشة gari harti mariixaan masare yabare لم يذكر قبيلة بالقد من اين جئت ھذا التاريخ ياشيخنا واي كتاب يوجد
@APDUL7HI
@APDUL7HI 12 күн бұрын
كتاب فتوحات الحبشة ma quraan baa waa adiga khald la aan ka dhigaye
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 Ай бұрын
Kadab beenale Ahmed gurey iyo shiekh abdirahman saylic Allah u naxaaristo labadab been baad ka sheektay. Yaa kadaab yaa kadaab Beenale gadh weeyen. Akhiro beenta waa lagu weydin aadigo da'daas aah ayaad been sheegtay
@husseinaliabdi3847
@husseinaliabdi3847 Ай бұрын
REER CIYE
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 Ай бұрын
way kaa hallowday taas guusha iyo geesinimada waa la jecel yahay in la sheegto taasi taariikh qoran ayaa ka taalla cidna ma khaldi kartid Imaam Axmed Guray waa nin Kanranle hawiye ah isku sheex shiekh
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
Sheekhow adinku maad Axmaarada iska kicisaan ood wax noqotaan. Ragaad sheegtay soomaaliba maahan, hadaad wax wadaagi lahaydeen waa adinka muuqanleyd. Alla haw raxmado Matilda islaamka oo idil..
@APDUL7HI
@APDUL7HI 12 күн бұрын
Oo amxaradu maxey na yeshey nama maamusho xilka wadanka oromaa haysa
@mussejama311
@mussejama311 12 күн бұрын
@@APDUL7HI What's the difference!! Anxaro/Oromo!!
@APDUL7HI
@APDUL7HI 12 күн бұрын
@@mussejama311 hhhh waa laba qoomiyadod oon asal isku laheyn oromadu badankodu waa muslimin amxaradu lkn waa orthodox isku af diin cirqina maha
@mussejama311
@mussejama311 12 күн бұрын
@@APDUL7HI Fight for your freedom. That's what matters. 2duba waa ku gumaystaan. Iska rog rarka, boowe.
@APDUL7HI
@APDUL7HI 12 күн бұрын
@@mussejama311 maxaa kaa galey adiga ?
@MurtidaTv
@MurtidaTv Ай бұрын
Kkkk Daroodka kooda diinta sheegayaa xitaa qabyalada iyo faanka ma daayo.. taarikh sax ah axmed gurey lagama hayo axmaarada iyo oromada iyo canfartu way sheegtaan sidoo kale inuu Turki ahaa waa la sheegaa oo magaciisu uu ahaa Axmed al Ghazi hadad ogtihiin Ghazi waxa la baxa hogaamiyayaasha turkida ee ka soo jeeda magalada Gaziantip oo ka mid ah meelihii dawladiihii salaajiqada iyo osmaniyadu ka soo asaasmeen.. taarikhda marka eegto qoraalada laga heli karo axmed gurey ciidankiisa laba qabiil baa lagu sheegay oo kala ahaa mareexaan iyo isaaq gaar ahaan habar magaado.. somali kale lama sheegin.. kuwa iska sheeganaayaa ee iskaga dhadhabaaya maanta... axmed gurey ama carab bu ahaa ama Turkey .. daroodow sheegshada madha. Inaga daaya waligiinba dagaal cadow lala dagaalamay somali maydan hogamin daba dhilfyada cadowga ayaa ahydeen.. ama dadka Somaliyeed baa kusoo jeesan jirteen marka xoog yar isku ogaataan.. bal siyaad bare eeg. Bal ina cabdile xasan eeg. Bal farmaajo eeg. Daroodku cadow iyo gaalo wuxu u yaqaan dadka somaliyeed geesnimo ay cadow kula dagalamaan haday leeyihiin xabashi iyo kenyaati bay iska xorayn lahaayeen
@Hom_of_Islam
@Hom_of_Islam Ай бұрын
Been law nacasa kaadib
@APDUL7HI
@APDUL7HI 12 күн бұрын
Orodo adigu edebta soo baro halkan waxba kuuma yaalane qof yahow nolosha ka dhacey😊
@mohaabdi757
@mohaabdi757 Ай бұрын
Sheeka maakee daxaay Ahmed abey abehe ayaan axaay jeedhkesu meeyu xaya. Waar Ahmed gurey reer kiisu iyo ilmahesu ayaa ognahay.keen kuwa sheganayo. AHMED GUREY tulla gulled ayu kudashe reerku yahayna wa reer halkas degeen. Sheik qaala no keen
@Hom_of_Islam
@Hom_of_Islam Ай бұрын
Axmadguray waa abrayn dadkii saylac laahaa waxaad Sheehan saa waabeen
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 Ай бұрын
Hhhh waad ku fashilanty
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
Absamaha af aya loga qaata ahmed gurey geri Koombe iyo marexaan aya iska qaatay oo been cad sheegay
@user-gb2xh5pl2h
@user-gb2xh5pl2h Ай бұрын
Nahaabi been badanaa oo xurmo daranaa alle kudufee
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 Ай бұрын
oo sheekha intaa caynayso maad wax lagu qanco keentid, inaadan waxba haynin oo cay hayso baad noo sheektay kkkkkk
HALGAMAA AXMED GUREY OO QABIILKIISA LA SHAACIYEY...IYO DEEGAANKA UU
36:16
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 96 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 148 МЛН
WAAR DAG DAG AH HABARGIDIR IYOO
17:33
Wadda media
Рет қаралды 347
Qiso cajiiba ninki iyo gabadhi quraanka ku sheekaystay
4:19
nasir haroun
Рет қаралды 576
Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq
14:45
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 33 М.
TAARIIQDA AHMED GUREY & QABIILKA UU KA DHASHAY OO SAX AH HALKAN KA DAAWO
9:10
somali heeso channal
Рет қаралды 13 М.
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН