QOOTO QOOTO PART 42 FULL HARGEISA

  Рет қаралды 3,503,352

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

6 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 1 600
@mohamedinshaar3857
@mohamedinshaar3857 6 жыл бұрын
I Love Somaliland People 😍 From JIGJIGA✋😍
@quunasmacinshaarasmoindhoj8885
@quunasmacinshaarasmoindhoj8885 6 жыл бұрын
Mahamed Inshaar war heedhe aabahay maaku dhalay ar abaheey macanow aloow kuunaxariiso ilaa jigjogo mow dumar karadiyay
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 жыл бұрын
Mahamed Inshaar 😍😍😍
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 6 жыл бұрын
Mohamed Inshaar Dad ood wadaag ah oo isku haya xushmad baynu nahay akhii salamta waan kaa gudoonay baladkii barkaysnaana naga gaadhsii salam boqortooyo
@nimco143mohamed2
@nimco143mohamed2 6 жыл бұрын
Mohamed Inshaar anaguna sidokale waan idin jecelahay reer jigjiga viva Ddsi
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
Mohamed Inshaar 😘😘😘😘😘 rer jigjiga gob iyo nasab
@abdirahmanjile5741
@abdirahmanjile5741 6 жыл бұрын
Hhhhhh.wlh rer hargeysa waa dad fani ah qabka wax loo jilo garanayo rer hargeysa nolada waligiin..from xamar
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
Daarul_ AbraarTV boqortooyo rer moqdisho idin jecelyhy 😘😘😘😘
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
😆😆😆Ana wxan kahela sidey filmanta uturjuman rer xamarku Alle hadin dhowro wloyaaal❤❤
@xawoabdinoor1922
@xawoabdinoor1922 5 жыл бұрын
Haa wlh wn jeclh
@axmedmaxamuudxassan4446
@axmedmaxamuudxassan4446 4 жыл бұрын
Waad mahadanty wllo lkn ragan wa rer burco
@rahmaruuhi9528
@rahmaruuhi9528 4 жыл бұрын
Nabi muxamed wuxu dhahay Qofkii1mar igu salliyo waa loo2ba laabaa scw scw scw😢😢😢💙💚💚💜💙💚
@cabdikhaliif3551
@cabdikhaliif3551 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@daahiyemohamedosmaandahiye6907
@daahiyemohamedosmaandahiye6907 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@MawliidDeeq-qk7he
@MawliidDeeq-qk7he 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 ай бұрын
Scw scw scw
@cabdirashiidyuusufmuuse1892
@cabdirashiidyuusufmuuse1892 3 ай бұрын
Scw scw
@helpme6659
@helpme6659 6 жыл бұрын
Ilove reer somliland Iam from mogdisho
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
Samiir Said 😘😘😘😘
@ladandagan1581
@ladandagan1581 5 жыл бұрын
Llllllllkp. N nnlo I'll m. N kp0oop b.
@daherali2666
@daherali2666 4 жыл бұрын
haa noladaa
@kasimdabow5840
@kasimdabow5840 5 жыл бұрын
Waaa waaaw Ree Somaliland gob iyo goba nimo xushmaad weyn baan idin haayna wllhi mi from Kenya waligey madafin Kenya lkn luqadooda ayaan aad ogu hela wali soraan iyo jawaan ilaahow somaali dhan isfahamsii Pig love pple fr Somaliland
@josephmabongo6165
@josephmabongo6165 3 жыл бұрын
somali iyo kenya waa laba dowladooda maad tirahdid qaxooti kukuunyadu agtoda qaxoti ku ah mad tirahdid afsomali ayad ku hadleysa misana kenya sheganeysa
@CabdirahmanAli-ue9hc
@CabdirahmanAli-ue9hc 3 ай бұрын
😊​@@josephmabongo6165
@abdishukriomar3705
@abdishukriomar3705 4 жыл бұрын
Wlhi dhalanyarada Ree Xargeysa wa wada funny Wan idan taageera dadkaygow❤ from Nairobi Kenya
@farhitamoha7368
@farhitamoha7368 6 жыл бұрын
inta qeebta reer hargesa ku heesata like halygu qabto
@mohamedmukhtar9488
@mohamedmukhtar9488 3 жыл бұрын
Warsame
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
Kkkk qooto qootada reer hargeysa ugu qosol badan wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣
@haashimmedia5312
@haashimmedia5312 5 жыл бұрын
Halagu saliyo nabiga صلى الله عليه وسلم
@salahmahamed9866
@salahmahamed9866 6 жыл бұрын
wlhi reer hargaysa gacanban inii tagay 🖐
@akilyazbarre1454
@akilyazbarre1454 6 жыл бұрын
Salah Mahamed wllo adiga reer jabuuti ma tahay? 😊
@salahmahamed9866
@salahmahamed9866 6 жыл бұрын
Akilyaz Barre haa pro 😊
@hhhkkkylz9349
@hhhkkkylz9349 6 жыл бұрын
Salah Mahamed reer somaliland weeye oo dhan , and our capital 😊
@salahmahamed9866
@salahmahamed9866 6 жыл бұрын
Nasser Issa Somaliland republic Ar nio Anigu xata reer somaliland wn ahay waliba reer saylac lkn nio reer hargaysa iyo burco waban iska tagaera dar ilahay😊
@hhhkkkylz9349
@hhhkkkylz9349 6 жыл бұрын
Salah Mahamed sax wll
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 6 жыл бұрын
Intiina Somaliland jecel like ii saara.
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
I love reer somaliland from xamar
@abdiyare6825
@abdiyare6825 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed nolaada reer mugdisho from hargaysa
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
Abdi Yare Mahadasanid bro, In badan farxad iyo nabad ku noolaada walaalaheen baa tihiin. Mideeda kale hargeysa aad baan u jeclahay mar waa imaan doona hadu alla yiraah 👌🏽👏🏾
@isaacamir2073
@isaacamir2073 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed noo kaalay oo hanaga raagin. Waanu kusoo dhaweyn doonaa. Si fiican. Beerta Libaaxyada ayaad nagula baashaali doontaa.
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
Isaac Amir Masha Allah haduu nafta beenta ah ilaahey inoo dhaafo waan imaan doona hargeeysa harwanaag,hooygi nabada.2004 ayaa iku danbeeysay markii iku horeeyday aan imid insha allah ma ahaan doonto markeey iku danbeeysay. Alloow u siyaadi nabadaaan suganoo barwaaqo ku soor Somaliland❤
@isaacamir2073
@isaacamir2073 6 жыл бұрын
Anytime bro. Illahay haku tuso Hargeysa. Anigu Muqdisho ayaan ku dhashay. Insha Allaah meeshay Xundhurtaydu taalo ana waan tegi doonaa. Insha Allaah. Nabad iyo barwaaqo Illaahay Soomaaloo dhan haku wada simo.
@xogtacusubmedia4940
@xogtacusubmedia4940 5 жыл бұрын
NEBIGA ha lagu saliyo SCW like ii saara sxbyaal
@nasriinnasriin3144
@nasriinnasriin3144 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@apdulahiyozuf5692
@apdulahiyozuf5692 6 жыл бұрын
Reeer hargyza iga wle gacan u taaaagy anigu dhalinyaro wada qozol iyo majaaajilo ah
@thebestoneishere
@thebestoneishere 6 жыл бұрын
Abdilahi Yusuf un sur Dropbox somliya tu
@aweishassan1942
@aweishassan1942 6 жыл бұрын
yoknow .
@foosiyasheekh8614
@foosiyasheekh8614 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@farduusxusen6816
@farduusxusen6816 6 жыл бұрын
foosiya sheekh gets
@half-coordinated6164
@half-coordinated6164 6 жыл бұрын
Abdilahi Yusuf lirc
@yusufamash8460
@yusufamash8460 6 жыл бұрын
Reer hargeisa love idinku ahy yarkaan hestisa macaan wye wlhi
@hadiilchocola
@hadiilchocola 6 жыл бұрын
I love qaybta hargaisa😍
@hanadabdulkadir6089
@hanadabdulkadir6089 6 жыл бұрын
Hadiil Chocola.
@half-coordinated6164
@half-coordinated6164 6 жыл бұрын
Hadiil Chocola hshssgcwuveue
@zouzousu4119
@zouzousu4119 5 жыл бұрын
I love qaabtaa Hargeisaa😁😁😁😁😄
@abdirashidahmed5939
@abdirashidahmed5939 6 жыл бұрын
waryaa iskoobi labisan 😂😂😂😂😂😂❤❤❤qaybta reer hargaysa wan kuhaystaa 👍👍
@mohamedadan7311
@mohamedadan7311 6 жыл бұрын
Hargaysa ist burco haybad bay uleeyin waxan fanka & jilitanka👌👌🤘
@mahatirmohamed4689
@mahatirmohamed4689 6 жыл бұрын
waaaw!!! wlhi waa koox wada top ah xaga jaliinka qaasatan xildhibaanka iyo gabadhiisa ozcar hala siiyo. masha allah
@mssbasma993
@mssbasma993 6 жыл бұрын
Axlaaaa qosol walhi reer hargysa qosol waynaaaa
@allemahdi3624
@allemahdi3624 6 жыл бұрын
Basma Aadan adeer wax reer hargaysa ah uma jeedno waa reer burco
@sagalmuseharun4192
@sagalmuseharun4192 6 жыл бұрын
waaaw noloshayda waa marki igu horesay 36mint ku garay liban akhwan like
@mubarigmubarig-bl8qb
@mubarigmubarig-bl8qb 4 жыл бұрын
Sagal Muse Harun rhksjxijkis
@mohamednoor5098
@mohamednoor5098 4 жыл бұрын
Sagal Muse Harun nbcfwSsdrtyyuuu
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 5 жыл бұрын
kaltuun aragsan qurux dumar waye waa dhamees qurux iyo laxaad leh masha allah codkeedana waa shidanyahay🤘😍
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
Nabi Muxammed wuxuu dhahay Qofkii 1 mar igu Salliyo Waa loo 2ba laabaa (صل الله عليه وسلم) SCW SCW )😢😢😢💚💙💚💚💜💙💚💜💙💚💜💙💙💚💜💜💙💚💚💜💜💙💚💜💙💚💙💜💙💚 Ha is dhihin Like buu Rabaa Annih Like ma rabi Walal Macan!
@sahruujamuhamed8603
@sahruujamuhamed8603 6 жыл бұрын
Camaar yare scw scw
@ziiziiaxmed8378
@ziiziiaxmed8378 6 жыл бұрын
Camaar yare scw scw
@farhiamaalin229
@farhiamaalin229 6 жыл бұрын
Salaahu calayhi wasalam
@wardiyare183
@wardiyare183 6 жыл бұрын
Camaar yare Scw scw scw scw scw,
@deeqamaxamed6083
@deeqamaxamed6083 6 жыл бұрын
scw sacw scw ❤❤❤
@somalicade4284
@somalicade4284 6 жыл бұрын
Hadaad Reer Hargeisa tihin like isaar
@kimah9855
@kimah9855 6 жыл бұрын
Hassan Ismail Ma ihi lakin wan kuu saari like😉
@saleebaannuur20
@saleebaannuur20 6 жыл бұрын
asal dhalad
@roodaabdilahi3514
@roodaabdilahi3514 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.kulaha.labadinoba.iqora
@abdicaziz1240
@abdicaziz1240 5 жыл бұрын
abdiaziiz
@hamzeqayz4306
@hamzeqayz4306 5 жыл бұрын
Rr burao ahy lkn wku zry
@mohamedkosar6923
@mohamedkosar6923 6 жыл бұрын
Inta isku filan taagerta like igu deeq
@najmahappy2136
@najmahappy2136 6 жыл бұрын
Moe Kosar at qa§ض~ ugugfhru
@mohamedkosar6923
@mohamedkosar6923 6 жыл бұрын
Masha Allah waa malinki igu horeysay oo aan dhaho like igu deeqa adbad umhdsan tihin akhyarta qaliga ah ee ila taageerta isku filan 👍👍
@maryamahmed4463
@maryamahmed4463 6 жыл бұрын
Kkkkk
@xafsaapdilahi8115
@xafsaapdilahi8115 6 жыл бұрын
lipaH
@sahraabdullahi3640
@sahraabdullahi3640 6 жыл бұрын
Moe Kosar ghg
@mohamedkuresh8614
@mohamedkuresh8614 4 жыл бұрын
rer Somaliland salan sarey ban ithileyahai🙋💓💔💔 from wajir county
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 6 жыл бұрын
Wlhi Awal qeebtaan kuma heysan jirin Lkn maalmahaan reer London waaba u gooyey Reer hargeysa caadi maaaha 😍😍😍lahjadooda ayaanba ka helaa
@muhiimabarre4502
@muhiimabarre4502 6 жыл бұрын
Abukar Mahadi thank you Aboowe , hargysa walee wa funny 😂😂😂😂😂.. isi kala baxee aan kici karayan
@yasseryasser2527
@yasseryasser2527 6 жыл бұрын
Muhiima Barre reer hargeisa waw
@jamalismail3660
@jamalismail3660 4 жыл бұрын
ggdtrewwqbbooiumbi
@abdiazizdarwiish
@abdiazizdarwiish 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2019😂😂😂 Qooto qooto😂
@nasroadan2221
@nasroadan2221 6 жыл бұрын
Riwaayada qootoqooto waxaa ugu macaan qaybta reer waqooyiga waaba dad murti iyo qosol wada socda ah ayaaga lee kahelee shactiratooda seeba iskufilane iyo xildhibaan cunaaye
@hamdacumer3559
@hamdacumer3559 5 жыл бұрын
Nasro Adan
@Mohamed_kd
@Mohamed_kd 5 жыл бұрын
Muno
@izoowkula4260
@izoowkula4260 4 жыл бұрын
@@hamdacumer3559 hina
@yasmiinhaybe1319
@yasmiinhaybe1319 4 жыл бұрын
Hhh
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/gZ-Fgbli0M2bhJc.html
@seedsomalikoob2250
@seedsomalikoob2250 6 жыл бұрын
habenka hargysa si wacanban u caweya imisa ila qaba 😂ina wasiir
@najmaabdirahman47
@najmaabdirahman47 5 жыл бұрын
D
@aishacabdullahiali9424
@aishacabdullahiali9424 6 жыл бұрын
Intaano dada goormay daawatay inta cunug caano siisanaya LA igaaday.asxaabay please like iisara waligay like Cid ma waran wallahi ina ka wardoona rabba dadku waxay like noogu wareeriyeen please nd please it's a reguest
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 6 жыл бұрын
Nawal Abdi Ali waan siyee waa lagu naxaaaa
@aishacabdullahiali9424
@aishacabdullahiali9424 6 жыл бұрын
Kkkkkk thanks abaayo like Lee arka dadkoo kukala ordaaya maxaa laga hella magac baa Mar madaxweene idhaha camal miyaa laga hella kkkkkk yaaabay anigu
@cumarcabdi5953
@cumarcabdi5953 6 жыл бұрын
Nawal Abdi Ali cunugaaga 🎯 dartii ayaan kugu saray
@aishacabdullahiali9424
@aishacabdullahiali9424 6 жыл бұрын
Jazaakalah abwe please ma iisheegi karta maxa kujiro like ta loo codsada wallahi WA iga daacad I don't know
@cumarcabdi5953
@cumarcabdi5953 6 жыл бұрын
Kkkkk walhi ma aqaani is lakin Kolay Waan iska saara cid itidhaa like ii sar anab usbuuci Hore suudh ayaan usoo gatay sida lag laygu saari 😝 😆
@muxibomohamed7708
@muxibomohamed7708 6 жыл бұрын
Qooto qooto hargaysa inta tagerta like ta isara
@abdiyowodowa4124
@abdiyowodowa4124 6 жыл бұрын
ayn maygaag
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. kaaftancaashaqmiiya
@robeitayidro7158
@robeitayidro7158 6 жыл бұрын
ayn maygaag
@robeitayidro7158
@robeitayidro7158 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkklkk qooto qooto
@xaawokuukaay930
@xaawokuukaay930 6 жыл бұрын
ayn maygaag qootqooto 45
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 6 жыл бұрын
Reer hargaysa jecliyaa siyaasadbaa nakala dishayeh hargaysaan habeen iyo maalin kasoo toosi lahaaa ❤
@mudanemudakar8456
@mudanemudakar8456 6 жыл бұрын
walax walax even now you very welcome hargaysa
@kayseibrahimxasanshmaxamuu6177
@kayseibrahimxasanshmaxamuu6177 Жыл бұрын
Ku soo dhaw bro hargaysa
@moburco9119
@moburco9119 6 жыл бұрын
Habeen ka keliyaata aan qootoqooto daawado ❤
@nashaadsuliaman9616
@nashaadsuliaman9616 4 жыл бұрын
Mo Burco b. Mm Q”0
@istarabdi2892
@istarabdi2892 6 жыл бұрын
I love you Somaliland from muqdisha
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 5 жыл бұрын
Love from hargeisa
@jetliherzon8765
@jetliherzon8765 6 жыл бұрын
Inta Yusuf ceegaag taageerta Farta taaG
@nasiimali7828
@nasiimali7828 6 жыл бұрын
jetli herzon mid ka heesayo miyaa ladhaha Ceegaag Waa funy miiran ninkaas Inay ani iga hadlaysa mooda heestiisa
@jetliherzon8765
@jetliherzon8765 6 жыл бұрын
ruun abdullahi 😁😁😁😁😁👌👌👌
@mustafesahil7422
@mustafesahil7422 6 жыл бұрын
jetli herzon
@seynabseynab9072
@seynabseynab9072 6 жыл бұрын
Caadi mahan
@naemasomalilander7502
@naemasomalilander7502 6 жыл бұрын
aniga
@huudacdulhi7381
@huudacdulhi7381 6 жыл бұрын
Isku filan wlhi waan tageeera1
@salmasaid4669
@salmasaid4669 6 жыл бұрын
qooto qooto hargeysa gacan an idiin tagay wlhi
@huskyjamapuntland1385
@huskyjamapuntland1385 6 жыл бұрын
Heello kaa la yiraahdaan anigu taageeraa. 😎😎😎 Bahashaba adaan kuu daawadaa nio.
@faadildragon9259
@faadildragon9259 6 жыл бұрын
Inta reer burco tageerta👉 like igu qabta👍
@nasirhaybeavarice9015
@nasirhaybeavarice9015 6 жыл бұрын
Asc
@maxamedcabdilaahi5430
@maxamedcabdilaahi5430 5 жыл бұрын
was jilaal xadari
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 6 жыл бұрын
Kulahaa zahra kiin malahaa jonjerataa ciyalku caban bad ku qoran tahy intaaa ka heshay like igu cawiyaa
@fadxibarre6283
@fadxibarre6283 6 жыл бұрын
Rahma Abdilahi mayla aragtaa ceegaag baan Ku haystaa hhhhhhh
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 6 жыл бұрын
fadxi barre haaa heey zhp wa xildhipankiii xildhibanada eryaday
@mohamalik8388
@mohamalik8388 6 жыл бұрын
Rahma Rose hhhhhhh intana ma jogtaa
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 6 жыл бұрын
Moha Malik Hhhh haaa zhp
@rudwaanxaashi3640
@rudwaanxaashi3640 4 жыл бұрын
Rttujjhgdgdompjn
@anizaali45
@anizaali45 6 жыл бұрын
love you soomalilland people❤❤❤
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 жыл бұрын
aniso ali❤❤❤❤👈
@xuppifaysal4475
@xuppifaysal4475 6 жыл бұрын
❤❤❤
@NajmiitaCumar
@NajmiitaCumar 5 ай бұрын
😢​@@mulaaxocabdiqani7717
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 ай бұрын
We ❤️ love you Aniza. Somlnderkii Hadaanahy Qalbiga inadertiis. 👍 Xaraabadaasuun Fahanoo Dhuux. Xigmada
@CawilGaraase
@CawilGaraase 4 ай бұрын
0:38 ​@@mulaaxocabdiqani7717
@malikzultan6923
@malikzultan6923 5 жыл бұрын
Hahah.....i love my people somaliland 😘🤣🤣🤣Like saarta inti aragta
@hassanmuudegacal8562
@hassanmuudegacal8562 4 жыл бұрын
wa
@faraxyerabosa5294
@faraxyerabosa5294 4 жыл бұрын
Tu
@nasiriftimiyeibnuadam3203
@nasiriftimiyeibnuadam3203 6 жыл бұрын
like inta tager qeybta hargaysa
@abdiwaliyusuf8401
@abdiwaliyusuf8401 6 жыл бұрын
Ilaaahow so hadeeeey dadkeeenaaaa
@hanniabdihamidhashi2036
@hanniabdihamidhashi2036 6 жыл бұрын
Marwadaan jeclaayey Kala maarmi maynee Adiguna Hinaasuhu Yaanu Kula Fogaanine Reerka dhaqanoo Ubadka aan daryeelnee Xabiibi isdeji Walahi way iga Gadan Tahay Yusuf Cegaag Gacantan Ku Taagay
@fadumomohammed2403
@fadumomohammed2403 6 жыл бұрын
Hanni Hashi 😂😂😂
@abdiyare6825
@abdiyare6825 6 жыл бұрын
Hanni Hashi oo wllo haduu busaarad dilaysaaye inuu xilka dhigo ma ahayn
@hanniabdihamidhashi2036
@hanniabdihamidhashi2036 6 жыл бұрын
Abdi Yare Inuu NaaG Magaalka La Wareegi Lahaa Busaarad Ha La Fadhiyo Lacagtaa Kibirka Ugu Wacane
@farxaanyare9605
@farxaanyare9605 6 жыл бұрын
Hanni Hashi www www wwqwqwwwwwwwwwww
@farxaanyare9605
@farxaanyare9605 6 жыл бұрын
Hanni Hashi www
@farhali6345
@farhali6345 6 жыл бұрын
Isku falin hdaad taagerto like saar 😂😘
@sayidaxmed9422
@sayidaxmed9422 6 жыл бұрын
Muna Diamond
@mutaasnaasir7991
@mutaasnaasir7991 5 жыл бұрын
Farh Ali hg
@mutaasnaasir7991
@mutaasnaasir7991 5 жыл бұрын
Najax
@cabdiraxiimmuuseawjamac685
@cabdiraxiimmuuseawjamac685 6 жыл бұрын
DHAMAAN waxaan halkan kahambalyay nayaa dhalinyarada reer soomaliland ee qooto qooto jilida quruxdabadan eebila caajiskaa kusooman dhigay habmalyo hambalyo ayaaan idinleeyahay yar iyo weynba wanoojooga burco waxaan leeyahay kamaba cajiso anigu flimantiina horay usocda dhalinyaraydii
@abdulazizmahmoud3636
@abdulazizmahmoud3636 6 жыл бұрын
hadad tihin rer hargeysa like i sar 🤣🤣
@muniirxaashi6534
@muniirxaashi6534 3 жыл бұрын
Gabiley
@abdisamadjama619
@abdisamadjama619 6 жыл бұрын
Inta tagersan DP world 🗺 Somalilnd inay ka hirgasho like egu qabta Somalilnd waa muqdis from Ethiopia 🇪🇹 harshin jigjiga 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@mindgalal825
@mindgalal825 6 жыл бұрын
Waa qebta ugu qosolka badan hargeso😂😂😂😂
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 6 жыл бұрын
Kuus kuus noqotaya kalyo Baraaartaya Kor Uu Qaraxdayaa Waa Yeel Kada 😂😂😂😂😂 like saar
@murtimadadaalo6834
@murtimadadaalo6834 5 жыл бұрын
Horaaa loo ogaaa jilitaan iyo xikmad in aan somalilanders laga ga horayn✌✌✌✌
@maxamedendho969
@maxamedendho969 6 жыл бұрын
Hadii aad reer hargeisa tahaY like I saar
@mohamedjamal7843
@mohamedjamal7843 5 жыл бұрын
Reer somaliland dadka wayka zoo can yihiin like ta hayla dhaafina 👍
@abdirahmanmohamedali560
@abdirahmanmohamedali560 6 жыл бұрын
Kaa kuqaado Bilaash oo wll iga tag Iskufilan nin rageed
@khalidhasan490
@khalidhasan490 6 жыл бұрын
isku filan ciyaaalki hore kulaha mayee salidaan ku sawiranahy waliba ta daasadaha wixi ka helay like ta ha ila dhaafina
@nimcohibaaq6580
@nimcohibaaq6580 5 жыл бұрын
0f
@mahzikdah-soon
@mahzikdah-soon 5 жыл бұрын
Qettty
@xamsecali1750
@xamsecali1750 5 жыл бұрын
sigis
@sadiaali5546
@sadiaali5546 5 жыл бұрын
Ythwyjerryertsh🌵😧🤑💀👺🤑
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 6 жыл бұрын
Im from Somalia! People Somalilnd is funny hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh kkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣+ Waqooyiga,, Somaliland, wa xarabo iyo Qosol iyo Madaadaalo hhhh
@mirrecawaalle6070
@mirrecawaalle6070 6 жыл бұрын
mhsnid sxb
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 6 жыл бұрын
Waqooyiga Somaliland waa xaraabo iyo madaadalo, from Xamar Somalia
@half-coordinated6164
@half-coordinated6164 6 жыл бұрын
Khadar Somaaali hhhhhh Zaxb sax
@khadarshakir2662
@khadarshakir2662 5 жыл бұрын
Hhhhhh Waa run wllhi bro
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Isku filan heesahiisa jacburiska ah ayaan ka helaa 😍😂😂😂😂🤗
@abdirzaklondon8805
@abdirzaklondon8805 6 жыл бұрын
Maria Jama horta ma ila aragatay walhi gacan ban utagay iskufilan wa awaldul casima 😂😂
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
saaqo alves aad iyo aad heesaha unban uso galaa meshaba 😆😃
@hassanmohammed3849
@hassanmohammed3849 6 жыл бұрын
hah. lkn heestan kuus kuus noqotaya waxaa leh hello
@hassanmohammed3849
@hassanmohammed3849 6 жыл бұрын
heestan kalyo barartaya waxaa leh cabdirahman heelo lkn isaguba waa top
@farxaanyare9605
@farxaanyare9605 6 жыл бұрын
Maria Jama kkkkkkkkkkkkk
@araksanmoussa1807
@araksanmoussa1807 6 жыл бұрын
i like reer hargeisa its so funny from Djibouti :-) :-) :-) :-)
@cabdibareyuusuf4384
@cabdibareyuusuf4384 5 жыл бұрын
Waancunaa uun hhbhh
@cawilsahal3322
@cawilsahal3322 15 күн бұрын
Dd​@@cabdibareyuusuf4384
@grxtireks
@grxtireks 5 жыл бұрын
Haadad 2019 dawanyso like isar
@hawraarsan5093
@hawraarsan5093 6 жыл бұрын
Kadabkeed go yeey inta ka heshy Reer sheekh saxaaq meyen likeda i saara ilmaaderayl
@abdulrahmanrashaka3409
@abdulrahmanrashaka3409 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 inta heesta ka heshay👆farta taaga cwron aadayaa ka hor jaastayaa waa yeelkadaaa
@dufoofogdiifofogog1633
@dufoofogdiifofogog1633 6 жыл бұрын
ax ax hargeysa jecliyaa jecliyaa dadkeyga dalkeyga somaliland
@samiiromaxamed7943
@samiiromaxamed7943 4 жыл бұрын
Anamaxameedritwaan
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 4 жыл бұрын
Waanu kula jecelnahay
@sahraabdirahman8386
@sahraabdirahman8386 6 жыл бұрын
love KU ahy qooto qooto hargaysa
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 6 жыл бұрын
Im from xamar).love pepole Somalilander is funny North in Somaliland is best pepole Is nice fun
@deeqamaxamed6083
@deeqamaxamed6083 6 жыл бұрын
cabdiqani isku filn keeshalydii mahyo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@rudwanxarago3970
@rudwanxarago3970 6 жыл бұрын
DiGsiida wayN ba MaraaQa macnaaYza so funny 😝😜
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Bal no maxne sxb ujedada
@bella_lol_1fatima275
@bella_lol_1fatima275 6 жыл бұрын
Ilahay hay xafido heer somaliland ❤️❤️❤️❤️
@teamdirisle2880
@teamdirisle2880 5 жыл бұрын
Amiiiiin
@xamsexikmaawi3202
@xamsexikmaawi3202 6 жыл бұрын
I'm from india lkn reer hargeisa wan taageera
@abdifatahhussien6589
@abdifatahhussien6589 6 жыл бұрын
war yaa tol ah gabadha sahra kiin waan jclhy somaliyey gabadha maad igu shegtan hadii ay iyeli laheyd hargsa dartet ayaa u adi lahaa safarkuba ha igu dherade
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 жыл бұрын
abdifatah hussien 😂😂😂😂😂😂
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 жыл бұрын
😄😄😄😄
@najlayousuf901
@najlayousuf901 6 жыл бұрын
So dir number kga
@mohamedabshir2292
@mohamedabshir2292 4 жыл бұрын
@abdifatah-husein hhh hooYadaba kuGu qasarTaY Nin weYno madhan naagTa Waala qapaaYe ka xishood
@mustafexuseen2105
@mustafexuseen2105 4 жыл бұрын
Xishood waa la qabaaye
@imcagdheersankataga1198
@imcagdheersankataga1198 6 жыл бұрын
Guul shabka somaliand inta tageersan ictirafka Somaliland like bitte
@hashimyaxye5351
@hashimyaxye5351 5 жыл бұрын
guul somali oo dhan
@halaaduale5633
@halaaduale5633 6 жыл бұрын
Liketa izaara hdeeY somalinimo jirtoH wyeH😁 zaan u zugayaY lee zuuxaY😂😢
@abdulazizharun4677
@abdulazizharun4677 5 жыл бұрын
Ana HaLa Hazhim wllo
@xaawaaadan6289
@xaawaaadan6289 4 жыл бұрын
Ç
@nurkhaliil5347
@nurkhaliil5347 6 жыл бұрын
Aniga waxan qotoqoto kahela qaybtan inta igu racsan farta taga
@samirasaam9536
@samirasaam9536 5 жыл бұрын
ilaahay dardii like I saara
@yuunadal8712
@yuunadal8712 6 жыл бұрын
Isku Filan👍🤘 Inta Taagerta Liketa Ii Saar
@bazhirfanprojplay9339
@bazhirfanprojplay9339 6 жыл бұрын
Waxanoo dhan Ma adaa izka Leh Hhhh 😂 inta izkufilan Tagerta Like Ta igu qabTa
@axmedmataan4577
@axmedmataan4577 5 жыл бұрын
S
@xuliyxiizofficil3866
@xuliyxiizofficil3866 4 жыл бұрын
Mash up to the first place ae5
@xuliyxiizofficil3866
@xuliyxiizofficil3866 4 жыл бұрын
W
@xuliyxiizofficil3866
@xuliyxiizofficil3866 4 жыл бұрын
Mms amxnx will try and monsters the intake manifold MOUTHY THE WAY HOME NOW AND AGAIN QUALITY FOR YOU QWERTY KEYBOARD AND MOUSE MNXAWRTYIRAIYUTRAEMN BXaw
@xuliyxiizofficil3866
@xuliyxiizofficil3866 4 жыл бұрын
Awesome Awesomely
@somalichannel9687
@somalichannel9687 6 жыл бұрын
Inata sidaydo kale qaybta hargeisa jecl like igu qabta 😍😎
@ifraahabdigeeleifraah96abd42
@ifraahabdigeeleifraah96abd42 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk xaaskaga dartiisbaan iskagacasilay xilka ceegaa like hala iisaaro
@farahfanah8404
@farahfanah8404 4 жыл бұрын
8878p
@mohamedawad8861
@mohamedawad8861 4 жыл бұрын
@@farahfanah8404 xxxxx
@ayuuituraybar_bar3823
@ayuuituraybar_bar3823 6 жыл бұрын
Iskufilan fataalsana sawkaH Jabsaday gabadha inta ila Aragta
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 6 жыл бұрын
Hadaad Lacagta jeceshahy zida yuusuf ceegaag like saara😀😀😀😀😀
@cabdikariinhaaruun9793
@cabdikariinhaaruun9793 4 жыл бұрын
Kkk
@faisaj5072
@faisaj5072 6 жыл бұрын
Qooto qoot the best episode's are from Somailand
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 жыл бұрын
Asxaabey yaa sideyda cml comment aqris uyimid
@bashirali5651
@bashirali5651 6 жыл бұрын
Somaliweyn channel kkkk soomaalidoo dhan baa saasee adoo qudha maaha
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 жыл бұрын
bashir ali saaaas mii sxp
@xaawocabdi2348
@xaawocabdi2348 6 жыл бұрын
aniga sxp
@xaawocabdi2348
@xaawocabdi2348 6 жыл бұрын
anigo ne sxp sidado kaLeahaye
@farduuscabdi9076
@farduuscabdi9076 6 жыл бұрын
Somaliweyn channel aniga ilaa aan wada akhriyo maba daawado hhhhhh kaligaybaan is moodaayay
@wehliyecabdiwehliye7889
@wehliyecabdiwehliye7889 4 жыл бұрын
Gooto gooto hargaysa from Growe like Osar
@AmiirZaquni
@AmiirZaquni 6 жыл бұрын
Qooto Qooto caadi maahan - Soomaalida mashquulkii dagaalka halkan bay kaga nasteen
@mariamgurey1988
@mariamgurey1988 6 жыл бұрын
Amiir Zaquni xildhibanada hadana laga fadhin layahay
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
Amiir Zaquni hhhhh Somali wala hagaajiyay
@husendirir6081
@husendirir6081 6 жыл бұрын
intii jamuuriyada barakaysan jecel like ha ila dhaafina😂
@mahdino9833
@mahdino9833 6 жыл бұрын
It So good 😊 and we all love ❤️ it
@wow9317
@wow9317 3 жыл бұрын
Alaya cisag reer abtigey qosolkii aduunka.
@xamsexarago9195
@xamsexarago9195 4 жыл бұрын
Sahra Kiin Hadaaa TaGertoH Like Hyla DhaafIn 👍👍👍👍👍👍👍
@mustafadhaanto8240
@mustafadhaanto8240 6 жыл бұрын
Wardadkan comentiga maxa loogu shegy may salada sas ugu ordan tasaba aakhiriyo adun na anfacayse wale aaakhirsaban
@kemilkamal2214
@kemilkamal2214 6 жыл бұрын
Mustafa Dhaanto
@abdijeesto2339
@abdijeesto2339 6 жыл бұрын
kemil kamaal adi marka hore dadka ka fiicno marka wx ka sheeg
@farxaancali2931
@farxaancali2931 5 жыл бұрын
N b
@elmiabdi8023
@elmiabdi8023 3 жыл бұрын
Lgsh
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 5 жыл бұрын
Wlhi reer hrgyza Waa Dad jira oo habka jiliinka Ku horeeya & Fanka Gabi ahaan ba nolada ree hrgysa Dad Nool ayaa tihiin Wacdla
@nabiilsalah7364
@nabiilsalah7364 6 жыл бұрын
Qeybta hargeisa yaa kataagertaa? Aniga iskufilan
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 6 жыл бұрын
Ruwayadan sugaynay weeye
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Abuukar mahdi
@doolloofficial9582
@doolloofficial9582 6 жыл бұрын
Asma Curada cida
@muarikabdilahi4086
@muarikabdilahi4086 6 жыл бұрын
Asma Curada cida adcshiuypkmntrwqrgxvznoip
@muarikabdilahi4086
@muarikabdilahi4086 6 жыл бұрын
Asma Curada cida sem
@muarikabdilahi4086
@muarikabdilahi4086 6 жыл бұрын
F
@ladnadheeg7080
@ladnadheeg7080 5 жыл бұрын
Asma Curada cida
@abdiraxmaanmoha5807
@abdiraxmaanmoha5807 6 жыл бұрын
Halaygu Cawiyo 🖒
@bashiirabdihirsi1099
@bashiirabdihirsi1099 4 жыл бұрын
Kkhh kuus kuus noqotaya kalyaw bararatayaa karoon adayaa isku filan Inta taageerta liketa dhac kusii 👌💖👌
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 жыл бұрын
Dhaaxaan kulahaa cuntada iska kala yaree yaadku naaxine waadigan kashbaxay kadab keed go yeey aan kici karayn kkk😂😂😂😂😂😂 manooli ani heestaas aanku haystaaa reer hargaisa waa dad xaraabo miidhan ah
@husseinmohamud7737
@husseinmohamud7737 5 жыл бұрын
'
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk isku filan caadi maaha kulahaa naa shalay baad miiga kasoo gashay
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
wll miiga mise miyiga somaliga ciyaarta kadaa kkkkk
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 6 жыл бұрын
Somali TV Hhhhh afsoomaliga badanee
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
Kowther hassan kaasi somali kuu noqon mayo wllo hhhhhh haye iskaga hadal
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 6 жыл бұрын
Somali TV Kkkkkkkkkkk
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
Kowther hassan 😂😂😂😂
@alahmadosman290
@alahmadosman290 6 жыл бұрын
Somaliand guuul
@zuperfarhan8799
@zuperfarhan8799 6 жыл бұрын
Yuusuf ceegaag atooraha meesha
QOOTO QOOTO  HARGEISA PART 43 FULL
32:23
Abukar Mahdi
Рет қаралды 730 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Somali Museum 2018  Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.
1:05:37
The Somali Museum
Рет қаралды 2,1 МЛН
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
RSTV09
Рет қаралды 1 МЛН
MA DHEERA RIWAYAADII
13:19
Djib Medias
Рет қаралды 1 МЛН
Doob iyo Gashaanti Barnaamij Xiiso Badan | Dhambaal Digital
20:49
Dhambaal Digital
Рет қаралды 223 М.
Riwaayadii ugu Qosolka badnayd || U Duub || Asad diapi By Libaax kabeeye
19:48
Libaax k Channel
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Universal TV
Рет қаралды 415 М.
Riwaayadii Jinka Part 1 2020
23:19
HOB FILMS
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 677 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 871 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 90 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 959 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 702 М.