quruxda

  Рет қаралды 23,795

AK Vlogs

AK Vlogs

6 ай бұрын

#berbera #Sacaada-Diin #Ceebaad #saylac
somaliland infrastructures development
dhaamamka somaliland laga hirgeliyey
oodwayne somaliland
Ak vlogs kadaawo
#SOMALILAND VLOGS AL
#HARGEISA VLOGS
#BURCO VLOGS
#BERBERA VLOGS
#CEERIGAABO VLOGS
#WADAAYINKA #HARGEISA
#HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
#AK VLOGS #TOURISM #archives

Пікірлер: 79
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 6 ай бұрын
Cadawga #Somaliland uu kanaxayaa horumarkaa Somaliland gaadhay💚🤍❤️
@CamuudAwed
@CamuudAwed 6 ай бұрын
Guul iyo gobanimo Janhuuriyadda Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 6 ай бұрын
Mshaa allah berbrba of Somaliland dhulka ugu Allah ina siiyey horamarkisa Allah ha inoogu wado dee🎉
@user-pv6ex5np6p
@user-pv6ex5np6p 6 ай бұрын
Maanshalah dhulkeenu qurux badan yahay
@januarySl2024
@januarySl2024 2 ай бұрын
Saaxil waa wada xeebo janooyin ah ! Waa in goobo badan oo dalxiis dhinac walba laga dhisaa madaama Berbera iyo Saaxil ay moqdeen dhul dalxiis iyo maalgashi oo Caalamka oo dhami ku soo waajahan yahay. Berbera keligeed ma qaadi karto culayska soo socda.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha allllah reer berbera noooooolaaada guuul somaliland❤
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 6 ай бұрын
Safar wanaagsan iyo sawir kale oo qurux badan oo ad soo dhigtan
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 3 ай бұрын
ManshaAllah may God protect SL ❤️❤️❤️❤️❤️
@IkhlaajaamacCali
@IkhlaajaamacCali 3 ай бұрын
Horo usoco wllo❤
@abdirizakfarah1212
@abdirizakfarah1212 6 ай бұрын
Ak thanks for muuqaladan quruxda badan aaad noo soo gudbiso
@zahraahmed972
@zahraahmed972 6 ай бұрын
Ma Sha ALLAH
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 6 ай бұрын
berbera september 2023 baan tegey qurux masha allah somaliland
@hassanbashe9769
@hassanbashe9769 5 ай бұрын
Haa. Laakiinkaagu wuu hooseeyaa..
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 6 ай бұрын
Dhulkeenaa Quruxda badan ilaahay cadawga ha inooga qabto mid dhow mid dheer iyo mid inagu dhexjiraba
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Alle ictiraaka hana siiyo meeluu ku jiraba isagaa oge Amiin
@popular7493
@popular7493 4 ай бұрын
❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@horijoogmedia
@horijoogmedia 6 ай бұрын
Masha allaa berbera hore u socotay
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 ай бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 guuu lyo gobanlmo 🙏🙏🙏🙏 Somaliland guuuleysat ln sha Allah guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@fdama
@fdama 6 ай бұрын
Mashallah, jamhuuriyada Oromiyeed ee Somaliland
@haciwarsame3421
@haciwarsame3421 5 ай бұрын
We thank a lot Jamhuuriyadda Faqash land😂
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 6 ай бұрын
Well done
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 6 ай бұрын
Mansha allah Il iyo cawriba La,aw amiin
@mahadali769
@mahadali769 6 ай бұрын
berbera inan maalin un tegi doono an rajeyna insha allah
@popular7493
@popular7493 6 ай бұрын
Magaalo soomaaliyeed halaga ilaaliyo amaxaarada❤❤noolada reer berbera musana iska dhiciya🇸🇴🇸🇴
@khalidibrahim8801
@khalidibrahim8801 6 ай бұрын
Sidaa ufikiresid waa xoolo nimo dawlad laa’an waa waxa Somalia saas ugalay Muse Bihi waa madaxweynaha wlal
@user-jc3jf4le3i
@user-jc3jf4le3i 6 ай бұрын
muuse adeer waa ka sidaa u dhisee u taliya dhulkiina idinkii ayaa wax isu qaban kari la ee
@cadnaanahmed5269
@cadnaanahmed5269 5 ай бұрын
halkan abidkeed amxaar ma iman mana imandoon amxaaro qori sitaa ingiriis lagadiiday isagoo siyidku soobixin dhulkaga 30kun ciidanka itoobiya joogan maantee kawaran 2007 1000kun ciidanka itoobiya nin intuu aayar iska soo kaxaysta muqdisho casimadii ya geeyay wali dadkii deeganka kula dagaalameen ilaa xoog looga saaro adero halka somaliland awoowshayo noo ilaaliyay na baray sida loo ilaa shado waligeed iskirka somalia meel gumastago koofir jirtay talman caadi udagaan dadkan wabiga kaga talaabayay lkn awoowshay sayidka hortii saan kaga saxeen inaan ku dhalin xataa lkn wixii ganacsiga itoobiya daayo isreal la ganac sanaymaa😂
@popular7493
@popular7493 5 ай бұрын
@@cadnaanahmed5269 adigoo ah? 😅
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 ай бұрын
Caqligaga kii dameeraha muuse wadax weynaha qaranka somaliland viva❤❤❤
@user-jl5lq5bq8h
@user-jl5lq5bq8h 6 ай бұрын
@husseinomar5942
@husseinomar5942 6 ай бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@amalismail7772
@amalismail7772 6 ай бұрын
long time bervbera maan arkin insha allah waa inaan imaada
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 6 ай бұрын
MashaAllaah Tabaarakallaah, ilaahay dslka iyo dadkaba ha inoo xifdiyo. Waa waxaa waxa cadawgu u mraaradilaacsan yahay.❤
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 6 ай бұрын
Muuqal qurxoon sxb nooso badiya vlog yada
@timowayne6993
@timowayne6993 6 ай бұрын
Waa nadiif laakiin taayirka gaadhiga halaga ilaaliyo
@CabdalleCabdiraxman-uv9eb
@CabdalleCabdiraxman-uv9eb 5 ай бұрын
Somaliland guul ishalah
@omarcagta3645
@omarcagta3645 5 ай бұрын
❤❤somalilad 🎉🎉🎉🎉
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-eg2tb6wh7j
@user-eg2tb6wh7j 5 ай бұрын
Somaliland. Guuuuuuul. Guuuuuuuuul
@hassanbashe9769
@hassanbashe9769 5 ай бұрын
Sax
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 ай бұрын
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Somaliland 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Somaliland. Amiin amiin yaa Allah. So beautiful 😍😍😍😍 Maash Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 guuuuuuuuuuuuuuuule 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 6 ай бұрын
Tomorrow tagayaa ilmaderayal 😂isoo dhaweya berbera Somaliland 🤲🏽❤️❤️❤️❤️
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Afartaada lanbar noo sheeg
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 6 ай бұрын
Nacabku derbiyada ha jiidho. Mahad dhamaan ilaahay ayay u sugnaatay
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 6 ай бұрын
M.a dhulka Somalia nimca taala
@roobleyare2351
@roobleyare2351 6 ай бұрын
somalia waxa meshan lagama yaqaano
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Somaliland nimcaa adhida cadawgii wuu wada ooyay markuu arkay yaahuu
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 6 ай бұрын
War Iidoor inta aad Soomaali ka carareeysaan yeeysan idin harqin Itoobiyanka aad u Gacan haatineeysaan! Soomaali idinka bad iyo dhul weyn oo idiinma baahna ee dhulkiina Ilaashada sida Falastiin ha noqoninee!!!
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
@@user-ex9qq4bs9i Hana harqiyaan hadal kii oo kooban
@hasansudi9404
@hasansudi9404 6 ай бұрын
​@@user-ex9qq4bs9imaxa idinka galay anaga kan ka danbaabna Sidan donan odhanayna
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 6 ай бұрын
“ dhulka Somalia “ walle waa Sheeko cusub 2024😂😂😂
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 6 ай бұрын
Somalia maxaya😂 maalin cad ayaa riyoonaysaa 😂
@roobleyare2351
@roobleyare2351 6 ай бұрын
somalia waa ayo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Qurux badanaa dhulka somaliland ilaahayaw cadawgu yaanu naga cawryin
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 6 ай бұрын
Ka qariya xirsi jaws inooga xidha isha cadawga
@ibrahinabdirazak9187
@ibrahinabdirazak9187 5 ай бұрын
Xirsi waayo ?
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 6 ай бұрын
Qurux badnaan mayso hadii amxaaro timaado
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Waaba taasoo ictiraa heshay Alla wakiil
@cumarcabdi8536
@cumarcabdi8536 6 ай бұрын
Amxaarku horomarka Kama xuma sidado kale marka kiineebaa fiican
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 6 ай бұрын
dhulkasta oo somaliyeed waa dhulkeygii dhibna uma ogoli
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Somaliland Somalilandar baa leh
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 6 ай бұрын
Foloogiinu waa dahab laakiin waad la raagtaan
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 6 ай бұрын
Dhulkasi waa meshay somalinimadu katimide halaga ilaasho cadowga
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Somalil nimo waay dhimatay beri hore Alle yaa raxma
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 6 ай бұрын
Miyaanay qabaw ahayn
@ModeAvion1
@ModeAvion1 6 ай бұрын
Wow, Somalia is so beautiful I will visit Berbera 🇸🇴
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 6 ай бұрын
Wada Riyoneysan faqasha ila faqasha kale Somalia kadhige yaa xayawan ila Xoolo QDW blla caqlie
@ModeAvion1
@ModeAvion1 6 ай бұрын
@@sulekhasaid2891 can you show me around Berbera when I visit? I have never been to 🇸🇴 before
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 6 ай бұрын
You welcome
@bashe3051
@bashe3051 6 ай бұрын
Xaarmajo horta xaarka iska biiiii! Uuuf!
@popular7493
@popular7493 5 ай бұрын
@@sulekhasaid2891waa Somalia adi miyaa ka goyn
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 6 ай бұрын
Ilaahoow cadowga soomaaliyeed ha noo keenin soomaaliya ha is raacdo shacabka walaaleheena in uu caqligoodu joogoow waxaad ogaataan dagaalkii 77 duqaymihii ugu xumaa waxay itobiya ugaysatay waa gobolada waqooyi ee yaan la idinku keenin amxaarada aqoonsi raadin oo diintiina iyo dumarkiina amxaaro ama abaagadhaa oromo loo keeniin ood ka shakaydan soomaaliyi waa walaalihiin waanan ka heshiin karnaa wax walba saa waxan nahay dad wadaaga❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dhiig midab af dhul abtirsiinyo laakiin amxaarada maxaad wadaagtaan⁉️⁉️⁉️
@amiinali8969
@amiinali8969 6 ай бұрын
😊😊Amxaadkaad ii caayaysaa iiga kaadhaw ...duqayntuu amxaarku noogaystay taad noogaysateenbaa 100% kaxumayd by by bro
SUUQA UGU QURUXDA BADAN #somaliland .
9:35
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 20 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Hargeisa To Berbera Road trip / Dalxiiskii Berbera
10:10
Modern Somali Food
Рет қаралды 1,1 М.
Welcome to Berbera, Somaliland
5:35
Blueprint Media
Рет қаралды 10 М.
Horumarka Magaalada Burco Ka Socada 2024
24:43
X HARGEISA
Рет қаралды 15 М.
Barnaamijka Dekeda Berbera
1:02:17
Universal TV
Рет қаралды 161 М.
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 179 М.
Life in Hargeisa Somaliland is Eye-Opening | Somaliland 2024
13:58
WAR DEG DEG FALANQAYTA 23 July 2024
16:54
SHANTA TV
Рет қаралды 1,4 М.
Daawo Mashaariicda NPHH iyo Imaaraadku ka dhiseen Berbera.
16:19
MM Somali TV
Рет қаралды 48 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН