No video

Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing| Xidhiidhada Nolosha Podcast

  Рет қаралды 1,115

Amaal Haybe Coaching

Amaal Haybe Coaching

10 ай бұрын

Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale.
Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso xalqadan.
Dhagaysi wacan.

Пікірлер: 9
@Miidan5
@Miidan5 3 ай бұрын
Masha allah sister❤❤❤❤
@ridohaid2242
@ridohaid2242 10 ай бұрын
very thankful for your podcasts🥺
@user-dk5ny8uu1h
@user-dk5ny8uu1h 10 ай бұрын
Podcast 😊💯 Keep going sis 👸 Soo badi 👐
@Nitsa130
@Nitsa130 10 ай бұрын
Golden voice ❤
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 10 ай бұрын
🎉🎉🎉
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 10 ай бұрын
Alla Gabdho Fariido ah baa noo soo baxay Podcastiyada aan dhageysto badanaa waa Gabdho wax badan ayaana ka bartay . Allaha idin xafido walaalahey.
@amaalhaybe
@amaalhaybe 10 ай бұрын
Mahahdsanid walal. Ameen dhamanteenba
@smf2957
@smf2957 10 ай бұрын
M a❤
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Raali galinta dadka waa farxad la’aantaada!
6:27
Nasir Cadceed
Рет қаралды 7 М.
Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka| Xidhiidhada Nolosha Podcast
17:35
Amaal Haybe Coaching
Рет қаралды 491
Qorshaha Bisha Ramadan| Xidhiidhada Nolosha Podcast
25:08
Amaal Haybe Coaching
Рет қаралды 447
Naf La Hadhid Q - 2aad| Self - Sabotage| Xidhiidhada Nolosha Podcast
23:18
Tacadiga| Narcissistic Abuse|  Q-1aad| Xidhiidhada Nolosha Podcast
25:47
Amaal Haybe Coaching
Рет қаралды 503
Naf La Hadhid| Self Sabotage| Xidhiidhada Nolosha Podcast
21:16
Amaal Haybe Coaching
Рет қаралды 1,5 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН