Raali galinta dadka waa farxad la’aantaada!

  Рет қаралды 7,232

Nasir Cadceed

Nasir Cadceed

3 жыл бұрын

Ma ka cabsataa in dadka wax kaa sheegaan, dhib iyo farxad la’aan ku haysta ma ugu jirtaa armaa dadka kula yaabaa. Dhib qoys ma ku jirtaa, waa la soo furay iyo waa garoob in lagu dhaho dhib aadan xamili karin ma ugu jirtaa?
Badanaa waxaan maqalnaa Raali galinta dadka ma ahan wax la gaadhi karo!, lakiin dadka badankiis kuma dhaqmaan!
Ma waxaad u nooshahay dad kale? Farxadaada ma dad kale ayay ku xidhantahay.

Пікірлер: 37
@mohamudsalad6139
@mohamudsalad6139 3 жыл бұрын
Masha Allah markasta dadka waaweyn wax baan ka kororsadaa maantana Waxbaa isiiyaday.
@monaismail5786
@monaismail5786 2 жыл бұрын
Ariin aad iyo aad u muhiim ah ayaad ka hadashay kheer badaan Allah hakuu siyo, Arimo nocasa bulshaduu way u bahanrahay .
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 3 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa raaligalin dadka waa cudur aan laga daawoobeen amaba daawo maleh inta nolashaada ay dad kale ku xiran tahay adiga iyo farxad waad kala fogaaneeysaan, dhibku wuu badan yahay ee illaahay ha naxafido jizaa ka Allah kheyr walaalkeey
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
Dhag jalaq ha usiin Maryoolay.
@umumaariyasaleebaan4751
@umumaariyasaleebaan4751
Maansha allaah abwaan runbaad sheegtay mahadsanid
@allahkariimyaallah7871
@allahkariimyaallah7871 3 жыл бұрын
Jizakalaahu waqeyraaa👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@allahkariimyaallah7871
@allahkariimyaallah7871 3 жыл бұрын
Maasha allah 👍👍👍👍
@daaudcabdiraxiinmaxamed4230
@daaudcabdiraxiinmaxamed4230 3 жыл бұрын
Masha allah
@mbe77
@mbe77 3 жыл бұрын
thanks 🙏 bro
@sultanahb.sultan4086
@sultanahb.sultan4086 3 жыл бұрын
Ilhay khyr haku siiyo wlhi barnaamijkan aad ayuu i anfacayaa ❤❤
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 3 жыл бұрын
Masha allaah illaah hakaa abaal mariyo mahadsanid
@ibrahimhuzz1503
@ibrahimhuzz1503 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@Hana19800
@Hana19800 3 жыл бұрын
Masha allah hore u soco
@ummuomar2591
@ummuomar2591 3 жыл бұрын
Manshalah huno alle ku xafido thanks
@hindamohamud7502
@hindamohamud7502 3 жыл бұрын
Raali gelin la,aanta dadka kale, waa farxad la,aa taada!
@cumarmuusecumarmuuse5733
@cumarmuusecumarmuuse5733 2 жыл бұрын
Masha alah jasaakalaah sxb
@najaxnajax6237
@najaxnajax6237 3 жыл бұрын
Mashala allah ❤❤❤wlloruutA
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro noolow noolow allaaya cisak wallo
@farhiahassan5477
@farhiahassan5477 3 жыл бұрын
Masha allah sax waye wlh
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Masha allan Barnaamij qiimo badan
Hadalada Dadka ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
2:33
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 40 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 108 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 34 МЛН
7 Qofna deyn iiguma laha inaan raali geliyo DAREENKIISA IS BAR
14:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 49 М.
Haku mashquulin hadalka dadka kale
3:06
Somvato Institute
Рет қаралды 11 М.
Being a very young female entrepreneur - Latifa Bin Haider
43:17
Sheen Gurrib
Рет қаралды 10 М.
KA SHAQEE NAFTA LA DAGAALLAN MAALIN KASTA❤
8:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 129 М.
Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing| Xidhiidhada Nolosha Podcast
19:23
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Meehaal Podcasts
Рет қаралды 3,2 М.
Raali Galinta illaahay Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir
23:22
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 51 М.
3 DABEECAD DADKA LEH ISKA JIR💔
8:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 48 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01