No video

Raaxeeye Lyrics💥Saynab cige 💥jiim sh muumin oo mucjiso tumaya 💥💫💯

  Рет қаралды 22,697

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

4 жыл бұрын

Пікірлер: 73
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Jiim kabankiisa sababaha aan ku jecladay waxa ka mid ah Kabanka uu tumaayo waxa ka dhax sharqamya sidii qoobka fardaha ookale Wali waan ku xasuusanaa yaa jiimi Allh yarxam
@cabaasozil8
@cabaasozil8 19 күн бұрын
sxb wnku slamay cwa halkan baa ku nasanaya
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 күн бұрын
@@cabaasozil8kaa qaday ani markasta ku nasta kama baxo 😂
@CSeerbiya
@CSeerbiya 3 жыл бұрын
Jiim.oo caawa xanuusanaya Alle ha caafiyo , sidan keliya isaga ayaa Soomaali u tuma Kabanka oo curiyey waxaana dariiqiisan raacay.arday badan oo uu waxbaray sida Daauud
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Aamii Alle ha caafiyo xaaladiisa waa sidee hada
@c.risaaqsiciid6878
@c.risaaqsiciid6878 3 жыл бұрын
Sxb allah ha cafiyee xage kahela
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Ilaah ha caafiyo Saaxib Serbia
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 жыл бұрын
Daauud Kee wlaal Xanfar miyaa
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Gacanta Jiim sheekh muumin Ayaaba laga xiiso dhaceynin waaw👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 Alle cimriga ha u dheereeyo Ninku gacan macaanaa
@bodenkeaton4480
@bodenkeaton4480 2 жыл бұрын
I know im asking randomly but does anyone know of a way to log back into an Instagram account? I was stupid lost the login password. I appreciate any help you can give me!
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 жыл бұрын
@@bodenkeaton4480 ⁉️⁉️⁉️😳 What you tallk About you ⁉️
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@axmedhillaac3886 😄🤣😂😆
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 hee.......⁉️😳
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@axmedhillaac3886 Nothing bro I'm just happy for your way of asking the questions 🔥
@umarabdi5814
@umarabdi5814 3 жыл бұрын
Yaa jiim yaa amiiral cuud Wlhy jiririca iracda markan maqlo gacntisa macan 🥰🥰
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Hadii qof laku ixtiramayo cuud Waa jiim shekh muumin
@abdallaeid045
@abdallaeid045 7 ай бұрын
Yaa ustaadul Cuud Jiimy Rabbi Naxariis waarto ku siii dheh Alle maxuu kaban Tumay kii u wacnaa Kaaga marag🙏
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 3 ай бұрын
Alla yarxam macallin mohayddin sh muomin
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 3 ай бұрын
“Cadceeddu hadday casaanayso Adigoo cawday kuma canaadeen.” Eebbow u naxariiso macallin Jiim Shiikh Muumin.
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
saynab cige codkeedii macaana iyo jiim sh mumin mucjisada kabanka somalida gacantisu wey ka tilmaaman tahay kabanada kale oo dhan waa soo gudbintii nuradiin cali amaan aad bad ugu mahadsantay hawsha qiimaha leh eed noo hayso
@haymachannel3847
@haymachannel3847 4 жыл бұрын
Yaa waduud Qoftan saynab qaraamka nooc walba waa uqaaday maxay cod dahabiya la gabawday
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
@@haymachannel3847 fankii qimaha laha waxa dilay markii cid waliba heestay iyo biyaano la iska garacayo
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Allow alle gacantu kaama go'do
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Jiiim yaa amiiraL Cuuud !
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Daily xiin 🥰🔥
@cabaasozil8
@cabaasozil8 19 күн бұрын
ninkaan waa mucjiso xaada i istaagte bilowga taqsiinta ayaaba kgu filan kabankan waa god ka guur sida isu ledahay wa hal teenbo ayuu socod cusub bilabaya buu hdana badalaya alla yaraxma boqorkii cuudka❤😢
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Heeskani waa Raaxeeye gedda Kuluc ayaa caan ku ahaa.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Mr wonga 84 fourka alle yarxma Ustaad Jiim
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Mar walboon jiim dhagaysto asagoo heesayaa mise kaban tumaayo jacaylka aan fanka u qabo wuu igusii ziyaada🥲 Kaban maxaam ciil u qabaa 💔 AUN Waan ku jeclahay waana ku jeclaan doona Intaan noolahay 😢
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 10 ай бұрын
Laba kaban la iska garaacaya macalim jim allah unaxariisto.
@user-jb5qe4gn1z
@user-jb5qe4gn1z 11 ай бұрын
raaxeeye xudeydibaa lagu cizeeyaa sxb
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Marka dambe ee uu heesku dhamaado inta codka ee dhamaadka jiim wuu ku sheekaynayaa kabanka yaa ila Arkey
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Alleylehe wuxuu muujiyeu dhoollatus aan caadi aheyn iyo inuu gacantiisa turukadiisa doono xarkaha kaga dhawaajin karo. Nuradiin dabcan dadku waa kala dookh adaana sheegi kara lkn qaraam tumis hadday noqoto aniga labo nin baa kaalmaha koowaad iigu jira 1. Xudeydi 2. Saalax Qaasim. Waa laga yaabaa wax kabanistayaashu ka yaabaan inuu Jiim tumo lkn dhadhanka heesaha qaraamka anigu labadaas nin baan gacantooda jecelahay. Jiim.kuwo aan lagu gaareyn een u haysto waa xarrago iyo Kinsi. Lama hubo hal fooftaa Inay caawa soo hoyan Siduu u tumay wax halkeeda dhihi karaa ma jirto waa ku jirtaa channelkaagana.
@cabdicasiis.germany7601
@cabdicasiis.germany7601 3 жыл бұрын
Heesaha Qaraamiga ah Tumistooda Cumar dhuule nina Muu soo Dhinac fadhiisan jirin Alle ha u Naxariistee Kabankaba inuu isagu Lahaa ayaad Moodaysay wlhi AHUN
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed dhuux fan ayaad feenatay xudaydi iyo saalax qaasim waa number one jiin Laakiin heesaha kale ayuu macalinkiisa xudaydi iyo cuudayste kasta aakhiro ugu dirayaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ha waxa uu leyahay waxan ahay jiim shekh mumin waa uu ka adkaday siduu ugu hadlinaayo wllhi waa cajaip Duni jiim laka oofsaday
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE Jiim macalin kabanka barey muu jirin aniga ayaa iskeey isu barey ayuu yiri wareeysiyo mar kabadan oo laga qaadey hadaadse macalinnimada ula jeedo in Xuddeeydi uu yahay dadkii hore ee lagasoo gaarey kaban la garaaco taasi waa halkeeda.
@LovesomLi
@LovesomLi 5 ай бұрын
Laxankan waa murugo
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 2 жыл бұрын
Allaa yaraxmhu jiim🙏🏾
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
www yaa jiim shekh mumin yaa Ahlal cuud
@abdillahiisse
@abdillahiisse Жыл бұрын
Waxan la yaabanahay ninka kaban garaaci doona JIIM ka dib
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto jiim
@zhaficizharif9486
@zhaficizharif9486 4 жыл бұрын
Jiiin sh mumin what a legend he was Heeskaan waxaan dhageysan jiray hda kahor mar aan xaradheere ugasoo dhaami jiray meel layiraa banaaan old is gold🙏
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Sxb, illeen Xarar-dheere, Raaxeeye waa gaadhay, oo maxaa loo lahaa Xarar-dheere af kale ayaa lagaga hadlaa, kkkk kaftan sxb
@Geedi143
@Geedi143 3 жыл бұрын
Wow dhaan wade
@mohameddeeq6393
@mohameddeeq6393 3 жыл бұрын
Yaa jiimi 😍
@calisayid6917
@calisayid6917 Жыл бұрын
Xaga udambaysa cuudka ma wuxuu leyahay waxn ahay jiim sh muumin Yaa waduud Duni jiim ka tagay alah yaraxma
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ustaad nuuradiin ali aman nafta waxa ey maqsuut kutahay ayaa noso kudbisay waxa fahmikaro dadka qaramka xiseyo Hesaha uu jiiim tumay nosoo badi Abti
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Saaxiib kaman waan tumaa waxaan la yaabanay mucjisada aan loo tegeyn ee ah god Ka guurka sheeko ayaan kuu sheegayaa Ila soco ma taqaan malikal cuud waa xudaydi Gacan la yaqaan ayuu lahaa Okey hadaba xudeydi ayaa yidhi ninkan jiim waa mucjiso hore u maynaan arag qof la mida waxa isna u markhaati furay fanaanka mulaxanka qaaliga ah cabdi kariin jiir oo yidhi jiim wuu garab waayay beriguu xanuusanaayay goblan talo aduunyooy
@geedicade280
@geedicade280 2 жыл бұрын
Hiildan baa yaabay
@abaadiriajajar4970
@abaadiriajajar4970 4 жыл бұрын
Ustaad noradiin aadbaad u mahadsan ee sxb heestii riiftoon oo axmed mooge qaadayo ma heshay ustaad
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Waan baadhayaa coming soon insha Alaah
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Ma aan arag ma maqal I malayn maayo mucjisadaa in la arki doono
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Qaraam : Raaxeeye Laxanka : Xasan Aadan Halac Aun Kabanka : Ustaad Jiim Shiikh Aun Luuqda : Saynab Cige Maxamed ................................................................... Tubeec oo qaadaya Laxankan Raaxeeyihii ugu horeeyay halkaan ka dhagayso kzfaq.info/get/bejne/brRpfdmCpsvIiqM.html
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
Inay marqaan iyo jacayl naga saari waayaan ayay ugu tal galeen dadkaani. yaa yiri kabanka muxiyaddiin iyo saynab isu keena. Yaakhay macaankii baad xadka dhaafisen kkkkkkk
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Intuu marayaa macaankii 😄🤣
@farahdahir8554
@farahdahir8554 3 жыл бұрын
KABAN IYO COD ANAN KALA DHICIN.... YALA HUNOOY MAMA SEYNAB CIYE.... JIIM MUCJISADU DHIGAYO QOF KASTAAHI FAHMI MAAYO.... 6:04 SEYNAB WEY YARA GASHAY HALKAAS
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Hhhh haa jiim baa waaley oo bixiyey
@kamalhonest73
@kamalhonest73 3 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 kkkkk
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 Inuu I waalan rabi lahaa lol 😆😂🤣😄
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 4 жыл бұрын
Cumar dhuule Aa kaga Wanaagsan Heestaan Raxeeye Saynab Ciige qoralka Haddanad soo rocin #Qaraami #Media Waxba lagama fahmen baa Wallahi Maarka Sidii loo kala mudanyahay usoo Xulo noo 😒😒
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Shuqulba isku ma leh tan Cumar dhuule Qaadayo Waxaa la yiraahdaa Raaxeeye Burcaawi tan Saynab qaadaysana Raaxeeye gedda marka labo naaxiyadood bay kala yihiin la soco
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 👍👍
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@ismaaciilarbache5244 waxaan kaloo kuugu dari lahaa Soo dhagayso Maandeeq markay Qaadayso Raaxeeye Burcaawi markaa waa kugu adkaan doontaa inaan tiraahdid Cumar dhuule ayaa kaga cod wanaagsan
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 sxb Waan Dhageystay Heesta Maandeeq ee Raxeeye iyadaa Lakin Qaraami-keeda Waxaa la socdaa foori Macnaha Halkaa Cumar dhuule u yahay kaban kaliya oo Waliba kaban dagan oo Macaan u tuumanayo isagoo Naftuna kuu Raxeeysaneysoo
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@ismaaciilarbache5244 haa sxb Waa Cajiib labada fanaanba Way noogu raaxeeyeen Waliba Cumar dhuule laba jeer buu qaab layaab leh u qaadayaa Heesta Burcaawi
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 15 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 29 МЛН
Raaxeeye kuluc geddii jiim sh muumin
7:16
Qarami Media Pro
Рет қаралды 8 М.
Xus: Kabankii Jiim Sh. Muumin ( Muxiyoddiin)
36:50
HOOBAL
Рет қаралды 14 М.
Heestii Haadba Haad Kici Lyrics Samatar Kabankii Jiim Sh Mumin
7:45
laylis channel
Рет қаралды 251 М.
Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban )
7:02
Rageedii™
Рет қаралды 512 М.
Xaliima Kh Magool Kalah Banaadiri
10:46
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 88 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "RUUNEY" (RAAXEEYE)
6:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 190 М.
Ambiyo- Jiim Sheeekh Muumin ( Muxyaddiin)
6:53
HOOBAL
Рет қаралды 28 М.
Jiim Shiikh Muumin 2006
5:04
Faisal Osman
Рет қаралды 72 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН