No video

RAAXEEYE | TUBEEC | HALAC | HURYO & CAGAF | XUDAYDI | GOOBBE | LYRICS

  Рет қаралды 5,939

Qaraamyahan

Qaraamyahan

Күн бұрын

#RAAXEEYE
#QARAAMI
#QARAAM
#QAACI
#TUBEEC
#MAXAMED #SALEEBAAN

Пікірлер: 13
@Maeyann9
@Maeyann9 20 күн бұрын
Waa imisa jeer waad dishay heestii
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Dhamaantood AHUN
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re Жыл бұрын
Walaal, waxa aan si xushmad leh kaaga codsanayaa haddii aad ka reebi karto cinwaanka studio-ga ka yaree. Haddii aad karto. Waa iga codsi. Guulayso, Mudane.
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 ай бұрын
Saaxiib aan talo ku siiyee heeskan in aad sideedii u dayso ayaa Ila quruxbadan, heestani ma aha wax aad adigu kelidaa leedahay waa dhaxal ummadeed jiil ka jiil in la dhegeysto ayaa ay tahay. Markaa sxb heesta sideedii kusoo geli, kuna mahadsanid dedaalka aad gelisay hawshan.
@hamseahmed5285
@hamseahmed5285 5 ай бұрын
Bilaahi calaykum heestii waad qaribtey qaraamyahan tuunbaad ka dhex haysaa mid reer baadiya ah ayaa helay 😂😂😂
@rashidhassan572
@rashidhassan572 6 ай бұрын
Adeer, mar, labo ama seddex inad tiraahdid "Qaraamyahan Istuudiyo" waa ok laakin waad ka badbadisay, heestane dhadhanki ayaad uga dheeshaye, ku celcelinta erayga Qaraamyahan Istuudiyo ka yaree, heesta Raaxeeye macaankeeda ha soo baxee
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re Жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto fanaanka. Axyaa fanaan! Halkeedii buu dhigay. Heestan waxa kale oo sida uu ugu luuqeeyo aan ka helaa fanaankeenii Kuluc (ahun). Soo wad, mudane.
@user-hm2yg2le1j
@user-hm2yg2le1j 2 ай бұрын
9:40 ❤
@l.i.x.o
@l.i.x.o Жыл бұрын
Ma iloobine geenyadeyda waan la aqal geleyaaa
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 Жыл бұрын
Sxp Faysal Cumar Mushteeg soo gali Qaraamkiisa wll
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Dalabkaaga aawadii Riftoor baan kusoo tuuray oo Mushteeg isku kala bixiyay Allaha ha u naxariistee.
@Mursal1445
@Mursal1445 Жыл бұрын
Maxaa kaa qaldan ma heestaan dhagysanaa mise xaysiistaada ??!!!!!!
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 20 күн бұрын
Badaw studio will suite him better
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4,6 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 165 МЛН
KAAR | KULUC | XUDAYDI | LYRICS
8:08
Qaraamyahan
Рет қаралды 1,3 М.
Raaxeeye, The Original Qaraami
10:58
Hamari
Рет қаралды 312 М.
amaanada ilaahay by Mohamed saleban tubeec with lyrics
7:05
MrCaalin1
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xaliima Kh Magool Kalah Banaadiri
10:46
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 91 М.
Qaraam;Heellada Aroor iyo Maxamed Saleebaan Tubeec.
10:05
WAYLARAAC MEDIA
Рет қаралды 8 М.
Fadumo Cabdilaahi Maandeeq Heestii Hello Helelo Qaraami 🏆🔥
11:47
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 60 М.