RAGGA IYO DUMARKA YAA DAACADSAN JACAYLKA ? | DOOD ADAG HAMDA HIIL-HABLEED VS AHMED HARAF

  Рет қаралды 96,620

khalid Ck

khalid Ck

Жыл бұрын

Пікірлер: 407
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Part 2 ka sameeh. Waan wax in laga hadloh wanaagsan ,lkn Allah no sahlo qof daacad ah oo diin leh qofkasta 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@ayoushcadey7724
@ayoushcadey7724 Жыл бұрын
Halkeedi baad dhigtay hamday doodu waadna nawada matashay thank you 🙏 Midaa ah bisad ninki koriya leh dumarne kii kool kooliya ragoow hdad garasho leedihin intaa uun garta
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
Dumarka iyo Ragga waxa daacadsan dumarka sababto ah waxan aragnay kumanan habla ah oo nimankodii dayacay hadana aamusan waliba asago iskula saxan qaladka uu kagelayo xaskisa iyo carurtiisii markasba laga yabaa 10 carura inuu kufuray hadana kudeyriyay so ninkii sidas u galay gabadhii carurta u heysay dee midu lahasawayana u jojin mayo my opinion 🥰🥰
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Allahumma barik feek.
@jamaabdirahman1305
@jamaabdirahman1305 Жыл бұрын
Part two Inoo so celi dood macaan waan ka heLay😂🎉
@nasrenfuad
@nasrenfuad Жыл бұрын
Dood wanagsan iyo dad qiimo leh khalid ck hore u soco😍
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Жыл бұрын
Mash alh xamda hiiil hableed wanku wadanaa hadaan hablo nahay hore u soco wllo macan ❤❤💯💯💔💔🙏🙏
@ayanyusuf2003
@ayanyusuf2003 Жыл бұрын
Asaxab fara bdn oo leh videoyada yareya ayan arkaya Waaaa runtin lkn wax wlba waa step by step youtube waa new 4000oo sacadood in lagu dawado ayana lacag lagugu furaya mrka anagunu hddnu team Khalid ck nahay wan wadana wlhi wixi cusubna wan sugna inta kaga hadhayna alle hore haku gadhsiyo ka dib video 10min iyo safaro keep going pro mar wlba hddnu nahay teamka kugu xidhan ❤️❤️🫶🫶🙏🙏we support u bro Khalid ck
@cabdishakurxuseenmoh
@cabdishakurxuseenmoh Жыл бұрын
Khalid ck keep going pro barnamij xiso gara leh bad la timite hore usoco zxp 👍🙌
@Mohamedxamze
@Mohamedxamze Жыл бұрын
Mashaalah ❤❤
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir Жыл бұрын
Mashallah 🥰
@ifraaxifka4414
@ifraaxifka4414 Жыл бұрын
Mansha allah waa dood aad u qurux badan oo si nadaamsan hadalka loo kala helayo❤
@ahlaam902
@ahlaam902 Жыл бұрын
Hady khaldantahy waan kuraacaya xamda hiil hableed😂👍
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Waan soo dhaweynaynaa barnaamijka dhalinyarta soo badi gudoomiye🤴🙌💯🙏
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 Жыл бұрын
Gar iyo gar daraba hamdaay waan ku wataa dumarka daacad iyo dareenba badan💯❤👏
@kaafiyoqueen9534
@kaafiyoqueen9534 Жыл бұрын
Mash Allah wllo dood inosobadi ❤
@mushtaqkhalid161
@mushtaqkhalid161 Жыл бұрын
Jaman dhargineh 2 qof noso celi wax garadka masha Allh 🙏💯💯
@abdiazizahmed5744
@abdiazizahmed5744 Жыл бұрын
Khaalid ck sxp taageero kuu gaara ayaan ahay
@najipkorea3100
@najipkorea3100 Жыл бұрын
Chanelkan anigu wan wataa so badi keep going pro🙌
@ahmedjama8484
@ahmedjama8484 Жыл бұрын
Masha allah si Wanagsan u Fahan iyo is Dhageysi le Ayey uga wada hadleyn Part2 baan Kaa Sugiyaa wllky Khaalidaw❤️😁
@naziibmahamedgirl6824
@naziibmahamedgirl6824 Жыл бұрын
Soo badi pro doodaha wlhi waa fa ido wan kula socona pro wan kugu xidhanahay nosoo bad
@capiirmaxud9692
@capiirmaxud9692 Жыл бұрын
Wa dood qurux bdan oon waxba laysu qarin 👍
@apdiqaniapdilahi8455
@apdiqaniapdilahi8455 Жыл бұрын
Insha Allah gar iyo gardaraba waa wataa abwaan ahmed xaraf
@hansaclraxman9755
@hansaclraxman9755 Жыл бұрын
Masha allah
@mohamethmuparak-ds1vx
@mohamethmuparak-ds1vx Жыл бұрын
noo soo badi khalid 🔥🙌🥰
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Wee wee hamda waanu wadana dumarka dacadsan 🙏
@oumoulkairehmahamed9379
@oumoulkairehmahamed9379 Жыл бұрын
Mash allah wll
@cashacali517
@cashacali517 Жыл бұрын
Maasha Allah walahi walashay xamdi ❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 3 ай бұрын
Maasha allah ❤❤
@hothoessa1037
@hothoessa1037 Жыл бұрын
Khalid ck hore usoco inshallah meel sare ka gadhaysaaaa tageero kuu ahay
@mdmunna2735
@mdmunna2735 Жыл бұрын
Masha allaah
@eimanabdulahi-uh8rq
@eimanabdulahi-uh8rq Жыл бұрын
Soo dooda waa fiicanthy keep going pr0
@mdmunna2735
@mdmunna2735 Жыл бұрын
Noo soo badi waa dood na anfacayso wllo adinko mahadsan ❤
@radwanawale3709
@radwanawale3709 Жыл бұрын
Saaid ugu Qancay soo badi sxp
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 10 ай бұрын
Hiil hableed walee boos wayn baad noogu jirtaaa qali❤
@abdallaiman2162
@abdallaiman2162 Жыл бұрын
Wr nio Khalid Next MUNA & abdikarin Cali ama Qawdhan👍
@sharkym260
@sharkym260 Жыл бұрын
sii wad
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 7 ай бұрын
Maashaa allaah xamda hiil hableed qurux caqli edeb xishood
@aaminamaan9228
@aaminamaan9228 Жыл бұрын
Keep going bro
@suhaybugaaska9270
@suhaybugaaska9270 Жыл бұрын
Annagu abwaankaanu ku raacsanahay Inay raggu daacadsan
@ALi-wn1qg
@ALi-wn1qg Жыл бұрын
Qaab aad u fiican bay u doodeen inkasto fikradaha inantu vice verse u badan yihiin well done khalid adiga qudhadu suaal waydiid dadka si doodu u kululaato
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Abwaan axmed xaraf maxan hes uleyahay dhageystey lkn cawa wajigisa igu horeysa masha Allah🥰
@hamdaahmed7077
@hamdaahmed7077 Жыл бұрын
Parti 2 plz
@nasriinharuunaxmed527
@nasriinharuunaxmed527 Жыл бұрын
Abwaana is helay ❤🔥😁
@safamaxamed967
@safamaxamed967 Жыл бұрын
Walahi wa run mustaqbal hadan ka lahayn lama hadleynba
@fardawsayusuf6527
@fardawsayusuf6527 Жыл бұрын
Khalid ck keep going br0 🚶‍♂️👋
@nimconuura1926
@nimconuura1926 Жыл бұрын
Masha allah soo badi barnaamijka
@khadroalixuseen8621
@khadroalixuseen8621 Жыл бұрын
Dadka dhan daacad mawada ahan sdo kalana dad xun ma wada ahan😍koleyba qofka wax jeceli markasta waa daacad❤
@ugbadcali5027
@ugbadcali5027 Жыл бұрын
Waar run ha laysku sheego Daacadnimo io Ragi kala dheer iGa Wlle 🙄😌😂😂🫡
@deqofarah3136
@deqofarah3136 Жыл бұрын
I love hamda how cool she is
@samatar313
@samatar313 Жыл бұрын
axmed xaraf abwaan garasho iyo caqli & aqoonba alle u dhameeyey team axmed xaraf
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Жыл бұрын
Khaalid waxaad moodaa inaad sifiican usoo diyaarinin programka maxaa yeelay sida aad udaadihinayso maaha si kuhaboon barnaamijka, eaxay ahayd su'aalaha inaad soo diyaarsato qof walbana aad adigu waydiiso dadka daawanayaa iyo martidana aad usheegto waxa uu barnaamijku kusaabsanayahay iyadoo title aad kuqortay, waxaa kale oo aan talo kudarsan lahaa in barnaamijyada noocan ah aad u dad badsato oo aad ugu yaraan 10-20 wiilal iyo gabdho ah hadii ay suurto gal tahay, mahadsanid brother
@nacimayusuf1009
@nacimayusuf1009 Жыл бұрын
Khalid keep going
@fardawzabintufadumo5354
@fardawzabintufadumo5354 Жыл бұрын
Waa run wallahi xaalay baa sxbkey naag kale iga raacay oo guur saday dareen kagana cidna lama wadaagin dumarku dareen koodu way qarsadaan 🥺💔
@shukri1395
@shukri1395 Жыл бұрын
Love Xamda. Smart lady Masha alaha 💚
@NimcofaraxsaNOmer
@NimcofaraxsaNOmer Жыл бұрын
Part two inoosoo celi i.a waa dood wngsan waan ka helnay ee
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Hablaha dacadsan iyadu la xumeya muye vivia Hablaha 😇😇😇😇😇😇❤❤❤❤❤💐💐
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 10 ай бұрын
Jah hamada wad nakafisey hbt❤
@asmaymomed3545
@asmaymomed3545 Жыл бұрын
Part 2
@apdirizakhindi-nq3en
@apdirizakhindi-nq3en Жыл бұрын
Part2
@xusto.officel
@xusto.officel Жыл бұрын
Waa barmamush aad ufiican
@munamaxamed8701
@munamaxamed8701 Жыл бұрын
Maash allha khalid horsoco
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Soo dhawoow adna saaxiib. Waa barnaaamijyo macquul ah.iyo doodo meel mar ah.
@sacdiyaxasan969
@sacdiyaxasan969 Жыл бұрын
Part 4
@apdiqaniapdilahi8455
@apdiqaniapdilahi8455 Жыл бұрын
Part 2 kasoo samee Pro khaalid ck
@yahyeeuro8451
@yahyeeuro8451 Жыл бұрын
dood aad iyo aad u wanaagzan waliba wadata xamaasadeeda👍👍
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537 Жыл бұрын
Xamda guuleste next ino balna team hablaha❤😊
@amalmohamodmohamed6967
@amalmohamodmohamed6967 Жыл бұрын
Hamda Saxan Dumarka Dacadsan ❤️👌
@mushtaqqali5905
@mushtaqqali5905 Жыл бұрын
Really xamda
@najaahqofal12
@najaahqofal12 Жыл бұрын
war so badi nio qays iyo cabdale jamal isku balami next time insha alha
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 Жыл бұрын
Part 2 ka soo samee
@mohamedaliomar1084
@mohamedaliomar1084 Жыл бұрын
part two abwaan axmed
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
War ABWANKA aan laysu aqoon muuqisa iyo magciisa wa ninkan guuleyso ABWAN XARAF
@yahyeeuro8451
@yahyeeuro8451 Жыл бұрын
part 2 labafooda abti
@hoodocsalaan5520
@hoodocsalaan5520 Жыл бұрын
Hamda keep going
@AadanAnas-yz6oe
@AadanAnas-yz6oe 10 ай бұрын
Ninka xabad kama dhagaysan xamda Lee dhagaystay❤❤❤❤❤
@ladancabdulahi3889
@ladancabdulahi3889 Жыл бұрын
Xamdi ♥️♥️🌹🌹
@suhayb7706
@suhayb7706 Жыл бұрын
Ahmed haraf wllhi waa Legend Wanu kuWadana Lpx
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Keep going
@mohamediidle2016
@mohamediidle2016 Жыл бұрын
Prat two
@HALAALSPORTS
@HALAALSPORTS Жыл бұрын
5:02 wll gabadhu hadal macaana🥺
@munito4529
@munito4529 Жыл бұрын
Noo soo badi wllo
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Жыл бұрын
Khalid ck legend baad tahay brother lakiin dadka su'aalo waydii si doodu ukululaato oo aan hadalka looga cajisin
@waissabdillahimahad7042
@waissabdillahimahad7042 Жыл бұрын
Part 2 svp
@roodaaxmed890
@roodaaxmed890 Жыл бұрын
Waligay like imaydaan saarin
@user-gy7qy4ey9o
@user-gy7qy4ey9o 6 ай бұрын
Xamidey❤
@eimanabdulahi-uh8rq
@eimanabdulahi-uh8rq Жыл бұрын
Wllhi waa run habluhu danaysayaal iyaad cadaynaya
@cabdiqanicismaan5458
@cabdiqanicismaan5458 Жыл бұрын
axmed sxp wan ku wata magac hajiro ❤️
@qalanjoabdilaahi2534
@qalanjoabdilaahi2534 Жыл бұрын
Part 2 wll
@maanomusic5432
@maanomusic5432 Жыл бұрын
khaalidow waxaad so qabatay abwan ahmed xaraf nin aan muuqisa inta badan bulshadu aqoon balse hal abuurkiisu soo gaadho waa legend
@user-ol4ds3ix9n
@user-ol4ds3ix9n 5 ай бұрын
mansha allah xamdi ❤❤❤
@xogmaalchannel9022
@xogmaalchannel9022 Жыл бұрын
Part2 ka soo samee
@khadarabdielmi9128
@khadarabdielmi9128 Жыл бұрын
Wlhi waaa lengen ninkan
@mohamednaasir4847
@mohamednaasir4847 Жыл бұрын
Labadadu runta kama hadalayaa wlhi from gabiley massage !
@naasirmohameddayib7714
@naasirmohameddayib7714 Жыл бұрын
Parti 2na waan sugaYNaa
@sacadsoofe
@sacadsoofe Жыл бұрын
Patr 2 soo samee zxp
@sacadsoofe
@sacadsoofe Жыл бұрын
Raga
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
Prti 2
@khadarhello9071
@khadarhello9071 Жыл бұрын
Khalid ck legend waa doodo faido leh runti
@hodannuur1581
@hodannuur1581 Жыл бұрын
Xamda hil hableed wankuwata gar iyo gardarab Allah haku sharaf qali ❤❤
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Жыл бұрын
Hamda you are right ❤
@sagalcadey888
@sagalcadey888 Жыл бұрын
Hamda the one and only 🦁
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 58 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
HAMDA HIIL HABLEED | MID DOORO| HAA | MAYA
7:28
DJ Rockets Official
Рет қаралды 19 М.
Dumarka iyo Ragga yaa baahi badan?
5:43
Bidhaan Production
Рет қаралды 61 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН