Reer Xamar vs Reer Waqooyi Qeybta 2aad Qiimeynta.

  Рет қаралды 149,747

Xogmaal Media

Xogmaal Media

7 жыл бұрын

Reer Xamar vs Reer Waqooyi Qeybta 2aad Qiimeynta. Martin Mohamed iyo Muriidi Baaba oo Xogmaal Studio ku baashaalaya maanta.

Пікірлер: 264
@samirahuzzain6089
@samirahuzzain6089 7 жыл бұрын
reer banadir waan jeclahay wayo dalka danbi kamay gali waa dad caqli ku filan ilaahay siiyay naxariis leh
@abdulfataah2298
@abdulfataah2298 7 жыл бұрын
Samira Huzzain thanks wll
@munishali486
@munishali486 6 жыл бұрын
samira Huzzain Tnx qurxsan💜
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 4 жыл бұрын
Dadka reer banaadir la yidhaa ilaa xamar ilaa barawe daga somalida geeleyda ah maskaxdoodi qori iyo dagaalku ku jabay wey isku wareersanyihiin. Anigu waxaan odhan lahaa dadkaa madax halooga dhigo somaliya waayo qabyaalada caqiidada u ah somalida geelayda ah iyagu a yaqaanaan
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Haaa runti aniga hadda ayaa joga runti alx
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Thank you wll
@ummulkheyr1463
@ummulkheyr1463 5 жыл бұрын
😂Alxamdulillah reer xamar bn ahay haddana wan fahmayaa lahjadda reer waqooyiga 😘noolada reer Waqooyi iska jclahy hdalkoda
@garasho8888
@garasho8888 7 жыл бұрын
reer xamar iyo reer waqooyiba waa dad sharaf leh oo soomaaliyeed marka ddadka comentiga kabixinaaya meesha yaan la iscaayin bilaaa calaykum
@abdiqaniyusuf345
@abdiqaniyusuf345 6 жыл бұрын
Sax
@abdiqaniyusuf345
@abdiqaniyusuf345 6 жыл бұрын
+Hanad Yusuf sxp
@samiraabdillahi3610
@samiraabdillahi3610 3 жыл бұрын
Wa sax 👍
@almaahmed7417
@almaahmed7417 5 жыл бұрын
Isaaq fan ruwaayd maahmahyo murti leh heeso gabayo wax kaste ugu kaalay😍😍
@Amy_omer
@Amy_omer 6 жыл бұрын
Viva reer woqooyi accent ✌✌✌ but I love all Somalis from North to South 😘😘
@leilamusa9175
@leilamusa9175 3 жыл бұрын
Totally agree proud and love refer waqooyi. The waqooyi accent sounds way better hands down and more authentic. Reer hamar are nice people but their accent and way of life does not appeal to me at all
@amerahali189
@amerahali189 3 жыл бұрын
Libaax wuu joogaa Woqooyi imikaba wuu ka buuxaa!!
@naaneeyamina5229
@naaneeyamina5229 3 жыл бұрын
Send me smg link 😁 proof that's theres ever Been one.
@abdirahmanahmed1270
@abdirahmanahmed1270 7 жыл бұрын
Hhhhhhh anaku hadaan nahay ree ddsi ree waqooyiga isku lahjad nahay gabay iyo murti haday noqoto
@soomaalidhabah1124
@soomaalidhabah1124 7 жыл бұрын
hhhhhhhhh saw ma wada dagno sxb oo isku deegaan ma nahin xagga suugaanta mooyaane lafteenu hadalka xoogaa waan ku kala duwannahay
@yaxye2011
@yaxye2011 7 жыл бұрын
ddsi waaxay
@og2me
@og2me 7 жыл бұрын
yaxye2011 Laaa ddsi ma kasooyo?
@mohamedabdi8157
@mohamedabdi8157 7 жыл бұрын
abdirahman ahmed waar mey idinku af darod baad ku hadashan afka majerten iyo afka dhulbahante
@misshodaclass6027
@misshodaclass6027 5 жыл бұрын
Waa ruun salan sare
@abdirisaqboqore3368
@abdirisaqboqore3368 6 жыл бұрын
Waa labo nin oo sxb ah oo kaftamaya maasha ALLLAAAH
@Khadar_Hassan
@Khadar_Hassan Жыл бұрын
Reer Waqooyigan wataa from Dariskeena Dawlad Deegaanka Soomaalida Galbeed
@makiamein8359
@makiamein8359 7 жыл бұрын
waqoyiga cadi mahan was IGA qosliyay wow nin manshalah wayo
@farhiyafarhiyacali4639
@farhiyafarhiyacali4639 7 жыл бұрын
waaaw masha allah allah barakeeyo dadkeygaa soomaaliyeed dhaan
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 3 жыл бұрын
Somali BEAUTY@PLAY. ITS beauty when WE SOMALIS appreciate our mindset differences and accents in language....love reer Banadiri and their benign cultural values! 👍
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 3 жыл бұрын
Nin reer waqoyi isoo Radiyaa aniga xamar baan kusoo koray lakib una dhalan qosol qaxii markuu dhacay meshan u dhashan aday markasey nagu cayeen Reerxamar yahow
@xikmadiyoxaraabo2555
@xikmadiyoxaraabo2555 3 жыл бұрын
ana.kuu diyara wllo
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
Shaanshiye hilmaantey iyo bandhabo, qabiilka ugu badan waayey👍👍👍
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 5 жыл бұрын
Reer xamarku wan jeclahay wlhi
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
martin waa rageedii waa nin soomaalinimada jecel ,kelmado ayaydan isla fahmayn keliya
@guulside1595
@guulside1595 5 жыл бұрын
viva #banaadiri wlhi waa dad jira waa dadka ugu ilbaxsan somalida...reero jacayl iga dheh
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 7 жыл бұрын
walaahay banaadiriga waa dad cajiiba
@caaishocabdulle7429
@caaishocabdulle7429 7 жыл бұрын
masha ALLAH afsomaliga saxda ah waxaan maqlay mudug ayaa lagaqoray calashan afsomaliga buugta kuqoran
@darwishyarekismayo5921
@darwishyarekismayo5921 7 жыл бұрын
wlhi odayga isaqa wa quruxlow mnsha allah
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
maasha'allaah hidooy mar horana malaha caawa waan kuu soo jawaabaye.
@hannalovely4176
@hannalovely4176 6 жыл бұрын
darwishyare kismayo yaa kuu sheegay inuu isaaq yahay ? Reer waqooyi oo dhan isaaq maaha
@khalidrashed2910
@khalidrashed2910 6 жыл бұрын
hhahaha wa isaaq reer burco ah weye
@fatimaahmed8813
@fatimaahmed8813 7 жыл бұрын
i lov reer xamarka
@garasho8888
@garasho8888 7 жыл бұрын
best program wlhy maasha alaah halkaa kasii wadda howsha
@qalidega5055
@qalidega5055 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw masha Allah 💝💝💘💘💝💕💞casho cabduwo maileka 👍👍gawaa gaawad Baranamllshaka 👍 waan kaheele in kasatoo An kasoodahay💞💞💝💝
@qhaliquruux5612
@qhaliquruux5612 5 жыл бұрын
Asc. Waan. Jeclahayi. Reer koonfur. Waa. Dalkeegi iyo. Da Dadkeegih reer waqooyi. Waa. Dad. Fiican. Oo qaaliyah. Ee. Alahayoow. Noosoo. Celiy yaa alaah. Aamiin
@ashaabdulahi8873
@ashaabdulahi8873 7 жыл бұрын
wlhi kal iyo lab ayan u qoslay
@khalidomarabdullahi9978
@khalidomarabdullahi9978 5 жыл бұрын
Waa run ... lakin daacad kamay ahayn martin aduu si wacan baa loola hadla dadka
@baashebaashe9158
@baashebaashe9158 6 жыл бұрын
Waa idin jeclahey blece inoo soo kaxeee ninkan muriidi I hargeysa keen indeed ninka wanka heley adna laftada wanka heley guys nice
@dayuubaabdirahmandayuuba663
@dayuubaabdirahmandayuuba663 7 жыл бұрын
walaahi nimankan soomaalidaa ee saaxiibadaa aad baan uga helaa siday isula haystaan waa kaftan miidhan soomaalidu iney sidaas isu saamaxaan oo ay isu calool fayoobaadaan baa fiican
@alfananabdiyaretube8228
@alfananabdiyaretube8228 6 жыл бұрын
dayuuba abdirahman dayuuba dayuuba is name
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 3 жыл бұрын
Reer xamar iyo reer waqooyi waa dad ka qalbi fiican somalida kale
@saidali5894
@saidali5894 3 жыл бұрын
I have noticed Martin always look at camera instead of giving attention to the camera as if he waits for instant feedback
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 3 жыл бұрын
Masha Allah 🙏🙏🙏💚💚💚💚
@futureboss608
@futureboss608 4 жыл бұрын
rer xamar waaku haystaa keepgoing
@msiisey491
@msiisey491 4 жыл бұрын
reer xamar ahay lkn iima kla soocna waan wadajeclahay shanta soomaaliya
@carafey3113
@carafey3113 3 жыл бұрын
Masha Allah dawecad fican ninka waresanayo.... Masha Allah
@maryanomar7754
@maryanomar7754 5 жыл бұрын
can anyone tell me the name of the song at the end of the video.
@5-somalimadar703
@5-somalimadar703 6 жыл бұрын
Waa run
@nuuhali2092
@nuuhali2092 3 жыл бұрын
I love reer xamar iyo reer waqooyi
@waaceyni3103
@waaceyni3103 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH REER XAMAR LONG LIFE
@raageyare681
@raageyare681 4 жыл бұрын
Dadka banaadiriga ah waa dad wanaagsan wadankana dambi kama galin alla ha barakeeyo reer banaadir
@abdikadirxabxab893
@abdikadirxabxab893 3 жыл бұрын
mustafe martin taageero buuxa ayan u ahay waa legend wlahi 😂😂
@farxiomohamoud6061
@farxiomohamoud6061 3 жыл бұрын
Waagan muusan tukan jirin
@jabarticaydiid4000
@jabarticaydiid4000 7 жыл бұрын
Heestu macaaanaaaa
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍
@amintube1056
@amintube1056 6 жыл бұрын
My mum she’s barawa Ma dad Gadabursi am both
@mars1482
@mars1482 6 жыл бұрын
Amiin Dadatv what do you mean by barawa
@wabarichannel321
@wabarichannel321 6 жыл бұрын
Amiin Dadatv rer barawe dhe barawe mahan qabile
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Waa caadi aboowe
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Wah hooyadeey wa reer barawe
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 2 жыл бұрын
Masha allah waa labo nin sxbo ah hadane kaftamayo
@ibrahimhasan7511
@ibrahimhasan7511 6 жыл бұрын
Reer Xamar vs Reer Waqooyiqeybta lease
@doubleh5951
@doubleh5951 7 жыл бұрын
kkkkk Walhi qosolkaa iga dhamaaday Barnaamijkani waa barnaamijka cajiiba waana loo baahanyahay becouse waxa uu inaga caawinaya inaynu si fiican isku fahano aad baan idiin salaamaya Mustafe Martin iyo Muriidi Baba.
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 жыл бұрын
Qosol badanaa
@darwishyarekismayo5921
@darwishyarekismayo5921 7 жыл бұрын
hhhhhhh all beerka
@mustafemuuse2196
@mustafemuuse2196 6 жыл бұрын
war heedhe wa kalmad qof yareysanayso la macno tahay walaal ka wanagsan
@GaraadGaraad-qc7re
@GaraadGaraad-qc7re 7 жыл бұрын
afka Saxda Ah Waa waqooyi ka Bilow Sool ilaa Boorama Car Been Dheh
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
boorame waxaan maqli jirey afkaa ku dhintey just kaftanoz kkkkk no xanaqos hhhhh.
@alegendisamongyou2254
@alegendisamongyou2254 5 жыл бұрын
Ben 😂 😂
@hamdaaden2246
@hamdaaden2246 5 жыл бұрын
Barnaamijkan waan ka helay soo badi fadlan ahahahahah
@zahramohamedhasan2787
@zahramohamedhasan2787 3 жыл бұрын
Ninkan sow maaha ninkii yiri waligey matukan manasomin kankalena waa kii riwayada qaboqabo ee koxda kalsoni ee laki haji waceys
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 3 жыл бұрын
Haa waa iyagii
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Haljadu waa mid dadka soo qoraya aflagaadada I'm from muqdisho Haljada aan ku hadalayo iyo taa reer waqooyiga waa mida Inagu reer xamar waxaynu dhahnaa dadka cadcadka ee af Banaadiriga ku hadla Reer muqdisho af somaligeedu waa Kan qaamuuska somaliga Dadka makala guraan
@kowsar39
@kowsar39 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk qosol iga badan 🤪
@faysacaday9391
@faysacaday9391 7 жыл бұрын
Huno martin iyo muruudi salan gobed hadan nahay rer somaliland
@abdiraheemali2205
@abdiraheemali2205 7 жыл бұрын
Faysa caday pyoh Muruudi maahane wa Muriidi😂😀😁
@hassankahie6139
@hassankahie6139 2 жыл бұрын
@@abdiraheemali2205 😂😂😂😂😂
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 жыл бұрын
nuuradiin cabdi sheeydaaan
@zakariyeibrahim3256
@zakariyeibrahim3256 7 жыл бұрын
aragsan hooyo macaan jano kuwaar hehehe
@docoralin15
@docoralin15 Жыл бұрын
Waxan rapah gabar reer xamarweyne aah
@kingbillajr
@kingbillajr 6 жыл бұрын
reer bari haddaan nahay labadaba dhib kumaqabno
@khalidomarabdullahi9978
@khalidomarabdullahi9978 5 жыл бұрын
Waar iska amu futada laga siiya ye
@khalidomarabdullahi9978
@khalidomarabdullahi9978 5 жыл бұрын
Xaga danbe ayaad ka xoogsata
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
ala reer banaadiri waan jeclahay waa somalidi xalaasha ahayd noolaada
@zeinababdi4757
@zeinababdi4757 2 жыл бұрын
Viva Mustafe Maryin and viva somali sijui👏👏👏👏👏👏
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 жыл бұрын
hehehe reer xamar ka ad h waa wada qosol
@diriyehildid9832
@diriyehildid9832 7 жыл бұрын
Bulshada Reer Xamar iyo Beelweynta Raxanweyn waa dadka ugu qalbi wanaagsan koonfur.
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 3 жыл бұрын
Hawiye iloowday
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
@@xaragoxaaji1782 lol
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 2 жыл бұрын
Lawadooda waa reer magaal
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 2 жыл бұрын
Balse ku dar garaha iyo ilma samaale inta reer Magaalka ah
@mustafemuuse2196
@mustafemuuse2196 6 жыл бұрын
afka soomaaliga wuxuu ka yimid soomaaliya wuxuu ku dhintay Jabuuti
@jamesanimation8222
@jamesanimation8222 3 жыл бұрын
Heesaha Djibouti ayaga aya ugu murti qurux badan marka dadka miya af soomali ku war naga xishooda Anagu wax kumaan baran afka soomaliga skolka toos aya luqada carabiga iyo fransiska afsoomali waba loo dhashay laysku ma hawlin sida wax u fahan
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 жыл бұрын
baashe bashka reer xamar kuuma baaahno waaa idin ka sharaf badayihiin
@aishaleyla7615
@aishaleyla7615 7 жыл бұрын
aragsan hooyo macaan jano kuwaar Bisinka adna maxaa ku haayo
@baashebaashe9158
@baashebaashe9158 6 жыл бұрын
aragsan hooyo macaan jano kuwaar inader hadalbaa ku jidhee iska aamu. Waad xiqdee murtin iyo muriidi waa walllo naga amus
@baashebaashe9158
@baashebaashe9158 6 жыл бұрын
aragsan hooyo macaan jano kuwaar adiga iska amus hadslbaa ku jiidhee xun daa murtin iyo muriidi waa walllo.
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 жыл бұрын
Dakan turkiga Talyaniga ma anaga sharaf baden
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 7 жыл бұрын
Libaaxba maleh maxuu aareena kulaha kalyahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@muxiyodiincismaan811
@muxiyodiincismaan811 7 жыл бұрын
hhhh 5:17 rap miyaaa toloe
@inacali8939
@inacali8939 5 жыл бұрын
Silsilada xeedha afsoomaaliga fasalka 8aad aa lagu dhigaa
@ruunaxmed7342
@ruunaxmed7342 7 жыл бұрын
Baba muridi
@gacalos123
@gacalos123 7 жыл бұрын
Heesta kujirta magaceed ya yaqaan???
@ayeh56
@ayeh56 7 жыл бұрын
me too waan radinayaa
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
abbe isse ayadoo King khaalid qaado hadimada naftayda ku raadi ayaan maqlay tan hadaa iigu horaysa
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh funny
@naciimasaleeban5329
@naciimasaleeban5329 3 жыл бұрын
Shekh mustafe
@amalali3171
@amalali3171 7 жыл бұрын
cunsuriyadu hadhacdo waxaan qosol iyo farxad ahayn iyo waliba aqoon korodhsi ahayn kamaan faidin. waxa layidhi marka xawaashyo badan laysu daro udgoon iyo macaan badan bay keenaan markaa dadkuna waa lamid
@lulaa1113
@lulaa1113 7 жыл бұрын
Amal Ali alaa yacizak
@ayaanleahmeddaud2872
@ayaanleahmeddaud2872 3 жыл бұрын
Reerxamar waxy kuhadlaan Afsomalimaha fahmimayno anagu marka dibhaloogu saxo
@ijoadan3257
@ijoadan3257 6 жыл бұрын
waar qabiilka reerkoonfurku qalad ayay ka aaminsanyihiin
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
baashe bashka luuqada muriidi ayaa kasaxsan taada ,diidoow meel uu kuxoqdo ma waayo
@aishaleyla7615
@aishaleyla7615 7 жыл бұрын
AWAYS GEEDOOW LAMADEY No wax saxsan iyo qaldan malahan is toosi wll meeshan muran iyo dagaal ma loo imaanin ee only fun
@ahmedcawke6816
@ahmedcawke6816 6 жыл бұрын
wlh dhulkoo lagalay war ninkaan martin ladhaho waan tageera horta masha allah. waxan kalayabay muriidi markuu kala hadlaayo dhinaca qabiilada waxaad mooda muriidi inuu yara gambanaayo hahaha waan idin salamay labadiina masha allah taageere weyn baan u ahay program kan
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 3 жыл бұрын
Waa Caasha cabdaw
@armaanyare1511
@armaanyare1511 5 жыл бұрын
Hhhhhh kulaha wa isku dhiig darsany
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 жыл бұрын
Murtin & muridi . 100% waad naga qosliseen halkaa ka wadda kaftanka iyo isbarashadda kaftan.com
@abdirahmankhalif4151
@abdirahmankhalif4151 7 жыл бұрын
😂😂😂😂 kaftanku waa banaanyahay
@saacidsaid7134
@saacidsaid7134 5 жыл бұрын
reer xamar waan ka helaa wlhi haha .. libaax geerarayo waligay ma arkin haha...
@ishakkutub
@ishakkutub 6 жыл бұрын
Obama soomali nooloow sxb maashalah
@maxamedducaale1666
@maxamedducaale1666 7 жыл бұрын
maartin wax aan shaqadaada ahayn baad gashay
@ibrahimhasan7511
@ibrahimhasan7511 6 жыл бұрын
134
@rahmaabdullah2712
@rahmaabdullah2712 3 жыл бұрын
Way beerkiii 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asalraacmedia
@asalraacmedia 3 жыл бұрын
Reer xamar caadi mahan 10:10 nin jacayl haayo waye lee daantisa ku qolsay
@horemari.nafta1
@horemari.nafta1 2 жыл бұрын
Rer waqooyi mala tartami karno sugaan I gabay mana xaqiraayo balse anagane meela uga qatarsanahay
@abdifatahcarvalho2818
@abdifatahcarvalho2818 7 жыл бұрын
Rer waqoyga iyo hawiyaha ayaa isfahmayo Lkn rer xamarka waxay kaliya isfahmayan rer konfuredka only Aniga labada wan fahma 😫😫
@gabadharermuqdisho6150
@gabadharermuqdisho6150 7 жыл бұрын
Abdi mohamed reer konfor iyo reer xamar xagee ukala wadaa hhhhhhhh
@abdifatahcarvalho2818
@abdifatahcarvalho2818 7 жыл бұрын
Faiduma Rooble Waxan ulajeday rer konforta ayaa labo ukala baxdo banadiri waxay isfahmayan rer konforta markii laga reebo rer woqoyga
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 7 жыл бұрын
Abdi mohamed waad saxan tahay reer koonfur ka weey badanyihiin banadiri hawiye raxanwayn jareer waa iyo kuwo kaloo bdn so dadkan cad cad oo banadiriga la dhaho reer koonfurka kale isfahmayan
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 жыл бұрын
Reerkoonfur iyo reer xamar intuu ukala wadaa...
@abdifatahcarvalho2818
@abdifatahcarvalho2818 3 жыл бұрын
@@karinacwjacobs waxaan ukala wada rer banadiriga iyo rer waqoyga isma fahman inkasto ay halmeel wada dagan
@abdiwahabmohamud1639
@abdiwahabmohamud1639 5 жыл бұрын
kkkkkkk wlhi qosol firixdaa iga dhamatay
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
oo kaalay biduruqba iyo misiyooni halkaad ku ilowdeen weydinkan sheegay moorsho.
@daruurofficialmedia8708
@daruurofficialmedia8708 6 жыл бұрын
war waxan neefka ah maxaa soo eegaysaa mawada isaaq baa noo haysata
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 4 жыл бұрын
Nacasow iska aamu anaguba isaaq iyo baraawe midna ma ihi waana ku faraxsanahy sheekada cajiibka ah ee labadaa nin dhexmartay
@mohameddaahir9206
@mohameddaahir9206 7 жыл бұрын
www
@neemahusmanahmed9931
@neemahusmanahmed9931 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhh war iga qabta kan dee kulahaa dhibc iga so dhacdeeeeee al berka
@fuadjama
@fuadjama 2 жыл бұрын
Hhhh Hadaa xagay kasoo dhacday 😂😂
@sanaa8367
@sanaa8367 7 жыл бұрын
Kuwaan isma fahmayaan
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 жыл бұрын
waraada naga dhamaada dadkiinaan ku haayo xamar waxaan unaqaanaa laasacaanood wax qasan iga dheh 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 nin aduunyo joogoow maxeey dad waakan aduunka soo buuxsaneed waxaan idiin maleeynaatey dad caadi ah iga raali ahaa haaf kook waalida dharka qabta
@hanadxuseen-hz9qm
@hanadxuseen-hz9qm 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhh wlh beerkaa icasaaday
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 5 жыл бұрын
Somalian hoo cintiraaf 😂😂😂😂😂
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
maartinoow nimanka banaadiri xadaarad kuma gaadhno geel see ladhahaa cawsaa rabaa biyaas rabaa,
@mohammednuur4571
@mohammednuur4571 7 жыл бұрын
Marka yaa xamanta wada dee ina aadeerayal
@mryes6893
@mryes6893 3 жыл бұрын
Reer Somaliland waa dad furfuran oo dulqaad badan Af-soomaali cid ka taqaana majirto.
@ninkaqabanaagtawaalan256
@ninkaqabanaagtawaalan256 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 aar kuwan yaa ukala turjuma
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Martin iyo Faadumiina, Reer Xamar vs Reer Waqooyi Part 2
59:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 159 М.
Reer waqooyi galay maqaayad reer xamar maxa ka dhacay meesha | qaraaxo
11:47
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 105 М.
Ajakis sheeko qosol badan wiil reer xamar ah oo dameer iibsaday
9:05
Martin oo ka hadlay Wafdigii Oromada Xog Hoose oo aad u qosol badan
27:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 106 М.
LAHDAJ REER MUQDISHO VS REER HARGAYSA
15:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 369 М.
Martin iyo Yaasiin Ducaale barnaamij aad u qosol badan
26:28
Xogmaal Media
Рет қаралды 7 М.
Reer Baydhabo, Reer Xamar iyo Reer Waqooyi Part 7 Qosolka Aduunka
28:02
Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017
23:14
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,2 МЛН
Как мама ухаживает за мной VS гостями
0:50
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,5 МЛН