No video

PART 2: SIDA UGA SO FAKADAY NINKI 45 JIRKA ANO 14 JIR LA IGU QASBAY

  Рет қаралды 232,183

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

5 ай бұрын

#Subcribe #Like #Share

Пікірлер: 847
@zainstalent7887
@zainstalent7887 5 ай бұрын
Walkaas nin ragged wuu dhafee noo soo qabo bal aan umahad Celine gabadheena madaama in badan caabiyeey❤
@user-ly8kz5hc6f
@user-ly8kz5hc6f 5 ай бұрын
Iu77ì⁹ì⁰⁷òù9889
@user-rw4cq1wr7s
@user-rw4cq1wr7s 5 ай бұрын
Wika sogabta ridwan
@xanaanolow464
@xanaanolow464 5 ай бұрын
Willka keena Ridwan izak guurkeeda haduu lacag la aan u diidaayo waa caawineenaa ha guursadee ninta ❤
@makiali5773
@makiali5773 5 ай бұрын
Sax mahs allah sxb qofki 10 dollar 😊
@marwalba3598
@marwalba3598 5 ай бұрын
waaa fake waxan fasiqnimo maa lcg ku bixin iyo nin ninn gurigiis u dano maray
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 5 ай бұрын
@@marwalba3598odaygii maad tahy oo ciwaan soo furtey cawanyhow😏
@stephensharertwin574
@stephensharertwin574 5 ай бұрын
fikir wanagsaan
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 5 ай бұрын
Maxay tahay waxa aad ka hadlysa nin ilma yar guursdy oo aan meher & masruuf midana siin oo jidh dili jiray guurka nooce u taqaan ​@@marwalba3598
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 5 ай бұрын
Masha Allah wiil kas janatu fardowso Awoodaada kuge yaa rabbi Aamiin yaa rabbi. Wiilkas abaalkiisa gabaryahay ha iloobin.
@Farxaandhoore
@Farxaandhoore 5 ай бұрын
Ninkaaas asagana sooqabo asaga iyo gabadha is horkeen Shukri waa gabar fariid ah masha allah
@user-nk7hp7ke4j
@user-nk7hp7ke4j 5 ай бұрын
Ala War jeclida maa Ana kudhigayyyy
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 ай бұрын
Great idea.
@FarhiyaAwess
@FarhiyaAwess 5 ай бұрын
kzfaq.infoLg0DQY2_a44?si=SNyIXWIlH-Oue9yf
@user-hi2ms1lw2i
@user-hi2ms1lw2i 5 ай бұрын
Gabadha marka ay xaalad adag ku jirto Wiilka garabkeeda istaaga waligeed ma ilowdo qalbigeedana waligeed Kama saarto oo waxay uqaadaa jacayl aan indho Iyo dhaga lahayn saasay u dhahaysaa aan is guursano oo ugu fududeeenaysaa lkn raggow gabdha qlbigooda ilaaliya😢
@Honey_MB
@Honey_MB 5 ай бұрын
xaqiiq🥹
@user-jm7gq7hh6r
@user-jm7gq7hh6r 5 ай бұрын
Xaqiiq wey taas wllhi 😭
@bassflix5982
@bassflix5982 5 ай бұрын
Wiilka lacag Ma heeysto er somaliyeey ha loo aroosiyo war ridwaanooow isku dar dhalanyarada waa ajir wayn wlhi🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@seed3966
@seed3966 5 ай бұрын
😭😭😭 Wallaahi ilmo ayaa iga tiimid waa qiso xanuun badan cadowbaa helay naxariis daran😎maa shaa allaah rabbigiin talo saarta oo is guursada asagaa irsaqada bixiyee wiilkuna ha calool adeeygo khayrka allaah ha idin waafajiyo 🤲🤲🤲
@nuurcool
@nuurcool 5 ай бұрын
Aynu ku salino intaa nabiga jecla scw scw scw ❤❤
@user-sy9yb7ti8v
@user-sy9yb7ti8v 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤
@thelegend3431
@thelegend3431 5 ай бұрын
Scw scw scw scw
@Hamze_mi1an
@Hamze_mi1an 5 ай бұрын
Scw scw scw
@FarhiyaAwess
@FarhiyaAwess 5 ай бұрын
kzfaq.infoLg0DQY2_a44?si=SNyIXWIlH-Oue9yf
@yaxyemaxamedofficial
@yaxyemaxamedofficial 5 ай бұрын
Scw
@user-yh9qz6fq7l
@user-yh9qz6fq7l 5 ай бұрын
Cwda Waa haween Jimco Ay sogaleyso Hal Aan ku wada salino Habiib keena muhamed salahu caleyhi wazalam scw scw
@Caisha479
@Caisha479 5 ай бұрын
Salahu caleyhi wassalam
@XaawoMursal-is6nj
@XaawoMursal-is6nj 5 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 🥰
@HaifaMohamed-vq3sc
@HaifaMohamed-vq3sc 5 ай бұрын
Scw ❤
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FarhiyaAwess
@FarhiyaAwess 5 ай бұрын
kzfaq.infoLg0DQY2_a44?si=SNyIXWIlH-Oue9yf
@farax6361
@farax6361 5 ай бұрын
Wlhi waa wiil nafta loo huro alle abaalkiisa jano haka yeelo wiilkaa ❤
@Kingdiisho
@Kingdiisho 5 ай бұрын
Gabadha iyo wiilka soo fadhiisi haben danbe inshalah inaan aragno waan jecelnahay wiilka Wiil fiican waaye❤
@Fatimam-fg4bv
@Fatimam-fg4bv 5 ай бұрын
Oo haddi wiilka ladilo.
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 5 ай бұрын
@@Fatimam-fg4bvwa runta
@samiiradirie2559
@samiiradirie2559 5 ай бұрын
wallahi waan isugu kiin duceeyay caawa in aad iscalfataan oo isku waartan, Nin raga ah ayaad tahy geesinimadii iyo kartidii raga somaliyeed lagu tilmaami jiry ayaad leedahy majirto sabab iyo qof kaaga xaqleh kkagana mudan in aad xalaalsato qofka aad intaas oo dhib ah aaad kasoo saarty,arzaqa hakabiqina ilhy ayaa balan qaaday isxalaashda ilhyna haisku kiin calfo😍
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
@user-pi5dr7ep1h
@user-pi5dr7ep1h 5 ай бұрын
Scw
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 5 ай бұрын
Scw scw scw
@omarhussein-tn1cm
@omarhussein-tn1cm 5 ай бұрын
Sallallahu aleyhi wasallam
@seed3966
@seed3966 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw
@nimcomaxmad5191
@nimcomaxmad5191 5 ай бұрын
Wilkaas halmar aan uwada doceyno 😢cawo wa jemcee
@Burcoboy
@Burcoboy 5 ай бұрын
ILaaHaY FaRxad aduun io JaNo Aakhiro Ha ugu deeqo wiiLkaaz❤❤
@user-cm1ms6dp6g
@user-cm1ms6dp6g 5 ай бұрын
waa jeclahay geesiyashe Allah u hiiliyo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 ай бұрын
Allaha isku calfo, barakeeyo oo khayr ka dhex beero. Allahuma aamiin
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 ай бұрын
Ilaheey abshirta ha waafajiyo
@FarhiyaAwess
@FarhiyaAwess 5 ай бұрын
kzfaq.infoLg0DQY2_a44?si=SNyIXWIlH-Oue9yf
@maxamedcabdullaahi2915
@maxamedcabdullaahi2915 5 ай бұрын
Aniga ilahey amarkiisa sheeko jecli ridwaan allow hanoo ween
@FarhiyaAwess
@FarhiyaAwess 5 ай бұрын
kzfaq.infoLg0DQY2_a44?si=SNyIXWIlH-Oue9yf
@ibrahimibrahim9962
@ibrahimibrahim9962 5 ай бұрын
Kula mid❤
@amranmaygaag
@amranmaygaag 5 ай бұрын
❤kulamid waliba sheekoyin amazing ah❤❤
@Hodanomar592
@Hodanomar592 5 ай бұрын
Sheekadi ugu murugta badneyd hadana ugu xamaasada badneed 🥺❤️
@dekaali4298
@dekaali4298 5 ай бұрын
Wiilka iyo gabadha iska horkeyn waa wiil fican oo soo garab istaagay waxoo cadeyay waladiin fican inee dhaleyn ❤❤
@nashaatabdirahmaan4404
@nashaatabdirahmaan4404 5 ай бұрын
Dhibķa La guma waaro, ifkaña Dhaxal Looma Ÿeesho. Keep goin abàŸo❤😊
@drqadarabdulle1434
@drqadarabdulle1434 5 ай бұрын
Runtii waa qiso aad ii taabatay waxaan rajeynayaa in wadajiraan oo guur qeeyrqabo uu dhexmar insha allah. Ridwan isak waxan ka sugeeynaa in uu soo fadhiisiyo inankaaas. ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nawaalahmed9892
@nawaalahmed9892 5 ай бұрын
Wlhi wiilasha isku mid maahin wiilkaas wanaag wuu u sameeye gabdhaaan❤
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin 5 ай бұрын
War wiilku gobsanaa sida uu u caawiyey gabdha mashallah hooyadii dhashay kuma qasaarin walee.
@nimcocabdi3575
@nimcocabdi3575 5 ай бұрын
Maansha allahu nin rageed. Ayay garab ka heshay alle haydin xafido
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 5 ай бұрын
Nin rag ah bay garab k heshay. Aflibaax buu kasoo qabtay.
@suheibaismail7661
@suheibaismail7661 5 ай бұрын
Eda yaal hun hun wey jiraan but aniga i had best edo Allaha haa unaharistaa amiin yarabi 😢😢😢
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 5 ай бұрын
Aamiin
@soulonajourney1343
@soulonajourney1343 5 ай бұрын
U duceey mar walba eedo fiican wey yartahay
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 5 ай бұрын
Aniga xitaa
@faadumomataan5104
@faadumomataan5104 5 ай бұрын
wllhi aniga eedo isoo korisay waxana weeye eedada aduunka ugu qaalisan wligay wax aan wanaag ahayn kalama kulmin koriimadaydii waxbarshadaydii wax walba sida ugu wanaagsan ayay iguso garab gashay eedo xataa madhaho hooyo baan u aqaan allah abaalkeed janatulfirsows haka dhigo
@sahrahabib3274
@sahrahabib3274 5 ай бұрын
Wiika aad ayuu uu fican yahay aduunka wuu ku yar yahay wiil sas camal wiilka illaah qeer haku siyo aboowe jir ee joog aboowe 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏💯🌹💕🌹
@Abdifitah_noor
@Abdifitah_noor 5 ай бұрын
We are waiting this part ❤🎉
@hodan-rk4cf
@hodan-rk4cf 5 ай бұрын
Masha alle kaso kle nin lama odhan kare wa libaax wllh ❤I.a alle calaf haisugu kin daro abyo horumar wacan idn rajaynaya Finlay labadodo isagfadhiya rajaynayna💝💝
@ahlaamahmed250
@ahlaamahmed250 5 ай бұрын
Wiilashas cml aduunka aadbey ugu yaryihiin wlhi garab weynbuu siiyey gabdhan illahy haka ajarsiiyo wa qiso xanuun badn😢😢
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 5 ай бұрын
Caawa waa JIMCO ee aad kuwada salino xabibkeena muxamed صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lx7zn3vh5l
@user-lx7zn3vh5l 5 ай бұрын
SCw scw SCw scw SCw scw 💕 SCw scw 💕 SCw scw 💕♥️❤️ scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw
@abdifitahfarah5450
@abdifitahfarah5450 5 ай бұрын
Ridwaanow wiila gabadha caawiyay sooqabo sxb haddaa legend tahy
@abdoowmaye
@abdoowmaye 5 ай бұрын
Ridhwan aad ayad ugu mahadsan tahay sida arimaha bulshada usoo gudbisid walal gabartayda hadii aan si kasta u caawin karo Ila soo socodsii waa gabar yar o dhibaato badan soo martay wanna qof karti badan Masha Allah mustaqbal fiican ayaan u rajaynaa waxay istahisha farxad iyo nabad dhibki ay soo martay dartiis salam
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 ай бұрын
Masha Allah wiilasha Somaliyed wiilkaso kala ku jira sidu Shukri garab keeda u istagey isna garabkisa Allah ha galo
@maryanali9833
@maryanali9833 5 ай бұрын
Ridwan all yr videos are amazing good for the community
@Nasra_Abdul2
@Nasra_Abdul2 5 ай бұрын
Mashaallah gabadha faridwaye ocafis badan cabashodhan mawado iyado xalkas somartay wikasna wahele inshallah
@Zainabali0805
@Zainabali0805 5 ай бұрын
Masha allh wa gabar fariida oo caqli badan wiilkas waa will wangsan intu biniadam wangsan yahay wuuna ku yaryahay wiilkas cml waqtigan manta majogo gabadhasna abaal buu ugalay allha isku sahlo hadu qeyr ugu jiro 😊
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 ай бұрын
Wiilka waa wiil fcn Laga yaba wali maskaxdiisa in ay guur uusan ku hamin oo is leeyahay horumar same Marka iska sug byo 18 wa jidhaye iska sii shaqayso gabar adagna wa tahay ma. A ❤ Ridwan mahadsanid Wiilkana so qabo aan aragne qofka sas Dhan ufcn an dadka ka barane😢❤❤❤
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 5 ай бұрын
Alla mxn sugayey❤ best youtuper ridwan issack 🎉
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 5 ай бұрын
War ridwaan ninkaas bal sooqabo midakle dadku ha isxallaashaadan waa sax abayo horay usoco guur xalala allaha idinsiiyo haduusan rabin adi
@FatimaAli-jp9cd
@FatimaAli-jp9cd 5 ай бұрын
Gbdhani qisadeeda iyo say ufarxsanthy ismalaha 😢so cute wlhi
@Kaaba904
@Kaaba904 5 ай бұрын
This is very sad story 😢hope her mental health is better now
@user-hs8jb3qw2d
@user-hs8jb3qw2d 5 ай бұрын
Wiilkaaas abaalkiiisa ilaahay jano fardowso haka dhigo waa wiil naxariis badan
@muslimaadan9764
@muslimaadan9764 5 ай бұрын
M.a wiilka waa wiil fiican gabadhuna waa mit abalkii loo galay taqaano oo qalbi nadiif ah waxan rajeyna gacal iyo giyaan iney isķu noqdan insha Allh 🤲❤❤❤😊
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
Cllaahi nin raggeed weeye say gabadhu sheegayso masha alah nolashu idin ma xumayso idamka alle waa is helaysaan hadaa calaf isku leedihiin abaayo Adna qof adag baa tahay waaya aragnimo kugu filan horaa usoo aragtay adoo yar fariid baa tahay❤
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k 5 ай бұрын
Masha allah hadii illhy noloshaa kasoo saaray ridwaan wiilka soo qabo haduu qarash la aan udiidayna hala dhiso reerka
@SirathoSuleiman
@SirathoSuleiman 5 ай бұрын
🌹Jumca Mubarak To All Muslims 🙏❤️
@FarhiyaAwess
@FarhiyaAwess 5 ай бұрын
kzfaq.infoLg0DQY2_a44?si=SNyIXWIlH-Oue9yf
@FarhiyaAwess
@FarhiyaAwess 5 ай бұрын
kzfaq.infoLg0DQY2_a44?si=SNyIXWIlH-Oue9yf
@rayanhassan6389
@rayanhassan6389 5 ай бұрын
Dhaqaalo fcn ayuusan hyasan laga yaabee wiilka oo isleeyhy amaad faraxd siin waysaa
@user-xs4bk9ro9j
@user-xs4bk9ro9j 5 ай бұрын
Masha allaaah Waa boqorad gabadhaan wiilku na wa wiil fiicn lkin maxuu u didaa guur keeda so qabo wiilka noo keeen bal aaan dhegen sanee asna
@sahrahabib3274
@sahrahabib3274 5 ай бұрын
She is amazing very strong wallaahi 💯🌹
@Yazmienchama
@Yazmienchama 5 ай бұрын
Wiilkaaz prt1 kii ban u duceeyay sharaf iyo karaamo ku nolow❤❤❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 5 ай бұрын
MaanshaAllah gabar aqli badan Bravo 👏 👏👏👏👏🌹
@shadowonyt669
@shadowonyt669 5 ай бұрын
Walaahi waa fariid man sha allah jecelkeeda waa u daacad ee isaga hala waydiiyo ,wiilka sooqabo warayso isna!
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Shukri naag adag. Wiilka iyo adi inaad is calfataan baan illaahay idiin waydiinaa
@zihaamzhiike
@zihaamzhiike 5 ай бұрын
Aamin wll❤
@Shamsuuni987
@Shamsuuni987 5 ай бұрын
Nolosha qof quality leh oo ku dhiirigaliya u bahantahy wiilkaasna Abaalkiisa janno Allah ka dhigo😭❤️
@khadiijoxassan516
@khadiijoxassan516 5 ай бұрын
Wlhi waa ilmeeyay waa qisadii ugu xanunka badned wilkane soqawo aad uwada duceynee waa rag ragdhafay wlhi nin rageed sidaasaa lagugartaa masha allah
@Ya_an200
@Ya_an200 5 ай бұрын
Waxas jecel laga dhah ama lagu tashte noqo ama laga tashteh noqon 😊😇
@kobciyeservices12
@kobciyeservices12 5 ай бұрын
Naa see i yeeshay lagu tashe aa😂😂😂
@Ya_an200
@Ya_an200 5 ай бұрын
@@kobciyeservices12 hade iminka way ku tashneysa sida ninked ay ka tashnaysay ma ah 😉
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 ай бұрын
Haa😂😂​@@Ya_an200
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 5 ай бұрын
Masha allha will ficn ayay garab ka heshay wiil walba oo wanagsan waxan u rajaynaa nolol wanagsan ❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 5 ай бұрын
Ridwaan ASC jumco wanaagsan wiilka iyo gabadha aan isku guurino inshaa Allah ❤❤❤❤❤❤
@MarwancadeSadaq
@MarwancadeSadaq 5 ай бұрын
Ani iyo adina Aan is guursano 😭😂
@HappyGreyhound-ys6ke
@HappyGreyhound-ys6ke 5 ай бұрын
illahay haysku kiin simo abaayo idinkoo is isjecel iskuwara waa qiso xanuun leh runtii😢❤
@hafsaabdi9645
@hafsaabdi9645 5 ай бұрын
Sorry habayar garabkada ayaan jooga aniga cawinayo inshaa Aallah taleefoonka isii Ridhawan Kheyar bdn 🙏
@WasiirkaMaliyadda
@WasiirkaMaliyadda 5 ай бұрын
nookeen wilkaasi bal wanaagiisa aan aragnee waa macquul in uu noqodo sidii Miss uunsi iyo mucaashaq cml ee caan noqodaan 🎉😊
@cabdiwaaxidaxmed6165
@cabdiwaaxidaxmed6165 5 ай бұрын
ILAAHEY CALAF HA ISKUGU DARO, KUWII RABIKOODANA RAALI GALIYO ALLAH HA KA DHIGO ALLAHNA HA ISKU BARAKEEYO, INTII DHIB AHNA ILAAHEY HA KA HAAYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN 🤲🤲🤲😭😭😭
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 ай бұрын
This sounds true love. Shukri looks smart, wise and understanding. Is her boyfriend trying to wait the right time, prepare a wonderful surprise her to give her the best, happy life ever? Is he avoiding her because she is divorced or he has a wife at the camp and is struggling how to share the news with her since he knows how truly she loves him? I am really looking forward to Ridwan for bringing this guy here with Shukri yaray's presence.
@somalikanye8642
@somalikanye8642 5 ай бұрын
No such thing as boyfriend in Somali culture
@ibrahimelmi9448
@ibrahimelmi9448 5 ай бұрын
U just said wt ws in my mind
@husseinbuul7146
@husseinbuul7146 5 ай бұрын
She went out and spend a good time with him while she was married to another man, what will make her not to go out with another man while married to her purported HARAM boy friend??....
@bassflix5982
@bassflix5982 5 ай бұрын
@@husseinbuul7146stupiiid farax THAT MAN WAS 45 and never wanted him plus it was force marriage you heard the story and if he knew she was married and happy he would stay away from her as he Said so don’t judge as she did wrong plus she never did anything with both the 45 yrs she refused to sleep with him and that’s why he was beating her and this young guy he never wanted something like that with her as he loved her REMEMBER HE WAS DATING WAY BEFORE THE OLD GUY SO I DNT SEE ANY WAY HE WILL REFUSE BECAUSE HE IS WORRIED THAT SHE WILL CHEAT🤔 Somali man all shit and and dnt know love😢 ALL OF THEM ARE LIKE YOU🤬
@user-eh3on4mm3x
@user-eh3on4mm3x 5 ай бұрын
Wlhi way iga oo hisay alx waa hadaba walidkaga heshay alx❤😊😢
@user-ks3ol1uh8y
@user-ks3ol1uh8y 5 ай бұрын
Masha Allah wiilkas alle ha barakeyo legend weye noso qabo wiilkaas 😢
@adnannineninemrsmart7262
@adnannineninemrsmart7262 5 ай бұрын
Ridwan On Fire muuqaladada keep going zhp😊
@suleekhcilmi8063
@suleekhcilmi8063 5 ай бұрын
Masha Allaah Allaah haysku kiin soo dhaweeyo reer dhisan oo quruxbadan haydinka dhigo
@user-vx4hr4rk9m
@user-vx4hr4rk9m 5 ай бұрын
Manshallh wiilkaasi nin mahee waa nin rageed ilhy hadaa kheyr isku ledihiin haysku kiin calfo sabtuu guurka u diidaayo waxay ila tahy musliyadu maadama isaga saarantahy meeshana uu ubad imaanayo inuu is leeyahy nolol tan dhaanta markaa heshaan guurso mideeda kle abyo aduu gabar yar baa 18 years waa yartahy wali anuu waxaan ku dhihi lahaa wakhti qaado almiino markaa 20 gaadho guurso waa fikirkeyga❤🙏
@xafsaccasis4751
@xafsaccasis4751 5 ай бұрын
Aduunka mrkay dadkuxumeyan ilaahay kuma iloowayo qof fcn bu ku sakhiraya😢qofwalba qisaa kadhexguuxaysa😢lkn ninkas waa ninrageed ilahay haisku kiin guuriyo❤❤🎉
@Kheyr_show
@Kheyr_show 5 ай бұрын
Masha Allah good luck with your family waxa thy qof nolosha dhibkena kala garan kara waxa filaya inta manta dadkii nolosha dhib ku soo marsiiyey ka liitan
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 5 ай бұрын
Ridwan Masha Allah ❤❤❤waa maxkamad waa maslaxe jacayil kala lunsan waa isugeye jacaylo caraysan. Rabbi ajar iyo xasanad hakaasiyo Aamiin yaa rabbi.
@damaar8492
@damaar8492 5 ай бұрын
Nin karmeed waaye wiilka Abaayo iyadana Boqorad waaye weyna isku qalmaan ❤
@MaidaMohame3
@MaidaMohame3 5 ай бұрын
Nasab ilaahay, mashallah ilaahay wiilkaas habarakeeyo. In lakeeno ey wacned an umahadceline
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 5 ай бұрын
waaan Isagu kiiin ducaynaa Alllah Ha isku kiin Calfo ❤❤❤ wll Wiilkana waxa laga yaaba in wax kale ka fekerayo ilaaahay xaggga ha u soo duwo insha alllah
@Kaaba-63
@Kaaba-63 5 ай бұрын
Cagajiidkiisaa xataa waa ugu cudurdaaraynaa waa nin rageed naxariis badan cunugtaa suu usoo caawiyaa cajaa ib ah
@naimohassan9970
@naimohassan9970 4 ай бұрын
waligey sheko ama Qiso san uma dhameysan abayo Qalbiga Allah ku Qabojiyo nolosha inta ku dhiman farxad ku rajeyna
@MohamedFaisa-vm7vk
@MohamedFaisa-vm7vk 5 ай бұрын
Ninkaas nin waa dhaafay maasha allaah nasab weeye
@user-ge1ve9jy2g
@user-ge1ve9jy2g 5 ай бұрын
Nimanka waa wayn ee gabdhaha sid xun ugala ilhy cadaab 😭😭
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 ай бұрын
Waan yaabay nimanka waayen sida loo maleynaayo uma badno gabdha yaryarkaa wey dilaan markey hadlayaan wey ka hadal badn yihiin waalidka warkiisey run u maley naayaan
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 5 ай бұрын
Aaaamiiin aaamiin aamiin
@user-ux6eh2be7d
@user-ux6eh2be7d 4 ай бұрын
Aamiin
@foosmuke6029
@foosmuke6029 5 ай бұрын
Masha alaah waa gabar qalbiy fiican
@user-rd8sz2ss4r
@user-rd8sz2ss4r 5 ай бұрын
Bert 1iyo tuu halfadhiya kudhameyay lkn qisadan waxyar ayan kukaladuwanahay lkn I.n mar uun waan kashekeydonaa😢😢😢😢😢😢😢lkn m.a kuwan wey isqateen rabina howlahoda ha ufududeyo❤❤❤❤❤❤❤
@saaraabdirizack5542
@saaraabdirizack5542 5 ай бұрын
M.a qaali guulayso gabar adag oo noloshu waxaytahy soo aragty wax kale oo bdna hddii aad nooshahy wa dhimanyihiin 😢😢gabdheennii horay usoco illhy inta kuu dhimn nolol qurxan hakaga dhigo aaamiin wiilkaasna mhdsnid ayaan leeyahy dhalibyro samir bdn tihiine is guursda wad guulysanysaan ❤❤❤❤
@filsan4092
@filsan4092 5 ай бұрын
Shugri fariid masha allah geesiyad baa tahay huuno alle ha isku kiin calfo calaf barakaysan
@user-yn3qo6bs9g
@user-yn3qo6bs9g 5 ай бұрын
Wllky ridwaan guuleysoy
@asmamawel8344
@asmamawel8344 5 ай бұрын
Wiilkaas oo kale aduunka wuuku yar yahay allow abaalkiisa jano ka dhig❤
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 5 ай бұрын
Ridwaan wiilka iyo gabdha isla so Fariisi plz🥺❤️
@amalhaji4650
@amalhaji4650 5 ай бұрын
Thanks ridwan
@zahrasiman5369
@zahrasiman5369 5 ай бұрын
Maasha Allah gabar yar oo caqli badan dhib badan so martey ha walwalin nolosha waka horeeyso
@sqynz7592
@sqynz7592 5 ай бұрын
Alla masugi karo qisadan.18 oo intaas dhiba soo martay waa adduunyo.Wiilkaas yar asagana waa nin rageed💯maashaallaah
@mowliidademmohammed2350
@mowliidademmohammed2350 5 ай бұрын
Waa Boqor Wiilkaas Runtii Abaalkiisa Alle Janno Iyo Aduun Wacnaan Tiisa Ha Siiyo🥰
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 5 ай бұрын
Maasha allaah gabar karti iyo aqli isku darsatey wiilow hadaa sii caga jiid jidid qoftaan yaan lagaa dafin
@Sihamonline
@Sihamonline 5 ай бұрын
Mansha allah wa sheko xanun macan isku jir ah ad uga helay wilka jeceshahay. Allah ku siyo hamun u qabtah wax kenaya ina jecelato wa qof kugu horay ad jeclato kuna cawiyey allah ku sahlo aniga wax garay 7sac haben shekadan adban uga helaya walahi
@user-he9fo4rn5v
@user-he9fo4rn5v 5 ай бұрын
We are waiting for part 3 inshallah❤
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 5 ай бұрын
❤walaahi waa wiil rag ah oo boqor ah waa soomaaligii la yaqaaney Alxamdulilaah allaah baa boqortooyo kaa dhaliyey 🎉
@sahraali6994
@sahraali6994 5 ай бұрын
This is true love abayoo ur man is waiting the right time just wait the time will come give him time both of you are amazing nolasha kuma cisho quruxay we love ❤️ 😍 💖
@anzalcqaadir4657
@anzalcqaadir4657 5 ай бұрын
Abyo geesiyad ayaa tahay allaha kudhowro ❤❤❤ wiilkana I.a wax walbo aa kuqanacsantihiin sameeya ❤❤🎉😊😊😊 allaha idin dhowro
@sadiomohamedosman4620
@sadiomohamedosman4620 5 ай бұрын
Mashlh mashlh wiilkaa iyo gabadha yar allaha barakeeyo kabogso inshlh wixii kusomaray 🥰🥰🥰
@Quen_samaahir
@Quen_samaahir 5 ай бұрын
Shukri wlh waa iga ilameysisay abyo mcn😢❤ alxm ilhey haduwa dhibkas ka soo saare wiilkas abaalkisa jano alle ha ka dhigo❤️🥺 lama gudi kare rafaad badan waa so martena alle calaf ha isku kiin daro i. A🥰
@Qu681
@Qu681 5 ай бұрын
Masha Allah walhi wa qiso daren leh ridwan so qabo wilka hadu duruf ama dan u didayo gurka wan cawineyna insha Allah ilahey nolosha ay hamineyso u rume gabadhan ❤❤❤❤❤❤🥰🥰
@SabirinXusein
@SabirinXusein 5 ай бұрын
Gwadha wilka cawiyay no keen abowe in argno rbnayee😢
@xafsaccasis4751
@xafsaccasis4751 5 ай бұрын
Jacayl sasa majira ❤❤😊ilaahow qof saa ijecel bn kuwaydisty😂❤❤😢
@Eidohajibotaan8650
@Eidohajibotaan8650 5 ай бұрын
Qisada gabadhan ma moodaa qisadii haaboon ee stand TV 📺 🥹♥️
HANI ~ SIDA AY ISKU BEDESHAY NOLOSHEDA KADIB QISADEYDA
31:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 309 М.
Ax Naag10 Sano Iga Ween Ano 15 Sano Jir Ah  Jeclada San Igashay
50:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 344 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 10 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 51 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
18 sano aan garoob ahaay wiil fcn iiraadi calafdoon
25:00
KULAN 24
Рет қаралды 158 М.
WA ISKU KEENEY SHUKRI & JACELKEDA ABDULAHI GURKEYGA MXA UDIDA
37:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 235 М.
😂😂😂😂
4:14
Daalo404
Рет қаралды 1,2 М.
XANUNKA HIV/AIDS NINKI KU RIDAY KASHKEYSAY QISADA MAMA 50 JIR AH
45:34
Ridhwan Issack
Рет қаралды 361 М.
ILADAWO ADAA QOSLI DONEE  PART ONE 1
21:00
LIVEQUUTE
Рет қаралды 23 М.
AX! MARKAN UUR UQAADAY IGU INKIRAY WAA QOF TIKTOK CAAN KA AH
56:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 424 М.
TAHRIBKI DHERA KING CK WADA GALNAY TOL LA`ANTI UXIRNA 1 SANO
1:00:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 378 М.
ANO 14 JIR AH LA IGU QASBAY NIN 45 JIR AH ANO WIIL KALE JECEL
45:44
Ridhwan Issack
Рет қаралды 278 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 10 МЛН