XANUN ANIGO CUNUG AH INA ADERKEY FARA XUMES IGU DAYAY Part2

  Рет қаралды 241,114

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#ridhwanissack

Пікірлер: 2 500
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Ruuxi ugu kheerka iyo sharafta badnaa ee konkaan so maray wa nabi maxamed scw❤
@anisaabdinuur903
@anisaabdinuur903 2 жыл бұрын
𝑺𝒄𝒘
@indhauron7326
@indhauron7326 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@farhanqanjey780
@farhanqanjey780 2 жыл бұрын
Scw
@ladanjama5311
@ladanjama5311 2 жыл бұрын
salalahu calayhi wasalam ❤
@sahraali2553
@sahraali2553 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw❤️
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 2 жыл бұрын
Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi Mohamed صلي الله عليه و سلم
@farhanqanjey780
@farhanqanjey780 2 жыл бұрын
Scw scw
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 жыл бұрын
Scw scw
@muna.hussein991
@muna.hussein991 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@apdallaaqil6669
@apdallaaqil6669 2 жыл бұрын
Scw scw scw ❤️❤️❤️
@muuminyare8463
@muuminyare8463 2 жыл бұрын
Scw
@adenmohamed3584
@adenmohamed3584 2 жыл бұрын
abayo samiir adunka waa imtixaan qof adag noqo astaqfarta iyo saliga nabiga badi insha allaah guleyso
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Masha alhe tabarakalahaa waru walal
@abdullahihaji7234
@abdullahihaji7234 2 жыл бұрын
Bro ridwan this is a good step to the right direction, lets send this sister to a counsellor and fund raise for her to change her life.
@motiveperson143
@motiveperson143 10 ай бұрын
Haa wlhi she need therapy
@motiveperson143
@motiveperson143 10 ай бұрын
And a big support
@jijamohamed1172
@jijamohamed1172 2 жыл бұрын
Waan ka xumahay dhammaan wixii aad soo martay habibti. Waad ku mahadsan tahay wadaagida sheekadaada si dadka kale ee ku jira xaaladaha isku midka ah ay u helaan comfort and understanding. Naftaada waqti sii aad ku bogsato, waxaad ogaan doontaa in xanuunku ka yaraanayo waqti ka dib. dad naxariis leh saxiibo ka dico oh ka fagow dad xun. Waxaan kuugu ducayn doonaa in aad farxad kunolato walaashay.❤️❤️ we love you
@Ahmed_Sigane58
@Ahmed_Sigane58 2 жыл бұрын
Ilaaheyow Adoontada Dhibta Heysta Adigaa Ka Qaadi Kara Rabbow Dagnaan Iyo Farxad Ugu Badala Dhibta Heysta Rabbow Adaa Weyn Oo Waaxid Ah Yaa Rabbi Ducaded U Aqbal Adoontada Dhiban Una Gargaar🥺😭💔
@maryamacuthman7218
@maryamacuthman7218 2 жыл бұрын
Aaaamiin aaaamiin
@fardowsa2236
@fardowsa2236 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@suaadmohamed5350
@suaadmohamed5350 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@inaabdinasir
@inaabdinasir 2 жыл бұрын
Amiiin yaarabi 😭🤲
@90minutefootball28
@90minutefootball28 2 жыл бұрын
The way she is talking gives you the pain she is suffering 👀.....Always stay strong Samira
@mullamusse
@mullamusse 2 жыл бұрын
Somaliweyn gabadhan ilahey dartisa halogo gurmado 😭
@gittiru9486
@gittiru9486 7 ай бұрын
Walahiii waaaarunta inan cawino
@musamilcabdinuur7514
@musamilcabdinuur7514 2 жыл бұрын
Ficnan laheydaa inan wllkaa ahaado si,ad ufaraxdo dadbaa god ugali lahaa wxan ka shalaynayaa inadan ila dhalan sorry 😞 wll ku fahma bad weysay samiira be good 👍 I.a sorry 😞sorry 😞
@xamdimaxamed119
@xamdimaxamed119 2 жыл бұрын
Ax dadku isku midmaaha🥺😥😥
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 2 жыл бұрын
Wlhi anigaba sidaas ayan ahay Cunaha aya I goan ninkaas iyo dadka ehel kusheega ee dhibaya gabadha
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 2 жыл бұрын
Good brother Alle ha ku barakeeyo Brother
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 2 жыл бұрын
@@kifahmoha9785 oh sorry abyo ilhaye haa ku gar gaaro
@abdirashiddaair5118
@abdirashiddaair5118 2 жыл бұрын
Wllked in ka celsha lahay dadka culeska sara masuliyadeeda asaga qato
@fooseeyfaraxsan2858
@fooseeyfaraxsan2858 2 жыл бұрын
Xbbtiyeey saliga nabiga badi iyo astaqfaarta wllhi murug isma arkaysaan insha,allaah. Alle noloshaada tan ugu saraysa hakaaga dhigo🤲🤲
@majkahillow7439
@majkahillow7439 2 жыл бұрын
very sad! to my sister Samira I'm a medical doctor working in Nairobi-Kenya, according to medical suicidal attempt is not a crime but rather 'crying for help' so, for the sake of Allah my door is always open for you. Depression is a serious condition so, seek psychiatrist and in shaa Allah you will get better. Thanks
@mohamedkheirduale5861
@mohamedkheirduale5861 Жыл бұрын
Wallahi by just watching at this stories i couldn't control my tears, what a painful story. I know their are many suffering behind the scenes. We pray that Almighty gives you the best solution to your life. Prayers on your side.
@marwaan6470
@marwaan6470 2 жыл бұрын
Dadka qaar nolosha waxba kama fahansana Wlh gabadhan noloshey wax kasoo aragtay🙏🙏🙏
@saamicadey9971
@saamicadey9971 2 жыл бұрын
Sorry abyo mcnto😭😭😭
@marwaan6470
@marwaan6470 2 жыл бұрын
@@saamicadey9971 dhilo
@zubeirissackadan7384
@zubeirissackadan7384 2 жыл бұрын
Emonationlly
@asiaqaran7689
@asiaqaran7689 2 жыл бұрын
Wlhi dhib bay soo martay 😭😭😭🥺
@lotusflower947
@lotusflower947 2 жыл бұрын
Wallahi her story made me cry so hard.😭😭😭😭......I studied psychology and I can tell you that when a person is in such pain on a daily basis, it is very hard to break the cycle. She may feel trapped and stuck with these feelings. Doing different things daily and keeping busy will help insha Allah.
@princeahmed2298
@princeahmed2298 2 жыл бұрын
abaayo intee kaala soo xariiro isheeg pls
@lotusflower947
@lotusflower947 2 жыл бұрын
Walaal aniga qurbaha jogaa.
@jamailjoker7294
@jamailjoker7294 2 жыл бұрын
That's it. You gave her the best solution.
@KINGHASKA
@KINGHASKA 2 жыл бұрын
@@princeahmed2298 asc wll
@zahraahmed4946
@zahraahmed4946 2 жыл бұрын
She needs that connect that she can trust people but her it starts with her family trusting u and u can tell them anything and they can do somthing abt that tbh but second a person who’s close to u shouldn’t even do that shayden can tell u anything and do things that u need to say Suxbnallah it’s very sad😔
@gufuraahofficial5335
@gufuraahofficial5335 2 жыл бұрын
Wllhu qiso aad u xanuun badan bay ahayd😭😭 samiro abayo macan alle waxan kaga baryayaa in uu xaqaqa kuu soo dhiciyo😭alle waxan kaga baryaya cimri io cafimaad ban ku rajaynayaa abayo macan😭
@fuadhussein3750
@fuadhussein3750 2 жыл бұрын
Subxanallah aduun nooce ah ayaan joogna. Ragu kala damiir fiicana, war ninku damac xuma😥 Garaad xumadha ninkaas Inan yaro ina adheerti Laxmi ah lagu aaminay duruf jirto inuu ooga faaideysto waa qalbi jab weeyn walahi waana wax rabi laga magan galo, waa wax dulinima ah aan marnaba laqaadhan kareeyn. Qof waliba meeshan maxuu soo qoraya Oh! My God she really need support. C'mon taageridu afka kaliya maehe sameeyn ayeey ubaahntahay qiira jabanta Hala iskadaayo umada Islam ayaanu nahay waa hatii islanimo jirto ninkaas gabadan yari nolosha ku ciqaabay cadaalada Hala hor keeno. Allaha niyada hauqaboojiyo gabadan wlsheeyn. Xasuusta Alle Badi wlshey qalbiga waa ku dagi i.a🙏 can
@susaanmaxamedshire
@susaanmaxamedshire 9 ай бұрын
😢
@xoriyo77
@xoriyo77 2 жыл бұрын
Family da qaar inaad ka dhalatid ayaa nasiib daro kuugu filan runtii haday family ga carqalad kugu noqdaan nolosha way kugu adkaanaysaa😭so emotional 😭intay dhibaakanokale haysatana ilaahay ha dulqaado😩🤲🤲
@dajisnet635
@dajisnet635 2 жыл бұрын
saxiix
@nishamoha8276
@nishamoha8276 2 жыл бұрын
I grow up with my auntie with no father around me and the mother I go through worse than you but important things is be friends with Allah because the only Witness is Allah and the only one who can help us is only Allah pray pray and try to forget the past even if sometimes it's hard to forget it read the Quran and everything will become okay that is my address as for me I will never tell my story I will go with it in my grave until the day of judgment the people who destroy my life they must be punished
@xoriyo77
@xoriyo77 2 жыл бұрын
@@nishamoha8276 please iska cafi aakhirana ilaah baa kala xisaabtamaya please qabri halagalin you are strong woman so keep going sister
@halimaomarebar2597
@halimaomarebar2597 2 жыл бұрын
Gabadhaan waxeey u bahantahay dhaqtar deg deg
@mahadabdicali165
@mahadabdicali165 2 жыл бұрын
Inta noloshaada ka dhiman farxad Allah ku siiyo wllshy
@sihaammaxamed9219
@sihaammaxamed9219 2 жыл бұрын
Aaamiiin 😇🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Sorry wllshey mcn Samar abayo mcn may Allah heal your heart 😭😭😭
@faizaissak472
@faizaissak472 2 жыл бұрын
يارب افرج علي كل مهموم ومظلوم اختي ربي يزرع في قلبك فرحه لاتنتهي ويرزقك راحه البال اختي اتركي امرك الى الله وتمسكي ب حبل الله اصبري ان الله مع صابرين اختي موحدك هناك الكثير من البنات مروا بنفس ظروفك اختي حاولي ان تصنعي حياتك بيدك لاتبكي ابتسمي ابتسامتك تدمر من كسر قلبك ودموعك تسعد عدؤك ارفعي راسك اختي وتوكلي ع الله وكفى بالله وكيلا
@nimcanadar2248
@nimcanadar2248 2 жыл бұрын
sorry sorry sorry sorry sorry sorry sorry abaaya mcn 😭🙏😭🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mukhtarmahat4131
@mukhtarmahat4131 2 жыл бұрын
She is still young We pray for you sister. I know one day you will become successful
@salmayuusuf3762
@salmayuusuf3762 2 жыл бұрын
😢😢😢😢
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
Gabadh hala caawiyo plz waa cawro u baahan in la garab istaago ridhwaanoow adaa na matalee gabdha meel lagu caawiyo u samee si wax loogu ururiyo oo ay nolosheeda ku dhisto🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 2 жыл бұрын
Gabdhan Waxay u bahanthy support from her family and herself, many things ayaa isugu tagay ! 1 she loss her loving 🥰 grandma who’s was the only person she receives loved from ! Second the betrayal of the man who supposed to protected from outsiders . So waxan kula talin laha Samira abayo Plz ogow dad badan ayay ku dhacday waxyabo ad u xuun lkn waxan ku dhihi laha u Nolow gabdhadayar iyo naftada bari wad ka baxaysa In sha Allah! Mida 2 counselling u tag oo professional ah please Ridwaan gabdhan cawii kol ad KZfaq u furto oo ay kaga hadasho qisoyiinkeda iwm ah Mida kale glass indhaha ku cawi inay Xidhato !
@deeqsandaahir8136
@deeqsandaahir8136 2 жыл бұрын
Wlhi been ma ahan qisadan ad ayey I tabatay abayo samir marwaliba noloshana haka quusan😭😭😭 Dadka ugu dadnimada badan aya ugu dhibato baddan wlllhi abayo alle ku xirnow marwaliba insha allah abayo noloshan xiririga ah wad ka baxeysaa
@fatimadahirhassan1067
@fatimadahirhassan1067 2 жыл бұрын
So sad 😥😢wlhi waa imtixaan aduunyadu Abyo nolol qurux bdn iyo farxad ban kuu rejeynaa Allha kuu yasiro amuurahaaka
@najaxaxmednalka4208
@najaxaxmednalka4208 2 жыл бұрын
Ridwaan walal gabadhana haka harin xanuun ayaa hayo 😭😭😭😭😭😭😭😭 murugo ayeey igu dishay
@hannamahdi3281
@hannamahdi3281 2 жыл бұрын
جرح العائلة هو جرح الذي لا يشفي أبدًا 😭
@kaabe9459
@kaabe9459 2 жыл бұрын
32:46 runtii ma arkin qof baniaadam ah oo ka qalbi wanaagsan ,iyadoo murugaysan bay doonaysaa inay dad kale caawiso . Ilaahay dhibka haka dulqaado .😭😭
@hodomohamed5094
@hodomohamed5094 2 жыл бұрын
Allhe unagu wllo mcn cafi wllo mcn inilah ku naxarisda aduga iyo ahkraba wllo mcn Dhiba daka walka baxa wllo qali allh hku gagru wllo cafisga ku dadala wllo waa iga talu wllo mcn
@fathiaAhmed9
@fathiaAhmed9 Жыл бұрын
اللهم امين امين يارب العالمين 🤲
@queenikkychannel5177
@queenikkychannel5177 2 жыл бұрын
Family problems wax ka xun malaha 😭😭 Si isku mid ah an uso kornay si isku mida ah ayaa caqabad noo heysaaa abayo allha ka saaro ane alle ha iga saaro🤲🤲🤲
@raqiyamahamud8348
@raqiyamahamud8348 2 жыл бұрын
Illahey haniga bixiyo abayo
@idalifestyle
@idalifestyle 2 жыл бұрын
Allah kuu saqiro abaayo macan 😭😭 xanun kas wadaremi kara wllhi 😥
@alinoorhashi3302
@alinoorhashi3302 2 жыл бұрын
May Allah easy for you my sister
@alinoorhashi3302
@alinoorhashi3302 2 жыл бұрын
Qof kastaa wuxuu leeyahay sheeko uu kaga sheekeeyo nolosha, laakiin waa kale nooc
@razmi4568
@razmi4568 2 жыл бұрын
Aamiin abaayo sorry
@MohaMoha-vm7nt
@MohaMoha-vm7nt 2 жыл бұрын
So sad sister wlhi qof dumar ah oo aan ognahay sida south africa lagu galo in dib loo soo celiyo been loo sheego waxna loo qaban waayo wac wac aad u xun lkn ilaahay ayaan kuu weydiinayaa inuu ku garab galo
@abdullahihaji7234
@abdullahihaji7234 2 жыл бұрын
A very painful story, made me cry louder and harder, take heart my sister, the world itself is a test. Parents should take good care of their children. We stand with you.
@xaakimmansoor4792
@xaakimmansoor4792 2 жыл бұрын
Wlhi Its so sad nd so Painful it realy made mih cry ,This kind of trauma do exist ,Bt ApYo be patient ,Trust Allah so that everything will be fine i.a , Beside bro ridhwan Please take care of her nd make her outing atleast she feel happy an extent she forgets the sorrow ,If i were You i could Hve share with love ,So that she feels exicited all the time ,bt I know You can i.a Lets help our sister ,Horaan Somali proverb says Nin raag aah waa Durwaa ,Kindly lets observe The unity of the raltive
@Hummingbirdsaid667
@Hummingbirdsaid667 2 жыл бұрын
Love and support from Sweden InshaAllah walal Ridhwan keep going ❤
@ifrahibrahim216
@ifrahibrahim216 2 жыл бұрын
This young lady needs a lot of help I wish I was in Kenya she needs love this is very painful and sad to even listen to
@maxamedabuukar1142
@maxamedabuukar1142 2 жыл бұрын
Allah is with her ☺️❤
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@maxamedabuukar1142 Of course Allah is with her always, but she also need professional help and love of immediate family.
@macruf_sharu5589
@macruf_sharu5589 2 жыл бұрын
@@faizam523 is true
@mowmali1491
@mowmali1491 2 жыл бұрын
Three things I needed to hear today and maybe you do too…. 1- No matter how kind you are you will never satisfy an ungrateful person 2- Learn how to remain calm when you are disrespected is a super power 3- Giving up is not an option
@deqoiskaabulo1498
@deqoiskaabulo1498 2 жыл бұрын
Thanks brother I appreciate your quote and I need to learn to stop pleasing people who are trying to break me and I also need to learn to love myself before others and the first thing I disparately need to learn is STOP WORRYING ABOUT OTHERS HOW THEY FEEL ABOUT YOU BECAUSE YOU CAN ONLY CONTROL YOUR ACTION AND HOW YOU FEEL. LOVE YOU AND BE SELFISH MOST OF THE TIME. BEST PERSON WHO CAN LOVE YOU IS YOU
@teamqiso9307
@teamqiso9307 2 жыл бұрын
I like it thanks ' giving up is not an option '
@nasramohamed9071
@nasramohamed9071 2 жыл бұрын
Somali inaku shegtid mxa ku diiday
@mowmali1491
@mowmali1491 2 жыл бұрын
@@nasramohamed9071 1- si walboo qof wngsan utahay weliga maqancin doontid qofaan abaal lahayn. 2-isbar inaad isdejiso marku qof kuu gafo(wa awooda ugu weeyn inaad gaabsato.. 3- Quusashadu ma ahan wax ladoorto
@deqoiskaabulo1498
@deqoiskaabulo1498 2 жыл бұрын
@@nasramohamed9071 luqadkasto lagu qoro qof le wax ka dhahayo
@deimanabdi4877
@deimanabdi4877 2 жыл бұрын
She is in so pain SubhanaAllah she needs emergency help before she takes her life. She doesn’t need to be judged instead to be kind and be there for her
@sabdullahi5292
@sabdullahi5292 2 жыл бұрын
I know.. those who judge are always abusers and they hiding their tracks.
@aminaamin3362
@aminaamin3362 2 жыл бұрын
I understand when family issue is overwhelming it’s hard to let it go,but be patient Allah is preparing another you , may Allah give you a peace of mind and the strength to overcome this satuation
@abdibasidhabib9489
@abdibasidhabib9489 2 жыл бұрын
Ridwaan mar labaad soo celi oo waydii in ay daawadeen family keedii oo ay ka daayeen dhibkii adoo mahadsan ilaahay dhibka ha ka dul qaado 🤲🤲🤲
@iqraabdullahi643
@iqraabdullahi643 2 жыл бұрын
Anaa kamida waan daawaday wallshy wax heesta majiraan oon caan raadis ka aheen
@ahmednuur4704
@ahmednuur4704 2 жыл бұрын
zxbow qoftan garabadeda ana kamida cid dhib ku heyso lama arko waxey shegysana waxba kama jiran can radis lee tahy ukala kiciya😂😂
@abdullahisahal5290
@abdullahisahal5290 2 жыл бұрын
@@iqraabdullahi643 abyo qofka sow u hadlaayo ayaa laga yaqaan marka hadanbaabin
@mohamedali-qr9wz
@mohamedali-qr9wz 2 жыл бұрын
@@ahmednuur4704 wlh koley waa laga yaabaa in wax ku dhacday. Lkn aad weli lajirtaan qofkii saas ku sameeyay.
@iqraabdullahi643
@iqraabdullahi643 2 жыл бұрын
@@abdullahisahal5290 Mya wllo gabadhaan dabad jaceel laga sari waaye
@luvfadush1
@luvfadush1 2 жыл бұрын
My advice for my sister Samira is, mcanto I am a psychologist xanuunka kusogarey waa mid sababi kara depresssion iyo PTSD. Abaayo treatments ayuu leeyahay dhibkaaneh waa mid laga bixi karo. Murugada aan dhamaanenin waa symptoms depressionka waana cudur maskaxda. Walashey adigoo naftaada badbadinaayo, mustaqbal iyo farxadada iyo tan gabadhada katalinayo doctor psychological utag unasheek see wax ujiran. I qalbiga kaaga soducena ❤️
@secretarygeneralsg2778
@secretarygeneralsg2778 2 жыл бұрын
Thank you for the advice and concern.
@abdirahmanmahamed5402
@abdirahmanmahamed5402 2 жыл бұрын
Wd mahadsan tahay wllkyaw aniga uu maleyaay in aan sidaa sheegtay ahaay waxa kale oo Aan isku arka xanaaq fara badan iyo in aan kaligaay mar walba ahaado please iso jawaab wllky wd mahadsan tahay
@abdirahmanmahamed5402
@abdirahmanmahamed5402 2 жыл бұрын
Wd mahadsan tahay wllkyaw aniga uu maleyaay in aan sidaa sheegtay ahaay waxa kale oo Aan isku arka xanaaq fara badan iyo in aan kaligaay mar walba ahaado please iso jawaab wllky wd mahadsan tahay
@aliabdullahi1410
@aliabdullahi1410 2 жыл бұрын
@@abdirahmanmahamed5402 Abdirahman sida laguu sheegay psychologist ku nool meesha aad joogtid u tag. Waxaa laguu samayn karaa psychotherapy ama clinical treatment taas oo kaa caawin kara symptoms ka aad dareemaysid.
@spreadpositivityandlove.9849
@spreadpositivityandlove.9849 2 жыл бұрын
If you are Psychologist and in Nairobi, please find a way to help her, give her free consultation, please, please...
@jasminej6281
@jasminej6281 Жыл бұрын
Hang in there abayo the pain you going through today is parlaying you for a better tomorrow. I have been through tough times lakin Allah will never give you more than you can bare. You can do it and you will come out on way better inshallah. It will make you appreciate more when the time passes and it will. Life is just a test and trial. You are stronger than you will never know. ❤
@motivated131
@motivated131 2 жыл бұрын
Really very pain full i am not saying be patient cuz ur doing ur best for that but allah will bring relief to every pain you passed through nd the coming days u will life in a better live ❤ Waxaanka codsanayaa qofkasta oo area commentigaas inuu walaasheen u sooduceeyo maalinka carafa ❤ukhtii qaliyey soon and soon u will be blessed insha allh
@Farhiya.omar1986
@Farhiya.omar1986 2 жыл бұрын
Samiiro abaayo culayskaan wuxuu kaaga hari karaa inad horta qadarta aqbasho kadibna ilaahay aad in badan barido salaadana aad kaashato saliga nabigana aad mar walba aqrisato fudayd badan baad dareemi doontaa insha alaah.
@aliosmandugow7782
@aliosmandugow7782 2 жыл бұрын
Abaayo hadii qoralkeyga arkeso waxan ku dahayaa..Habeen saq daxee Allah ku oy..Allah lagama niyo jabo...salatu leyl duko...Ilahey kuoy..
@faadumohabi5468
@faadumohabi5468 2 жыл бұрын
brta 1 intii soodaawata ismuu jiya like 👍👍👍👍👍👍
@fatumaosman3573
@fatumaosman3573 Жыл бұрын
Ridhwan pls organize a fund raising for this lady so that she becomes self reliant.
@sahaljabar8927
@sahaljabar8927 2 жыл бұрын
Samira wlashey illahey swt qurankisa wuxu ku leeyahay ان مع العسر يسرا oo ah micnaheda dhib weliba fudeed aya ka danbeya marka kalaamka alle ku laabo oo aqri kalaamkisa asiga aya qalbiga ku dajinaya. wa isdila dhane iskadaa hadi aad manta gacantada isku disho biri naar aya ka danbeso wllhi really marka wan kuso duceyn adine qalbiga allah ku qaboojiyo ok 💚👍😘
@thehumbleguy1934
@thehumbleguy1934 2 жыл бұрын
Being Patient and Patient is the only thing That can Lead you to Success My sister For the rest of Your Life we ​​Hope for a beautiful and bright life I.A.A🙏🥰❣❣🥰
@kassimsoyan6808
@kassimsoyan6808 2 жыл бұрын
Sorry abaayo mcn what u are going through really makes every person 2 cry but Alxdullaha we are Muslim n every difficulty we are passing in diz dunya is atest so always remember your creator ALLAh n keep praying inshallah u gona b OK wishing u speed recovery
@salahmohamed475
@salahmohamed475 2 жыл бұрын
Whoever did such things to this girl Allah is upon watching 👀 but the best thing is that she is such a strong 💪 girl am really proud of her
@marwamarwa5807
@marwamarwa5807 2 жыл бұрын
Very heart touching 😭😭😢😢and emotional abayo take heart . Allah dibka hakaa dulqaadho . Ridhwan please let's make for her fund raising .
@mjofficial820
@mjofficial820 2 жыл бұрын
am with you sister, we hve to do so….😭😭
@rahmomohamed5350
@rahmomohamed5350 2 жыл бұрын
Sorry 😔😭😭😭😭
@nimcocalifaarax2019
@nimcocalifaarax2019 2 жыл бұрын
Abyo marka hore illhay waxan ku waydinya inuu ka dulqado murgda waxa tahy qof adga waxan kugul talinya ina aad qur.anka karimka aqristo waqti kasta meel lo carar oo aan ahy xaga illahy maa ma jirto ina ducysto ina is dajiso ina illahy barido mar kasta inu kq dulqado murugta ku haysta illahy ha ka dulqado abyo yaa allah🤲🤲🤲🤲🤲
@muheydaadam8300
@muheydaadam8300 2 жыл бұрын
I dont kno what to say, this s literelly a heartwarming story, 5hrs back today i shared story of my life with one of my friends n i felt good n releived, i really hope she felt releived too, hun u deserve the best, am sorry those kinda pple happen to be ur guardens but Alhamdulilah for everything, this dunya is just a temporary
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 2 жыл бұрын
Abaayo horta ilaahey ha kuu boogo dhayo ridwaan adigane waxaa ku qaldan tahay qof emotional ah in aad wareeysto gabdhaan xanuunada soo garay waxaa ka sii dhib iyo xanuun badan xanuunada just qalbiyan uso gaadhi doono ilaahey riyadeeda allha u rumeeyo
@AsmaAyan
@AsmaAyan 2 жыл бұрын
Masha allah wll samirkaga alle haku barakeyo adunyada waxa la ino kenay imtixan waay dhaman dhibato kasta iyo imtixanka horay usocoo iska dhiig qof adag
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
I wish everyone including the parents to watch this video to know their children's situations, wallahi passing through extreme humiliation at that age is very painful. Kindly let's pray for that sister May Allah shift all her misery to happiness. Now it's clear to her blood brother that all the suffering she was going through was all that!! And let him be bold to consult,instruct and share love with his sister instead of leaving her with such sorrows.
@axmedcalimursal5640
@axmedcalimursal5640 2 жыл бұрын
Ridwaan si gaar ah ayaan u rabaa samiira inaan ula xiriiro sida ugu dhaqso badan haday macquul tahee fadlan iga gaarsii waxan rabaa inaan murugta la qaybsadee si aan farxad u dareensiiyo iyada murugtana ay uga baxdo inshaa allaah Jawab ban raba wa maxay sidani saxib ridwan se camal
@fardowsafarah4762
@fardowsafarah4762 2 жыл бұрын
Ma sha Allah. Garab weyn sii walal.
@farxiyowanqashe2192
@farxiyowanqashe2192 2 жыл бұрын
Masha allah gabar adkeysi badan allow wiil bariya kusu hagaaji omurugada kasaara iyo cidalada
@bisharomaktal4400
@bisharomaktal4400 2 жыл бұрын
Isku guri daganahay wlhy
@abwaanmoha
@abwaanmoha 2 жыл бұрын
@@bisharomaktal4400 hada sidee tahay wll xaaladeeda ka waran🥺
@bishaarohassan3444
@bishaarohassan3444 2 жыл бұрын
@@bisharomaktal4400 abayo numbarkeda isodir adhigo rali ah
@nimcoabdirahman3029
@nimcoabdirahman3029 Жыл бұрын
Allh walal faraj hakuu furo raxmaana ayaa raxmadiisu balaadhan tahay oo aan la quusanin ee rabbi qalbigaaga naxariis iyo xasilooni hakugu sugo. Wll istiqfaarta iyo salliga nebiga badi waayo waa albaabada farajka. Wan kusoo ducaynayaaa wll.
@abubakardaacad8935
@abubakardaacad8935 2 жыл бұрын
سبحان الله اللهم هم المهمومين اللهم فرج هذا بنت فرجا قريبا مبارك
@abdihafithassan2402
@abdihafithassan2402 2 жыл бұрын
Ridhwan gabadan iska aroos qalbigeda daji plz❣💋💋😭😭😭😭
@boosteeyocabdulaahi4802
@boosteeyocabdulaahi4802 2 жыл бұрын
Haa 😭😭😭
@abdihafithassan2402
@abdihafithassan2402 2 жыл бұрын
@@boosteeyocabdulaahi4802 💋💋❣
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Iska aroos farxad ma ahan gabadha wa inee isfahmi karaan ama farxad siinkaro
@boosteeyocabdulaahi4802
@boosteeyocabdulaahi4802 2 жыл бұрын
@@abdihafithassan2402 😢😭😭 ax😭
@maryancb1351
@maryancb1351 2 жыл бұрын
Hhhhh
@hafsoabdiomar6912
@hafsoabdiomar6912 2 жыл бұрын
Runti waa qiso xanuun badan wllhi Wan la ilmeeyy gbadhan Allah Nolosha adag aad somartay hakugu badelo nolo farxat bdan Runti waxad soo martay Maalmo madow😥😰
@queensaamiyo1166
@queensaamiyo1166 2 жыл бұрын
Sdkle wlhi wn laso mare😥🥺😭
@fawziahussein8125
@fawziahussein8125 2 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu gargaaro isagaa wayn oo waaxidee abaayo samiiro aamiin aamiin yaa alaah
@aaminosaciid9023
@aaminosaciid9023 2 жыл бұрын
Abayo mcaan Wax"aan ku dhho Waa garan wayay wllhi maalmo khayr badan baa lagu jiraa waa ku ducayn insha alh 😭😭😭😭😭😭😢
@yaxyexabad8528
@yaxyexabad8528 2 жыл бұрын
Sorry abyo mcnto 😭😭😭 Wxaan waa aduunyo birina waa Aqiro iskuday inaad ku sabartid aduu inbadan soo sabartay ayaa ku dhahaa hadana wali sabar badan sii muuji Hadana Allh xiriirkisa sifiican u adkey sida marka aad walwal dareentid Quraanka iska aqirso Hadana Allh waxaan kaa baryenaa inuu mugdigaan Allh kaa saaro oo nolasha inta kaaga dhiman iftiin iyo nolal wanaagsan aad ku dhamaysatid 🤲🤲🤲 Ducoynka badso Nolal wanagsan inay kuu bilaawato ayaa kuu rijenaa hadana isku day dadka talooynka ay ku sinayaan inaad wax ka qaalatid ayagaa biri meel fcn ku geyi karaan . waxaan su rijenaa nolal Cusub iyo iftiin waxaa laga yabaa nolasha inta mugdiga ah inay kuu soo hormartay inta iftiinka iyo farxada inay hada kuu bilaawatay ayaa kuu rijenaa
@mahadaxmed4554
@mahadaxmed4554 2 жыл бұрын
Allah farxad aan dhamaaneyn Allah haku siiyo imtixan adag aad martay walahi abyo sabirka badi wad gulesanee Inshallah
@aminaomar417
@aminaomar417 2 жыл бұрын
Asc walal samiraa this story has really touched me your very strong lady masha Allah I pray you find happiness always put your trust in Alla no matter how they push you to the wall remember there is one who will never leave your side and that is Allah suicide is not the best option there is a reason why Allah is giving you long life sabar sis mcn please visit psychologist. Bro reward thanks for forwarding us this story I hope u will keep in touch with her and advice her sis really needs our help will pray for u always mcnto u got heart of gold 💛 am sure one day u will have a big smile on your face may Allah protect u ameen.
@elmih80
@elmih80 2 жыл бұрын
Ridwaan gabadhaan waxey u baahan tahay in la badbaadiyo baahideedana la daboolo waqtina lala qaato si ey u ilowdo dhibti ey soo martay waayoo mar walba wey soo xusuusanee allah haku badbaadiyo walaal macaan
@anbiyoaxmed8017
@anbiyoaxmed8017 2 жыл бұрын
Way caafimaadaysaa inshaa allaah haday hadashay awal ways caburinaysay soomaaliyay ukaca gabadhaan yar
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 2 жыл бұрын
Haa wlhi haloo kaco gabadha yar hana la caawiyo
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
Saxiix walahi
@zeinabdahir4273
@zeinabdahir4273 2 жыл бұрын
We are all ready to help
@suldaanbileofficial5525
@suldaanbileofficial5525 2 жыл бұрын
Inteee kahelii karaa nombarkeydaa anigaa aya diyaar u yex inan cawiyo
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 2 жыл бұрын
@@suldaanbileofficial5525 TikTok keeda meesha saaran ma raac
@nastehoisse7135
@nastehoisse7135 2 жыл бұрын
Wlshy qof adadag ayaad tahay waana ku daremi kara hadii aad ubahantahay qofad lahadasho please aniga ayaa kudiyaara wlhi o ku dhagaysanaya naftaada wa qaali ha isku dayin inaad goysid dadka kudhibaya kafagow family kaaga wa yihin wa sax lkn kafagow intad udhawdahay xanunka ka tagi mayo iskuna day dhakhtar cilmi nafsiga qabilsan inad utagtid caawimad iskuday inad raadsatid I’m so proud of you wlhi qof adag ayaad tahay ridwaan wl adna ilhay ban kugu dharshe gabadhan xaladeda kawarhay xiligan caawinad ayay noga bahantahay mantana adiga aya udhow iskuday inad cawisid wll iyado dhawaceda noshegtay yaysan dhicin inan sidayno o an maqalno inay nafteda dhawac ugaysato ilahay ban kaga baryaya in xanunkan farxad kugu badalo inaad ila hada nala jogtid o xanuunkan u adkaysanaysid wakugu faaana wana huba malin un wad kabixi🤲🏽🖤❤️❤️
@aasiyamaanka7469
@aasiyamaanka7469 2 жыл бұрын
Dear sis plz read those courageous comments. Wlhi you are stronger than anyone else in this world. Plz continue your development, for sure you are intelligent gril , ignore your family and stay strong abaaayo, I can feel you wlhi 💪💪💪💪
@sweeet_november
@sweeet_november 2 жыл бұрын
الله يعينها ويسعدنا ويعطيها القوة تكمل حياتها بطريقة سليمة ويرزقها شخص يحبها وينسيها الهم يارب العالمين
@alianoofficial2984
@alianoofficial2984 2 жыл бұрын
Be strong apayo waxa sameysaa hada farinteyda arkeyso inaa alle ku xirnaato elhi adunkan dhibatadisa badan wax walbo wa laga baxaa alle ayaa ku qoray adkeysigaga la fiirinaya qof kaa daran ayaa jira alle ku xirnaaw insha allah waad ka bixi dhibtaada 🙏
@boqoradainafarax4382
@boqoradainafarax4382 2 жыл бұрын
😭😭😭abayo farxad ana dhamad lahen allh ku siyo🤲🤲🤲🤲
@pariyeylove7497
@pariyeylove7497 2 жыл бұрын
Amiin😥🤲
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 2 жыл бұрын
Qofkii nebi muhammed salligiisa badsada hamigiisa rabbi baa kaga filnaada scw
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Жыл бұрын
ALLAHA WEYN EE AWOODA BADAN GABADHAN DHIBTA HA KA DUL QAADO INSHAA ALLAH AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
@salahhasan6593
@salahhasan6593 2 жыл бұрын
Aduunka wax walipo wey dhacaan abyo macn😭😭😭 wlhi wan ka ilmeyy markan arkey dhipka adiga sheygeyao Alle hakuu boog dhayo abyo dhaipwlipo dheeftiisa wey dnbeysaa abyo sawar wad raxeysaneyaa Alle wuu u jeyda dhipka lagugu wado lkn sug amuraha wey toosayaan mida kle salaada bdi oo Alle dhipkaga la wadaag 😭😭😭😭😭😭 please dhipkan Mar un wad ka baxeyaaa 😭😭😭sawr bdi abyo macn 😭😭😭 Ilahow dhipka ka feyd wllsheyda mcn😭😭😭
@faadumomaxmed3256
@faadumomaxmed3256 2 жыл бұрын
Insha allah badal qayr qabo ilhy haku siyo abayo adunka wa im tixan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wan kula darema macnto
@abdirazaqcarab6690
@abdirazaqcarab6690 Жыл бұрын
💞We are with you samira❤❤❤ Sure you are the win of our heart we love you, you are not alone🤝
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 2 жыл бұрын
Sister alle haku xafido dhibkana alle ha ka qaado Qaraabo maaha dadkan ee waa mas macdal haku dhacdo
@sheene22
@sheene22 2 жыл бұрын
dadkan waxaan hooyo iyo aabe aheen waxba kaalama maqnee iska jar oo xiriirkoda goo nolol cusub sameeyso shaqeyso busy iska dhig cibaadeyso tasbiixda iyo ducada badi quraan akhrinta badso isku day dadkaan inaadan waligaa danbe xiriir lasameeyn xasuustas dhan iska tirtir keep going and be good women guurso nin fiican hadaa hesho laakin iska hubi mid kaa tirtiri kara wixii kusoo maray......... isdilkan sheeydana iskadaa nafta ilaahey baa leh waa lagaala xisaabtamin
@abuuafnan5818
@abuuafnan5818 2 жыл бұрын
She's in a very very dangerous condition 😥😥 She really needs support
@marwaanyareaaqil9233
@marwaanyareaaqil9233 2 жыл бұрын
😱𝙸𝚝 𝚑𝚊𝚜 𝚊𝚋𝚘𝚟𝚎 𝚊 𝚌𝚘𝚗𝚍𝚒𝚝𝚒𝚘𝚗
@wtf1234573
@wtf1234573 2 жыл бұрын
Agree 👍
@user-oj8wj5px5j
@user-oj8wj5px5j 9 ай бұрын
Some parents are so poor sometimes 😢😢😢 sorry sister
@NASRUDIIN87
@NASRUDIIN87 2 жыл бұрын
Ridwaan please gabadhan caawi Rabi ajar hakasiye iskudaya inad asxaab udhaw adiga iyo asxaabtada noqotan oo ka saartan kalinimada hadii macquul tahay halo furo contribution help site/page an ka caawino sidey psychologist logeeyo anigo og in dad keena somaliyed aaminsanayn dhaqatirta cilmu nafsiga. Thanks for sharing this painful story May Allah ease her pain n give her relief & strength bi’idnillah she will recover
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Sorry abayo mcn😭😭😭May Allah heal your heart❤️It’s so painful life story😭😭😭Time 14:34pm😭😭😭My prayers are with you abayo mcn..Plz do not lose hope🥰❤️
@tiktokstars2305
@tiktokstars2305 2 жыл бұрын
dadkaan xoolo lasoo dhaqmeen
@eedabsannuur6619
@eedabsannuur6619 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@ayanmohamoud3599
@ayanmohamoud3599 2 жыл бұрын
Ridwaan adigaaba psychology ah mashaallah ilaahay ha ku barakeeyo
@editinpictures2065
@editinpictures2065 2 жыл бұрын
Oh My Godness Sorry Sister Jabkaaga Waa Kaxumhy You are Strong Girl 👍
@nurdinyunis3359
@nurdinyunis3359 2 жыл бұрын
Her story made me cry wlhi 😭😭😭😭😭😭😭
@eckeibreezybwya4035
@eckeibreezybwya4035 2 жыл бұрын
That's why we say life is too hard😭
@salma5958
@salma5958 2 жыл бұрын
Sister hesdilin plss ilahey u noqo adkaarta aqriso
@abdifatahelmi2901
@abdifatahelmi2901 2 жыл бұрын
Noloshu ma adka runtii
@tarrapianchannel5347
@tarrapianchannel5347 2 жыл бұрын
Yess is too hard🥺 but allah with us🥰
@asmarize7121
@asmarize7121 2 жыл бұрын
Dhawac kaso gadhy dad shisheye wad ka bogsadan kartaa lkn dhawac qarabadadu ku gaysteen lagama kabsan Karo allaha qalbiga haku qaboojiyo wll so sad wlhi😪😨😰
@issamohamed7851
@issamohamed7851 2 жыл бұрын
A very very pain indeed, Samira take at heart please, even thing will be fine one day, all those story your have mention i experience abit of it, and those problem occur only to those left their children to Hand of paternal and maternal uncle and Aunt too, whom you complain your problem To and From are both the same No change as both goes to ur Uncle Family , and whenever you Adopted, people confidently say, "we raised you upto this level...so she started neglected us" , on other side, your thinking positive, they Say what is even in their mind to make sure they downfalll you and put your life into a sadness a mood to think miserably 😭😭. My advice to you parent is that: 1. Never leave your child to other even if even if your sister 2. Every parent should always be friend and understand his child when even he is in bad moon, force him/her so as to deliver the truth, dont just let them go like that 3. Always ask where there problm whenever thing are not 0k And to my Lovely sister Samira plz , your very extraordinary girl, your have been hiding all those secret in you and discouraging conflict between the family, dont commit suicide, just think of your Daughter she may be going to live such life again and again , be a living lesson for her, if your going to kill yourslf live your life accordingly forsake of your growing daughter and make sure she will Not going to leave that life after your (grandma) had died . Be an option for her 2. The other is that spend more time reading Holy Quran as it will going to confort your heart and sooths the soul, and by doing so you will going to realized this World is not A comfort Zone just amusment : Alway avoid those who always talk about negative, backbite and talk ill of others In Sha Allah manin un farxad waheli donta , Niyada Kheir usheg markast0 iyo Marwalbo, Xanun kuladaremi haya😭😭 , i am victim of it. For more advice i am here for you . Basically i am Kenya but still University Student 💖🤝 Thank Allah that this life is not forever and isn't guaranteed that you will Not live miserable life forever at list God will provide for you a special life: everyone there has disppointed you bt God has never Disappointed you. Don't forget that, May Allah Give you alot Sabr and justice. God will purnish for that 💖🤝🙏
@usameabdilahi3707
@usameabdilahi3707 2 жыл бұрын
Waan sugi karlahaa part2 mahadsanid wlhi gabadh laa dhaqdo taa ugu fcn ayaa tahy wll qaali insha allah farxdaada waaad heli doontaa insha allah
@najiibkaarshe2765
@najiibkaarshe2765 2 жыл бұрын
Abaayo waxaan kurajeynaa inaat inta Aduunka kuku dhiman iyo Aqirba Farxaf iyo jano kukuleysato Ammin🤲
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 2 жыл бұрын
Alle Qalbiga haku qaboojiyo Dhamaantiina u duceeya Qisooyin Nebiyada ha dhagaysato Cidaabada iyo quraan Akhriskana ha badsato
@ummuharuun5397
@ummuharuun5397 2 жыл бұрын
Ax ax ax wee xanunsan tahay ee dhaqtar cilmi nafsiyee u baahantahay illaah haku caafiyo abayo
@adnanzaki7550
@adnanzaki7550 2 жыл бұрын
I Pray for Samira And may Allah (sw) for all that test give you Jannah Inshallah ameeeeen 🤲
@abdisalanmuhumed6135
@abdisalanmuhumed6135 2 жыл бұрын
Sabra sidkkisa mawayo abayo sabar iyo dadhal badhan wadso mujisee dulqadho wax yar ba kuharee inshaAllah Almighty is never blind seeing your pains He will reward you hereafter
@raaxomaxamed4928
@raaxomaxamed4928 2 жыл бұрын
Qurunsar ayaad rabata abaayo wayo waxaaa intasakaban ayaa losabaraye ee gabadh halaquran saro
@phiizaden1746
@phiizaden1746 2 жыл бұрын
So painful wlh😭😭😭😭take heart abayo In Sha Allah u will overcome it
@bellamouna4355
@bellamouna4355 2 жыл бұрын
Waad samir badantahy wll "que dieu te change la vie dans ta vécu " triste histoire guul guul InshAllah ✋
@bilewarsame3356
@bilewarsame3356 2 жыл бұрын
Bismillaah Gabadhaan waxay u baahan tahay inay xaddido dhibka Gaaray cidda gaarsiisay. 1. Ninka dhibka geystey waa ina adeerkeed 2. Adeeradeed dhib ma geysan waayo waxba kama oga xaqiiqada arrinta 3. Aabbaheed iyo hooyadeed waxba ma oga 4. Walaalkeed waxba kama oga xaqiiqada TALO 1. LA WADAAG ARRINTA HOOYADAA IYO AABBAAHAA 2. LA WADAAG DHIBKA KU GAAREY WALAALAHAA SI TOOS AH 3. ADEERADAA LA WADAAG DHIBKA KHAAS AHAAN NINKA MARAYKANKA JOOGA 4. KII DHIBKA KUU GEYSTEY WAA.IN LALA XISAABTAMO 5. I BADO DHANKA DIINTA OO TAG MASAAJIDKA, LA TASHO CULIMADA 6. U DHAWOOW GABDHAHA WADAADADA AH EE KU JIRA DIIN BARASHADA 7. ADIGANA BILOW BARASHADA DIINTA 8. KADDIBNA YEELO NIN ILAAHAY KAAGA BAQAYA 9. SABIR OO ADKAYSO ADIGA DAMBI MA AADAN GELIN GABAR CAQLI BADAN AYAAD TAHAY EE NAFTAADA HA HALIGIN 10. KU NOOLOOW NOLOL FARXADLEH WAAN KUU SOO DUCAYNAYNAAA
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
ilahey waalidkaas akhiro war baa u yaala keligoodna maaha waa walidiin badan 🥺 ilhay gabadhas qalbigeeda hawga so celiyo umadaas family lama dhihi karo 😭🤍 love you abayo iron lady 🦋🦋
@mohamedadan5232
@mohamedadan5232 Жыл бұрын
Dhibaatada furiinka wx yar maahan😡😡
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 Жыл бұрын
@@mohamedadan5232 furin maxaya??😒
@faizsheikh8495
@faizsheikh8495 2 жыл бұрын
35min but full of emotions and heart touching story ❣🥺
@fatimamahamed7718
@fatimamahamed7718 2 жыл бұрын
Subxanaallah waxaad u badbaday Allah ayaa ku og dulmiga lauguhaayo ayuu kaa bsdbadinayaa Allah ku xifdiyo dhibkana kuugu badalo farxad waarta insha Allah abayo ❤️🤲allahuma amiin
@zeynababdullahiadanali1446
@zeynababdullahiadanali1446 2 жыл бұрын
يا اختي غاليه إصبري واكثري الصلاة كل ما وقعتي في هم لأن الله سبحانه وتعالى قال إستعينو بالصبر والصلوات لا تحزني الدنيا إختبار إصبري إمتحاناتها الله يعوضك فرحه إن شاءالله كل شيء قدر الله وما شاء فعل الله سبحانه وتعالى ينظر كيف تعملين اتصبري كل مشاكل والهموم الدنيا ام تقولي ليش اقع كل مشاكل إصبري قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الدنيا سجن المؤمن وجنة الكافر
XANUN & DHIBATO JACEEL IIGESTAY AYA SHEEKH RUSHEYE LAGALAY
35:49
Ridhwan Issack
Рет қаралды 222 М.
AX! NIN ITOOPIAN  8 SANO XAARAN IGULA NOOLA DHIBKA IHESTO HADA
21:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 166 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
Malyuun Maanka Fartan Doonaan Qoraa New Official Video 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
XANUN! SAWIRO QAAWAN IGA HAYA RAKAATO IGU GURSADAY Sn2Pt7
16:09
Ridhwan Issack
Рет қаралды 327 М.
WAC QOF AAD KAHESHAY USHEEGO JACAYLKAGA |CALL YOUR CRUSH |
16:39
Ridhwan Issack
Рет қаралды 235 М.
XANUN ANO 14 JIR AH NIN ARXAN LAWE WARABE AH LA IGURIYAY #1
25:17
Ridhwan Issack
Рет қаралды 318 М.
Ax! SI KEDIS UDHAHAY TELKA KALA BEDESHTA ISBARA DACAD MATIHIN
43:13
Ridhwan Issack
Рет қаралды 335 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
PART 3 NINKI ANO CUNUG AH IGU DAREN AYA ADUNKA IGU SILCIYAY
20:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 246 М.
AX! YAAB 3 NIN AYAY TIJABISAY MAXA KARACAY TIJABI JCYK Pt86
20:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 303 М.
Самый странный заключённый😂 #фильм #кино
0:56
M&M IN MY THROAT
0:35
dednahype
Рет қаралды 4,5 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 3 МЛН
Самый Лучший Дедушка ❤️
0:15
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,9 МЛН