No video

AX!! WA LABAAH DILAY LKN MAXA DHACAY TIJABI JACAYLKAGA Pt74

  Рет қаралды 506,515

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 2 900
@deekamohamedabdiqadir8179
@deekamohamedabdiqadir8179 2 жыл бұрын
Asxaabeey iso duceya owlaad saalix inu ilaaheey isiiyo Allahuma aamiin 😰 🥰 🤲
@amiishofficial626
@amiishofficial626 2 жыл бұрын
I.a allaha ku siiyo awlaad qeer qabto I.a mataano matano insha allh
@safiyomaxamed3517
@safiyomaxamed3517 2 жыл бұрын
Kuwi dalkood iyo dintoda anfaca allaha kugu arsaaqo🥰🤲
@asiamohaud9404
@asiamohaud9404 2 жыл бұрын
Kuwa barakeysan allah ah kusiyo abayo mcnto
@asmaabdirahman1370
@asmaabdirahman1370 2 жыл бұрын
Allah hakusiiyo owlaad barakeysaan inshaAllah ❤ 🙏
@jamaalfirstaid
@jamaalfirstaid 2 жыл бұрын
Allah haku sahlo caruur baari ah
@yasinyusuf6608
@yasinyusuf6608 2 жыл бұрын
Way jeceshahay wayna ka muuqataa lkn waxay niyada ku dhisanaysay magacaaga ayuu sheegi ama wuxu odhan jaceyl ba ma lihi, markaasna halkaas jaanis ka raadi micnaha. Waxay ka muuqataa intayna codkiisa maqal dareenkii diir diiranaa ee ay ku hadlaysay iyo markuu yidhi Hani baan jeclahay, naagta kula joogtana dan kama lihi, sidey iskugu dhaxyaacday. Caawa seexan mayso, waxana inbadan maankeeda ku noq noqon doona arimahan soo socda: 1. adigoo moha oo 6 sano aad wada socoteen sidaas ugalay armuu kan aad ka raacday kugu xumaadaa ( waa kalsooni saro nafsiyan ah oo kala gayn karta iyada iyo Ahmed) 2. Go’aanka uu moha qaatey adigaa ku kalifey ee maxaa kugu watay oo aad sidaas uyeeshay( waa qoomamo nafsiyan ah oo iyada dhibaato ku ah noosheeda dambe) 3. nabsi armuu kugu dhacaa oo aad meelna ku nagaan waydaa ( waa cabsi iyo murugo xaga Eebe ah oo ku sababi doonta inay moha ma maarmi waydo) 4. shaki ay ka qaato talaabo kasta oo uu Ahmed qaado iyadoo ka baqaysa inu ama ka tago ama khayaamo, kadibna ay moha ujabto ( waa isgiijin iyo kalsooni daro)
@anasmahamoud4129
@anasmahamoud4129 2 жыл бұрын
Wllhi bro waxa aan soo qori rabay ad so qortay kaliya waxaa xaqiiqo ah inaysan habenkaas aysan sexanin xita si walbo ay axmed ula hadasho xaqiiqo habenkas ooyinteda inay dhamatay xaqiiq inay cunto walbo u dhadhami weysay xaqiiq inay radisay maxamed wayo waxa u egtahay gabar aan go’an laheyn balse dhibatadas dhan wey uqalantaa 🤝✋🏻 bro isku maskax nahay wan ka hely qoralkga😇
@nasrunmohamed9413
@nasrunmohamed9413 2 жыл бұрын
Sax
@arimahabulshada3437
@arimahabulshada3437 2 жыл бұрын
Waaa sax pro niyada ayaan iska dhahayi arimahaas walahi
@aishaabubakar2779
@aishaabubakar2779 2 жыл бұрын
Rabi haka bad baadiyo dhaman intaas runti waa xanun wlhi qof dhan saas ugu ciyaar
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 жыл бұрын
Khabiir jacayl baad tahay xaqiiq kkkk
@HEENO11
@HEENO11 2 жыл бұрын
qoftaan iney waalan tahy inta ila aragty is muijiya 😅😅😅😂
@SafiyoMaxamuud-ci2yw
@SafiyoMaxamuud-ci2yw Жыл бұрын
Kkk
@salmaali-gf7is
@salmaali-gf7is 8 ай бұрын
Run waye way walantaa😂
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Qof wanaag iisameeyey uma quudho inaan xumeeyo Sorry mohamed be strong my brother 😭😭😭😭😭😭
@maxamadxasan7943
@maxamadxasan7943 2 жыл бұрын
Maxamad waa nin samir leh cawa tariiq iga qora way maraysa wadada ay marisay waa xaqiiqo canabey qalbiga gubtay dabki ka baxay ayaa kugu daba jira
@abdiqadirbebe4648
@abdiqadirbebe4648 2 жыл бұрын
@@maxamadxasan7943 ghjft🤣🤣🤣
@saarahabdirisak9451
@saarahabdirisak9451 2 жыл бұрын
Alx waxaan ku farxay doqontaan inuusan maxamed sheegan magaceeda bro mahmed hadaad qoraalkyga akhriso wad guulaysaty qof illhy jecelyhy ayaadtahy qanaacdaan illhy ayaa noloshda kasaaray keep going bro ✅✅✅✅✅✅✅
@jecelymajiro7458
@jecelymajiro7458 2 жыл бұрын
Waxey noqotey doqon denteda ogey bro Adiga nah wad mahadsanthy
@mudaneyarechannel1667
@mudaneyarechannel1667 2 жыл бұрын
Qof qeymahada hadii uu gara wayo waxaad heleysaa qof qeymahada garana
@khadraabdi6367
@khadraabdi6367 2 жыл бұрын
Lkn 5 sano muxu qabanayay miyuu guur sado
@AhmedMohamed-et1mv
@AhmedMohamed-et1mv 2 жыл бұрын
@@khadraabdi6367 walalo waa wiil yar oo 19 jir ah. Waxay is barteen markay 14 Jireen. Wali waa wiil yar. Ahmed haloo sheego inuu ka cararo tan.
@xurmeyoxasan1546
@xurmeyoxasan1546 2 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-et1mv kkkkkkk wad iga qoslisay axmad haka cararo miyad Leda walhi waa doqon nagtan
@mohamouthbadel2725
@mohamouthbadel2725 2 жыл бұрын
Inta Nabigeena Jacel Scw ❤
@abdimajiidhaji5066
@abdimajiidhaji5066 2 жыл бұрын
Scw scw 💖
@amiishofficial626
@amiishofficial626 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scwscw❤❤❤
@Samiiro555
@Samiiro555 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤
@caishomuumincali342
@caishomuumincali342 2 жыл бұрын
Scw scw
@faatimamaxamad8396
@faatimamaxamad8396 2 жыл бұрын
Sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim 🥰🥰🥰❤
@missilhaan8455
@missilhaan8455 2 жыл бұрын
Maxamed🥀❤🩸nin rag waa thy guuleso wll doqontaan xun waa ka sii socote👏
@mdnuursheikhahmed2498
@mdnuursheikhahmed2498 2 жыл бұрын
Qadar waaye wll wax kasta
@bjky
@bjky Жыл бұрын
Asc@@mdnuursheikhahmed2498
@bjky
@bjky Жыл бұрын
Asc@@mdnuursheikhahmed2498
@bjky
@bjky Жыл бұрын
As
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Жыл бұрын
Tan jecelka waxba kamataqano
@najlanajib2617
@najlanajib2617 2 жыл бұрын
mahamad nolasha kuma xumayso insha allah guulban ku rajaynaya 🥰😍
@honmoha5906
@honmoha5906 2 жыл бұрын
Qoftaan inee waalantahy inta ila aragtay ismuujiya 😂💥🏃🏽‍♂️
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
Waa faraha laga qaad😁😁😁
@zarakaamil9557
@zarakaamil9557 2 жыл бұрын
Waaba eber waxay ka hadlayso mamashruucbaa
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 жыл бұрын
Abooto kutubeey, oo caafimaad qabto weligay ma arag 😂
@cabdideeqmaxamed8221
@cabdideeqmaxamed8221 2 жыл бұрын
Waa waalan tahay u sheega
@dr.almaismail2450
@dr.almaismail2450 2 жыл бұрын
jacayl ka dhabta ah mahelin tan waa warertay relationship ka faraha badn waa dharigi fara bata wuu fuud xarareya
@sharmarkeabshir5541
@sharmarkeabshir5541 2 жыл бұрын
Waxaa si qaasa ula hadlaa my brother mohamed walaal marka hore qalbiga allaha kuu qaboojiyo bro ninka raga ah wax walbo wuu arkaa aan ka ahayn ilaahay wajigiisa bro niyada waxaa kuugu dhisaa qiso aniga hada kahor Nairobi anoo jooga iigu dhacday gabar aan waxaa laso socday sideed bilood waxaa ka codsaday inaa xariir keena guur u bado wlh waxay jawaab iga dhigtay maxaa haysataa oo qarash ah waxaa ku dhahay waxba lkn hadaa guurga iga oga laato inuu ilaahay farad ii furo aa laga yaabaa Waxay jawaab iiga dhigtay laba qaawan isma qaado ee meesha kadhaqaaq soo shaqayso ana sacuudigaa adaa waa soo shaqaynaa markaas aa guurkeena kasoo fakaraa bro wlh been kuuma sheegaayi way baxday markay gaarisa maraysay ay soo wacday xataa markay baxaysay iima sheegin xamaray tagtay bro ilaahay wuxuu qadaray xaaska hada aan qabo inaa barto mudo 2 bilood ah aan lasocday kabacdii guur aan u bandhigtay way iga ogolaatay wlh markaa maher sanaayay wax aan haystay maleh familkeeda aa kadoontay si sharaf leh aa la ii siiyay ilaahay wuxuu qadaray arooska markii lagaaray inuu ilaahay wax fcn isoo galiyo waa aroosay alx sadax sano markaa qabay oo ilaahay oowlaad igu irsaaqay inuu layn america isoo baxo alx waa imaaday maantayna xaaskii nolosha iigu soo samirtay inay u noolaato sidii boqoradii oo aanan amaalkii ay iigashay aan ilaabin marka bro sheekadaan waxaa ugu gon leeyahay nolosha inaadan isku dhiibin oo horey u socotid bro never give up waxaa arkaysaa gabar qalbigaaga dhowrta nolol qurxoon kula wadaagta marna madaxaaga hoos hageenin intaasaa kugula talinaa my brother
@alfonsomedia5101
@alfonsomedia5101 2 жыл бұрын
my bro waikan
@layloibraahin715
@layloibraahin715 2 жыл бұрын
Masha allh wiil fican thy jecel sidiisaba xaaskaga kaa mudan naag adan qabin leesma raaciyo
@ubaxabdulle7059
@ubaxabdulle7059 2 жыл бұрын
Asc walaakeey qaadka rag iyo dumarba wuu ka dhacaa ee qaf walba rag iyo dumar markii arintaan la soo darista siduu uga talaabsan karo ha uga dabaasho
@nimcoabdihakin5844
@nimcoabdihakin5844 2 жыл бұрын
M.a wll alleh ha idin barakooyo noloshu waaa is fahan io samir 🥰
@safiyaamiin7156
@safiyaamiin7156 2 жыл бұрын
Masha Allah my brother noloshu kuma xumyso adi iyo xaskada iyo waliba ilmahaga waan idiin salmy saalaan qalbiga ka timid abowe noloshu lacag mahan wa jecel iyo is fahan walhi wxa iga balan ah Inaan wiil somaliyed aan qalbiga ka dilin I a walhi hadan helo qof gur iyo nolol iso bandhigto shatiga uu xiran yahy Aya guri no ahanayo runti 🥺🥺🥺🥺
@ibnudarha2260
@ibnudarha2260 2 жыл бұрын
This is a lesson for Mohamed... lakin ogoow ina'aad heeligarto kaabar gafiicaan kaabadhaan bro never give up... gup going bro inchallah khayr...
@sportschannel3137
@sportschannel3137 2 жыл бұрын
Ax😭 sorry Maxamed💔😥 ani ayaaba isku maleeyay inay dhacdada igu dhacday I'm feeling heartbreak 💔😭
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣
@feisalyare3452
@feisalyare3452 2 жыл бұрын
M.a
@myuwati6367
@myuwati6367 2 жыл бұрын
"Noloshaadu ku faraxsanoow, noloshayda waa ku faraxsanahay". Maxamed hore u soco sxb, nin ragga aa tahay.
@SalmaMohamed-ox3ir
@SalmaMohamed-ox3ir 2 жыл бұрын
Exactly
@riyaaq1564
@riyaaq1564 2 жыл бұрын
Right
@najiibshiekh8687
@najiibshiekh8687 2 жыл бұрын
Never play with someone's feelings 💯 that's the moral of this story
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 7 ай бұрын
Good comment 😊
@zaina.2000
@zaina.2000 5 ай бұрын
اخوي محمد ربي يوفقك دنيا وآخره عجبني كيف انك اتخطبتها وتجاوزتها وفي نفس الوقت ما غلطت عليها ولا جرحتها زي ماهي سوت ربي يرزقك بشخص احسن منها بمليون مره
@umuaisha694
@umuaisha694 2 жыл бұрын
Wiilka waa wiil fiican walah Maxamed 👍🙏
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 2 жыл бұрын
Qoftan maskaxinyan hala so ogodo please 😆🤷‍♂️ well done 👏🏾 Mohamed
@garaadwiilwaal695
@garaadwiilwaal695 Жыл бұрын
Macnaha maalinkii ey ilkaha Soo xiran rabtay bay raali galin bixisay thanks professor Xaliye anigu danyeernimo laiguma gaado hda😂
@rashkaahmed1746
@rashkaahmed1746 2 жыл бұрын
Mohammed take heart, its very emotional and painful. But you moved on as a man without portraying any bitterness.
@shukriabdullahi1660
@shukriabdullahi1660 2 жыл бұрын
Nin rag waye Mohamed Manshallah, doqonta illahi Kuma Celiyo,
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣
@khadaribraahim3767
@khadaribraahim3767 2 жыл бұрын
Ninbay iska caydhusay xaqiiqdii
@updirahmancirro9620
@updirahmancirro9620 2 жыл бұрын
IllaH Haku siyo Wll Wan Ku Duceeyay Si Niyad Ah 🤲
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 2 жыл бұрын
She still feels something with Mahamed Only legends can understand hidden feelings
@mohakingh1346
@mohakingh1346 2 жыл бұрын
Thats True 💯
@MaadafOnline
@MaadafOnline 2 жыл бұрын
Exactly
@cabdixafid1220
@cabdixafid1220 2 жыл бұрын
No filling pro
@Seyfullah47
@Seyfullah47 2 жыл бұрын
5yr Hhh wale tubees umayaro 🤣🤣
@issaahmedbaaman9820
@issaahmedbaaman9820 2 жыл бұрын
Exactly 💯💯
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 жыл бұрын
The video was starting by confusion and sad news, but at the finishing time was ending by gold words from Mohamed. Mohamed never give up brother.
@mahirabdicde9019
@mahirabdicde9019 2 жыл бұрын
exactly
@muhimcabdidayib3586
@muhimcabdidayib3586 2 жыл бұрын
Dumarka qaybta qalbiga ayaba ayaba maqan ayan is dhahay wayo kulaha inuusan ijeclayn ayan ogaday qof laba mar ninka RACDAY muxu ka dulqaba naya hada marka uu codkeda Maqlay ayuu isbalay lakin dumarku way naxariis bad nayan hada wayka gurtay naxariisti
@abdiqadirbebe4648
@abdiqadirbebe4648 2 жыл бұрын
Fvgvjh🤣🤣🤣
@fardowsocabdi5930
@fardowsocabdi5930 2 жыл бұрын
🤣
@fardowsocabdi5930
@fardowsocabdi5930 2 жыл бұрын
😁
@salatabdirahman4880
@salatabdirahman4880 2 жыл бұрын
What A great and very strong man Mohamed! He already got his lover, wonderful 👏 ❤. I congratulate you and your Honey! MY ADVICE TO MOHAMED DON'T TAKE LONG TIME LIKE ANAB. Go ahead to marry her.
@idiristarey
@idiristarey 2 жыл бұрын
Madaxy ciida kaceshanaysaa wali way jeceshahay😀 lkn wiilka nin rageed kasoco pro 💪
@abdisamedadanosman9947
@abdisamedadanosman9947 2 жыл бұрын
Sorry 😐
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Sory qof ku jecl sn loma galo😪
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 2 жыл бұрын
Walahi waankufaraxsanahy mohamed nolasha cusub sameystay waxa lakayaba iney hani qeyrka okujirto mansha allah tabarakallah
@adnanjanuzaj3327
@adnanjanuzaj3327 2 жыл бұрын
In fact the story was frightening and heart melting, but mi P.O.V is that the girl left a golden one and follow another one but damn! Does she know how the second man will be in few yrs time to come 🙂🥺🤞?
@hamdimusdhaf6365
@hamdimusdhaf6365 2 жыл бұрын
Mahamed guul iyo nolol qurxoon insha allah ♥🙏
@kheyshassan9278
@kheyshassan9278 2 жыл бұрын
I don't know the reason why most of commenters are feeling sorry for Mohamed .... Mohamed has learnt a lesson and moved on just say congrats and that's all ....Honey is his Queen
@cabdixafid1220
@cabdixafid1220 2 жыл бұрын
That is tru
@rahmaalimohamed6052
@rahmaalimohamed6052 2 жыл бұрын
naagtaaan go,aan malaha
@mohamedqadar4962
@mohamedqadar4962 2 жыл бұрын
Kkkkk kkkkk
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 2 жыл бұрын
Wiilka 5 sano gabadha jeclaa ee la qiyaanay.. waxan u daari lahaa.. heesta.. Ladan jaceyl la ima siinin adna laguma diidine lurta igu adkeysaaye armaad liidataayo anna libin haleelaa💔💔💔 .
@zakisheikh5373
@zakisheikh5373 2 жыл бұрын
Nio ani leng batahy unbaa kudhihi karaa Ragu ha israco
@abdihamidhaji4364
@abdihamidhaji4364 2 жыл бұрын
Wow sax waaye..nin rageed go aan ayoo leeyahy!lkn heesta yaa qaadey ne!
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 2 жыл бұрын
@@abdihamidhaji4364 xasan adan samatar
@nadaayaanmohammed8164
@nadaayaanmohammed8164 2 жыл бұрын
😘😘😘😘😗😘😘
@ckhadaraxmadkhaliif596
@ckhadaraxmadkhaliif596 2 жыл бұрын
Samatar nin yaqana yqana
@fantastic48art10
@fantastic48art10 2 жыл бұрын
dumar hadaanu nahay waanu khiyaamo badanahay YAA ALLAH 😭 waligaa qof nitada ha ka jabin .
@zyidhyali485
@zyidhyali485 2 жыл бұрын
Ridwan for sure brather u r Clean heart guy although u r problem man than ur individuality is so pure✊✊
@sayniyacaraale8728
@sayniyacaraale8728 2 жыл бұрын
Naagta kaliyeee IGA war badan 😂😂😂😂 Mhmd hore u soco wll anigoo kalaaa adunka joogeee Welcome
@Khaleif7
@Khaleif7 2 жыл бұрын
😂😂🤣
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@saidizakido6846
@saidizakido6846 Жыл бұрын
Tan wey iga yabisa
@dreamboy8888
@dreamboy8888 2 жыл бұрын
dhulka hadaa is dhigto so walagaa tilaabsanaa nolosho waligay waa soconaa qof haduu qalbiga kaa jabiyo no problem waa laga siisocdaa midle ka qurux bdn heleysaa✌️😍
@halamadrid2855
@halamadrid2855 2 жыл бұрын
Walahi Midaaas Ayaabe Peen Aheyn pro
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 2 жыл бұрын
Really never stop until your time ended
@drshidaaya9812
@drshidaaya9812 2 жыл бұрын
No problem
@bilaalabdixakiimbilaalabdi9815
@bilaalabdixakiimbilaalabdi9815 2 жыл бұрын
ʟᴊɴ ʜᴅᴀ ᴍᴀǫᴀsʜᴏ ᴡᴀᴀ ᴋɴ ᴏᴏ ᴋʟᴇ ᴡᴀʟʜɪ ✌️☺️🤩
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Xqq waye sas wlhi 😪
@chelseafans9955
@chelseafans9955 2 жыл бұрын
Mohamed take heart, its very emotional and painful. But you moved on as aman without portraying any bitterness
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 2 жыл бұрын
I can't express my feeling after maxamad won I mean how happy I am. Maxamad everything you need is within you go on my brother I love you wish you the best
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 2 жыл бұрын
Ani xitaa kufarxay siduu horey ugu socday masha,allah
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 2 жыл бұрын
@@shamsofarasle8198 waa sax my sis
@amalnuura4789
@amalnuura4789 2 жыл бұрын
Sidee ugu cajiisa qof I jecl oon jeclahy 6 sanad sheegte 10 sano hdaan la socdo wlhi hbn walba si jecln lahaa scn kasta igu si kordhi laha jacylka dhbta ma dhamado lagmna cajiso jacylka 😪❤️👋
@maslahali2654
@maslahali2654 2 жыл бұрын
Bentada ma ahan abaayo lkn wlhi shekada maxamed mid kadaram aniga ayey igu o xanun mudo lajogay 7 sano iskadheh wa qof an ciyalnimada isku jeclanay ila an her wax barasho isla so marnay iga taktay malinki ey nin lacag leh baratay waliba si xun igaga taktay lkn alxm manta wanka bogsoday mida kali igu adag hada aya ah inan xiriir sameyo wayo cabsi ayan kaqawaa bro mohamed just move ayan kuleyahay ilaheyna qalbiga haku qabojiyo bro
@caashocasho5076
@caashocasho5076 2 жыл бұрын
Aad io Aad
@nasrunmohamed9413
@nasrunmohamed9413 2 жыл бұрын
@@maslahali2654 sorry wll
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 2 жыл бұрын
Abayo waan Faanaa lkn runta kama hadalno sanad iyo labo bilood dad wada socday ayaa kaa tagay ninka ragaa gabadha uujecelyhy waa uu kadabacalacalaa waana katagtaa asay usolabataa libaax dhaawacmayna marlabaad dhaawac sisahlan uma ogolaado inuu dhaawacmo
@maslahali2654
@maslahali2654 2 жыл бұрын
@@nasrunmohamed9413 hye abaayo wlhi manta single life ayan ku faraxsanahay alxm
@ssmunna3140
@ssmunna3140 2 жыл бұрын
Bisinka qoftan war badanaa😳waxaas dhan yaa udirsade bal😂
@abdirizakdaahir7882
@abdirizakdaahir7882 2 жыл бұрын
Hhhhh xiriirada badan waaye warkaas badan 🤣
@Asli256
@Asli256 2 жыл бұрын
kowdiiba waa wareeray ani😂😂
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 2 жыл бұрын
Aniga xitaa wan kayabay war badna
@asiaosman6748
@asiaosman6748 2 жыл бұрын
Warkii oo qof ah
@mejja____adan
@mejja____adan 2 жыл бұрын
Qayanada wye😅
@amranashali9168
@amranashali9168 2 жыл бұрын
Oooops sorry for mohamed.....damn how can you shows someone you now for month than a years she is not serious 😕 😢
@updiazizbashir8262
@updiazizbashir8262 2 жыл бұрын
Am so in patience with this story😂😂
@Aishamohamud7907
@Aishamohamud7907 2 жыл бұрын
Mahamed bro guul rajeyna nin rag tahay qoftan neh canab. Canbo halabey waye jacelka magaraneyso ee nasiib ledahay hado alle kawadey qoftan. Jacelkada cusub ku ilaaw guul wacan bro
@nasrashariif8605
@nasrashariif8605 2 жыл бұрын
Walhi way kugu dhacaysa qof walba midhuhu berta gurta ganaray adna filo ilintas 😢 inu qof kale ka ilmaysiiyo walhi wan ka xumaxay wiilkas sdu qalbiga uga jabay aamindaradaa ugu riday😢🙏
@zayidabtidoon
@zayidabtidoon 2 жыл бұрын
Iyado laga tagay ayaan halkaan ku sugayaa ee part2 iyo ridwaan issak insha allah
@areysart2208
@areysart2208 2 жыл бұрын
Mohamed is legend wallahi, Move always farward and keep going, even such Leasons are more better than to hang around with someone who cheats you emotionally. People are very complex, when you give it all, they gave up on you. If you making relationship, just be Quick, Conqueror and make plans ahead. Fadhigu biyuhu way ku uraan.
@iqrahusseinabdullahi4814
@iqrahusseinabdullahi4814 2 жыл бұрын
Wlhi sorry Mohamed 😞 Abowe midoo xada heysto Allaha isku barakeyo insha Allah walalkey 🥰🥰
@maslaxxasanxuseen8461
@maslaxxasanxuseen8461 2 жыл бұрын
5 bil waa xiiso jaceel 5 sanana waa barasho jaceel what goes around comes around guul ayaansa kuu rajeynaa walashey macaan aad baan uga xumahay waxi ku dhacay maxamed
@duaapdu3119
@duaapdu3119 2 жыл бұрын
Sir Dumar lagama Salgaadho 5 Sano Adu Nin Weyna Tuyaro 2003 Hakugu Ciciyarto Wa kadeed😅 Bro Waxani Waxba Lagama Qaban karo
@anas_fr_mudi
@anas_fr_mudi 2 жыл бұрын
Anab you havent done something good any way i wish long life with your boyfreind and all of us we know you have somefeelings for mohamed and ridwan wish you all the best bro❤💔😩👏
@saynabsiciid1776
@saynabsiciid1776 2 жыл бұрын
Gabadha cadi bay kugu fardi baxday say u hadlaysaba ka helay 😂😂😘❤
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 жыл бұрын
Ino kujecel yahay wad ogtahe maad unaxarisatid abaayo walaahi umaqalman wiilasha saan😭😭😭
@zein-204
@zein-204 2 жыл бұрын
Aad iyo aad 😢😢
@mohan_farah
@mohan_farah 2 жыл бұрын
Ma fiicna qofka in saas loo qalbi jabiyo Sida gabdhan oo kle wxay tiri asaga jacaylka i baray hadana waa ku booday bay dhahda😑
@Dr-zakaria-badeed.....7319
@Dr-zakaria-badeed.....7319 2 жыл бұрын
Wxd bèratay waa wax ku yala uun.
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 2 жыл бұрын
Wiil iyo gabadhtoona in laxumeeyo Uma qalmaan!
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 жыл бұрын
@@MJ-gg4je haa lkn mesha waxa yaalo ayaa kahalan un mahine Cid in laxumeyo uqalanto majirto xitaa iida waxaas sameneso in latusiyo xanunka wey fican thy lkn qalad woodhaca weyna ogaan doonta manta Malina eheen
@salahadan31
@salahadan31 8 ай бұрын
This days love is like a transaction 😅
@raaqiyocadeey443
@raaqiyocadeey443 Жыл бұрын
Ridwqaan lambarkaaga noo sheeeg qof ayaa ii tijaabinaysaaa 🥺🥺
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405 2 жыл бұрын
No jacel no xanun no xanaq no walwal only watch 😢😢😢
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 2 жыл бұрын
Really nice
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405 2 жыл бұрын
@@hindamaxamed2 ma ila aminzantahy
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 2 жыл бұрын
@@cabdimalikmaxamedcabdulle6405 yes
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405 2 жыл бұрын
@@hindamaxamed2 zaza no fican wlhi apyo
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 2 жыл бұрын
@@cabdimalikmaxamedcabdulle6405 yes single nimo waxdhma lawaa
@Asli256
@Asli256 2 жыл бұрын
sheekadan waa ku wareere shukansigii dhan ma naloga sheekenoya walalyalow 😂
@qaaliyiriseychanel4155
@qaaliyiriseychanel4155 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 tuba biyo lafuray camal qofta istagba maleh
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@@qaaliyiriseychanel4155 qoftani waa qasabad oo kle astagfurullah 😂 Alle iguma kaa soo aadiyo😂😂
@modajiye7864
@modajiye7864 2 жыл бұрын
qofta shekadi dhan noga dhaceysy noh😂
@qaaliyiriseychanel4155
@qaaliyiriseychanel4155 2 жыл бұрын
@@clwahaabnadaara6405 🤣🤣🤣🤣 naagtan horta halaga baqo🤣
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@@qaaliyiriseychanel4155 😂😂😂😂
@dervishgunge3062
@dervishgunge3062 2 жыл бұрын
WallHi xatta aniga u adkaysan wayey waxay gabadhani wilkan ku samaysay lkn dhammanten waxas camal rag baan unahy jawabtana easy uu uga dhigay brother hore usoco maxmed strong man😢💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
@ziyadahmed9003
@ziyadahmed9003 2 жыл бұрын
😭Axx Sorry Xaqiiqdii Wllhi ilmaaa iga Timid Bro Aduunyada Way Wajiyo Badan Tahay Hadii ay Qof Kaa Raacday Kama Dhigna in Noloshaadii Oo Dhan Halkaas Ku Dhamaatay Mohamed wuxuu u Muuqdaa Nin Qalbi Wanaagsan Waxaan Leeyahay Bro Insha Allah Waad Ka Bogsan Xaqiiqdii Nabsigaa way Arki Doontaa Xaqiiqdu Waxay tahay Qof walbaana og Yahay Qof Nabsi Galay in Uu Qoomamo Ku Danbayn Doono Qof walbaana midhuhuu Beertuu Gurtaa Bro Horay U Soco
@bjky
@bjky Жыл бұрын
Asc
@ziyadahmed9003
@ziyadahmed9003 Жыл бұрын
Wcs
@bashiirjama8521
@bashiirjama8521 2 жыл бұрын
Wilka gabadha wali wuu jecelyahay hanida uu shegay run kama ahan hadalkeda marka maqlo wan ilmeya ayuu dhahay lkn rag ciil cadab bu ka dorbiday gabdhan qiyanada ay wilkas ku samesay malin un wu ka soo bixi 🤕💔
@somalieducation2658
@somalieducation2658 2 жыл бұрын
legend waa fahanty wllhi qof soo jabay Lee fahmi karo cadaw jawis uu karabay
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 2 жыл бұрын
🥺aad iyo aad 🙈
@salmamohamed256
@salmamohamed256 2 жыл бұрын
War badanaa tan maxamed wll illahay baa ku jecel inay shar kuu ahayd ayaba laga yabaa☺️
@canabhared509
@canabhared509 2 жыл бұрын
This Episode hit Ridwan so hard
@najmahussein4053
@najmahussein4053 2 жыл бұрын
I really enjoyed this part 74 the story line is like the Hindi movies 🎥 🍿 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@najmaaweys5678
@najmaaweys5678 2 жыл бұрын
Am aslo laughing hard she is totally confused for real
@mudaneyarechannel1667
@mudaneyarechannel1667 2 жыл бұрын
Qoftan miir maqabto 😂
@omeymamohamed6481
@omeymamohamed6481 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ahmedissack369
@ahmedissack369 2 жыл бұрын
When you give all your time and resources they think your are useless and idiot but mohamed is man who can different a problem from happiness and he knows how life goes but this little minded lady what am sure she will come back while she is regretting what she did and lamenting for his come back into her life and that remains big lesson for her little mind........mohamed bravo bro you shown her what your are...keep going bro...
@caadleyareofficial9325
@caadleyareofficial9325 2 жыл бұрын
Mohamed legend Yaad tahay wlh SaaS kaa rabaa guuleyso bro
@zakimo5768
@zakimo5768 2 жыл бұрын
Well done MR Mohamed Masha allh good job.
@originalabdi33
@originalabdi33 2 жыл бұрын
What goes around comes around Naa hedhe you done finish ku dhahay😂 Maxamed’s life started fresh but u going to be with This Ahmed guy knowing and fearing what if he does the same thing I did to Maxamed. Long story short good luck you going to need it👏
@adnanahmed5639
@adnanahmed5639 2 жыл бұрын
Dʜᴀʀ ᴍᴀɴɴ😂😂 ᴡʜᴀᴛ ɢᴏᴇs ᴄᴏᴍᴇs ᴀʀᴏᴜɴᴅ💔🥵
@mohamed__family1918
@mohamed__family1918 2 жыл бұрын
Ax xanuun waaye wlhi taariiqdaan anee isoo martay wlhi waa il meeyay xanuun waayee😓😓😓
@originalabdi33
@originalabdi33 2 жыл бұрын
Ax aax wanka xumahay walal. 😢
@ismailmohamedyusufalonepoi3190
@ismailmohamedyusufalonepoi3190 2 жыл бұрын
HADAL NIN RAGA WYE🤩😍😍
@mustafaadan2537
@mustafaadan2537 2 жыл бұрын
👌 🆗️ 🙆‍♀️
@hudamuy6676
@hudamuy6676 2 жыл бұрын
masha allh maxamed guul inshaallh Calool adygu waa allh wehelki inad wax dulmiso waxa kawanagsan iin lagu dulmiyo wayo nabsi malka ayaad heleyaa insha allh guul
@xasanqorane6403
@xasanqorane6403 2 жыл бұрын
naaguhu axdi mala wa bila asal
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 2 жыл бұрын
Maxamed masha allah nin ragwaligiis oow go, aan qaataa SaaS kaa rabaa iyadane axmed ayaa kajarayo nabsi waakasoobaxaa 💪💪💪💪
@muztafahuzzein2850
@muztafahuzzein2850 2 жыл бұрын
Mohamett keep going pro legend Allah proctect u dear bro
@sankahaji6968
@sankahaji6968 2 жыл бұрын
She is laughing outside but burning inside, believe me you.
@dhalquraysh455
@dhalquraysh455 2 жыл бұрын
Fr but she’s cheater 💔😖
@mohamedqorane3479
@mohamedqorane3479 2 жыл бұрын
realy she is burning markeeda surely!
@yuzanodesantoz7302
@yuzanodesantoz7302 2 жыл бұрын
Exactly 💯
@osamaxadhe7951
@osamaxadhe7951 2 жыл бұрын
Really sure 🥶😅
@adanissack5549
@adanissack5549 2 жыл бұрын
somalida tan cml ma ku jirta wlhi yab wye MOHAMED POQORTOYO ALLAH CFMD TAMAM KU SIYO🙏🙏🙏🥰🥰😭😭😭
@samsamofficial4217
@samsamofficial4217 2 жыл бұрын
Wll ridwan isaaq lanbarkaaga xage lahaa heela quuruxow🌹🌹💋
@SALKA109
@SALKA109 11 ай бұрын
Ilaahay qac maha ha kuu bara keeyo ha dii aad channel ky qa boo qoto❤😢🤲
@abdirizakholand9070
@abdirizakholand9070 2 жыл бұрын
Nin rageed wllhi wxay nolol xumo u ahaan lahayd hadduu dhihi lahaa "CANAB" cidna ha u joonin noloshaada horo usoco👍👏
@arimahabulshada3437
@arimahabulshada3437 2 жыл бұрын
Waaa sidaaa
@qaaliyiriseychanel4155
@qaaliyiriseychanel4155 2 жыл бұрын
Exactly haduu Canab dhihi lahaa. Jab bay u ahan lahyd nin raag ah oo nin kale lagu bahdilaayo Wlhi wa xanun
@asturan9013
@asturan9013 2 жыл бұрын
Asaga hta wuxu intaso dhan udababs ordayo argosasho Inu usocodo so macqul maha
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
@@asturan9013 waa dhici kartaa inuu aargoosi usocdo lkn aysan jcyl Ka ahayn
@arimahabulshada3437
@arimahabulshada3437 2 жыл бұрын
@farxiya asiga noalalkale ayuu samestay maba dawa ordoyo iyada ayaa tijabinesay
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
Walaahi walaahi xasuus dheer ayaad caawa i galisay ridwaanow haddà ka hor anigay iggu dhacday sidani 9/6/2013 anagoo in badan wadda socona oo jacaylka baray waliga naftaydana u huray ayey mid bilooyin ay wadda socdeen igga raacday balse anigu hal habeen ayaan ku tanaasulay wiilkiina waanu wadda hadalnay waxaan ku idhi anigaa jacaylka baray kalla noqday ee raac waan idiin duceeyey walibee gabadh sheekadayda maqashay oonu aßxaab ahayn ilaa yaraantii oo ogayd inaanu xudhiidh lahayn gabadhaas ninka iga raacday ayaa ii hiilisay iyadaanan guursaday 2bilood ka bacdi 12/8/2013kii waxaan kaadhkii meher u keenay wiilkii ay iiga hiilisay si uu xafladayda ugga soo qayb galo balse subaxii iimu iman sidaas ayaan ku dhaafay warkooda waxase la yaab lahaa markii aan 6bilood ka bacdi aan maqlay inuu wiilkii ay igga raacday isaguna ka danaystay iskagana tagay sidaa daraadeed waxaan ugga baqayaa gabadhaa ama hasha labba geel jecel inuu ninkaa ay ka raacday saaxiibkeedii nafta la siday uu cidlo ugga dhaqaaqayo waayo maahmaah ama suugaan guuna ama sheeko soomaali caan ah ayaa tidhaahda * inshaa cali ninkii dayey Digniin way uggu filan tahay * macnihii ninkii ninkii arkaa wuu garan karayaa waxa isagana u dambeeya . Si,kastaba ha,ahaatee waa necbahay mana guulaystaan dumarka showiistayaasha ama istusiinta ahi ee jecel inay labba nin isku qabsadaan ee iska hor keena si loo yidhaahdo heblaayo labba nin ayaa isku haysta, mana hana qaadaan nolosha haddii aan ilaahay u sikhirin ooyna ka tuubad ke
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 2 жыл бұрын
Ma guulaysto jacylkasto khiiyaamo iyo cadow lojabiyaa
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
@Darwish____girl🐎 dumarkoo dhami sidaas maaha waa qaar istusnimo iyo showiistayaal ah kuwaasina ma tamariyaan
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
@@necbiyanacaypka7391 waa xaqiiq necbiyaa hablaha ahowiistayaasha ah ama istusiinta ah
@istahilchannel
@istahilchannel 2 жыл бұрын
wa dhacda dad waxa jira xisa yaqaan
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 6 ай бұрын
Mxu kana ka shekaynayaa
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
Qof walboo dhibaataysan ka kor qaad oo ka fayd kii riyo lehna allow u rumay الهم أمين 🤲
@abdihakimadanali1997
@abdihakimadanali1997 2 жыл бұрын
Mohamed waankaxumay wlh Waad jacleyd but ayada kugu kaliftaay inaad ka warejiso Wise decision keep going man and be strong 💪
@maryanali9833
@maryanali9833 2 жыл бұрын
It’s very difficult and hard to admit but 1 thing is possible what goes around comes around nayaa really sorry to mohamed good luck all the best for yr life 😛 with happiness love and respect what she did is inhuman
@elyasjimale4316
@elyasjimale4316 2 жыл бұрын
Am very sorry for what happened to Mohammad,saxibow dibmalaha wa qeyb kamid ah nolasha adunka waxkasta wa laarka,5sano qafki 5bilod kubadali runtii ani magaranayo wixi kaqaldan,kuley nabsi gabadhas unbas udambeya,waxa horan layerii( nabsiyo ama bowd kujur ama bariyala maqnaw ) macnaha waxa weyan ama hasodaha ama hasodagdaga e waun imathaa laaaaaziiiiiiim marka saxibow qaf wanagsan os kuhilamnta wixi kugudacay Allah kusiyo bro,gabartan manta am sure iyatha aya kamurugbathaan,xitaa wilka hada ay baratiii inas kataga ay udawdahy wayo wuxu leyahay sithay Mohammad uqayanti unbay kuqayanni e kataaag (saxibow quranka iyo athkarta badso qalbiga wukuqabowba insha Allah
@ibrahimukaashofficial6763
@ibrahimukaashofficial6763 2 жыл бұрын
Asc
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 2 жыл бұрын
Honey look after MOHAMED, For canab I'm really sorry for AHMED. After 1 year she will look for other interest. Good luck Mohamed, you handled the situation very well 👏👍🙌.
@user-zi7mp8nm5i
@user-zi7mp8nm5i 2 жыл бұрын
Mahamed wlhi waxan dhahaye ilahoow osan carab sheegan Imagine sa U farxay khadro markan maqlay Keep goin wall waxaan Allah swt idiinkaga barya ina Waligiin naxaris io jaceyl ku nolataan adi io khadra 💜💟 one love akhii
@biloow2
@biloow2 Жыл бұрын
😆
@abdisalammohamudmohamed7447
@abdisalammohamudmohamed7447 2 жыл бұрын
Life teaches a lesson every day every year and mohamed has learnt a lesson. Just move and see best comes to ur life.
@sagalcadey6704
@sagalcadey6704 2 жыл бұрын
Mashaa Allah mohmed nin raga suu hadlay keep going pro👏
@ubaxmaxamuud6577
@ubaxmaxamuud6577 2 жыл бұрын
Ani balmay furdadaasi may isoo marto ma wiil saas dhan kujeceL Maa saas ugashey Ala tanaa 😅😪
@aaminoalpi3836
@aaminoalpi3836 2 жыл бұрын
alx maxamed doqontan ko aanka leheyn ilaha kabadbadiyay wllkey waad guuleysatay qoraal keyga hada arakto waxan ka raba inet iiso jawaabto keep goin
@omarhajio5229
@omarhajio5229 2 жыл бұрын
Wxaan rajenaa sidey ugashy inu ugalo Mohamed brother goon ragnima leh qadaty rabi danbe kuma jabiyo 💪🏼🙏
@farhanjay2637
@farhanjay2637 2 жыл бұрын
Wlh waa rag rag dhalay wiilka dambe go,aan raganimoke ayuu qaatay Kute wahuba ina qalbigiisa kujiro lkn wa iska firinale naag kle kale in lagaraaca kudhacde ceebley qiyaano bdn nuucaga cml yaa ulug go,naahayo keep going Maxamed🏃👍💪
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 2 жыл бұрын
Aduunyada way iska wajiyo badan tahay haduu qof kaa tagayneh kama dhino nolashaadi oo dhan inay halkaas ku dhamaatay maxamedneh waa nin adag hadii oo naagta kulka isku dhigin oo ow horay uga socday wixi ku dhacay keep up bro and I wish you the best life forever
@learningnour8196
@learningnour8196 9 ай бұрын
YES LAANDHEERE WAA GUULEYSAN PRO Qac
@yasmineally9198
@yasmineally9198 2 жыл бұрын
Clearly if someone needs qalbi qabojin here is you girl ,cuz seems like he already moved on.wlhi he is a true gentleman
@hassanosman3155
@hassanosman3155 2 жыл бұрын
Inta aan jaceyl laheeyn isoraca 😭
@iltirehguessaleh3657
@iltirehguessaleh3657 2 жыл бұрын
Kkkkk
@qaaliyiriseychanel4155
@qaaliyiriseychanel4155 2 жыл бұрын
Kan jcl laan baa karon
@hothoali1233
@hothoali1233 2 жыл бұрын
Me😭😭😭😭
@user-cg5dv8ey3o
@user-cg5dv8ey3o 7 ай бұрын
Waa nakanaa
@Lomatiyaan
@Lomatiyaan 7 ай бұрын
Happy life 😂😂😂alx 😂
@abdullahiabdulkadir3180
@abdullahiabdulkadir3180 2 жыл бұрын
20:00 wejiga ridwan fiiri muuqalkan waa muqalki ugu darenka badnaa inta uu barnamijka waday inta igu raacsan
@ugbaadmaxamed3606
@ugbaadmaxamed3606 2 жыл бұрын
Hdl badana gbdhu ma wadnhaa kor ujeda 😂😂😂😂😂move on bro mohmed and forget ever thing about her
@munayusuf3352
@munayusuf3352 2 жыл бұрын
War qoftu waaba doqon wlhi 😂😂
@goldenpoi5494
@goldenpoi5494 2 жыл бұрын
😂😂
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 2 жыл бұрын
Mansha Allah Mohamed Allah qalbiga hakuu qabojiyo keep going wll canab waxba kama taqanid jacyl wayo qof 5 years waqti kugu bixiyay ayaad qof cusub Ka raacday sorry ayaa dhihi karaa Bes wlhi wiilkas inu kugu xumaado o cidlo Ku dhigaayo iska Amin xppti Alle nolosha haku fudaydiyo
@farahahmed2914
@farahahmed2914 2 жыл бұрын
Wa hubaal qof Bani Adam ah hadii ad xumayso ina adna lagu xumaynaa I'm so sorry bro never give up
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 2 жыл бұрын
All in all sheekada Max'med baa soo gabagabeyey legend wllhi wey ku dareemi doontaa mar aan fogeyn balse sidaad u qaadatay go'aanka raganimada leh ku taagnow mudane
@abdiloleey5935
@abdiloleey5935 2 жыл бұрын
qoftani caadi mahan wlhi quraan saar bay ubaahantahay
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 2 жыл бұрын
uff dumarka qaara wlha waa qalbi xanuun nasbiga wax fiicn maahan wlha am sorry mohamed🥺😩
@itsayaan-5
@itsayaan-5 2 жыл бұрын
Nagtu war badana wku caajisay 😂❤️
@mahamudmk9073
@mahamudmk9073 2 жыл бұрын
Madahdii 🤣🤣🤣🤣
@Najmay_
@Najmay_ Жыл бұрын
Why can't people be loyal😂#keep it halal
@MohamedYussuf-dk1un
@MohamedYussuf-dk1un Жыл бұрын
,😂
@aadanabukhar9560
@aadanabukhar9560 2 жыл бұрын
Niin adag waaye sxb hore usoco ku lee yahay Walhi
@ahmedmaxamud4853
@ahmedmaxamud4853 2 жыл бұрын
Qoftaan jaceyl Wax ba kama Oga waa xiisaley Mohamed keep going brother
AX GABAR MA SAN LOBAH DILA LKN DHAGARTEDA KAWEN TIJABI Pt78
12:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 200 М.
AX WA OYSAY NIN AYADA JECEL USHEGATAY MA DACAD NIMO KASUGAYSAY
16:44
Ridhwan Issack
Рет қаралды 186 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
QALBI JAB! WAX BADSO WAX BEL AY LEDAHAY TIJABI SXBKA Pt63
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 370 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
GABILEY ||NIN FAQIIR AH MA GUURSAN LAHAYD ||
4:24
NUURADIIN MAXAMED
Рет қаралды 8 М.
AX! YAAB 3 NIN AYAY TIJABISAY MAXA KARACAY TIJABI JCYK Pt86
20:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 303 М.
AX! QALBIGAY KAJABTAY LAKIN ASAGA WA FARXAY TIJABI SXB Pt40
17:50
Ridhwan Issack
Рет қаралды 289 М.
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 108 М.
EX KAADA WAC....
16:18
Aj style
Рет қаралды 653 М.
AX! 3 NIN AY TIJABISAY LAKIN NASIIB XUMA TIJABI JCYKA Pt121
16:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 199 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН