XANUN! JACEEL DARTI DAWADA DHIMIRKA LA ISIYAY UNA CABAY SUN

  Рет қаралды 107,520

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 419
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰
@abdiateno2907
@abdiateno2907 Жыл бұрын
SCW
@aminaabdulahi4321
@aminaabdulahi4321 Жыл бұрын
@@abdiateno2907 niet nbbbbbbbbbbbbbbbbbnnnn tcfçc
@Hanayy2005
@Hanayy2005 Жыл бұрын
Scw
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Жыл бұрын
S.C.W
@zamiii5017
@zamiii5017 Жыл бұрын
scw
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺
@cumeerfans941
@cumeerfans941 Жыл бұрын
The best person and most knowledgeable and most shy all Allah created is our prophet Muhammad 😍😍😍♥️♥️صلي الله عليه وسلم
@asuumabintmohamed2267
@asuumabintmohamed2267 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@mariaiprahiim8736
@mariaiprahiim8736 Жыл бұрын
Away part 2
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mukhtarmahat4131
@mukhtarmahat4131 Жыл бұрын
This guy is a good storyteller. The flow of the story is marvelous
@bluestarmedia1343
@bluestarmedia1343 Жыл бұрын
u right 🤣🤣
@sayidhassan3009
@sayidhassan3009 Жыл бұрын
Wilkan gabdha an garanayo bu jeclaadey weyku xumatay wu isdili rabee
@RahmaRahma-vi9vx
@RahmaRahma-vi9vx 10 ай бұрын
​@@bluestarmedia1343😊
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
Teamkeygi aaway single ka ahaa wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo dadka iska qoslo lama hadlaayo kaliya dadka daacada ah jecelnaha in ay sameyaan wax allah swt farxad gelinayo sheydankana caro gelinayo insh allh marwalbo guul
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 Жыл бұрын
That is a very wrong restrictions
@duceysane3322
@duceysane3322 Жыл бұрын
Dr mumtaaz waa talo fiican
@duceysane3322
@duceysane3322 Жыл бұрын
❤😂😂😂😂😂
@deeqTurki7854
@deeqTurki7854 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo jasakalhu kheyr
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 Жыл бұрын
@@deeqTurki7854 kkk. Maxa ugu mahadcilisay o ad ka fahantay
@abdiissaempire1316
@abdiissaempire1316 Жыл бұрын
We took a beautiful moment playing in one team Berlin Fc.what a great striker and marvelous dribbler.Horey usoco sxpkey Sharara
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 Жыл бұрын
Kusalia nabiga Scw Scw scw
@muscabyaasir2897
@muscabyaasir2897 Жыл бұрын
Nabi Mohamed. Aan ku salino .. ❣Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@naruuro3864
@naruuro3864 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Жыл бұрын
Masha Allah wiilkaan baari waaye hooyadiis oo umul ah oo caawin jiray
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legend always legend keep going pro ridwaan isaq go forward 💯💪challenges 💯☝️💪
@atkarofficial
@atkarofficial Жыл бұрын
*Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ }* ❤️#SUBSCRIBE 🙏
@Hanayy2005
@Hanayy2005 Жыл бұрын
Scw
@user-fg3rm4pb1s
@user-fg3rm4pb1s 11 ай бұрын
Scw scw scw
@simanmohamed3466
@simanmohamed3466 Жыл бұрын
I'm eagerly waiting part 2 really best story and memorable one 😢😢but never give up my brother life still goes on keep going ❤
@mariahassan2472
@mariahassan2472 Жыл бұрын
Waa xanuun jaceyl haduu kaligaa kugu noqdo 🥺 wll qli quraan isasaar dhaqtarna ku laabo cafimadkaaga wax ka muhiimsan maleh Allaha kuu booga dhayo😔
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 Жыл бұрын
Nabsi waaye gabadha carabta umasereso ayuu fahmin wayay inkasto iida dhihin wan kujeclahay qofka biniadam waaye wan kujeclahay dheh ama ha diido ama hayeesho
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 Жыл бұрын
@@hooyadasuheyb6920 wu sheegey abayo mu fahmin gabdha carabta jaceylkeda cuz wu yara xogo daren umu qadii
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 Жыл бұрын
@@nalkanaftauroon4037 haa hadana ogow dadka isku mid eheyn waxa jiro rag kufahmayo dareenka uheeso ado wax kale sameyn indhahada kafahmayan asiga waxaan uqorna waxii Alle kuqoray kun sano kaweyn yihiin ogow aduunka saas ah adna qof dardii udhibtoone adna qof kudhibtoonayo cajaib adunka sida ah wiilka waxa kudhacday nafteyda nafte rabto raadina ana deyda qof raadineso
@sweeet_november
@sweeet_november Жыл бұрын
sad story sharara. allah give u inshallah good days inshallah feel good have good health
@yussufali6188
@yussufali6188 Жыл бұрын
Boystown primary ayan islaaa sodiganay wlhi ninkaan shekaadisa waarun
@ahmedmohamedmohamud1446
@ahmedmohamedmohamud1446 Жыл бұрын
Sharara one of the greatest player In Garissa
@muzamilhajji8048
@muzamilhajji8048 Жыл бұрын
ألا صلوا وسلموا على الحبيب المصطفى ﷺ♥️
@muzamilhajji8048
@muzamilhajji8048 Жыл бұрын
(ﷺ)
@farduushassanyusuf8129
@farduushassanyusuf8129 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم على نبينا
@muzamilhajji8048
@muzamilhajji8048 Жыл бұрын
@@farduushassanyusuf8129 حياكي الله أختي الغالية ♥️🧕
@Geyre02
@Geyre02 Жыл бұрын
Ninkasta oo adag Dhanka Dumarka waa kajilicsanyahay Naagkasta oo adagna dhanka Raga Waa kajilicsantahay Bal Wiilkii Actorka schoolka ka ahaa ee Balaayadu kadhacdey waxxay Gabadha Yaru Ugeysatay Eega😀 Allow Kala maarmi meynee Naysku kaaya Barakee. War bal Part two Lasoo dhaqso
@fatimaabdi2702
@fatimaabdi2702 Жыл бұрын
I can't Waite Ridwan la so dhaqso part 2 Wan kuugu Hamblyeynaa 400k👏👏👏
@babulohar2635
@babulohar2635 Жыл бұрын
SHARARA NIN WEYN 😄👊 BOSSNIA LEGEND
@asadahmedahmed4415
@asadahmedahmed4415 Жыл бұрын
Sharaaraa my former classmates its true this story
@munirobashir
@munirobashir Жыл бұрын
Garissa qofki arkey liketa ismuji
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Magaladeydi bula taqwa Allow xifti Garissa waxaana iloobeynin dugsigii Sunna Garissa ndogo
@suldanosalat
@suldanosalat Жыл бұрын
Sorry bloody Ather Wise waiting next part inshallah keeping going Rudwan
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
Runtii sheekooyinka curdanka ah ee caruurnimo, kana soo aas aasmo school ka ama madarasada qur’aanka salkana ku hayo xidhiidh jaceyl, inta kasoo gudubtay ee maanta bad qabta Alle ha u mahadceliyaan waayo wakhtigaas ma aadan garaneynin waxa aad hada garanayso Sidoo kalana ma aadan filaneynin waxa hada aad filanayso, waxaad xataa aaminsaneyn wakhtigaas in malakul mowt xataa idin kala geyn karo qofka aad xiligaas jeclatay, waa sababta qof waliba uu u dhaho jaceylka koobaad waa midka ugu adag noolasha xataa hadaad reer yeelatid aadan ilaawi doonin, maxey ka dhigantahay taas? Waxey ka dhigantahay maanta wax badan oo aad fahansantahay hadaad fahansanan laheyd dhib yar kulamasoo daraseen, marmar ka qar wad qosli markad wax ka xasusatid waadna yaabi isla daqiiqadaas, li’ana gu’ (da’) wuxuu ziyadiya garaadka. Balse waxaad ku noqotay qof waayo arag ah hadaadan soo jabin ma aadan noqoten qofka aad maanta tahay, Noolasha waji kasto oo ay leedahay waa loo badheedhaa waana la isku dhigaa waxa ugu daran ee kaala soo darso noolasha waa geeri taas hadeynan kulasoo darsina waxaad kasoo dhaxashay waayo aragnimo weyn Alx dheh. Mahadsanid Saaxiib shareera sida qurxoon aad shekada u qaada dhigayso cajiib, Allena caafimad tam ah ayaan kaaga baryayaa, I can’t wait part 2. 🫡Peace ✌️
@seynabahussein8776
@seynabahussein8776 Жыл бұрын
Aado weyn wllo mahadsanid qoraalkaagu waa icajabiyee 🎉
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
@@seynabahussein8776 Alle ha ku sharfo baayo…🙏💙
@isramahamed
@isramahamed Жыл бұрын
Waa iska sidaas mar kaad katag tid qof ku jecel 🥺❤👊 OO aad utag tid qof aan kujec layn 🙂
@awilfarah6375
@awilfarah6375 Жыл бұрын
It’s true
@makoibrahim1337
@makoibrahim1337 Жыл бұрын
Congratulations 🎊 400k subscribers
@yasmeenmohamed6571
@yasmeenmohamed6571 Жыл бұрын
How He went thro a lot and we were just laughing at him in class💔sharara is a legend its been soo many years now ..hope he healed
@maryamoabdullahi9094
@maryamoabdullahi9094 Жыл бұрын
Aanku salino nabigeni suubana Muxamedاللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
@taliyezaki1608
@taliyezaki1608 Жыл бұрын
Currently no jecel isku daneysi lee who also believe that
@ismail.mo77
@ismail.mo77 Жыл бұрын
That's True, isku fikir ayaan nahay
@zeinouzi930
@zeinouzi930 Жыл бұрын
Hambalyo 400k🤝💙
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
Waxaan soo xasuustay nin Swedish ahaa oo aan 3 maalin ka hor kula kulmay wadada, waxay ahayd habeen, wuuna cabsanaa, Asagoo ooynaaya ayuu wuxuu na waydiistay in aan lacag siino, lacag yar ayaan siinay, kadibna waan waraysanay wuxuu noo sheegay in ay sxbtii soo tuurtay, haddana uu rabo inuu is dilo, anaguna aan aad umahadsan nahay maadaama aan ku caawinayno inuu is dilo, lacagta aan siinyna uu rabo inuu khamro kusoo gato si uu markaa ugu dhiiro karo inuu tareenka isu dhigo, waa naxnay waxaan ku dhahnay war ninyahoow lacagtaan cunto iyo cabitaan ku gado, shekada waa dheer tahay balse ninkii ugu dambayn policeka ayaan uwacnay ayaga ayaana la wareegay. Waxaan gabdhaha iyo wiilasha kula talin lahaa Jacayl jacayl iska daayee naftiina wax uqabsada, qof aan jeclahay aan waaye kadib sun ayaan cunayaa waa imaan la'aane caadi iska dhiga. Qofka muslimka ah jacaylkiisa 1 aad waa ilaah iyo rasuulkiisa scw, wixii kasoo haray macno ma leh, Waalida iyo riwaayadaha hala joojiyo plzz
@Mohamed221k
@Mohamed221k Жыл бұрын
I can’t wait part 2
@KORONTO4k
@KORONTO4k Жыл бұрын
This beautiful face that is looking at me, I pray to God to meet him and his parents in heaven, subscribe 🤲
@ayanmohamed5115
@ayanmohamed5115 Жыл бұрын
Amiin
@cabdinaasirmaxamedrabiile5685
@cabdinaasirmaxamedrabiile5685 Жыл бұрын
Frist Comant..👊
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Жыл бұрын
All those people that have gone through love❤️and Breakup 💔can understand the real meaning of love❤️.Time 17:35pm.
@qatrayquman1427
@qatrayquman1427 Жыл бұрын
Wlh haa
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 Жыл бұрын
Kkkkkkk jacayl aan lagula wadin waqtigaaga yuu lumin🤲🤲🤲🤲
@arwainaahmeth77
@arwainaahmeth77 Жыл бұрын
WAXAAN XASUUSTAY HEESTII ODHAN JIRTAY NAFTAYDU NAFBAY RABTAA NAFTUNA NAF KALAY RABTAA WADNAHA NABAR BAA KU YAAL 🥺♥️
@jabriilmahadxasan8102
@jabriilmahadxasan8102 Жыл бұрын
BRTI...TO....SODAH...LGEND....🥰🥰
@abdullahiabdinasir4174
@abdullahiabdinasir4174 Жыл бұрын
Walee Gabar badan oo jidh naxaa lahayn maxay jiraan gabdhow qofka ku jecel unaxariista😭💔
@maganbare9744
@maganbare9744 Жыл бұрын
Wilalka iyaga mxd ka tidhi
@abdullahiabdinasir4174
@abdullahiabdinasir4174 Жыл бұрын
@@maganbare9744 wiilashane saas cml naxariisto waa qeyb kamid ah nolosha
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 Жыл бұрын
Iga aamus gabadha cuntada kadaba siday gabadh maeheyn nin naagto rabo aas rabbya😁😁😁
@leylaaaa780
@leylaaaa780 Жыл бұрын
Dee willow dumarka u naxriista adinkaba
@ahmedmaxamuudmubarak1386
@ahmedmaxamuudmubarak1386 Жыл бұрын
Legend jacaylku jeex jeexy weeye ninkani best story ♥
@user-lj4qo4bj7o
@user-lj4qo4bj7o 5 ай бұрын
Kusali nabigeyna muxamad scw scw❤❤
@fadumohassan5272
@fadumohassan5272 Жыл бұрын
الله ❤️
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 Жыл бұрын
aniga guuur ka hor jeceyl ma aminsani guur kadib unbu jeceylka dhabta yimadaa
@akhadara4995
@akhadara4995 Жыл бұрын
Asc ridwan sxb sherkadan waankahelay keep goin bro
@qatrayquman1427
@qatrayquman1427 Жыл бұрын
Sharara song waa hees cajib aah aniga iyo gawada isku doq banehe
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 Жыл бұрын
Walahi jacelku waa dhibaato badan yahay sorry walalkeen 💔😢
@aliabdullahisugow9968
@aliabdullahisugow9968 Жыл бұрын
Thanks
@abdiazizhassankahin1229
@abdiazizhassankahin1229 Жыл бұрын
You have agood story keep you on site my Allah recovery back your ears, I.a wllal sharaara
@mahrescadde2325
@mahrescadde2325 Жыл бұрын
ridhwaan soo dhaqso part two zxp mcn
@yussufwellihassan9739
@yussufwellihassan9739 Жыл бұрын
Primary and love Is another level
@nicimaamina5818
@nicimaamina5818 Жыл бұрын
soori Abowe wallhay qisadadu way itabatay💔😥😥😥
@adeshkumaar0318
@adeshkumaar0318 Жыл бұрын
Waiting part 2
@shidoyare5745
@shidoyare5745 Жыл бұрын
Brow xanunka aad daremayso ama aad soo martay I feel it wlhi I know I was the situation wlhi waxaan ahaa qof maqan hada umada ku dhexjira I know jacaylka dheel dheel mahan manta waxaa laga jogaa 8 sano xiligaan kala harnay I feel the pain still hadane never give up 🆙 dumarka qaar naxarijs malahan hadane naftaada bini adam hawada siin Waa cashar nolosha ka mida thanks
@maxamedcabdiqani6132
@maxamedcabdiqani6132 Жыл бұрын
Wiilkaan Halaga Caawiyo Caafimaadkiisa Si Uu Noloshiisa Usii Wato.
@safadjamahersi2257
@safadjamahersi2257 Жыл бұрын
Allah akbar Allah akbar Mon frère allah te donner ce que tu veux amin insha Allah Moi aussi j'étais passé une histoire comme ça Tu n'inquiète pas Allah es côté de nous
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH Жыл бұрын
Waa qofkii ugu horeeyay ee run u eegtay sheekadiisu
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 Жыл бұрын
Nabsi waaye 😥😥😥walaahi mobelka inta afka saartay sida ina imaqleso kudhahay nabsiya kagashay waaye gabadha carabta maskiin ilahey hakuboka dhayo
@ismahanadan
@ismahanadan Жыл бұрын
Markaadh sharaxeyso waxa qalpigadha kujiro misanee waxa kugu Murugada badnaa noloshada wlhi weey xanun badhantahay . Wlhii am filling that pain Apooweh illah hakucaafiyo inshallah eee Am egly waiting 4 part toow Ridhwanoy Apow nosodaqso adhigo raalii aah🙏
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 Жыл бұрын
Waanka xumahay waxa kugu dhacay walal waligaa qof biniadam ah naftaada ha u dhibaatenin Dr tag cafimaad taam ah ayaan kuu rajeenaya 😰
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
Everyone can be an author to tell his/her story through different strategies but with the same objective called ❤️. But it reaches a limit where you choose your life is more important than all the things you have been doing for love when it happens to you ( someone breaks your heart). By the time you all overcome it, you will wonder about all the stuff you have been doing for love and laugh at yourself by blaming why you didn't make your life the priority. May all those that uphold the pain overcome it. 😁😁 team single salaan saree🤪 Counting the number to 2023 still lifting up the flag 🤣🤣 of being single
@khadijaqaali7898
@khadijaqaali7898 Жыл бұрын
Team single😅
@Filsan406
@Filsan406 Жыл бұрын
Definitely I love how you put it that way
@ayaanmahamuud1049
@ayaanmahamuud1049 Жыл бұрын
Salalhu calehi wasalam 🥰
@officialeyetea90
@officialeyetea90 Жыл бұрын
Alhadulilah I have manage to finish the story though it's too long🤔
@fadumohassan5272
@fadumohassan5272 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم ❤️
@tushtush2664
@tushtush2664 Жыл бұрын
Pert 2 awy
@mohammedabdimuse5876
@mohammedabdimuse5876 Жыл бұрын
Nimbuz iyo 2go only legends can understand
@hopekid_breezy
@hopekid_breezy Жыл бұрын
@ridhwan is isack we need part two please!
@abiibakarahmad2148
@abiibakarahmad2148 Жыл бұрын
Please part 2
@abdiazizosman7917
@abdiazizosman7917 Жыл бұрын
Sxbkey sharara nin xili hore niskuken dambesay , ciyal b.mzuri isla eheen kubadna wada ciyari jirnay. Legend horay usoco.
@saharaalihirabe3272
@saharaalihirabe3272 Жыл бұрын
👍👍
@mamanidirisidiris2918
@mamanidirisidiris2918 Жыл бұрын
Runti Qiso xanun badan waye sorry pro anibo mid Soo dhaweneso aa igu dhacdi quf i jecel aa fahmi wayi
@zachh5508
@zachh5508 Жыл бұрын
Waa qisoo xaanun badaan
@GARAD.ClNASIR
@GARAD.ClNASIR Жыл бұрын
Wllk hambalyo 400k subscribers
@abdiweli1574
@abdiweli1574 Жыл бұрын
Legend Ridhwaan
@mohamedrashid5164
@mohamedrashid5164 Жыл бұрын
Nafteyda nafbey rabta naftana naf kaley rabta ayn maqle jiray
@nasroburalle169
@nasroburalle169 Жыл бұрын
Heestaas soo xasuusatey filaa 😂 😂 😂
@sahramohamed3260
@sahramohamed3260 9 ай бұрын
Wow waa anigo kale cjib 😂 wxbdn bn iskga egnhy. Kkkkkkkk msha alh😇🙏🔥👌
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 Жыл бұрын
RIDWAN WAXAAD UMADA SOMALIYED U HEYSAA KAALIN WAX KU OOLA ALAHA IKU XIFDIYO ILAAHEY WAXAAN IDINKA TUUGAYA JANATUL.FIRDOWS ACLAA DHAMANTIIN AAMIIN
@sahraali6994
@sahraali6994 Жыл бұрын
That life is another level
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
Ugu Dambayn Waxaan Helay Legend reer Nimbbuz ah 🥲💔 Nimbbuz rageedii Unbaa Yaqaana Waa Halka Aan Ku shukaansi Bartay😩😂❤️
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Жыл бұрын
Nimbuz gormee ayuu ahaa 2008 2009 2010
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Жыл бұрын
Wow Mashaa Allah..Nimbuzz 2010 and 2011 i was a child But i used to see My relatives using it..I am ciyaal Facebook ..I started using Facebook in 2013:My first time doing shukansi with my first love❤️But Unfortunately we Are not together now💔.
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Жыл бұрын
@@hamdiabdi4273 In fact I didn't have a phone I came from the countryside I was taken to school. Markan Badiyaha ka imadey aniga Dad aan qaro nahay Oo Beled jogey ba La ii geeyay wilasha deris ah ban ku arki jiray iyago Nimbuz ku chatting gareynaya
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Жыл бұрын
@@dalkaab1436that is Great.In 2010 -2011 i was in primary school and in addition to that i was very young i never knew about shukansi and doing relationship But i used see My relatives chatting In Nimbuzz and that is How i got to know about Nimbuzz..
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
@@hamdiabdi4273 even still you are legend without using Nimbbuz b/c you start Facebook 2013😲
@aminaoziil3494
@aminaoziil3494 Жыл бұрын
Ax😢 ❤
@farhaannizzohappybae2762
@farhaannizzohappybae2762 Жыл бұрын
Part 2 please
@abukarabdullahi1570
@abukarabdullahi1570 Жыл бұрын
Qisadha ad bey xasaasi u tahy lkn part 2 away
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Wa dhib wll lkin naftada mala wax yeley hada wayba dhacday allah ha ku cafiyo 🙏
@garissanationalschool9587
@garissanationalschool9587 Жыл бұрын
Ridhwan part two aweeey
@ugassyare4164
@ugassyare4164 Жыл бұрын
Part 2 plz
@abdirizakhassan3234
@abdirizakhassan3234 Жыл бұрын
Ridwan plz part2
@timiraali5707
@timiraali5707 Жыл бұрын
Agaah Ridhwan saa usugene part2 wadalne
@nasteexomaxamed8278
@nasteexomaxamed8278 Жыл бұрын
Aduunyoy qofkygii qofba ku dheldhelaayo 😢sorry qofna qofkiiis ma hantio ILahow I sakhir qof ijcl oo an is ilaaashano ❤😢
@hassanmohamud5470
@hassanmohamud5470 Жыл бұрын
Aamiin
@user-td7vf6um6h
@user-td7vf6um6h 3 ай бұрын
Aamiin aamiin yarbi 🤲
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
صلي لله عليه وسلم
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Jacel wa xanun 😢
@Liban5
@Liban5 11 ай бұрын
Were is part two bro Ridwan I am djiboutien somali , jai vous salu mon frer
@ckafiaxmad1851
@ckafiaxmad1851 Жыл бұрын
ALLAHU MUSTACAAM NINKAAN JACYL EDEBDARAN BA HAAAYAY
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Hayey war wagi nibaska erayo macan wàa la isdhihi jiray ee Adan midha dhihi jirin
@mariaiprahiim8736
@mariaiprahiim8736 Жыл бұрын
Away part 2 bisinka waaba nagukalajartey beee lasoodhaqso
@mahrescadde2325
@mahrescadde2325 Жыл бұрын
part two soo fududeey zxp mcn
@fardowsofarta
@fardowsofarta Жыл бұрын
Part 2
@abdiissacka.i8510
@abdiissacka.i8510 Жыл бұрын
Kusali nabigena SCW
@Abdinoor10
@Abdinoor10 Жыл бұрын
sharera legend
@abdig6153
@abdig6153 Жыл бұрын
Sad story anyway just want to say Hi brothers
@fadumohassan5272
@fadumohassan5272 Жыл бұрын
الله أكبر ❤️
@aliismailhassan30
@aliismailhassan30 Жыл бұрын
Part 2 please 🙏
@Eysarmahamud-kz1zy
@Eysarmahamud-kz1zy 11 ай бұрын
Parf2
GUURKISA FAMILKAYGA ASA KADORTAY YURUB UGA IMADAY iiTIJABI
42:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 17 М.
XASKAYGA ITIRI IFUR SABAB LA AAN MAXA UQARSAN ITIJABI Pt108
25:12
Ridhwan Issack
Рет қаралды 234 М.
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 28 МЛН
AX! DARTEDU SILACAN UMARAY LKN SANA UGASHAY LAKULAN EX Pt16
27:20
Ridhwan Issack
Рет қаралды 90 М.
QALBI JAB! WAX BADSO WAX BEL AY LEDAHAY TIJABI SXBKA Pt63
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 368 М.
XANUN & DHIBATO JACEEL IIGESTAY AYA SHEEKH RUSHEYE LAGALAY
35:49
Ridhwan Issack
Рет қаралды 222 М.
XANUN! ANIGO SAQIIR AH OO LA IGU AMINAY DHIBKAN IGAYSATAY
31:41
Ridhwan Issack
Рет қаралды 205 М.
AX! GAROOB 3 DHAL JECLAHAY  WALAKEY AROSKEDA IGA BUR BURIYAY
25:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 124 М.
AX WA OYSAY NIN AYADA JECEL USHEGATAY MA DACAD NIMO KASUGAYSAY
16:44
Ridhwan Issack
Рет қаралды 184 М.
XANUN WAA LA I AFDUUBAY WA LA IXUMEYEY STRESS IGU DHACAY
47:19
Ridhwan Issack
Рет қаралды 355 М.
Жизнь КОМАРА (смешное видео, юмор, приколы, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 10 МЛН
Когда все обошлось 😮‍💨 | Королева Двора
0:16
Аминка Витаминка
Рет қаралды 4,2 МЛН
Love Challenge With Mellstroy And Mrbeast
0:19
BigSchool
Рет қаралды 5 МЛН
Эмоции💫 | Тгк: D1ashenka✨
0:22
D1ashenka
Рет қаралды 2,5 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
0:18
HaHaWhat
Рет қаралды 7 МЛН
Добейти 100000 подписчиков | Тгк- @Rom4ik539
0:28
37.First Day as a Zombie💀
0:32
Limekey0
Рет қаралды 35 МЛН