AX! ISBUCANA IS GURSAN RABNA IGA FIIRI TIJABI JACAYLKA Pt72

  Рет қаралды 165,014

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 442
@Apdirashiid1
@Apdirashiid1 2 жыл бұрын
xidhiidhka dhabta waa ka ka dhexeeya allaah iyo adoonkiisa swt ma isku raacnay😉
@aasiyaabdishukuur930
@aasiyaabdishukuur930 2 жыл бұрын
Asc ❤
@abdihakimhusen9784
@abdihakimhusen9784 2 жыл бұрын
Aad iyo aad wlhi
@aaminoaragsan22
@aaminoaragsan22 2 жыл бұрын
Haaaa
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
@@aasiyaabdishukuur930 Haa tasa Xaqiiqa
@feisalfeizul9717
@feisalfeizul9717 2 жыл бұрын
Haa
@abdimajiidhaji5066
@abdimajiidhaji5066 2 жыл бұрын
Sxpow Ridwanow Salaanta islamka Assalamu caleykum waraxmatulah ayaa adun iyo aakhiro Kuu qeyr badan ee YO YO naga dhaaf inta iku raacsan love sar ❤️
@umumaahir9022
@umumaahir9022 2 жыл бұрын
Waankugu raacsanahay wll ❤️
@abdullahiabdirahman6011
@abdullahiabdirahman6011 2 жыл бұрын
Like saar ayaa ku ficneed in aad dhahdo ❤
@xagsoabdikadir6728
@xagsoabdikadir6728 2 жыл бұрын
Saxiix wll
@sahrujahassansahrujahassan4849
@sahrujahassansahrujahassan4849 2 жыл бұрын
Waan kugu raacsanhy
@roodashahmed9430
@roodashahmed9430 2 жыл бұрын
Wa runta wll
@fatbollbarcelonafans8954
@fatbollbarcelonafans8954 2 жыл бұрын
Xidhhidhka dhabta waa ka ka dhaxeeya ilahay iyo adoonkiiss🙏
@khadarkartik4567
@khadarkartik4567 2 жыл бұрын
Inta jif ku dawaneso is mu jiya 🥰🥰🥰🥰😭🇸🇴
@zilloverhapep1163
@zilloverhapep1163 2 жыл бұрын
QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣
@xoriyo7349
@xoriyo7349 2 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam
@abdimoha5427
@abdimoha5427 2 жыл бұрын
Gabar kasta intaa la mehersan ka hor ha soo wacdo Sheikh Ridwan intaan sheekha meherka la Gagarin 😀😃
@legendyuska7182
@legendyuska7182 2 жыл бұрын
Kan dibadana
@farhiyoaadan7622
@farhiyoaadan7622 2 жыл бұрын
Hhh
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 2 жыл бұрын
😂
@queensuad3301
@queensuad3301 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qaalidumar1779
@qaalidumar1779 2 жыл бұрын
😁😁😁
@anisomurzal6104
@anisomurzal6104 2 жыл бұрын
Hoyaday xanuunsan dar ilaahay igu duceeya soomaaliyey
@yaxyecaliguure2214
@yaxyecaliguure2214 2 жыл бұрын
Allha caafiyo wll
@xafsa7539
@xafsa7539 2 жыл бұрын
Allaha ku cafiyo Aamiin yarabi
@safiyoahmed5864
@safiyoahmed5864 2 жыл бұрын
Allah caafimaad taam ah siiyo aaaaamiin
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
Ilaahow caafi
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Allaaha caafiyo maamada oo caafimaad sareeca siiyo
@cumarbolow9389
@cumarbolow9389 2 жыл бұрын
Qofki ugu qerka badna ugu naxarista badna ugu daacadsana dadkane logu jecla wxu aha nabi muxamed s c w kusali rasuulka fadliga jimcaha dartiis mhdsnd
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Wliga qofna nloshada hku xirin hadu rux ka tago ha niyad jabin rajada rabbiga kasho🥰long time iskabulo 😃
@ultimocafe6914
@ultimocafe6914 2 жыл бұрын
Sitha kuiowda wey adhagtahy
@aragsanabdi6436
@aragsanabdi6436 2 жыл бұрын
Waa iloobee hadaad fiirisid xumaatada iyo dhaawaca uu kuu gaystay oodan fiirinin wanaagii iyo jaceylkii beenta ahaa ee laguu sheegayay Only fiiri wajigiisa dhabta ah eed ogaatay then waad xanaaqi waadna iloobi that’s it.
@munamukhtar4818
@munamukhtar4818 2 жыл бұрын
XAQIIQ WEEYE TAASI ☝️💯
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا🧡🙏
@naimadaud657
@naimadaud657 2 жыл бұрын
Ridwaan caadi matihid😊 gabadha koobaad sidaa banooniga ugu baastay caadi ma ahayn🤔 iyana waa daacad masha'Allah wey naxday oo iska diiday👏👏 wiilka gabadhaa la socdoow daacad sida lagu helo ayaa adag ee gabadhaa ilaasho waa iga talo💯 gabdhaha single mother ka ah fadlan caruurta iska yareeya🤨 Ragg kala duwan😪 caruur kala duwan waa dayac miiran🤕
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Sfcn
@lilygaradlulkeycadey5111
@lilygaradlulkeycadey5111 2 жыл бұрын
Keep going
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 2 жыл бұрын
Jacaylka Alle Czw nabiga scw iyo kan hooyo mcn waa kuwa gooni ah cidna lala bar-bar dhigi karin Halkaan waxa looga hadlayo Wa jacylka "rabitanka" Qof aad doonedo Inad nolosha la qaybsato ad ku kala ogaanedo inu rabitankaga mid la mida ku qabo ama qof kale kula barbardhigi kro Dadka nabiga scw iyo Eebe wyne Meel walboo an munaasib ahayn kuso qooraya Alle iyo nabigiisa haka xishoodan waa xoolo an caqli lahyne🤫
@mohamednuri8
@mohamednuri8 2 жыл бұрын
Yow yow yow... First viewer, first comment. Team single and not ready to mingle 😂😂
@cabdixafid1220
@cabdixafid1220 2 жыл бұрын
Xarirka ale kaladhexeyo marka adkesid wu ku adkana kan adanaha🤔🤔
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Xaqiiq weeye taasi wll shukran
@amouabdala
@amouabdala 2 жыл бұрын
Absolutely
@sumayoxasan7700
@sumayoxasan7700 2 жыл бұрын
Xaqiiq inbadan dadka way moganyihiin
@beerluula2390
@beerluula2390 2 жыл бұрын
Markii uu sheegay magaceeda Af xirkii waa laiska furay lkn hadii dhiiqo lagali lahaa lama furi laheen miyaa 🤣🤣
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
Hhh xariir waa leeyahay xariir la'aan xaa idhigaayo daacad waaye 😆
@maryanali9833
@maryanali9833 2 жыл бұрын
Masha allah Ridwaan you funny 😄 keep going bros love yr video 🔥🔥🔥💕💕💕
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 2 жыл бұрын
Mansha allah dad daacad ah baa la tijaabiyey qaybtaan jaceylka ha waaro❤️❤️❤️❤️
@sadeshabdi6610
@sadeshabdi6610 2 жыл бұрын
Runti wad shdn tahy ridhwan
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 2 жыл бұрын
Qof walba oo wanagsan qof sidisa uwanagsan ilahow si ❤🥺😥🤲🤲
@siciidaxasan4401
@siciidaxasan4401 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@hindanuura9059
@hindanuura9059 2 жыл бұрын
Amiin dhamaanten
@abdimalikomar2039
@abdimalikomar2039 2 жыл бұрын
Anaa diyar kuu eh
@munaahmed7950
@munaahmed7950 2 жыл бұрын
Markaa dhaheesiin single mother iidoo ah maxaa dhacay gawadha hadee hooyo. Tahay single na tahay maguirsan Karto miyaa somaali war lagama waayo hadana Gabdho ayaa SAAS uhadlaayaan niyad jab maxaa keenay abaayo illaah haisku kiin barakeeyo horay usoco kaliya indhahaaga hafurnaadaan illmahaaga Ill qaas ulahoow
@anisaabdi3749
@anisaabdi3749 2 жыл бұрын
Muna ahmed mashallah tabarakallah gabar qalbi fcn gabdhuhu ayaga cad isku ah ilahey xaqa ha tuso rasulkena scwsl aya uduceyay garobada umadan dinta ma fahansano
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Finally part72..I was waiting for it the whole time tonight…Time 20:51pm🥰❤️Keep going Ridhwan Issack.My favourite youtuber Ridhwan Issack..
@goldenboy4437
@goldenboy4437 2 жыл бұрын
Tnkz quruxey
@hooyomasar3978
@hooyomasar3978 2 жыл бұрын
@@goldenboy4437 qqqqqqqqqq
@cabdirashidabdulahi6866
@cabdirashidabdulahi6866 2 жыл бұрын
@@goldenboy4437 n
@hayadissamohamed1166
@hayadissamohamed1166 Жыл бұрын
Lbbkfc
@abdullahiadan6760
@abdullahiadan6760 2 жыл бұрын
So creative keep going brother
@emem3711
@emem3711 2 жыл бұрын
Deris la noqo ruuxa mar walba qalbiga ku abuuri kara naxariis iyo nolol dhameestiran 🌏💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@fatumakhalif4673
@fatumakhalif4673 2 жыл бұрын
Great from UK... I like ur channel keep going brother ..
@dekowsugal2372
@dekowsugal2372 2 жыл бұрын
Asc walashey fatumo..abayo iso jawab plzz
@fatumakhalif4673
@fatumakhalif4673 2 жыл бұрын
@@dekowsugal2372 wcs bro
@amiincrisaaq3634
@amiincrisaaq3634 2 жыл бұрын
Ridhwan legend wan ku watA bro🤴🖤👋🏼✨
@Adam_Ally
@Adam_Ally 2 жыл бұрын
Gabadha KoowaaD baaN ka Helay😍😝
@somalimedia33
@somalimedia33 2 жыл бұрын
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
@somaliangentleman9599
@somaliangentleman9599 2 жыл бұрын
Hambalyo leeyahay Xarfaankas team caadi coach u noqon raba, buuqa maqlaye 😂 😀😂😂 xaliye naga dhaawacden gabdhoow 😏
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Hh dhwac le waye cdiya udilyna kas
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜💙
@sadiyoabubakarhussein4835
@sadiyoabubakarhussein4835 2 жыл бұрын
Amin amin Amin 🤲🤲😭
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Legend always legend keep going ridhwan isaq go forward loved the life winners prt 72 insha allah prt 73
@Asli256
@Asli256 2 жыл бұрын
ridwan isku dirkii oo qofa qof kale ma fiirina kulaha 😂😂😂 isaga marku waxba ka wayay iyadii bu qof kale ka raadinoya😂😹😹😹
@ifraxqurux2933
@ifraxqurux2933 2 жыл бұрын
Maxamed nin adag thy saas ka raba wuxu dhahay sintiyasha yey ka dhaman 😂😂😂
@mukhtaarhussein1392
@mukhtaarhussein1392 2 жыл бұрын
Yowyowyow maad naga dhaaftid🤣
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 2 жыл бұрын
Wixi single ah 😅 saara
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Ridwan igudaran siduu afka daho malayabtee ridwaan wamahdsanthy bebi 😂😂😂😂😂
@ahmedrone4154
@ahmedrone4154 Жыл бұрын
Ridhwan wan kuwata neyow mathaxa aa eysaranta channelkather wan kaso muquntona inshallah bro mcn keep going
@abukarhassan5414
@abukarhassan5414 2 жыл бұрын
Yes yes yes go ahead sxb soo sar qayanlayasha jcelka
@shariifnuur1319
@shariifnuur1319 2 жыл бұрын
Wow number one 😍yow yow🤣
@amaalahmed7902
@amaalahmed7902 Жыл бұрын
Xagee kaala sohadlaa qof rabaa inaa iitijaabisid wll iso jawaab wll🙏
@kingzakiali6471
@kingzakiali6471 2 жыл бұрын
Ridhwan sxp yowyow nagadaa sxp salanta islamka nugusalam assalamualaikum nagabadan ismujiyaaa team single love Sara♥️🏓
@fadumomohamed1386
@fadumomohamed1386 2 жыл бұрын
itoobiya imaaw
@rahmamaxamed1967
@rahmamaxamed1967 2 жыл бұрын
Ma sha alah
@kamaldiin2997
@kamaldiin2997 2 жыл бұрын
Anii wan yabanahay ,Hadii an jeclehee gawar ey magacadhi tehe amino hadana isotijabise oo hadana gadhashed gawar amino ladoho jecladhe ,Adow markii itijabiniso amino hadan dohoo idhaa iskumaleyni I like it
@umumaahir9022
@umumaahir9022 2 жыл бұрын
Weydhicii kartaa
@jamiilobashiir6750
@jamiilobashiir6750 2 жыл бұрын
Hhhh
@munaweedhsanofficial2030
@munaweedhsanofficial2030 2 жыл бұрын
Ilaahy ha na siiiyo xadhiidh khayr qaba 😪
@munocadeey3701
@munocadeey3701 2 жыл бұрын
Naga soo Afjar waxaa soo dhow Bishii barakeysaned ee RAmAdaan Aan ka nebsanee Yow yowda badan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Hh sas waye yow yow kulaha
@queensuad3301
@queensuad3301 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@faraxsaninashire4432
@faraxsaninashire4432 2 жыл бұрын
Mashaallh horay usoco wll
@Lilmo-hm1re
@Lilmo-hm1re 2 жыл бұрын
First person ❤️🔥
@STREAMNXT01
@STREAMNXT01 2 жыл бұрын
ugu danbeen wuu soo dhacay Musalsalkena haley soo dhaweyo
@asmaabdirahman6201
@asmaabdirahman6201 2 жыл бұрын
Msha allh ha waaro jacylku ☺️❤
@goldenboy4437
@goldenboy4437 2 жыл бұрын
Legend respect for you
@Idiris17
@Idiris17 2 жыл бұрын
Lpxadaan marka magaceeda lasheegay facemask iska furtay😂
@diinicalaa1923
@diinicalaa1923 2 жыл бұрын
Finally part 71 😹✌
@aamirabdirahman5625
@aamirabdirahman5625 2 жыл бұрын
Part 72!!! And most of you are still single 🤣🤣🤣
@basfarfit
@basfarfit 2 жыл бұрын
Maxamed oo daacad aheyn maaba jiro 😂😂
@roodashahmed9430
@roodashahmed9430 2 жыл бұрын
Wuu jira kkkk
@maxamedmaxamuudcabdalemmc4946
@maxamedmaxamuudcabdalemmc4946 2 жыл бұрын
Waa sax walee maxamad daacad buu yahay
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Mash allaah 🥰
@sadamhassan9430
@sadamhassan9430 2 жыл бұрын
Kali aniga wn yabi eee willisha somalidha oo Dan ma mohamed iyo Ahmed oo kaliya aaaa
@im________hero4288
@im________hero4288 2 жыл бұрын
Nio Maxamed Bdna somalida Masha allah
@farxiyomaxaed9742
@farxiyomaxaed9742 2 жыл бұрын
Illahow nin daacad ii ah oo ijecel anne aa jeclahay ii sahal🤲🤲🤲.
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Anna ku jacel abayo😳
@khadralaki1492
@khadralaki1492 2 жыл бұрын
Ridwan wn ku salamay horay u soco wllky
@matkainaabdullahi9980
@matkainaabdullahi9980 2 жыл бұрын
First comment
@kariimamaxamed8856
@kariimamaxamed8856 2 жыл бұрын
Please wll isheek meel aan kga soo xidhiidho wn uuh bhnhy brnaamijkneeh👏
@shucebmumin9049
@shucebmumin9049 2 жыл бұрын
Ridwanow sxbow lacgta way iga dhamty azxn hadu jiro isoo qabo bro 🥺
@axmedtishmedia2087
@axmedtishmedia2087 2 жыл бұрын
Adaa ugu horeeyo ayan dhihi rabey bee lkn m,a dad badan ayaaba iga so hormarey
@adanissack5549
@adanissack5549 2 жыл бұрын
wow wllka
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 2 жыл бұрын
Marki la sheegay ayey mask iska fure ka waran ar naagaa,😅😅😅
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Ciyaarta ayeey kamidtahay
@suratqueenmohamed1068
@suratqueenmohamed1068 2 жыл бұрын
Hhhh
@aliissack4373
@aliissack4373 2 жыл бұрын
😅😅
@Minaa_Abdalle
@Minaa_Abdalle 2 жыл бұрын
Ridwaaan afaaraha privateka ka bax kuuma fiicnee ilmo maaheysataa iyo single mother maa tahay what🤨!!!
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 2 жыл бұрын
War Inta jacaylka Tixgalisow #Subscribe iigu soo deeqa. ❤❤❤❤❤👫❤❤❤👫❤👫👫❤❤❤ Jimce wanaagsan Nebigana Ku salliya Csw
@zakariyelaala6348
@zakariyelaala6348 2 жыл бұрын
Legend Ridhwaan💪👈
@sumayazuzu3532
@sumayazuzu3532 2 жыл бұрын
Asc walal aniga ayaa raba inaa qof i tijabisid
@osmansharif205
@osmansharif205 2 жыл бұрын
I like it wlhiii
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 😢 😑
@minhaaj4840
@minhaaj4840 2 жыл бұрын
Walalaha Muslimiinta ah oo halkan ku jira waxa idinka cod sanaya inaad isoo duceysaan muraad ayaan le yahay 🙏
@hodanmaxmud6100
@hodanmaxmud6100 2 жыл бұрын
Mnshallh dadka sacada isku ah wa kufarxa somhan 🥰
@axmedmaxamed5307
@axmedmaxamed5307 2 жыл бұрын
Waa xaaraan barmaamijkaaga wll bedel
@Nooli44
@Nooli44 2 жыл бұрын
Ahmed hada maqlo kiiloyin iga godo keyga modaa🥺😹😹
@ramlaabdi7455
@ramlaabdi7455 2 жыл бұрын
Wa rafade😅😅
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 2 жыл бұрын
@@ramlaabdi7455 😄😄
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
Maser.xad.dhaf.ah
@ummuabdalla1037
@ummuabdalla1037 2 жыл бұрын
Kaygana axmeda ladhahaa kawaran hee amaa is midyihiina
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@fartun9503
@fartun9503 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hafsalula9989
@hafsalula9989 Жыл бұрын
Kkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ridwan anigaa qosol aya ayad iguu dishay
@sahracabdi9710
@sahracabdi9710 2 жыл бұрын
The last 😂😂😂😂
@falisaxmed403
@falisaxmed403 2 жыл бұрын
Walal inte kala so xiriraaa waxan joga somaliya 🙏
@zaaza7904
@zaaza7904 2 жыл бұрын
Waaan kusaalamay pro
@ahmedjrahmedjr6542
@ahmedjrahmedjr6542 2 жыл бұрын
Sida xaliye in laguu garaaca rabta ridwaanow 🤣🤣
@queenhalish911
@queenhalish911 2 жыл бұрын
Hhhhh
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂
@raymabintuwarsame8583
@raymabintuwarsame8583 2 жыл бұрын
Maanta dadku waa isu wada daacad kkkkkk
@mohamedahmedfadhiid626
@mohamedahmedfadhiid626 2 жыл бұрын
wiilasha magacoodu MUHAMMAD yahay badankoodu waa daacad ilaa 1-2 maahine oo iimaan laawayaal ah. Thanks and congrats MR MUHAMMAD.
@munacishqi3652
@munacishqi3652 2 жыл бұрын
Kulaha 3,ha kula koriyo waa mid walan
@jawahircawale7519
@jawahircawale7519 2 жыл бұрын
Wll ma fasbooga Ayaan kalasoo xidhiidha
@maxamedoday4250
@maxamedoday4250 2 жыл бұрын
Keep going
@abdirahmaanhassan406
@abdirahmaanhassan406 2 жыл бұрын
Sxb Mogadishu jooga xagee kaala soo xariira qof ayaan rabay ina ii tijaabiso oo isku meel ayaan joogna
@hassanMohamed-do6nl
@hassanMohamed-do6nl 2 жыл бұрын
The second guys .....that is not real love ......😂😂😂
@abdirahmancafi1838
@abdirahmancafi1838 2 жыл бұрын
Fast coment
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 2 жыл бұрын
yaa sidayda neceb marki comentiga la xiro 😩😩😅😅
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 2 жыл бұрын
Ani wakaxanaaqaa🤣🤣🤣
@ataazeboy6659
@ataazeboy6659 2 жыл бұрын
Ridwaan nabarkadah
@abdidagane8180
@abdidagane8180 2 жыл бұрын
Okey Masha allah
@wllagapoi1436
@wllagapoi1436 2 жыл бұрын
Hormar wacan
@abdimoha5427
@abdimoha5427 2 жыл бұрын
Ridwan is leaving no stone unturned to spoil the upcoming wedding. 😁😁😄
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 жыл бұрын
They survived 🤣🤣🤣
@Abdisalan22
@Abdisalan22 2 жыл бұрын
Qabta danbe kaftan ayaa dhex maray ilamaha hakula koriyo Sedex waaye ilmihu kkkk
@queeniqruush9707
@queeniqruush9707 2 жыл бұрын
Mcn bdn kulha 😂
@faraxsanabdullahiisse3211
@faraxsanabdullahiisse3211 2 жыл бұрын
Ilmahaga miya kulahaa ar ridwaanaa war jecli🤣🤣🤣🤣
@nuurali6420
@nuurali6420 2 жыл бұрын
😅😅
@abdullahimohamed2053
@abdullahimohamed2053 2 жыл бұрын
My only one
@huuhu3855
@huuhu3855 2 жыл бұрын
Maasha💖alaah💖
@khadanbashe4033
@khadanbashe4033 2 жыл бұрын
Masha allah
@nadaayaanmohammed8164
@nadaayaanmohammed8164 2 жыл бұрын
cawa guurkina yahay lamahana iga gaarsii hamplayo😅😂😅😂😅😘😘😘🥰🥰
@HSH20233
@HSH20233 2 жыл бұрын
Commentiga videoga cusub fasax. Nagta qumayada ah oo sxbteda khiyaantey an rifnee
@kinglove6299
@kinglove6299 2 жыл бұрын
Alle maxay dad qayrul masuliyin adunka jogan
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 136 М.
قناة القصة الاخيرة : رحلة اليمن المرعبة #2
3:40:03
القصة الاخيرة
Рет қаралды 669 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
AX! ALA QIYANADA DUMARKA RAGA KADARAN TIJABI JACAYLKA Pt68
16:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 198 М.
XANUN! QALBI JAB KALE DUMARKI QIYANO RAGA ISKA BAREJEYNAYO
14:55
Ridhwan Issack
Рет қаралды 159 М.
AX! QALBIGAY KAJABTAY LAKIN ASAGA WA FARXAY TIJABI SXB Pt40
17:50
Ridhwan Issack
Рет қаралды 289 М.
LABADI NAAG ISKU SHUKANSANAYA ISLA HADASHIYAY ASO QADKA KUJIRO
26:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 46 М.
Kan umadeena Manha xuseen og meel lasaaray lama waalan is heshay
4:44
AX!! WA LABAAH DILAY LKN MAXA DHACAY TIJABI JACAYLKAGA Pt74
21:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 506 М.
GUURKISA FAMILKAYGA ASA KADORTAY YURUB UGA IMADAY iiTIJABI
42:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 84 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
AX! NIN ITOOPIAN  8 SANO XAARAN IGULA NOOLA DHIBKA IHESTO HADA
21:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 166 М.
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 252 М.
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 2,7 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 113 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 29 МЛН