Riyada cadarka ama barafuunka qofkii arko catar ama barafuun riyadaas waxa lagu fasiro

  Рет қаралды 1,268

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada cadarka ama barafuunka qofkii arko catar ama barafuun riyadaas waxa lagu fasiro
Riyada cadarka ama barafuunka wax badan ayaa lagu fasiraa, qofkii arko barafuun badan waa hadal wanaagsan ama hanti, naag catar marsatay ama barafuun isku soo shubtay riyadaas iyadana wax badan baa lagu fasiraa, catarka iyo barafuunka haweenka ay marsadaan ama raga ay marsadaan iyagana sidaas oo kale.
#riyada #fasirka #riyooyinka #catarka #barafuunka

Пікірлер: 26
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
Asc sheekh alah haku xafido ❤️ Sheekh riyo in badan iguso noqnoqatay ifasir pls Sheekh waxan ku riyoday jin qof kujira oo anah aan ayatul kursi aan ku aqrinayo anigoo ka cabsanaya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa riyo kaaga duayso sixir iyo il ku dadaal quraanka
@user-uv4tf9cj8x
@user-uv4tf9cj8x 2 ай бұрын
Asc sheekh qeyrbadan alle haku siyo waxan ku riyooday shiibiiro badan oo bur in lagu daadiyay aad u modo dhaman dodane ay wada cad yihin oo yar yar yihin oo dacaban ah iney dhiman raban na aad u modo kadibna ani laba xabo aya gacanteyda so gashay inta kale wey iga baxsadeen labadii xabo waxan dhax geliyay mesha shiibiraha lagu xareyo qaxayna u eked inay baxsan raban iso fasiiir sheekh 😢plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa camalkaaga iyo nisiibkaaga oo aad heli doonto inakstoo uusan noqon doonin mid aad u fiican oo badan laakin waa iska roon yahay
@AishaAhmed-ps8eo
@AishaAhmed-ps8eo 2 ай бұрын
Asc sheikh allaha ku xafido ❤ Hooyaday ayaa ku riyootay iyada oo sacabada Kor u taagaysa sida marka la duceysanayo oo kale Inyar kadiba waxaa sacbada ugu jira laba shimbir oo Kuwa yar yar ah. Hadana waxay arkaysaa iyada oo caadadii qabta. (Hada hooyo waa da oo caado Kuma dhacdo )
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa ducada hooyadaada in la aqbalayo oo si degdeg ay ku helayso muraadkeeda
@AishaAhmed-ps8eo
@AishaAhmed-ps8eo 2 ай бұрын
Shukran sheikh aduun iyo aaqiro allaha ku xafido ❤
@munamunish3690
@munamunish3690 2 ай бұрын
Asc sheikh ayay de wxy ku riyoote nin diyarad kuimade o lcg danbil kujirto ii keene kadib iyada mel dhig aan ku dhahaayo.maalin kadib hdnaa aan leyayhy ka soo bix meshaas waa la arkaaya mel kle dhig aan leyahy.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa farxad iyo nolol fiican mustaqbalka aad heli doonto waxaana sabab u ah nin
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f 2 ай бұрын
Asc sh riyada jaadka kasoo hadal ama qaadka
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws halkan ka akhris: daruur.com/riyada-jaadka-qaadka-suuqa-lagu-gadayo/
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f 2 ай бұрын
Jaadka bari horaan daayay hadana waan ku riyooda mana cuno waxaan nin culimo ah tabliiq ii soo fasir riyadaa qaadka
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu suurtagali doonto waxyaalaha aad niyadda ku hayso riyada waa riyo fiican oo rajo wanaagsan tilmaamayso riyada jaadka halkan ka akhriso daruur.com/riyada-jaadka-qaadka-suuqa-lagu-gadayo/
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f 2 ай бұрын
Wll waad mahadsantay جزاك الله خيرا alla haku barakeeyo
@xabibtimoha5650
@xabibtimoha5650 Ай бұрын
@@barta-aqoonta sheikh walalkey oo xanunsan aya jiro xaleyne waxa kiriyodhe asogo leh sedex albab aa mara cadhar badhn laisodige
@Muzi3789
@Muzi3789 2 ай бұрын
Asalaamu calaykum sheikh sheikh waxan ku riyada anigo sheikh Abubakar saliga nebiga scw dheh dhahayo asiga neh uu dhihi layahy kadib sheikh omar oo ah walalkiisa aya dheh dhaha uu dhaha kadib sheikh Abubakar asigo saliga nebiga scw qaladin dhaha kadib waaxa arka sheikh Abubakar oo madax ka dhawacan wiil can oo king ceyda la dhaho aya dhahayo in uu prank wado mooday lkn waa run wiil kle oo asad la dhaho la hadalay Kadib aniga inta sheikh qabto madax fashad ugu xera waan so baxan guriga kana marka kano guriga mel fadhiisan boorsadiisa waxa ugu so bixi maga boorsada uu wato waa boorso ay biyo ka buuxan hadan mobile kiisa laptop kiisa waraqado aya ku jiro waana fican yahiin kadib boorsada marka furo biyaha ka dadanayo asiga imanayo sug biyaha tirtira dhaha ha ku dhicin waxuu dhaha masha biyo ma yalan bee sheikh maxa thy riyadas fadlan ii so fasir 😭😭
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Riyada waxay kaaga digaysaa arrimo adiga aad hadda ku dhowdahay inaad faraha la gasho marka iska ilaali waxyaalaha laga yaabo inay xumaan kugu ridaan, waxaad kagaga babaadi kartaa xumaanta inaad ku dhegto diinta Ilaahay oo aad ku toosnaato waddada saxda ah
@Muzi3789
@Muzi3789 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta aad u mahdsn thy sheikh alle idinkiisa waan ku ad adkan doona diinteyda 😭🤲🏻
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z 2 ай бұрын
asc shikh riyadan ii fasir wxn ku riyodey ano joga dhakhtar markan dhatarka kaso noqdey oo aan dr kaso bxy ayey gabar iga hor imaan wxy lee dahay wxn dhakhtarki ka dhamadey mushaali aan u karin jirey gabadhu dr shaqaale ayey u thy wxn le yhy dr qaybta sare ee dabaq ayu dagan yhy hadana gabar kale oo meel dhakhtarka ka mid ah oo ag yalaan ulo curyaanka ah ayn arkaya anigo qoslaya aniga iyo dad ila socdey xanjo ayn donaneyna anaga dhan mrkn gabdha arko ayn ana xanjo u so qadaya mrkan u dhiibo mise mid kale aya lo keeney xanjadi dhulkey ku dhcaysa teedi ayn siin ana mideydi ayn so qaadan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws xaas maa tahay ama arday??
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z 2 ай бұрын
xaas ayn ahay sheikh dr wan aqan waa dhatarka aan mrksta u tago o laga xanun sado gurigenna
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada faraj ayay tilmaamaysaa haddii qof idinka xanuunsan wuu raysanaa inshaa Allaah haddii kale guud ahaan waa faraj iyo caafimaad
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z 2 ай бұрын
thanks sheikh xafidu lah sheikh
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
TILMAAMAHA WANAAKSAN EE RIYADA BARAFUUNKA
17:49
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 28 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
PART 1 \ DR KII DILAAGA AHAA SUBXAANAALH THIS IS SO SAD
44:00
Abdikadir Royel
Рет қаралды 317
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
FASIRKA RIYADA GURIGA CUSUB
16:30
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 3,8 М.
fasirka riyada martida micno niyada?
8:33
Sabrina Media
Рет қаралды 14 М.
BEAUTIFUL MORNING DUA | For Protection| Blessings| Rizq | Tasbih | full | Omar Hisham|
27:31
EthioQuran اثيو القرآن
Рет қаралды 2,7 МЛН
FASIRKA RIYADA MALABKA GADUUDAN IYO KAN MADOW
12:42
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 27 М.
أذكار الصباح بصوت الشيخ العفاسي | Morning Athkar | Les invocations du matin
23:25
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН