Пікірлер
@idil4561
@idil4561 3 сағат бұрын
Shiikh abeeso kuriyoodey darbiga by saarnyd qof dila baan uyeery suliga agtiisa by taagneed qofkii mrkuu uyimid suuligy kudhacdey mxuu nowonkaraa plz isoo fasir
@user-en7gy1rn1v
@user-en7gy1rn1v 4 сағат бұрын
Waxaa ku riyooday walashay oo wiilyar hayso wiilka waxan riyada dhexdeda ku qiyaasayey inay dhashay gabar aan eedo u ahay . Sidookale cunuga yar xafayad ayaa uxirneed markaa qabtay xaarkiisa igu halaabey kadibna abaayo ayaan uceliyey ayadana badar ayay cunaysay kadib xaarki ayay iska dhaqaysa ayadoo dhahayso waxaan caadi waye maxaa uga faane cml cunuga yarna tintiisa jileecna ma ahayn adayg zaaid ahna ma ahayn tintiisana wajiga wayka sigsaneed xoogo si isla siman oo aan bidaar ahayn ayey udurugsaneef lkn ma badnayn
@zaamiyaahmed8753
@zaamiyaahmed8753 10 сағат бұрын
Shekhow bulac darbi maraya dushayda ku xarey wu iku sodhcey xarkisa ee ifasir sheekhow
@So52267
@So52267 12 сағат бұрын
Waxaan habeen walba ku riyodaa Aniga wiil yar dharabta ku jiro la ciyaraayo waliba riyada i tilmameyso in aniga dhalay wiilka Waxaan nin dhalin yara aan wali guursan
@zamzamsiman4577
@zamzamsiman4577 18 сағат бұрын
Asc sheekh mudo dharsanaa waxaan kuriyonayaa riyoyin kala duwan mas guriga sogalaya geel badan oo carcararaya oo nin wiil an garanayo aya celcelinaya gelaya aros ano joga ayuu roobkuda ayo asosyo kalo badan lakinse an roob laheen anoo indhuhu iskukey dhageen oon kala qadikarin rayadaa anon indhaha kala qadi karin waxaay ugu sonoqnoqotey in badan ayaan kuriyoodey mar anoo conto karinaya oo kolba mel kukarinaya markan meel lafadhistaba meel kala ayaan uqadayey ilaa weelka waan gurayey riya kala anoo xoor dilaya sheekh markasta oon seexdo waan riyoodaa intaan sheegey intaan iloobaybaa kaban gabadh dhalin yarana waan ahay iga soo jawaab sheekh
@aabidahmohamed3236
@aabidahmohamed3236 18 сағат бұрын
Maxay tahay hadaad aragtit bisha ramadaan oo dhalatay oo ah bil yar xidig nah korsaran tahay waxaan kalo argay maalmo ka hor intaan kuriyoon riyadaan dayax wayne oo ah 15 naad oo cad 2 habeen kadib bisha ramadaan oo yar oo xidig korsaran yahay kuriyooday waxaa 8 bilood kuriyonayaa dayaxa yar, ku half ah hadanah mid full ah walibo safar ayaan usii socday markan half argayey hadanah markaan so labanayey waxaan kuriyoday dayax Wayne oo cad ciirka oo clear ah please ii faster kheyr allaaha kusiyo
@Samaan__
@Samaan__ 20 сағат бұрын
Asc sheekh kwrn baranbaro badan oon kacararayo
@SuhuurMoh
@SuhuurMoh 20 сағат бұрын
Shekh xasbanahay waxanku riyoday ilmo yar Oo hada dhashay Oo xar leh ano layleyahay kalay uqube markastana ilmo ayanku riyoda sida ano ilmo la ciyaraya sida ano dumar urle la joga sida ano ilmo lajoga maxa waye
@user-en7gy1rn1v
@user-en7gy1rn1v 21 сағат бұрын
Macalinkeygi dugsiga oo abtigey xanuunsan qur'aan saarayo iisofasir wll Waxan ahay gabar wali guursanin
@ZahraFeedar-bm1tv
@ZahraFeedar-bm1tv 21 сағат бұрын
Sheekh waxaan kuriyooday anoo lajooga gabadha laylapabo waxaa lay yidhi sookac xajkaad aadiya waxaan idhi oo gabadhana markaasaa dhaxdayada maro madoow ladhigay layguna jawaabay iyada maya
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 22 сағат бұрын
Asc sheikh riyadan ii fasir Waxaan ahay xaas owlad dhalin Waxan arkayaa qof qolka fadiga joogo oo taagan oo sii jeedo aniga markas niyad ahaan waxaan uheestaa gabar guriga iiga shaqeyso iney fadiga hagaajineyso camal iska dhegeysaa oo dhinaca daahyada ayey isku mashquylineysaa gabadha Ii shaqeysa Islam ma ehen qofka aan arkayana labis dumarka Islamka eey xirtaan Buu xiranyahay wuuna is qarinayaa qofka inuu dhinaceena usoo jeesto muu rabo ninkeyga iyo aniga ayaa fadiga imaanay markaa naagta ka shakiyay ayaan kudahay qofkaan gabadhii noo shaqeyneysay ma ahan dhinaceeda Soo aadnay weey is qarisay waa ku boodnay oo Isla qabanay dhulka ayaan iskula dhacnay waxaan kasoo bixinay waraaq oo quraan iyo magacyada Allah ku qoranyahay wixi niyad ahan waxan leeyahay waa sixir waan Soo qaadnay cookerka ayaan saarnay waan gubnay naagtina guriga wey ka baxday intaas ayaan hurdada uga kacay Mhdsnd
@Rarttiwc2Rarttiwaan
@Rarttiwc2Rarttiwaan 22 сағат бұрын
Shekh waxd i fasirta riyada wiil an ehel nahay Ayaan guri udaydayaayey kiro ah marka isagu wu iga hadhy ana waxn helay guri qurux badn o hablo yaryar jogan iyo abahood hal qol aya ka banana kadib gabdh kamida caruurta aya igu tidhi abo naag kale inu gursadu raba e a ku qabso kadib waxa mesha timi xaskisi ana wan kategy mahdsanid
@Rarttiwc2Rarttiwaan
@Rarttiwc2Rarttiwaan 7 сағат бұрын
Shekh ado mahdsan Iga jawaab
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 23 сағат бұрын
Asc waalal labd habeen oo isku xigta baan ku riyooday anoo la kulmaya Raiasalwasaraha Xamze oo la shekeysanaya oo garbaha is haysana meel wada fadhina, halka habeenka labaad aan ku riyooday madaxweynaha oo ii magacaabaya xil sare oo Taliyaha Nabadsugida markaas waxaa ila socday 2 wiil aan wada shaqeyna oo igu hampalyeeynaya xilkaas oo garbaha iga socdaa.
@munamunish3690
@munamunish3690 Күн бұрын
Asc sheikh wxn ku riyoode tuugo qolka igu soo gale ila 3 tug.anigo sarir kula jiifo canug yar.mrkaas baan aad u qeyliye.dd ba isugu soo baxy qeyladeyda.lkn ddka ma arkin lkn wan dareme le. sheik gabadh ahy
@munamunish3690
@munamunish3690 Күн бұрын
Asc sheikh wxn ku riyoode labo doon mid ne dd hindi ah saaran yihn .mid kle ne rag iyo dumar isugu jiro saar naa. labada bada kasoo baxayeen dhinac lagu dago u soo socdeen e loga dago..gabadh baan ahy sheikh
@maria23489
@maria23489 Күн бұрын
Sheikh waxaa ku riyoday aniga guriga Mel wada buur kuyaal jogno wana wada cadaan ilmaheyga iyo qof kalo aqoon. Ila socdo wana ka baqaye waa iskaga so tagnay anago nabad qabno ii fasir sheik qeer allha ku siiyo
@shukriahmed739
@shukriahmed739 Күн бұрын
Sheekh waxaan ku riyoday geel aad u yar markiba inladhalay lo maleyo ina korsada lo kenay qufka kenayna ma xasuusto geli yara cunta masinin mel da bolan wuw ku jiray geli wax si marka is iri meshu kujiray dabolka ka qaday wuba dhintay gelki iso fasir walal qeyr Allah ku siyo Shekh
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l Күн бұрын
Asc shiikh allaha ku barakeeyo Waxaan ku riyoodey anoo suuqa joogo waxaan arkey qol sariir lagu xayesiinayo oo aad u qurux badan labo sariir oo is agyaalo ina mid ku fadhiistan isku dayey ninkii tukaanka maya uu i dhahay.. kadib waxaan ninkaas kasoo. Iibsadey labo goyaal oo u eg kuwii sariirteyda saarnaa oo labadeyda gabdhood u qaadey.. xaas baan ahaay caruurna weey ii joogan Haduu riyo xun yahay ha ii fasirin wll hadu lakin riyo dignin ama bisharo tahaay ii fasir allaha ku barakeeyo
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l Күн бұрын
Yacnii goyaal pink ah Aya saarna kuwaasaa jeeda aan iibsadey
@faadmojanaay65
@faadmojanaay65 Күн бұрын
Asc sheeqow waxaan ku riyodey faraanti oo lai siiyey farta markii geli is dhahaayeyna waa iga jabey jwb?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
soo sheeg xaalkaaga gabar maa tahay mise hooyo?
@faadmojanaay65
@faadmojanaay65 16 сағат бұрын
Hooyo aa ahy lkn ninka Islamabad jogno labo wadan kala jognaa
@user-pl7gc9ne7h
@user-pl7gc9ne7h Күн бұрын
Shee waxaan kuriyoday timir iyo subag anooga canta kulajira
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
fadalan soo sheeg xaalkaaga?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
soo sheeg xaalkaaga?
@user-pl7gc9ne7h
@user-pl7gc9ne7h Күн бұрын
Maansha allaah
@user-en7gy1rn1v
@user-en7gy1rn1v Күн бұрын
Gorgor dhalaayo ayaan ku riyooday isoofasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
hooyo maa tahay?
@user-en7gy1rn1v
@user-en7gy1rn1v 22 сағат бұрын
@@barta-aqoonta maya ee gabar aan wali guursan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa adkaysi iyo awood aad yeelan doonto
@user-en7gy1rn1v
@user-en7gy1rn1v 22 сағат бұрын
@@barta-aqoonta mahadsanid walal
@xamdixarbi7961
@xamdixarbi7961 Күн бұрын
Sheq waxa ku riyodey samado qurux badan o daruur iyo cirki midabkisi baluuga leh o isku jiro qof nin ah aya itusayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
adiga xaas maa tahay??
@Muzi3789
@Muzi3789 Күн бұрын
Asc sheikh sheikh waxan ku riyada wiil aan Muslim ahan waxa dhaha somali show ku qabsan raba waan taga masha marka tago sualo la waydiinaya markas waxuu dhaha salaad iga tagaso markas sual waydiina Muslim miyaa tahay dhaha Haa ayuu I dhaha markas masha ka so taga kadib hadan wadad ku arka ani iyo labo gabar is la socono gabar naga mid waxa dhaha ice cream meel lagu gado ii sheeg meel magacada u sheega markas waxa yar marka socono uu naga so dawo baxa aniga sual I waydiina waxuu I dhaha qofka markuu soomo uu soonka ka fuuramo asigo si kas u furin ma u jira soonkas I dhaha anigane Haa dhaha waa laga aqabala soonka dhaha markas uu iga taga 😭💔 sheikh maxa tahay riyadas 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
waa xiriir qof dhalinyar ah
@Reema11235
@Reema11235 Күн бұрын
Qoratada oo naag noqotay baan ku riyooday oo i’dabada socota waanan ka baqayey😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
fadlan soo sheeg gabar miyaa tahay mise hooyo?
@Reema11235
@Reema11235 22 сағат бұрын
@@barta-aqoonta gabar aan weli guursan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
waa qof xaasid ah oo dhib kula rabto oo dumar ah
@suleeqogacal3752
@suleeqogacal3752 2 күн бұрын
Waxan ahay xaas aniga iyo xaajiga 2 wadan ayan kala jognaa waxanku riyooday anigoo suuqa ku saxaroonaayo weli mid adag oo hdana aad ubadan lkn cidna ima ogaanin hdana hben kle ayan ku riyooday musqusha anigoo ku saxooraday tiiyoo kle oo aad ubadan biyo ayanku shubay wey qarsomi weysay wanku weday biyihi ilaa ay bulaacadi soo tufeen biyi macaa saxaradi o dadku dhan isaacideynaayaan si aan ugu celino ii fasir bal qeer allaha kusiiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
inshaa Allaah waa hanti badan aad heli doonto
@HassanMohamed-n7v
@HassanMohamed-n7v 2 күн бұрын
Ma
@wadaniwadanidhalay
@wadaniwadanidhalay 2 күн бұрын
Sheekh kawaha labiska ku riyoday o jidka iiga go ay hal kab weye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
fadlan soo sheeg xaalkaaga?
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 2 күн бұрын
Asc shiikh allaha ku barakeeyo hooyo baan ahaay waxaan ku riyoodey dukaan labo sariir qurux badan oo goglan dhex yaal markaas baa isku daye ina ku fadhiisto saan u eego raaxadiis shaqaalihii baa iididdey wuxuu yiri meeshan waa dukan kadib baan ku iri goyaasha saaran baan gabdhaheyga u iibina wuu isiiye goyaashi
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa raaxada aad ka heli doonto gurigaaga iyo nolosha ku sugayso oo farxadda leh
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 2 күн бұрын
Asc shiikh allaha ku barakeeyo Waxaan ku riyoodey anoo suuqa joogo waxaan arkey labo sariir oo goglan oo qurux badan marka waxaan soo iibsadey go yaal u eg si aan gabdhaheyga ugu goglo Xaas baan ahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa raaxada aad ka heli doonto gurigaaga iyo nolosha ku sugayso oo farxadda leh
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 21 сағат бұрын
@@barta-aqoonta Masha Allah waad IgA farxisey allaha Kaa farxiyo wll.. wll
@nimcomohamedabdi8885
@nimcomohamedabdi8885 2 күн бұрын
Asc sheikh ii fasir riyadan.aniga iyo walashey iyo gabar kale oo ordeeno mel ban tagnaa hadana wan so moqonaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
wax miyaad ka cararaysaan mise waa tartan camal?
@nimcomohamedabdi8885
@nimcomohamedabdi8885 18 сағат бұрын
@@barta-aqoonta tartan cml lkn marki dambe ee waxe iledahy ha isku bixin meshes wey xuntahy
@deeqaabdullahi1266
@deeqaabdullahi1266 2 күн бұрын
Midkale ayeyadey oo marhore dhimatey xitaa waligey aan arkin ano yar ayey dhimatey haben hore ayado aad uqurux bdn ayn arkey oo aan leyhy ayeyo ado san uqurux bdn maxad udhimaty an sawarayo hadana marlawad ano jogo qabriged ayn arkey wllhi aad ayn umurgey
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
waa xusuus iyo fikir aad mar walbo ku jirto
@deeqaabdullahi1266
@deeqaabdullahi1266 2 күн бұрын
Asc sheqaw wxn kuriyodey xaley anoo iga lumen lawa jook oo dhago ah aad uwal walayo wana raadinaya kabacdina wxn soxasostey iney iiheyso dumashidey wna iiheysa oo dahamka dhan ayada ayaa iiheysaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
wax yar walwal fikir ayaa kusoo galayo kaddib waad ka badbaadaysaa
@deeqaabdullahi1266
@deeqaabdullahi1266 2 күн бұрын
Plz iso jawab illhy dartiisa 😢 marwalba wxn kuriyoda ayeyadey hoydey hoydey oo marhore dhimatey oo hadana waligey aan arkin hadana wxn arkey ayado hawashed aan joqo wna sacodiya arabiya marlawad ayado aad uqurux bdn aan isla jooqno
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
waa xusuus iyo fikir aad mar walbo ku jirto
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
wax yar walwal fikir ayaa kusoo galayo kaddib waad ka badbaadaysaa
@deeqaabdullahi1266
@deeqaabdullahi1266 2 күн бұрын
Asc sheq wxn kuriyodey anoo iga lomey lawo jook oo dahab aad uganaxy oo siwali ah uradinayo kabacdana wxn soxasostey iney iyalan oo gawar dumashi ah iiheyso waana iiheysaaba 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 23 сағат бұрын
wax yar walwal fikir ayaa kusoo galayo kaddib waad ka badbaadaysaa
@IfrahMahad-h7d
@IfrahMahad-h7d 2 күн бұрын
Sheikh ani qof an asxaab nahy wuxu igu riyoday ano aroosayo mxa wye fasirkeda riyadaaas❤🥹
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 23 сағат бұрын
adiga ma gabar baa tahay?
@IfrahMahad-h7d
@IfrahMahad-h7d 21 сағат бұрын
@@barta-aqoonta haaaaa
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n 2 күн бұрын
Asc ww Shiiq allaha raxmanka hakudhowro 2daarodba amin Waxan kuriyoday anigo joga gurigena iyo walidkeyban lajoga bls sida sojedka maha gurigan hada kusuganahay intakale wa sax wanlajoga walidkey waxa sogalayo nin iyo hooyadis iyo 3carur uu dhalay ahna hablo mel howl ah ayey fadhisten kuras kadib wuxu guda galay in uu waxkashegayo hablahan hooyadi udhashay isago leh ilmahey haleyni wa qof aan bareyn wanaga wa hadalada wanagsan wuu kaso watay waxa uu uwada hadalka oo lafadhiso hoyadis rerkena wan mashqulsanahay anigaba uweyn waxa marka joga guriga anigana wan karhanaya ninka waxkashegayo hoyo udhashay carur waxan fadiya mel hortoda madaxeygana wuuqawanyahay wilibo timahayga wa kuwo isku rameysan inkasto aandaremayo ninkan inu aniga xaladeyda uyimi weliba aan daremayo isago hoyadis iiga shegayo waxkamida hadaladeyda wanagsan wana kaxanaqay madama uusan iqon bls waxan daremay in lasosiyay aqbarteyda hadalbu igu yiri wuna so istagay halkan jogay dhulkan fadhiya mel bacad ah ilman ciyarsinaya jilbahan kutaganahay ilmahan laciyaraya madaxa iqawan tinteydana wey isku rameysantahay markan arkay inu iso aaday aya karhanaya ilmayar oo marayo inta nodhaxeyso ayan lacaya maro dhaxda ugu duban mana aha macawis bls kama qadan ilmaha yar waxkale kama xigo kadib waxan kudhahay wa lagu sosiray mahi waxad shegeysid iga bax wan ogahay in dad kuso siyay xogaheyga igatag kadib hooyo macn imaday wan kuso harersanay kadib waxa ino imaday gabadh aabahey dhalay iyo gabadh isku aabo iyo hooyaba aanahay waxa lasocdo wiil walalken dhalay waligeyna ma arkin mesha waxa jogo walid iyo walalo inanka yar manaqano isagana nama yaqano wantaganahay aadban ufiriyay qalbigan kadaremay isna wuu ifirinayay anigana wanfirinayay wan socda isago fadhiyo labtan kuqabtay wana ku ooyay wankaqaday wajigisan fiiriyay labtan galiyay wan dhunkaday aadban u ilmeyay waxan damcay inan dhaho ino gatag bls waqalbiga magarin go aan wan socday gabadhan isku bahda aheyn ayan salamay intan istajiyay walasheykale iyaduba meshey jifta bls si ban ugu careysanahay wana katagay Iifasir shiiq allaha kudhowro allahumma amin
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n 2 күн бұрын
=shiiq riyoyinkeyga waxan kuriyonayo wa habenka riyada dhexdeda ayan ku arkaya xiliga in eey haben tahay wamaxay fasirka in intabadan igu noqoto haben
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
waa riyo dood iyo dhibaato tilmaamaysaa oo sumacadda la xiriirta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
riyooyinka qofba si buu u arkaa
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n 21 сағат бұрын
Subxannallah!...inna lillahi wa inna ileyhi raajicuun Laaillaha illallahu muxammadurasuulullah scw Shiiq allaha raxmanka cilmi iyo camal mutaqabal allaha kaaga dhigo allahumma amin Allahumma najina minkuli shar
@IbrahimAsoweh
@IbrahimAsoweh 2 күн бұрын
Cheikh wxn ku riyoday ano dhulka ka kuranaayo lacagta birta jabuti laka isticmalo ano faraxsan oo nin a karanayo ila kuranayo wxn ahay gabdh plz iso fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 23 сағат бұрын
waa mustaqbalka aad heli doonto nin wanaagsan oo hanti leh
@user-mk2mn1nc7t
@user-mk2mn1nc7t 2 күн бұрын
Asc shekh qeyr allaha kusiiyo aniga xaasa ahay uurna malhi marwalbana wxan kuriyoda anigo dhalay mataano wiil iyo gabar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 23 сағат бұрын
ws waa bsihaaro weyn tilmaamayso barwaaqo iyo ubad barakaysan
@foosali2854
@foosali2854 3 күн бұрын
Aac waxaan arkay riyada dhexdeda baranbaro aad u badan baan meel ka arkaayey waana dhibsanaayey sariirteeda dhinaceeda wax badan waxan ahay hooyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 күн бұрын
ws waa dad liita oo ku dhibayo oo aadan ka helin guriga kuu imaanaya
@user-eg4zl1mm9x
@user-eg4zl1mm9x 3 күн бұрын
Asc wll wxn riyooday anoo si xoogan oo qeylo leh u ooynaayo wlkyna uu ul weyn ii hysto uu waa ku dila I leyahy Ana aan dhahaayo waad I nabty oo Bena iga shegty Caadi ahana isku meel ma joogno Pls shiiq iso fasir😢😢😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 23 сағат бұрын
xaas maa tahay?
@user-eg4zl1mm9x
@user-eg4zl1mm9x 22 сағат бұрын
@@barta-aqoonta Mya garooba ahy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 сағат бұрын
riyada waxay kaaga digaysaa arrimo laga fiican yahay inaad ku dhacdo oo kuu keeni karta sumacd xumo is ilaali
@user-eg4zl1mm9x
@user-eg4zl1mm9x 22 сағат бұрын
@@barta-aqoonta Subxanalah 🙄
@ikranmohamed9159
@ikranmohamed9159 3 күн бұрын
Asc shiiq waxaa ku riyooday anigo lawo cunug aan aayo uu ahay iyo qofkle oon wajigisa xasuusan babauur qaali eh nagu qaaday kabacdi neh waxaa ku dhacnay tuugyal qoryo watan lknse managu so gaamin xabad oo waa ka roornay qofka baburka waada xoog uu waday ani neh dahab qaali eh aa waatau waana ii badbaaday kabacdi anigo kaligey eh oo hadaaneti ley bursahaaya ku riyooday waliba mel cidlo eh waana ku badbaaday oo guri furnay aa ka galay albaabkana waa xeeray qof aa kasaayo ayaana guriga ku dhex arkay saasa kuso kacay 😢ma ii fasiiri karta shiiq illahey qeyr ha ku siiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 23 сағат бұрын
ws xaalkaaga soo sheeg ma hooyaa tahay ama qof gabar ah?
@user-wf3ow2nv2n
@user-wf3ow2nv2n 3 күн бұрын
Sheqow waxaan koriyoiday anigoo timaha sunyaha qeeb iska jaraayo marka isoo fasir sheqow
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 күн бұрын
waa sumcad aad yeelan doonto oo dadka ay kugu qiimeyn doonaan
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy 3 күн бұрын
Wll isoo jawab adigo mahadsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 күн бұрын
Ilaah baa og faahfaahintaas laakin guud ahaan waa sidaas fasirka riyada
@maryanfarah4923
@maryanfarah4923 3 күн бұрын
Waxaan kuriyoday fargal fas mado leh asagu inuu qalin waxaan ahay hooyo xaasa jizakallaah qeyr
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 күн бұрын
waxay tilmaamaysaa riyada awood inaad yeelan doonto oo hadalkaaga la maqli doono
@HoodoIbrahim-rl2ps
@HoodoIbrahim-rl2ps 3 күн бұрын
wan isticmala
@Wacaneeyy
@Wacaneeyy 3 күн бұрын
Sheikh Waxaan Ku Riyooday Anoo Hal 9wiil Dhalaayo Waligeyna Ma Guursan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 күн бұрын
waa khayr badan aad heli dioonto inshaa Allaah iyo farxad weyn
@user-xm4jb8ts4r
@user-xm4jb8ts4r 3 күн бұрын
Illhyow hooyodey cimri dheer io cafmd cml suupan hooyo mcnto kusiii❤❤❤
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 3 күн бұрын
Waxan kuriyoday anoo kabo cad cad hayst iyo kuwa baluug ah haysto kuwa furan oo madmadaw oo hada kahor an lahan jirayna radinayo waliba waxan joga ban leyahay gurigi yarantaydii an kukoray guri odhaw waxana ila radinayo gabar an qarabo nahay daaradooda ayana kabaha kuwarwartay kadib gabdhihi an qarabada ahayn mid kamid ah aya guursanrabta oo an lajogaa waxan ahay xaas
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 23 сағат бұрын
waxaad heli doontaa waxyaalo aad raadinaysay oo muudo dheer kaa maqanaa
@queennaida6277
@queennaida6277 3 күн бұрын
Plsss iso fasir sheekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa danbi weyn iyo xumaan waxaa laga yaabaa in looga digayo hooyadaada