Romania Bulgeria Latvia Uk siden ku heli kara visaha dalalkas

  Рет қаралды 1,671

Ahmed Osman

Ahmed Osman

8 ай бұрын

Пікірлер: 29
@Saadiyabashir-xx4tt
@Saadiyabashir-xx4tt 8 ай бұрын
Wlle thanks
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 8 ай бұрын
Welcome
@maxamedcali-5632
@maxamedcali-5632 8 ай бұрын
Russia visa dalxiiska iyo waxyaalah looga baahanyahay ka soo hadal wllo
@abdirahmandekyousuf5281
@abdirahmandekyousuf5281 8 ай бұрын
Zhp halkee kaala soo xidhiidha
@user-xg7md8kj8z
@user-xg7md8kj8z 8 ай бұрын
Zxp mcn keep going passports somalia ma lagu tagi Kara
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 8 ай бұрын
haa pass somalia wa la ogol yahay wadamadas
@user-xg7md8kj8z
@user-xg7md8kj8z 8 ай бұрын
Mhdsnd zxp sweden ba qof ii joga kwrn isla passport somalia ma ogoshahay
@muxiyadinabdi1450
@muxiyadinabdi1450 8 ай бұрын
Poland hda may furantahay jamacadaheda zhp ahmed way furantahay ayaa laidhi
@AamiinHassan-mh6cj
@AamiinHassan-mh6cj 8 ай бұрын
Moldova 🇲🇩 visa sidee lagu helaa ka soo hadal wlo Ahmed
@keysecadceed1622
@keysecadceed1622 23 күн бұрын
2500 ugu yar waa ina heysata
@shakracade228
@shakracade228 8 ай бұрын
Zxp andora kaso hadal
@user-zz6gu1eq3d
@user-zz6gu1eq3d 8 ай бұрын
Nio dalxiis Ku tagay hadii la isoo celiyo mxaa xal ah
@mohacaska3587
@mohacaska3587 8 ай бұрын
Zxp qof UK 🇬🇧 joga ayoo abihis o xanunsan Somalia jogo sidee ugu keeni karaa isheek
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 8 ай бұрын
lowyr ha qabsado waa lo kena
@aliabdikarinbarow4728
@aliabdikarinbarow4728 8 ай бұрын
Sxb wxan rawa Romania please isodir link safaraka
@user-xm3op4js8f
@user-xm3op4js8f 8 ай бұрын
Sxb wadamada shengen ka farha ma wadaagaan oo hadaan italy shengen helo france ma iska dhiibi karaa. Mhdsnd
@maxamed19ib
@maxamed19ib 4 ай бұрын
Nio hddaa Latvia 🇱🇻 aan aado maka sii gudbi karaa
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 4 ай бұрын
Iyada ku fudud beralus meshad ku lug go'lahyd
@ahmedshariifdeeq7562
@ahmedshariifdeeq7562 8 ай бұрын
Wall ado mahadsan hadan serbia xalkeda kaso waran hadi seriba faro iga qado Europe ta kle ma dhib ba iga iman kara
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 8 ай бұрын
Serbia Faraheda wax dhib ah malahan maba ka tirsana ururka European Union
@ApdirizackIprahim-cf6mg
@ApdirizackIprahim-cf6mg 8 ай бұрын
Bro side ku heshay visa Serbia 🇷🇸
@hunterofficialchannel3183
@hunterofficialchannel3183 8 ай бұрын
Walaal visa serbia ma heshay sideena ku heshay no sheeeg adoo mahadsan @ahmed
@sadaamhassan3988
@sadaamhassan3988 6 ай бұрын
Sxb sidee ku heshay visa Serbia
@kingofnoobgameing1599
@kingofnoobgameing1599 8 ай бұрын
Wll Bank stement oo lee yahay wllken kwrn hadaa kesto safada markaan dalbanaayo visa ma la iegu fahmi karaa
@kingofnoobgameing1599
@kingofnoobgameing1599 8 ай бұрын
Iesoo jabab wll
@mohaanshax3172
@mohaanshax3172 8 ай бұрын
Sxb aad io aad baa u mahadsanthy Waxa rabay inaa ku waydiiyo uk ma waxa lagu xarysan kara passporka somaliga ?? Adoo mahadsan sxb waxa jeclan laha hal war bixin o faahfahsan ina nogaso diyariso uk madama bishii december lagu jiro fursadaas ka faa idysan lahaa Hady macquul tahy waliba shurudaha la iska rabo io lacagaha ku bixi kara Hadi aadan awoodin sxb i tilmaam meel aan xogtaas ka heli karo haday macquul tahy sxb Waad mahadsanthh ❤🙏
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 8 ай бұрын
Uk passport Somalia Visa ma saarto
@user-pj4ec9fl2q
@user-pj4ec9fl2q 8 ай бұрын
war zhp italia kaso hadal
Sida fuduud ee Dadka ku tagan Madrid Spain
9:35
Ahmed Osman
Рет қаралды 2,6 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Unilever: Why is it being boycotted? #BrandSins
13:05
GZT
Рет қаралды 113 М.
شرطي طيب ينتقم لمسلمين من امرأة عنصرية |  | كاميرات الشرطة
10:58
Labadan Wadan Kee Iman Lahayd
6:42
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 3,6 М.
Visa Tunisia Russia France sida ugu fudud hada
10:01
Ahmed Osman
Рет қаралды 5 М.
Ma u Baahanahay Fiisaha  Romania ?
6:13
DEEQSAME
Рет қаралды 1,5 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН